MUUSE QABASHADIISA AYAA NAGU BALAN AH - GO'AANKA AWDAL STATE WUU CAD YAHEY AXMAARNA SUGI MEYNO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2024
  • Muuse qabashadiisa ayaa nagu balan ah go’aanka Awdal State wuu cadyahey meel aan uga laabaneyno oo aan axmaarka ku sugeyno majirto
    Join this channel to get access to perks:
    / @ayrotv
    XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
    Somali Cultural and Social Anthrapolgy
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 41

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 17 วันที่ผ่านมา +8

    Guul…..Guul iyo gobanimo awdal state movement,xoraynta iyo dhismaha dawlad goboleedka awdal wa waajib muqadas ah,difaaca dhulka iyo badda awdal heegan baan u nahay,midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco.allhu Akbar.

  • @user-yf3kt4cn1k
    @user-yf3kt4cn1k 17 วันที่ผ่านมา +6

    Waad dhaaratay waana ka qadanay ilaahay ha ku garabgalo

  • @user-sq5tf9ok1e
    @user-sq5tf9ok1e 17 วันที่ผ่านมา +3

    Guul awdal , soomaaliya ha midawda❤🇸🇴

  • @fe8445
    @fe8445 17 วันที่ผ่านมา +2

    Afkaaga caano lagu qabay. Baaraka Allahu fiik.
    Guul Awdal State.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 17 วันที่ผ่านมา +3

    Hala heshiiyo walaalayaal, Muuse Alla hana dhaafiyo. Aamiin.

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 17 วันที่ผ่านมา +5

    Muuse handaraab muse oromo muse juudana gacan bir ah ba lagu soo qabanyaa & kooxdiisa ba?

  • @1Horyaal
    @1Horyaal 17 วันที่ผ่านมา +2

    Awdal statt for ever.dhig iyo dhecanba waan u hurayna

  • @abdifatahkadaribrahim8150
    @abdifatahkadaribrahim8150 17 วันที่ผ่านมา +2

    Guul guul ❤❤❤❤

  • @djamamoumin23
    @djamamoumin23 17 วันที่ผ่านมา +3

    Hala qabto muuse canwar

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt 17 วันที่ผ่านมา

    💪💪👌👌💯 guul masha allah

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 17 วันที่ผ่านมา +4

    GUUL IYO GOBONIMO AWDAL ESTATE

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 17 วันที่ผ่านมา +1

    Gacanta. Fududeya. Especially Bajilbahadhulka. Ugudhufatay

  • @AhmedAli-ri9mb
    @AhmedAli-ri9mb 17 วันที่ผ่านมา

    Adigoo aya

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 17 วันที่ผ่านมา

    Runahaantii guushu waxay kutimaada marka si sax ah oo xaqiiqi kujirto gacamaha la iskuqabsado
    Dadku inay dadnimadooda muujiyan waa wax istaahila
    Adeer dhikilahaaga ayaa lagu meelmaraa SNM IYO WAX Somaliland layidhaahdo wlhi wax shaqaynaya maaha
    Riyada iyo beenta waxaa dan kuqaba isaaq ookaliya lkn Awdal been haday kusoonoolayd hada way kagaraadaysatay sidan qabo

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 17 วันที่ผ่านมา +1

    diyaar baa lagu yahay

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 17 วันที่ผ่านมา

    Adal emp guuul

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 17 วันที่ผ่านมา +2

    Waar dhulna ma lihide eeyohow xaarka iska du Inna Biixi waxaba ma yeeli kartid ee horta Reer Sheekh Isaxaaq soo dhamee.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 17 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 17 วันที่ผ่านมา +1

      Hala heshiioy walaal ❤❤

    • @halimodhinbil5362
      @halimodhinbil5362 17 วันที่ผ่านมา

      qudhmisland awdal dadba leh

  • @mussejama311
    @mussejama311 17 วันที่ผ่านมา

    Alaska purchase 1867
    Awdal purchase 2024.

