Dooqii Noloshayda By Ismadhanto Ent

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 463

  • @kaafiabdifaataale8236
    @kaafiabdifaataale8236 5 ปีที่แล้ว +360

    ✔️💐😌Jaceylku waa waxa ugu quruxda badan ee la heysto, waxa ugu adag ee la kasbado iyo waxa ugu xanuunka badan ee la waayo
    ✔️❤️🌷Marabi inan waayo jaceylkina
    Qof kasto aqrinayo quralkan wan jeclahay♥️

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 ปีที่แล้ว +316

    wall adigan qoralkeyga aqrinayaa waxn kaa codasana like..... wax wlba oo aad jeceshay allha ku siyee...😚😚

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 ปีที่แล้ว

      josaliina jeceliya xamar kuusaarey abyo subcuraab iggu caawi

    • @ibrahimadenmohamed1376
      @ibrahimadenmohamed1376 5 ปีที่แล้ว

      Ku saarey abayo

    • @ilwaadquruxonofficiol7216
      @ilwaadquruxonofficiol7216 5 ปีที่แล้ว

      @@najahqurxinta9230 oky qaali kuu saary aniga nah😚

    • @ilwaadquruxonofficiol7216
      @ilwaadquruxonofficiol7216 5 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimadenmohamed1376 thank you alpi😚😚

    • @mahadabdullahi5096
      @mahadabdullahi5096 5 ปีที่แล้ว

      Abayo waxad ku darta waxad jeceshahay o qeyr coz ma ogid qofkan inu wanag jeclyahay ama xumaan.
      Sorry hadalkeyga qalad ha u fahmin jozalina

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 5 ปีที่แล้ว +126

    Guur xalal ah alllh ku siiyo
    Bari walidayn alllh ka dhigo wlll 👌👌 heestu wa ehelka shaydaanka aan iska ilaalino axbabii 😘😘

    • @zeinabibrahim6750
      @zeinabibrahim6750 5 ปีที่แล้ว +1

      Indha urooney kheyr allah ku siiyo adne sidoo kale boqoradeyda

    • @Shaafka
      @Shaafka 5 ปีที่แล้ว

      Amiin
      Mahadsanid adoo kale dunida weey ku yaryihiin

    • @daarulmaqam3371
      @daarulmaqam3371 5 ปีที่แล้ว

      @@zeinabibrahim6750 aaamiin.apyo mahsnd

    • @daarulmaqam3371
      @daarulmaqam3371 5 ปีที่แล้ว

      @@Shaafka shukrn wll jannada allh kugu bishareeyo

    • @newstart7014
      @newstart7014 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @somalijacelchannel461
    @somalijacelchannel461 5 ปีที่แล้ว +69

    Saxiix ninka raga waa ninka xoogesa wax ku qabsada Inta pig baroow tageerto like dhac igu siii 👍👈

  • @csgoBestfrags
    @csgoBestfrags 5 ปีที่แล้ว +159

    Waligey hal 2 like madhafin azhpta idhafsiiya ila xad

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 ปีที่แล้ว

      Luul Xusen maxamed kuusaarey abyo subcurab iggu caawi

  • @mohameddahir500
    @mohameddahir500 5 ปีที่แล้ว +48

    ina nabiga jacell like ha saaraan ❤

  • @nuurshewiilqaran4266
    @nuurshewiilqaran4266 5 ปีที่แล้ว +77

    Hadaad telka midigta Ku heyso jiifna Ku daawaneysid bidixda like ta dhac iigu sii!!!
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 ปีที่แล้ว

      NBC Comedy kusiiyey subcuribe dhac iggu sii

    • @zawdomohamed180
      @zawdomohamed180 5 ปีที่แล้ว

      Wn ku sary ano garii wada walipa😁

  • @himilotech4952
    @himilotech4952 5 ปีที่แล้ว +27

    Wllh Gabadhan Shacni Eh Waan Taageeraa Waa Funny.
    Waxaan Jeclaan Lahaa Hadii Eey Aqrineeso Comment Daan Like Ha Ii Saarto

