Omarow Haycadanahay calamka isku shegaya Afrikanka ayaga Sabool ka dhigay Dayn dul saar leh iyo dhibato oo dhan bay wataane, lakine Afrikanku Qeyradkoda aa laso baxan Caqligu aa shaqeeyo Madaxda Afrika Hurdada KA kaacaa
Waa maqaal aad u wngsan in la fahansiiyo hey’ada gumeysi horumariska ee UNta dadka Afrika iyo inagaba mooda ay samefaleyan lkn ay yihiin dhibta ka danbeysa saboolnimada iyo inadan wax horumar ah aadan gaarin… aad baad u mhdsan tahey inaad dadka u sheegto xaqiiqda la qariyo ❤
Reer galbeedka ee uu ugu horeeyo maraykanku dhibka dunida ka jirta iyagaa ka dambeeya sida dagaalada iyo burburka barakicinta , reer galbeedkuna ay is horumariyaan dhaqaale hub ciidan, ALLE idankii mar uunbey jabidoonaan reer galbeedku
You wakeup us and you give us information we does'nt receive without you bro thank you Also congratulation about the outstanding performance of your channel which reached 600k Subscribes allah keep you bro
@@Kingmohan123. Soomali hadaan nahay 1 Qoys oo 100 dawladood leh baan nahay, Hadii la waasho Anaguna waan waalanaynaa, ka reer mudug ahaan Anaguna Dal baa nahay, Nin walba joodarigiisa ha ku bood boodo WBT 🙌😂🙌
Zhp aadban kuugu xidhanahaay maanta Hal sual ayan rabay inan ku waydiiyo oo waliba aad ka soo hadasho marekanku muxuu u raba inu somaliland ka samaysto saldhig military muxuuse damacsanyahay Incha Allah waxan rajayna inad nooga soo jawaabto?.
Sxb wan daawadaa warbixinadaada inta badan lkn waxaad ka hadashaa xaga soshalka ee waxaad ku dartaa xogaha waxsoosaarka iyo baahiyaha ka jira gayiga soomaalida
Maraykanka keliya maaha ee waa reer galbeed koo dhan Faransa Africa way dhacdaa Ingiriisku maraykan kuu ku lamaan yahay isna Ingiriisku horayna aduunkoo dhan buu horay u soo dhacay
Wax badan ayaad nabaraysaa. Lakin dad badan waxay u qabaan inaad iska hadlayso oo kaad buug iska caadi aha ka sheegaynayso lakin ma oga inaad wax xasaasi ah ka hadlayso
Hada way soo idlaanaysa inay dunidu hal jiho oo dhaqaale maraykanku ka faaidayo kusocdo Awoodo ka barbar dhismay ruushka iyo shiinuhu hogaaminayo Taasa la filaya inu laba cidhiflihii dunidu kusoo laabato
Congratulation 600k🎉 zxpkay clraxmaan cumar
Omarow Haycadanahay calamka isku shegaya Afrikanka ayaga Sabool ka dhigay Dayn dul saar leh iyo dhibato oo dhan bay wataane, lakine Afrikanku Qeyradkoda aa laso baxan Caqligu aa shaqeeyo Madaxda Afrika Hurdada KA kaacaa
Waa maqaal aad u wngsan in la fahansiiyo hey’ada gumeysi horumariska ee UNta dadka Afrika iyo inagaba mooda ay samefaleyan lkn ay yihiin dhibta ka danbeysa saboolnimada iyo inadan wax horumar ah aadan gaarin… aad baad u mhdsan tahey inaad dadka u sheegto xaqiiqda la qariyo ❤
Anku salino nabiga salalahu caley wasalam ❤️🩹✅✍️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw Scw scw ❤❤❤
Scw❤
Somalia 🇸🇴
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
600k hambalyo 🎉🎉🎉❤
جزاك الله خير الجزاء
كنا بانتظارك ❤
Reer galbeedka ee uu ugu horeeyo maraykanku dhibka dunida ka jirta iyagaa ka dambeeya sida dagaalada iyo burburka barakicinta , reer galbeedkuna ay is horumariyaan dhaqaale hub ciidan, ALLE idankii mar uunbey jabidoonaan reer galbeedku
Mahadzanid abdirahman alle hakula garab galo wakhtina wad ku bixisay dadkasi waa dad adunka dhibato ku haya
Guulayso brother ❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
❤❤wa iga hesa zxp
May allah bless you brother ❤❤❤🎉🎉🎉
Waa sidaad sheegtay bare Cabdiraxmaan Cumar
Hanbalyo for 600k bigfan wllhi
Congratulation 600 ❤❤
