Daawo;-Odayaasha Beesha Ciise Oo Caawa Ku Dhawaqay War Lama Filaan Ku Noqday Muuse Biixi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

ความคิดเห็น • 127

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 26 วันที่ผ่านมา +2

    Waa dad lacag la soo siiyay ku wani.waan idin garanay.anaga ba ku leh axmaro iyo oromo walaalaan nahay bilaa tariikh yohow.

    • @Barwaaqo-gx2rr
      @Barwaaqo-gx2rr 22 วันที่ผ่านมา

      Ayyyyy hayelin 😂

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 27 วันที่ผ่านมา +7

    Ilaalinta midnimada, sharafta iyo qaranimada Somalia waa muqadas🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 27 วันที่ผ่านมา

      Kkkk WAL WALA TA WAR XARADA GAL CIIL KU NOOL NIN AAN CIILAY BA I CAAYAY

  • @user-horo
    @user-horo 26 วันที่ผ่านมา +1

    Fulaynimo ay kabaqaysan ismaaciil cumar geele ayaa ishaa yeeshay kuwan,subxaanlaa

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 27 วันที่ผ่านมา +11

    Ciiise iyo gudabiirsay is xoreeya walaalayaal waana idin garabtasganahay❤❤❤

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 27 วันที่ผ่านมา

      Subxaana laah qabiil iyo qabrigaaga

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 27 วันที่ผ่านมา

      Halkeed joogtaa aduu ina dhilo jabuuti ku soo dar

    • @MahamedAhmed12aad
      @MahamedAhmed12aad 26 วันที่ผ่านมา +1

      Ciise Soomaali oo dhan ayey rabaan iney dilaalan oo ay ibsadaan....
      Mid ay ku sheegto Pirates iyo argagixiso iyo somali diid ....
      Waa munaafaqiin Ethiopia hoos fadhida

    • @faizam523
      @faizam523 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@MahamedAhmed12aad isaaq baa ka xun oo axmaaro noqdey

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 26 วันที่ผ่านมา +3

    Ciise iyo gadabuursi waa walaalo waa mid waa gacal iyo xigaal united forever

  • @cabdiradhiidguuuleed6871
    @cabdiradhiidguuuleed6871 27 วันที่ผ่านมา +2

    Manshaa Allah caaqil cismaan cali iyo caaqil xasan cige labada caaqil
    Warkooduwuucadyahaymanshaallaah waanhanbalyaynayaa inigoo ahdarwiish jooga gobolka sool soodhowaada garabkiinaanu nahay idinkumaalay

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 27 วันที่ผ่านมา +4

    Ciise waayahhay idin maqalney

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k 27 วันที่ผ่านมา +2

    Odeyga Buurmadow la leeyahay waa mid aan nafbadan laheyn oo caado qaato ah

  • @NadaGuuleed
    @NadaGuuleed 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtin xal qaata duqomada meelaha ka hadala ha dheegeesanina ee dadku waa walaalo ee shadanka naara kulmiye waa tegayaa soolna waa soo noqonasaa wanu medoobi insha allaah shushuku wa baxayaa

  • @MahamedAhmed77
    @MahamedAhmed77 26 วันที่ผ่านมา +1

    dadkA somaliyeed waxay noqdeen xoloho kale intii maanta aa dhibateesid bari ku dhahaysa war kalaya waxba soo kordhaye markaas bay ayagooo yacaya ku so galayaan hada dad baxay ku dhahayaan ismaciil cumar geele bada somaliya dufaacaya cadaw hadii Somali ay Le dahay wa geelaha jabuuti jooga somaliand cuqdad Yar ba ku jirta mooye ehelnimada kama tagin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 27 วันที่ผ่านมา

    Guul from SSC

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 26 วันที่ผ่านมา

    HARGESA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ismailahmed-l6j
    @Ismailahmed-l6j 27 วันที่ผ่านมา +2

    Nasiib darada umada ku dhacday xitaa dadkii waxa kasoo hadhay afxumo waxan lahadlayaa dadka comentiyada bixinaya waxan ku talinayaa in si wacan loo hadlo oo dadka af wanaagsan lagula hadlo oo la dhegaysto waxay ka cabanayan inta goori goor tahay

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 27 วันที่ผ่านมา

      Wll dad anan Somali aheyn aya imika kabuxa qabiilada somaliyeed si ay isku diraan wana ethiopian badankodna wa oromo nagu walaty

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@Johnniedallas214 oroma af somali baratay weeye.waa in laga rara somalia o dhan

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 26 วันที่ผ่านมา

    CIISE IYO SAMAROON,IYO HARTI ADEER HEEGAA KU XAARTAY MARKAA XAQ BAY U LEEYIHIIN INAY DHULKOODA KA TASHADAAN.