  • @amiinwaxkle2519
    @amiinwaxkle2519 5 ปีที่แล้ว +43

    Qafta kaliya meshan darteda udaawado shacni bbe❤
    Firs person like ha ila dhafin

  • @badbwoyjey2253
    @badbwoyjey2253 5 ปีที่แล้ว +17

    Inta ila argty in heska lilbalil wakare africa oo dhn iyda ugu horeysa

  • @abdirahmankaveez6343
    @abdirahmankaveez6343 5 ปีที่แล้ว +25

    First one from Mozambique 💯🔊😍

  • @maryammohamedelmi6417
    @maryammohamedelmi6417 5 ปีที่แล้ว +35

    Gabadhaan leysma xasdo waa funny waan taageeraa aad tageerada maaha itaageer iyo isoo raac iyo qofka haduu kaa keensado adaa iska raacaa yaa ila mida

  • @khaliidavii7449
    @khaliidavii7449 5 ปีที่แล้ว +1

    Shacni Waa Gawarta kali ee an ismadhanto fans u Ahay guyz all the best

  • @nadiiranayruusofficial4927
    @nadiiranayruusofficial4927 5 ปีที่แล้ว +19

    TH-cam baan so dhagax dhigan rabah mardhow♥️
    Ma tihin kaliya taageerahayga ee waxa tihin walalahayga aan jeclahay
    La'antina waxba ma ihi♥️
    Ilove you wan ku jeclahay adiga quralkan aqrinayo👥♥️

    • @shrmaabdi8076
      @shrmaabdi8076 5 ปีที่แล้ว

      aniga xitaa wan ku jeclhy lkn melaa kuso maro wayay froma America

  • @sunirasimaninahusen6175
    @sunirasimaninahusen6175 5 ปีที่แล้ว +17

    Ismadhanto aaad ayn idin xiseeyah rawayadiinah
    Cimri dheerer io capadu supan
    Axpaaapi

  • @yusufabdi7009
    @yusufabdi7009 5 ปีที่แล้ว +6

    Shacn iyo bgbrow cadima ahan shacni horta wainan gabar kugu samiyo wayo taageero weyn ayaan ahy riwayadvaadvsodhigtay mashaallh

  • @furqaanali4730
    @furqaanali4730 5 ปีที่แล้ว +22

    N1 waa Aniga liketa igu dhooba

  • @somalidatv8069
    @somalidatv8069 5 ปีที่แล้ว +45

    Inta fadaale ama (Big Bro) tageerta Like-ta igu qabta

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 ปีที่แล้ว

      SOMALIDA CHANNEL kuusaarey wll subcuribe iggu caawi

  • @wiilqaranofficialpage292
    @wiilqaranofficialpage292 5 ปีที่แล้ว

    Big bro legend keep going man...all ismadhanto tageero buuxo niihaya runti

  • @badwaansaid2179
    @badwaansaid2179 5 ปีที่แล้ว +8

    Runwaye ninka Ragaa waa ninka kartida leh.jabkisana kashekeye waayo noloshaba saas ah.
    Horaa loo yiri nin isfannshay waa Ri isnuugtey. Waaa mahadsantihiin ismadhanto 👍💞

  • @alxuneynsomali1471
    @alxuneynsomali1471 5 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkan kale jini qafiif buu qabaa inuu fud fudud yhy inta ila aragtay like igu kaspeeya

  • @ridwanmaxamed2212
    @ridwanmaxamed2212 5 ปีที่แล้ว +1

    Team isma dhaanto San idiin taageero wllhi you tube hadaa so galo idinka un idin dawada horay usocda

  • @mohamedkaahiye9960
    @mohamedkaahiye9960 5 ปีที่แล้ว

    Ninkaan big bro la dhahayo nagaha mel waliba wuu ka so maraa mar uu tuugsado mar uu dibada ayan ka imaday uu dhaho mar uu sanbuus iyo basbaas uga shekeyo wax waaye big bro isma dhanto guul iyo gobanimo

