MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 18

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 18

ความคิดเห็น • 2.4K

  • @muuseaxmed8412
    @muuseaxmed8412 ปีที่แล้ว +206

    Saliga. Nabiga. Yaan la ilaawin. (Scw)

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +97

    Hadaad ka mida ahayd dadka ku xidhnaa one ilaa dhamaadkii 18 fadalan liketa dhac ku sii 😍

    • @aaminajamaal7763
      @aaminajamaal7763 ปีที่แล้ว +1

      😭🥱

    • @faysalgees
      @faysalgees 9 หลายเดือนก่อน

      Hayemacanto🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @AhmedAli-iz7eb
    @AhmedAli-iz7eb ปีที่แล้ว +34

    Mahadsanid dhamantin 3 qodob baa ugu muhimsana
    Cadaalada carurta
    Qofna inan lagutakorin shaqadisa wayo shaqadu kuma tolna wuu isbadalikara
    Sirtaada haku aaminin asxaaptada

  • @MunoHaydar
    @MunoHaydar 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mel qaldan Bo ku dhamaday wayo dadka dacad eh wa ino ayago gulesten ku dhamado ❤

  • @princess___amath1399
    @princess___amath1399 ปีที่แล้ว +23

    Waaba soogashee kusali nabiga 🥰

  • @asmacumar2346
    @asmacumar2346 ปีที่แล้ว +236

    Season two inaad sii wadaan ayaa fiican team xogmaal 😌

    • @aishasead3876
      @aishasead3876 ปีที่แล้ว +2

      Ani xata waan rajyn sea son two in lagu soo dari doono

    • @naimakhiyre8037
      @naimakhiyre8037 ปีที่แล้ว +1

      Season one ka xalaqadan miyuu ku egyahay

    • @sumayocqadir2684
      @sumayocqadir2684 ปีที่แล้ว +1

      Maxa muu dhamadeyna filimka

    • @lakiaxmed4403
      @lakiaxmed4403 ปีที่แล้ว +3

      Waxay filimka qabyada ah

    • @naimayusuf783
      @naimayusuf783 ปีที่แล้ว

      Haa waa inaalasiwado

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah best musalsal ayuu haa runtii aad ayaan ugu xirnaa thank you guys ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah Lkn dadka filma daawada waa iska fahmayaan qofkasta in uu doorka loo dhiibo iyo noloshiisa caadiga ah ay kale duwanyihiin ,musalsal wax yaalo badan ka hadlayuu ahaa ,mahadsanidi👏👏👏

  • @luleburrow5857
    @luleburrow5857 ปีที่แล้ว +109

    Salaam, Nooooooo don’t end the show please. We need to know what happened to Shacni & Ahmed relationship. it’s weird to end this way. Please we need Season 2

    • @rosiroda297
      @rosiroda297 ปีที่แล้ว +3

      Yes we need see this realationship

    • @amranmahamud-8577
      @amranmahamud-8577 ปีที่แล้ว +1

      Haaa wlhi

    • @aminaabdalla3440
      @aminaabdalla3440 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi

    • @juwe5216
      @juwe5216 ปีที่แล้ว +2

      We need season 2

    • @ayaanmohamed2096
      @ayaanmohamed2096 ปีที่แล้ว

      Allaa maxad sidan ugudhamaysan 😢fadlan xalqad labad usameya sidan u ogano shacni io ahmad meshukudhamado xarirkodu 🙏🙏

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +5

    Ow, you are guys we’re amazing and this was the best movie Haa Wlhi xalado ayuu tabanayey oo waliba Wacyigalin weeyn direysay aniga waxa igu sameyn ta badneyd markay Casha isceeshay oo waliba mid in badan waliidiinta qaar in at sameeyan taasi oo keeni karto Cuqdad xun iney walaalaha isu qadan….Marka Hadad Waliid tahay please Imahaga hoos ahan u Ogow attention Sii Markad Aad aragto mid Inuu dareemayo in la dumminayo….Oo noqo judge Wanagsan oo cadalad…..taan xigta Waa manta Markii Ahamed Guriga kaga saaray…..Taas oo Inta badan keeneysaa wax hubsiiya laanta iyo awooda adunyo uu qof ku heystaa ugu fanayo truely labadas marba si run ah baan u ilmeeyey keep going Manshallah and u wish the best 🙏👍👍👍🤲💯💯👌👌👌👌💕

