CALEYHI SALAATU WA SALAAM ♥, Wllhi meel carradeeda saas u qurxoon baan raadinayaa si aan qurbaha uga soo guurno,taasi waxey caddeyn u tahay aqira zamanka in reer magaalka u guuri doono miyiga
Masha allah Abaayo hore u soco Hadan kugu cusubahay waxan daawaday muuqalo badan o kale From Ogaansho. Dad aan wax micno iyo dedaal toona hayn oo aan anshax iyo dhaqan soo gudbinayn ayaa TH-camka nagu wareeriyay. Hambalyo waan jeclahay miyiga iyo dhaqankaba.
Masha alh wlhi wllo xasuus bad igalisay runti alle hakula garab galo arintan waa arin cajib ah runti qof ku dhiradana yar yhy runti benta ma ahan cilidas un ba hesata insha alh wax barashadana waa la keena insha alh
Mashallah abaayo hore usoco muuqaaladaada wey qurux badanyihiin qof walba baadiyo kama maarmo adi hadaadan tagin walidkaa aya ka soo jeeda 😘😘😘 wajiga macaan halkan ka dareemaya
Dhaqankaabay wll qali aadbaad u mhdsnthy
Aadban ugu bagay sida aad dadkena ugu wacyi galineyso ineynan xoolahena naga dabar go.in masha allah bosas dhalinyaro badan ayad buuxiney waliba hal boos maahi rabi akaarali noqdo beentaa maaha waxa dadka dhan ugu wada cararayaan waa waxbarasho la.aanta
Siiba dhalinyarada
Hada aniga 6sano kahor iigu danbeysay miyi magaalana inan wax ka barto lee u jogaa lkn I.a wna uso laban donaa🥰
Ma ikranbaa
Iwrn mxd haysa
Masha allaah anaga dhan wax barasho la aanta naga soo waday lkn wan jeclahy joogistiisa
U
Masha.allah
Qoftan ayado badiyo jokto ey talent ledahay wlhi la isma xaqiro 💕💕🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah waa gabadh dhaqan iyo deen ka muuqato oo caqli fiican. Waan ku faraxsanay inaan channel kan helay.
Gabadhan asalkeedii rer baadiya maheyn
Subscribe
Wll Baadiye Hibo ma taal miyaa? Sow meesha Soomaalinimadu fariidnimada kala timaado ma aha?
Gabadhan waxay soo dhiigto maa dhafo like bac igu siiyaa ilmaderaylow
Masha allah qoftan maalinba maalinta.kadanbeysa xiisaha baadiyaha iigu sii badinaysaa😢😭❤❤
Bbe
Masha allah, wllo qaabka hadalkaaga aqoon iyo fariidnimo iyo sharaf oo dhan baa ka muuqta. Allow hablaha soomaaliyeed noo barakee.
walahay waa xiligi nabigu Scw ino sheegay fitinka magaaloyinka waa in laga haajiro oo miyi loo noqdo , This girl is so smart masha Allah ❤️❤️
CALEYHI SALAATU WA SALAAM ♥, Wllhi meel carradeeda saas u qurxoon baan raadinayaa si aan qurbaha uga soo guurno,taasi waxey caddeyn u tahay aqira zamanka in reer magaalka u guuri doono miyiga
Subscribe
Scw scw
Inta iga danbysaan salaamayaa ❣️👑 aad ayaan uga helay channel ka dhaqan kaapa hore usoco walal
Waa waxa aan ku fakiraayo mustaqbalka😍😍😍😍baadiyo dego
Masha allah Abaayo hore u soco
Hadan kugu cusubahay waxan daawaday muuqalo badan o kale
From Ogaansho.
Dad aan wax micno iyo dedaal toona hayn oo aan anshax iyo dhaqan soo gudbinayn ayaa TH-camka nagu wareeriyay.
Hambalyo waan jeclahay miyiga iyo dhaqankaba.
