CANADA MUXUU UGA SO GUURAY SH SAID RAAGE OO AFIRICA U SOO DAGAY | QISO XANUUN BADAN OO UU LA KULMAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.พ. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 189

  • @ikraamali7645
    @ikraamali7645 3 หลายเดือนก่อน +18

    Waa sbbta aanan ugu fikirn wadamada gaalada inan wadankeyga kudhalon ku koraan ayan rajeynaa ilahay haina siiyo owlaad saalix xalaal ah🤲😭

    • @user-fx2uo7wu7m
      @user-fx2uo7wu7m 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ma wll waa sidas wadan kena waxdhaama majira

    • @ikraamali7645
      @ikraamali7645 3 หลายเดือนก่อน

      @@user-fx2uo7wu7m Haa alalha haino barakeeyo wadankeena

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 4 หลายเดือนก่อน +24

    Xasbuna Allaah wanicmal wakiil Allaahow na badbaadi

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 4 หลายเดือนก่อน +15

    Hooga iyo halaaga yaaala yurub iyo galbeed iyo sidaan ugusii carareyno waa kaaaf iyo kaladheeri!

  • @dhool77
    @dhool77 4 หลายเดือนก่อน +29

    Wlhi dhaqankeena wngsn weraar ayaa ku socda hadey culimada iyo wax garadka u istaagin waa nagula socdaa illahey hana badbaadiyo

  • @helawanassah7112
    @helawanassah7112 4 หลายเดือนก่อน +11

    Abo wanagsan. ❤ wax fican ayad sameyse sh saciid rage machallah

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 4 หลายเดือนก่อน +21

    alxamdulilah cala nimcatil islaam

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 หลายเดือนก่อน +13

    Sheikh Waxaa Alla kaaga baryaa inuu Canada kugu celin. Aamiin dheh.

  • @sarahadams3748
    @sarahadams3748 4 หลายเดือนก่อน +56

    Take them to islamic schools that's what my parents did in canada and I turned out ok with my deen and I am graduate know alhamduallah

    • @TheHassanomar9000
      @TheHassanomar9000 4 หลายเดือนก่อน +7

      My 2 daughters here in US, never been in Kufar school but Walhi they keep asking me why only us wearing the Hijab and most of their classmates not wearing the hijab that's the questions keep asking though they go every morning so called Islamic school. May Allah for give us Ameen

    • @IgniteThyDrive
      @IgniteThyDrive 4 หลายเดือนก่อน

      Please let them back to our motherland
      That's the only option to all somali children abroad ​@TheHassanomar9000

    • @majid2968
      @majid2968 4 หลายเดือนก่อน +2

      Masha alaah waa afsomali xaqiiqi ah dhiidhiibso

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 4 หลายเดือนก่อน +3

      Qofkii aan awoodin ma asaga wad keen karo

    • @AbAbib
      @AbAbib 4 หลายเดือนก่อน +3

      ISLAMIC SCHOOL IS THE WORST SCHOOL
      IN WESTERN COUNTRIES
      WALLAHI YOU DREAMING

  • @LifestyleLeap87
    @LifestyleLeap87 4 หลายเดือนก่อน +6

    So many gems and truth! Wake up call for many. May Allah bless and protect you! ❤

  • @maneymohamed7763
    @maneymohamed7763 4 หลายเดือนก่อน +15

    Masha allah ilahay hadu ku garansiyay inad kaso guurti mesha sas logu lumay somakiyay ogoda melas waxas iyo wax kasi daran iya jiiro markas haku dashanina meeshas inad dagtan o caruur ku korsataan

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 4 หลายเดือนก่อน +8

    subxanallah subxanallah sheikh ilahay hagu gargaaro aduun iyo aqiiraaba

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 4 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaha ilaah haku barakeyo amiin 🤲shiiq sacid abo wanagsan baa tahay❤ 😢Scw Scw Scw Scw

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c 4 หลายเดือนก่อน +22

    Nabi luud csalaatu wasalaam ,waa dulmi in magaciisa qoomkaa liita lagu dhajiyo. Qoom luud baa alaah yiri swt.

