XAMDA QUEEN 2018 | BOHOLYOW | OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 760

  • @abbasmohamoud5088
    @abbasmohamoud5088 7 ปีที่แล้ว +292

    *Queen of SomaLi girsl wixii quruxdeda Tagera liketa ha iga la bakhaylina*

  • @zackhassan7658
    @zackhassan7658 7 ปีที่แล้ว +467

    Hadii aad Quranka jeceshahay Farta taag ☝☝☝

    • @qumansabban7117
      @qumansabban7117 7 ปีที่แล้ว +2

      Zack Hassan ☝

    • @abdiazizguled8676
      @abdiazizguled8676 7 ปีที่แล้ว +5

      Zack Hassan quranbad ku qadhaabaneysaye hadad quraan jeceshahay heesba maad dhageysateen

    • @falastiinkaska599
      @falastiinkaska599 7 ปีที่แล้ว

      👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆.
      lkn adeer Maxaa kukeenay meelah heesaha lagu soobandhigo

    • @ahmedjunior9389
      @ahmedjunior9389 7 ปีที่แล้ว

      ☝☝☝

    • @mudanemudakar8456
      @mudanemudakar8456 7 ปีที่แล้ว

      Zack Hassan hooyadaa usheeg

  • @galadabdulkadir8316
    @galadabdulkadir8316 7 ปีที่แล้ว +200

    Boqorada Codka
    Codka 100%
    Sytlka 100%
    Erayada 100%
    Laxanka/Musica 100%
    Please Intii Hooyo Jecel Like Igu Caawiya 🤗🤗🤗

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
    @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 ปีที่แล้ว +29

    Quruxdaydiiii ilaahay ha ku daaayo quruxeeey inta x amda taageerta maxa ku taageerta anuu steylka iyo quruxda lkin heesaheedu way iga pawer sareyaan Amarka ilaahay love you queentydiii

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan 3 ปีที่แล้ว +6

    Fanka waxa aad kala tagtay laba waxyaabood oo muhiim ahaa midi waa quruxdaadii midna waa codkaagii dahabiga ahaa.. waan ka xumahay inaad fanka macasalaamaysay oo aanaan helayn bedelkaaga , fanku waa nolole inaad ka baxdo ma ahayn , waanu se kugu ixtiraamaynaaa go'aankaaga iyo talaabada aad qaaday hadaanu nahay dadkaad dhegahooga culi jirtay❤️.

  • @reo9475
    @reo9475 7 ปีที่แล้ว +173

    Bal ilaahay baan idinku dhaarshayay eeg inant qurxdeeda degananta iyo Diracaa ay xidhan tahay qurux diisa?

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 7 ปีที่แล้ว +2

      Vilsan A- mashallah

    • @mustafecadare5742
      @mustafecadare5742 7 ปีที่แล้ว +3

      Vilsan A- mashaalah.xamdaQueen

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 7 ปีที่แล้ว +2

      Vilsan A- say mansha allah

    • @bibabooz1923
      @bibabooz1923 7 ปีที่แล้ว +1

      Vilsan A- ilaahne maxa noogu dhaarine wax saaid ah meshaan igama muqdaane

    • @reo9475
      @reo9475 7 ปีที่แล้ว +1

      Biba booz
      Agah
      Anigu Dirac quruxdiisa ayaaban la dhacay
      Kuwa luguah dhuudhuban ee wada surwaal xidhan ee wada boodbooday ayaan dhacay huuno

  • @suhaip___hassan529
    @suhaip___hassan529 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxan ku xasuusta habaday Hamda AC ilove you habo Hamda

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 7 ปีที่แล้ว +46

    Dimple queen
    Xamdaay stykekaga iska jeclahay
    Nice song
    Inta kaheshay jimco waaaye suulka isaara hadaad dad jira tihiiin ❤❤❤❤

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 11 หลายเดือนก่อน +2

    Xamda Queen ruuxdayada ayaad ku nooshahay ❤❤
    2024 ayaan dib u daawanayaa jigjiga habeen jimce ah

