Guri barwaaqo iyo Kooxda Diamond films Qosolkii Aduunka 🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 4 ปีที่แล้ว +691

    *Aad baad u mahdsantihiin Dadkayagii , idinka un baan idiin maqanay, kalmadee kuugu qosolbadnayd ama aad ka heshy intaad barnaamijka daawanaysay*

    • @turupofficial4125
      @turupofficial4125 4 ปีที่แล้ว +8

      Kuchi kuchi markuu guri lahaa🤣🤣

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 4 ปีที่แล้ว +4

      Intii inantu ka sheekaysay, waayo iimanku sixaral suuqa ayuu kawar hayey, waa siday hadalka u dhigeene. Ku darsoo wadda Top baadtihiin.

    • @nimcodagan8410
      @nimcodagan8410 4 ปีที่แล้ว +3

      Neefta odayga ka timi

    • @mohamedamiin6830
      @mohamedamiin6830 4 ปีที่แล้ว +5

      Guri barwaaqo

    • @mupiina-officiall2869
      @mupiina-officiall2869 4 ปีที่แล้ว +7

      Wllo hadladi no dhan ba iga qosliyey midan zo qabto wa garn wayey alleh haydinka farxiyo sa iga farxisen anigo mar xalx adag ku jirey alxm. Wllhy guul👏👏👏👑❤io Gobanimo

  • @shucaybabshir4776
    @shucaybabshir4776 4 ปีที่แล้ว +231

    Dayax iyo kooxda diamond inta tageerta like HAYLA DHAAFIN

  • @ibraamohan830
    @ibraamohan830 4 ปีที่แล้ว +177

    Inta guri barwaaqo sheekooyinkiIsa u xizatay ifahma

  • @apdirahmandariiq1436
    @apdirahmandariiq1436 4 ปีที่แล้ว +59

    Alle janada haku geeyo. Like. Dhac

  • @abdalemire6329
    @abdalemire6329 4 ปีที่แล้ว +7

    Guri barwaaqo madax dayax iyo asma wllhi wa naga qoslisen jaaleyal xagyga haa haa bn idiin hayaa ❤❤❤

  • @fatimasultan3347
    @fatimasultan3347 4 ปีที่แล้ว +11

    Dayax, Madar iyo Guribarwaaqo oo is-helay 😹 😹 😹 wllhi beerkaa ifaanroobay 😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedribbery7210
    @ahmedribbery7210 4 ปีที่แล้ว +9

    Guri barwaaqo
    Legend nin aan aad utaageero guulayso zxp
    Zokle diamon group hore usocda idnkana wllalayaal😍🌹

  • @guuleedfaraskaofficial58
    @guuleedfaraskaofficial58 4 ปีที่แล้ว +5

    Guri barwaaqo ma jaajilayste Wayne 👏👏😂

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 4 ปีที่แล้ว +40

    Asmaaay kamarada soo eeg , lagugu dhufayee,wakhtigiiba wuxuu igaga dhacay , sidaan usugayey intay isoo eegayso.
    Hadda waa aniga uun hhhhhhhhhh

    • @fadxijihaad3905
      @fadxijihaad3905 4 ปีที่แล้ว

      Asma curiyo mena aheen😅🤣😅🤣

  • @aamiinapdilaahi5807
    @aamiinapdilaahi5807 4 ปีที่แล้ว +11

    War YaaDhaheeen wlhi Qosol iguma Hadhin Lkn diintiibaa Ku Yaacdeen 😂😂😂😂😂😂

  • @hamzealhiiz6249
    @hamzealhiiz6249 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo go forward wllhi tageeraha waan jeclahay wllhi

  • @pharhantimir8566
    @pharhantimir8566 4 ปีที่แล้ว +13

    'Roodhiya naa royaal banu ku nidhi" 😂😂wan ku wata sxp Guraay

  • @aasiyaaxmed540
    @aasiyaaxmed540 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo wlhy waan ilmeeyay saan u qoslayey wllo Nolow Gurayow Cafiimad ku waar bulshadoo dhanbaa ku jecele❤❤❤