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 4 หลายเดือนก่อน

      That's true ‼️

    • @abdulahihassanjimale8149
      @abdulahihassanjimale8149 4 หลายเดือนก่อน +1

      qoom luud lagu dhahay wax fahan

    • @user-iq5pe1jl9c
      @user-iq5pe1jl9c 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdulahihassanjimale8149 adi xataa nabiga ku sali csw , luudi is not correct , qoomu luud , not luudi , not the name of the rasool csw

    • @ANomad1
      @ANomad1 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-iq5pe1jl9c waa sidaa

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 หลายเดือนก่อน

      Subxanalah

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 4 หลายเดือนก่อน +7

    Umada soomaaliyeed waxaynu haysanaa wadan qaniya lkn waxa ina waalay qabaaalad iyo siyaasi danaysta ah iyo dowlado cadow ah oo Bombay xayraadkeena

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 4 หลายเดือนก่อน +4

    Xasbunallah wanicmal wakiil ilaahoow adigaan kaa magan galney gay iyo wax daran illaahow na xifdi aduun iyo aaqiro aamiin yaa allaah

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน +3

    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 4 หลายเดือนก่อน +4

    Alh nagu xifdiyo sheikh imaaanaye o khyrkoda hansoo xijiyo

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน +2

    بارك الله فيك يا أخي شيخ سعيد وجزاك الله خير الجزاء

  • @user-wr5pm8sb8x
    @user-wr5pm8sb8x 4 หลายเดือนก่อน +4

    Xasbiyalahu wa nimco wakiil 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah masha Allah

  • @aminaluckycooking6136
    @aminaluckycooking6136 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh alle haku xifdiyo 🥰

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 3 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Burco 🦁 ❤️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 หลายเดือนก่อน +2

    JazakAllahu khayran sheikh siciid Raage

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 4 หลายเดือนก่อน +5

    Iimaan alaa uurbuuxiya soomaaliyeey
    Nin yurub tegey dambigiisa
    Ilaahayoo hanagu cadaabin
    Anaga

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 4 หลายเดือนก่อน +5

    shagran sheikh Saeed

  • @user-pp3mx9qf3u
    @user-pp3mx9qf3u 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa Allah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 หลายเดือนก่อน +7

    Inna ilayahi wa inna ilayahi rajicuun 😢😢😢😢😢

  • @abdishakuraadan8706
    @abdishakuraadan8706 4 หลายเดือนก่อน +6

    عبارة لوطيُّ خطأ!
    نسبة الي نبي الله لوط عليه السلام
    نسأل الله العلي العظيم ان يصلح احوالنا واحوال ذريتنا

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 หลายเดือนก่อน +9

    Subxaanallaah 😭❓

  • @shugrishacaniaxmed6394
    @shugrishacaniaxmed6394 3 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤❤❤❤

  • @mascuudali2785
    @mascuudali2785 3 หลายเดือนก่อน

    masha,allah Sh. said rage allah haku xiifdiyo🥰❤

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 4 หลายเดือนก่อน +6

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 4 หลายเดือนก่อน +1

    مشاءالله يحفظه الله

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน +2

    سبحان الله 😢😢😢

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi sheekh saciid wax run ah ayuu ka hadlay

  • @Mana-fg7lv
    @Mana-fg7lv 3 หลายเดือนก่อน

    Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH INA AMAA NSADO WALAAHI. HOOLBAA TAAL GAALDAAN JOOGNO ALLHA IN BADBAADSHO.

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalah allahu akbar ilahow noo gar gar

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน +1

    الحمدلله على نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار

  • @user-fx2uo7wu7m
    @user-fx2uo7wu7m 3 หลายเดือนก่อน

    صدقت يا شيخ الله يحفظك في الدنيا والأخرة

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fahadjikoota751
    @fahadjikoota751 3 หลายเดือนก่อน

    Subxana allah wlhi 😢😢 waan kanaxay markan maqlay waxan oo uu sheikh saed rage barak Allah 😢

  • @puritysoul6051
    @puritysoul6051 4 หลายเดือนก่อน +5

    Sheekha arin wayn oo somalida jiilka dambe ku badatay ayu ka hadlay dhalinta qurbaha wa aytageen waalidkana waxba kama oga.

