Xanaqa iyo dagaalka ay leeyihiin carruurta autism-ka leh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @ayannitta
    @ayannitta 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks abayo ❤❤❤

  • @hamdinuur3663
    @hamdinuur3663 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Abaayo jizaakumullahu kher jizaa

  • @AadamShariif
    @AadamShariif 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc talo wanaagsan waaye ❤

  • @NaciimoShiiiq
    @NaciimoShiiiq 9 หลายเดือนก่อน +4

    Markuu yaraa wuu hadli jiray waxa dheh dhaho wuu iga daba dhihi jiray lkn soo ufirsan jiray tv ayuu asba hadalkii gabay alx hada saa somli u imaday wax badan buu iska badalay isha alaah mama bis lee ka fahmaa hadaladiisa ikhey ha ufuro hadalka insha alaah

    • @raxmacadi1140
      @raxmacadi1140 9 หลายเดือนก่อน

      Alxamdulilaah waaye hadaaba is badal kadareentay usheekeey wax quseeyo iyo waxaa quseenin suuqa uwada haay bananka ubixi

    • @aishaosmanhussein
      @aishaosmanhussein 9 หลายเดือนก่อน

      Aniga xataa kula mid ahay gabar awal hadli jirtay hadana waxay sheegayso waxba laga fahmayn ii joogta 2 sano iyo bar jirta Allah hadalka noogu furo wlhi walwal weeye

  • @Sofia-mv3gh
    @Sofia-mv3gh 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah tabarakallah 😍 ❤️

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 9 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah wan kudawa wasidaa❤❤❤

  • @fatoumagali
    @fatoumagali 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wall qali number kaaga ubaahanhy somali Ayaan jooga wuu seexdaa cundatiisa way ficnthy Alxd 6 jir weye wuxuu rabo gacantuu kusooqabanaa hadaancaawi is dhaho wuu xanaaqi marabo inuu hadal barto oohinbuu afka furtaa bal maxaan sameeyaa😊

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 9 หลายเดือนก่อน

    Waad madsanthy

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 9 หลายเดือนก่อน

    Asc waan ku salaamy abaayo

  • @Busymam
    @Busymam 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaranpolycliniccenter9792
    @aaranpolycliniccenter9792 9 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaha

  • @NaciimoShiiiq
    @NaciimoShiiiq 9 หลายเดือนก่อน +1

    Markuu wax rabo gacanto isara ama wuu ikenaa si aan ugu furo wlhi alx

  • @tasnimmohamed2833
    @tasnimmohamed2833 9 หลายเดือนก่อน

    Alla walal Khair Allah haku siyo. Aniga waxan Malin dhawayd ku arkay in ciyaalka ka Yar wax isku qabsadan kadib markay u diidan aad bay u oydey intay sariirteda tagtay runtii aad ban u calool xumadey waxay donaysana wan uga qaadi Kara wayey ciyalka.kadiib oohin qalbiga ku xanuunayo od moodo qof AAD u ciishodey ayey ooydey ilaa aniga aan la oyey on qabtay laabta galiyey on dhahay hooyo raali noqo wan ku jeclahay ha ooyin iyaduna aad bay uga sii daraysay ohinteda way si badanaysay marki danbe even yabay waxan sameyey wan la ciyaaray wan xadxanteyey wan bodbodsiyey kadib markiba way qososhhy happy bay noqotay

  • @XafsoMaxamuud-l4x
    @XafsoMaxamuud-l4x หลายเดือนก่อน

    Asc abayo wiilyar ayaan uga shakiyey auticim e maly caawinkara si dee ayaan dhakhtar ugu hella fadlan isoo jawaab

  • @caaisha719
    @caaisha719 3 หลายเดือนก่อน

    Alla.aniga wiilasheyda waa otiizam mana iska celiyo ilmaha daxiis ah ama ka yar xitaa fahamkiisana ma fiicna allow iiga caafi

    • @sucdiali3176
      @sucdiali3176 2 หลายเดือนก่อน

      Amiiin amiin abayo

  • @ram6296
    @ram6296 9 หลายเดือนก่อน

    Dr. Nimco are you a Psychiatrist or a Psychologist?