  • @yahyahassan2382
    @yahyahassan2382 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a big bro umeweaza👊👊👌👍

  • @aishahassan4861
    @aishahassan4861 5 ปีที่แล้ว +8

    Big bro bidaar miyuu leeyahay

    • @OnIygoats
      @OnIygoats 5 ปีที่แล้ว +1

      Qof walbo qoraalkaan arko subscribe igu qabo

    • @OnIygoats
      @OnIygoats 5 ปีที่แล้ว

      Haa

  • @mohameddeeq470
    @mohameddeeq470 5 ปีที่แล้ว +11

    Big bro iyo shacni baby ayaan ku heesta waxaa ka maqan iidle yare❤️❤️❤️💯💯

  • @abdiqaniosman4008
    @abdiqaniosman4008 5 ปีที่แล้ว +10

    Aniga oo Ku hdlayo afkeyga iyo afka kuwa comments aqriyo
    Wxan idin leyahy asxby comments naga so gabiya qoral dheer ma aqrin karno comments bdn aya nasugaayo 😅😀😀😀

  • @cooflakiboy3745
    @cooflakiboy3745 5 ปีที่แล้ว +5

    Poppp keep going isma dhanto

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 5 ปีที่แล้ว +3

    Big bro beenta maha horey usocda ismadhaanto love you 😍😍😍😘

  • @hafsaabdi1856
    @hafsaabdi1856 5 ปีที่แล้ว +3

    wo wo wo wo wo aaaa so fany big brow and shacni

  • @mohamedmusa4049
    @mohamedmusa4049 5 ปีที่แล้ว +5

    Asxapta isma dhanfo ayago isku duban Halkan ayan ka salamaya dhaman wan dawada ruwayadaha gaban ee ku.saleysan wacyi galinta horay usii socda big bro nin culus majajilistaha kowad ee an tagero

  • @khaalid9984
    @khaalid9984 5 ปีที่แล้ว +4

    Yes! No one like isaar jikitore kaafi abdi hada tageyrto liketa

  • @saedali5183
    @saedali5183 5 ปีที่แล้ว +1

    from Cyprus aad baan idin taageeraa. 🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍😍😍😍😍

  • @abdirahmanromeo
    @abdirahmanromeo 5 ปีที่แล้ว +17

    Big bro wlhi qosol ayaigudishe runty

  • @simmubarikmubarik8100
    @simmubarikmubarik8100 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan Waa akhyaar maskax badan asxaabey gabadhan igu soo caawiya

  • @sonitalodon7097
    @sonitalodon7097 5 ปีที่แล้ว +1

    Waad gabiseen saxibayalo. Love you guys.keep going. And so badiya ruwayadaha plz china cajiis yaa nagu dilay

  • @zakariahajiahmed1483
    @zakariahajiahmed1483 5 ปีที่แล้ว +15

    Ani shacni an kuheystaa wlh keep going abayo

  • @fardowsaahmed5993
    @fardowsaahmed5993 5 ปีที่แล้ว +4

    Big bro. Welcome 🙏

  • @hoodoindho3741
    @hoodoindho3741 5 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkk kulahaa uurbaa iga fakaday wiil ii egbay dhashay big pro kulahaa diig ayn ul ladhacay one 💞💞💋💋love dhamaantin

  • @ahlamcadey8081
    @ahlamcadey8081 5 ปีที่แล้ว +5

    Fast one🤗🤗🤗

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 5 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhaanto group we love ❤

  • @abdirahmanshekhabdikarim6240
    @abdirahmanshekhabdikarim6240 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa ahay dawadayaash safka hore ugu jira inay like.share.and commintg la garabtaagnaado in kastoo big baro ciidii dharkii uusan wax iga soo gaadhsiin lkn hadan ciidul adxada filayaa insaa😂😂