  • @KhalidIbrahim-yi1re
    @KhalidIbrahim-yi1re 3 หลายเดือนก่อน

    Mashalah

  • @RodaSaleeban-cs4zx
    @RodaSaleeban-cs4zx 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallh Allow ku daa ❤❤❤❤❤

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabaraka well done cheick saciid raage 💚❤️🤍👍🌸

  • @silverloola726
    @silverloola726 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg 4 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallah

  • @Nusaymamoha
    @Nusaymamoha 4 หลายเดือนก่อน +3

    Xamar dhibka haystaa waaba dameeraha uma naxariistaan

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulilaah sheekh hadaad soo guurtay sida asalka ah wadamada islaamka ama in wadan islaam lagu noolaado waa mid lagama maarmaan ah diinteenu waxay ina faraysaa wadamada gaalada in laga hijroodo ee in loo hijroodo inama farayso dadkuna maanta wadamadii gaalada ayey ku sii yaacayaan iyagoo ka maarmi karaya oo heli karaya badalka wadamo muslim ah.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน +1

    XasbunaLah.Wanicma.WaKiiLan

  • @kaalidismail418
    @kaalidismail418 4 หลายเดือนก่อน +5

    ❤❤❤❤

  • @anabali5298
    @anabali5298 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤waar sax weye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabnuur3843
    @anabnuur3843 4 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallah 😢

  • @user-eq2gf6jq3c
    @user-eq2gf6jq3c 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @fatuumqurux7123
    @fatuumqurux7123 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana allh yarabi ina hagaaji🤲😥

  • @khaalidcabdishakuur4896
    @khaalidcabdishakuur4896 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay waxaan kamagan galayaa inaan dhul gaaleed tago❤

  • @ju4965
    @ju4965 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh anaago somaliya joogna ayaa hadaana hadaad ilmaha yaar ilaashan waydo ama aad istiira hay iska yaraaa ciyaaro laga kaxaysana oo wuxi laa rabo laga yeela oon laa cafoiinay qowmu luud m3l walba waa joogo somaliyana way ku badanyihiin siba caruurta yar yar waa haliis hadàaad sida uu daba joogi waydo wayka galafanayaan w daad xayawaani oo ilahay kaa go aay oo wax ka la sarayn oo kaniisiina oon caruurta dhaafin xaganba waay jiraan😢😢😢😢😢

  • @suhaybaadan1509
    @suhaybaadan1509 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @user-to1kc2eh6p
    @user-to1kc2eh6p 4 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaalida markii ay dawladoodii kaduntay ayuu dhaqankoodiina kadumay alw ugargar

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน +1

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shiiq saciid nimanka inta ka tagey ilmahoodii oo guur u doontey soomaliya oo leh ilmo America lagu dhaley ilmo ma nowonataan ka wararan .

  • @kaliddiriye
    @kaliddiriye 4 หลายเดือนก่อน +7

    Been miyaa la isku sheegi :
    Cadawgaanagu waa QABYALAD

    • @timowayne6993
      @timowayne6993 4 หลายเดือนก่อน

      Been maaha wll. Kama hadlayaan. Anigu dalki markan tagay qof walba qabiil buu iga wareesan jiray 😒

  • @tottiyare57
    @tottiyare57 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kaliddiriye
    @kaliddiriye 4 หลายเดือนก่อน +1

    Change the thumbnail!!!

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx 4 หลายเดือนก่อน

    The cheikh is a CANADIAN citizen.
    He flies back to anytime he desires to go .

    • @rankinggroup4752
      @rankinggroup4752 4 หลายเดือนก่อน

      whats your point ?

    • @SH-bw5fx
      @SH-bw5fx 4 หลายเดือนก่อน

      @@rankinggroup4752 the 7th wealthiest country is CANADA.