Sxp noo.soo badi nidaamka reer galbeedku dalalka u burburiyaan
Thank you Bro. For your information!❤
Hanbalyo huno💐🌹🌺💐
Sxp hambalyo 600k i.allah one day 1m wad uqalanta sxp ❤
Hambalyo 600k waaberi big fans
M.a guuleyso sxb cabdirahman waaber
You wakeup us and you give us information we does'nt receive without you bro thank you
Also congratulation about the outstanding performance of your channel which reached 600k Subscribes allah keep you bro
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
Congratulations 600k
Hambalyo 🎉6,000k
Hambalyo 600k 🎉🎉🎉 waxaa kuu rajeynaa ilaa 1m I.a
600k coming soon🎉❤🎉❤
Keep up the good job 🎉
Wabariyow zxp mad Malintiiba 2 videos so dhigtid😅
hamblyo🎉
600k❤🎉 Hanbalyo hanbalyo ❤️🍂
🎉congratulations 600k subscribe💪👋
Hamplyo 600k hambalyada waan kusii hormariyay
Mareykna xoogisa ayuu dadka ugu ugaarsanaya lkin Allah ayaa ka abood badan wayna burburi donana inshaAllah
Awooda ilahay baa siiyay, isagaana ka qaadi kara goorta uu ka qaado un baynu arkayna 😂
Maraykan intuu xooga samaysanayey inaga qabyaalad iyo qurun ayaa kujirnaa kadibna waxaan dhahaynaa iLaahayow maraykan xoogiisa ka qaad Yaa ku dhegaysanaya zxb😂
Ilaahay anaga iyo Mareykanka waan u siman nahay lkn anu laftir keena inaan saas sameysano anaga Ayaa isku diidnay ee ilaahay nooma Diidin
Maraykanka xoog wax kuma lakiin waxay khiyaameen madax iyo shacab doqomo ah
I.a Waynu arki toona
Hamplyo Hamplyo my brother 600k
WAABERI MEDIA 600K done✅ Hambalyo wll.🙏🏻
Lagana wll hore usoco 1m kuurajeena 😊🎉🎉🎉🎉
يريدون الأمريكة المتحدة أن يقفوا كل شخص إلا جاء القيامة وبعد هلكو جميعاً
Maraykan warkiisu waa cad yhy l
Waa la jiifiyaama banaan la joojiyana banaan
Congratulations
Mawduuc muhiim ah
Merci pour l'information
Koleyba anaga hadaa soomalia nahay waa horay ayay sidaas nagu sameyeen
1993 ayee nagu smeen rbeen wll waatii ceydiid oo la dgalay
Somaliland ❤❤
Somali wayn haa nolatoo🫡🇸🇴
Puntland anaguba manu gobolkayaga shegano😂😂
Midnimo Insha alaaah
@@Kingmohan123. Soomali hadaan nahay 1 Qoys oo 100 dawladood leh baan nahay, Hadii la waasho Anaguna waan waalanaynaa, ka reer mudug ahaan Anaguna Dal baa nahay, Nin walba joodarigiisa ha ku bood boodo WBT 🙌😂🙌
Khaatumo❤❤
Sababtoo ah waala khiyaanaa
Alle haku sharfo waxaad cadaysay waxbadan oo aanay ogayn dunida sadexaad
Qofka ugu horeye
Mawduuc wax ka qaadasho mudan oo Soomali haddaa nahay aan ubahannahay in aan fahanno.
Khayraadka soomaaliya marhoraaba laxaday oo tuunbooliyin lagudhuuqay badaaana lagadhuuqaa barigana dagaaladasa ayaa lagusii ilashadaa africa kahadha reer galbeedka oo dhulkiina beerta maraykana iska ilaaliya dayntiisa waa sunta saboolnimada allow nagaqabo gaalada.
muqaalkaaan waan sugaayay
🎉🎉600k
Nin culus❤❤
اسالام عليكم❤❤❤❤
Waa run lkn somali wey hurudaa
Madaxweynaha mustaqbalka somaalia
Asc ❤
🥺🥺..🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Ale haku caaafiyo
Ustaad buugaan soomaali u turjum
waa arinta SOMALIA lagu sameeyey
Zxp wadan ka somali ka soohadal
Adiguna mahadsanid
Caqli haddii loo adeegsado Maraykanka waa laga badin karaa sidii General Vo Nguyen Giap
Asc wll ka so hadal wax looga jeedo the silver cord ❤😢
ANKA MAXA NAGA GALAY DALAKA BANMA NAKUWAXA NAHAY WADANKA SOOMAALIAND ❤️🤍💚🇨🇮💯🥸
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maraykanku waa duli cida socotaa waa duli afrika waa in ay Iska qabtaa gumaystaha caalamiga ah
Taas Egypt ayaaa looo sticmaalay
Mareykanka waa lagaari doonaa maalin uu lala xisaabtami doono insha Allah]]]]] > Laa tahzan ina Laaha macanaa ?????
