Tartanka Heesa Iyo Reer Burco Xamse Hoobal vs Abdirisaaq Sanka ||2020||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 471

  • @hamsehoopal8256
    @hamsehoopal8256 3 ปีที่แล้ว +166

    Anigo hamze hoopal aH
    Waxan si kal iyo laba u slamaYa dhaman aaxpta iyo bulshada nadaawaneyza meelkastey jogan
    Iyo waladeyda Adanu wada fadhino abdikariin saydhiye iyo abdirisaak sanka ✋️🙏❤️❤️

    • @gabayxadimedia9896
      @gabayxadimedia9896 3 ปีที่แล้ว +2

      Hoopal

    • @amiiraomar420
      @amiiraomar420 3 ปีที่แล้ว +1

      My king ❤💋💞

    • @subeeciabdiraxmaan1800
      @subeeciabdiraxmaan1800 3 ปีที่แล้ว +1

      Hore usoco pro legend thy pro

    • @aminadhemansulub5661
      @aminadhemansulub5661 3 ปีที่แล้ว +2

      Xamse miyaanad arkin sidan guri barwaqo ugu tufay
      Waxba meshakumahaysid
      Car hadaad wax Isla hayso xamse hopol laso tartan
      Wu jakidhay kkkkk

    • @kaysesahalofficial7226
      @kaysesahalofficial7226 3 ปีที่แล้ว +2

      @@aminadhemansulub5661 xamse hobol guray iyo tartama yaashii kaba cidluu kaga tagy cid kale haloodoono

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 3 ปีที่แล้ว +110

    Heeskasta oo macaan hadalka ilaahaybaa kamacaan🥰❤️❤️ xagga cibaadada aan usoo yaacno walaaayaal 💔

  • @nasrahaldhaa5682
    @nasrahaldhaa5682 3 ปีที่แล้ว +54

    Alle fanka idinma galiyo
    Xamse iyo cabdirisaaq
    Wlaalahay

  • @khadramohamed5722
    @khadramohamed5722 3 ปีที่แล้ว +41

    Wll quraanka karika ah kutarma

  • @sudaysiquraysh3834
    @sudaysiquraysh3834 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdirisaak zank VS hamze
    Heesta kobaad 13 25
    Heesta labaad 17 25
    Heesta seddexaad 25 25
    Heesta afaar 25 25
    Total 80% 100%
    APDIRISAAK heesa uu qaaday waa fantastic codkiisuna ma xuma
    Hamse heesaha wuu qaaday waa fantastic xaga codkana cumaamadiisa lama haysan karo

  • @ahmedmohamout4882
    @ahmedmohamout4882 3 ปีที่แล้ว +5

    C/risaaq waxn u sheegayaa in uu laxanka heesta iska hagaajiyo waayo waxa uuu leeyahy cod fican sida awged codku kaligii wax ma qaban Karo,
    Xamzena waxn leeyahy walhi waxd nin Talent Uleh fanka markaa waxn leeyahy wll halka kasiii wad dadaalkaga hambalyo xamze

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 3 ปีที่แล้ว +8

    Laysma caasiye ninkaa xamse waa top 100/00 ayaan siiyay inta igu raacsan fatta taaga

  • @abdirisaaqsanka3592
    @abdirisaaqsanka3592 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamse Hoobal wa fanaan cajiiba waxan odhan kara wa haldoorka fanka wakhtigan nool anigoo ah abdirsack sanka wa fanaan iga horeeya respect sxp 💛🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

    • @hamsehoopal8256
      @hamsehoopal8256 3 ปีที่แล้ว

      Wllky abrizaq San ninba heesa qarbu kuzoo baxa Sxp adigaba qaarbaan markaad qadeyzo runti aan kahelaa respect ✊❤️

  • @AbdiasisAbdilahi
    @AbdiasisAbdilahi 3 ปีที่แล้ว +16

    HAMSE WIXIISU WAA TALENT OO WAXAAD KA GARATAY INTA HEESOD EE UU KAGA QAYB QATAY BARNAMIJKA MID MAR QUDHA MUU SOO CELIN TAKALENA HALKEEDU DHIGAA

  • @bellohirsihirsi3699
    @bellohirsihirsi3699 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamze ✅✅✅. Mohamed Suleyman. Buu no badalaya alaha u naxariiste 👌👌👌. Wlhi 💯💯💯🤴🏽🤴🏽🤴🏽

  • @maxamedaadan6291
    @maxamedaadan6291 3 ปีที่แล้ว +11

    Kii noo hagaagee Noqo loo Han wayn yahay 2021

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamse sxb qali waa Ku wataa cod dahabi eh oo furan aya leedahay codkaaga illahey hakuu barakeeyo sxb

