ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Guri Barwaaqaan U codeeyay - Hablahana Waan Qaatay..
Abwaanka wayn ada garsoore nogu filan hhh
@@Abdirahman-Koronto 1
Waar cabdi askari yoow inader maxad haysa
Weeey waka garsori wayna
cid aad ka tagtey ba majirto Cabdiyoow ❤❤ Adna Waan ku Dooraney....
Somaliland dadkii fanka ayaa tihiin laydinma gaaro one love Somaliland from muqdisho
Shugran qofwacan
Qalbi gaa ku salaamayaaa
@@abdinaasirboodhari8865 wanka qaaday masuul mid lamidaan hawada kusoo marinaya
@@munaabokor8984 🥰🥰
Shugran
Codkiina macaan waxuu ku macaan yahay quraan idinko akhrinaya idin suagayaa kulanka xiga 👍
Igu cawi subscribe walal
Guri Barwaaqo difaac Adag ayuu galay Legend 😂 Nasra Number One👍🙏
keep going reer burco ❤idinkala garanmaynee guulayzta weligiin..from Mogadisho ❤
Guulyzo adna wll0h meel kasto aad jogto💋💋
Waad mahad san thay zxp adi sidoo kle
Gabdhaha waa lalaa qaslaa intaa ayuu kusugnaa ninkaan
Narsa group viva like saara
Ubax dugsiiye isku eeka inantaa inta ila argtay 👍
Anba wa moday
1
Maansha alllh guribarwaaqo wuu Ku dugay
War wll ma afkaygad kale baxday hhhhh
Hablaha iska leh nio Hhhhj
Inanta dharka guduudan cod macaan badnaa inta ila aragta
Nasra way Heesi kartaa Laakiin Ma Hadli karto Yaa iLa arkay😂🔥
Sax anaa kug raacay way xishood badantahay takalina waa hadli kartaa ma heesi karto
Inantan nasra dhalad ugbaad aragsan bay aad ugu eegtahay masha allaah codkeedan waaban la dhacay ee ma wll ugbaad aragsan❤❤💯💯2 hablahaan u codeeyay❤❤💯💯
Haa wlhi
Zhp Saydhiyow Nasra Lambarkeda wa Markii sadexaad an Comment dhexdiis ka waydiiyee mxad iga damacsantahy
Waxan Ka damacsan hay kuma sinayno nin bay naagtisa tahay 🤣🤣🤣
@@Zakariye.abdilahi Inaadeer Saad wax leedahay 🤣🤣🤣🤣
Oo kalay ind maad inanka lanbarka ugu baasi wayday muraara dilaacye lol
@@nasrahaldhaa5682 salaan sare nasro huuno adiga badiyay
@@nasrahaldhaa5682 Qoftan Donayayba madaa
Guri number 1ka
Hablaha badiyey, weliba inantaa dharka cas le waan umiisey
HABLAHA VIVA XADARAYIIN SALAAAN SWEDEN I LOVE BURCO MY HOME TOWN
2 Teamka Hablaha ayaanu wadanaa💪🏻❤❤Guray hayska raali ahaado😂
222
2222
Acodku dhan guri barwaqo kugu haystaa wlhi wll qlli alle cimrigagag Hadhereyo cidwalba hadii lay agdhigo cid aanku dorsanayo malahan guribar waqo wlhi dar alle kujclhy wllo❤💯
I vote all of them Guri barwaaqo macaal gabdhaha waan ucodeeyay yaaa iguraacsan
waxan codsanayaa saydhiyow inaad barnaamijyada noocana nooso badisaan👏👏👏
2 waliba nasra yar u codeeyayShodhe Ugbaad aragsan
guri barwaaqo ayaan ucodeeyey heesaha xassan aadan waxba lagama qaban karo ♥️♥️✌️ hablahana waan wataa
Waxa imika sidaa heesaha utafaya Waxa laga yaabaa inaanay quraanka rabi aanay ka xifdisanayn faataxada mooyee Waar xifdiga rabbi Idin siiyay Kaga FAA,idaysta qur,aanka iyo axaadiista nabiga
Hadaad xili habenimo ah oo sacadu tahay 4:20 minutes oo jiifka ku qoslaysid waxa ku haysata Guray Barwaqo like 👍 dhac kusiya
Time ka aan daawanayo 4:23 pm habeenimo wlhi cajiip!!!!
