Mucjiisadi Ugu Layabka Badnayd Part1 Adaa Bad Galee Gar Qaado Adiga Yaabi Doone Daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
    • Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
    • Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

ความคิดเห็น • 68

  • @dhoodheboy1944
    @dhoodheboy1944 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy berigaan ciyalka ahaa way igu dhacday qisadan oo kale nin aan zhpo nahay sharmarke la odhan jiraybaa oo buuran ban ka cararay

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 4 ปีที่แล้ว +3

    Muuse saasay taladii kunqotay badbuu galay hanraab inta fahantay ujedada riwayada like sar

  • @cabdirisaaqfaarax3926
    @cabdirisaaqfaarax3926 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk Naagtu garac sana kulaha nin ayaa aniga igure iska soco

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahayoow hanakashifin
    Saanu qoslayaan Suuxay walaahay

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa mid ka mida dhibaatooyinka dadka buur buuran ka haysata dadka khafiifka ah

  • @ilameerayso6021
    @ilameerayso6021 4 ปีที่แล้ว +6

    Aan ku guro kulahaa 🤣🤣😂

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh ala beerka odaygii caqaayadu naftiisii ayuu la cararey wlhi hdii kle wuu dagi lahaa dilaalka siyaasada yaa qaadi kara nagur kulahaa

  • @nimcoosman3197
    @nimcoosman3197 4 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhh burco nin wayn male

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 4 ปีที่แล้ว +4

    Oday Yuusuuf maxaa ku dhacay
    Faruurow maxaa berbera ku geeyey faduul hadii aad qaadii lahayd jaadkii tan iyo 60 kii aad cunaysey baa kaa imanlahaa 😂😂😂😂😂😂very funny 😄

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

  • @khadarabdilahi5354
    @khadarabdilahi5354 4 ปีที่แล้ว +2

    naagtani wa side ninbaa i gura ku lahaa 😂😂😂

  • @zaedzahid8217
    @zaedzahid8217 4 ปีที่แล้ว +5

    Wow really riwaydani kalyalaab way iga qosliysay🤣🤣🤣🤣🙆‍♀️🙋‍♂️🙆‍♂️

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan igur leh waxaa aad logu xasusta rawayadi xisbiyada qaybti dilaalka siyaasada

  • @salebanali5329
    @salebanali5329 4 ปีที่แล้ว +4

    Like ta

  • @clraxmaancllaahi8634
    @clraxmaancllaahi8634 4 ปีที่แล้ว +2

    Aaar kaaalay na gur🤣

  • @cabdirisaaqfaarax3926
    @cabdirisaaqfaarax3926 หลายเดือนก่อน

    My city 🌆 burco nin wayn male

  • @abaalgaradmediapro3836
    @abaalgaradmediapro3836 4 ปีที่แล้ว +7

    ee somaliland wata waltay sidan u arka dadkii ayay ledahay iguur dadkina qadii karmayan

  • @salebanali5329
    @salebanali5329 4 ปีที่แล้ว +2

    Ha socoto

  • @Hiiraan_media
    @Hiiraan_media 4 ปีที่แล้ว +4

    Walalalal subcribe isaar please

  • @c.risaaqnalka1925
    @c.risaaqnalka1925 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 ปีที่แล้ว +2

    anigaa kugurayna maxaad laqaylinaysaa ninbaa igura macnuhu ninbaa iqaba viiva Somaliland

  • @mohammednur184
    @mohammednur184 4 ปีที่แล้ว +1

    Qaybtii 2aad aawey??

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 4 ปีที่แล้ว

    wlhi ciyartaa 11 jir baan ku ciyaari jiray luuuf baa la yidhaa qofka dhagaxa godka ku rida ama ku dhaweeya ayaa la xambaarayaa😭😭😭😭

  • @somaliahanoolaato2323
    @somaliahanoolaato2323 4 ปีที่แล้ว

    Muuse biixi Dadku ha guraan ama dalka haka baxsadaan kkkkkkk

  • @araweelochannel873
    @araweelochannel873 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh walle tasi anay igu dhacday anigoo yar iyo gabadh iga wayn qadikari wayay

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal 4 ปีที่แล้ว +2

    balbalaadhsheeeeee

  • @sassis3185
    @sassis3185 4 ปีที่แล้ว +3

    somalidii waatan ku walatay baryahaan subscrabe iyo like :)