Maashaa Allah. Gabadheena qaaliga. Ilaahey haku xifdiyo aduunka inta aad joogto. Aakhirana ileeyh jannatul firdoows haku geeyo.
abaayo kanalkan wax yabaha an kujeclahay waxaa kamid ah inusan lahayn hees iyo musiko; adigana aad uu xijaabatay sidi laga rabay sidas inoga wad oo mabadisa an kugu raacnay waxbo haka badalin; Ilaahay Haku Barakeeyo
Insha allaah wll mahadsanid
@@dhaqankaaba7350 adiga mudan ukhti qaaliyah
Dee cayaar dhaqameedku inoo sooduub aaynu fiirine masha Allah waa dadaaleysaa
Subscribe
Masha Allah abyo
Wax kudhiba Alle kumatuso
Wn kutageraa nolashaas
Waxaa fahmikara qofkii
Kuso barbaray 🇸🇴❤❤💪
Wllshy aadbaad ugu mahadsantahay muuqaaladan quruxbadan ee aad nala wadaagayso
Ee ah dhaqankeena Qaaliga ahaa..
Waxaan ku odhan lahaa muuqaal geel ahna soo duub haduu geel wadanka joogo.
From somaliland❤🤍💚
Haye wll
Subscribe
Msha Allah abyo ilhey hakuu xafido noosoobadi video wlhi waan kuraxeystaa markaan daawanyo qurxda baadiyaha ❤️❤️👍👍👍🥰🥰🥰🥰
masha allah baayo wxad mudan tahy in bila sharaf laku siiya alle haku barakeya🥺💚💚💚
M.a walashey wankutagera noolow waligaa cadowgaga hajabo keep going from Nairobi
Masha alh wlhi wllo xasuus bad igalisay runti alle hakula garab galo arintan waa arin cajib ah runti qof ku dhiradana yar yhy runti benta ma ahan cilidas un ba hesata insha alh wax barashadana waa la keena insha alh
Gabar garti iyo hadal wanaagsan ugu deeqay guulayso walaashay
Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️ wllshy sifiicn bad ufikiraysaa
Mashaa Allah ABAAYO nolasha badiyaha aad ban jecelahay keep,going my sister 👌👌💗💗💗💗
Mel quruxbadhaan masha allah🌹💐💚🌻♥️🌺🥀❤️💝🌷🌸💝❤️🥀🌺♥️🌻💚💐🌹I love it
Jecliyaa dhaqankeyga abayo mahadsanid gabar farid ah ayaad tahay masha allah
Subscribe
Maaha allaah badiyahay cafimad badan bulaayahay ciimrigaa xitaa ku dhareanayo waad dabicii fresh air
Masha allah runtii markan dhan walba kafiiriyay waxa tahay qof waxbartay wax badana og
Horey usoco rabi haku xifdiyo
Walaal waan kugu boorrin dhaqanka Muslimnimada SOOMAALINIMADA Leh, astur wanaagsan leeda weligaa DIINTAADA KU sugnoow. Kedib muuqaalkaan waan ka helay iyo weliba faah faahinta dheerigaa.
Masha allah aad ayan ugu bogay walhi sida dhaqanka iyo wanaga mudan ee aad dhalinyarta aad ugu dhiiragakinayso fariintadu manta way iga dhexbaxday runtii waxkasta oon kugu tageeri karo wan kugu tageerilaha wall allah haku guuleyo
Dhaqankaabay meeshaan caduunkay u egtahy waa halkee, horay u soco howl wanagsan baad haysaa
Mansha allah abayo wllhi waad aqli badanthy ilahey caqligaada hakuu barakeya
Xaqiiqdii waa kaaga mahadcelinaa Muuqaalada qurxoon
Xasuuso ayaa galay indhahayga ilin ayaa isoo dhaaftay Thanks 🙏 Sister
Tabaraka Allah. Walaal Mahad sanid in aad nala sheergareesay video gan
wadaniyad dhaba ayaad thy aqli alle ha ku siyaadiyo masha allah. waa sidaas nolosha tiirkiisa waa miiga waana nolol fiican
Mashallah dhaqan kaga wa inadbarata mahadsanid
Maasha allaah abaayo wax badan ayaan kaa faaiideestaa markasto waligeey miyi ama baadiyo ma arkin Somaliya dhan aaba intaan kunoolaa iska yartay maasha allaah waxbadan aan kaa bartaa
Masha Allah abyo keep going my sister
Masha Allha Illahay haku xifdiyo huuno qali
Abaayo m.a wllhi xusuus baa igalisay meshaan mudug bay ila e kaataye lkn mudug baa jogijeray hada kenya ayaa jogaaa lkn aniga geel xitaa waa raacijeray
Subscribe israan
Ma shaa Allah TabarakaAllah great channel with very wise advice
Comments kulli wada kalgacayl kabtaan ugu imow.