  • @abdirashiidadam9912
    @abdirashiidadam9912 17 วันที่ผ่านมา

    Somalia xgeed u mari dee ma adaaa xuduud ba la leh u duuul deee

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 26 วันที่ผ่านมา

    5. haku lumin tamartaada xallinta mashaakilaadka aan adiga ahayn

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 27 วันที่ผ่านมา +1

    Markaad ciise iskumidnoqday buurmadaw saylacbuu ladegtaa meesha malihid waa laydinka qaadi saylac sacad muusaaleh buurmadaw yaad mooday

    • @user-horo
      @user-horo 26 วันที่ผ่านมา

      Hhhhhhhhhh sax haday awood leeyihiin ciise may iska qabtaan canfarta eryanaysa? Dhinaca shishana Eritrea 🇪🇷 ayaa kusoo wajahan dhinaca kaliya ee ugurman lahyd oo somalilandna waakuwaa siday doonaan colaada ugu baaqaya ee waxay ka helaanbay leeyihiin

    • @theappaz
      @theappaz 26 วันที่ผ่านมา

      Awooda aad saylac ku qadanayso adeerada maxabista ah baa kaga bahan afdheer oo wxba ka celinayn idoor baa leh 😂😂

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 26 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 26 วันที่ผ่านมา

    3. haku lumin tamartaada xiriir hal dhinac ah

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 26 วันที่ผ่านมา

    Djibouti bay ka soo hadlayaan 😂😂😂

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ciise itoobiya tan miyanay ahey ilaa 1977 ay jabuuti wax Kal degaysay

  • @Somali3000-
    @Somali3000- 27 วันที่ผ่านมา

    Maanta Ciise & Samaroon shahabka soomaliyeed in ey badbaadiyaan waayo
    Walaal istaaga is muujiya Soomaali oo dhan waa garabkiina.
    SNM 50 years waa nala xumeeyey ayey Umada soomaliyeed laf dhuunta gashey ku noqotey.
    Bada umada Soomaliyeed SNM amxaar siin idinka oo nool. No way. Maalintaas is xilqaataan waa maalinta guushu Soomaliyeed

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 26 วันที่ผ่านมา

    1. ha ku lumin tamartaada dadka aan ku taageerin

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 22 วันที่ผ่านมา

    xabaal ba biliaadnka qancisa waxa kale ma qancin karaan waar dhulkan waa laga tegayaa ilma aadanoowo

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 26 วันที่ผ่านมา

    Dad meelahaa ka hadla.oo bilaa taariikha.waxba ma yeeli karàn s.l.

  • @NadaGuuleed
    @NadaGuuleed 26 วันที่ผ่านมา

    Adeer riiyo haday dabo leeyin dabaadooday ku qarsan leeyin koofuri ee haku habsaamina ciise iyo isaaq yaa iska xiga khaladka wa lasaxayaa ee xalka dajiiya

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 26 วันที่ผ่านมา

    6. ha ku lumin tamartaada waxba ha samaynin si aad u mashquuliso

  • @Sirad47
    @Sirad47 27 วันที่ผ่านมา

    Hadba doqon la soo shiifaliyey meel hakasoo ciyo oo haku qarwo beesha reer sh.Isxaaq ee sharafta iyo karaamada leh.
    Inta aanad waxba samayn sii diyaarso halkii ku qarin lahayd.