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 7 ปีที่แล้ว +114

    Kaley iska arag tahy mashallah plz like saar waa iga codsi 😍

    • @mubarikabdi5132
      @mubarikabdi5132 7 ปีที่แล้ว +1

      Waxa aan u bogoy quruxdaada inabti qaali

    • @tashaaalpi3357
      @tashaaalpi3357 7 ปีที่แล้ว

      kh.studio D kkk iskadey 😂😂like

    • @siyadgouled8610
      @siyadgouled8610 6 ปีที่แล้ว

      Faaizo Hassan wants

  • @MAAHIRMEDIAPRO
    @MAAHIRMEDIAPRO 7 ปีที่แล้ว +16

    Waqal production best design congratulation Khadar waqal

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 7 ปีที่แล้ว +34

    Beryahaan gabadhu ildoogsi bay noo ahayde waan tabnay, bagaad xilligaan ku tabaynay iskeentay gacalo.
    Muuqaalka iyo heestuba waa 100% . Intay gabari qurux ka doonaysay iyo waliba dheeraadba alle wuu kuugu deeqay walaalle.

    • @xamsesiciid7859
      @xamsesiciid7859 4 ปีที่แล้ว

      xamda fananad kaqurux badani miyay jirtaaba

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase3184 7 ปีที่แล้ว +74

    Quruxbadana 😍 show duriyadey Ka dhalatay ❤✌

    • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
      @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 ปีที่แล้ว +1

      Ismail Maryacase maad ogyn dadkeenii ilaahay ha Inoo daaayo wllo ❤

    • @richboycolumpia1293
      @richboycolumpia1293 7 ปีที่แล้ว

      Wa inden nazip xumoh inad ko fantn nag

    • @weedhsamemw9162
      @weedhsamemw9162 7 ปีที่แล้ว +1

      Rich Boy Columpia Hoyada Ma Ninba Sxb Yuslis Madaxay No Sarantay Waliba

    • @malmo4235
      @malmo4235 7 ปีที่แล้ว

      Ismail Maryacase Oromo Weye Kir Naagtan Walhi Waa Qomkaaas

    • @nasrinuura1436
      @nasrinuura1436 7 ปีที่แล้ว +1

      Gobi isma qariso

  • @jowletest1207
    @jowletest1207 4 ปีที่แล้ว +4

    Dad na waa loo nacaa fanka iyadna wa lala raba wlhi aniga hamda la bax ka dhahen fanka lkin ale ayaba iyada ka madoobeyay alxmdulilah wan jecla hamda saaid😍😍😘😘

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 7 ปีที่แล้ว +35

    Xamda queen waa gabadh habaryoonis ah garxajisa quruxdii garxajis ka muuqataaba❤💚💚

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 7 ปีที่แล้ว

      samriye Capull 😘😘😘😘

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 7 ปีที่แล้ว

      Nasra Shide welcome qurux tnx

    • @asmalove8650
      @asmalove8650 7 ปีที่แล้ว +1

      samriye Capull hana kala qadqadin waa yanu usimanahay quruxda somalilnd oo dhami

    • @rooblemohamuud9470
      @rooblemohamuud9470 7 ปีที่แล้ว +2

      +asma love hablaha reer somaliland jecliyaa

    • @devilgroupgaming176
      @devilgroupgaming176 6 ปีที่แล้ว

      Waa gumbuuree

  • @cabdishakuurcumar761
    @cabdishakuurcumar761 7 ปีที่แล้ว +408

    Inta xamda taageero gaara uhayza haalyz raaco

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 7 ปีที่แล้ว +52

    Xamda Abdi Kiinal Fanaanadii fanaanadaha eryatay Ee ka Hadhi weyday wlee Hadal makaraysid
    Cod 99%
    Qurux 98%
    Style haba Sheegin
    Muuqaalka Duubista Wareer Wlhi khadar waqal Nolow Gobeey
    💚💬❤

    • @mohamedhoyo3789
      @mohamedhoyo3789 7 ปีที่แล้ว

      Somaliland and of course

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 7 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland Dhalada wllo 3. Baad ka jartay dee sii
      100 💯
      100 💯

    • @khalloweeye
      @khalloweeye 7 ปีที่แล้ว +3

      Nasra Luzza walal Aduunka Wax dhamays ahi Majiraan LKN sorry 💚❤

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 7 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland Dhalada 😂😂😂😂Haye wllo ♥️

    • @khalloweeye
      @khalloweeye 7 ปีที่แล้ว

      Nasra Luzza Adu ma reer Somalilnd Tahay ???