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 9 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha.awtisamka.luqunta.maqolociyaa.abyo.isheeg

  • @umuibrahim7079
    @umuibrahim7079 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc dr nimco how can I contact you abayo please iso jawab

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  9 หลายเดือนก่อน

      Wcs walal, I don't give private sessions but you can ask me question here or privately on instagram. You can message me privately @drnimco_

  • @samiraabdiali617
    @samiraabdiali617 9 หลายเดือนก่อน

    Tan canuga marku qeylinaayo aan attention lasineyn wey ishaqeysay canugega hada saas maba uxanaaqo marki wax urabo lodiido lee xanaqa wax yar kadibna cadi ayu iska naqdaa waxan kale aan ogaaday canuga ina manta dhan ogu so cel celiso no no iney kawagansan tahay inad fiiriso wax qaldan inu sameyay camala ufirine asagana wu fahma inu wax qaldan sameye aniga wey ishaqeysay

  • @SaadoMaxamud-nw9vs
    @SaadoMaxamud-nw9vs 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo nimcoy ilmahaaygu wx walba afku galinyaa ila quraardaha uu bur bursanya mxan sameeya

    • @tasnimmohamed2833
      @tasnimmohamed2833 9 หลายเดือนก่อน

      Aniga sidas aha walal lkn sharoobi vitamins ah sii caadi bu noqonaya

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 หลายเดือนก่อน

      walal baar inuu cuntada calashado. Cuntoo adag sii.

  • @hamdidiriye9632
    @hamdidiriye9632 9 หลายเดือนก่อน

    Asc dr nimco wax badan ayaan kaa faaiday waxaa ii jooga ilmo 3 years ah tvga ayuu yaraan ku bartay hal sano iyo badh isago jira ayaan arkay inuu kadhigtay number 1 tvga waanka yareeyey cuntada uun markuu iga diido kusiin jiray wuxuu uwareegay markuu tvgii waayey muraayad ku xidhan daarada guriga oo haduu ooyo ku ooyayaa haduu qoslo haduu dhar xidho halkaa uun bu iskala sherkaysanaya anigu hadaan qaylinayo ii jawaabi maayo maxaan sameeya muraayadaasa tv igaga darane maka bixiya kabadhada daaradey ku xidhn tahaye

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 หลายเดือนก่อน

      maya walal ha kaa joojin. waa cadi, marku murayadaa hortayda joogo...la ciyaar oo uu sheeg magacisa oo tus sanka iyo indhaha iyo timaha oo magaac yadooda oo sheeg.

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir 9 หลายเดือนก่อน

    ADHD ka soo hadal sida loo la dhaqmo please

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 9 หลายเดือนก่อน

    Tankale.in.lasaaro.maduruuribaa.abyo.isheeg

  • @Nasteho-m3s
    @Nasteho-m3s 9 หลายเดือนก่อน

    Asc dr nimco aniga waxaad iga caawisaa wiilkeygu wax hada waan bari karaa oo waa isoo fiirinayaah wana ila fariisanayaah lakiin abaayo mararka kaloon mashquul sanahay lagama yaabo inu wax yar xitaa fariisto amaba uu cayaaro xitaa hadaan fariisiiyo oon waxuu ku cayaaro siiyo waa u bodboodayaah maanta dhan mana ogoolaanayo inu wax yar fariisto hadaan markaa hool gacanta kula jiro oon isdhaho intaa aad shaqada wado haku ag fadhiiyoo la hadaal ma yelaayo marka banaanka u saari amba aan dad la joognana waa sidaa marka taa kaso hadal abaayo waa ii muhiim thanks

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 หลายเดือนก่อน

      walal bilow barnamijka dawayntaa autismka levelka koobad. waa cadi bodboodku. marku maskaxdo oo dagtoo wuu iska joojin oordka badan iyo bodboodka.

  • @leyoahmed6465
    @leyoahmed6465 9 หลายเดือนก่อน

    Abaayo gabadheyda wey qosle maanto dhan kaligeed maxaa lagu joojiya qosolka i soo jawab ilahey ha kaa abaal mariyo

    • @tasnimmohamed2833
      @tasnimmohamed2833 9 หลายเดือนก่อน

      Anigaba taasa I haysata manta dhan qosol an jogsi lahayn waxan is idha maxay so xasusanaysa tolow

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  9 หลายเดือนก่อน

      waa caadi walal. mashqooli markay sidas oo qoslaysoo oo la ciyaar.
      ilmahaku markay maskaxdiso buuxsanto oo mashqolo wuu iska dayn waxa bilaa hadafka ah.

    • @leyoahmed6465
      @leyoahmed6465 9 หลายเดือนก่อน

      waa mahadsan tahay abayo

  • @ubahnuur
    @ubahnuur 9 หลายเดือนก่อน

    Abayo cunug 1 jira ijoogo xanaq iyo ine iqaninto timaha iga rifto naska qaninto markay rabtana oysa maxa kusamayna siden ugu jaraa ine qaninyada jojisa ama dharbaxshada

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  9 หลายเดือนก่อน

      walal sidaan idhi qor marka ay sidaas dhacdho sii aad oo garatid maxay sababto tahay. Markay ku qaninto naaska kaa joji isla marki baa oo soog sacad ama laba sacadood. ha ku xanaqin, haa qaylanin markay ku qanainto hadii kale waxay doonay doonta inay ciyaar ka dhigto.