Waraa ma immika aad ila daawanaysay qiyaano TH-cam aad samaysay xukunka guri barwaaqo ayaa iskaleh
@@mohayaanle4628 Maxa xiliga kuso jediyay War ismuji isku Team ayan nahYe ❤️
Ta marada cas mooye ta kale xayaysiin ku wacan tahy Heesti la qadaba wayla qadaysa farahay tagtaysa🤣❤
Walaahi waan ka helay gabadha dhar gaduudka guri barwaaqo hadiyad ahaan ii sii xamar ha ii iftiimisee waa codsi igu qaado waa iga dhab
Barnaamijkan TH-camrada kaLe ku so casuuma HABLAHA iyo inamada Madar iyo Hud Hud habLahana yasmiin naaleeye iyo ubah Dugsiiye ✊🙏
Innanta Nasra codkeedu innaba caadi maaha. Cajiib!! Cajiib!! Wlhi waa innan qiimo badan oo rabbi cod halaasiya siiyey. Halkan si gaara baan uga salaamayaa innantaas haday messege kan aragto.
Ismaaciil abdilaahi ali waa 1 kalinta kobad ayuu kujira aad wn ku tageera waliba tageera buuxa hore usoco
Ana waxaan qoraalkula qayb qaadnayaa heezt tidha iga waaL iGa waaL _■■🤣🤣🤣🤣👍kaftane azc waa guri barwaaqo idinle hiii haaa huu....👍👍👍👍💜💜
😂😂😂😂Alla beerka wlhi way iga qosliyeen wlhi
Nasra Haldhaa cod MacaaN oo Halaasi ah, Qurux iYo Jidh Macaani baad isku Darsatay hno 🥰
Instagram kaaga linkiigasa nosoo dhig nasra
Nazra Haldhaa HoreY Usoco aptiO🥰🥰❤
@@cadaanitv7700 mahadsanid abtiyo♥️♥️♥️♥️♥️
@@nasrahaldhaa5682 inaader Mar Mar maaD Qaaciga inoogu Tuurtid Voise kaagu caadi maahe🤣
War gabdhU ma ugbad aragzan ba ?
Shuruud La,aan Hablahaan U Codeeyay 💯🔥 1ISku DarLaha Guri Barwaaqo ka Raxaabo Dhe 🤣
Guroow inaanta heesta Amina c.lhaahi ee keban gogashiisi ku hurdaa tariikh deedi uga sheeke
Dhamaan teamka waan idin salaamaya nasro haldhaa waxan leeyahay wll codkaa maxaa fanka ugala fadhiday fanku waaku baahan yahay naga waraabi sawd kaaga raxmada ah
Gurye waa laguwataa
Nasra haldhaa indr qlidayda horey u soco 💋💋💋💋💋
Inaadeertay rumaat 💕
Guri barwago are so fantastic and good entertainment::I really enjoyed it.We need more and more for this entertainment please::
Guri barwAqo sxb mantay dhulkaa lagula galay iska soo adkay cayaarta
That’s lady is something else Manshalah Another level
🔥🔥🔥👌👌👌👌
Gurayow nasra cimaamadeeda lama heysan karo
Guray barwaqo odayga waan wata
guri bawaaqo
Nasra another level from Utrecht Holland
Kkkkkkk Guray waan kaa codeeyay walow aad heesihii xasan Aadan qaaday 🤗🤗🤗🤗🤗
Guray Han Yaraa Kulahaa Laba Tobnaad bad ii hayzay
M.a wllhia waan qiiroody gabdhaha codkoooda waxy istaahilan in la isaga cel ceshto 222222222
Guri barwaaqo aan wataaa
Guri barwaaqo wa lagaraacay isi so adkee inta taageero hablaha u ah fartataaga ☝️☝️☝️
Ilahay codka haw barakeeyo gabadhaas mansha allah dhar caseey talebt baa leedahay walal😂Inta inanta u codeysey like ta👍
7:25 hestas oo kaliya ayaa u dhiganta intii ay gabadhu qaadaysay oo dhan ..