Mansha Allah🥰
Waan ku farxaa markaan arko dadkeena siday dhaqankeena u jecelyihiin.
Allow annakana saas iyo si ka badan isukeen jecleysii.🤲🤲🤲
Shanta Soomaali hawaarto👑
M.a wlhi xasus ayey igu ledahy howshan dhaqankaby allaha ku barakeyo abyo
Wllo Alle ha ku xafiido waan ku jeclhy
Walalo qurux walaahi waan jaclaaday adiga iyo baadiyahaba
Maasha Allaah
Quruxda. Dhulka iyo cirka.
Aad Baan uga helay.
Dumarka.Qurbaha.rag.la.aantu.ku Haysoow.galgaduud.u doonta.wiil.6 back leh .wad maqleysaan.Gabdhihii Ayaa ku yaraadeen.
🤣🤣🤣
Ubax qurux taagero buuxdo kuu ahy wllhi xppti nolosha kuma xumeyso abid🥰😍❤💯
Asc,maa shaa allaah,wax wanaagsan,ayaad soo ban dhigtaa meshaada kasii wad,runtii aad ayaan uga helay,
Masha allaah wllo miyiga ad ujeclay waanku dhashayba
Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha keep going Aabyo Ramadan Mubarak 🌙⭐❤❤❤
Mnshaal tabarakalh dhaqankaapa waa gabar aad ucaqli badn wan kugu raacsanshy ainka ah inaanan dhaqankeeni3 quruxda badna lasuulin
Man sha allaah wllo kuwo badan oo iskadhiga wariyeyaal ayaad iskudhaantaa
Allaha barakeeyo abaayo reeka quruxdaban
Wxa kufikiray INSHAALAH waad sameyn doonta hdii la idin caawiyo. Beertina waan aragnay. Si oo wxaa ku abuuratiin uga badbaayo xoolaha waa inaa silig AMA shawaq lagu wareejiyo kor iyo hoosba😭INSHAALAH waad helesiin iyo xaga wax barashada waa inaa hesiin INSHAALAH wuu imaana
Jawi mcn waye wlHi dHulkan machallah 🥰🥰🥰 mchallah 🥰🥰🥰
Masha Allah dhulkii marku robaystay wuu cagaaratay qurux wan uxiisay wllhi badiye
ramadaan waaye plz plz labarkeed isaa abyo ilaahey dartiis
mashallha. macnto. halada. abayo💝👩❤️👩👰🤵♥️🌹🥀🕋🕋🕋😆😅😂🤣🤩😍🥰🥳😘
Manshalah qali anigu inan miidagaan rabaa wayo wanjecladay
M.a inta ila jecel cenlkan like ii sar
Subscribe
wan kaqadi salanta walashey macan, hori usoco, hormar wacan
Manshalah wlhy waa meel wanaagsan
Masha allah abaayo waankaaga mahacelinaa sida qurux dabadan ee markasta noogu soogudbiso wax yaabaha soomaalidu eey naqanka uleeyihiin wan jecelahay indaa noosoogud bidoon tid
Masha allah dhulkeena badiyo illah roobka iyo barwaaqada ha’udaaimo aamin insha allah
Mnsha allh wll qli dhaqankaba runti waxd iso xasusisay nlshaydi hore😭🥰
Guul baan kuu rajeynaa abayo qali 🙏❤🇸🇴🏆👑🎖
Masha allh wll anagoo qurbaha joogna ayan kudirsana dawashada nolosha miiga shukran
Asc dhaqankaaba qalj masha Allah waankusalamay salankadib su.aal ayaankuwaydinayaa qali gobolkeee Ayaad jogtaaa qali
Waad mahsind walalo siidoo kale Ramadan Mubarak anigu haad Ku soo salamay walalo
Mnsha allaah hore usco wll wllhi waan ku farxsany inaad ku faanto dhaqankeen aadban u jecelahy miyga
Masha alah abayo horay usoco aad ban ujeclahay chanalkan
Msha Allah abayo allaha kusharfo sida ad dhulkena ugu fanto qali allaha ku xifdiyo mcnto
Masha allah waa run warkaasi qali dumar
Masha Allah Huuno mahadsanid jzk kheyr miyiga ama baadiyaha waan jeclahay inaan tago insha Allah, HALKAN MAGACEED AAD JOOGTO
Www masha allah horey usoco abayo
Masha Allah horumar wacan Abyo
GUUL wacan Ayaan kurijeynaa abayo mcn
Ma Shaa Allah waxaad tahay gabadh caqli saliim; xikmad iyo xijaab isku darsatay; fikrada aad so jeedisay wa fikrad wacan oo an rajaynaayo inay ka faaidaystan reer magal badan oo laso taagan shaqalan ayan nahay waayo haday inta miyiga taagan iskoola iyo madaris kafurtan; dukamo lyo xaruumo koronto laga ddhaliyo kafurtan ayagana way anfici lahayd reer miyigana way anfici lahayd balse dad badan ayaba miyiga uu haysto meel rafaad iyo qaxar miran ah
Mashlaha mashlaha waa talo fiican arintaaad so jeedisay ilahay haku xafido wll
Aroos baadiyo m.a miyaa la ciyaraa ?