  • @nimcoadan7794
    @nimcoadan7794 ปีที่แล้ว +23

    Season Ayan sugaya sitha Ahmed ugaridono hormar najaxna saxibted dibkey ugeysatay uogan donto fmlka kalatagana isusolwan Dona in sha Allah season Two inad inokentan rajeynaya mahad Ibrahim wll qali lov you guys from Kenya 🇰🇪

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi shacni marke ogato in saxibted najax qayantay siday balaha uka rifi leheed oo uga aarsan leheed

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +27

    Asalaamu Alayakum first one thanks caaw Aniga usoo horeeyay waarbal liketa igu cumaamada 😅

  • @qurboqorlex460
    @qurboqorlex460 ปีที่แล้ว +102

    Lkn halganka jacaylka in ay ahmed iyo shacni guulaystaan ayaan rabnay sideed wax uwadaan😂😂😂😢

    • @maustafeshaani9311
      @maustafeshaani9311 ปีที่แล้ว +1

      Haadee waxay filinkani

    • @abdikafiisaakhshimooy7447
      @abdikafiisaakhshimooy7447 ปีที่แล้ว +2

      Waar filinka meshi logu talagalay maba gadhin awaay ciyaal musalasalka war nagaa qabata dee filin kalee marabne kaan nodhamays Tiraaa o shacani iyo axamed inaay gulaysatan ayaa laraba

    • @korontodesigner2334
      @korontodesigner2334 ปีที่แล้ว +2

      Seson 2 kU soo NoqOshadii shacni iyo Caasha Gurigii iyo isKu dirana in Laga GuuleYsto Waan idin SugyNaa

    • @ibnumohalhaji8503
      @ibnumohalhaji8503 ปีที่แล้ว +2

      Film ku bilaa director buu ahaa waliba lama arag qiso noocan ku dhmaata

    • @maryandeck8724
      @maryandeck8724 ปีที่แล้ว +1

      Ala cawa ma ooya 🥺🥺 ma anigon arkiin ahmed io shacni oo midobin bu dhamadqy😭😭

  • @Quiz5456
    @Quiz5456 ปีที่แล้ว +13

    Xogmaal media they always end their films in a suspense though the series was so amazing and educative but it was good to end this suspense. Thanks for all crews.

  • @FilsanM
    @FilsanM ปีที่แล้ว +11

    Word to the writers and producers we thank you for the 18 episodes of HALGAN JACAYL we’re hoping you’ll continue with the story...

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +12

    Dhamaad marka arkay waa naxa axmed iyo shacni jacaylkoda inago kagun garin mudhamada😢💯💯❤️❤️🙏🙏wad mahadsantihiin our team wan uxiisayaa musasalkan wan jeclaa

  • @jubb90
    @jubb90 ปีที่แล้ว +22

    Filin gaba gabadiisu uu khaa'in kii guulaystay😅😅
    Thanks guys ❤️
    Aisha🔥 waan u xiisa qabnay in aad soofadhiisisaan bay ahayd gunaanadka🙏

  • @gabarbanadir69
    @gabarbanadir69 ปีที่แล้ว +30

    Ahmed Manshaa alaah you are actor plz samee
    Halgan jacayl part-2
    Waan nagu goyseen
    Ee adiga iyo Shacni oo is helay oo aad ogaatay ciidii ka dambeysay kala dirkiina
    Iyo najax oo finally la ogaaday thanks❤❤❤❤😊

    • @sahromaxamed5697
      @sahromaxamed5697 ปีที่แล้ว +1

      Haa

    • @housseinayan9673
      @housseinayan9673 ปีที่แล้ว +1

      Mashallh alhd wall Halgan jacayl

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi wiilkaan waa wiil aad u dagan oo Aqlaaq leh lkn filmka waa in ey season 2 u so sameyan ramdanka uga baxno habenkasto hal xalqad

  • @hibaaqmaxamed6787
    @hibaaqmaxamed6787 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaa wariyeeh ugu darn mid ma ahn tan najax laa leyhy nafta yaa ka qada is laha 😂

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 ปีที่แล้ว +1

    Wali filim ku dhamaaday khaa’in guuleystay lama sheegin.