  • @abd3951
    @abd3951 3 ปีที่แล้ว +14

    Ayayaay Hobolka waxan samaynayo ya samyn kara legend of voice M.A👏

  • @faizaadan8152
    @faizaadan8152 3 ปีที่แล้ว +1

    Acs wllo sydhiye iyo xamase hobalka wn idin salamaya dhamantin wllo magacygu wa faysa aadan oo jogta magalo maxdad Burco xamse hobalka waxan ka codsanay hesti qosol kaygu waben qaLbigaga kama iman

  • @xamdaabokor9204
    @xamdaabokor9204 3 ปีที่แล้ว +12

    Hamze hoplka qaringa wn ku tager pro keep going from purco somalind

  • @caliqoodh2433
    @caliqoodh2433 3 ปีที่แล้ว +13

    war wad nuraysan cod fican lakin aniga waxan wada xamse

  • @abdimahadabdulahiali3563
    @abdimahadabdulahiali3563 3 ปีที่แล้ว +3

    I From Mogadishu
    I love dhalinta Somaliland

  • @apo4417
    @apo4417 3 ปีที่แล้ว +1

    Wewe ma xamzaan bal marikaraa wale ninka waa talent tonkizan ku haystaa 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆

  • @abdirahmanmahamet6048
    @abdirahmanmahamet6048 3 ปีที่แล้ว +14

    Gar iyo Gardaroba HamzeH hobolka wataa💯💯💯💯💯

  • @barwaaqoahmet4475
    @barwaaqoahmet4475 3 ปีที่แล้ว +26

    Xamse niyaw cumamadisa lama hausan karo🥰🤗

    • @hamsehoopal8256
      @hamsehoopal8256 3 ปีที่แล้ว

      Thanks wlshy

    • @ibrahimcumar9555
      @ibrahimcumar9555 3 ปีที่แล้ว

      𝑋𝑎𝑚𝑠𝑒 𝑡ℎ𝑎𝑛𝑘𝑠 𝑤𝑙𝑠ℎ𝑦

  • @hanadtaataale1172
    @hanadtaataale1172 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamse alleeyleh kobtaada kuwa fanka kujira xitaa qaarkood magashan karaan keep going my dear friend 🎙🎵🎶🎸

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamse bro nin cod hibo ah leh baa tahay Masha Allah
    Lkin heesta
    Sida faras xulaanoo erayadeeda iska sax👏

  • @adangaastahliil6634
    @adangaastahliil6634 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy baa ilehe inanka xamse ilahy talenti iyo cod waa ku baneystey keep going bro

  • @akramofficail2704
    @akramofficail2704 3 ปีที่แล้ว +5

    Hamse Hoobal legend waaye wlhi wn wataa zax iyo qaladba hore soco zxp

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxba aniga oon hadalka badin waxaan qaatay XAMSE HOOBAL zxb codkaa alle ku siiyay fanka ha kala maqnaan hibo kuu gaar ah baa haysataa alle hakuu siyaadshe

    • @hamsehoopal8256
      @hamsehoopal8256 3 ปีที่แล้ว

      Wll kal iyo ayan ku salamayaa❤️🙏

  • @drscaqlizan2450
    @drscaqlizan2450 3 ปีที่แล้ว +3

    Woow hamse ayan wataa
    Wan idin zalamay suldaankayga ckrm iyo dumashiyaday 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @asmaahmed3404
    @asmaahmed3404 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamse maxamed wllky aad baad u cod macantahay msha Allah lkn wxn ka codsanayaa hees xasan adan qaada oo tidhahda xalaytaba daruruhu cimidh bay ahayeen plz

  • @maxamedTuudhe3211
    @maxamedTuudhe3211 3 ปีที่แล้ว

    Xmaza ayaan ku heysta natiijada tartanka group badiya nala wadaaga

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow cabdirisaaq sanka libaax hore usoco brother

  • @zakariyecartan6557
    @zakariyecartan6557 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamze Bro NacapkaaGu waa nacabkayga marwalba guulayso☝️🙏❤

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw xamse hoobal wanku wata wllky ku codeyay brother 💯♥️👍

  • @cabdiraxmaankayse9353
    @cabdiraxmaankayse9353 3 ปีที่แล้ว +1

    Mar walba waxn wata xamse hobal guul kurjarnya sxb qali

  • @khaalidsandahab4923
    @khaalidsandahab4923 3 ปีที่แล้ว +4

    Xamse waa hobalkii sanadka 2021 heesta sanad waliba hoodi wuxuu hadimo leeyahay sugaaye