Saydhiye tageera buuxda from Canada
Guri barwaaqo ku wataa keep going maadshe team❤❤❤
Asc zxp saydhiye Gus I barwaaqo maaad is layseeen
ninkii guray ahaa meelu maray lama arag waa laysweydiiyay😂😂
Guurey barwaaqo wan ku wataa wallo qaali madaxa isarthy
Waar gabartu ma school dhagooley kaaso baxdey😅
Guri barwaaqoow runtaa fiicane maantaa hablahaa kaawata
War Inanta Nasra wan wataaa keep G0in HpptHh💋💋♥️
Guri barwaaqana wataa
😂😂😂😂guri barwaaqo iyo saydhiye dad aan jeclhy
Soo badiya asxapeey
Maanta waa laga wata gurow inantasi qaraamiga way hysa wlhy 2 anigu hablaha ayaan u codeyay ano inan rag ah
Habalaha ayaa badiyay dee habluhu way kala shisheeyaan ee inanta guray ka badisay ama guusha keentay waa inanta dharka cas ee koona
1 guriyow adaa qaaday tartanka
hanalloso badiyo vedio yawydan nocana intii igu raacday like
1 odaygu waa libaaxe ha loocodeeyo ismacijl cali hore usoco
1 Ayaan u codeeyey Guri barwaqo
Wlhi guri berwaqo meelbay saartay gabadha marada cas😂
Bilaa CaleeK Guri Waa lagah Hayaaa
2 Ani waxaa si qalbi ah ugu codeeyay hablaha
Guri barwaaqo number one won
Nio inanta dhexe madhagolayshey qabilsatay xagooda🤣🤣
Guri barwaaqo waanku taageeraa sxb
Weeey guray oo siigad lagu liqayna wan sugaayay waxna way danbeyaan
Nr 2.Guri barwaaqo Kolkuu yaabay buu Samatar maciin biday
Heestii ahmed biif in ay dhimatay inta ila aragtayeeeyy..😂😂😂😂
ANAAA kula arky lipa 😋😋
War nio saydhiyow gabadhaa magtedan duldhigayaa wlhy wan dhartaye ugu soo xir 50kedan kabixinayaaye
Waar hablha guray buqa lagu qasey 2 nahey🤣
🥰Mansha allah zxp barnaamijkan aad ayaan uga helney fadlan noo soo badi ya thanks ❤🌹😊👍😊
Inta ila aragtey inay ka labisteen liketa isaaara🤣🤣
heestas xasan Adan ayan jeclahey Marka u qadayo guri barwaaqo nin weyn 💕🌎💪
2 nazrayyy
Guri barwaaqo Kah watta nio anu 😂😂😂😂❤
Guray maanta godkiisay biyo ugu galeen😂😂😂
GABDHAHAAN wataa sxbkay guri barwaaqo sxbkay maanta waalagaa badiyey ee isasoo adkay
War Taa Sheelada Madaw Miyaanay Tigreegii Ahayn
guraa u laqimay somaliga deee😂😂😂😂
Guri barwaaqo guuuuuuuuuuuuuul
Guray maanta wey cuntay Nasraa eryatay 🤣🤣🤣
