Filimkii XAAS XAAS FURTAY PART 2 By Ismadhaanto Ent

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 232

  • @abdizakiklt
    @abdizakiklt 5 ปีที่แล้ว +170

    Nabi Mahamed Scw An Ku Salino Hada Comment Kyga Argtan

  • @raajaboy3475
    @raajaboy3475 5 ปีที่แล้ว +42

    Meeshu ku jiro kaafi walahi I love kafi inta Ila jecel like ta igu qabta wllo

    • @officialmacruufchannel2301
      @officialmacruufchannel2301 5 ปีที่แล้ว

      Like-ta waxa ka muhiimsan subscribe ayaan kusaarayaye adna iisaar wabilaahi towfiq

  • @achmedlander3123
    @achmedlander3123 5 ปีที่แล้ว +65

    Dadkan dinta iyo nebiga csw like ku raadinayan comments inan akhriiyo unacey

    • @thomharrison4389
      @thomharrison4389 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi kula mid baan ahaY sxb waan nacay waa iga hor imaadeen

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว

      Abdull Soma subscir ii saar ana waan kuu saaraa thank

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 5 ปีที่แล้ว

      @@thomharrison4389 sax way ku nacsinayan

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 5 ปีที่แล้ว

      @Luul Hajji haa waxan islaha wey jojin donan lakin video kasta waba so qorayan 😂😂😂

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 5 ปีที่แล้ว

      @@yusragabow ok bro thnx wan ku sarey

  • @cabdinasircolad3108
    @cabdinasircolad3108 5 ปีที่แล้ว +44

    Inta jecel big bro like isaar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว +1

      asadd walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I saar 🇸🇴🙏🙏🙏

    • @ladanahagather3686
      @ladanahagather3686 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว +1

      asadd COLAD subscir ii saar ana waan kuu saaraa thank

  • @mohamedmohamud4001
    @mohamedmohamud4001 5 ปีที่แล้ว +74

    Qofkasta wuxu leyahy qofkii kowaad baa ahy ani been masheegi kari qofki kowaad ma ihi ee like io subscribe waxa ii ogashay dhac igu sii 🤣🤣

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว

      Hud-Hud Somali Channel subscreib ii saar ana waan kuu saaraa thanks

    • @zuzuqurux6828
      @zuzuqurux6828 5 ปีที่แล้ว

      Hud-Hud Somali Channel waa ku saaray walal ii saar

    • @nuuroabdi4719
      @nuuroabdi4719 4 ปีที่แล้ว

      A

  • @princessnish9368
    @princessnish9368 5 ปีที่แล้ว +15

    Anaa uhoroyo asxpta dhaxana ku ahy isma dhanto yaqy like isiya ikanaxa wax itusiya cawa 🥰❤️❤️🥰❤️❤️💝💝

  • @asadabwaan3628
    @asadabwaan3628 5 ปีที่แล้ว +7

    Aad iyo Aadbad u mahadsantihiin waa taagerada khaaska ee ismadhaanto siiba (( BiG BRO )) 💞😂👍🤗🌷👑

  • @5somtv
    @5somtv 5 ปีที่แล้ว +3

    Time ismadhaanto balan teenu waa shaqo saaxiibayaal

  • @nasteexocali3957
    @nasteexocali3957 5 ปีที่แล้ว +5

    17 minutes 1.3k hor mar wcn isma dhnto full respect

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan3766 5 ปีที่แล้ว +3

    Wuuuw caawA sodhaqsade ismadhaanto guul 😍😍

  • @bishaarobilan8217
    @bishaarobilan8217 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw anaa first ah like iizaara plz

  • @zakaajbiit9376
    @zakaajbiit9376 5 ปีที่แล้ว +12

    dadkaan tuugsi badanaaa like isaar xey tahay hadii qoraalkaga aan kahelo waan kusaaraa hadaan kahelin kuuma saaraayo xoog miyaaa