  • @ahmedsayd1639
    @ahmedsayd1639 4 ปีที่แล้ว +5

    Alla Gurooow Hoyda 😂😂 kulaha Ma mster Been bay ku haysataa yaa 😂

  • @fakihafoosi1532
    @fakihafoosi1532 4 ปีที่แล้ว +13

    😂😂😂😂😂 Qosal iguma hadhin🤣🤣

  • @nasteexoabdi154
    @nasteexoabdi154 4 ปีที่แล้ว +4

    Acchā Donon KhushiYana Hai 😂😊🥰 Bohut Bohut Dhynavaathai Diamond Films And Sir Guri BarwaQo____♥️👏

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 4 ปีที่แล้ว +10

    Asma walhi waa funny maasha Allah ❤❤❤❤

  • @murtiiyomadadaalo4272
    @murtiiyomadadaalo4272 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhamaan tageero buuxan u ahey kooxda diomond fims iyo gb TV drama actor
    Guribarwaqo wan ku wataa wllh meel uu guray joogo QosoL kama madhna intii igu raacsan like isaar

  • @najaxkhayre1432
    @najaxkhayre1432 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa Maarki igu horaaysey een Soboqodo Guuri baarwaaqo

  • @zuzumahamed5525
    @zuzumahamed5525 4 ปีที่แล้ว +17

    Wlhi caawa qosol iguma hadhin online exam ah kasoo baxayoo anoo xanaaqsan iga qoslieeen guri barwaaqo &kooxda daimond guri barwaaqo kulahaa "guridanbysbaan ahaayo siwacan baan wax ucuni jiry"😂
    Mid laba casho kasoo horeeyey baakuhely
    "Sida badeecadu utimi waa basaty bahshu "wuuw😂😂😂😂

  • @sancaaneali2306
    @sancaaneali2306 4 ปีที่แล้ว +2

    Gurayow markad wax belabaysid bisinka ku bilow Asc ku xigsee Alle ha ku barakeeye insha Allah

  • @sakariyeburco2773
    @sakariyeburco2773 4 ปีที่แล้ว +39

    Inta madar iyo guri barwaaqo taageerto like dhaC kusii

  • @nurasiciid4597
    @nurasiciid4597 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy guri barwaaqo funny weeye wuu iga qosliya salaan sare dhmntin wll madar dayax asma guri barwaaqo ❤

  • @xafuuuomar5044
    @xafuuuomar5044 4 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh like guri barwaaqo
    Wllhi one love kooxdeyd😂❤

  • @xamsexuseen9121
    @xamsexuseen9121 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaayoo rukaacaa culaysbaa ku jira 😂😂😂😂😂

  • @mukhtarosman658
    @mukhtarosman658 4 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaqo waaan ku wataa TH-cam channel la daawan karo ayaad leeday ciyaal yaryar ayaa reaction aan jirin kugu wareerinya hore u soco masuul

  • @rethwankareh7148
    @rethwankareh7148 4 ปีที่แล้ว +4

    War wllhhi wan qoslay si niyada guribarwaqo 🤣

  • @alexcharib8192
    @alexcharib8192 4 ปีที่แล้ว +4

    Guri Barwaqo Comedy Man 💯🔥☠️

  • @clmajiidilkacaze8134
    @clmajiidilkacaze8134 4 ปีที่แล้ว +14

    Inta jecel inay isku biya shuptan koxda hop films oondhmays tiran iyo guray barwaaqa like❤

  • @maajidapdirizak9879
    @maajidapdirizak9879 4 ปีที่แล้ว +11

    Mama Jey LayidhaH Dayax Mama Jey No micneH🤣🤣

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 4 ปีที่แล้ว +5

    Manooli wlhi Gurowww😂😂😂😭😭😭😭😭❣😂😂😂😂😭

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 4 ปีที่แล้ว +6

    GB zxb reaction Kasoo bixi heestii Crisaq anshax gar jacel
    TH-camr Kii kle way kufashilmeene 🤣🤣👍

  • @bursadaayelado1720
    @bursadaayelado1720 4 ปีที่แล้ว +2

    Guribarwaaqo wlhi ku tageerana bro ha ila dhaafin like ta bro

  • @awilabdi8654
    @awilabdi8654 4 ปีที่แล้ว +29

    سبحان الله gurow hadalkaga u fiirzo intad rapto inad dadka ka qozlizo yanad ku halagzamin diinta allahna ka dhawr afkaga diinti ciyaar ma gazho