  • @drsmanaalsaed9539
    @drsmanaalsaed9539 6 ปีที่แล้ว +2

    Hargaysa hoyga xaragada iyo fanka love buuran xamda queen qruxdi xidigaha iyo hargaysa

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 7 ปีที่แล้ว +17

    Xamda waa qof qalbi fiican dadka dhan way ku jecelyihiin xamda noolow xapiptih ❤❤

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 7 ปีที่แล้ว +10

    Xamda waku taagera huuno nolaaw from mugdishu✔💯♥️😍😍😍🤤🤤🤤🤤🤤🤤✔♥️💯 beautiful sot raxma ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍

  • @yuusufwardi7286
    @yuusufwardi7286 7 ปีที่แล้ว +9

    Quruxda iyo steylka hablaha heesa xamda queenba ugu horeysa raggana axmed zaki xaga steylka ......... viva duriyadda inta igu raacsan farta taaga

    • @ugaasmohamed2082
      @ugaasmohamed2082 7 ปีที่แล้ว +1

      ex kismaawi anigaa reer koonfura somaliland inay iciraaf hesho wan tageeersanahay walaalahy farxad oo da

  • @raxmarooda371
    @raxmarooda371 7 ปีที่แล้ว +50

    Waxan noqday qofkii 7aad bogayga jacaylka igu sii badanaya somali maryooley ayaa igu beer tay 😂😂😂😂😂 like ta igu quba ilmaderayaal 😢😢😢

  • @hanisulayman1370
    @hanisulayman1370 7 ปีที่แล้ว +52

    reer hargaysa liketa igu macsuuma😍😍😍😍😍👌👄👄✌💪 wixii dhiigle leh😛😛😛

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 7 ปีที่แล้ว +135

    Tol hadaan nahay hargeysa Dirac hala iiga doono 😭😭😭

  • @maxamedcilmi8560
    @maxamedcilmi8560 6 ปีที่แล้ว +1

    Qalbigan daacada kuu ah hortaada inuu yimaado adoon igu diidayn soo soon warkayga dadkan hawga waramin xogteena intaynu xidhiidhka xejinayno Ku beegso wanaagoo hankaaga bidhaantayda dawo u ahee hilawgan naftayda oonka jacaylka guurkeena bakhtiinaaya a love xamda reality love

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 7 ปีที่แล้ว +81

    Qurayshtii hargaysa xamda queen 👑 noolow

  • @xidigtatogdheer7336
    @xidigtatogdheer7336 7 ปีที่แล้ว +8

    soomlilnd allow dhawar geesi iyo geesiyadba isaaqba laga hela iyo dad noolba inti igu racsan farta taga

  • @hamsesuldaan1428
    @hamsesuldaan1428 7 ปีที่แล้ว +22

    Maansha Allah xamda waa fanaanad buuxda xamda jaceyl xamda caashaq xamda kalgacal xamda queen nooloow walaalo

  • @loriinabby3781
    @loriinabby3781 7 ปีที่แล้ว +200

    #erayada #100
    #laxanka #100
    #musica #100 #isteka #100 inta igu raacsan liketa

  • @SpookyRules
    @SpookyRules 6 ปีที่แล้ว +6

    Hormuudka lapiska hablaha reer somalilland iyo wixii kasoo hadha💋👅

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 7 ปีที่แล้ว +8

    Xamda abdi kiinaal sharaftii iyo quruxdii hablaha somaaliyeed bal daawo sidey diraceeda aynu dhar ahaan leenahay ay ugu faraxsan tahay. Naago waashay baa soo baxay oo dabada iyo hortaba wax iskaga dhajinaya. Ama saraawiil xidhan. Sidaasaad ku shidan tahay inaadeer