Yaa la xisaabtamaya ❓
First comment 🎉
Siyaasiyiinta doonaya in madax ay ka noqdaan dalalka islaamka waa in ay diintooda iyo cilmiga maadiga heer jaamacadeed ku soo bartaan si ay dalalkooda uga badbaadiyaan dhagarahaan gaalada caalamka wataan waayo xaqa iyo baadhilka tartar ayaa ka dhaxeeya mid allaah hogaaminayo iyo mid ibliis hogaaminayo, ibliiskana allaa abuuray waana caasi marka qoom u shaqeeyo ayuu leeyahay sidaa darteed yaa iska ilaalinkara waa siyaasiga Barta aqoonta diinta islaamka iyo midda maadiga sida ordagaan oo ah aqoonyahay diimeed dalkiisana heer fiican gaarsiiyey oo hadda dalkiisa aan wax dayn ah lagu lahayn oo isaga intii uu xukunka joogay daymankii dalkiisa lagulahaa ka bixiyey,
Nin culus
Saxb mahad sanid xaqiqada aad no soo bandhigtay maraykan ku dhise maaha ee waa dumiye arxan daran
Zhp aadban kuugu xidhanahaay maanta Hal sual ayan rabay inan ku waydiiyo oo waliba aad ka soo hadasho marekanku muxuu u raba inu somaliland ka samaysto saldhig military muxuuse damacsanyahay Incha Allah waxan rajayna inad nooga soo jawaabto?.
Inuu nawasu rawaa😂
Soomaliya sabb bay uga cafiyeen daynta
Xayasinta iska dhaaf bro wa iga talo masulase sedan kuwad
Kuwan laleeyahay hayadaha dabar jurista faqriga ayagaaba qaybka ah gumaysiga mareekanka Gallo wanaag nooma soowadoe
That why aan u leyahay America aan ka harnk xitaa cunaqabateno hadii ow ina saro beeraheena iyo ceelashena ayaa inaga badan
Somalia 1981 ayey eersatey 150 million oo sanduuqu deymiyey
Sxb wan daawadaa warbixinadaada inta badan lkn waxaad ka hadashaa xaga soshalka ee waxaad ku dartaa xogaha waxsoosaarka iyo baahiyaha ka jira gayiga soomaalida
JAWAAB : Had y Billions ku bixiyaan hay`aduhu dabar jarista gaajada siday sheegaan,
aniga waxay ila tahay horena iila ahayd*
1: inay rabaan rabaan inay ka ilaaliyaan waddamada ay ku sheegaan caalam-ka 3aad inay gaajada ka baxaan !!
Yacnii inay caadaystaan kaalmada shisheeye tusaale (5ta soomaaliyeed)
oo aanay iskuba hawlin wax soosaar inay sameeyaan.
Waan ku taageera wlhi
Asc
Maraykanka keliya maaha ee waa reer galbeed koo dhan Faransa Africa way dhacdaa Ingiriisku maraykan kuu ku lamaan yahay isna Ingiriisku horayna aduunkoo dhan buu horay u soo dhacay
Maxaad LediiNDe CiYaLow😂😂
China ayaa hada baratay sheekafii Reer Galbeedka
Kuwa hada wado digaal muuqdo o dal dhan Burburinayo o nolasha ka istaajinayo waa kuwa ugu doqonsan sababta waxa waaye wax layskama sameeyo ilaa waxaas aay yihiin wax waqtigaas lajoogo dhici karo Tusale maanta madhicikarto waxyaabo badan o dhici jiray qarniyadii lasodhafay majiro wadan qaadanayo qaanso iyo falaar asigoo casrigaan joogo wadan ciidankiisa falaaro iyo waramo kuhubeynayo malahan sababtoo ah dunida waxa ladhahay waay horumartay mana ahan wax dhici karo o waxaa laleeyahay waxyaabo badan calaamado suaalo ayaa imaanayo o suaalo badan ayaa laqawaa iyo yaab.
Maanta ciidan ajinabi ayaa garabnasiinayo waa layaab ayadoo qarnigii Gumeesiga laladigalayay Dadka ayaga isdhisayay QOFKA hadoo digaalka daacad kayahay waxoo Raba inu helo Awooda ugu danbeysay e lagu dagaalo hub casrigii ugu danbeeyay ah laakiin kan Daacada ka eheen waxaas maradiyo HADII DOWLADA SOMALIYA AMNIGA IN LAHELO DAACAD KATAHAY SAACAD AYEY KUKEENI LEHEED WALAAHI BALSE MAAMULKA AYAA MUNAFAQADA HEESO KUDARSATAY INAYSAN KAFIIRSAN WAXAY SAMEYNEYSO ADUUNKANA KUDHISIN WAXA SOMALIYA KADHACAYO WAA INAY NOQDAAN WAX ADUUNKA KADHICI KARO TUSAALE MAANTA ARGAGAXISO DOWLADAHA KALE E ADUUNKA MAQABSANKARTO HADANE ADUUNKA O KULA JIRO AYEEY ARGAGAXISO KUHEESATAA.