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +5

    Inantu waa #nacfi miidhan ❤kurusay 😂

  • @hanadcali1941
    @hanadcali1941 4 ปีที่แล้ว +4

    guri barwaaqo & DAYAX &MADAR ASMA WAAW keep going

  • @hamsefaysalofficial257
    @hamsefaysalofficial257 4 ปีที่แล้ว +4

    Gurey imTixaan Tahay zhp🤣😂🤣🤣

  • @hamzefantaztic7405
    @hamzefantaztic7405 4 ปีที่แล้ว +68

    19:43 madar soo fiiri ka dib igu soo war celi.....😎😍😘😗😚😙

  • @captansurya5442
    @captansurya5442 4 ปีที่แล้ว +2

    Lilahi uqoslay wlalhi 😂😂

  • @mohamednuor1884
    @mohamednuor1884 4 ปีที่แล้ว +1

    Masharoobadii qosolkaa Ayaa la soo siayya dad kan waa iga yaabiseene hadaa cumantigayga akhriso dhoolacdayn ku dhaaf Abaayo iyo aboowe

  • @awilofficial9173
    @awilofficial9173 4 ปีที่แล้ว +3

    5$ waa dhaaftay imika waa 50$
    wlh waan qoslay😂😂😂😂😂

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 4 ปีที่แล้ว

    war aniga wlh ninkan qosolkiza kaliyata baba iga qosliya guri barwaqo umadena maha keep goin tln bad ledahy🤣🤣

  • @khadradhemenkhalif8911
    @khadradhemenkhalif8911 4 ปีที่แล้ว +1

    Afartan is helay kala daaray wllhi
    Aadbaan iga qosolin
    Alle ha idin da ayo

  • @najmanashaadofficial3013
    @najmanashaadofficial3013 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo wllhi hadad ku biirtid 100k iszkadaaye 1m adoo gadhaY ayan ku tusaa gooxda dIamond films

  • @xamdikenadiid3171
    @xamdikenadiid3171 4 ปีที่แล้ว +1

    Kuwan wada qosol wlhi wan idin jeclahay dhamntiin😍😘

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 4 ปีที่แล้ว

    Wallahi cawo qosolka iguma harin WAn dhintay walalahi 😂😂😂😅😅😅

  • @abdikarimahmed444
    @abdikarimahmed444 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo waa afar iyo afar jiilkii kacaba wuu la kacaa wllhi waa nin halisa

  • @shukrimahad1114
    @shukrimahad1114 4 ปีที่แล้ว

    Wll dhamantinb hoore usooco gurow markale noo sokaxee madar iyo dayax iyo asma wll 🌹🌹🌹👍👍🌹🌹♥️♥️♥️♥️😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimconur9440
    @nimconur9440 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhh
    Wllhii uu ika qosliyey guri barwaqo cadi mahan 😃😃😃😃😃😃😀😀😀😀😀😀

  • @nimcogeney8816
    @nimcogeney8816 4 ปีที่แล้ว +1

    Walhi daa iga qosolisen walalahay🤣🤣🤣🤣😂😂😍😍😍💯♥️♥️♥️🌹

  • @zonnettube7955
    @zonnettube7955 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala Guri barwaaqoy Beeerka istaqfurulaah

  • @intifaac2chanelintifaac2ch56
    @intifaac2chanelintifaac2ch56 4 ปีที่แล้ว +3

    Alaay qosol iguma hadhin
    Mnsha Allah alle hydin xifdiyo

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 ปีที่แล้ว +5

    #Gurayoow inantaas #Maskaram inoo soo kaxee oo kooxdA iyadu Actorad Ha u noq0to iyadaa
    ka qozoL badan #AaminA 🤣😅
    Maskaram ban wataa zHp 💯💯

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 4 ปีที่แล้ว +35

    INTA GURI BARWAAQO KHAAMISIISA U XIISAY LIKE🤣🤣🤣🤣🤣

  • @muniiraxaashi4481
    @muniiraxaashi4481 4 ปีที่แล้ว +1

    Lala zakariye😂😂😂😂

  • @maanabdullahiahmed874
    @maanabdullahiahmed874 4 ปีที่แล้ว +19

    GURI BARWAAQO WALAAHAY SXP WAAD IGA QOSLISAY JIROO JOOG
    GURI BARWAAQO
    MADAR
    DAYAX
    ASMA
    DHAMAANTIIN WAA IDIN SALAAMAY