    • @nimcoshaandi3606
      @nimcoshaandi3606 5 ปีที่แล้ว

      Waliba hadaad cabadka badisaan dislike ban idin saraya dheh hhhhh

  • @cabdiraxmaan_younis.
    @cabdiraxmaan_younis. 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalah AAD Bn Niyow Uga Helaa Sida Aad Wx U Matashaan Anigoo Borama Niga Fiirsanaya Waxa Aan Ini Leehay Keep Going Mashaalah

  • @queendihama717
    @queendihama717 5 ปีที่แล้ว +41

    Qofkii labad waa ani like dac kusii subscribe iskaga dar hadaysan kudibaynin👇💖🙏🙏🙏😢😢😢🤣😂🤣🤣😂😂

    • @queendihama717
      @queendihama717 5 ปีที่แล้ว

      @@Superinhoo7 wankusarey adna saar

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว

      subscir ii saar ana waan kuu saaraa thank

    • @officialmacruufchannel2301
      @officialmacruufchannel2301 5 ปีที่แล้ว

      Imadhibayso sharafey adigana subscribe iisaar...

  • @lakimoha2827
    @lakimoha2827 5 ปีที่แล้ว +5

    Aniga mar walba waan soo daahaa ee like ma codsan laakiin marka wax lasoo dhigo iidhawaaqa hadeynu tolnahney

  • @sadiqbishar2074
    @sadiqbishar2074 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa qofkii uguhoreyeeey ee like

  • @queencabdi8137
    @queencabdi8137 5 ปีที่แล้ว +28

    TH-cam ka awal xaraabo marka soo gashid comments akhriska waa u xiisi jiray hada lkn tuugsi meel kasta like isaar acuudka😏😏

    • @UMUAYMANUK
      @UMUAYMANUK 5 ปีที่แล้ว

      queen Cabdi 😂😂😂

    • @faysalmaalim3637
      @faysalmaalim3637 5 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @abdiaziz860
      @abdiaziz860 5 ปีที่แล้ว

      horta somaali waxa wee iskaga daysadaan ee maxaa laga dhefaa sxbey waan la yabee

    • @queencabdi8137
      @queencabdi8137 5 ปีที่แล้ว

      @@abdiaziz860 wlh ma aqaan waaka dhacsanahay aniguba ma fahmin wax laga dheefo lkn tuug siga hanaga dayaan🤣

    • @bishaarobilan8217
      @bishaarobilan8217 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa larabaa inaad fikradaada kadhiipato like leetuugayaan 90ka acuudupilaah

  • @mohanana7343
    @mohanana7343 5 ปีที่แล้ว +5

    ismadhaanto naga daaya# naga qosli aad soo duubtaan lama daawan karo😂😂😂
    inta igu raacsan like ii saara🖒🖒🖒🖒

  • @hamdadanan801
    @hamdadanan801 5 ปีที่แล้ว +17

    Qofkii kowda ban ahye 😂😂🇸🇴

  • @munazarcabdi5696
    @munazarcabdi5696 5 ปีที่แล้ว +5

    Ismadhaanto keep going tageero number one❤️❤️❤️

  • @najaxandiahmed6218
    @najaxandiahmed6218 5 ปีที่แล้ว +2

    Dakaweyno yaila fahmay kkkkkkkk kkkkkkkkk like iguqabo manoli

  • @rajochannel6849
    @rajochannel6849 5 ปีที่แล้ว +3

    Sida ugu fudud ee lagu ogaan karo xanuunka gaaska ka faaideeysi wacan walal irshaad channel subscribe dheh mahadsanid

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 5 ปีที่แล้ว +4

    Raggu markay furiin samaynayaan waxbay lahadhaan lkn gabadhaan waa yaan la isku soonoqonin😀😀god khayaana haqodin kudhici doontaana mooyi nafba waxaa uqaaliya ruuxay❤️💯💕jeclaato