  • @Mo_hikam
    @Mo_hikam ปีที่แล้ว +27

    We need Season 2.🙏❤️

  • @bishaaromaxamed4526
    @bishaaromaxamed4526 ปีที่แล้ว +147

    Najax iyo drs Xamdi ya ilanacay😂😂

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ❤ 🥺

  • @fadxifuaad
    @fadxifuaad ปีที่แล้ว +2

    waxa aan najax ka codsanaya in ay iska kay cafido ,waayo dhawr jeer waan yara xantay inti ay khayin nimada jilaysay . full respect dhamaantiin , xog maal media

  • @safaamoohan733
    @safaamoohan733 ปีที่แล้ว +21

    We Need Season two 🥰

  • @umulhasan7466
    @umulhasan7466 ปีที่แล้ว +16

    😥muu dhamaday filinki ayago ahmet iyo shacni aynan is guursan😭😂

  • @qoobleexcabdulaahi714
    @qoobleexcabdulaahi714 ปีที่แล้ว +28

    Inta manta somanayd like sara👍

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +33

    Musalsaalka halgaan best somali series films interests another's levels 💯👍👍🌹♥️

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 ปีที่แล้ว +4

      Haboon number one ☝️ musalsal somali
      Halgan number two musalsal somalo ❤

    • @afnaancabdiraxman1378
      @afnaancabdiraxman1378 ปีที่แล้ว +1

      That’s right

    • @fadumomursal
      @fadumomursal ปีที่แล้ว

      Filinku wa qabyo axmed io shacni oo is hela baan sugaynay

    • @cabdiqanicabdiqani259
      @cabdiqanicabdiqani259 ปีที่แล้ว

      Sorry fimkayagii nga dhamdey ax blease two zugeynaa blease

    • @ayaanayaanahmed
      @ayaanayaanahmed ปีที่แล้ว

      Wlaahi wan kanaxy 😭😭😭😭😭😭

  • @AbdihakimMidha1
    @AbdihakimMidha1 ปีที่แล้ว

    Abid wixii an film daawanayay filmkii ugu foosha xumaa kanuu ahaa xagee lagu arkay film ugu danbaynta khaayinku guulaysto
    Yaa film somali daawan jiray

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 ปีที่แล้ว +1

    Filimku meel sax ah kuma dhamaan.
    Qayb kale ayuu u baahan yahay.

  • @AlCADAANIMEDIA27
    @AlCADAANIMEDIA27 ปีที่แล้ว +47

    Dhammaan waan salaamay jiliyaasha matalaya musalsalka Halgan Jacayl waxaan ka mid daawadayaashii ku xidhnaa,waxa soo jeedin labaa in lasii wado musalsalka Halgan Jacayl oo la sameeyo Season two in kastoo Ramadan iska dhowdahay 12 cisho ka dhiman yihiin ayaan hadana soo jeedinlahaa S2 la sii wado Ramadan ka bacdii, inaad noo sii wadaan fikir ahaana waan soo jeedinlahaa haddii aanay nicajabin waad iska dankartaan ,haddaan kugu talagasheen 18 qeybood tiina ayaa soconaysa waad mahasanid tihiin dhamaantiin thanks.