  • @Barwaaqo-gx2rr
    @Barwaaqo-gx2rr 22 วันที่ผ่านมา

    ma kuwan baa odayaaL u ah ciise way baeen wlhi 😂😅

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 26 วันที่ผ่านมา

    Macaaaaaac

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 27 วันที่ผ่านมา

    Waxa landing yeelay bal noo sheega

  • @AliAlly-jr7kt
    @AliAlly-jr7kt 26 วันที่ผ่านมา

    KARBAASHKA ADOONTII INGIRIISKA WAA MUQADAS

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 27 วันที่ผ่านมา

    Reer shixi saxaaq kkkk waa iskumid doqon cumaamad xidhan

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 26 วันที่ผ่านมา

    Ma reer Jabuuti ayaad tahay mise reer Somaliland? Waa ayo dadka aad iska xoreynayso ee ku gumeystaa?
    Acoodigu billahi mina Somali Rajiim. Ileyn Sheydaankuba waa Somalida!!!

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 26 วันที่ผ่านมา

    4. ha ku lumin tamartaada dadka kuu baahan mararka qaarkood

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 26 วันที่ผ่านมา

    7. meelaha ay tahay inaadan tamartaada ku lumin

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn 27 วันที่ผ่านมา

    kuwani jabuuti bay kasoo hanjabayaan

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 11 วันที่ผ่านมา

    SOMALI LAND WAA KALIMAD AF INGIRIIS AH MACNEHEEDU WAA DHULKA SOOMAALIDA . DAD LAMA DHOHO EE DAL BAA LA DHAHAA . JABUUTI BERIGII GUMAYSIGA WAXAY AHAYD FRENCH SOMALI LAND , MUQDISHO WAXAY AHAYD ITALIAN SOMALI LAND , SIDOO KALE HARGEYSA OO INGIRIISKU ADDOONSAN JIRAYNA WAXAY AHAYD BRITISH SOMALI LAND .

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 27 วันที่ผ่านมา

    Dhulkayaga aad iskasheeganaysaan ka xishooda i

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 26 วันที่ผ่านมา

    2. haku lumin tamartaada waxa ay dadka kale kaa qabaan

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ciise ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @faizam523
      @faizam523 23 วันที่ผ่านมา

      Ciise kuuma baahna nsyaa dhidhiibso maalibtii aad u baah eyd markii aad ka gudubtey baad kibir iyo cay ula timid iyo waan ku weerari. Nobody needs your dirty love.😮😮😮😮😮

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg 26 วันที่ผ่านมา

    Ka fogow Waxa Kasto oo Hadhow u baahan doona raalli gelin caqli

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 26 วันที่ผ่านมา

    Somaliland madax xun ba ka talisay .hadayna madaxdasi tagina. Dadkaa ka la tagi.

  • @ahmedgahnug9813
    @ahmedgahnug9813 27 วันที่ผ่านมา

    Hopyadaa koofiyada dheer ka was wAd arki laba week kadib jabuti waxay tartay isaaq inay qabqabato isaaq una dhiibto faqash
    Wax kale oo ay tartay mirto isaaq
    Sidu ilaahay yeelo cidna horjoogsan mayso

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d 27 วันที่ผ่านมา

    Wlhi in aanu SNM noqon TaaS baa wax ku fahantane

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 27 วันที่ผ่านมา

    Waa gar gadii la waayay cadaalad in lakala yaaco
    Cudna gumaysi ka yeeli mayso usaaqna faanki iyo qabyaaladii madhaxeedi maantay hayaan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 24 วันที่ผ่านมา

    Waar. Ilahaay. Ka. Yaaba. Haala. Qaaboojii. Ariinta. Raaga. Baa. Allh. Idiinka. Dhiigay. Isalayaab. Nabad. Nabad. Nabad. Ku. Dadaal.

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 26 วันที่ผ่านมา +3

    Ciise waan jeeclahay aniigo reer haargeysa ah walalkay jiiira ciise waankugu seexda jiir oo joog walal raali ahaada afxumada isaaq ka raali ahaaw ciisoow

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 26 วันที่ผ่านมา

      Silkii hooyada iyo cise ba was, dhilo silkii hooyada meel kusheeg

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@sagiimamoula2263oroma af somali baraybbaadbtahay waanu ku tirxiilaynaa kalab

    • @yeabyeab9449
      @yeabyeab9449 24 วันที่ผ่านมา

      issaq wa walaleeheen

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@sagiimamoula2263khaniisyahow dhiladu ku curatay gbdha bl mxdku cayday ciise hdy jeceshahy mxy kuudhibaysa qaxbadii siilku hargeysa leekaye ku dhiiqday anaga wasne😢