    • @rankinggroup4752
      @rankinggroup4752 4 หลายเดือนก่อน

      @@SH-bw5fx does are the matrix stats…..everyone in Canada is poor except for the elites, who ever is not borderline poor are on the way to poverty

    • @fatumaibrahim5983
      @fatumaibrahim5983 4 หลายเดือนก่อน +3

      @@SH-bw5fxhe is not talking about wealth , he is talking about calture and religion

    • @SH-bw5fx
      @SH-bw5fx 4 หลายเดือนก่อน

      @@fatumaibrahim5983 he should speak about all the positive things Canada offers .

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 3 หลายเดือนก่อน

    Mida kale siciidow sheikh umal wuxuu yidhi schoolada quraanka lagu Barto lacagta laga qaataa sax maaha ama waa xaaran

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dalka masoo degtay mise wali kenya iyo dhulgaalaad joogtaa

  • @sawdoaxmed9250
    @sawdoaxmed9250 4 หลายเดือนก่อน

    waaxaaqiiqoo

  • @kaderjoseph2272
    @kaderjoseph2272 3 หลายเดือนก่อน

    Ciyaalka la wasaa be happy like Arnold's

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh siciid raage canada ayaa ku taajirtay ood Caan ku noqotay hadaad hargeisa joogilahayd caana ma noqoteen sidan laguuma dhagaysteen lakiin waxaan jeclaan lahaa in aad wacdi ka hadasho oo wax canada ka dhacay

  • @abdis70
    @abdis70 2 หลายเดือนก่อน

    Dulmi waxa ah - marka Xaqiiqda BAAHIDA dadka eryanaysa la inkiro.Haddii Geellu kuu dhalay, Aniga wayga gudhan yahay. Marka Hanti iyo Xoolo laga urursado in dhibta Qurbaha laga sheekeeyo waa Nasiib darro.😊

  • @Ahmed-qr9tf
    @Ahmed-qr9tf 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan uu ku hadlayaa Waa caruutina inaad dugsigiisa gaysaan War kan been badanaa. Waddankan cunsuriyad ma jirto. Lama Kala laha Canada. Waxa dhulkeenna ka dhacaya ha ka hadlo.

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v 3 หลายเดือนก่อน

    Sh Said Raage mardhow wuu waalan sababtoo ah. Ma oga wuxu shegayo in ay ba hor fadhiyan lakin afka kaxiranyihiin!. Caruurta in lagu faraxumeeyo fhulkena war uma hayo😅!.

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh qof wayn oo shaqo u tegey haddu ku hallaawo waa mid markiis hore humaa adiga markad soo shaqeysatey lacag ka heshey maxaad ugu hallaawiweydey Somalia 🇸🇴 ii daa ba halleysan

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey wadaadka warkiisu maqlo ku dhaqma meesha cadaab ayaa yaal ha ku yaacina

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhu muka soo guurey?

    • @saeedbuni8104
      @saeedbuni8104 4 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk lacagtii ka qaataa

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan hadii uu run sheegayo passbooka dab ha'qabad siiyo

    • @osmanmohamed9890
      @osmanmohamed9890 4 หลายเดือนก่อน

      Mxa sabab uu qabad siina

    • @osmanmohamed9890
      @osmanmohamed9890 4 หลายเดือนก่อน

      Sheikha daaci waye markasta ayuu u safri kara diinta sheegisteetha ayuu u taagan yahay

    • @shugriahmed3374
      @shugriahmed3374 4 หลายเดือนก่อน

      Wa sax maxu ugubaa Dan buu kayelakara

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wxaa kuhadleysid bal eeg dhaadhanka thy waseee

    • @mohomedusman862
      @mohomedusman862 4 หลายเดือนก่อน +1

      Markaad aduun uwaalto in Canada lanici Karo way kugu adkaanaysa.