  • @massmass8300
    @massmass8300 4 ปีที่แล้ว

    Arninkan naag ayuunba
    Guri karta
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @caamirxuseen7848
    @caamirxuseen7848 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkk buubaayo waa ciyaalki hore waa ciyaartooygi gobolka togdheer waliba weerarka aha

  • @maxamuudcabdi6672
    @maxamuudcabdi6672 3 ปีที่แล้ว

    BURCO
    WAYEEL
    MALEH
    WAR
    ISLAXISHOODA

  • @yousufismail5770
    @yousufismail5770 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan caqaayada waa nin rageed naftiisuu la cararay balaayaanu isku doonanay kulahaa.kkkkkk

  • @sahrasaafi9783
    @sahrasaafi9783 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @somaliahanoolaato2323
    @somaliahanoolaato2323 4 ปีที่แล้ว

    Buurane waa jilaa fiican lkn af somaligaa ku yar

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 4 ปีที่แล้ว

    Burco nin ween maleh 😂😂😂😂😂😂😂

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 4 ปีที่แล้ว +1

    100 SUBSCRIBE IISAARA SOOMALI WEYN IYO FANSKA YAASIIN BALBALAADHSHE.

    • @husseinojey8753
      @husseinojey8753 4 ปีที่แล้ว

      Huno san lacagba lagu hela nolol malmedkoda mala yacni ma aha

  • @maxamedismaaciil3401
    @maxamedismaaciil3401 4 ปีที่แล้ว

    Waxan idin kula talihaa ruwayadaha in aad dhaarta.badan.ka.daysan

  • @boosliindhananbooska7028
    @boosliindhananbooska7028 4 ปีที่แล้ว

    Buubayo kulaha bal baladh she ila soo xidhiidh aad meherada ii xayay siiside

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว

    Balaayo layskunadonte Maanta laguuwadey Dheh makanooqaadi karaa🤔dhawdhawley Afkeedawedah
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 ปีที่แล้ว +1

    🤔dad waaweyn oo malayacni ah igadhe

    • @40156
      @40156 4 ปีที่แล้ว

      Zaynab wa majajilo wll. Laga yaabaa in ay dad ka qosliyeen taasina waa loo baahanyee u daa

  • @apdiqanijuppaawi9877
    @apdiqanijuppaawi9877 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 4 ปีที่แล้ว

    Na Kur Ayaan Xasuustay Wlhy 20 Ka Hor

  • @abdulkadiromar583
    @abdulkadiromar583 4 ปีที่แล้ว

    Nin bayahw ximadii waxa somalida ka haysta wa maxay wadamada kale caalamka waxad ku arkusa wax xig madaysan wale qaranki burburay wax wayn ayuu latagy

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว

    I horta maxaalaguraya 😂😂😂

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk aniga nin baa I guray kulahaa qosol uguma harin walahi

  • @nuurcumar8920
    @nuurcumar8920 4 ปีที่แล้ว

    Haa waayab

    • @mohamedabdi378
      @mohamedabdi378 4 ปีที่แล้ว

      Kahhs sccsiba owmadrwyav bsj ggsj agt

  • @abaalgaradmediapro3836
    @abaalgaradmediapro3836 4 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkk xukumada ayay talededu noca noqotay hada kkkk

  • @wlhikhadarcabdi1896
    @wlhikhadarcabdi1896 4 ปีที่แล้ว

    😅😅😅🤟🤟🤟

  • @awalahmed5638
    @awalahmed5638 4 ปีที่แล้ว +3

    Akhlaaq xumo. Com

  • @khadracusmaan6686
    @khadracusmaan6686 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxb dhacay

  • @mahamedsuleiman4890
    @mahamedsuleiman4890 4 ปีที่แล้ว

    مالابعنى

  • @gty754
    @gty754 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 4 ปีที่แล้ว

    Caqaayadii waxba qabsaday 😂😂

  • @mukhtaarosmaan8368
    @mukhtaarosmaan8368 4 ปีที่แล้ว

    Nin bay gura

  • @maxamedhhnjawjaw3586
    @maxamedhhnjawjaw3586 4 ปีที่แล้ว

    N.
    Pnogr8

  • @sooraanmire7791
    @sooraanmire7791 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk caqaayadi waxba helay buubayo islaantu wayka badisay nin ba igura e indhaha shido yaya kutidhi

  • @khadracusmaan6686
    @khadracusmaan6686 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @haykalyare4374
    @haykalyare4374 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk