IQRA YARE | WAA ADIGA| (Music Video) 2018 BY AFLAANTA STUDIO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @JaaleHanuuniye
    @JaaleHanuuniye 6 ปีที่แล้ว +381

    Aflaanta Studio Hadii Commentiyada Taageerayaasha AQriso Pin Dheh, Waa Hubaa Waa Qadarisaa Dadka Kugu Xiran!!

  • @bigshowwillhgbigshowwillhg6913
    @bigshowwillhgbigshowwillhg6913 6 ปีที่แล้ว +690

    Wixii ka soo Horjeda Hesaha Ee quranka jaceel Like please

  • @rashkayare4497
    @rashkayare4497 6 ปีที่แล้ว +954

    Hadad necebtahay kuwa nabiga magicisa Ku qarabanyo like isaar

    • @suleqoabdirahmanabdirahman6519
      @suleqoabdirahmanabdirahman6519 6 ปีที่แล้ว +7

      Illah kacabso nabigena mesha ha kenin walalkay iska ilaali mucjiso illah yuu kugu ridin wlhi

    • @rashkayare4497
      @rashkayare4497 6 ปีที่แล้ว +8

      Abayo aniga mesha makenin ee kuwa Ku qarabanayan ayan kuwadaa

    • @suleqoabdirahmanabdirahman6519
      @suleqoabdirahmanabdirahman6519 6 ปีที่แล้ว +1

      Haa wasax walalkay hadi an wax xun ku dhahay sorry aniga siqaldan ufahmay

    • @rashkayare4497
      @rashkayare4497 6 ปีที่แล้ว +3

      Oky Abayo dibmalahan

    • @rashkayare4497
      @rashkayare4497 6 ปีที่แล้ว +1

      @Mohamoud Ali hhh tanks

  • @daadiramiin8383
    @daadiramiin8383 6 ปีที่แล้ว +988

    inta Quraanka jecel like iisara😍👏

    • @sharmarkegaraad9027
      @sharmarkegaraad9027 6 ปีที่แล้ว +20

      Daadir Amiin hadad quraanka jeceshay orodo dhegayso dee intad hees soo doonatay ayaad quraanka like ku radinaysa Jaahil ayaad tahay wallhi

    • @awaalehawaaleh2887
      @awaalehawaaleh2887 6 ปีที่แล้ว +3

      Daadir Quranka inaad jeceshahy waa zi fican balse quranka like ha ku radin meelo lagaga hadlo ayaa hapoon Hdalka ilahy

    • @Ahmeto536
      @Ahmeto536 6 ปีที่แล้ว +1

      hoyaadaa lawasye mxaad quraanka ugu ciyaaraysa

    • @ritaajcali9472
      @ritaajcali9472 6 ปีที่แล้ว +1

      Hadad Quran jeceshahay search iqro yareey sooma dhahden 😀

    • @mohamedcoonka6685
      @mohamedcoonka6685 6 ปีที่แล้ว

      Nacala ku dhale meshan quranka hakeenin

  • @wanaagsaneofficialchannel6160
    @wanaagsaneofficialchannel6160 6 ปีที่แล้ว +3

    Neecawda udigiyo qabaw laysku naxariiisto ish calaa erayo balse adoo ii asturan ayaan kasiii jeclaan lahaa iqro amaantaydana waad tahayee qabwayni haka qaadin wlshey iqro ilaahaw calad iigu kaa dar
    Waaa adiga ruuxay indhuhu aayar ugu nastaanee manshaallaah

  • @daadirahmed8647
    @daadirahmed8647 6 ปีที่แล้ว +644

    War aan Allah aan rali gali no kuna salino xapiip keeena scw scw scw.....

  • @xamsedaney8548
    @xamsedaney8548 6 ปีที่แล้ว +457

    inta quraanka jecel like igu kasbeeya

    • @mohaabdull7767
      @mohaabdull7767 6 ปีที่แล้ว +9

      Hadaad quraan jeceshahay maxaa inta kusoo galiye saas kuheli meysid like

    • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
      @gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 ปีที่แล้ว +4

      Ma quraan baad modey naagtan af sheerleh waxay qaadeyso maxaa quranka kariimca ah mesha keynay

    • @bossbursad7228
      @bossbursad7228 6 ปีที่แล้ว +2

      Like waa kuu saaray lakin quranka ilahay sharaf malin kala lagu waydiin doona like Wax ku tarayn