    • @Saynabwali890
      @Saynabwali890 ปีที่แล้ว

      Wasx Ana kuracsan🙏

    • @amiiraabiib1436
      @amiiraabiib1436 ปีที่แล้ว +4

      Najax inta ila nacday😩

    • @idilxasanclaahi
      @idilxasanclaahi ปีที่แล้ว +1

      6 diina hadana midkale noosobilaaba

    • @halwoelmi6335
      @halwoelmi6335 ปีที่แล้ว +1

      Maxa dhamad ah wali noma dhameyne

    • @abdillahiabdillahimahamed2958
      @abdillahiabdillahimahamed2958 ปีที่แล้ว +1

      walal adigoo raali ah musaslku ma dhamaan waayo haduu biloow oo kale yahay waa yo shacni hargeisa way ka carartay sababta oo ah walaked baa loo sheegay inay waardiya xarir kala dhexeeyo waxaana qarxisay saaxiibteed oo ka faaiidaysatay jacalka walalkeen waasmankii waa la eryay shacni gurigii imaan mayso waxaa haray 4 qalcadood oo muujinaya ahmed iyo shacni oo is helay gurina samaystay iyo khayaanada saxibteed oo la qabtay iyo xoolihii uu ku qoray jacaylkiisa iyo maxkamad ku dhamaato shhekadu filkii haduun buu macaanaaday

  • @peyonzee3195
    @peyonzee3195 ปีที่แล้ว +17

    Like iskaga kay saar wl ado mahad san🙌😂

  • @asmaomar2271
    @asmaomar2271 ปีที่แล้ว +17

    Alla maxaa dhamaday ma najax aan la ogaan khayaamadeda pls season 2 noo bilaaba 🥰

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 ปีที่แล้ว +2

    Really waad nagu xumeyseen Shacni iyo axmed guushoodaan sugayey please season two noo sameya

  • @ahmednoor-cs8rv
    @ahmednoor-cs8rv ปีที่แล้ว +1

    S2 ayaan rabnaa zxipYal🙏🙏🙏

  • @saabiriinageele5
    @saabiriinageele5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhy mrka dhmaad arkey waan naxay 😢xgee ku dhmeseen hada sheekadiba weli wey noo socotaaye😂cayarta naga daaya plz we need season 2

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 ปีที่แล้ว +26

    Whatttt muxuu ku dhamaaday hada 😭😭 saan xaq Maaha khaa in guulaysanaya Xgee lagu arky season two noosoo dhiga wll 😭😭😭😭

    • @najmaali7664
      @najmaali7664 ปีที่แล้ว +1

      Waba tan layawayi bisinka

    • @abdiismacil9683
      @abdiismacil9683 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭🥱🥱🥱🥱🥱🥱😭😭😭😭🥱😭🥱🥱🥱🥱

    • @abdiismacil9683
      @abdiismacil9683 ปีที่แล้ว

      Muudhaamadeey😭😭😭😭😭😭😭😭🥱🥱😭🥱🥱😭😭😭😭

    • @azmaabarwaaqo721
      @azmaabarwaaqo721 ปีที่แล้ว

      War seson two kusoodara😭

    • @suhaylatu8354
      @suhaylatu8354 ปีที่แล้ว

      @@abdiismacil9683 haa wuu dhamaaday😭

  • @nastehoelmi-3764
    @nastehoelmi-3764 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah beautifull filmer thank you very much

  • @ahmednuurjamac8304
    @ahmednuurjamac8304 ปีที่แล้ว +1

    Hadaaan mooodayo in filimku meel xun ku dhamaanayo wllhi maan daawadeeen

  • @iglanlulu4982
    @iglanlulu4982 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hadalkana laka odhan og ilahayna Lakeland baryi og axmed codkar wayn hore usocda wllyaal dhamantiin farimahana hadaynina

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +10

    Waxaan idnka codsan lahaa insha Allaha inaad Ramadaan ta filim cusub noo bilaabi doontaan thanks my team

    • @nimoosmanomar1415
      @nimoosmanomar1415 ปีที่แล้ว +1

      Aad baan idinku hambalyaynayaa waanan ka helay filinka lakiin gabadha khayaantay saxiibaded iyo axmed inay guul ku dhamsysato ma ahayn waa inuu qofka wanaagsan guulaysta aakhirka

  • @fosiaawil6351
    @fosiaawil6351 ปีที่แล้ว +3

    Noo sooo daaya part two maansha waan idin taaagera dhamaan xogmaal media qabka jiliinkiina wuu fcn maansha Allah mahad ibraahim waxa tahay wllo qora iyo dharagtar fcn go forward wllo @ mahad ibraahim

  • @fartungelle9773
    @fartungelle9773 ปีที่แล้ว +36

    Waad mahadsantihi lakiin dhamad Fican usameeya Ahmed iyo shacni jacelkoda xagu ku dhamandonaa season 2 baan sugenaa 😂😂

  • @nusaybaxasan8260
    @nusaybaxasan8260 ปีที่แล้ว +1

    Season 2🥺🔪🔪🔪🔪🔪

  • @AHMEDMOHAMED-qb3ux
    @AHMEDMOHAMED-qb3ux ปีที่แล้ว +2

    Please, these films is very interesting we need more.

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg ปีที่แล้ว +4

    Thanks bro 😊❤❤❤❤

  • @saeddhago2959
    @saeddhago2959 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah, waxan idinku hambalyaynayaa sida quruxda badan ee filmka aad usoo gudbiseen dhaman qaybihiisa hore, marka laga reebo qaybtan u dambaysa oo ay ka muuqato inaydaan dhamaystirin oo qabyo dambe jirto.
    Waxn idin kula talinyaa inaad season 2 u samaysaan, o filmku sii socdo insha Allah
    All the way well done team xogmaal

  • @Somali_gamer_reactions
    @Somali_gamer_reactions ปีที่แล้ว +11

    It's so sad guys please we need S2 please and please 🙏

    • @nasteexomaxamuud
      @nasteexomaxamuud ปีที่แล้ว

      Tiimka xogmaal waad Mahad santihiin Marka hore markaxigta waxaan rabnay inanad meel mac kudhameysaan dadkiiyo dhan wayba kala irdhooeyn waxey ahey fimil inuu kudhamaado

  • @NuurCA
    @NuurCA ปีที่แล้ว +1

    season two usoo sameeya aad buu u wanagsanaa
    its all good wlhi masha allah keep up

  • @ahmednoor-cs8rv
    @ahmednoor-cs8rv ปีที่แล้ว +1

    Ladan jiliinkena wn ka helay❤️🇸🇴🙏

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed1120 ปีที่แล้ว +20

    😢😢😢 ma dhamday oo hadda sida ma ku tagteen walalo waa idin jecelnahay walhi oo xaqiiqo ah minfadlikum marar badan horteena ka muuqda oo ramadanta film nagu casuuma walalo 🎉❤❤❤

    • @nimcocali3748
      @nimcocali3748 ปีที่แล้ว

      Waa run bahda xogamaal flim nagu casuuma idin koo mahadsan

  • @SalmaMohamed-op3mo
    @SalmaMohamed-op3mo ปีที่แล้ว +7

    Ladan way qurux bdn thy iyda iyo caaishaa ❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +49

    😂Najax film.kan iyadaba kala wada xaqiiqdii kkkkk sidey Axmed u hesho waa iyada 2-dii walalaha isku dirtey😂😂

    • @sadrisiman
      @sadrisiman ปีที่แล้ว +2

      Rufiyaantaan naga daa😂

  • @IsmacilfaraxIsmacil
    @IsmacilfaraxIsmacil 10 หลายเดือนก่อน

    Najax iyo samiir dhbka ka imnya isfahankoda inta ia dareensan like dhaca kusi

  • @KhadiirMadar
    @KhadiirMadar ปีที่แล้ว +1

    Keeping brothers and sisters 🙌♥️💯

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 ปีที่แล้ว +28

    Waan ka xunahay inuu naga dhamaado. 😭 . Laakin PLZ 🙏 😢 Season 2 noo keena insha'allah

  • @almanajax8437
    @almanajax8437 ปีที่แล้ว +16

    Ax muu dhamaday 😢😢😢 waaa xanuun 7/3/2023 waqtiga dawanayy 10:19 minit haben arbaca ah wllo anoo idinkala qaad qadyn axmed samiir shacnii ladan casha najax iyo momad aaad ayan idin salmayaa runtiii aaad ayaan idinku xidhnaa wan isku soo xiisi doonaa wlalahahy qaliga aha dada sharaf lahaa ayaa ahydeeen ooo jiliin fiicn anii xita ka hely dhalinyaro Ku dayasho mudan ahaydeen alllhe haydiin barakeeyo dhamntiinbaa wax danbeee aaad soo galysan wan idiinlaa socon aaad ayaan idin salmayaaa dhamaan xogmaal guulysta ilmo ika timaday marku axmed guriga ka baxay ax😢😢😢 wan idin xiiisi asaxbeeey ana nolol wartaa idinkaga tagyaaa✋🖐 dhamntiinbaah allhe ramadanka hayna wada gaarsiiiyo inagoo cafimaad qabnaaa 🤲🤲🤲🤲

  • @cawodhaladoffacial3354
    @cawodhaladoffacial3354 ปีที่แล้ว +34

    Samir wuxu u eegyahay raga lacagta ay dumarku ka shubtaan😂😂😂

    • @zamiromohamed4567
      @zamiromohamed4567 ปีที่แล้ว

      Haye man kashubna😂

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 ปีที่แล้ว

      daanyer wqeeyan hhhhh

    • @mandeqkhalif8111
      @mandeqkhalif8111 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @caaficusmaan2451
      @caaficusmaan2451 ปีที่แล้ว

      M.allah insha allah halka kasiwAda jilayasha

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk haa wlhi maskiin xalay waxa ii cadatay mahmahdi eheed oowr oowr wado iyo Nin naagi wado midna kama leexdo sidu u so socday ayu Axmed bacda bananka u dhigay markey najax ku so dirtay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @RahmaMohamed-qi7rm
    @RahmaMohamed-qi7rm ปีที่แล้ว +1

    Inta la ilmayseyy Tagida ahmed Like isar😭

  • @hodomohamed4387
    @hodomohamed4387 ปีที่แล้ว +3

    Filinkan wax badan Aya ka khaldan magacana halgan jacayl Aya la dhaha khayinki Aya guuleystay ogor nio Season Two u sameya 🤌🏻🙌🏽

    • @aliwayeel8523
      @aliwayeel8523 ปีที่แล้ว

      Filimku waa qabyo waayo lama arag dunida nabsi iyo dulin meel isugu imi oo nabsigi uu ka adkaaday dulank

  • @canabhared509
    @canabhared509 ปีที่แล้ว +57

    We need part two please ❤❤

    • @qaaliladan6059
      @qaaliladan6059 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @nuurfaisalsiet5172
      @nuurfaisalsiet5172 ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 ปีที่แล้ว

      Haa wlhy oo walibah ramadanka naga saari habenkasto halko xalqad eh

    • @xamdaismacil-us6en
      @xamdaismacil-us6en ปีที่แล้ว

      Waxan ahay dawadayaashii filiimaka halganjacayl Ada ayuu iisoojitay filimku

  • @fahiimamohamed3559
    @fahiimamohamed3559 ปีที่แล้ว +136

    Ladan Amy jeclataa Ahmed

    • @kowtherhapiip638
      @kowtherhapiip638 ปีที่แล้ว +14

      waka cabsana wlh😂😂

    • @daudmohamed3178
      @daudmohamed3178 ปีที่แล้ว +12

      Waa su'aasha maskaxda in badan ku noqnoqaneysa😅😅

    • @fahiimamohamed3559
      @fahiimamohamed3559 ปีที่แล้ว +2

      @@kowtherhapiip638 😂

    • @hanianwarhani4576
      @hanianwarhani4576 ปีที่แล้ว +7

      Wlhi waka baqayaaa😂😂😂

    • @farahahmet8997
      @farahahmet8997 ปีที่แล้ว +6

      Mey saddex qof Hal qof ma wada jeclan karan Hal filin gudihiis

  • @hassandaahir9466
    @hassandaahir9466 ปีที่แล้ว +8

    Ma dhamaaday 😢waxaas naga dhaaf season 2soo daaya 😢😢😢😢😢

  • @mohamedabdishakur144
    @mohamedabdishakur144 ปีที่แล้ว

    Mudaneyaal iyo Marwooyin Filimka dhamaad usameeya waxaan sugaynay dharaarahii guusha Ahmed iyo Shacni
    Waana kumahadsantihiin sidaa wakhti ugaliseen inaa nalawadaagtaan Filimkaan ♥️💯