  • @fatumamohamed2343
    @fatumamohamed2343 5 ปีที่แล้ว +1

    Ismadhanto one love❤❤❤❤❤❤ taageraa idin ahee noolaada

  • @inantajecelkauhiilisa7203
    @inantajecelkauhiilisa7203 5 ปีที่แล้ว +2

    Nagta uura iiga fikaday Afsomali Waaa guuray Tima badnahan naga qabta ismadhaanto

  • @abdulahigeedi5390
    @abdulahigeedi5390 5 ปีที่แล้ว +7

    big bro he is funny, wili difaac ayaa kujuraa qoftaane damac ayaa ka qabaa 😂😅😂

  • @hoodoindho3741
    @hoodoindho3741 5 ปีที่แล้ว

    ileen sheekadan yurubta nimankuna way ku jiraan dumarka kaliyan modayee kkkkkkkk big pro adi xitaa canada ka imid aya lagugu maray miyaa wa sheeko cajiba runti sikatay ahaataba horumar wcn guul & gomanimo isma dhaanto wa ddka kaliya ee you tubeka nagu haya la aantin qosol majiro 👍👍👍👍👍👍

  • @natural-23-mx
    @natural-23-mx 5 ปีที่แล้ว +4

    First ah
    Isma dhaanto salaan sare
    From norway

  • @Alinainabeerdon12
    @Alinainabeerdon12 5 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan codsi soo baqo my Channel oo igu cawi subscribe allah janada ha geeyo inshalah

  • @bulbulvlogs1700
    @bulbulvlogs1700 5 ปีที่แล้ว +3

    First today

  • @apdyrahmantiger7833
    @apdyrahmantiger7833 5 ปีที่แล้ว +8

    Kaaran way ka sharaf bdntahay canada dalkaaga ha liidin.
    Shacni bbe

    • @abdiyare742
      @abdiyare742 5 ปีที่แล้ว +1

      Adigana meel xun lee wax ka fiiree wah war gabadha waxay ka hadlaysaan naagta sidaa dhahday micnaha kaaraan may inta ka booday ay canada u booday.

  • @abdirashidugaaska7701
    @abdirashidugaaska7701 5 ปีที่แล้ว

    Big bor qosal miidhan
    Wlhy isma dhaanto Wan Ina tager guulaysta 💪🏆

  • @jamaabdi
    @jamaabdi 5 ปีที่แล้ว +5

    kan suudhka wata nin xiimniin yaha xinninyaha dhaafeen kulaha😂🤣malaa jilbaha ayay ayay dhaafeen xiniin yuhu😂waa reer mudug kaasi

  • @macalinbaalka6806
    @macalinbaalka6806 5 ปีที่แล้ว +10

    Inta ismadhaanto taageerto like ta ha ila dhaafin

  • @najuuabdi3974
    @najuuabdi3974 5 ปีที่แล้ว

    Wale warun shacni Big bro walahi benma ahan keep going walalahey qali wan ni isalame 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @cabdijaliil8918
    @cabdijaliil8918 5 ปีที่แล้ว

    Aad ban uga helay
    Hore u socod wacan isma dhaanto

  • @hoodocabdimaxamed4255
    @hoodocabdimaxamed4255 5 ปีที่แล้ว +5

    Alla mxn idin tageeraa hore u zoco walalataal💗❤💓💋💋💋

  • @saynabaxmed6389
    @saynabaxmed6389 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlh waa shidan tahiin keep going by isma dhaanto

  • @abdirahmanmahamud2353
    @abdirahmanmahamud2353 5 ปีที่แล้ว +5

    first ba ahay maanta like

  • @monaaji6608
    @monaaji6608 5 ปีที่แล้ว +3

    *Isma dhanto* keep gowing

  • @munamire9656
    @munamire9656 5 ปีที่แล้ว +1

    Ana u horeeya isma dhaanto keeb going wan idin taageera

  • @elshukri_7254
    @elshukri_7254 5 ปีที่แล้ว +10

    Big bro Aragisa bes kuqoslaa wlh😂😂

  • @somaliupdate4188
    @somaliupdate4188 5 ปีที่แล้ว +4

    No views no comment wxn ahay maanta qofki ugu horeeyay wx badanbn sugayay chance ka maanta hhhhh I got it taagero gaara isma dhaanto