AYADOO AMNIGA SIDA LASHEEGO LAGU ILAALIYO DAYAX GACMEED AMA SATARLAAT DAROONO CASRI AH O LEH KAAMIROYIN CASRI AH O CAQLI LEH SOONA QAWANKARTO WAXWALBOO.DHAQAAQAYO E JOOGO INTA AAY KA HOWLGASHO XITAA BAKTEERIYO IYO FEYRAS WAA SABABTA SHIRKADA GOOGLE O DOWLAD EHEEN ULASOCOTO MARKABKA WADO KIIMIKADA IYO KAN AAN WADIN KIIMIKO KUWA WADO KIIMIKADA WAA MIDAB GADUUDAN KUWA WADINA WAA KUWA CAGAARAN QARAXYADA WAXA LAGUSAMEEYANA DALKA WUU SOO GALAA!!! SHEYAHA HALISTA AH AYAGOO DIFAAC KAGAJIRO AYEEY HADANE AYAGOO GARAB NASIINAYO IMADAN WAXA DADKENA LAGU DHIBATEEYO. Hal heshiis o hal ama lawo dal lalagalo oo ah nidaam amaan o kudhisan Tiknolojiyad Amnigii sanado laradinayay saacado ayaa laguhelaa.
Muhiimada ayaa ah waxa sameeyneyso hadee kugu soo noqonayaan ama kaadhigayaan qof wijiga u qarsoon lagu ogaado waxaa kaaga fiican inaa iska dhaafto. Qofka waxoo yahay ama gudaha kuheeyo lama ogaankaro balse wuxuu sameeynayo waxay muujinayaan waxoo gudaha kuhaayo. Siyasiyiinta iyo warbaahinta waxay sameynayaan waxaan u aragnaa Inay yihiin badankood CADOWGEENA.😮...
ADUUNKA dhibkiisa wuu qarsadaa sida israiil o kale balse anaga dhibkeena ayeey faafiyaan waxaa kuu cad waxay yihiin. Aduunka siyasiyiin ayaa kajiro dalalkooda dhisay balse adiga waad joogta adigoo siyaasi sheegtay hadane dalkaada madhisin waxay cadeen utahay waxa tahay hadaa garanweysay xitaa aduunka waxa kajiro waad ogtahay qof ilmo ah ama xanuunsan mooye qofaan ogeen aduunka waxa kajiro majiro xitaa kan waalida dhaqanto wuu ogyahay waxa aduunka kajiro Hadaa garanweysay indhahada wax heeyo o ah aduunka waxa kajiro waliba adigoo sheeganayo siyaasi magaranweynin waxoo gartay siyaasi kale o afrika iyo aduunka kuugula nool e shaqadaada ayaa daacad u eheen o waliba CADOW kutahay Cadeen waxa u ah inaad wax qabad kadhigto wax qarniyadii lasodhafay xitaa aan waxqabad lagusheegi jirin o siyad bare u arki jirin waxqabad. Muhiimada waxaa waaye RAADRAAC in lagu Nimceestay. Maanatana shacabka badankiisa madaxweynaha naftiisa u arkaan si aan WANAGSANEEN.
4:04 8
😮
Frist comment 😂
0:49
Xasan sheikhaw dhagayso aday ku anfacaysaye😢
Waaan darensanaa gaaladasi inay musuqmasuq mooyane wax kle aysan aqoon
IMF waa cadowga 1aad ee dalalka yaryar ee Africa😢
Reer galbeedka kaan amarkooda qaadan wey qaarijiyaan kii Liibiya kii Ciraaq iyo kii Tanzaania John Magufuli sidaasay ku qaarijeen markuu is adkeeyay
UN tu waa urur USA hoos taga
Nin sare aan taageero
Ask Ismail Omar Guelleh he is know
Wax badan ayaad nabaraysaa. Lakin dad badan waxay u qabaan inaad iska hadlayso oo kaad buug iska caadi aha ka sheegaynayso lakin ma oga inaad wax xasaasi ah ka hadlayso
Sida somalia damyaha loogu harqinayan kagartay in qayraadkeena ka go an tahay
Hada way soo idlaanaysa inay dunidu hal jiho oo dhaqaale maraykanku ka faaidayo kusocdo
Awoodo ka barbar dhismay ruushka iyo shiinuhu hogaaminayo
Taasa la filaya inu laba cidhiflihii dunidu kusoo laabato