1991dii aya laga cararay wiilkan oo la koriyay waxbartay shaqaysto, xaasleh hal xanun aya haya!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #BAADIGOOB #ILLINTIR #BAAFIN

ความคิดเห็น • 270

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaah eedo xaawo cali mire sifiican baan u aqaan waa hooyo naxariis badan oo wiilkeeda cabdullaahi hooyo wanaagsan u noqotay ilaahay ajar haka siiyo

    • @ahmedliban7035
      @ahmedliban7035 2 ปีที่แล้ว

      Xawo ma marxeen baa misay dhulbahntaa misay mj?

  • @ahmedsheikh914
    @ahmedsheikh914 2 ปีที่แล้ว +46

    This guy is amazing he is the man of the year eell done abdi aziz

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 ปีที่แล้ว +35

    Waalidiinta iyo caruurtii kala lumay Alloow isu sahal wuu helayaa inshallaah Aamiin yaarabi

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 ปีที่แล้ว +45

    MaashaAllah waa Hooyo macan oo fiican oo waxaa tahay Hooyo dhib la aan dhashey wiilka soo korisey. Waxaa Allah ugu baryayaa in ilaahey usoo birbiriyo wiilkaas yar waalidkiis ka maqan oo si sahlan lagu helo yaa rabi Aamiin 🤲🏼🤲🏼

  • @xaliimosacdiyo5250
    @xaliimosacdiyo5250 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi soomaali wax dhumay iyo wax dhintay iyo wax dhaawac ah ayeey u bateen ilaah ha ha usahlo wiilka dadkiisa aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 2 ปีที่แล้ว +20

    Anagoo Ka sii Qaxeyna kismaayo baaa wiil yar Doon Ju sii Qaadney Meel Cidlo Ah Buu joogey Anigaaa grty Inuu Lusan Yahay Boosaaso baaan Gedney Waan Baafiney Reerkiisii Baan ku Wareejiney Oo walhi Ah Alx ♥ 🤲
    Reer Ahaa Warsangali Buu ahaa
    1991kii Arxan Ma Jirin ilaaahey arxankiisa mooyeeee

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhakhso baa la baafiyey.

    • @monera3812
      @monera3812 2 ปีที่แล้ว +7

      Anigaba wan lumay waqtigi dagalda kismayo doonti ugu dambeysay o kaso baxda laygu so tuuray ano afar Dani jira lkn nasiib wanaag rer an family nahay aya Iga dhex helay doonta oo igartay ayl ayeyna kuso xiraty alx

  • @gacaloygacal3761
    @gacaloygacal3761 2 ปีที่แล้ว +13

    Allow maamadaan janatu Fardiws ugu bishaareey, Allow u adjeeda u barakeey.
    Maasha Allah.

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 2 ปีที่แล้ว +14

    ILAAH waxaan ka baryayaa in uu wiilkaan u sahlo reerkiisa, hoyadanna inuu miisaakeeda xasanaadka ugu daro. Aamiin

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha usoo dhaweeyo wiilkaa reerkiisii hooyadan wiilka korisayna ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah hooya wanagsan baatahay hooyo mcn rabi haku barakeyo wiilkana alle ha u sahlo reerkisa

  • @abdifitahali7597
    @abdifitahali7597 2 ปีที่แล้ว +6

    Sxp warshada bastada aniga dagan bal wan raadina qofkii wiilkan dhalay in la heelo I.a wan raadinayaa hooyo alle ajaar haka siiyo I.a wax walipa kheyr ayee ku dhamaneysaa

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 ปีที่แล้ว +35

    1-1-1991 Maalin Talaado ah 3 saac oo Subaxnimo ayaan Xamar kasoo baxnay
    Anigoo aaminsan in wakhti yar ka dib gurigeena ku soo noqon doono dib dambe na uguma noqon Waarid iyo Walalse iigama dhumin Alxamdulillah Intii kala luntay Allaha isku keeno

    • @sharifaibrahim6659
      @sharifaibrahim6659 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin idinkana Allah ha idin xafido

    • @sharifoahmed9438
      @sharifoahmed9438 2 ปีที่แล้ว +1

      Iskumaalin ayaan xammar kasoo baxney 03/01/1991 subax talaado fidinta beeraha afgoye iyo xammar dhadoodan soo degney sidaasoo kale waxan aaminsaneyn inaan dhaqso u noqoneyno
      Lkn maysan dhicin
      Intii kala dhuntey Allaah ha isku soo sahlo ayagoo nabadqabo insha Allaah