  • @abdirashiidabdi7580
    @abdirashiidabdi7580 7 ปีที่แล้ว +38

    Gabdha ugu quruxbadan hargysa a last 5 year hamdi queen inti igu raacsan like igu tagera

    • @amjadmoh4339
      @amjadmoh4339 7 ปีที่แล้ว

      Abdirashiid Abdi hhhhh intii ka horeysay say hayd markaa

    • @malmo4235
      @malmo4235 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdirashiid Abdi She's Oromo She's Not Somali Wlaahi

    • @abdirashiidabdi7580
      @abdirashiidabdi7580 7 ปีที่แล้ว

      siman kalay she not oromo she’s Somali peryur oromo leaders not like hamdi queen hamdi queen is a queen👩🏼‍⚖️of the queens in the world👸

  • @saaraosman8336
    @saaraosman8336 7 ปีที่แล้ว +9

    Quruxdii reer somaliland waad hysaa qali

  • @shaaficidabaare1883
    @shaaficidabaare1883 7 ปีที่แล้ว +8

    Wooow mnsha allaah boqorada quruxada iyo codka hamda Queen waa Haas Aan caadi ahayn oo qofkii jacayl dareemayaba taabanaysa

  • @badrizamako2503
    @badrizamako2503 7 ปีที่แล้ว +19

    Hees shidan 👌
    Codki hamda queen
    Erayadii abwaan kayd
    Laxanki mursal muse
    Musigii axmed wali furinle %
    ❤ WAQAL❤

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 7 ปีที่แล้ว +1

    Xamada xaskaygii hore
    Manshaa allah
    Inaan ku furo may ahayn
    Waad ku Qurxoonatayaba
    Furiinka 😅😅😅😅😅😂😂😂from burco

  • @mohamedmuuse4821
    @mohamedmuuse4821 7 ปีที่แล้ว +71

    Hamda queen iska jeclhy fanand qaliya ah wyeh inta reer somaliland ah like ii sara 🤣

    • @xamsesiciid7859
      @xamsesiciid7859 4 ปีที่แล้ว

      xamday fanka mad kusoo labanayn wanu kuuxiisnay

  • @xarfo
    @xarfo 7 ปีที่แล้ว +75

    Naagtan Jin Soo Jiidasho leh bey ledahay hadad ila aragty Like isar

    • @khadarcaynsane2748
      @khadarcaynsane2748 7 ปีที่แล้ว

      wlle nagtan waxan ku arkay fananinta kalle kuma arag
      .. waxwallba
      sojitashaday kaga dartay

    • @libanbite7451
      @libanbite7451 6 ปีที่แล้ว

      Xarfo Tv

  • @HARGEISA2023
    @HARGEISA2023 7 ปีที่แล้ว +10

    Lug iyo Gacan Ayaan U taagay Hamda Queen 👑 like igu Booba One love Walalaha Youtobe

  • @nourahassan2434
    @nourahassan2434 4 ปีที่แล้ว +1

    Xita haday fanka ka baxday tageero weyn ban hamda Queen ❣❣❣

  • @munalizamunaliza1735
    @munalizamunaliza1735 7 ปีที่แล้ว +6

    Xamda Queen's back 😘
    Hees shidan
    Muqalshidan
    Waqal studio👌👌👌😘

  • @eastafricaentertaiment3304
    @eastafricaentertaiment3304 7 ปีที่แล้ว +12

    fanku ina surwaal laxidho maha ee waa codka iyo midhaha xamda queen boqorada codka

  • @diimahproduction9242
    @diimahproduction9242 6 ปีที่แล้ว +6

    hamda xidigta reer hargeisa salan qaaliya bro 🙂😎

  • @victormichael6999
    @victormichael6999 3 ปีที่แล้ว +1

    You ARE a true girl. Masha Allah. From London am giving you 5 A*****. God bless you!!! with love anticipation.