  • @xuseenxasan3419
    @xuseenxasan3419 5 ปีที่แล้ว +1

    big bro shafta abihiis waan Ku taakeera sxb horoy usoco

  • @abdirahmanromeo
    @abdirahmanromeo 5 ปีที่แล้ว +13

    M.a big bro eeen shacni wlhi jila weyn ayenoqote

  • @somquiz1
    @somquiz1 5 ปีที่แล้ว +8

    🙋‍♂️Waraa youtube keyda soo booqo 😁
    ❤vlog qatar ah ayaan soo dhigee 😂😂😂😂somaliweyn raali ahaada xushmad idiin haayaa ❤❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah waruntiina ninka raga wakan isku kalsoon dhamntiina ❤

  • @hothoabdilahi4730
    @hothoabdilahi4730 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allaah ismadhaanto hore u socda

  • @shukriali1730
    @shukriali1730 5 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan ismadanto waan ithintageera m.a hori usocda

  • @abdirahmanromeo
    @abdirahmanromeo 5 ปีที่แล้ว

    Big bro wankugu haysata ,ismadanto wa digeyga

  • @muniir_official
    @muniir_official 5 ปีที่แล้ว +11

    Siduu utagnyahy Big bro qosoluu igudley😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @MGuhaad
    @MGuhaad 5 ปีที่แล้ว +2

    hadaad qoralkeyga aragtid waxn kugu ducaYNaa wll wax walbo aad jeceshay inuu iLaahY ku siiyo anigana iigu duceey wll qaali subscribe iyo like ii saar

  • @ibrahhimahmed8482
    @ibrahhimahmed8482 5 ปีที่แล้ว +3

    shacni mar kasto canjo ayey cuntaa inta ila aragty farta taag☝️

  • @apdirazakalta7090
    @apdirazakalta7090 5 ปีที่แล้ว +2

    hhhh inta xinin yahoda ku badan yihin like ha ii saran 😂😂

  • @heroisxaaqxaashi774
    @heroisxaaqxaashi774 5 ปีที่แล้ว +4

    Reee isma dhàanto shacniyaa kawataa niyow uuuuh

  • @himilotech4952
    @himilotech4952 5 ปีที่แล้ว +3

    Keep Going Ismadhaanto Ent

  • @abdikaficawar7247
    @abdikaficawar7247 5 ปีที่แล้ว +8

    Like isaar plz big bruh hadad tagero u tahay

  • @lajeclaydainasahal7156
    @lajeclaydainasahal7156 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh big bro haruuf kiisa inta araktay like ii saara

  • @minaabdi8000
    @minaabdi8000 5 ปีที่แล้ว +4

    Wan idinsalamay lsmadhaanto keep going ✌️✌️✌️❤️❤️

  • @mohamedc.naasir5798
    @mohamedc.naasir5798 5 ปีที่แล้ว

    First one maanta like fadlan

  • @cabdiqaadirmaxamed2673
    @cabdiqaadirmaxamed2673 5 ปีที่แล้ว

    Big brow niyow gacan ayaan u taagay sababtoo ah qosol qosal dhan majiro hadalkiisa dhab ayaad u maleyneysaa horay u soco

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa markii ugu horreeysay aan arko Big bro oo qeeyb fcn lagu aadiyay hhhhhh Riwaayad walbo qeyb xun lee ku aadin jireen hhhhh

  • @edenmustfi523
    @edenmustfi523 5 ปีที่แล้ว +1

    Big bro
    Shacni
    Kafi
    100💕💕🔝

  • @5somtv
    @5somtv 5 ปีที่แล้ว

    Walahay anigii baa qoslay kkkkkkk dad wada shaqayn naga dhaqayso hor marwacan

  • @kinghamzick4464
    @kinghamzick4464 5 ปีที่แล้ว +2

    Inta ismadhanto ku xidhan kana hesha big barow farta taga

  • @umalkhayrahmed9516
    @umalkhayrahmed9516 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninka raga ah wnka beenta shega i love ismadhaanto