    • @faizam523
      @faizam523 23 วันที่ผ่านมา

      Ciise jaceylkiina uma baahna iidoor qadhmuune markii aad noo dawaro imaneyseen eed qoxootiga itoobiya ku ahaydeen ee injirtu idinku gashey ee siyaad bare Allah ha u naxaristee uu futada xabada idinkaga hayey maanta ma joogtaan daneystsyaal baad tihiin markii aad nagu dan gaadheen baad nagu kibirteen walaalna ma nihin daneystayaal baad tihiin jabouti markey gaajadii idinka reebtey inaad abaalkeedii ku gudaan cay waa abaalkiin iidoor bilaa abaal walaalna ma nihin ee axmaaro ayaad tihiin qoti qoti dhashey

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 27 วันที่ผ่านมา

    Xiniinyahaa malihid inabucurbaceyr waxba halahadhin

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn 27 วันที่ผ่านมา

    dhulka sacad muuse waa la iska sheegtaa

  • @iali8540
    @iali8540 26 วันที่ผ่านมา

    CIISAW YAAN GUDABIIRSI IDINKU GUURIN.

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 27 วันที่ผ่านมา

    Tuugtani xagay joogaan

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn 27 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti maxay kayihiin canfar iyo dadka kale

    • @y.m.a.kochin1200
      @y.m.a.kochin1200 27 วันที่ผ่านมา

      Inta aad moo dayso canfar in la isku cayo wali wax ba ka dhiman. 😅 jabuuti magac ay dad leyihiin layskuma caayo, wa laga ilbaxay.😢

  • @DekmohamedBadal
    @DekmohamedBadal 27 วันที่ผ่านมา

    Iska dhiciya

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 22 วันที่ผ่านมา

    oo muuse maxaa dadka ka duweyi xamar itoobiyaan ba hayista maxaa uga hadliweedeen

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 27 วันที่ผ่านมา

    Kkkk kuwani ciise hii saxda ahaa maha ee wakuwa xamar joooka ee magaca ciise kuu jooka waaxa naa soo xula iog

  • @Hagimumin
    @Hagimumin 27 วันที่ผ่านมา

    ODAYAASHA CIISE WEY GAR DHIGTEEN HA LAGA GAR BAXO, QOFKA MARKA UU SAX SAN YAHEY WAA IN LA RAACAA, ODAYASHA CIISE WAA IN LA RAACAA, MUSE BIXI WAXBA MA HAYO AAN AHEYN HANJABAAD, RAG LOO HANJABO MA AHA CIISE & DAWLADOODA DJABUTI.
    SOMALIYA WAXAA LEH SOMALIYA, OROMO & ABI AHMED WAXBA KAMA BADALI KARAAN, XOOGNA WAXBA KUMA QADAN KARAAN.

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 27 วันที่ผ่านมา

    Waar waadka baxeysaan gobolka iidoorow

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 27 วันที่ผ่านมา

    Dowlada maanta xamar china waa yimid!! 100.kun dollor bay warzadeen!!!! Waana isla sawiray. Aqoondaro iyo iimaan la.aan. mapka waa halis china amxaarkuu siiyay. Red sea somalia.:

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 27 วันที่ผ่านมา

    Ciisoow Isaaq nacaybka haw diin qabo Alle ayaa og marka hore waa Idinka faa,iidaysteen oo waxay Idiin bixiyeen Magac la yidhaah Buni Ahmed si hay dantuuda ugu gaadhaan Dawlada Ciise taas oo hay ka dhigteen Doonidii Bada lagaga gudbayay waxay Dawlad Ismaaciil u adeegsadeen Ismaaciil Reer Abtigii ama dad walaalo ah isku xidhan ama wada degan Itoobiya,Soomaaliya iyo Jabuuti dadkaas oo ah kuwo Ceelka iyo safarka ama Awr qaadku ka dhexeeyo kala maarmin ayuu Iidoor oon lahayn Abo sax ah oo hay sheegtaan.
    Isaaq waxay doonayeen inay Dawlad hay leeyihiin helaan kuna karbaashaan Ciise Cid walba oo Jabuuti Cadaw u ahana Lawyacade keenaan kuna burburiyaan Jabuuti wixii Alle oo Kelihiyi ogaa ee hay qarsanayeen Ayaa banaanka yimid Alle ayy kashifay Dhulbahante sobob uga dhigay in la ogaado waxa runta ah ee Isaaq yahay.

