Karbaashka xamse cabdi bare iyo guud ahaan qoomiyada maxaa tiri iyo may oo kor loo qaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

ความคิดเห็น • 46

  • @Maxamuudxasan-yt4qn
    @Maxamuudxasan-yt4qn 18 วันที่ผ่านมา +2

    Beentii aadsheegi jirtay laftagareen baa kaa yaabiyey oo wadadii runta ahayd ayaad ku soo dhacday dawlad been sheegta meel ma gaadho nin been sheegana dabadeed buu ku dhintaa

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 17 วันที่ผ่านมา

    War Ethiophia 2006 Maxaatiri
    1= Abdullaahi yuusuf,
    2= maxaatri Cali Geedi,
    3= maxaatiri Maxmad dheere,
    4=maxaa tiri Cabdi qaydiid,
    5=maxaatiri Qanyaree Afrax,
    6=maxaatiri Sheekh Shariif,
    kuwaas Ethiophia in uu Muqdisho yimaado soo ma taageerin kuwaas
    Daalimiin Daalim dhale baa tihiin.
    Lafta Gareen Ethiophia baa raace Lafta Gareen in uu Ethiophia raaco idinka ayaa Sabuurad uqore.

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 18 วันที่ผ่านมา +2

    Mahmaahda waa jirtaa lakiin laftagareen ayaaka dhigtay

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 18 วันที่ผ่านมา +3

    Viva Somalia

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 16 วันที่ผ่านมา +1

    Reer konfur galbeed alaah ha ugargaaro walalehen Somali odhan ayaa isdulmiyey iyagana sigoni ah ayaa loodulmay ❤

  • @ibrahimnoor7556
    @ibrahimnoor7556 17 วันที่ผ่านมา

    Qabilidii itobiya intey tangen dowlat soomaliyed oo dhisan duniyey maxaad dhihilahed

  • @iidowmaxamalabeykalaahumal8480
    @iidowmaxamalabeykalaahumal8480 17 วันที่ผ่านมา

    Mahmahdasi may iyo maxaa tiri maha nin itoobiyan ah iyo nin soomaliya weeyaan

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 17 วันที่ผ่านมา

    waala yaqaan lafta qareen Adiga waxaad tahay mariixaan ha isqarin waalagu yaqaan

  • @aweyscabdiyow9413
    @aweyscabdiyow9413 18 วันที่ผ่านมา +1

    😅lafta green waa runtiisa dawlada maxaa tiri kaliye maa leh wuu saxanyahay dawlada haloo sinaado ma ceebaa waa waxuu xaq uleeyahay weeye karbaash ma ahee x

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 18 วันที่ผ่านมา

    Waddani maahid laftagareenow ee dabadhilif axmaar baa tahay in xabbad madaxa lagaaga toogto ayaad mudan tahay

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 11 วันที่ผ่านมา

    Waad saxantahay kafta garen qof sahalan ma ahan masha Allah qofku libintiisa waa loo qira

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 วันที่ผ่านมา

    sheekadaan fasiraadeeda waxaa waaye xil kasta waxaa qaata maxaa tiri ee hada laga bilaabo nasoo fiiriya wax kasta ha qaadanina ee caay ma'aha

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 15 วันที่ผ่านมา

    GUULEEYSO KOONFUR GALBEED GUUL LAFTA GAREEN

  • @cabdiraxmaanxassan-o8j
    @cabdiraxmaanxassan-o8j 17 วันที่ผ่านมา

    war lafta galeen soomaalida hogaan halooga dhigo

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 วันที่ผ่านมา

    koonfur galbeed waa meesha hadee abara dhacdo lagu dhamaado beydhabo bad ma;aha webi malaha hadee abar dhacdo waaalagu dhamaanaa teeda kale mashaariic lama siiyo waxaa qaata maqaashiirda hawiye 70% Inta Kale Daarood & Dir

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan Shiikh madaxweyne ma aha ee waa waaxid Abgaal ah oo weliba khaain
    Tuug ah weeeeeeeye 🦏🦏🐖🐖🐗🐗🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MaahirCade-x2n
    @MaahirCade-x2n 14 วันที่ผ่านมา

    Idikana masar xaga dhiiga

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 17 วันที่ผ่านมา

    Maxaa ku kalifay hee abwaan?

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 วันที่ผ่านมา +1

    lafta geren wuxu cadeystay inu xoriyadi soomaaliya kaxuma oo kutulmaamay wadanimo maxatidhi waten

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 18 วันที่ผ่านมา

      Yes waa runti waa kaarka ay marsadaan tuugada maxaa tiri siiba Hassan Shiekh iyo kooxdiisa.