  • @abdinoor8487
    @abdinoor8487 3 หลายเดือนก่อน

    MA AADAN SOO GUURINEE EE WAAD KA SOO FASAXQAADATAY
    SABABTOO AH WELI SHACIGII CANADA WAAD HAYSATAA HADAAD RUNSHEEGAYSO SHACIGA KANADA ISKA CELI BEENAALOWYAHOW

    • @Maryuumdiini
      @Maryuumdiini 3 หลายเดือนก่อน

      Ceeb sheekh ka xishow wll

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 หลายเดือนก่อน

    DULMI BEN MADHAQAYSTE DALKUU YALAA

  • @user-eu6zq2sk4v
    @user-eu6zq2sk4v 4 หลายเดือนก่อน

    Luudi waa qalad qaabkaas laisticmaalo maxaa yeelay luudi markaad dhahdo waa nisbo Nabi luud loo nisbaynaayo culimadoo dhan way kadigtey qaabkaas loo cabiro waxaa dhahdaa qof camalka qowmu luud samaynaayaa arkay laakiin kalimatu luudi sax mo oho

  • @hindayousuf9134
    @hindayousuf9134 4 หลายเดือนก่อน

    🥲🥲🥲🥲🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @saadoafgaab6027
    @saadoafgaab6027 3 หลายเดือนก่อน

    Waa tuug lacag lasoo baxday oo dadka iska dhaahdicinaayo. Kenyasyuu raaa igu ganacsi ka furto islamaha dabka ka furto balwaa kaase car passport koda ha guubo ama ha jeexjeexo

  • @amareto5772
    @amareto5772 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekha baasaboorka Canadian-ka ma u ceshay mise weli wuu sitaa?
    Soomaalida waxa ay isaga wada mid yihiin, waddan nabad geliyay, siiyay baasabooro ay ku dhoofaan, caafimaad FREE ah, bay cay dabadda u qabanaayaan. Adaa u tegay shalay, oo weliba waa ducaynaysay in lagu aqbalo- maantana caay baad halkaas la fadhisaa.

    • @mohomedusman862
      @mohomedusman862 4 หลายเดือนก่อน

      Xoolaha ayaa la dhaqaaleya kadib la,qashaa lkn qofka iimanka le dhashiisa lama xado.

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya tag hadaad gaalo kasoocarartay maxaa kudhigay kinya.

    • @rahmamohamd5357
      @rahmamohamd5357 4 หลายเดือนก่อน

      Somalia Maxaa yaala waxbarasho kenya ka fcn

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@rahmamohamd5357usheeg nacaaskan

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 หลายเดือนก่อน +3

    NINKAN WA ICTIZAAM NAIROBE MADA LEH MAXAD SO GURTAY PROPOGANDADA JOOJI ILAHAY ISLAMKU DHAXAL SIINSYA DHULKAN SUCUDIGAD JOGI LAHAYD

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh o hada ma waxaad difaaceysa dhulka gaalada cad e khaanisnimo iyo wasakh iyo quruno dhan laso shaaric tagey o caruurti fasahaadinaayo ..de kenya ha o somaali qeyb bey kadagta marka wax wey kuleedahay martina kuma aaha ..wadan fiican o caruurta lugu korsadana wu yahay dhaqan ahaan iyo diin ahaan ba

    • @Halgame334
      @Halgame334 4 หลายเดือนก่อน

      @@berdilacashe283 ADÉR KENYA KHAMRA LAGU CABA DALKU ISLAM MAHA KHANISKU AFRIKU UGU BADAN YAHAY NINKANI SACUDIGU KA TAHRIBAY WAXKASTA SHARCI QABTA JIRA AFRIKANB SHARCI JIRIN SAD WAX LOO SHEGAYO WAX UMA JIRAN MASJIDO XORIYAD DIMED WA JIRTA. AWRKISA HAW KICIN

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 4 หลายเดือนก่อน +1

      Oo kenya ma Muslinbaa waar tuuladaadii Gunundhaale kaaley Haddaad run sheegayso

    • @dacwomedia
      @dacwomedia 4 หลายเดือนก่อน

      Ictisaam muslim ma aha miyaaa jadiidi cuqdad dishay ayaad tahy ictisaam waa dad ahlu sunne ah maxaad ku fogaynaysaa markaa

    • @Halgame334
      @Halgame334 4 หลายเดือนก่อน

      @@dacwomedia NIN LAGU SHAQAYSTO SHAQO KAGAMA BANANA

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 4 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad Barre ayaa sidaa u baabiiyay.