Comeenti badana ma qoro lkn hada waxaa igu kalifay inaan qoro inaan kugu dhiro galiyo shaqada qurux badan aad noo soo gudbinayso inaad sii xoojiso thanzk
Mahadsanid wll
@@dhaqankaaba7350 ada mudan wll
Www walashey dhaqan kaaba aad baaad umhdsanthy wax walpo miyiga ka jiro wa ina tusisee walshey sharf alha ku yeelo kep giong
Masha allh qrux inta badiya kuso gorta unba taqano wan uxise dhulkeyga hoyo walshey noso badi muqaldada
Msha allah talenti fiican baa ledahy huuno
waaaaaaaaw.masha.alaaah.qurux.wasax.miyigu.wacajib.
masha alah wllo Horey usoco
Mnzha allah abyo horey usoco allaha ku barakeyo 2da darodba
Carafta iyo hawada nadiifka ah kor ayaan ka dareemaa masha allh hormar wacan qaali
Mashallah gabdhahan waa gabar caqli miiran
Masha Allah walashey ad ayan ugahelay miiga wan jeclahy caraftisa gedaha marke wada baxan xooluhu dararan alla dalxis kuwacanaa
Masha allah dhulkii aanjeclaay een kudhashay alla maxan uxiisay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Masha allh abyo ilahow wadankena Barwaqada iyo bararah no badi
Badiyahan itee waye an ku imadee sis🥰🥰🥰🥰🥰
Mansha allah tabaraka allah horay u soco abaayo
Waad mahadsantay sidaa aad isugu xilqaantay hawshan oon la arag waayo dadku way tagaan sawiro ayay iskaga so qaadaan laakiin adigu waanad joogtaa wixii miiga ka dhici jiray oo dhana waad duubaysaa jazaakalh walaal
Mashalaah ilaahey haku xafidu walal
M.a Wll horey u soco
Wlhi m.a cawa videogan Wan dawanayey Lakin anigu adiga ayanba kula socday wayo miyga qofkii garanayo aya daremayo nolosha miyga runtii Wan uxisay 😭❤️🇸🇴💋🇸🇴💋🇸🇴💋
Gobolada dhexe iyo gobolka Sanaag Waa isku dhaqan Anigu Waxaan Jooga Gobolka Sanaag Halkaas baan ka salamaya dhaqan kaaba ❤
Mansha allah tabarakalah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo waxad tahay gabadh ku dayasho leh guuleyso
Wcs xabti RAMDAAN MUBARG alha isku barkeyo arooska ubad qeyr qabo kala hila inaha alha
Masha allah dadkii isku raago alle haka dhigo
M.a horay u soco mcn badan ❤❤❤❤ wlhi miyiga waan u xisay
Mashallah abaayo hore usoco muuqaaladaada wey qurux badanyihiin qof walba baadiyo kama maarmo adi hadaadan tagin walidkaa aya ka soo jeeda 😘😘😘 wajiga macaan halkan ka dareemaya
masha allah abyo ano waligey an badiyey arag yaa ifudu deysay inan si fudud ku arko🥰
Shukran wllo aadbaab umahad santahay allah haku barakeeyo