Sida loo baro ilmaha Autistika ama ADHD ga inuu u fariisto waxbarashada!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @mounaahmedali2888
    @mounaahmedali2888 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaaaaahu khayr

  • @aishoosman9258
    @aishoosman9258 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @hamdinuur3663
    @hamdinuur3663 4 หลายเดือนก่อน

    Jizaakumullahu kher jizaa Abaayo

  • @Maryan-i8q
    @Maryan-i8q 4 หลายเดือนก่อน

    Jasakalaah abaayo

  • @cambaroismailali
    @cambaroismailali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wall inkayga isguulka gaarba logudhiga arinka kawran

  • @6aslimAde
    @6aslimAde 2 หลายเดือนก่อน

    Dr aad baan kuu support gereya guleso

  • @Mariamabdillahiwaiss
    @Mariamabdillahiwaiss 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walashay Dr nimco ad iyo ad ayn uga faidaystay barnamishka wad ku mahdsanthy alha ka Jamaica siyo

  • @Nasteho-m3s
    @Nasteho-m3s 2 หลายเดือนก่อน

    Asc drnimco aniga hada dil aad ha ayuu bilaabay bzl iga caawihi wax kast oon ku sameyaana waan ka goyiin wayeey xita melaha cayarta waan u wadi wayeey ilmh ayuu dadka ka dilayaah marksaan cabsi darteed meel cidla u wadah hadan meel u wado ma fariisanayoho hadaan canaado xitaa beri waa sidiihi iskoolna ma dhiigtoho hada waa 6 ciwaankanah waan kugu sodarsaday blz i aqbal waan ku baryaah halmar si caadi ah ii la hadal xitaa labarkeyga waan ku so qorayaah hadaad ogoshahay wlhi ani dhan maskaxda i qasan tilabadi aan kula dhaqmi lahaa waan garan wayey insha allah wana sii weynaanayah

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 29 วันที่ผ่านมา

    Asc wl hada anigu inaankeygu waa 14 Alxmdullilah wuu hadlaa isaga isdabara balse waxbarashad ayay ku adag mana jecel dadka inuu dhaxgalo hadase wuxuu leyahay 2 saxiib oo la wado tago trening sidee aan uga cawin kara waxbarashad

  • @aishaosmanhussein
    @aishaosmanhussein 3 หลายเดือนก่อน

    plz ii jawaab gabadhayda waa 3 years sanadkan mana hadlayso Autism ma aha waa hadalka ka daahay 10 month TV waan ka joojiyey ma dawado lkn speech trabi loo samayey 8 month xataa 1 kalmad ama oraah ma baran ma ogola iney hadasho iyada diidaysa iney wixii dheh la dhaho dhahdo plz i caawi

  • @MalyuunAhmed-i6t
    @MalyuunAhmed-i6t 4 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo waa mahadsantahay
    Aad baan usugaayey programma kaan

  • @Nasteho-m3s
    @Nasteho-m3s 2 หลายเดือนก่อน

    Asc dr nimco wan kugu so darsaday inst

  • @iqrohusein7194
    @iqrohusein7194 4 หลายเดือนก่อน

    Dr nimco Waxa Heysta Cunig 2 year an half ah Hadal Ma Yaqan baby mama baba buu dhaha lkn baby bis uu ugu waca cunig ka yar ani mama iguma wacayo mida kale ku arkay Barkinta ama Duvet hadu helo in uu ku sexdo buu rafana malinti dowr mar Waxan kalo ku Arkay inu indhaha mar mar ges ges wax ufirina oyiin Wan ku arkay qabi jirin

  • @NaciimoShiiiq
    @NaciimoShiiiq 4 หลายเดือนก่อน

    Abayoy daawada citicoline outisam ma ufcnyhy qof baa iyiri sii iso jwb wali maskiin mana so gadine ijawb blz❤

  • @sadiahassansaman5213
    @sadiahassansaman5213 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Dr wiilkeyga wuxu qabey ear infection chronic ah marka waa laga daawyey welina daawabu socota tvga ayuu zaid u daawan jirey intaan ka joojin had marka beriyahna waxa ku arkey inuu dhibsado dhawaq blender sharaabka lagu shiido iyo aadan masaajidka dhegaha farah gashtaa sidiisa kale wuu caafimaad qabaa taasi wel wel igu aburtey maxaa igu talineysaa .pleas ii soo jawaab adigoi mahadsan jazakalaha❤

    • @hibooyow176
      @hibooyow176 4 หลายเดือนก่อน

      Abyoy iskumid ayan nahay wilkeygi waa sas wlhi

    • @sadiahassansaman5213
      @sadiahassansaman5213 4 หลายเดือนก่อน

      @@hibooyow176 maxaa ku sameysay habiibti imisa sano ayuu jiraa wll

    • @hibooyow176
      @hibooyow176 4 หลายเดือนก่อน

      @@sadiahassansaman5213 mcny 4y ayu jira hda dugsi ayn geyey marka ilamaha qeylidod wuu didaya

    • @sadiahassansaman5213
      @sadiahassansaman5213 4 หลายเดือนก่อน

      @@hibooyow176 abaayo intee kala soo xariira intee joogtaa

  • @yaxyexuseen-pp7eh
    @yaxyexuseen-pp7eh 27 วันที่ผ่านมา

    Abyo xamar ma joogta cunug afar jir ah meel fadhiisanin madax adeeg dugsi hadaan geeyo xitaa meel ma fadhiisato wa iska ordaa war ma maqalayo ilmaha wuu dilaa isbitaal xamar ku yaalo aan geeyo ii sheeg