  • @Shumeey656
    @Shumeey656 5 ปีที่แล้ว +18

    Minyaro sharteeda Allah naga qabto 🐒🐒🐵🐵🐒🐒🐶🐕🐒🐈🐶🐯🦁

  • @aishamohamed8489
    @aishamohamed8489 5 ปีที่แล้ว +1

    Qofki ogu horeyay ayan ahay like isaara😜👊

  • @faadumaabdirahm
    @faadumaabdirahm 5 ปีที่แล้ว +1

    Oww dadkeyga
    Izma Dhanto
    Horey usocda😉😍😍😘

  • @filsanfantasticfilsanfanta2133
    @filsanfantasticfilsanfanta2133 5 ปีที่แล้ว +3

    Big bro legend iyo teamkiisa keep going isma dhaanto

  • @najmojeego7708
    @najmojeego7708 5 ปีที่แล้ว +3

    Ismadhanto Best TH-camrs saan inkuguxiranahy Bal arka dadkeygoow

  • @bigbrofataale7400
    @bigbrofataale7400 5 ปีที่แล้ว +12

    Azxapta waaxn sameysteY new channel subscribe isaara 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @Eduruus
    @Eduruus 5 ปีที่แล้ว +5

    Ku soo dhawaada iga baro channel oo idin soo gudbin doono barnaamiyo ku saabsan dhanka technilojiyada

  • @xamdaiftin1454
    @xamdaiftin1454 5 ปีที่แล้ว +7

    Waad nagu raajiseen
    Anyway thanks💕💕

  • @gureycadeoffacial2578
    @gureycadeoffacial2578 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxb big bro waxaan kudhahaa sxb inoo vidiyowkaan siisocdo oo part 3 part 4 part5 ilaa qeybaba badan oo kaaro taas aan kula talin lahaa szb hormar wanaaksan

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 5 ปีที่แล้ว +1

    Team isma dhaanto keep going ⚘

  • @aadanookiyaale
    @aadanookiyaale 5 ปีที่แล้ว +4

    First view iyo first comment hadaan noqday xitaa subscribe armaa la igu cimaamadi karaa

  • @munichhassan8918
    @munichhassan8918 5 ปีที่แล้ว +7

    Hadad jifka kudawaneyso like ii Saar

  • @nadiraqueen5066
    @nadiraqueen5066 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk kk qoso qiimo badam musasal. .aad fiican horuu socda isma dhaato. .Waxaan hayaa sheekooyin badan sidee u soo gudbiyaa iyo dhacdooyin xiiso badan. ..aad idiin xiiso gelinaya. .mahadsanidiin

  • @rajadanoloshachannel2285
    @rajadanoloshachannel2285 5 ปีที่แล้ว +2

    Inta Comment akhriska usoo gashay Subscribe-ka dhac iigu siiya

  • @hamdadanan801
    @hamdadanan801 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala Manshallah kafi baa ku so biiraye ❤️❤️❤️❤️keep going

  • @almanaarmedia4794
    @almanaarmedia4794 5 ปีที่แล้ว +10

    Asxaabta SUBSCRIBE igu caawiya dhamaan plz

    • @bulshaawisports3928
      @bulshaawisports3928 5 ปีที่แล้ว

      Isar aan kusaaree

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว

      AL manaar media subscir ii saar ana waan kuu saaraa thank

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว

      Mohammed Bulshaawi Channel subscir ii saar ana waan kuu saaraa thank

  • @luqmaancanuuni5120
    @luqmaancanuuni5120 5 ปีที่แล้ว +5

    Inta tagerta pig pro like igu qabo

  • @kingaraash4585
    @kingaraash4585 5 ปีที่แล้ว +6

    Big bro inu kalmad walahi halhays uleyahay ya ila arkay mawanagsana sxb big bro wax kasta inad walahi tirahdi iskada wa caado xun

  • @daacadchannel4707
    @daacadchannel4707 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta Somalinimada kuweyntahay
    Subscribe ii saara

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 5 ปีที่แล้ว +10

    war ugaasnimada dhulka halaga qaado oo subscribe yaa lila dhaafin oday soomaliyed ayaan ahay

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว

      Waxbaa Jiro Media subscir ii saar ana waan kuu saaraa thank

    • @waxbaajirotv3938
      @waxbaajirotv3938 5 ปีที่แล้ว

      @@yusragabow waan kuu saaray iisaar

  • @somalifootball1362
    @somalifootball1362 5 ปีที่แล้ว +5

    Plse🙏 isma dhamaato Iidle nosoo celiya... aaway Iidle waan u xiisay🤔🤔...iidle la'antiis nour ma leh isma dhamaato.....