  • @RoobleAbsiiye-fv6wq
    @RoobleAbsiiye-fv6wq 27 วันที่ผ่านมา

    Kuwani dab ayay ku ciyaarayaan

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt 26 วันที่ผ่านมา

    Jibouti bay kaso hadlayan anu somaliland cise kuman aragba xita dorashoyinka xildhibanba lamaso bixi karan 😂 gabooya kagabadan walhi somaliland oo xildhiban sosartay anaa lowyo cado pm keeni oo jibouti duqayn samaronow cadawga hanoso racinee sodhawya malgeshiga

  • @musehassanali6764
    @musehassanali6764 26 วันที่ผ่านมา

    Balaayo TUSBAX FURTAY

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 27 วันที่ผ่านมา

    Bulaaxaaar iyo akabaar madaa leee sacaaad muse leee walahi waaalagu so shubtee walaga shubi intad halka kaso hadlayso ee ismaciil daba u dhaqaysid adiga ila jabuti walahi inu geesku olalaali hadaba waa cidaaa ku waaax beshaaa wan aragna car hadad nin thay

  • @Maxdheg
    @Maxdheg 26 วันที่ผ่านมา

    Soomaliland sacad muuse ayaa la yidhaa

    • @user-qn3ii6wc6d
      @user-qn3ii6wc6d 19 วันที่ผ่านมา

      Isaaqu Afar danayste inta Baden waa makarafoono faafiya waxa at dhahaan !

    • @user-qn3ii6wc6d
      @user-qn3ii6wc6d 19 วันที่ผ่านมา

      Waa iga suaal isaaq Sheekh ma leeyahay aqoosiga isaaqa furqaan makubadalayaan Hadoop
      Sheekh isaaqu muse Wuxu Yu

    • @user-qn3ii6wc6d
      @user-qn3ii6wc6d 19 วันที่ผ่านมา

      Waa iga suaal isaaq Sheekh ma leeyahay aqoosiga isaaqa furqaan makubadalayaan Hadoop
      Sheekh isaaqu muse Wuxu Yu
      Muse waxad tidhaahdaan Hoyada Oromo sii inantaadana Amxaarka uraaya uf

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn 27 วันที่ผ่านมา

    Dadkanayaga waadigii siyaad udhiibayey abaalkaad sheeganaysaa

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 27 วันที่ผ่านมา

      Siyaadbare waa necbanaa balse manta allaha u naxariisto ayan leeyahay haduu isaaq hayay isxaaq waa in laga raraa dhulka umada soomaliyeed gondor iyo meelbaaskii ay ka yimaadeen la geeyaa cadowgeenu kuma noolaan karo dhulkeena

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 27 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk somaliland Chinaa tirtiray. : maxaa taiwan u geeyay.:
    Waa ku Qasban tahay Gobalka waqooyi iyo togdheer: Somalla 7mapka:

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 27 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahantaba waxba matarayn idina raaca guura wadanka noobaneeya

    • @user-qu7ez2np3w
      @user-qu7ez2np3w 27 วันที่ผ่านมา

      Dadka aabagadhaha sheegtay iyo amxaaro ayaa guuraya

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 27 วันที่ผ่านมา

    Danaha jabuuti somaliland kama dhax dufaaci kartid somaliland waxba kama tihiin isaaqna dagaal waa yaqana ninka dhibayso ha loo wada joogo hadii nabadii ina wada qadi wayday sidaas Somalia aan u gubano markaasa arki

    • @QaliaAli
      @QaliaAli 27 วันที่ผ่านมา

      Faan badan iyo geesna ma ridaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 27 วันที่ผ่านมา

    U tagga khaatumo seeg

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 27 วันที่ผ่านมา

    Haday baxaan iyo haday joogaan nin shir ka duday siiga yaraa dhulbahantaba waa laga raystuun waxba masheegayaan sheekh isaxaaq viva

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 27 วันที่ผ่านมา

    Waxani af soomaali xataa ma yaqaanaan.
    Timirtii horaba dad loo waa
    Dhulbahante ayaa baahoofaya