  • @elmiobsieyeh8261
    @elmiobsieyeh8261 10 หลายเดือนก่อน

    Watching from Borama/Somaliland

  • @Sweet.cooking1122-
    @Sweet.cooking1122- ปีที่แล้ว +3

    Season 2 rabadanta in la so dayn doono inta igu racsan

  • @HAAWOapdulllahi
    @HAAWOapdulllahi ปีที่แล้ว +3

    ina abti xalqada ama qabta 19 la soo dhaqsada musasalkan basa ka dawada isagana ha nagu adkeynina sosidayntiisa👑🙏🙏

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 ปีที่แล้ว +3

    Laakiinse muhiimadii filimka tiiyoon la gaadhin ayuu dhamaaday inay axmed iyo shacni is helaan ayaa fiicnayd waxaan idinka codsanayaa season 2 inaad noo soo daysaan please 🙏

  • @abdulmalikrashid6504
    @abdulmalikrashid6504 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah film wacan buu ahaa one like team xogmaal media oo isku duuban lkn gurigu uu qurux badan xaguu ku yeel lkn❤

  • @farxiyaaxmed5891
    @farxiyaaxmed5891 ปีที่แล้ว +1

    Maasha ah walaalahay Soo Badiya

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 ปีที่แล้ว +11

    Team inaba aan caadi aheen keep going Guys ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aishaabdi5377
    @aishaabdi5377 ปีที่แล้ว +10

    Alaaah axmed io shacni ayaan aad u tageeri jirey❤❤❤❤

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 ปีที่แล้ว +22

    Film ka natiijadii aan ka fileenay mid ka duwan ayuuba ku dhamaaday!! Cajiib!

  • @ahmeyhaji3557
    @ahmeyhaji3557 ปีที่แล้ว +1

    Wan insalamaay asxabey anojoga Kenya ....aad ban ujecla xogmal media. Halgan jcyl wandameysti. Thank you all. I highly appreciated. Byyyy until we meet again.

  • @cadnaangaydh
    @cadnaangaydh ปีที่แล้ว +1

    Mahad ibraahim :🥰 wanaagii oo qof ah

  • @raxmacabdilahi3925
    @raxmacabdilahi3925 ปีที่แล้ว +3

    Oh saasa ku dhamaday MUSAASAL MACN AHA WALHY😥😭

  • @fatimaladan1932
    @fatimaladan1932 ปีที่แล้ว +4

    Season 2 inoso sameya plz ahmed io shacni jaceylkoda haka guul garaane

  • @nasrinkhalif3652
    @nasrinkhalif3652 ปีที่แล้ว +12

    Season two soo sameeya pls 😢❤musalsalkan caadi maahayn wlh ❤

  • @jimca1234
    @jimca1234 ปีที่แล้ว

    asc asxaabay ladan wa isoojiidatay inaa sigobonomo leh udoono ban jeclaan laha fadlan ilasooxariiriya hadii culeys jirin inasha allaah ramadaan kariim walaalayaal

  • @hindiafsomali427
    @hindiafsomali427 ปีที่แล้ว +1

    Filimku ilaa uu ka dhamanayo waxa ficiin ila wado inay dadka qaar diidan inay sii jilalan way dhacda lkn waxa ficin in qof kale oo macquula lagu bado

  • @jamiilajaan2527
    @jamiilajaan2527 ปีที่แล้ว +9

    Flimka sidaan ino ku dhamaado ma fcnen Ahmed io shacni ine is helaan Ficned Oo ahmed Nolol cusub galo Waxay sidaan atariisho io atoore is helin flimka dhamanayo Qiyaanole guuleysta inte lgu arkay😳