  • @nashaadmohamedmohamed5590
    @nashaadmohamedmohamed5590 5 ปีที่แล้ว

    Waan yabanhy dadki qof aan dhaheen like isaar majiree maxa dhacay like lacag ma lagu ha

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki5612 5 ปีที่แล้ว

    hadda anoo daawanaayo part one aa waxaa isoo dacday part two
    reer isma dhaanto idin taageraa ❤❤

  • @yusraaxmedmaxamd8802
    @yusraaxmedmaxamd8802 5 ปีที่แล้ว +2

    Wooooooow big bro fariin leysku furo maala kene waley waan naxsanahy hadiiba naag kale Leela guursado somaha haduba mid kle uu damco aniga maxaa ii Yala waba lega tagee AR wuuuuuuuuw

  • @nevergiveup7126
    @nevergiveup7126 5 ปีที่แล้ว +2

    say astaghfirullah sister
    Ilahay wax iskuma diro ee shaytan dheh wallo

  • @sucaadabdalla3083
    @sucaadabdalla3083 5 ปีที่แล้ว +2

    Nin bidaar leh raga boqol buu dheeryhy😂😂 nin bidaar leh basaa like isaari kara

  • @cabdinurugaas3319
    @cabdinurugaas3319 5 ปีที่แล้ว

    Sheeko hadda kahor Dhacdy Nin iyo Naaaag isqaba Ayaa gurri kuwada noolaa markay Muddo Is qabeeen Ayaa maalin maah maha Kamid Ah oona gurigii lawada buuxo jimcanah Tahy salaadii qudbo kadip Ayay waxat ukeen tay qado ninkiii iyo caruustiisa oo isla fadhiya Saas markay qadadiii u bilaabeeen Ayaaa naagtii ayaa timid Ayadoo cirkaaas iyo dhulkaaas inta u dhaxlle kusocota Xanaaqdaranah kamuuqdo talaagad guriga taalay Ayay fudhahay oo caano 2 liitar kujidha markaasee kubilaaawday Ninkii Odayga Ahaa ee caruurtiisa farxada laqeeb sanaayay ilaaa ay ugu dhameeso Ayuu sugayay 2 liitar ee caanaha Ah markay ku dhameesay Ayuu kor unuu u fiirshay Ilmihiina fiirshay Ayuu ku yirri madhameesaty hooshadiii hadde Ayaa Adoo sidii u xanaaqsan markaasaa wuxuu yirridhi