    • @saamiyoppe4446
      @saamiyoppe4446 6 ปีที่แล้ว +2

      Mashlh

    • @layloadam5571
      @layloadam5571 6 ปีที่แล้ว +3

      Moha Abdull 🤣🤣🤣 waa runtaa bal usheeg nacaska

  • @khadraamir926
    @khadraamir926 6 ปีที่แล้ว +1553

    Qawanantii ayaa qurux noqoday inta asturan like isaara asturnantu waa sharaf

    • @maryamibrahim8177
      @maryamibrahim8177 6 ปีที่แล้ว +3

      Dad baa qawnanta Ku qursan lkn tan waaa bila qaaaaab

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 6 ปีที่แล้ว +11

      Qu'eEn Biyaa
      Ma adiga asturan bal fiiri sawirka kusaran, , markaa wax waanineso waaa inaad adiga marka hore waan zanthy hadii aad asturnan jeceshhy iyo wanaaga halkan maxaa ku keenay
      Adigo kalaa iska jooga dadka markey daawadan dhaha naa is astur
      Hadii aad wanaag santhy halkan maa imaden

    • @yartazuraha1716
      @yartazuraha1716 6 ปีที่แล้ว +2

      @@somalidhalad3483wax laga yaba inaysan kan usaran iyada lahayn🤣🤣🤣🤣

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 6 ปีที่แล้ว +3

      Wil Poqortoyo
      Hadii aysan laheen xitaa sow qalad maahan iney saarato sawir qaawan wll qaali

    • @yartazuraha1716
      @yartazuraha1716 6 ปีที่แล้ว

      @@somalidhalad3483 ha sax Lkn aboowe GAbdhan nahay wax Walbo saan u Arag Nana wax ushegayna Lkn way 😅😅😅😅

  • @somalitiktoktv9852
    @somalitiktoktv9852 6 ปีที่แล้ว +1

    Iqra yarey wlhy
    Heeestan xaqiiiqa dhaba ka hadlaysaa
    Tnx aflaanta studio

  • @drqablan4172
    @drqablan4172 6 ปีที่แล้ว +374

    Intii islaam ah like ha ila dhaafin

    • @mustafcr6371
      @mustafcr6371 6 ปีที่แล้ว +1

      Pppp naag kala kacsan ahaaa bal lika saar

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 6 ปีที่แล้ว +277

    balo kaa gashay meel daran tan wayba soo Dar satay garan ayayba iisoo xiratay anoo nin ah xataa garan shaarica lama soo istaagi kari bal like saar hadaa comment aragtid

    • @sofiasofia8810
      @sofiasofia8810 6 ปีที่แล้ว

      Marka wayel tahay hadana da'a ka muqan wa sidan😂

    • @bintunaada365
      @bintunaada365 6 ปีที่แล้ว

      Kkkk adi maxa laga dirinaa ayada waxey suuq geynosa jirkeda

    • @mulkimaxamuud9229
      @mulkimaxamuud9229 6 ปีที่แล้ว

      Garan hade so gashan garabka cilanka Saran se lagu arka wey ba Ku fanosa cml yab

    • @hanohani5598
      @hanohani5598 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @manaalmohamed1631
      @manaalmohamed1631 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂badeco waa tii bananka taalo hora lodhahay iska sii darso iqro sobaronawese

  • @deeqaabdullah9321
    @deeqaabdullah9321 6 ปีที่แล้ว +9

    Dadka quranka iyo Nabiga Scw kenayo meel an sharaf lehen plz Alle ka baqa oo kaxishodaa

  • @sjdalqurxiye630
    @sjdalqurxiye630 6 ปีที่แล้ว +18

    stYl 100%
    codka 100%
    qurxda 100%
    dheesha 100%
    m. fanateYdah hori usocoh❤

  • @xamdimohamed22
    @xamdimohamed22 6 ปีที่แล้ว +89

    inti rasulka jecel igula zaliya scw like na iizara asturnantu wa sharf

  • @sowdocadar5564
    @sowdocadar5564 6 ปีที่แล้ว +5

    Wwww iqro yarey oo umul ka soo baxaday qurux ley soo noqotay mashllh cunugta noo kori yaaqey keep going

  • @Apdale-ue4gb5iq9v
    @Apdale-ue4gb5iq9v ปีที่แล้ว +37

    Still 2024😂😮

    • @NadifaaliAli
      @NadifaaliAli 11 หลายเดือนก่อน +1

      Maba lagarine😂😂

    • @Amal-d6g6r
      @Amal-d6g6r 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hey❤❤

    • @AbdiShire-i6u
      @AbdiShire-i6u 11 หลายเดือนก่อน +1

      Pelo 😂😊

    • @AbdiShire-i6u
      @AbdiShire-i6u 11 หลายเดือนก่อน

      Ebow 🤣🕺

    • @AbdiShire-i6u
      @AbdiShire-i6u 11 หลายเดือนก่อน

      @@NadifaaliAli adiga iyo sandka wd kala tunten iaamin xaliimo 🪳🦡

  • @quruxbadanqayowcn5410
    @quruxbadanqayowcn5410 6 ปีที่แล้ว +212

    iqro stel heesa wa marki ogu horeye like tuugsade reeee muqdisho dadakyga like iisara