aar ma sayidba ninkasi
@@maxamedjaae9847 Aar waa cadbi shanmiriree Waa kuma ninkasi
Guroo heesaagu waa wada Hassan aadan samatere maxaa jira ma hees kale maad iska dhex weydey
GarsooraHa CommentiGaTartame : Guri Barwaaqo TartamaYal: Hablaha waxayna Udhacday sidatan Tartamaha 1aaD: wuxuu Helay 3heesood Cod macaan Music afka ah sidaa darteed Wuxuu Kahelay halkaas 15pointTartamayasha 2aaD : waxay Heleen Labe Heesood Cod Macaan iyo Hal hees oo 3 Point aan uqornaysida Darteed waxay heleen 13poin We aRe Justice 💟
Guri barwaqo ayaan wataa
NASRA U CODEYY ADEER YAAH NUMBER TWO 2
Noso badiya
War ninkii guri barwaaqo sowkaa daadku qaaday hablaha waan waan u codaayey👏
10 Lap 10 Nad wan kuHayaa Guraw
2 ISMACIL ABDULLAHI ALI
Ismacil waa 1 ee codka haynaga lumin 😂
Aniga dhankaygu waa guri barwaaqo
GUROOW WAANU ARAGNAA KABAHEE HOOS U DHIG🤣🤣
😂😂 adi kabihiiza maxa ku tusay dadku ma arkaan bee
@@habiahmed8319 Var Aan Ka Zhaqaysiiyay Way Soo qapatay😅😅
Nasra codkeda :10Luuqdeda:10 Lacanka:10Labiska:10 Sidaad darteeed nasra wa qofka klinta kowaaad kuzoo baxday si wngsn welipa 💯🏆🏆🏆🏆🥇🥇🥇🥇🥇♥️
Waar nasra cumaamadeeda lama haysankaro waa xaalad kale
Guri barwaaqo1 aya wata
Hablahan u codaynay. 2
Guray barwaaqo madaxa khamta sax iyo khaladba waan ku wata zxb From burco
2 girls
Waa 22222
Axya heestii ugu horeysey ban ugu codeeyey gabadha barnaamijko dhan
Guri Barwaaqaan U codeeyay - Hablahana Waan Qaatay..
Abwaanka wayn ada garsoore nogu filan hhh
@@Abdirahman-Koronto 1
Waar cabdi askari yoow inader maxad haysa
Weeey waka garsori wayna
cid aad ka tagtey ba majirto Cabdiyoow ❤❤ Adna Waan ku Dooraney....
Somaliland dadkii fanka ayaa tihiin laydinma gaaro one love Somaliland from muqdisho
Shugran qofwacan
Qalbi gaa ku salaamayaaa
@@abdinaasirboodhari8865 wanka qaaday masuul mid lamidaan hawada kusoo marinaya
@@munaabokor8984 🥰🥰
Shugran
Codkiina macaan waxuu ku macaan yahay quraan idinko akhrinaya
idin suagayaa kulanka xiga 👍
Igu cawi subscribe walal
Guri Barwaaqo difaac Adag ayuu galay Legend 😂 Nasra Number One👍🙏
keep going reer burco ❤
idinkala garanmaynee
guulayzta weligiin..