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 7 ปีที่แล้ว +35

    Gabadhani waxay fanaaniinta kale kaga qurxoontahay ,buruuko ma xidhato balse timaheeduun bay faashingaraysaaa,inta ila qabta liketa igu qabta

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +1

    Queen always queen 🥺👸🏻who watch 2021

  • @babboqor411
    @babboqor411 7 ปีที่แล้ว +60

    fanaanadu waa jamuuriyada barakaysan ee somaliland ee waxba *hamda quen* quruxdeede ha ku mshquulinah hablaha somaliland ooo dhan ayaa sida uwada quraxda. Allah ku manaysty isha cawrida ka daayah.....
    *SOMALILAND WAA DHULKAY WAAN KU DHAADANAYAH*

    • @barwaqoshankaroon8726
      @barwaqoshankaroon8726 7 ปีที่แล้ว +3

      Afkaaga caano laguu qabay been md sheegin wllo #VivaSomaliland iyo #Hablaheeda 😍

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 7 ปีที่แล้ว

      Barwaqo Shankaroon ...indr dhiigeena weeyaan quruxdu lol inkasto waan u darsaday dadki iyo dalkiiba 😢😢

    • @barwaqoshankaroon8726
      @barwaqoshankaroon8726 7 ปีที่แล้ว +1

      Haaa heeey noo kaalay waaye de wadani thnkz Faraxooow

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 7 ปีที่แล้ว

      Barwaqo Shankaroon ma dalki ayaad joogta aduu walal 🤔

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 7 ปีที่แล้ว

      Jamhuuriyada Barakeeysan 👈👈👈👈❤❤❤💋💋💋🌹🌹🌹

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 5 ปีที่แล้ว +4

    2019 like igudhaaf

  • @victormichael6999
    @victormichael6999 3 ปีที่แล้ว +2

    Very strong language!!! Victor from London. I Love your music. God Love For you!!!, You are blessed!!!.

  • @amaniahmed2381
    @amaniahmed2381 7 ปีที่แล้ว +3

    Wwewwewwwewwe ❤️❤️ toolkay like isaraa.

  • @farhanbulale5548
    @farhanbulale5548 7 ปีที่แล้ว +11

    I'm from Ethiopia I Can't understand the somali language but i like #SomaliSongs
    #Like

  • @ruuxaani6868
    @ruuxaani6868 7 ปีที่แล้ว +1

    Xamda queen good quruxsneey
    xidigaha waxaan ka codsan lahaa
    inay videoga noo soo badiyaan

  • @xidigtatogdheer7336
    @xidigtatogdheer7336 7 ปีที่แล้ว +2

    opop xamda waanku tabay duruyadi waadka dhalaty

  • @abdikanimohamed2241
    @abdikanimohamed2241 7 ปีที่แล้ว +6

    Araaa liketa hmda queen inta jcl

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 7 ปีที่แล้ว +1

    Wax la dhigaba yaa sheegay 👏👏👏👏😍😍 Hamda Queenious Poqqoradda geeska

  • @nasiimaomar4939
    @nasiimaomar4939 3 ปีที่แล้ว +2

    Malinti udanbaysay 2021 still listening

  • @fardowsasaidmohamed4448
    @fardowsasaidmohamed4448 7 ปีที่แล้ว +1

    waaw axsan cod iyo styl iyo qurux aniga xamda quen kaliya uma aqane mar walba waxan dhaha gabadha ugu qurxon faninta o dhan

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 7 ปีที่แล้ว +9

    Queeen queeeen 🔥🔥❤❤😍

  • @hannah___7890
    @hannah___7890 7 ปีที่แล้ว +1

    Qurux badanaa 😍
    Qiimo weynaa 💋
    Qalbiguna jecelaaaaa ❤❤👑

  • @hanamohamoud7056
    @hanamohamoud7056 6 ปีที่แล้ว +1

    Boqorada syltka xidigaha geeska xamda cabdi noloow waligaa

  • @zihaamqueen3695
    @zihaamqueen3695 7 ปีที่แล้ว

    Waaaaw hmda Queen of queeeen bahlyowga shidntahy

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 7 ปีที่แล้ว +17

    Queen of Qüéénz

  • @khaalidola1296
    @khaalidola1296 6 ปีที่แล้ว +6

    Quruxda H a b ar Y oniz waa Ta

  • @hipoahmed2059
    @hipoahmed2059 6 ปีที่แล้ว

    Xamda quruxzan fananad qaliyaaaa masha alah nolow xbbti qurxeeeeey 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @zamzammaxamedshire7048
    @zamzammaxamedshire7048 7 ปีที่แล้ว +9