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 18 วันที่ผ่านมา

    Aniga waxan qaba in aan la kala reebin isaga iyo itobiyo wayo isaga ayaa kawaran kuwa dalka ku soo dulay waxan layabanahay dulmiga raliga la isagayahay komfur galbed way cadaystay hadii alle laga baqayo

    • @MohamedAbdulkadir-e6p
      @MohamedAbdulkadir-e6p 18 วันที่ผ่านมา +1

      KhadejoHassan Dulmiilayaasha Vila abgaal waan cadeeysanay maxaad kabedeli kartiin haa VIVA LAFTAGAREEN VIVA ITOOBIYA

  • @AxmedCumar-o1j
    @AxmedCumar-o1j 4 วันที่ผ่านมา

    Joog xaanranyow😅

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 18 วันที่ผ่านมา

    Somalia weyn Joojiya Qabyaalada itoopika 2000 And 2010 BIY dhabo Xasuuq Ka geestaye masi way dii siin ??????????????Wadaka Difaacah

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 17 วันที่ผ่านมา

    KUD 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 17 วันที่ผ่านมา

    URUG 😂😂😂😂😂😂😂

  • @AxmedCumar-o1j
    @AxmedCumar-o1j 4 วันที่ผ่านมา

    Munfuk

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 วันที่ผ่านมา +1

    Karbaash Ma'aha Ee Waa Nala Dhacay

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 18 วันที่ผ่านมา

    Mahmadan Waa Sheeka Jiri Jirtay Lakin Lafta Gareen Waa Isga Hadal Quruxsaday

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sheekh ayaa la karbaashay. xaqdarada xasan wado iyo qabyaalada iyo nin jeclaysiga xasan ayuu Lafta gareen karbaashay.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 วันที่ผ่านมา

    lafta geren wuxu umaahmahay hawiye oo kutilmaahay inay qabyaalad kadhigen dowladi

  • @WardheereKeytoon
    @WardheereKeytoon 18 วันที่ผ่านมา

    🎉hartaa aa jibesned wadani nimadu ma itoobiyaan raacaa habartaa was

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 18 วันที่ผ่านมา

    Macnaha hada ithopiya .ayaad ku jadbeysantihiin

  • @WardheereKeytoon
    @WardheereKeytoon 18 วันที่ผ่านมา

    Itoobiyaan raac

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 18 วันที่ผ่านมา

    Kibirka lafta gareen waxaa ku filan ka hawl gelinta Gaaljecel inta u dhaxeysa daafeed iyo Buurhakaba, haduu baabuur raashin sida gudbi waayo wuxuu Xamar iman lahaa asga oo goojinaya,.

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 18 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂 waad iska hadashaye xagee ku ilawaday wallakii d5 baa u jooga midakle raxawayn iyo hawiye yaabadan oo geesisan midakle halxabo hadaad xagooda uridaan xitaa iyagu imala dagaalamyaan Ethiopia baa idin soo afjaraysa hawiyoow masar yay idin idinsirn runta arka dantiina aqoosada anaga hadaan daroonahay masar nama soogasho

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 18 วันที่ผ่านมา

      Xoolo aa tahay dad xaqaa naga maqan leh ayaad leedahay qabiil lagu weeraro inaad orom tahay ayaad cadeeysatay😂

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 17 วันที่ผ่านมา

    Maashaa'allaah

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 18 วันที่ผ่านมา

    Kondomada kkkk

  • @AliHassan-hb6ms
    @AliHassan-hb6ms 18 วันที่ผ่านมา

    Dameer

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 18 วันที่ผ่านมา

    laftagaren filmka abii wato asiga asiga ladirna kama ihin aktarne kama ihin intaasow u dhaxeyaa intaas wixi ka daxlehne waa atariisho iyo dha dhaan iyo ashikaana oo eh wecel amba garac meelaha halistaa ayaa kuwaas lagu sahmiyaa waayo waa waxaan xishionin oo nasaqan Marka laftagaren Allah lacnado iyo inti ku saf eh

    • @MohamedAbdulkadir-e6p
      @MohamedAbdulkadir-e6p 18 วันที่ผ่านมา

      AbdiGabow dhilada maxaatirida ku dhashay was nacalad Adiga iyo xasan shiikh iyo inta taageereeyso ku taal nijaas nijaas dhalay VIVA LAFTAGAREEN VIVA ITOOBIYA

    • @AbdiGabow-r7u
      @AbdiGabow-r7u 18 วันที่ผ่านมา

      kkkkkkkk hiidkaa ku garay miyaa saxib

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ethopiya Maxey ku falee way isticmaalee berina wey tuuree qof kasta oo unacamleega

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 วันที่ผ่านมา

    lafta geren wa itoobiyan

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 18 วันที่ผ่านมา

    Maxaa tiri iyo may maba sinee
    Ma raxanwayn iyo soomalida kaloo dhan ayaa siman
    masina mana isla eka