from Mogadisho ❤
Guulyzo adna wll0h meel kasto aad jogto💋💋
Waad mahad san thay zxp adi sidoo kle
Gabdhaha waa lalaa qaslaa intaa ayuu kusugnaa ninkaan
Narsa group viva like saara
Ubax dugsiiye isku eeka inantaa inta ila argtay 👍
Anba wa moday
1
Maansha alllh guribarwaaqo wuu Ku dugay
War wll ma afkaygad kale baxday hhhhh
Hablaha iska leh nio
Hhhhj
Inanta dharka guduudan cod macaan badnaa inta ila aragta
Nasra way Heesi kartaa Laakiin Ma Hadli karto Yaa iLa arkay😂🔥
Sax anaa kug raacay way xishood badantahay takalina waa hadli kartaa ma heesi karto
Inantan nasra dhalad ugbaad aragsan bay aad ugu eegtahay masha allaah codkeedan waaban la dhacay ee ma wll ugbaad aragsan❤❤💯💯2 hablahaan u codeeyay❤❤💯💯
Haa wlhi
Zhp Saydhiyow Nasra Lambarkeda wa Markii sadexaad an Comment dhexdiis ka waydiiyee mxad iga damacsantahy
Waxan Ka damacsan hay kuma sinayno nin bay naagtisa tahay 🤣🤣🤣
@@Zakariye.abdilahi
Inaadeer Saad wax leedahay 🤣🤣🤣🤣
Oo kalay ind maad inanka lanbarka ugu baasi wayday muraara dilaacye lol
@@nasrahaldhaa5682 salaan sare nasro huuno adiga badiyay
@@nasrahaldhaa5682 Qoftan Donayayba madaa
Guri number 1ka
Hablaha badiyey, weliba inantaa dharka cas le waan umiisey
HABLAHA VIVA XADARAYIIN SALAAAN SWEDEN I LOVE BURCO MY HOME TOWN
2 Teamka Hablaha ayaanu wadanaa💪🏻❤❤
Guray hayska raali ahaado😂
222
2222
Acodku dhan guri barwaqo kugu haystaa wlhi wll qlli alle cimrigagag Hadhereyo cidwalba hadii lay agdhigo cid aanku dorsanayo malahan guribar waqo wlhi dar alle kujclhy wllo❤💯
I vote all of them
Guri barwaaqo macaal gabdhaha waan ucodeeyay yaaa iguraacsan
waxan codsanayaa saydhiyow inaad barnaamijyada noocana nooso badisaan👏👏👏
2 waliba nasra yar u codeeyay
Shodhe Ugbaad aragsan
Igu cawi subscribe walal
guri barwaaqo ayaan ucodeeyey heesaha xassan aadan waxba lagama qaban karo ♥️♥️✌️ hablahana waan wataa
Waxa imika sidaa heesaha utafaya
Waxa laga yaabaa inaanay quraanka rabi aanay ka xifdisanayn faataxada mooyee
Waar xifdiga rabbi Idin siiyay Kaga FAA,idaysta qur,aanka iyo axaadiista nabiga
Hadaad xili habenimo ah oo sacadu tahay 4:20 minutes oo jiifka ku qoslaysid waxa ku haysata Guray Barwaqo like 👍 dhac kusiya
Time ka aan daawanayo 4:23 pm habeenimo wlhi cajiip!!!!
Waraa ma immika aad ila daawanaysay qiyaano TH-cam aad samaysay xukunka guri barwaaqo ayaa iskaleh
@@mohayaanle4628
Maxa xiliga kuso jediyay
War ismuji isku Team ayan nahYe ❤️
Ta marada cas mooye ta kale xayaysiin ku wacan tahy Heesti la qadaba wayla qadaysa farahay tagtaysa🤣❤
Walaahi waan ka helay gabadha dhar gaduudka guri barwaaqo hadiyad ahaan ii sii xamar ha ii iftiimisee waa codsi igu qaado waa iga dhab
Barnaamijkan TH-camrada kaLe ku so casuuma HABLAHA iyo inamada
Madar iyo Hud Hud habLahana yasmiin naaleeye iyo ubah Dugsiiye ✊🙏
Innanta Nasra codkeedu innaba caadi maaha. Cajiib!! Cajiib!! Wlhi waa innan qiimo badan oo rabbi cod halaasiya siiyey. Halkan si gaara baan uga salaamayaa innantaas haday messege kan aragto.
