Sharma Boy oo taariikh cusub dhigay ~ Shiine Culay | | WAA SAX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มิ.ย. 2021
  • Sharma Boy oo taariikh cusub dhigay ~ Shiine Culay | | WAA SAX.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 793

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  3 ปีที่แล้ว +457

    Taariikhda waa heestii ugu horaysay ee Soomaaliyeed oo hesha 83K Llike ah 👍 waxa jira heeso ay daawadeen malaayiin qof balse aan helin xadi intaa le’eg oo Like ah 👏 Sharma Boy cimaamadiisa cidi ma haysan karto 💪 Fadlan sii Share gareey 🙏.

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +11

      Heesta Sharmaboy Dalku Wa Dalkaaga Next Please 🙏 Hees Aad Dalinta Udhiri Galini waaye

    • @user-kw8up5yw5g
      @user-kw8up5yw5g 3 ปีที่แล้ว +11

      Beeen low guuled simba 84k ayoow heestaa 💪😁

    • @josephahmed684
      @josephahmed684 3 ปีที่แล้ว +4

      Shinow Batuulo K Warkisa Maa Nooga Dhacdo 😅

    • @josephahmed684
      @josephahmed684 3 ปีที่แล้ว +3

      @@positiveandfunny4332 walagu waAa

    • @fartuunali3935
      @fartuunali3935 3 ปีที่แล้ว +8

      shiinow share taada waa sharuud la.aan TH-cam ninka nagu hayo

  • @Xuudshow
    @Xuudshow 3 ปีที่แล้ว +305

    Team sharma marnaba no hoos 🇸🇴❤️✅

  • @ugaasmcne6291
    @ugaasmcne6291 3 ปีที่แล้ว +33

    Heesta mesha Lagu dubeY so Garowe mahan reer garowe marnaba noo hos🇺🇿🇺🇿✅✅ from xamar

  • @naciimaahmed4477
    @naciimaahmed4477 3 ปีที่แล้ว +25

    Sharma boy xabsigii dhiirigalin ayuu kaqaaday wax kaxumaday majiraan alle hagarab galo heesahana kahanuuniyo anoo taagersan haddana kuma jecli in uu kusii jiro fasuqa iyo heesaha ♥️

  • @KHALIidlatif
    @KHALIidlatif 3 ปีที่แล้ว +39

    Shrama wa u mudan yhy waayo erayada kuli heesahiisa iska qorto looma qoro fananiita kle heesa wa loo dhibaa so sharma wa madaxdii dhalinyarada❤👏

  • @ugaasismail4785
    @ugaasismail4785 3 ปีที่แล้ว +215

    Sharma boy hadaa taagerto like igu qabo

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +113

    Sharma boy horumar bu ka sameeyey musica cadawga alle ha ka qabto💞✊

    • @maxamedxasan4835
      @maxamedxasan4835 3 ปีที่แล้ว

      Commenti kasta miyad ku jirta yaab

    • @ibrahinosman9122
      @ibrahinosman9122 3 ปีที่แล้ว +1

      Niyow commenti walba maad dhex taganty 😁

    • @user-kk9lp2ow4z
      @user-kk9lp2ow4z 3 ปีที่แล้ว +3

      Caanow mad joogtana xagana😅🧕🤗😘💋

    • @nimcodareenofficial2299
      @nimcodareenofficial2299 3 ปีที่แล้ว +2

      Meel kasta majoogta cnow kkkkkk kula ma dhaafo liketa guulayso

    • @cayuuniqurux7185
      @cayuuniqurux7185 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma iga horayzana adi meel ksta hno hhh

  • @moanaskah3167
    @moanaskah3167 3 ปีที่แล้ว +16

    Sharma boy wax intaas ka badan buu so wada ❤🔥

  • @maimunmohamed291
    @maimunmohamed291 3 ปีที่แล้ว +15

    Shiinow Sharma-arke 👑 wadnaheena ayuu fax-fax ku yahay mansha-allaah maslaxna 👑 Waa saxsax labadooda illaah ha noo daysto wiilasheena amiin like-tana Roob oo kale ha looga dhigo Somaaliyeey 🙏🏽 🙏🏽🇸🇴❤

  • @teammotivation1952
    @teammotivation1952 3 ปีที่แล้ว +42

    Sharma boy anigon heesihi dhageysan ba heestas like saray waliba 4 devices oo gurikeyga yala ban like uga saray🥰 idk wka helay heestas

  • @deeqatusma8617
    @deeqatusma8617 3 ปีที่แล้ว +32

    Shiinow Waligay Waan ku Taageeri Jiray 😪Caawana Oonoo kudaawanaya ayaaa moobilkiii Iga Jabbee 🙄Moopil iigad😢

    • @ibrahimabdisalansheikh2622
      @ibrahimabdisalansheikh2622 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabeda halogado