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 27 วันที่ผ่านมา +1

      Idinkaa qaldaana eray xabashiya ama ingiis iyo carabi midna ma isticmalayaan afsomali aan milneyn ayay ku hadlayan masha allah hadanu reer xamar nahay wan soo dhaweyneynaa

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 27 วันที่ผ่านมา

      Maxaaad u tari xamaarwey adigabaa qaraaax iyo afrikaans ku xukumayeee 😅 etiopian kaad ka cabanaysan baa ilaliyaa futadina kuwaana wax uma taraysaaan walahi waydun edi

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 27 วันที่ผ่านมา

      @@nasrinaliisse5317 34 cay iyo afxuma la idin barayay dadkanu waa somali asal ah afkooduna waa asal raali ahada reer amxaaro

  • @user-se6vu8kb3k
    @user-se6vu8kb3k 27 วันที่ผ่านมา

    Maadaa ku dhac inaad ka dhex tidhaa soomaliland xabsiga madheera ayaad liinta

  • @SharmaakeCabdicali-f4e
    @SharmaakeCabdicali-f4e 26 วันที่ผ่านมา

    walaahi hadad far dhaqajisan cagtiyo calacasha Ayan idnmarinayna haysku kayadirna tan isaaq Aya kataliye, 💪💪

    • @jakey2424
      @jakey2424 26 วันที่ผ่านมา

      Hadalkaasi waa hadalkii aad Dhulbahante ku odhan jirteen. Wixii dhacayna waa la ogyahay. Imminka ayaad sidii gabadh yar oo caruusada aad u fadhidaan oog. Oo aad halkaa kasoo daawanaysaan ragga hubkiinii furtay, 500 nin maxaabiisa u xeraysan tahay, 2000 nin idinka dilay. Isaaqoow waad faantaan sida dumarka, wax idinka tamar yarna ma jiraan

  • @MuuseYusuf-tp7bn
    @MuuseYusuf-tp7bn 27 วันที่ผ่านมา +1

    Siyaad bare ayaad raacdeen manntana Xassan sheekh baan uhiilinaysaan. waa war cusub

    • @al-qaasimichannl2281
      @al-qaasimichannl2281 27 วันที่ผ่านมา +1

      Siyad bare hadaanu racnay wa nin somaliyed ee adigu maxaad racday axmaar baad racday oo futa xarleh oo waliba gaal ah subxaanalaah

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 27 วันที่ผ่านมา

      Hadabaa ano saacad musee kulee caaar ma ku dhacdaa samaronow walahi inu ismaacil meel idin gaynaayn jabutibaad qaxoti ku noqon hadaad munafaqada ka yeshiiin ismaciil oo idinku gurayaa anu cisee lama hadlayoo samaronow jibril abokor oo qudhaaa jufaaa la midaa aya walahi ilaaa lowyacdaa lasaraay jabutibad kabigin ku noqo. DoNtin qaxoti walahi oo bilahi idinkaaay idin xuntahy somali inaay wax ka celisooo wanu egi donaaa jabutina waki ismaacil ragaagi litarado ku fadhisaay oo wax kama tihid dhinaca itobiyana issaq wu dagaa hadaaba samaronow hadad nabadi garayn waydid adiga u futa xun cise horebaa somaliland wu uga qaxaay ok dawlada jabutibay ku trisanyihin lakin adu cidlaad ku dhici ola wajalee ayan kaso sari guligin walahi inad jabuti qaxtii ku noqon dontin dhulkaga aaan qasab ku haysan

    • @MahamedAhmed12aad
      @MahamedAhmed12aad 26 วันที่ผ่านมา +1

      90% dhaqalaha Jabuti waa Dikada... No resources.....
      Biyaha iyo Korontada ba waxaa siyaa Ethiopia.....
      Plan kii Gumeystuhu wuu hirgaley....
      100 kii Sannee Kirada ahayd WEY dhamaatey....
      Mashruuc buu ahaa somali waqooyi lagu curyaaminayey....
      No more Jabuti aanu somali ku sheegno....
      Shaley ba Anagaad Wax nagu ahaydeen ....
      Maantana waa taarikh cusub

    • @yeabyeab9449
      @yeabyeab9449 24 วันที่ผ่านมา

      horta barii ad qaxdeen xalke uu qaxdeen issaq wayaqanan , dhulka cisse ayad ku qaxdeen