Ismaaciil abdilaahi ali waa 1 kalinta kobad ayuu kujira aad wn ku tageera waliba tageera buuxa hore usoco
Ana waxaan qoraalkula qayb qaadnayaa heezt tidha iga waaL iGa waaL _■■🤣🤣🤣🤣👍kaftane azc waa guri barwaaqo idinle hiii haaa huu....👍👍👍👍💜💜
😂😂😂😂
Alla beerka wlhi way iga qosliyeen wlhi
Nasra Haldhaa cod MacaaN oo Halaasi ah, Qurux iYo Jidh Macaani baad isku Darsatay hno 🥰
Instagram kaaga linkiigasa nosoo dhig nasra
Nazra Haldhaa HoreY Usoco aptiO🥰🥰❤
@@cadaanitv7700 mahadsanid abtiyo♥️♥️♥️♥️♥️
@@nasrahaldhaa5682 inaader Mar Mar maaD Qaaciga inoogu Tuurtid Voise kaagu caadi maahe🤣
War gabdhU ma ugbad aragzan ba ?
Shuruud La,aan Hablahaan U Codeeyay 💯🔥 1
ISku DarLaha Guri Barwaaqo ka Raxaabo Dhe 🤣
Guroow inaanta heesta Amina c.lhaahi ee keban gogashiisi ku hurdaa tariikh deedi uga sheeke
Dhamaan teamka waan idin salaamaya nasro haldhaa waxan leeyahay wll codkaa maxaa fanka ugala fadhiday fanku waaku baahan yahay naga waraabi sawd kaaga raxmada ah
Gurye waa laguwataa
Nasra haldhaa indr qlidayda horey u soco 💋💋💋💋💋
Inaadeertay rumaat 💕
Guri barwago are so fantastic and good entertainment::
I really enjoyed it.
We need more and more for this entertainment please::
Guri barwAqo sxb mantay dhulkaa lagula galay iska soo adkay cayaarta
That’s lady is something else Manshalah Another level
🔥🔥🔥👌👌👌👌
Gurayow nasra cimaamadeeda lama heysan karo
Guray barwaqo odayga waan wata
guri bawaaqo
Nasra another level from Utrecht Holland
Kkkkkkk Guray waan kaa codeeyay walow aad heesihii xasan Aadan qaaday 🤗🤗🤗🤗🤗
Guray Han Yaraa Kulahaa Laba Tobnaad bad ii hayzay
M.a wllhia waan qiiroody gabdhaha codkoooda waxy istaahilan in la isaga cel ceshto 222222222
Guri barwaaqo aan wataaa
Guri barwaaqo wa lagaraacay isi so adkee inta taageero hablaha u ah fartataaga ☝️☝️☝️
Ilahay codka haw barakeeyo gabadhaas mansha allah dhar caseey talebt baa leedahay walal😂
Inta inanta u codeysey like ta👍
7:25 hestas oo kaliya ayaa u dhiganta intii ay gabadhu qaadaysay oo dhan ..
Saydhiye tageera buuxda from Canada
Guri barwaaqo ku wataa keep going maadshe team❤❤❤
Asc zxp saydhiye Gus I barwaaqo maaad is layseeen
ninkii guray ahaa meelu maray lama arag waa laysweydiiyay😂😂
Guurey barwaaqo wan ku wataa wallo qaali madaxa isarthy
Waar gabartu ma school dhagooley kaaso baxdey😅
Guri barwaaqoow runtaa fiicane maantaa hablahaa kaawata
War Inanta Nasra wan wataaa keep G0in HpptHh💋💋♥️
Guri barwaaqana wataa
😂😂😂😂guri barwaaqo iyo saydhiye dad aan jeclhy
Soo badiya asxapeey
Maanta waa laga wata gurow inantasi qaraamiga way hysa wlhy 2 anigu hablaha ayaan u codeyay ano inan rag ah
Habalaha ayaa badiyay dee habluhu way kala shisheeyaan ee inanta guray ka badisay ama guusha keentay waa inanta dharka cas ee koona