    • @falastiinahmed2695
      @falastiinahmed2695 6 ปีที่แล้ว

      Xaliimo 123456 kkkk

    • @qeysqeys8736
      @qeysqeys8736 6 ปีที่แล้ว +1

      Xaliimo 123456 200 oo like meel aan kuugu shubo keenso hhhhh

  • @Qurankaiyomucjisojinka
    @Qurankaiyomucjisojinka 6 ปีที่แล้ว +20

    Ilaahow umadeenaa noosoo hanuuni Yaab inta igu raacsan like👍👍👍👍👍👍👄

    • @soomalistudio1186
      @soomalistudio1186 3 ปีที่แล้ว +1

      👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 6 ปีที่แล้ว +144

    Xilliyadii hore comments ka beelo ayay ahaan jireen, reply inta la iskugu galo lagu wada kaftami jiray. Lkn dhawaanahaan comment aqri haddaad is dhahdo waaba iskuwada mid like lagu wada weediisanaaya. Pls kaftanka noosoo celiya.

    • @ilwaadinahapdul7635
      @ilwaadinahapdul7635 6 ปีที่แล้ว +2

      Ilyaazi cadde
      😂😂😂

    • @fowziaali6314
      @fowziaali6314 6 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh aboo hada ani kusoo klee ila kaftan boh

    • @shukrihussein536
      @shukrihussein536 6 ปีที่แล้ว +3

      Wlh runta ka hdashay

    • @maankadeeqa2486
      @maankadeeqa2486 6 ปีที่แล้ว +1

      Ilyaazi cadde sax sax sax waaan ku nace heesta AMa waxa ku qanciya ka hadla plz

    • @ilyasyare3479
      @ilyasyare3479 6 ปีที่แล้ว +3

      @@fowziaali6314 - Quruxeey ilfuur dhan aa joogo kkkk waji xun yaalkaan ha baxaane sug 😂

  • @medmalika80
    @medmalika80 6 ปีที่แล้ว +2

    I am from Djibouti but I love her all songs , iqro waa gabar kuruxbadan oo cood macan so no mashuqul reer somaliya

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 6 ปีที่แล้ว +5

    Cidaan Somali aheyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇭🇺🇭🇺🇭🇺hadey like isaarto indhahan uga candhuufaa car ❤❤❤

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 6 ปีที่แล้ว +6

    Iqra Yarey Wax Nool
    Iqra Yarey Wax Aan Laga Xiiso Dhicin
    Iqra Yarey Qalbi Aan Laga Nasan Runtii.
    Iqra Yarey Adi Dartaa Anna Damqanayaa.
    Iqra Yarey Miss 😘😘😘

  • @AbdikhadarN
    @AbdikhadarN 6 ปีที่แล้ว +236

    Istaaag ha kudbin kuzali MOHAMED SCW

  • @queenmaria2877
    @queenmaria2877 6 ปีที่แล้ว +67

    inta ka heshay heestan oo kusoo cesh ceshaneyso farta taag ☝️

  • @princessssucaad8792
    @princessssucaad8792 6 ปีที่แล้ว +74

    Walaalayaal ka daaya magaca rasuulkeena subana melahan cml oo fisqiga ka socdo subxaana Allah illahey halaga baqo oo like taan walaatay oo mel walbo laga raadinayo maxaay ahaayd please please please ka daaya magaca rasuulkeena sharafta badan saw melahan cml 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @Sigad_mohammed
    @Sigad_mohammed 6 ปีที่แล้ว +1

    walaal wax kuu nasteexeeyo maa weesay markaa isqaawineeso alle kacabso dadkaan hore usoco kuleh maalin ayaa lagaa qaadi doona oo aad aaqiro tagi walal is astur

  • @saddammohamed5100
    @saddammohamed5100 6 ปีที่แล้ว +6

    Dabcasar waxaso kale muxu dhaha DUBAY RABTAA 😂😂😂😂
    Inta igu racsan Farta taga ☝

  • @aishamuslimah2865
    @aishamuslimah2865 6 ปีที่แล้ว +1

    qawnantii baa qurux noqotay subhanallah kuufaan xijaabkga wlshy waa quruxdaadee

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 6 ปีที่แล้ว +211

    RAGA SOMALIYEY
    Markey arkaan gabar somaliyed oo qaawan maxey ucaayan? Ma naceyb mise wanaag ?
    Markey arkaan gabar ajnabi ah oo qaawan sidey u amaanayan waa yaabe
    Walah anaa arkay dhowr wiil aan asxab nahay gabdhaha Ajnabiga school nala dhigtan ayagoo qaawan ayey kadaba cararaan waliba amaan dusha usaaran taazi waano kuma lahan miya mise sheekada waa doqon wllkis udaab weyn ?
    Xitaa mida asturan kama nabad gasho walahi wiilashena alle daaye waa imtixan aniga wiil idinko kalaa ahay majecli gabar somaliyed iney qaawanato lkn hadii aan wax ushegi karo waam ushega hadey diido lkn nabad galyo aye iga haleeysa cadowgna uma jabinayo ,
    Wanaag iyo wax sheegid ma xumo lkn cey iyo aflagado qof ma toozizo ee gabdhaha somaliyed nabad galyo ha idinka helaan bulsho kasta nuuc walba laga helaa Thanks guy's