  • @ayanmuse1605
    @ayanmuse1605 9 หลายเดือนก่อน

    Intaba hadu ii garanaayo farxad bay ii noqon lahay

  • @saharahassan4930
    @saharahassan4930 9 หลายเดือนก่อน

    Assalamu aleykum walo how do I contact you?

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  9 หลายเดือนก่อน

      Wcs walal, I don't give private sessions but you can ask me question here or privately on instagram. You can message me privately @drnimco_

  • @quruxduqalbigachanalfara7931
    @quruxduqalbigachanalfara7931 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo qali aniga wilkayga wa 7sano wa autisam wu is qaniinaya markasta uxanaqo ama farxo gacanti hada way adkaatay maxan sameya wllo

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 หลายเดือนก่อน

      walal qaninyo bartay inuu wax ku heloo ee ka jooji walal inaad siisid wuxuu donaayo.

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sis waxa ubaahney in kula soo xariiriyo xagee kaaga heli karaa sida private aya rabay kulahadlo

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  9 หลายเดือนก่อน +1

      walal instagram messages igla soo xirir.
      waa kan account kaygo @drnimco_

    • @ikraammuhiddin1
      @ikraammuhiddin1 9 หลายเดือนก่อน

      @@drnimco_psychiatry ok habibti waan kaaga sodarsaday mesha kaga sohadlaa

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wl wanku salamay gabadhaydu far bay afka iska galinasa markasay matajinasa markay xoolka ku jirto ama high chair ka maxan kaga joojiya

    • @tasnimmohamed2833
      @tasnimmohamed2833 9 หลายเดือนก่อน

      Intay leegtay walal

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  9 หลายเดือนก่อน

      maa xoolka iyo high chairka ayay diidaysa?
      haday sababto taas tahay markad misha nadifisid ku cili xoolka bila qaylao bila dagaal. attention hasynin.
      Waxaa laga yaabaa in ilmahaagu bartay in sida kaliya ee looga soo bixi karo meeshan ay tahay inaay iska matajiso.

    • @khadraabdirahman8228
      @khadraabdirahman8228 9 หลายเดือนก่อน

      Waa 3 years

    • @khadraabdirahman8228
      @khadraabdirahman8228 9 หลายเดือนก่อน

      Ha waxay baratay sida looga saari karo inay sidaa tahay markay is matajiso ban kasaaraa

    • @qadromohamed5269
      @qadromohamed5269 2 หลายเดือนก่อน

      @@drnimco_psychiatry abyo wan ku rabaaa sidee kula so xariiraaa❤

  • @NaciimoShiiiq
    @NaciimoShiiiq 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo cunugeyga wuu hurdaa wax wuu iso qabanaa jidka ma iga ordaayo ewal marka wadan kale jognay wuu carari jiray hada saas mahan lkn hadalka wax uu ku hadlaa hadal aan la fahmeynin lkn wax kasto wuu ogyhy tunjiga wuu so wadanaa wuu ku saxaronaa cunto wuu cunaa hurdana mansha alaah bis hadalka aan sfcneen uu ku hadlaa siduu hadal caadiya ugu hadlaa abayo ma dagalamayo lkn markii wax lo diido ama wax laga celin rabo uu qofkaas inuu qaniino isku daya qof walbo ma la dagalo

    • @saynabmohamedibraahim2382
      @saynabmohamedibraahim2382 9 หลายเดือนก่อน

      Abayo meqa sano ayu jiraa aniga cunugayga hadu kubad arko ama wuxu jecelyhy wu iska tagayaa hadad qaylinayso xitaa maso labanayo

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  9 หลายเดือนก่อน +1

      Mahshallah walal. imika markaas hadalka ka shaqay walal.

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 9 หลายเดือนก่อน

    Nimcoy wl dhuuxa geela kawaran

    • @qalimuuse1022
      @qalimuuse1022 9 หลายเดือนก่อน

      Anigu waan ku faaiiday ee sii hadad helaso

    • @saynabmohamedibraahim2382
      @saynabmohamedibraahim2382 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@qalimuuse1022qaabke u siisay wll iso sheg bal

    • @tasnimmohamed2833
      @tasnimmohamed2833 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@qalimuuse1022walal sided u samaysaa anu 4 bilod ban siinayaye wali waxba kagama garan

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  9 หลายเดือนก่อน

      walal ruunti khibraad oo malehy markas ma ka jawabi karaw suashaa laakin hooyooin baa yidhi caruurtodo waay kaa faiiday.

  • @aichahassan9284
    @aichahassan9284 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @aichahassan9284
    @aichahassan9284 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