  • @Hodan.Hussein7080
    @Hodan.Hussein7080 4 ปีที่แล้ว

    Qosol markaa u bahdo runti guribarwaaqa soo aada youtube illahay haku xafido bro

  • @cabaascabdiraxmaan9337
    @cabaascabdiraxmaan9337 4 ปีที่แล้ว

    Magacan diamond films waa la idinkaga horeeyay ee waa la idinku haysta ii maydaan badali karyn

  • @waranweertube
    @waranweertube 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk walahay qosolku waa bilaash halkan 😅😅😅😅😅

  • @slaveofallah5725
    @slaveofallah5725 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheekadi Dadayax igu QosoL badnayd ❤🤴👏🙏🤣🤣

  • @abwaandaajiye192
    @abwaandaajiye192 4 ปีที่แล้ว +4

    walaaahi aduu ciyaar baad u leedehee habeen dhawayd intaan staerys dareemay ayaaan vedo is ka duubay anoo dhoola cadaynaya kadib waan farxay

  • @D.A.N.A.B
    @D.A.N.A.B 4 ปีที่แล้ว +1

    odayga wax heysta garan meyno aaa fadhigaa ku badneyd aaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dayax wllo hal Mar shekoyin funny ah noso diyari

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk allabninkan guri barwaqo qosol badnaa halkaa go an 😂❤🤚

  • @maaxcabdi4430
    @maaxcabdi4430 4 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw hhhhh wad iga qosliseen

  • @yarebakar7488
    @yarebakar7488 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a madar io dayax keep going walalyaal idin jeclahy

  • @MohameDBazHE
    @MohameDBazHE 4 ปีที่แล้ว

    Guri barwaqo qosolkiisa funny ah wllhiDa hhh

  • @yahyetygah____1541
    @yahyetygah____1541 4 ปีที่แล้ว

    Guri barwaqo wlhy si niyda ii ga qosliyay 😅😅😅😅😅

  • @awilmhamet9593
    @awilmhamet9593 4 ปีที่แล้ว +4

    BiYo Goraroo Goroo Meel Godan beY izkugU TagaN 😅 Gb waa xrapo wllhei 😂

  • @thehusseinofficial6615
    @thehusseinofficial6615 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going diomond filims 😘

  • @awrgaadhiracay345
    @awrgaadhiracay345 4 ปีที่แล้ว +1

    jirkaanku goormu zaa umadhey Guri hapaar zocda😂😂😂😂😂😂

  • @tarikhalislam6968
    @tarikhalislam6968 4 ปีที่แล้ว +3

    Mazha allah diamond flims lkn wx Ruwayda la idn kma hayo plse Ruwayad soo gliya☺☺☺☺

  • @hoygafanproj7397
    @hoygafanproj7397 4 ปีที่แล้ว +1

    Goptu ha isku timado mar walpa👍👈

  • @khaalidaxmed7433
    @khaalidaxmed7433 4 ปีที่แล้ว +7

    Guri barwaaqo wlhi intad maqnayd you Tube Ku qosol malahayn

  • @ahmedabdirahman7987
    @ahmedabdirahman7987 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa qoslay guri barwaqo cadi maha😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @xamdamaxamed6626
    @xamdamaxamed6626 4 ปีที่แล้ว

    hhhhh😄😄😄😄qaabka istarayska layskaga saarayo ayaa i dishayba guribarwaaqo iyo kooxda dheeman filims walahi funny tiihiin

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +9

    *Diamond films my team keep going*

  • @zalmaanak7790
    @zalmaanak7790 4 ปีที่แล้ว +2

    markad riwayad aad samenysan ama sheeko aad dadka kaga madadlisan bi fadlikum misajid ama dacwad la baxayo haku matalina iyo wixii diinta soo hoos gala walaga yar wacan yahay in aad riwaydo ku tusalysan diintii waxylo kalo fara badanba jira marka waan idinka codsanya intasun joojiya hadad alle ka cabsanysan wad mahd santihiin 👏🏽👏🏽