    • @leilaabdi3075
      @leilaabdi3075 6 ปีที่แล้ว +5

      Ibrahim Hassan wa jaahilnimo iyo doqonimo ragga ku jirto waxy aaminsanyihin in dumrku kaliya ay cowra leyihin qof walbo o alle ka cabsanen asagy qusesa mrka adiga danbi hakusi galin o ha caynini intasa dhihi lhaa ragena somaliyed

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 6 ปีที่แล้ว +4

      Qosol Qurux
      Waanka yaabay walah xitaa mida asturan qaarba dhahayo sidaan.xijaab miya meel looga fakanayo majirto
      Nuucee doonto ha ulibisato aad baan ujeclhy gabdhaha somaliyed, lkn midii qaawan inaan caayo kuwa Ajnabiga oo qaawane inaan amaano taazi waa doqonimo

    • @fadumoalimaad6392
      @fadumoalimaad6392 6 ปีที่แล้ว +1

      @@somalidhalad3483 runtii wilasha somaliyed design kooda waa mid an la fahmi karin qof qaawan iyo qof asturan midna ka badbaadi mayo gabdhaha somaliyedna iny cadawadi kala dhaxysaaa moooodaaaaaa yaabay Anigu🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @saffoothman2946
      @saffoothman2946 6 ปีที่แล้ว +3

      Gabadha somalida ah wa sharaftii baladkiisa lakin tankale waxbo ogamajiro qofkii kucaynayo wuxu Kula rabba isbadal fican

    • @Sabrasiman9
      @Sabrasiman9 6 ปีที่แล้ว +1

      Wiilashena kuwa wngsn io kuwa dhib badan walaga helaa lkn kuwa wangsn allaha no badio teda kle gabdhan ayada aya isqawisey ayada ayana kuqancsn waxey tahy halla dayo gabdhahena

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxan ku xasusta gabar an is jeclayn oo layirahdo sahro runti waxanu ahayn dad anu kala marmin daqiqad qura marwalba wan isla dhagaysan jirnay runti anigu qalad kuman lahayn inan kala fogano ayidana kumey lahayn ee wa famlykeda sela yela he runti waligey hestan ma hilmamamyo waqtigii tagayoow salaama😭

  • @hassnyousef5737
    @hassnyousef5737 6 ปีที่แล้ว +4

    Heesta sanadka wey iga gadantahay. Thanks Iqra Yarey

  • @qamarqaali1050
    @qamarqaali1050 6 ปีที่แล้ว +1

    Sister waxaaa thy gabar muslimada ah marka ha umaleeenin in aaaaad is qaweso qurux waxaaaan waaaaa adoooon quf kasto astoran waaaaa qurux badan haye marka allah ku soooo ha noooniyo iqra wlshye

  • @sumayosuuban2921
    @sumayosuuban2921 6 ปีที่แล้ว +28

    Walalo is astur tani wa aduuyoo walaga tagayaye

    • @fardosamoha3566
      @fardosamoha3566 6 ปีที่แล้ว +1

      This world you not stay like this my sister Allah

  • @mssogadengwaal6952
    @mssogadengwaal6952 6 ปีที่แล้ว +1

    Weykaaa daweysee araaag kulahaa inaaaan suuuq kabaxooo lomaleynayeee now wey daar yareysateee saaas ayeey kudaheysee salonta saaaas waxey usameysee because of her fan😍😲😁😁

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 6 ปีที่แล้ว +3

    Heesta macaanaa oo naagta ayaan daranaa oo dhaqan xumaa😎😎😎

  • @deqolul1241
    @deqolul1241 6 ปีที่แล้ว +1

    Saxibtey iqro ana umusha kabixiye o kadambeye iney surwal kulabisato inta tagero u ah my bae iqro liketa sopopsiya he

  • @yusufabdiali5937
    @yusufabdiali5937 6 ปีที่แล้ว +3

    Walle Inay aduun yadu is badashay waxaad ku arkaysaa dadka comentiga kasoo hadlaayo kuligood waxay lee yihiin haddaad rasuulka jeceshahay hadaad illaahey jeceshahy haddaad quraanka jeceshahay like isaar illaah idinku dhaarshee meeshaan munkarku ka socdo maxaa keenay Allah iyo Rasulkiisa iyo Quraanka war awalaa dambi dhagaysanaysaan dambe labaad haku darsanina

  • @jiirlaqe2087
    @jiirlaqe2087 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa adiga ruuxaa nacayn oo nasiibsadaye cajiiib😍😍😍😍😍