    • @amalomar860
      @amalomar860 2 ปีที่แล้ว +2

      @@sharifoahmed9438 wasas qofwalba wuxuu islahaa dhaqso ayaad u sonoqonaysa Aniga iyo family gayga waxaan sobaxnay 26 /1/1991 markaas waaan yaraa laakiin waan xasuusta waxaan kunoqday Muqdisho 25/3/2015 dagaal waxa laga faaiido waa burbur iyo masiibo ilahay wadankeena nabad iyo xasilooni haku sooceliyo

    • @sharifoahmed9438
      @sharifoahmed9438 2 ปีที่แล้ว +2

      @@amalomar860
      Aammiin abbaayo
      Dagaal iyo dhibaato Somaali weysoo martey
      Allaah waddankeenna nabad hanooga dhigo 😘

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah habartey Xawo Cali mire ehelu Sharaf Abdullahi nolol qurux badan baad ku korisey diin iyo akhlaaq wanaagsan ayaad ku korisey allah hakuu sahlo reerkooda

  • @umumaxamadamiin7106
    @umumaxamadamiin7106 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah abdicasiis wall Qaali sida u jeceshahay walalahaga Somaliyed RABIYO adiga walidkaga janatul fardowso idinku bisharay inta muslim ah Kala maqan rabi ha isku dhaweye inshallah 😍🤲

  • @suleimanabdirahman8389
    @suleimanabdirahman8389 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah walee waa hooyo wanaagsan abaalkaaga janno allaha Ka dhigo qofkii hal qof nooleeya wuxuu la mid yahey qof dadka oo dhan nooleeyey taana ilaahey ayaa yiri anigu ma oran wiilkana reerkiisa allaha sahlo Insha allah wuuhelayaa

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah ha ku naxariisto adun iyo akhro fiicaney.Abdiaziz ajar aan ka dhaman ha ku siiyo. Aamin yaa rabi

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey waalidkiisa ha u saqiro ajar iyo xasanaad ilaahey haka siiyo korimadiisa iyo badbaadadiisa

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 2 ปีที่แล้ว +12

    Alla ha isu sahlo waalidkiis wiilkaas yar iyo waalidkii dhalay faraxad dagdaga ayaan u rajeeynay neeynaa hadaan nahay tiim ilintir insha Allah.
    Mammada korisayna kheer Allaha siiyo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +1

    Maamada illaahay ajar iyo xasanaad hakasiiyo wanaagay qabatay wiilkana illaaha raxmaan kaa howsahlo waalidkiisii saxda ahaa hadana waalid wuu haysataaye rabi howsoo siyaadsho

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 2 ปีที่แล้ว +9

    Alloow wiilkaas usahal waridkiisa iyo ahelkiisa Amiin yarabi 🤲🤲

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 2 ปีที่แล้ว +2

    Xanuun badana ilmo Hal sano jiro lumay ilaahay hawso sakhiro reerkiisi aamiin inkastu nasiib laha oo qof fcn helay

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 2 ปีที่แล้ว +11

    Maasha ALLH tabaaraka allh jazaaka aalahu khey hooyo wiilkaagana allh hakuugu sahlo ehelkiisa AAMIIN YAA ALLAH AAMIIN YAAALLAH YAAALLAH AAMIIN AAMIIN YAA ALLAH AAMIINaflax iyo liibaan

  • @Abroone01
    @Abroone01 2 ปีที่แล้ว +6

    Alle ha u sahlo qoyskiisii dhalay kuwa koriyayna alle haka ajar siiyo Insha'Allah

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Wiilkan he deserves the best awards.... Ilaahey ha xafido

  • @safiyonur5415
    @safiyonur5415 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah hooyo wanaagsan ilaah ajir iyo xasanaat haka siiyo,,way nasiib badan yihiin ayada iyo wiilkaba🙏🙏🙏

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah waa hooyo wanaagsan illahay reerkii sii willkaas

  • @xaawaluulaa4299
    @xaawaluulaa4299 2 ปีที่แล้ว +5

    Mamadan ajiir iyo xasanaad allaha kasiiyo korimada wiilkana Ehelkiisa allaha u sahlo Amiin

  • @saynabwarsame3654
    @saynabwarsame3654 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah akbar waa hooyo sharaf badan wilkena Allah haku usoo sahlo reerkiisa insha allah