  • @dahaboluula9007
    @dahaboluula9007 5 ปีที่แล้ว +3

    Big pro marwalba wxu ku matala xaskisa o wx dhaliwaysey macnaha ilmo laan

  • @MESSIFANS
    @MESSIFANS 5 ปีที่แล้ว +5

    Asxabta ismadhaanto xarafanin iska dhiga ee subscribe ta haila dowmarina

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 5 ปีที่แล้ว

    Ma digaagbaa ku yeh waxan kaa dareemayey caajis xanuun, cuntadiid😀😀😀😀😀

  • @racwibile5614
    @racwibile5614 5 ปีที่แล้ว +6

    Habo farxiyo naagta daaqada ka bixsay o waba ugu dhabeysay mii😂😂

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว

      Qalbi Saliim subscir ii saar ana waan kuu saaraa thank

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 ปีที่แล้ว +1

    I like ismaa Daanto ent film wow😗😗😍😍💖😍😍😍👍👍

  • @moherzi3085
    @moherzi3085 5 ปีที่แล้ว +2

    Ismadhaanto team keep going pros

  • @cayniilaamaj1005
    @cayniilaamaj1005 5 ปีที่แล้ว +6

    wxd isku shegten bn rbna wlhi wn iska qosly😅😅😅

  • @idrisjamaaal5620
    @idrisjamaaal5620 5 ปีที่แล้ว +1

    Group ismadhanto idle yare xaguu kabaxey

  • @ugbaadqurux42
    @ugbaadqurux42 5 ปีที่แล้ว

    I like #abdikaafi riwadahan isaga dartii u fiirsada Allah ha xafido

  • @galtianokulalihi4288
    @galtianokulalihi4288 5 ปีที่แล้ว +3

    Cawa waa dhalashadeyda 100 like igaarsiya

  • @dheymantahassanabdi1778
    @dheymantahassanabdi1778 5 ปีที่แล้ว +1

    Ada umahad santihin team ismadhanto codsigad naga aqbashen lkn qebta sadaxad noso daya xise ayey ledahay

  • @asadabwaan3628
    @asadabwaan3628 5 ปีที่แล้ว +10

    Subxaanala Big bro Aabaha beenta kulahaa dharkaaga wasakhdaan rabaa in aan shiirsado 😅😂😷

    • @yusragabow
      @yusragabow 5 ปีที่แล้ว +1

      Asad Abwaan subscir ii saar ana waan kuu saaraa thank

  • @bashka5382
    @bashka5382 5 ปีที่แล้ว +1

    Idle xagu kabaxay tolow ma iskudacen ismadhanto mise

  • @nuurcumar3865
    @nuurcumar3865 5 ปีที่แล้ว

    waaw riwaayad macaan💕💔💓💖❤❤💘💝💞💟👍👍👍

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan calaacal iyo like iisaar baan ku nacay waar reaction ka bixiya videogad daawaten comentis dhan idinkaa idin nacee

  • @kingalpha6356
    @kingalpha6356 5 ปีที่แล้ว

    Waraa ismadhanto fimlka anoo micneynin ee noosoo wada daayay
    Waxaan arki la heen big bro waxuu sameynaayo

  • @ahlaamqn5703
    @ahlaamqn5703 5 ปีที่แล้ว

    inti taageerta isma dhaanto group like dhac igu sii

  • @deeqodagan4282
    @deeqodagan4282 5 ปีที่แล้ว

    asc walalahayga ismadhaanto cawa wan ku farxay riwaayada markan arkey qaybtii labaad qaybta sadexaad ku soo dara pls oo soo daaya ilaa beri wan idin xiisey dhamaantiin wan idin jeclahay

  • @tmking4941
    @tmking4941 5 ปีที่แล้ว

    inTa Big Pro TagerTo FarTa Taaga ☝🏿

  • @istahilcabdullahi5322
    @istahilcabdullahi5322 5 ปีที่แล้ว

    walaalo saro ayaa tihiin wad naga qoslisiin markasto wad ku mahadsantihiin

  • @igraanigraan1784
    @igraanigraan1784 5 ปีที่แล้ว

    Ruwadan inta ku hesato like

  • @abdirizakfarah3200
    @abdirizakfarah3200 5 ปีที่แล้ว +2

    Big bro slim aa noqotey, qishka naasii

  • @mohamudabdirashiid4097
    @mohamudabdirashiid4097 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhii cusbayd ayaa gabadhii weynayd furtay😂😂

  • @ruuneeyruuneey4567
    @ruuneeyruuneey4567 5 ปีที่แล้ว

    Wa maxay.10.ka.daqiiqo.soo.badiyaha.waqtiga.dawashada.