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 6 ปีที่แล้ว +5

    Comeback iqra yareey
    Fananad dhinac walbo ka diyarsan
    Shumacii Nairobi ayaa tahy 👏👏👏👏

  • @Yourangel.16
    @Yourangel.16 6 ปีที่แล้ว

    Kilkilada Xaa ka buurbuuran sis keep going back like dadki hore ee jahilinta ahaa nagaha Kenya jooga Wllhi daqanki iyo diintii naga ciyareen Waxan maqli jiray awrba awrka ka horeeyuu saanqaad kisa leyahay 2019 Waxba so socda 😂

  • @coloowmagazine9067
    @coloowmagazine9067 6 ปีที่แล้ว +13

    Da’ud Xanfar, Cujeeri iyo Aflaanta Studio = 🔥, Iqro Yarey is Back

  • @kzfamilychanell7280
    @kzfamilychanell7280 6 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan hadii lafuro hala iisoo sheego
    I don’t give a shit what she doing
    She’s really worth ❤️❤️❤️

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 5 ปีที่แล้ว +7

    Heestan Musigeeda aad u jclhy 🎶🔊❤

  • @nimcobaashicilmi3817
    @nimcobaashicilmi3817 6 ปีที่แล้ว +1

    Afkaan dheer day naa ilkaha iska xir qaawanan qurux mooday maskinta allaha hasoo hanuuniyo war bal aaminta dhaha

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 6 ปีที่แล้ว +7

    Wlee illh cadaabtiis ciyaar loom saman illhow na cafi dhamaanteeen aaamiin

  • @ayuubmaxamed3288
    @ayuubmaxamed3288 6 ปีที่แล้ว

    miyey hadana sdaas ayaa socota malaha waa istlka 2019 iqra yare sida wax ka badel deee ?
    inta jecal astutnta &sharafta like isaara

  • @cabeeydaahir
    @cabeeydaahir 6 ปีที่แล้ว +68

    Waa application cajiib ah, play store ka malaga helayaa🤤aan soo rogtee

    • @dahabizizy
      @dahabizizy 6 ปีที่แล้ว +1

      applicationku meyay 😂😂

    • @queencaisha9836
      @queencaisha9836 6 ปีที่แล้ว

      Hadalka noo jilci bro

    • @abtiyow08
      @abtiyow08 6 ปีที่แล้ว +3

      Islii store aa Ka heley😂

    • @maxamudmursal3979
      @maxamudmursal3979 6 ปีที่แล้ว +1

      HhhhDadkan ma fahmin hadalka meshad u wadid
      Lkn ana fahmay app haddii play store ka yaali lahaa waa la fuqsan lahaa

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 ปีที่แล้ว

      SetGroups sorry TH-cam oo aan lasoo dajisan karinbuu yaalaa

  • @haboon1139
    @haboon1139 6 ปีที่แล้ว +2

    siijeed iyo soojeedba weyka shidanthy lagama dhamaan karo iqro codkeedana washidanyaha atirisho hindiye u ekata caadi mahan❤come back xbbty

  • @hamdihassan8500
    @hamdihassan8500 6 ปีที่แล้ว +3

    Iqra na ma kiin jamac baa noqotay yaa salaam😎😎😎

  • @qaaliali4741
    @qaaliali4741 6 ปีที่แล้ว +1

    Rageena waa baqiilo dhinac kaste gabadhan quruxda badan quruxley xata ma dhahayaan xaasidiin 😡
    Iqro intee lagaa helaa waa ku jcldy 😍😍😍

  • @nastehohussein3122
    @nastehohussein3122 5 ปีที่แล้ว +5

    Like lisku saaro ma lacg ba lgu heloya bal ana i saara walalyal😅😂😂

  • @farhantetana5538
    @farhantetana5538 6 ปีที่แล้ว

    Iqro yarey bbe wan kujeclahay mwaaaac (aflanta studio igagarsi salan diran alfanan iqra yarisey)

  • @zuhurdiamond9080
    @zuhurdiamond9080 6 ปีที่แล้ว +10

    Iqra yare hes ad u iga dheh
    Like isara inta iqra jcel

  • @jiilkajiro5637
    @jiilkajiro5637 6 ปีที่แล้ว

    Al fanaan ridaaye wax badan cilmi badan ayey ka baratay iqra walah noceey urideeyso wa sidhii uu ugu ridhi jiray

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 6 ปีที่แล้ว +16

    Inta nabiga jecel igula saliya

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 6 ปีที่แล้ว +1

    4 days 110,550 views TOP QOFTAN ANIGA HEESAHEES IYO JIRKEEDA MACAAN WAAN KU HEESTAA NOLOW SISTER YOU ARE NUMBER 1

  • @zuzuahmed3371
    @zuzuahmed3371 6 ปีที่แล้ว +7

    Queen is back ❤️😍😍

  • @abwaanqiso
    @abwaanqiso 5 ปีที่แล้ว +1

    Mar kale uu jaceylbi qabtay ayaan dawaday dember 2019
    Hadaa ila mid tahy love iisaar