  • @Xo01w
    @Xo01w 17 วันที่ผ่านมา

    Mashallah horta midbaan ku sheegi rgadabursi ma kacaan lakin haday kacaan dagalka isaaqu wuu yaacaa oo waan is naqaan dagan haday noqoto ninka gadabuursi haduu dhawacmo xataa jilba joog intuu I fadhiisto ayuu xabada ridaa oo iidoor intuu is walayo waa intay hurdane xaqiiq haduu dagal dhaco 10 nin ee iidor hal ninbaa u dhigmee inoo bilaaba bahasha

  • @user-xo5tk7id8q
    @user-xo5tk7id8q 17 วันที่ผ่านมา

    Which one Amhar and Oromo and Issa is preferable.If Mise is ahmar
    AWDAL state is Oromo.Neither of AWDAL STATE (Oromo) Eye Ahmad or Jibouti can harm SOMALI LAND but I fear that SNM KULMIYE may Hijack Somaliland 6:37

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 16 วันที่ผ่านมา

    Guri yar baad kasoo niic leedahay adoo naaso leh.

  • @mustafaali7560
    @mustafaali7560 17 วันที่ผ่านมา

    Yes inshallah inshallah inshallah inshallah inshallah inshallah inshallah inshallah inshallah inshallah inshallah kkkkkkkkkkkkk

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 17 วันที่ผ่านมา

    qofka macasha waynle hadalkiisu waa waxba kama sooqaad waayo waa nin xanunsan tiisina u taagla

    • @MohamedHanad-ys8lt
      @MohamedHanad-ys8lt 17 วันที่ผ่านมา

      Fiiri indhaha fur sidee gaal itoobiyaan ah inta kuu imaado dhulkaada u qaadan karaan subxaanallaah.

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 17 วันที่ผ่านมา

    Gadabuursow hadaad muuse u codaysaan fartiina mar labaad waad eedi doontaan habar awal siday idiinku dhaaranayaan waa la yaabay❤😂🎉😢😮😅😅😊

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji 17 วันที่ผ่านมา

    Ha lasoo qabto xamarne kasoo dajiya si logu maxkamadeyo cadowga umadeena ee xabashida u shaqeya😂😊

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 17 วันที่ผ่านมา

    Muuse biixi fadaraalka uu ogolyahee idinka ayaa dibdhacsan oo cabsoomaya

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 16 วันที่ผ่านมา

    Fataabakhle😂😂

  • @user-tr5uh8cv3f
    @user-tr5uh8cv3f 15 วันที่ผ่านมา

    Dhaarta iskadaa waxan kaa buurani waa doqoniimo

  • @mtksolution
    @mtksolution 14 วันที่ผ่านมา

    Hoyabaws

  • @saalaxy
    @saalaxy 17 วันที่ผ่านมา

    Buuni walaalkii iska hubso adeer

  • @abdiibraahimawale4511
    @abdiibraahimawale4511 17 วันที่ผ่านมา

    Muuse wuu ku wasayaye ma cashad nooday

  • @gorgorhaadka8824
    @gorgorhaadka8824 17 วันที่ผ่านมา

    Gumaysi madow aqbali mayno muuse ha la soo qabto waa khaimu wadan oromo iyo muse biixi waan la dagaalamynaa.................................

  • @abdiibraahimawale4511
    @abdiibraahimawale4511 17 วันที่ผ่านมา

    Waad iska dhaarate hortay kaalay borame fadhadhakhle

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 17 วันที่ผ่านมา

    Dhuuse Weyn ma Dawlad fadarla jirtaaa xageey ka talisaa
    Fiqi Dameer waa idinku guryaa

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 17 วันที่ผ่านมา

    Kkkk huno ruun hadi laa isku sheiko muse waa niin sacaad muse ah ee mawelada jooji oo iska meerayso meelaha

  • @user-tr5uh8cv3f
    @user-tr5uh8cv3f 15 วันที่ผ่านมา

    Hooyadaa was isaaq markaad dhamaysaan muuse qabta beedee kkkkk

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e 17 วันที่ผ่านมา

    Maxa laqabanaysan samaronow qadiyadina somali oo dhaan aya nasugaysa haykaleh dhulkina issaqlan habobo dhulkina iniga Hayey iniga ayey nika adkadeen