  • @comomermycety6140
    @comomermycety6140 3 ปีที่แล้ว +1

    Wee wee saydhiyooow raga haysu dilin yaaa sanka xga xasan aadanka Noooga miis xagaaad ku fcntee😍

  • @saynabawil7909
    @saynabawil7909 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlalayaal waan idin salaamay saydhiye qof qaaliya wllhi anigu labadoodaba waan wataa xamse and clrisaaq lkn wllo waxad kudardaan quraaanka

  • @gilin707channel7
    @gilin707channel7 3 ปีที่แล้ว +3

    Xamse maxamed cige waan ku wataa wllhi sxb guuleyso❤❤❤

  • @Mokhtar92
    @Mokhtar92 3 ปีที่แล้ว

    Xamse ayan i cudenaya cud iyo heeso aad umacan ayo qaday wiilka kaleba dab yar mashedin cid la dhigta xamse wa isaga 👏👏

  • @khaled______darajoh8433
    @khaled______darajoh8433 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamse B Nin kaa cumaamadiisa ma haysan karo Viva Xamse Hobal

  • @gaayow3211
    @gaayow3211 3 ปีที่แล้ว

    Sayriye sxb ani quran ayan diyar uhay ee ya diyar ah

  • @sheikhmuxumad5620
    @sheikhmuxumad5620 3 ปีที่แล้ว

    Saydhiyow tartamada malin dhaaf nooga dhig sxp, hadaan usoo noqdo labadan nin ee qiimaha leh codod kooduna tayeysan yahay, waxan runtii odhan lahaa hanaga daalina ishaanu idinku haynaa, weli lama hayo fanaan hojiya Alfanaan Hamse Hoobal. Marka laysku daro guri barwaaqo iyo dhururam dhururumtiisa, 👌Hamse hoobal 🎤 cod nool baa ku jira

  • @suneynahajji6287
    @suneynahajji6287 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamse codkii tubec ayu leyahay wax kale alla ya cisaka😍🥰🥰😍

  • @nimchoodo5649
    @nimchoodo5649 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah wali xamse ayaa wata 1 xamse codkii su waa talan ti dhaba xamse❤❤❤💯💯

  • @hibaqcabdale4485
    @hibaqcabdale4485 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigo gar iyo gardaraba hamse hoobal ayaan wataa ❤❤❤

  • @hothoqanisalax7072
    @hothoqanisalax7072 3 ปีที่แล้ว +1

    Sanka hore uu soco fanan munasib aha oo meel munsibaha ka heesayah

  • @abdirahmanzallo4617
    @abdirahmanzallo4617 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamse maxamed cige xamse qaraami zxb qli cumar dhuule ayaad isku heer tihiin anigu waa ku wataa gar iyo gardaroba

  • @idildheeman9949
    @idildheeman9949 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamse mansha allah wll illahy haku barakeyo codka

  • @siciidmohamed2593
    @siciidmohamed2593 3 ปีที่แล้ว +5

    cawa wy adagthy cirtu plse xamse doorty aniguh

  • @hoodomawliid576
    @hoodomawliid576 3 ปีที่แล้ว +3

    Xamse hobal wataa inanka kale ma Cod xuma hore usucada reer Burco

  • @dardaadool9544
    @dardaadool9544 3 ปีที่แล้ว +3

    cabdi kariin sxb keep going sxb si gooniyaa kuu taagaaraa eee inta badan ismaaciiil kusoo tuur inbadan hanaga qosliyeeee

  • @rahmaahmed5672
    @rahmaahmed5672 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah xamse hobal baan u codeeyay 100%

  • @farhaandaacadofficial2228
    @farhaandaacadofficial2228 3 ปีที่แล้ว +5

    Abdirisaaq Ibraahim yuusuf Sanka Wllhi Haday midh ka qadhaadhay❤🙏

    • @siciidjamac1554
      @siciidjamac1554 3 ปีที่แล้ว

      Mnsha allh aad aad farxaan waa seerkiye hhh c.rizaak waa ismuujiyey adeer

  • @liibaanxuseen8606
    @liibaanxuseen8606 3 ปีที่แล้ว +3

    Gariyo gardaraba hamse hoba hore u soco sxb qali

  • @khadroshiine8802
    @khadroshiine8802 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamse ka fadhiso dadki wabad baabiise
    Anigu xamsan wata👌👌👌✊✊✊

  • @AbdifetahIOmar
    @AbdifetahIOmar 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamze walhi your legend. Fanaan buuxo thy