  • @ajabubakar1750
    @ajabubakar1750 5 ปีที่แล้ว

    Wlahi cadi ma ahan big bro

  • @nimcosaid3834
    @nimcosaid3834 5 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaanba ka heley say short film uga dhigaan

  • @Alinainabeerdon12
    @Alinainabeerdon12 5 ปีที่แล้ว +3

    Qofkasta oo komatkayga akhriya waxan alle 🙏🙏🙏 cafimaad ?i😄iyo💛💛 cimri dherer inu rabi siiyo🙏subscribe hada awado isar Wall

  • @abduqaadiribraahim4203
    @abduqaadiribraahim4203 5 ปีที่แล้ว

    big bra maxaa loogu aadiyaa meesha ugu xun flimka daruuf ayuu jilayaa markasta cabdi kaafi waa markiisa ismadhaanto daruufta inuu jilo

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 5 ปีที่แล้ว +1

    War waxa haf hafka aha maxa yelin so dhameya

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 5 ปีที่แล้ว +1

    Pig pro jiliinkiis inta kahesho like ii saar

  • @beckyyzbeez4887
    @beckyyzbeez4887 5 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhanto gafki shalay idinkadhacay ila hada maydan wax raaligalina kabixinin

  • @ikraamqaali7330
    @ikraamqaali7330 5 ปีที่แล้ว +6

    Big bro Calaacalka Jooji Fur Naagta Kle plz

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว

      Ikraam Qaali walashey subscribe igucaawi pleased Allaha hakusharfo🙏🙏🙏🙏

    • @ikraamqaali7330
      @ikraamqaali7330 5 ปีที่แล้ว

      Wanku Saaray Bro

  • @maxamedibrahim2238
    @maxamedibrahim2238 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaas keygi dambe aa xaaskeey hore furte😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirisaqismail573
    @abdirisaqismail573 5 ปีที่แล้ว

    Soomalina copi ayaan looga taag helayn sheekadan muxaadaro ayaan ku maqley sheekh ka sherkaynaya

  • @najmaabdielmi8761
    @najmaabdielmi8761 5 ปีที่แล้ว

    Ismaananto riwawayadaha noo dhameestira plz

  • @aishaahmed9558
    @aishaahmed9558 5 ปีที่แล้ว

    Qofki 226aad ahay ane😂😂😂😂sheeko badanaa dadkaaan

  • @feysalaxmed5409
    @feysalaxmed5409 5 ปีที่แล้ว

    To be continued ma ahan miyaa ismadhaanto mise meeshuu ku eg yahay

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhakawayne iyo Faruuraa laysku aadinaa kulahaa, Yaa maqlay kalmadaas

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh gabadhii hada aan aroosaayi ayaa waxay furtay gabdhii hore aan qabay kulahaa qosolka iga dhamaadey

  • @amranabib8548
    @amranabib8548 5 ปีที่แล้ว

    Bahda isma dhaanto hore u socda

  • @ikraamsharafgutale9559
    @ikraamsharafgutale9559 5 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @nimcoaadan5765
    @nimcoaadan5765 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlalady hore usocda

  • @nasradaahir9525
    @nasradaahir9525 5 ปีที่แล้ว

    Big bro iyo kaafi Abdi 👍

  • @ismahanciro1140
    @ismahanciro1140 5 ปีที่แล้ว

    thnks sidad markaste noga farxisaan

  • @cabdinurugaas3319
    @cabdinurugaas3319 5 ปีที่แล้ว

    Waan idin salaamy waxaan Ahay Funss kii na

  • @sanqadhyare4285
    @sanqadhyare4285 5 ปีที่แล้ว

    Qaybta 3 noosoo daaya sxbayaal

  • @maxamuudmoha2366
    @maxamuudmoha2366 5 ปีที่แล้ว

    Waan idinsalamay walalaha isma dhanto

  • @abdirahmanofficial9098
    @abdirahmanofficial9098 5 ปีที่แล้ว

    Isma dhaanto best video

  • @officialmacruufchannel2301
    @officialmacruufchannel2301 5 ปีที่แล้ว

    Isma dhaanto waxan ka ahay customer,, waxan qof walbaa oo fariintayda aqristay waxan ka codsanayaa inaad channel-keyga subscribe igu qabataan , madaxda isma dhaanto idinka iibilaawa

  • @ceebla_aa
    @ceebla_aa 5 ปีที่แล้ว

    Big bro tagera iskaga ka ahay illh amarkiiis