ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Fasal labaad baan ahaa ee iskool xamar jadiid. Markii afsomaliga Soo baxay xaafadahaa lagu dhigi jiray aniga iyo hooyaday isku fasal baan ahayn wlhi...
Xasuus iyo waayo tagay oo wacnaa, i love it. Thanks
Xasuusuhu qurxuunaa oo xiligaan aan joogno nasiib xuminaa haddaan nahay dhalinyarada !! Maantay wax aan ku faano ma lahan waxeenii xitaa wax xun baa la inooga dhigay !!😢😢Mar kale soo kaca Soomaaalaaay !!😮❤️🩹✊🇸🇴
Alla yaa raxma aape siyaad 1972 ayuu qoray afsoomaliga
Alxamdulillah wakhtigaas baan dhashay ilaa 17 sano kusoo gaaray xamar cadde now I'm crying I don't know why😢
Waqtigaa quruxda badan kuman soo gaadhin 🥵
Viva Shacabka Soomaalia
Kuwaas ayaan ku jiray. 7 bilood oo miye la joogay. Xusuus sheer. 45 years ago.
Mudane waxaad tahay wadani dhab ah. Anigoo ah kuwii waagaa kaddib dhashay waan kaaga mahad celinayaa wax qabadkaagii. Mahadsanid.
Adeer waxaan rabaa inaan kuwaydiiyo hadaad kamid ahayd ololihii bar ama baro meeqo macalimiin baa kaqaybqaadatay deegaanada laga hirgaliyay magaalooyinka iyo miyiga manoosheegi kartaa iyo qaabka loohirgaliya fadlan inta aad ka ogtahay noosheeg.
Waxa aan ka mid ahaa ardaydii ugu da’da yarayd ee ka qayb qaadatay ololahaa 1974. By Xasan M Qalinle.
Waxey u ektahay waxaan dib danbe aan loo heli doonin. Alloow na daba qabo.
jecliya xususta somalida
Cajiib
Libdhi mayor Laascaanood
Caydiid Allow unaxariiso
Dadka maanta jira heesta iyo ereyada ma fahmi karaan? waa iga su’’aale.
Waxey u ektahay waxaan dib danbe loo heli doono. Waxaa badalay kuwo luqado ajnabi oo jajab ah ku tartamayo.
Dadmanihin dugaagna manihin 😢😢😢😢😢
Saa dugaagaaba ina dhaamee. Waa dhab hadalkaasi saaxiib.
sxb yaa iisheegi Karo heesta oo lyrics ah
Waa heestee saaxiib ?
Bal qor dhawr eray heestaad rabtid ee aad sheegeyso. Ma Allow bili-san iyo barwaaqo ta igu danbeysaa. ?
@@axmed_deeq heesta dhamaantees lyrics malagu helaa siiba tan horayso
@@hi-kj3ho Umaleynmaayo sxb, waadse raadin kartaa.
Yaasiin.aburas
Music.seynis.sports.geem.teyd.afroo
Fasal labaad baan ahaa ee iskool xamar jadiid. Markii afsomaliga Soo baxay xaafadahaa lagu dhigi jiray aniga iyo hooyaday isku fasal baan ahayn wlhi...
Xasuus iyo waayo tagay oo wacnaa, i love it. Thanks
Xasuusuhu qurxuunaa oo xiligaan aan joogno nasiib xuminaa haddaan nahay dhalinyarada !! Maantay wax aan ku faano ma lahan waxeenii xitaa wax xun baa la inooga dhigay !!😢😢
Mar kale soo kaca Soomaaalaaay !!😮❤️🩹✊🇸🇴