1 guriyow adaa qaaday tartanka
hanalloso badiyo vedio yawydan nocana intii igu raacday like
1 odaygu waa libaaxe ha loocodeeyo ismacijl cali hore usoco
1 Ayaan u codeeyey Guri barwaqo
Wlhi guri berwaqo meelbay saartay gabadha marada cas😂
Bilaa CaleeK Guri Waa lagah Hayaaa
2 Ani waxaa si qalbi ah ugu codeeyay hablaha
Guri barwaaqo number one won
Nio inanta dhexe madhagolayshey qabilsatay xagooda🤣🤣
Guri barwaaqo waanku taageeraa sxb
Weeey guray oo siigad lagu liqayna wan sugaayay waxna way danbeyaan
Nr 2.Guri barwaaqo Kolkuu yaabay buu Samatar maciin biday
Heestii ahmed biif in ay dhimatay inta ila aragtayeeeyy..😂😂😂😂
ANAAA kula arky lipa 😋😋
War nio saydhiyow gabadhaa magtedan duldhigayaa wlhy wan dhartaye ugu soo xir 50kedan kabixinayaaye
Waar hablha guray buqa lagu qasey 2 nahey🤣
🥰Mansha allah zxp barnaamijkan aad ayaan uga helney fadlan noo soo badi ya thanks ❤🌹😊👍😊
Inta ila aragtey inay ka labisteen liketa isaaara🤣🤣
heestas xasan Adan ayan jeclahey Marka u qadayo guri barwaaqo nin weyn 💕🌎💪
2 nazrayyy
Guri barwaaqo Kah watta nio anu 😂😂😂😂❤
Guray maanta godkiisay biyo ugu galeen😂😂😂
GABDHAHAAN wataa sxbkay guri barwaaqo sxbkay maanta waalagaa badiyey ee isasoo adkay
War Taa Sheelada Madaw Miyaanay Tigreegii Ahayn
guraa u laqimay somaliga deee😂😂😂😂
Guri barwaaqo guuuuuuuuuuuuuul
Guray maanta wey cuntay
Nasraa eryatay 🤣🤣🤣
aar ma sayidba ninkasi
@@maxamedjaae9847
Aar waa cadbi shanmiriree
Waa kuma ninkasi
Guroo heesaagu waa wada Hassan aadan samatere maxaa jira ma hees kale maad iska dhex weydey
GarsooraHa CommentiGa
Tartame : Guri Barwaaqo
TartamaYal: Hablaha
waxayna Udhacday sidatan
Tartamaha 1aaD: wuxuu Helay 3heesood Cod macaan Music afka ah
sidaa darteed Wuxuu Kahelay halkaas 15point
Tartamayasha 2aaD : waxay Heleen Labe Heesood Cod Macaan
iyo Hal hees oo 3 Point aan uqornay
sida Darteed waxay heleen 13poin
We aRe Justice 💟
Guri barwaqo ayaan wataa
NASRA U CODEYY ADEER YAAH NUMBER TWO 2
Noso badiya
War ninkii guri barwaaqo sowkaa daadku qaaday hablaha waan waan u codaayey👏
10 Lap 10 Nad wan kuHayaa Guraw
2 ISMACIL ABDULLAHI ALI
Ismacil waa 1 ee codka haynaga lumin 😂
Aniga dhankaygu waa guri barwaaqo
GUROOW WAANU ARAGNAA KABAHEE HOOS U DHIG🤣🤣
😂😂 adi kabihiiza maxa ku tusay dadku ma arkaan bee
@@habiahmed8319 Var Aan Ka Zhaqaysiiyay Way Soo qapatay😅😅
Nasra codkeda :10
Luuqdeda:10
Lacanka:10
Labiska:10
Sidaad darteeed nasra wa qofka klinta kowaaad kuzoo baxday si wngsn welipa 💯🏆🏆🏆🏆🥇🥇🥇🥇🥇♥️
Waar nasra cumaamadeeda lama haysankaro waa xaalad kale
Guri barwaaqo1 aya wata
Hablahan u codaynay. 2
Guray barwaaqo madaxa khamta sax iyo khaladba waan ku wata zxb
From burco