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 ปีที่แล้ว +10

    illahaya qeera ha ku siyo mamma fiican aye aheda adiga qeera badan rabi ha ku siyo Wiilkaga illahaya ha uu sahalo waladakisa ayiga nabada qabo adiga rabi ha ku siyo ajira iyo Xasan ha ku siyo Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allh xaawa cali ilaahay hakaa ajrisiiyo

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah hooyo macaney ilaahey ajaar bdn ha ku sida naxariista leh aad u so barbaarisay asigane ilaahey walidkiisa ha u sahlo wll Abdiaziiz jazakumallah qeeyr

  • @ahmedali2382
    @ahmedali2382 2 ปีที่แล้ว +8

    Insha alaah waa la helayaa
    Maamo adigana ilaah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Abdiaziiz ale haku barakeeyo wiilkan walidkii allah hau soo sahlo 🤲

  • @amiishofficial626
    @amiishofficial626 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waa hooyo wanagsan illahow wiilkasna illahey ha u sahlo dadkiisa insha allh

  • @haboonwanag8043
    @haboonwanag8043 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah hooyo waxay ahayd qof aad u naxariiz badan jazaaka Allah hooyo ilaahay wiilkagana ilaahay dadkiisa how sahlo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allaah waa hooyo aan la helikarin ajar iyo xasanaad allaha kasiiyo. Wiilkaan ehelkiisa allaha u sahlo

  • @Naya_1099
    @Naya_1099 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow usahal

  • @maslah345
    @maslah345 2 ปีที่แล้ว +7

    ALLAHA USAHLO WALIDKIIS AY URADINAYSO WIILKA AY KORISAY IYADANA WAA WALID DHIBLA AAN DHALAY CUNIGII LA KORIYA WALID BEY UTAHAY

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 ปีที่แล้ว

    Maansha ALLAAH hooyadaan ALLAAH ha barakeeyo qofkii joogaa joogaye qof qof ka tagay ayaa ilmo uusan dhalin qaadi karey dad baa sameeyay wiilka qaado gabadha ka carar in kastoo aanay fiicnayn hadana halaag baa markaa soomaalida fool xumadaa gayaysiiyay ALLAAH naguma soo cesho wakhtigaa oo kale hooyadaan waa boqorada samirka iyo hal adaygaa ilaahow abaal keeda jano ka dhig aamiin aamiin aamiin umada soomaaliyeed ilaahow fidmo iyo qax ka badbaadi oo karaamadoodii soo celi aamiin aamiin aamiin

  • @ruunhussein1205
    @ruunhussein1205 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc wr wb maanshaa allaah ilaahay haku liibaano.aniga xagayga waa mahad naq amaan iyo 2ba duco ,mahad allaah ayaaleh iyo amaan alxamdulilaah. Allihii na karsiiyey caqliga iyo maskaxda wanaagsan nasiiyey alxamdu lilaahi.
    Ducana adiga ayaaleh la qaybsaday dadwaynaha murugo iyo farxad sadaqadaasna alaha kugu xafido Aamiin yaa raxmaan waaridkaana janatul fardaws allaha uga farxiyo Aamiin yaa allaah.ducada u danbaysa wiilkaas waaridiintiis alaha u soo sahlo Aamiin Aamiin yaa rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    Hooyada korisayna say u korisay oo ay u xafiday janatul fardawsa allaha u ogolaado.!! Aamiin aamiin yaa raxmaan

  • @aminoaden9876
    @aminoaden9876 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u sahlo

  • @habibawarsame660
    @habibawarsame660 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa muslika xalaasha ha somalidi hore oo xalaalquudato ha hooyo allah ku xafido 🥰🥰🥰🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @صوماليوافتخر-ر6ي
    @صوماليوافتخر-ر6ي 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah hooyo waxatahay qof wanaagsan ajar allaha ka siiyo allaha usahlo dadkisa waa arin aad ii xanuujisay

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 2 ปีที่แล้ว +7

    Mamada xataa ha iska barto DNA Waayo waxaa dhici karta in ey qarabo yihin waka markey katagto ooyayay. Allaha u sahlo wiilka reerkisa

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 2 ปีที่แล้ว +3

    I Insha allaah waala helayaa dadkiisa adigane waa wiilkaagi cidlo. ka heshay korisay allaha kubarakeeyo

  • @justwatching4159
    @justwatching4159 2 ปีที่แล้ว +2

    Maamo Allah janada mida ugu saraysa hakuugu abaal gudo waxaa tahay wor aan la heli karin wiilkana allah ha ufududeeyo

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 ปีที่แล้ว +2

    Illaah ha uu so sahlo waalidkisa inshaallah,
    Walal hormar wanaagsan iyo in illaah ajar iyo xasanaad badan ale haka siyo.
    Mahadsanid.

