Xasan Sheekh ma aaddi karaa doorasho is garab taala, hadii ay maamulladu ka booddan tareenkiisa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @thefamilj340
    @thefamilj340 28 วันที่ผ่านมา +6

    Waqtigaan marayno ma ahan doorasho, amma maamul goboleed balse waa ka hortaga cadowga Somalia. Waa inaan midownaa oo isdifaacnaa. Midnimada iyo difaaca dalka ka hadal.

  • @adehasan7799
    @adehasan7799 27 วันที่ผ่านมา

    In uu ku fashilmay xaga doorashooyin maamul goboledyada qabashadooda wadanka Allaah bad insha Allaah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 28 วันที่ผ่านมา +2

    MD Hassan Sheikh Wuxuu Caan Ku Yahay Inuu Isku Diro Beelaha Somaliyeed Awood Uma laha Inuu Doorasho Qof iyo Cod uu Qabto ee Yuusan Isku Furo keligiis Dalka Ma Xukumo Ee Ha Fasaxo Maamul Goboleedyada Iney Doorashadooda Qabsadaan

  • @bashiirbashiirbashka3300
    @bashiirbashiirbashka3300 28 วันที่ผ่านมา +2

    Good morning

  • @AdenTeam-k3o
    @AdenTeam-k3o 28 วันที่ผ่านมา +2

    Waxba ilama aha waayo dhinac baad u jan jeedhaa

  • @CabdalaahiYuusuf-b4c
    @CabdalaahiYuusuf-b4c 21 วันที่ผ่านมา

    Waa sidaad sheegeysa

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 28 วันที่ผ่านมา

    Somalia ilahey ha guuleyo

  • @FarxiyoCabdulahi-h1v
    @FarxiyoCabdulahi-h1v 28 วันที่ผ่านมา

    Xasan maku riyotaa qaniiliste gacamey doowlada maxaa kigu tagay

  • @mohamadshiine89
    @mohamadshiine89 28 วันที่ผ่านมา

    Baraawe see Caasimad ugu Noqon kartaa Baydhabo 😊

    • @omary9311
      @omary9311 28 วันที่ผ่านมา

      Ya yiri baydhabo, ee waxa laga hadlaya konfur galbeed.

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 28 วันที่ผ่านมา

      Baydhabo waa caasimada ku meel gaarka ah , barawe aya ah caasimada saxda ah ee dastuurka ku qoran

    • @omary9311
      @omary9311 27 วันที่ผ่านมา

      Dee waa waxa iri. Baydhabo ya kahdlaya. Meesha larabo waa Barawe. ​@@guuldoon1

    • @adehasan7799
      @adehasan7799 27 วันที่ผ่านมา

      Wax soo aqri dastuurka laftagreen wuu ku deeyay doorashada soo socoto insha Allaah

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 28 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne hassan sheikh masoo marin xilli uu ka awood badanyahay. Waxaan qabaa in madaxweynaha wuxuu rabo in uu sameynkaro.

  • @khada917
    @khada917 28 วันที่ผ่านมา

    Dawlad goboleedku inuu madaxdiisa doorto waa xaq dastuuri ah awal bay deal khaldan galeen rabitaan shakhsi gaara iyo shaati uu tolonayo daba socdeen .

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 28 วันที่ผ่านมา

    Ma uu rabo nidaankas muqdisho aa igu filan ay eg thy dhaqankisa

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 28 วันที่ผ่านมา

    Xasan sh 😂

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 28 วันที่ผ่านมา

    HSM ujeedkiisu waa boob iyo dhac Hantidadweyne inta laga gaarayo 2026 last his chance