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 27 วันที่ผ่านมา +1

    Degaankinaaa shalaaybaa wadigi laha etiopian baa zeylaac maal gashaanayaaa uka shaqaynayay suldankina guud mantanaa waxaaad so racsaa ismacil hadaba adigo arkayaa ayan kenayaaa amxar xasuqnaa ku geysaan dona wad arki dontaaa

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 27 วันที่ผ่านมา +1

    Reerka Ciise waa dad walaaladaya hadanu isaaqney

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 27 วันที่ผ่านมา

      Inaad dhulkooda amxaaro siisan miyay walalihiin ku yihiin waar isu xishooda dhexdiina isu cadalad fala marka ayay idinla midoobi karan

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 27 วันที่ผ่านมา

    Waar orodoo u taga khaatumo

  • @ismailalisxaaqi6189
    @ismailalisxaaqi6189 27 วันที่ผ่านมา

    Jabuti wa dal canfar

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 27 วันที่ผ่านมา

      Hargeysana waa magaalo oromo leedahay iyo gebilay burcana waa magaalo harti 😂😂😂😂

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 26 วันที่ผ่านมา +1

    CIISOOW HADII AAD HAYSATAAN AFAR DEKADOOD ANAGU SAMAROON AHAAN HAL DEKED MA LIHIN ITOOBIYA ISKA DAAYEE RUUSHKA XATAA WAANU KA KIRAYN DOONAA LUGHAYA IYO SAYLAC WAA DHUL SAMAROON AAYAR FADHIYA

    • @medmoud8880
      @medmoud8880 26 วันที่ผ่านมา

      Orood o hoyadda hanfajo ujeeg Cissé wuxu leyaxeh ilaa borama miskin

    • @faizam523
      @faizam523 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@medmoud8880 war duliyohow kan waa mid isaaqa oo samaroon sheeganaya oo isku dir meesha u soo galey intii uu rabeyna wuu kaa heley inuu isku kiin jeediyo ayuu rabaa sidii caadada u ahayd.

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d 27 วันที่ผ่านมา

    Ma halkaas ayad maraysan walahi in aanu hooyadii wasi

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 27 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti bad u hadashay anaga somaliland baanu dufacayna qofkii ku soo xadgudbana amba ciisa noqo amba shaydaan noqo somaliland hadii aad isku daydan wale anay jabuuti ka danabaynan taas ku biyo cab

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 27 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti xora somaliland dadkaagu rali bay ka yihiin harti somaliland waya doqon meel ka isku layay bay mooda in lagu kale tagay ciisaw xishooda oo is xoraya hadii aad rabtan xorayn ismail iska xoraya

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 27 วันที่ผ่านมา

    CIISE LASOO DAJIN MAAYO DEEGAANKA SAMAROON. ISMAIL CUMAR QAXOOTE CIISE DHULKA SAMAROON IYO SAAD MUUSE DAJIN MAAYO.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 27 วันที่ผ่านมา

    Somaliland isaaq laguma hanjabi karo waa la wada dhistay hashiis baa lagu dhisay dad gaara oo ismail soo dirsaday Somaliland wax ka qadi mayan ee ismail iska xoraya bahi buu inagu dilay

  • @Somali3000-
    @Somali3000- 27 วันที่ผ่านมา +2

    Maanta Ciise & Samaroon shahabka soomaliyeed in ey badbaadiyaan waayo
    Walaal istaaga is muujiya Soomaali oo dhan waa garabkiina.
    SNM 50 years waa nala xumeeyey ayey Umada soomaliyeed laf dhuunta gashey ku noqotey.
    Bada umada Soomaliyeed SNM amxaar siin idinka oo nool. No way.
    Maalintaas is xilqaataan waa maalinta guushu Soomaliyeed

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 27 วันที่ผ่านมา

    Muuse ayay ku waasheen waa ismaaciil geele oo hadlayaa

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 27 วันที่ผ่านมา

      Amxaaroow umada aflagaadada ka daaya

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 27 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti xora somaliland dadkaagu rali bay ka yihiin harti somaliland waya doqon meel ka isku layay bay mooda in lagu kale tagay ciisaw xishooda oo is xoraya hadii aad rabtan xorayn ismail iska xoraya