    • @Harodigeed1
      @Harodigeed1 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh ina ader mxaa ku doorty

    • @umalkhayrahmed9516
      @umalkhayrahmed9516 5 ปีที่แล้ว

      Bena ha ahatee wa inuu wuxuun ku sheega micnaa faan

    • @umalkhayrahmed9516
      @umalkhayrahmed9516 5 ปีที่แล้ว

      Bena ha ahatee wa inuu wuxuun ku sheega micnaa faan

    • @Harodigeed1
      @Harodigeed1 5 ปีที่แล้ว

      Hahahahahahha ina qf beenta ogal ba tahaya yaa ku hlikara ba

  • @Abhiram-me6bf
    @Abhiram-me6bf 5 ปีที่แล้ว +2

    First one lolhhhhh

  • @ibaar24howris21
    @ibaar24howris21 5 ปีที่แล้ว

    fadlan inta big bro taagerto like isaarr

  • @amiirhd7658
    @amiirhd7658 5 ปีที่แล้ว +6

    *LAN DHEERE WAYE NINKA CARUURTIIZA MEEL BANAAN KAGA TAGAY* 😂😂😂😂😂😂

    • @hanauk426
      @hanauk426 5 ปีที่แล้ว

      shugrimaslo

  • @abdiwahapboss551
    @abdiwahapboss551 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxan so dhaqsadaba maanta ugu danpeenti waan so daaahay🙄🙄🙄

  • @hersiibnmouktar1228
    @hersiibnmouktar1228 5 ปีที่แล้ว +2

    Even u are best men women arent gd this year butway i solution u and ur friend

  • @fatxiabdi759
    @fatxiabdi759 5 ปีที่แล้ว

    Nin ka raga ah Ben reer mu ku dhaqikaraa Miya iyo ha

  • @mohamedfilano9747
    @mohamedfilano9747 5 ปีที่แล้ว +3

    Abgalow toronto ciyarta kadaya😂

  • @barwaaqoahmet8333
    @barwaaqoahmet8333 5 ปีที่แล้ว +4

    Idin tageer isma dhanto💋❤

  • @haskovancinisky6452
    @haskovancinisky6452 5 ปีที่แล้ว

    Cahcahcahacah..bigbro qosolkisa

  • @abdirahmanabdullahi1811
    @abdirahmanabdullahi1811 5 ปีที่แล้ว

    Filimkn wan jeclhy wxa ujeclhy big bro iyo kafii eney dikn ninkn dimaha bdn unacy UF wlhii mjecli away ismadanto plz ninkn kuma noraya filimka nakadaya plz filimka haa naka haleynina de ninkn hda shacnii lajoga kuma habona usmdanto inbdn wlhii

    • @ldnh.6300
      @ldnh.6300 5 ปีที่แล้ว

      Uff tan maxaa ula jeeda dee nin raga nin rag kale uf ma dhaho

  • @saynabahmed4861
    @saynabahmed4861 5 ปีที่แล้ว +3

    Ismadhanto hore usocoda VIVA

  • @sharifoyusuf7286
    @sharifoyusuf7286 5 ปีที่แล้ว +5

    Filmkaan waxa run oo sheega runti qof aqli lah uun baa fahami kara

  • @yahyelyrics5908
    @yahyelyrics5908 4 ปีที่แล้ว

    igu salaama gabadha ugu gaaban ismadhaanto

  • @faizaodowa9765
    @faizaodowa9765 5 ปีที่แล้ว

    Isma dhaanto team👌🏻😍😍😍

  • @bilalmohamuud7651
    @bilalmohamuud7651 5 ปีที่แล้ว

    War isma dhanto wa fashilmateen markaan wlh way idinka dhamatay war fliman macno leh so daya ama iska seexda