  • @naimojaamaesmael9463
    @naimojaamaesmael9463 6 ปีที่แล้ว +14

    Hooyo isa soo qawisay supxanalaah😭😭

    • @naimojaamaesmael9463
      @naimojaamaesmael9463 6 ปีที่แล้ว

      @Aadan Cusraa malaha adiga dee

    • @Cusman__alkhamis1
      @Cusman__alkhamis1 6 ปีที่แล้ว

      Niciimo Jaamac Yare walaalo fanaanad caqiipo ma leh haw ooyin wxa😊😊😊

    • @ilaqosolchanel9785
      @ilaqosolchanel9785 6 ปีที่แล้ว

      @Aadan Cusraa cabdi Hollan ayaka dhaly

    • @Gol33ftan
      @Gol33ftan 6 ปีที่แล้ว

      Oo MA adaa asturan kkkkkkk

  • @sheikhgadhweyneofficial563
    @sheikhgadhweyneofficial563 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad dhageysaneyso 17 December 2022 walaal waqtigu hakuu wacnaado ayaan ku leehay intaad nooshahay

  • @anisoabdullahi3347
    @anisoabdullahi3347 6 ปีที่แล้ว +3

    Hanusqaamin caashaqa Wa nabarka labadeena 😍❤🔊 well done iqra Yarey🙏

  • @jalaqsanjawharadiimuqdisho2425
    @jalaqsanjawharadiimuqdisho2425 6 ปีที่แล้ว

    Iqraay cilankaga uxiisay wle inaan ku imaado waye aad ii marisidee sxby 😘😘

  • @cmbreally6913
    @cmbreally6913 6 ปีที่แล้ว +5

    Inta ila Aragtay Iqro yarey Marke dhashay ina said uqurxoonatay xaga jIrka Like isaara ✋Somaliyeey

  • @qoodaarmedia3468
    @qoodaarmedia3468 5 ปีที่แล้ว +2

    EREYADA IYO LAXANKA ALMUALIM XANFAR 100%100
    PIYANCO CHOBRA DA NAIROBI IQRA YAREEY
    MUSIC MAGIC USTAAD CUJEERI CAJAMI 100%100
    EDITOR HEAT BY A/JABAR ALI NIBTE
    GUULEYSTA AFLAAANA STD

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 6 ปีที่แล้ว +3

    Waxkale fanaanad cod shidan baa tahay horey usoco 🙏🙏🙏🙏👁️👁️👁️👁️👁️👁️

  • @shukriabdulahi4498
    @shukriabdulahi4498 6 ปีที่แล้ว +2

    Ee nacabku iga wiiqey ee naafo ii yeeley😍😜😜 i love this women

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +49

    AyaaaaH
    Cid ma arkeeH
    Like igu casuma 😘😘😘

  • @aweishajiqalif7582
    @aweishajiqalif7582 6 ปีที่แล้ว

    Waxba ka dhacay meeshan maba ogeen 1000 mar dawan lahaa heestan sytle music cod💯✔💯👍aniga waan u codeyay salaad cali jeele 😂😂

  • @ckcasovic8432
    @ckcasovic8432 6 ปีที่แล้ว +50

    alla maxaa aakhiro la ilaawey
    subxanallah
    alleh hasoo hadeeyo hablaheena

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 ปีที่แล้ว +1

      Akram Ck7 adiga dawaanayo miya kujano taggaayoo

    • @ckcasovic8432
      @ckcasovic8432 6 ปีที่แล้ว

      maku jana tagaye wuxun ushegay hadey iga maqleyso waana tii hore loo yidhi كل شي يرجع إلى اصله awal hore dadku cawaan ahayen qawanayen imnka wadadi la hayaayo step step dharki lo dhiganaya

    • @faisayousuf2351
      @faisayousuf2351 6 ปีที่แล้ว

      Akram Ck7
      Dhamaanteenba huno

    • @ukrimaali9415
      @ukrimaali9415 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkk hooyada uu sheeg adina maxa ku kenay mesha dhilo

    • @ckcasovic8432
      @ckcasovic8432 6 ปีที่แล้ว

      nacasko midhan hooyo ku carara sida loo hadlo soo pro qoftan aad caayeysaana waa wlasha oo kle ixtiram iyo xudhmad ka mudantahey

  • @kidstoysfactory9888
    @kidstoysfactory9888 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayan u jeclahay iqra yarey waa gabar fcn abaayo xooga is astur like isaara inta iga dambeyso