  • @yasminmohames1922
    @yasminmohames1922 2 ปีที่แล้ว

    masha allah xamse well done 😍😍🎵🔥👑 wa idin wada salamaya

  • @somalitiktokonlyfuns6384
    @somalitiktokonlyfuns6384 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamze waa kuwataa hadaad kamaqantahay meeshuba iftiin maleh mr sayriyow ninkaan rag culus uraadi kadaa yaryarka🤸‍♂️

  • @khadarnasri4895
    @khadarnasri4895 3 ปีที่แล้ว

    Pls pls wxaad soo qaada heestii barni from to purco👍👌

  • @Sahrabossofficial
    @Sahrabossofficial 3 ปีที่แล้ว

    Xamse hobal wlhi w iga gadan cadi maha mansh allh

  • @bashiirabdullahi8933
    @bashiirabdullahi8933 3 ปีที่แล้ว

    Wara ninkan xamse wixisuu waa talentii ninka kale see codka meel foog ba kadanoonay

  • @mohamedadenmuhumed7279
    @mohamedadenmuhumed7279 3 ปีที่แล้ว

    Saydhiyo zxp waa lahaya ninkii Xamse Hoobal qobanlaha waa Cumar Jokar waa will aad u cod macan asxabta qimandontee.

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah legend Xamse hoopal hore u soc sxp

  • @edebsaninasalax4099
    @edebsaninasalax4099 3 ปีที่แล้ว +3

    Wooow mansh allah ma kala dhacan lkn hamse ayaan u codeyay

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil7687 3 ปีที่แล้ว

    Hoobal ilahay codka haku barakeeyo sahib

  • @fadximohamed3407
    @fadximohamed3407 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani Hamse ayaan u codeeyay keep going

  • @tarajey2489
    @tarajey2489 3 ปีที่แล้ว +9

    wardee xamse sxb horta weli ma hayo wiil ku qabta markii laga reebo fananda dedayar nasra

  • @fartacolad2301
    @fartacolad2301 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaaa salaaam hamza❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️. Ininka kale ma cowratir baa lookeney tollow. Looo. Noo xumaan

  • @kiiwanaaga8081
    @kiiwanaaga8081 3 ปีที่แล้ว +7

    Team nasra ano ah hala keeno nasra labada wiil xamsan u cudeeyay Saydhiyow

  • @aragsanqaybdiid6528
    @aragsanqaybdiid6528 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo xaqiqatan makala dhacdan lkn waxan wali wataa Hamze hobol 👑👍

  • @cawomahdi1579
    @cawomahdi1579 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wlky hmze Mohammed cige

  • @ckarincalishaah3209
    @ckarincalishaah3209 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamse xamse xamse like saara

  • @suleikhaabdi3518
    @suleikhaabdi3518 3 ปีที่แล้ว

    Wiika jakeedka madaw wuu cod macanyahay xaqiiq🥰

  • @aamiindhibicda2279
    @aamiindhibicda2279 3 ปีที่แล้ว

    Keep goin saydhiye waan ku jeclahay zxb qLi

  • @dawladnimoboy8588
    @dawladnimoboy8588 3 ปีที่แล้ว

    Xamse xamse maasha allh ilaahy coodk haakudaayo

  • @xamdakhalifi5167
    @xamdakhalifi5167 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo waan fcnhy wooooooooooooow

  • @axmedboy8357
    @axmedboy8357 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllky saydhiye keep going tageero buuxda
    Codkana xamse hobal

  • @calicadofficial425
    @calicadofficial425 3 ปีที่แล้ว +2

    Sayriye sxb hal maalin tartanka heesaha ka qaybqaado

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 ปีที่แล้ว

    Asw Akhiyarta Dhaliinta wakhtiga waalaydin weydiinaya yuu wakhtigu idinka lumin wakhtiga waa Qaali wayga talo illaahay khayrka hayna waafajiyo aniga Caruurtayda oo kalaa Tahiin illaahay haydin barakeeyo wax fiicana haydinku bedelo

  • @asmacabdilaahi4546
    @asmacabdilaahi4546 3 ปีที่แล้ว +2

    Oo naSri meday may hadhay anugu waxan tagerijiray nasra haldha

  • @amiirkachannel2131
    @amiirkachannel2131 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamse 1111111 intaaban sii yay sankana 00000 intaaa

  • @aminailwaad2678
    @aminailwaad2678 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamze hoopal legend ninkaas u codeeyey

  • @saedhiilqaranofficial4381
    @saedhiilqaranofficial4381 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad bn u soo dhoweyn labadaba hamse iyo sanka
    Lkn Nasra haldhaa bn rabnaaa