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah hooyo macaan ajiir iyo xasanaad illahay ha kaa siiyo Aamiin

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHYOW u sahal dadkii dhalay AMEEN YAA RABBI

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰 alaaah ha sahlo inshalaaaah

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 2 ปีที่แล้ว

    Gabar fiican baa heshay wiilkaas

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah reer fiican ilaahey wiilka reerkiisa alle ha u sahlo

  • @suleikhaaaqil215
    @suleikhaaaqil215 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw. U soo dha wee. Maamadaan khayr badan. Alaw. Sii. عبد العزيز. جزاك الله خيرا الله يسعدك ويوفقك

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a waa hoyo fican tariqda iyo malinta iyo time ⏲ kii way xasusatah allow kudhawr hoyo fcn m.a wiilkas allow kadhig kii abal kadah gudah wiilkana usahal walid kiis haday san si sax uturin allow isku sahal🥺🤲🤲🥰🥰❤❤

  • @fatmaabdi9416
    @fatmaabdi9416 2 ปีที่แล้ว

    Alxm way is heleen asaga walidkis allha isku so hagajiyo dadka kle oo kala maqan🤲

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah hooyo wanaagsan wiil wanasgsan allaha u sahlo hooyo iyo aabo

  • @ahmedabdulle6954
    @ahmedabdulle6954 2 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa allaah waa qof wanaagsan

    • @amaldiriye7606
      @amaldiriye7606 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha alaah ilaahay usahal wiilka ehelkisa insha alaah Hooyada korisayna jazaakalaah khayr

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakuu sahlo

  • @amiinyusufmaxamed1801
    @amiinyusufmaxamed1801 2 ปีที่แล้ว +1

    wan Ku Paaahanhy wll iso qapo Arin Noocanoo kele ah 😢ayaan kaala hadli raapa

  • @KADABAA
    @KADABAA 2 ปีที่แล้ว +3

    allah ha u sahlo hooyada qalbiga fiican...

  • @najahtifow9285
    @najahtifow9285 2 ปีที่แล้ว

    Allah hasahlo in Shah Allah last week

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 ปีที่แล้ว +2

    Maaashaa allaah shukran maamo iyo cabdicaziiz

  • @ardoabey8659
    @ardoabey8659 2 ปีที่แล้ว

    Allaha kuxafido abdiaziz really iyo hoyada sharafta badan ee naxarista badan barakallah

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 2 ปีที่แล้ว +1

    Subhanalah🥺😭🥺🥺 Allow u sahal

  • @subkannakbuss2756
    @subkannakbuss2756 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax waa qiso xanuun badan
    Ajir iyo xasanaad allaha kasiiyo
    Hooyo

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 2 ปีที่แล้ว +2

    iLaahey ha u sahlo wilkaan waalidkiis kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha uu sahlo waliidkiisa Aamiin

  • @amaalhasan9303
    @amaalhasan9303 2 ปีที่แล้ว

    Strong mum

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay usoo sahal dadkiisa aamin Aamin yaarabi

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa helaa insha allah mamma adig ajer hakaasiiyo insha allaah

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 ปีที่แล้ว

    Yaa raxmaan uso dhawee ehelkiisii

  • @amaalhasan9303
    @amaalhasan9303 2 ปีที่แล้ว

    Waa Hooyo tayo leh.

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah gabadh wa qof wanagan

  • @ibaadohussien6483
    @ibaadohussien6483 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah illhey ha u sahlo walidiintis

  • @mgonepro2317
    @mgonepro2317 2 ปีที่แล้ว +5

    Abdi aziizow wallo waxa iga maqan hooyo iyo abbo iyo wallo midna mahaysto marka xage lga LA soo xiriira

    • @muniiraahmed706
      @muniiraahmed706 2 ปีที่แล้ว

      allaha kuso dhaweeyo walal

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว

      Waxaad wacdaa dadka baafinta loo sameeyay numberadooda shaashada ku qoran iyaga kuu sheegaya

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc MACAAN Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din Wilkana Ehelkisa Allha U Sahlo Inshaa Allaah Amiin

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 2 ปีที่แล้ว

    ilahay haw soo dha weeyo isagaa boqore ilahay mamadan jantul fardaw sa hageeyo iinshlh

  • @kowtharali4384
    @kowtharali4384 2 ปีที่แล้ว +4

    Walalkey Really jizakalah allah u sahlo.