  • @crahmaanibraahim8774
    @crahmaanibraahim8774 4 ปีที่แล้ว +6

    Guray ma filimanta hindida badsaday wakn hindi ku hadlayeee 😂

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 ปีที่แล้ว

    ale cafimad ka ha idin barakeyo walaldey💚⬜❤️💪

  • @Rashy.12_films_sports.
    @Rashy.12_films_sports. 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wllhy aan jeclahy❤

  • @mudasirabdi411
    @mudasirabdi411 4 ปีที่แล้ว +1

    NaQaSkU Wa KaDhaXeee Guri DrC Wlhi🤣🤣🤣🤣😹😹😹😹😹

  • @filmcusubcomedy3356
    @filmcusubcomedy3356 4 ปีที่แล้ว +4

    Walahey waan oyey sxb noo so badi sheekoyinka
    Cudsi bey iga tahey
    Bro abwaan

  • @richgang2298
    @richgang2298 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 nolaada dad qiimo badan wllhi aad u farxaa markaston idin Daawado kings and queen asma 😘😘😘😘😘

  • @farxiyasuniyocismaan1642
    @farxiyasuniyocismaan1642 3 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyao

  • @nafizaomar8891
    @nafizaomar8891 4 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqoh io diamon idin jclhy 🤣😅🤣🤣

  • @nimcocabdulahi1264
    @nimcocabdulahi1264 4 ปีที่แล้ว

    Su aal guri parwaaqo dayax iyo azma maxay isku yihiin way isku eeg yihiin 😍😍😍😍😍

  • @moamd7188
    @moamd7188 4 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo iyo Madar bahasha biyo nagaga dar 250 K ma haysto guri barwaaqo 70 K buu haystaa 😂😂😂😂😂

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 4 ปีที่แล้ว +17

    6:05 lol hhh very interesting Walaahi
    Edited:
    😅Hala yaabin gurey qosolka badan waa amaaho horu isku xajineye.

  • @han-sanfilms3125
    @han-sanfilms3125 4 ปีที่แล้ว +9

    Waaa Madaraw Maxamed Miyuu Dul Mar Mise wuu dhinacmaray DA ya a😀😀😀

    • @zahrayousuf2182
      @zahrayousuf2182 4 ปีที่แล้ว

      Wuuku wareegaybaan u malaynaya😂😂😂

  • @nimcohunle4760
    @nimcohunle4760 4 ปีที่แล้ว +1

    Mader iyo guri baraawqo dayax asma dad jira wlllhi wan qosily

  • @asmaawil1626
    @asmaawil1626 4 ปีที่แล้ว +7

    Wadacad ayan jeclahay guraw wll

  • @kawsarxasan2451
    @kawsarxasan2451 3 ปีที่แล้ว +1

    Guray kulhaa waa qolada dhiban madarna kulha waakee naqasku waaka dhaxee😅

  • @ggmuse5325
    @ggmuse5325 4 ปีที่แล้ว

    Guroow taa yari waa actard fiicane ha la soo celiyo thnks

  • @muhiimaxmed7891
    @muhiimaxmed7891 4 ปีที่แล้ว

    Maxan hor istagnaa oon qosli imika ayuu naga dhamaady Qoslkiiiii😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁

  • @IsmailMQude
    @IsmailMQude 4 ปีที่แล้ว +1

    Guray zxp dacwada kaftan magasho waliga dacwada riwayada lagagama hadli guroow nin weyna wad u eegtahye

  • @mhd4794
    @mhd4794 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi bilaahay waan qoslay 😂😂😂😂

  • @foozioffical9640
    @foozioffical9640 4 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaq0
    Burco kuzoonoqo
    Kuuxiizneee xarabahagiiye2🤗🤗🥰

  • @apdizhakuryuzuf9021
    @apdizhakuryuzuf9021 4 ปีที่แล้ว +4

    Guri barwaaqo iyo diamond teams hore usocda😂😂🤣🤣

  • @farahismail4209
    @farahismail4209 4 ปีที่แล้ว

    Marku guri barwaaqo yidhi ka dhade 😂😂😂😂😂

  • @barwaaqomaxamuud6023
    @barwaaqomaxamuud6023 4 ปีที่แล้ว

    wallhi iga qosliseen Alle haydinka qosliyeeh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