  • @nalkabae6005
    @nalkabae6005 6 ปีที่แล้ว +40

    Ciyaaal Nairob Majoogan Halkaan😉😉😉😉😉✊✊

    • @sharmarkeyoman8978
      @sharmarkeyoman8978 6 ปีที่แล้ว +1

      Nac Nac girl haa wan jooga ma kugu soo dhaweya Nairobi ❓🤣

    • @amirkagarisa4761
      @amirkagarisa4761 6 ปีที่แล้ว

      Nac Nac girl
      haa

    • @kadera2507
      @kadera2507 6 ปีที่แล้ว

      Aatuuranahay bayo

    • @nalkabae6005
      @nalkabae6005 6 ปีที่แล้ว

      @@sharmarkeyoman8978 Haa walaal Show ayan ku leeyahay 14 feb 2019 ee ii camira Magaalka....😂

    • @nalkabae6005
      @nalkabae6005 6 ปีที่แล้ว +1

      @@kadera2507 sharaf aa leedihiin 💋💋

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 5 ปีที่แล้ว

    Asturantu waa sharaf iyo cisi soomaaliyeed ,, inta jecel dumarkeenu inay asturnaadan like hala dhaafina ,, iyo inta iiman buuxa qalbigoodu haysato rag iyo dumar ,,,,

  • @ARTAN239
    @ARTAN239 6 ปีที่แล้ว +5

    #Walax #Walax #wax yaroo macaan bay noqotay yaa igu racsan viva #iqra

  • @faatimafarhan8603
    @faatimafarhan8603 6 ปีที่แล้ว +1

    Wuxu waa Aduunyo waana laga tagayA wllo Alle ha ku soo hanuunsho

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 6 ปีที่แล้ว +30

    Iqra waqti dheer kadiib ayadoo qawaan o oyeeysa bey so labatay hhh alla Ragu xumaa abdiholan baa intuu orday berka kalefaay markey ur yelatay na wuu Ka cararay abdihollan war gabadha uso noqo

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 ปีที่แล้ว

      Bitter Or Süß yu usonoqon hada qurxoontahay

    • @akram4313
      @akram4313 6 ปีที่แล้ว

      Gabdha quruxdeda maka naseertay yaan laga dareemin

    • @qalbisaliim4430
      @qalbisaliim4430 6 ปีที่แล้ว

      Ma furay iga dabageey

    • @munaamed2716
      @munaamed2716 6 ปีที่แล้ว

      Uf ya rabo de dhilo ninkasta udhiganeso tan o kale nacebesay

    • @qalbisaliim4430
      @qalbisaliim4430 6 ปีที่แล้ว +3

      @@munaamed2716 abaayo yaa kaa cafinaa ma adaa ku arkay ayadoo dhileysaneyso waxaas cml Alle waa neceb yahay waayo Alle unbaa og waxey eey tahay asaana la xisaabtamaa adi lkn ka leex uma maleynaayo in eey tahay dhilo anaa aqaano waa gabar dhowrsoon oo iska adag qofka haduu heeso ama uu nin la heeso macnaheeda ma ahan in eey dhilo tahay waa marwo iska adag walee iqro ma ahay naag jilcan naag karmeed

  • @zuuzamohamed8250
    @zuuzamohamed8250 6 ปีที่แล้ว

    kiiin jamac wlle god kaaga piyo kugu soo galay ee adaa indhaha fiishka ka pixin weyday
    iqro yarey aaaa imaday ayadoo umulaa wlle cadi ma aha waa dhisantahay

  • @yahyesudeysi3005
    @yahyesudeysi3005 6 ปีที่แล้ว +16

    Iqra yarey video wax kale ah Aflaanta studio

  • @mofit8766
    @mofit8766 6 ปีที่แล้ว +1

    Aflanta fanan wayne aa inii hayaa ee wax sheegaa

  • @khadijaosmaan1824
    @khadijaosmaan1824 6 ปีที่แล้ว +5

    Adigoo sidana uqaaawan munkar na kujiro caradhii Rabbi kugu dhici laheeed baa buurta aad soo dax gooyse kwn uqti is astur Allah ka baq tafadal

  • @faadumomaxamuud9329
    @faadumomaxamuud9329 6 ปีที่แล้ว

    Heestu Hees dhadhamaysa ayay Noqon Lahayd Haddii asturnaan Lagu Daro . Rabbi Ha ina Wada Hanuuniyo

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 6 ปีที่แล้ว +5

    Iqra yareY 😍waaad ka baxsataY xayaaati stel cod miro %%%%%

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 6 ปีที่แล้ว +1

    Woow nice priyanka copra ayayba u katay hore usoco sisi somali maryolay ha dhgaysan waligodba hayska yusane

  • @AyanahmedQueen
    @AyanahmedQueen 6 ปีที่แล้ว +7

    Kish kisha shuruf maleh kish kisha waa soo iftiimeysaa nimanka kish kisha duf iyo wasaq oga buuxan iyo naag sidoo kaleh ha ku dhaxaan iqroy is astur naa adigaa leh shuruf kaga wadna ku kalsoontahay qurux mansha allah hore u soco qali imiss you❤❤💋💋