    Xamda queen 🌷full respect💖👍

  • @hudaabdalle962
    @hudaabdalle962 4 ปีที่แล้ว +2

    2/1/2021 inta iga danbesa oo dawna donta like dhaca igu sii 😝😝💉🌏

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 7 ปีที่แล้ว

    Hoooy #Xamdaaay Walahi Anaa 1k kuu buuxiyey Inader Hore U soco

  • @farxiyacumar9515
    @farxiyacumar9515 7 ปีที่แล้ว

    xamda jacal walhi caadi ma tihid qurux.com😍😍😍😍😍

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud9470 7 ปีที่แล้ว +7

    xamda quen maansha alaah noolow wll qaali

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 7 ปีที่แล้ว +8

    Hamda queen & kiin jaamac yaa ila haya talow steeel koooda

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 7 ปีที่แล้ว +4

    Jolie chanson...comme d'habitude très belle attitude chère Queen et félicitation à Waqal😘😘

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 7 ปีที่แล้ว

    waaaq nice Clip Duubis aan caadi aheyn Erayada laxanka codkaba kasi daran istel qurux bdn habaday qali Xamda abdirahman osmaan kinaal xamda quen Allah hayka daayo

  • @mohamedismacil8139
    @mohamedismacil8139 7 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah xamda cabdi kiinaal waa fanaanad nagu qaaliya wllshy qlli Alle hayda haku siyadiyo

  • @xafsoxaaji997
    @xafsoxaaji997 7 ปีที่แล้ว +4

    Inta jecela hamda Queen iyo Somali nimada Ankala soocin like iisara my

  • @deeqaibraahim4097
    @deeqaibraahim4097 6 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤ my queentayda Xamda alle igama kaa qaado
    Cadowgaaga u noolow😘😘😘

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 7 ปีที่แล้ว +13

    xoogohoo xaaskeyga ayeey usoo ekaaaneysa

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 7 ปีที่แล้ว

      Somaliland studio kkkkkkk waryahe dee wad walatey huuno

    • @hooyomaryangabadheda8827
      @hooyomaryangabadheda8827 7 ปีที่แล้ว

      Somaliland studio kkkkkkkkkk yatola inanka melksta nagteyda kuhayo afgarta 😂😂😂😂

    • @iqlasmohammedaden2469
      @iqlasmohammedaden2469 7 ปีที่แล้ว

      Ma bilowday ninkan nagihiisu badana tu kaste tiosay u eegthy coment danbe hadan kugu arko anaa xaaskaga u eekan😂😂😂

    • @hooyomaryangabadheda8827
      @hooyomaryangabadheda8827 7 ปีที่แล้ว

      fadumo mohammed aden 😂😂😂😂😂😂😂😂 anigu kayabay wlhy

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 7 ปีที่แล้ว

      fadumo mohammed aden sxpeey kala xirantahee inteee ku nooolyd huunaay shax shax taheee

  • @zuusuugaasoomar116
    @zuusuugaasoomar116 6 ปีที่แล้ว

    Waaw masha Allah dear sis alle haku xifdiyo markasto love ayan kugu ahay qaaaali ina adeero hamda queen

  • @dekaarte3769
    @dekaarte3769 7 ปีที่แล้ว

    Really aadbaa kuutageera dear
    Style kaga
    Quruxdaada
    Codkaga
    😙😙😙😙

  • @cabdirahmaansaajalmas94
    @cabdirahmaansaajalmas94 6 ปีที่แล้ว

    abwaan kayd sawkii dhintay alle haw naxariiste wll xilimu dhibay heesta miyaa la soo cusboonaysiyay