    • @kaliddiriye
      @kaliddiriye 4 หลายเดือนก่อน +1

      Beenaale

    • @Mike-mo9qq
      @Mike-mo9qq 4 หลายเดือนก่อน

      Siyaad barre soomalida weey Ka baqan jireen imikana weey iss wasaan Somalia Somaliland Punt Land all waa finish.

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 3 หลายเดือนก่อน

    Nacas kan dadka caanada ah ayaa dhagaysta

  • @amalaliabdillahi8649
    @amalaliabdillahi8649 3 หลายเดือนก่อน

    Ĺ

  • @dacarshiine1526
    @dacarshiine1526 4 หลายเดือนก่อน +2

    markuu Masaajidkii Sakina dhawr million ku iibiyey..waa ninka qudha ee Masaajid iibiyey Taariikhda.

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 4 หลายเดือนก่อน

      masajid xagekuyaalay bu iibiyay

    • @Xati-ve3tg
      @Xati-ve3tg 4 หลายเดือนก่อน

      Did he sell the masjid?

    • @user-hr2hw9fc9q
      @user-hr2hw9fc9q 4 หลายเดือนก่อน

      Toronto ,Canada

    • @user-hr2hw9fc9q
      @user-hr2hw9fc9q 4 หลายเดือนก่อน

      Sakina Masjid in Toronto Canada

  • @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay
    @Aqoonsi_2024_halyeey_keenay 4 หลายเดือนก่อน

    Qoomu Luud cidi kama badbaadin. Quraanka ha beenin Shiikhoow! Laakiin dheh nin aan ku tuhmay camalkii lagu rogay qawmu Luud.

  • @nourahbinshember2147
    @nourahbinshember2147 4 หลายเดือนก่อน

    استغفر الله لا يصح قول (لوطي) ، لانه اسم النبي لوط عليه السلام، المفروض ان تقول مثلي الجنس

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 4 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa soomaalida nabiga dhan magaciisa wey ka didaan qomkaas xun dartood, waana khalad nabi luud calayhi salaam waa nabi sharafleh.

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 4 หลายเดือนก่อน

    Because waa nin cudur qaba .
    Oo galada neceb .
    😂😂😂 waa daalin sheekh maaha

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 4 หลายเดือนก่อน +3

      Gaal ma lajeclaa lahaa awal

    • @user-jh5mc1ih8v
      @user-jh5mc1ih8v 4 หลายเดือนก่อน

      @@ayubmohamedhassan wuu ku qasban yahay in uu jeclado galada because muxuu u haystaa Canadian citizenship

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-jh5mc1ih8v gaalada wa isku faaida qabnaa ayagana waqtigena iyo qeradkena qatan anagana passport iyo lacg kahelnaa marka wax jacel ah majiro

    • @user-jh5mc1ih8v
      @user-jh5mc1ih8v 4 หลายเดือนก่อน

      @@ayubmohamedhassan waxa lacaga ah oo gaalo ka qadataa ma jirtee ..qofkii galada necebi ha iska jooga somaliyada bilaa mustaqbalka .

    • @user-ts6rr7en6c
      @user-ts6rr7en6c 4 หลายเดือนก่อน

      ZUBXANALLH

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 4 หลายเดือนก่อน +2

    sheeko xariirka iyo beenta jooji Sacid Rage. Khaniis inuu jiro markaad canada timid 30 sano ka hor ayuu jiray. balse wadanka Canada 🇨🇦 ka soo cararay aad ayaad u ogtahay. Ugandha Khaniis waa joogaa , no where to run Somalia 🇸🇴 Somaliland khaniis waa buuxa. TH-cam cartoon caruurta buu ku jira xataa Saudi Arabia 🇸🇦 khaniis wuu joogay markad Canada 🇨🇦 imaneysey

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wadan muslim buxaan ka wacan waxu doona ha jogaane isma soo bandhigi karaan waana canaanan kartaa ma qowm luud ba wax vcn subxannalaah

    • @BashirApdi
      @BashirApdi 4 หลายเดือนก่อน

      CulumadA wax hala waato beena ma aha waxa uu sheekhu sheegayo goal jacaylbaa baryahan soomaalida laga Kari la,yahay