    • @hodanadan6595
      @hodanadan6595 6 ปีที่แล้ว

      Ayan ahmed Queen1213 and I 0

    • @safwaanmohammed2298
      @safwaanmohammed2298 6 ปีที่แล้ว

      Ayan Mel walpa ma jogaaa walaleY fb kugu ogaye ✔️

    • @mohamedahmed-sz5oh
      @mohamedahmed-sz5oh 6 ปีที่แล้ว

      adiga kalay ma nimanka dhan aya og tahe arma shaqlo u wadatahe sxby so aniga ka yabay

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 ปีที่แล้ว

      mohamed ahmed wa runteed

    • @mohamedahmed-sz5oh
      @mohamedahmed-sz5oh 6 ปีที่แล้ว

      @@kkkkk695 hh adiga darawal naga dawa ah hee wa yab

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 6 ปีที่แล้ว

    Iqra yareey wax itus baaah ayaantan waa kuweenay xabadka idilay kalay iska arag 🤟🤟

  • @hanadcabdixakiin8876
    @hanadcabdixakiin8876 6 ปีที่แล้ว +4

    Quruxi waa tanoo kale
    Viva iqra cadeey
    From Somaliland hargysa

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 3 ปีที่แล้ว +2

    Iqradayda♥️👸🤭 who's still listening to this music in December 2021

  • @foziaabdalla1035
    @foziaabdalla1035 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaha soo hanuuniyo waa gabar somaliyed oo hadana hooyo ah ....

  • @intawalanhoyadod7428
    @intawalanhoyadod7428 6 ปีที่แล้ว +1

    😍hees la dhiganta hestan waligey ma arag aflanta studio keep going💋💝

  • @abdulwahabosmandirie1509
    @abdulwahabosmandirie1509 6 ปีที่แล้ว +11

    waaaw heees iga dheh horay usoco iqra yarey

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว +1

    Y’all watching her sing?
    You did not come to listen her recite the Quran right? Stop judging her
    She looks damn good for her age. She looks tight and fitted after giving birth literally few months ago.♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Salty and jealous is a disease so get well all you hater and
    for the men. Homies you are no one to preach righteousness.

  • @maxamedbaaruud2558
    @maxamedbaaruud2558 6 ปีที่แล้ว +38

    Inta alla ku xiran like iisaara

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 6 ปีที่แล้ว

    Iqra Yaray Mid Baan Odhan Laha Oo Aah Indry Hblaha Somaliyeed Ee Asturan Ha Naga Waalin Bilaahi Caleek Inta Wanaaga Jece Like

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 6 ปีที่แล้ว +3

    Way diyaarsantahay iqra yarey dhan walba heestuna caadi maaha 🔥 🔥 🙏🏾🙏🏾

  • @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
    @boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 6 ปีที่แล้ว +1

    Nadiiiiiro cwa meeeeysan seeexan eeedo waaa lakaaa soo guuuray kor usooo xidh 😂🇸🇴💪

  • @shukrishukulato3164
    @shukrishukulato3164 6 ปีที่แล้ว +8

    Alle haa inaa asturo dhamanten like isara nacla shaydan ku yalee

  • @billebaashi1496
    @billebaashi1496 6 ปีที่แล้ว

    iqra yarey inuusan darisle arkin ugu duceeya ana like-ta iigu kaalmeeya 😂 maskiin walaalkaa ah waaaye

  • @anuusharagsan4406
    @anuusharagsan4406 6 ปีที่แล้ว +3

    Queen IQRa is Back 👏👏

  • @BarwaqoKhadar
    @BarwaqoKhadar 7 หลายเดือนก่อน

    ❤qalbiga adigaa nasto niyadad
    Heee eenacabku iga wiiqay❤
    Wa adiga ruuxay naftani ❤heeee
    Oonki oga guurtay wadiga ruuxan nacay oo nakhtinsadaye
    ❤ boqoradi sanadka 🎉
    Like ❤sher iyo waxad karaysan ba waa dhankina ❤
    Neecawda udugiyo qabaw la isku naxariisto ❤ heee ha nusqaamin caashaaqa wanabarka labadeena ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @guraaseproduction5627
    @guraaseproduction5627 6 ปีที่แล้ว +20

    *Wixiii jareeer wayna taagersan LIKETA 😂😂😂*

    • @laylaraqiis3804
      @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

      Nacaab iyo jacal midna uma qabe waa iska normal✅💯👌

  • @anisanormohamed1103
    @anisanormohamed1103 6 ปีที่แล้ว

    Subxaana llaah illaah haku soo hanuuniyo wllhi waxan ka kaloo ku dhihi karo mlhn illaah haku soo hanuuniyo gabadh muslimad baa tahay wadada toosan allaha ku tuso