  • @raxmadayib7345
    @raxmadayib7345 ปีที่แล้ว +3

    We need season 2

  • @ruqiyahmohomed4058
    @ruqiyahmohomed4058 ปีที่แล้ว +14

    Pls season 2 u sameeya 😢filim wa super hit thank you xogmaal media ❤

  • @abdisamedabdilahi
    @abdisamedabdilahi ปีที่แล้ว

    Sido kle ladan wajigeda gabar miskin ueeg thyba m.a ❤❤

  • @muunaibraahim2587
    @muunaibraahim2587 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantiin laakiin ku noqda filimka oo shacni iyo Ahmed jacaylkoodii ayagoon ku guulaysanbaad dhamayseen filimku waa qabyo filimku waa qabyo wali labadii qofeen taageeri jiry lagama xishoon jacaylkoo diiyoo qabyaabuu dhamaaday filimkii dhamaantiin khyr baan idiin soo rajynayaa waad mahad santiin

  • @barwaaqosulaymaani1353
    @barwaaqosulaymaani1353 ปีที่แล้ว +10

    End🥲🥲🥲🥲🥲sorry my best film halgan jacayl best actor is shacni and ahmed😊

  • @julyankhan1990
    @julyankhan1990 ปีที่แล้ว +4

    Waa mxy filinkan happy end aan lahayn ee hadana qabyada ah😮

  • @abtidoon2023
    @abtidoon2023 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah waa film aan aad ujeclaystay balse meel xun baad nooga goyseen, shacni oo baxsatay iyo wiilka xaafada oo cadhaysan lol

  • @cabdiqanicabdi4903
    @cabdiqanicabdi4903 ปีที่แล้ว +1

    Intii filimku socday waxaan aaad ugahelay shacni
    Waxaana aad unebcaa najax

  • @polatmohamed4324
    @polatmohamed4324 ปีที่แล้ว

    Aisha inad so fadhisan ahyd aad u tabnay inay nasi macasalayso ahyd ..
    Shcni meeday wali bxsadki ku maqnthy miyaa oo in qoorta lga jaro ka baqysaa ..
    All in all team aad isku xidhn ayd tihin guul dhamntin we love you all ... 💓💓💓

  • @khadijomahamud3042
    @khadijomahamud3042 ปีที่แล้ว +15

    Thank you guys 🎊♥️

  • @Abdisalam6581
    @Abdisalam6581 ปีที่แล้ว +11

    Masha'allah Wan salaamayaa dhammaan Bahda Xogmaal madia Wad noo dadaasheene alle ha idin dhawro harumar wacan/
    Inta jecel harumarka
    Xogmaal madia is muujiya😇

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว +1

      Wllo subscribe isar please

    • @Abdisalam6581
      @Abdisalam6581 ปีที่แล้ว

      @@hudachanel2495 wan kuusaaray walalo

  • @fardowsomohamed5756
    @fardowsomohamed5756 ปีที่แล้ว +7

    Seseon two 😭❤

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi4520 ปีที่แล้ว

    Hambaliyo 😊jilayasha dhamn wuxu ahaa film aad umacn oo islamarkaana firima badn xambarasn
    Qeybta hada ugudambese ee Ahmed guriga iyo shaqdaba lagacerinaye waxa ay eheet farin aad u culus oo islamarkana bulshada somaliyeed heystaa
    Waxan idinkasoo salamaya Nairobi,Kenya👋👋
    Hambaliyo once more again bahda xgml media

  • @Halbeeg.mediapro
    @Halbeeg.mediapro ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Jilista aadbaydun ugu wada wanagsan tihiin

  • @nimcaantigerofficiall8009
    @nimcaantigerofficiall8009 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw waar ninkii zamiir cawa wuu burqadeee🤣🤣

  • @marwogeele1254
    @marwogeele1254 ปีที่แล้ว +14

    😢😢😢 we will miss you guys, maxaa nuuga dhameyseen video ga

  • @rasmihasan4937
    @rasmihasan4937 ปีที่แล้ว +15

    Najaxeeery dhimo maan ku dhahaaa😢😂😂😂

  • @muxyadincali1479
    @muxyadincali1479 ปีที่แล้ว +1

    Lkn axmad iyo shacni inay gulaystaan ayaan rajay nayay

  • @fahmaalishekq6000
    @fahmaalishekq6000 ปีที่แล้ว

    Labadii qof qalbigeyga sojiiden weyba gamaqnyahiine sideh filimga udamaayay caaisha & shcni &axmed ❣️❣️🥺