    • @saedhiilqaranofficial4381
      @saedhiilqaranofficial4381 3 ปีที่แล้ว +1

      Saydhiye inaanta wn ku haystaaye Nasra ee mise dee adiga weeye oo waa dumashi 7lambar hadii kale bro 🤙🏻💯

  • @ahmettesmaaniprahim1676
    @ahmettesmaaniprahim1676 3 ปีที่แล้ว

    Xamse wali lagumahayo qof lagula barbar dhigo kuwataa wllka

  • @hibaaqabdirahman1609
    @hibaaqabdirahman1609 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi karim wan kugu faraxsanahy wan jeclaan lahaa inaan kasoqbgalo

  • @hanibatuun
    @hanibatuun 3 ปีที่แล้ว +3

    Hamse hoobal wuxu samaynayo CID ma samayn karto wll cumamadan kugu tuuray

  • @khadarnasri4895
    @khadarnasri4895 3 ปีที่แล้ว

    Nio ninka waan wataa yaaaaaa hamse ahaaaa gal iyo lab

  • @coolguyibroos290
    @coolguyibroos290 3 ปีที่แล้ว

    Xamze wax kalle ilaa dhamaadka waan ku wataa bro , keep going 🙏

  • @laylalovehuseen1290
    @laylalovehuseen1290 ปีที่แล้ว

    Hamse waay waay wll qaali hore usoco🥰❤❤❤❤

  • @ayaanismail3063
    @ayaanismail3063 3 ปีที่แล้ว +6

    Xamse hoobal ayaan wataa

  • @mustafesead5617
    @mustafesead5617 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamse ayaa wataa

  • @munaabdi3685
    @munaabdi3685 3 ปีที่แล้ว +1

    Lakiin waxa waata xamase wow ku lahay wllo nolowo iin badan wllo

  • @MohamedAhmed-yv5et
    @MohamedAhmed-yv5et 3 ปีที่แล้ว

    Xamsaw fanka kuu baahan zxp

  • @caashakawsar4735
    @caashakawsar4735 3 ปีที่แล้ว +3

    XaMse CiMaaMadaada lama haysan karo keep going brother

  • @ibraahimmohamed6290
    @ibraahimmohamed6290 3 ปีที่แล้ว +4

    Hamze hopolka waxpa lagama qaban karo keep going pro 🔥🔥🔥👊

  • @caashakawsar4735
    @caashakawsar4735 3 ปีที่แล้ว +1

    SaYdhiyoow waan kuwataa HeesaHa saaD ugu qiirooto kkkkkkkkkkkkkk legend

  • @mowlidfarahguureofficial5915
    @mowlidfarahguureofficial5915 3 ปีที่แล้ว +6

    Xamse= Tubeeco 10%+Cumar Dhuule 13%+ heesta Sidii Faras bulaaloo17%+ shay Mire Dacar10%+ Qalinle20%+ Tubeec10%
    =80%
    Sanka= Tubeec 10%+ Haleelo10%+ heesta alla awoodi waynaa11%+ Qalinle9%+ Xasan Aadan10%+Tubeec13
    =63%
    Best evaluation
    =

    • @hamzamahamoud1190
      @hamzamahamoud1190 3 ปีที่แล้ว

      Hobolka isku magaca nahay xamse alleylehe aniga un ba qaban lahaa weeliba heesti sida faras bulaalo an xaluf arago nugaal xayska daqo faruur dhabad ku xidhmo

    • @abdidiriye6133
      @abdidiriye6133 3 ปีที่แล้ว

      Sxb muhiimadu waxa weeye in inanku cod leeyahay somalida waxa ka khaldan qofka markay rabaan. Inay qiimeeyaan. Waxay doonayaan inuu boqolkiiba boqol noqdo fanaan hebel
      May qofka codkiisa qiime hada fanaaniin. Tii hore ayaad qiimaysay ee inamada maad qiimayn

    • @axmednegaanzheoffical6171
      @axmednegaanzheoffical6171 3 ปีที่แล้ว +1

      Top

  • @munaabdi3685
    @munaabdi3685 3 ปีที่แล้ว +1

    lakii wllo jacalkegii lake waa u maqanyaha waan nasra

  • @destroydbyzack74
    @destroydbyzack74 3 ปีที่แล้ว +4

    Xamse 👍❤🍇👏

  • @inamaxamed6613
    @inamaxamed6613 3 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo❤️
    Hamse👏

  • @cabdirisaaqcali4879
    @cabdirisaaqcali4879 3 ปีที่แล้ว +4

    sydhiyow habsaan wataaa inta igu raacsan like ismuujiya😂

  • @hasankadar2224
    @hasankadar2224 3 ปีที่แล้ว +2

    Labada nin ma kala dhacan