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 4 หลายเดือนก่อน

    6:43 Gaal ka guur oo gaal kaloo kaliita u tag maan garan, car hadaad run sheegayso tuuladaadii Gucundhaale oo 100% Muslin ah usoo guur hadii kale beenta muxaadaraysan jooji, ictisaam baa ku yidhi aynu Somalia qabsanee nairobi kaalay miyaa aad noo Qurxisid oo matal woqooyi illeen Wadaada koonfurtaa madaxa idinka haysatee

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 4 หลายเดือนก่อน

    Kuwa Horjoogayaasha ah ee dhulkii ISLAMKA ee CARUURTAAS lagu dhali lahaa NABADGELYO Xumo, QABIILEYSI, iyo MAAMUL XUMO ku haya ayaa ka masuul ah TAYADII nolosha dadka islaamka ahna baabi’iyay. Mana aragno CULUMO waanineysa iyaga!! Sidaas ayaa hadana 143 jinsi nabad looga dhex dhaliyay Soomaalina dad HAL jinsi ah ayey CADAALAD ka dhex dhalinwaayeen isna YASAYAAN canshuurtii yareydna LAXADAYAA!! Midba midka uu ka XOOG badanyahay uu DILAYAA QABIILKIISA ayuuna GADAAL ka marayaa. Wiilkaas GAY-ga ah xataa hadii uu wiilkaaga yahay ma taaban kartid. Gacan aad u qaado iska daaye HADAL QADAF ah ma ORAN kartid. MEESHA waalidkiisu ka yimaadeen XUQUUQDA aadaasiga ah ayaa DADKA iyo XOOLUHUBA ka la’yihiin! Meelkastana Mooryaan CALASYO leh (dhar duug ah hadana wasakh ah) ayaa taagan oo dadka FURANEYSA!! Dumarkana KUFSANEYSA!

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha wax waynbaa ka khaldan. Bal maxaa udiiday inankaa qaloocday ee somaliga ah intuu isha cadaawe ku eegayey inuu u yeedho oo uu wax usheego oo uu dariiqa toosan kusoo hanuuniyo.

  • @user-sr4pz2ti5b
    @user-sr4pz2ti5b 4 หลายเดือนก่อน +1

    jow kow now said rage walahi wa tuug lacagti masakiida canada so xaday oo ku furtay school waliba passport canada ayu ila hada haysta oo carurtiisa iyo xaskiisa canada bay u dagan yihin wuxu ni sheegaayo wa beeen wa xaasiid wana nin xun ee waxba ha ka aqbalina walahi wan qoslay waxan u ka sheekeynaayo hada soolkiisa ba lagu sameeya waliba schoolka uu ka furtay keyna iska ilaaalis wa school carurta lagu fara xumeeyo ee carurtiina ha ku darina schoolka said rage jow kow now hadana bow somalidu wa sheikh la yirahdo maale ee wa tuugin iyo beeenalayaal sida said rage

    • @mahamudmahamed9893
      @mahamudmahamed9893 4 หลายเดือนก่อน +5

      😂😂😂😂 Wll sheekha wad ku geftey we Allah u too bad keen cajaaib 😮

    • @baladomar7798
      @baladomar7798 4 หลายเดือนก่อน +6

      Ilaah kacabso Aad ama joog Canada hadaad doonto laakin Ilaah ka cabso qof walba oo Iimaan leh wuu ogyahay wax kajira wadamada western ka

    • @SakariyeMaxamuudismaacil
      @SakariyeMaxamuudismaacil 4 หลายเดือนก่อน +5

      Adeer yuusan hadalkaa tagin nin culumo oo adan aqoon ula hayn inaad af lagadayso waa danbi wayn adeer talan kusiinayaye waligaa culamada haku dagdigin

    • @user-sr4pz2ti5b
      @user-sr4pz2ti5b 4 หลายเดือนก่อน

      sxb walahi said rage wa beenaley wana nin xun wana tuug@@mahamudmahamed9893

    • @user-eh2df5zo7j
      @user-eh2df5zo7j 4 หลายเดือนก่อน +2

      Dulmiga iska ilaali