  • @farxiyoalijamac4945
    @farxiyoalijamac4945 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilhaw usahal daadkisiy hooyo wngsn weyan allah xifdiyo iydanah wilkan allah daadkisa siyo 🤲🤲🤲

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 2 ปีที่แล้ว

    Ilahow wilkan ilahaye ha usahlo wilkan reekisa usahal

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 2 ปีที่แล้ว +16

    Asc wll Abdicaziizow ilaahay ha isku soosahlo, lkn walaalow codsigayga kasoo jwb qaaybta whatappka baafin ayaan rabaa marhore ayaan sooqortay almost a month ago jazaakaAllah kheyr

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 ปีที่แล้ว +2

      Alle ha kusoo sahlo cida baafinaysid

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha ajarsiiyo walaasheen

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalh Alle ha ka jasaai siiyo, hana u soo dhoweeyo cidiisii iyo waalidliisii amiiiiiin.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 ปีที่แล้ว +5

    Intuu yaraa yay bbc ka baafin lahad ama laanqayrta cas sodon sano kadib maaha in ay baadigoobto waalidkiis

    • @safiaafrah1248
      @safiaafrah1248 2 ปีที่แล้ว +1

      Way fcnaan lahayd,lkn berigaas DNA lama fahansaneyn in la heli kro waxaa iska sheegan karey kuwo caruurta gata,saanaa qeyrka ugu jirey allah ha u sahlo dadkiisa.
      Dadkaan dadka iskasoo sheeganaayo DNA aa looga fakadey maahee dadka inta bdn allah kama baqaan.

    • @zuhurhassan2881
      @zuhurhassan2881 2 ปีที่แล้ว

      @@safiaafrah1248
      Haa wll DNA ayaa dadkii kala saaray
      Laga yaabaa In Qalbigiisa loo ilaalinayay madaama uu caruur ahaa Korniimadiisuna socotay lkn maba dayacmin nolol fiican ayuu ku noolaaday alx allaah khayr hasiiyo hooyadiisa korsatay
      Hawna soo sahlo ehelkiisa amin

  • @duniyodhiblawe6503
    @duniyodhiblawe6503 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u soo sahlo waalidkiis si fudud

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 2 ปีที่แล้ว

    ajir iyo xasnaad alaha kaasiyo

  • @ashamohamud4918
    @ashamohamud4918 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah aboowe keep going

  • @user-vg9iw3bb8s
    @user-vg9iw3bb8s ปีที่แล้ว

    Asc
    Walaal Abdulcaziiz tefoonka gaar ah ee laagaga so xidhiidhi karo ayaan u baahan nahay ee sireeni ku heli karaa BAARAKALLAHU feka.

  • @mohamudgesey7995
    @mohamudgesey7995 2 ปีที่แล้ว

    Allow sahal

  • @neenaamehraa1204
    @neenaamehraa1204 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u sahlo waalidkiisa wlalkeen murugada allha ka dulqaado

  • @khadrasomal7833
    @khadrasomal7833 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu abkar hooyo macaan ah hooyo somaaliyed

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 ปีที่แล้ว

    1991 qofkii wiil 1jir ah ilaa 2 jir ah ciddii uu ka dhumay wershadda Baastada akteeda. Ilaahow u sahal.

  • @sacdiyoshaxmed2461
    @sacdiyoshaxmed2461 2 ปีที่แล้ว

    Allaah ha isu sahlo wiilkaas iyo ehelkiisa maamadana ajar aan dhamaan allaah haka siiyo

  • @Fayeey920
    @Fayeey920 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha usoo sahlo dadkiisa walaalkaas

  • @drfarxiyo8737
    @drfarxiyo8737 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaha u sahlo reerkiisa

  • @blessedme8532
    @blessedme8532 2 ปีที่แล้ว +2

    Hooyadaan markaas single beey eheeyd weeyna qaadey Ilmo yar ❤️

  • @hananabokor4260
    @hananabokor4260 2 ปีที่แล้ว

    Waa hooyo aad uu wanaagsan ilaahay ha uu xifdiyo

  • @khadrohirsi4368
    @khadrohirsi4368 2 ปีที่แล้ว +5

    Allha uso dhoweyo dadkisa😭😭😭

  • @ramlomaxamed2156
    @ramlomaxamed2156 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha usahlo walidkis aamin yarabi

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 ปีที่แล้ว +2

    hooyo sharaf leh Allah ha xifdiyo hooyadan