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 28 วันที่ผ่านมา

    Waxay ilatahay iney kasii darto mooye barako kasoo socon

  • @mardhaachennel450
    @mardhaachennel450 28 วันที่ผ่านมา

    Rer Gedo xasan kuma oor kacsan karo, wayo wax samayn kuma laha xukumadisa

  • @FarxiyoCabdulahi-h1v
    @FarxiyoCabdulahi-h1v 28 วันที่ผ่านมา

    Madaxwewne kale marabno

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 28 วันที่ผ่านมา

    Kani wariye miyaa mise waa dagaal ooge waa xumaan arag oo kaliya war dalka hal madaxweeyne ayuu leeyahay waana qasab in looga danbeeyo dalka iyo wax qabadkiisa hadii taas la diidana ogaada midka kale ee imaan doona isna inuusan waxba qaban doonin

  • @mohoasad2331
    @mohoasad2331 28 วันที่ผ่านมา

    Waa waxa adiga kasoo xigate kuwa xasan u dhow dhinaca kale makasoo xigate lafta garee
    Kuwa udhow 😂😂 waxaa rabto maa noshege

  • @tdm_scott
    @tdm_scott 28 วันที่ผ่านมา

    Markaad maamul goboleed madax weyne u sameyseen aaba nila yaabana, Aduunka kama jiro waddan leh 4 madaxweyne! 1. Maamul goboleedka Jubaland, 2. Maamul goboleedka puntland, 3. Maamul goboleedka somaliland, 4. Madax weynaha qaranka. Kan wadan maha wan ka rajo dhigay. Uffa caleyk

    • @Arabduur
      @Arabduur 27 วันที่ผ่านมา

      Laandheere keena waa ka tanaasulaynaa hadaa nahay rew puntland

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 28 วันที่ผ่านมา

    Dalxoreye xasan sheeq maxamud halagu daba fellow hala dhageesato isaga idinka wey

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 27 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheikh waa waal waalanayaa waxa loogu yeedho madax dhul la dhac

  • @abdinasirmohamedhajiali4130
    @abdinasirmohamedhajiali4130 28 วันที่ผ่านมา

    Lama Aamini Karo Labadaba 😂

  • @AbdullahiJama-h9s
    @AbdullahiJama-h9s 28 วันที่ผ่านมา

    Waar ma jirto ciid tareenka ka hartay oo Madaxweyne HSM iyo Maamulladu weli waa wadasocdaan oo waatay ku heshiiyeen sanadkii hore in Hoggaamiyaashu iska sii joogaan, isagana ay ku taageeraan oo ay la meelmariyaan ansixinta 4tii cutub ee Dastuurka. Mana jirto doorasho uusan Madaxweynuhu uusan raalli ka ahayn oo la qabanayo ka hor 2026ka.

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 28 วันที่ผ่านมา

      Marka ma mandate laan bey mesha isaga joogayaan ..war hassan maamul iyo siyaasad toona waxba kama ogo ..asago indhihiisa cadyihiin ba laqabani doorashooyinka maamulada

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 28 วันที่ผ่านมา

    Maulana qoorata laga jaraaya gobalada u hogasimi wayo xukumada dalxoreye xasan sheeq maxamud wacadaraha uu dhigey farmajo inu nin xirey oo nina udhiibey mida soosocoto waa mid ka awood vadan dowaladii hore sxb

  • @cumaraadan4102
    @cumaraadan4102 28 วันที่ผ่านมา

    Waxay ila tahay in xasan munafaq uu wado xun ku socdo
    Wabi lahay Towfiq

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 28 วันที่ผ่านมา

    waxay ila tahay in dagaalka la badbaadiyo oo ummada loo naaxo.

  • @DiniiAbdi
    @DiniiAbdi 28 วันที่ผ่านมา

    Somalia nabad bee noqa hadi la dilo Italian woman

  • @HusseinKahin-p7x
    @HusseinKahin-p7x 28 วันที่ผ่านมา

    Dadkan waxa eey ka hadlayaan iyo waxa eey itoobiya ka shaqeeyneeyso kala fogee Dhawr shaqsi ayaad ka sheekeeysay iyada oi wadanka oo dhan khatar ku jiro

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 28 วันที่ผ่านมา

    War ninyahow xasan sheekh ayaad ku qafiiftaye. Waxaan umaleynaa isbitalka waalida in lagu geyn doono