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 7 ปีที่แล้ว

    Xamda queen markan arko waxan kanaxa jacayl u eegii soo dhexmaray Nimcan hilaac 😢
    One love xamda

  • @muhimtazubair8949
    @muhimtazubair8949 6 ปีที่แล้ว

    Habdayda nuglatay
    Badka ku baxaya ada balbalo
    Runti badiya😘😘😘😘

  • @hamsemohamed496
    @hamsemohamed496 7 ปีที่แล้ว

    waxi Somalilander ah 😂 Love u

  • @xshiik5560
    @xshiik5560 7 ปีที่แล้ว +1

    Xamda queen calaamadihi dumarka waxba kama maqna caadi maaha wllhi 😘

  • @omarhafsa751
    @omarhafsa751 7 ปีที่แล้ว +5

    hamda ad ban kutagera runti my dear

  • @muniirshakulmohamed9380
    @muniirshakulmohamed9380 7 ปีที่แล้ว +1

    illahay 😅Amarki markan arko Nagtan oo qoslayso inay ii qoslayo lee mooda😂😂😂 bal inta ila aragtay like i saara😂😂

  • @asiyahaji8047
    @asiyahaji8047 7 ปีที่แล้ว +1

    Fananada kaliya an bilad sharaf siin lahaa xamda queen nolow sharfy❤👏

  • @aaminyare_official2743
    @aaminyare_official2743 7 ปีที่แล้ว +1

    mazhallah dumashidey
    markan qoyskina kuso pirey bn badhaadhey💋💋💋

  • @khalidabdilahi9407
    @khalidabdilahi9407 7 ปีที่แล้ว

    Queentayda cashaqa nolow
    Wlee
    Qurux
    Cod
    Style intaba waxd tahay top Alle ha ku xafido Waan ku tageraaa runtii

  • @dekarashid8535
    @dekarashid8535 7 ปีที่แล้ว

    😣Bugayga jacylka intuu ku baldhY ku zii badnYh adaa igu brY GcliYh😙hamda queen ❤

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud9470 7 ปีที่แล้ว

    kama daalo dhagaysigaaaga walee xamda abdi kinaal habar yoonistii asalka ahayd

  • @liolovekim3589
    @liolovekim3589 7 ปีที่แล้ว +3

    princess voice

  • @nimorella6357
    @nimorella6357 7 ปีที่แล้ว +5

    Xamdayda kujecliyaa😍😍😍😍😍😍😍

  • @zhaficiapdyrahman7490
    @zhaficiapdyrahman7490 7 ปีที่แล้ว

    Codka 100%
    Sytlka 100%
    Erayada 100%
    Laxanka/Musica 100% BOQORDA CODKA

  • @SpookyRules
    @SpookyRules 6 ปีที่แล้ว +1

    Quruxdii reer somalilland il baxnimo waa xageena labiz kanaa lagaa dhaha

  • @Shaafisaleban
    @Shaafisaleban 7 ปีที่แล้ว

    thanks waqal studio asxaab qaliya

  • @ahmedquyo8843
    @ahmedquyo8843 7 ปีที่แล้ว

    Hamda abdi kiinal hamda quen
    Nolow wllshy runtii taagero mugle ku hayaa horu soco wlshy

  • @ClrisaaqMaxamed-jz5de
    @ClrisaaqMaxamed-jz5de ปีที่แล้ว

    Babis kaa qatay oo barfinaaya qabowga adaa ka dhigay uunka ❤❤

  • @maquuste1795
    @maquuste1795 7 ปีที่แล้ว +1

    Xamda queen fanaanad loo xiisay Xamda soo laabasho wngsn💖👈✌👍

  • @boqran2149
    @boqran2149 7 ปีที่แล้ว

    Hamda queen wa qofta kaliye an isda dhabta ah uga tageero xidigah war ded liket ha ila dhafinin😃😃😃

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 7 ปีที่แล้ว

    2st Liketa ha la bakhaylina asxaabey