    • @yazier_4456
      @yazier_4456 3 ปีที่แล้ว +6

      shiine taaaj wx uu isaga la siiyo mooyane wxba ma bixiyo 😂😂

    • @deeqoilwad3099
      @deeqoilwad3099 3 ปีที่แล้ว +2

      car wakaaa hagado tuug maa wax gadayo hhhhhhh

    • @yazier_4456
      @yazier_4456 3 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqoilwad3099 wll comment gan hadu doono maba arkayo cause dad badan baa comment kasoo bixiya

    • @khaliifafarah1548
      @khaliifafarah1548 3 ปีที่แล้ว +1

      @shiine culay hadaa na maqasho gabadhaan cimaamada ku tuur

  • @m0haapdirezak430
    @m0haapdirezak430 3 ปีที่แล้ว +33

    Shiine culay halyeey afku xoogle ah baa tahy nio batuulo Key oohin baa keentay oo meel bad iska saartay legend🤣👏

  • @ahmeddaahirmohamed3163
    @ahmeddaahirmohamed3163 3 ปีที่แล้ว +109

    82k weY yartahay wlh 1milyan oo like buu uqalmaa ninkaaas Team sharma marnaba majabaan asigaa horaY udhahaY like ha iga iloobina🔥😝🥰👌

  • @hodanmohamed7753
    @hodanmohamed7753 3 ปีที่แล้ว +16

    War bal.like iisara cawa😂💚

  • @AQOONINSTITUTE
    @AQOONINSTITUTE 3 ปีที่แล้ว +24

    83K Like, Waa Record Cusub.Anigana Meeqa ❤ ayaad ii saari doontaan? 😀

  • @ahmedkheyrabdirisaq4524
    @ahmedkheyrabdirisaq4524 3 ปีที่แล้ว +234

    Wlhy plhy tlhy like baan kuu saarayaa
    Waad dhaarataye ha ila dhaafin de🤣

    • @apu-pakarhange7902
      @apu-pakarhange7902 3 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadaa ha kuu saarto
      Waad akhrisee cay ha moodin😂

    • @raxmokaafijayte2638
      @raxmokaafijayte2638 3 ปีที่แล้ว +1

      Inyooow

    • @mumtazqueen8939
      @mumtazqueen8939 3 ปีที่แล้ว +1

      Qoral hlka ku qoran bn akhriyey miyn dharty marka

    • @jamalsharif4931
      @jamalsharif4931 3 ปีที่แล้ว

      Like hadan ku saaro maxa ku faido ah

    • @user-qy2pu2zm1g
      @user-qy2pu2zm1g 3 ปีที่แล้ว

      Like wan ku saray lkn iyado dislike ah 😂😂

  • @iqlaasabdu1116
    @iqlaasabdu1116 3 ปีที่แล้ว +31

    Sharma ina kuhesato like isa

  • @djib-ogaal2892
    @djib-ogaal2892 3 ปีที่แล้ว +6

    heesaagu wuxuu leeyahay hadiyad qaas ah, waxaan dhihi lahaa horay usoco adigoon gadaashaada fiirin from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 3 ปีที่แล้ว +13

    Erayada shine culay aan kadhaxalnay no 1 reaction buuqiisa wata 2 shere gareeya nacala shaydan kuyaale 3 qabyaladi kuqadey kuma dhigto inta kale eed xasuusato ku dar adna

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +11

    Sharmaboy Qalbiga Weeye 💎💎💎💎🦁83K Dhalinyara Wadato Ayaa Yeeli

  • @caqilboycaqil2725
    @caqilboycaqil2725 3 ปีที่แล้ว +21

    Hada tagerto sharma boy like hala dhafin zxp

  • @moanaskah3167
    @moanaskah3167 3 ปีที่แล้ว +42

    Shiine culay oo king ck ka qaleeyay arintiisana so afjaray inta fahantay like ku dhooba🤣

    • @hibaaqluul7919
      @hibaaqluul7919 3 ปีที่แล้ว +1

      War rubayadii hanolabilaawo yqey

  • @balaayadacad863
    @balaayadacad863 3 ปีที่แล้ว +23

    Nabiga aan kusalino...

  • @asadabdi8481
    @asadabdi8481 3 ปีที่แล้ว +71

    Legend sharma inta tagerta❣️✌️

  • @abdirahmanjama5583
    @abdirahmanjama5583 3 ปีที่แล้ว +52

    shiine another level keep going

  • @ruunabdimohamed9173
    @ruunabdimohamed9173 3 ปีที่แล้ว +1

    Team sharmaboy ismuujiya😍😍😍😍😍😍😍

  • @cmjdalmar1355
    @cmjdalmar1355 3 ปีที่แล้ว +10

    Caawa waxaa ii cadaatay suldaan shiine inuu laacib so jabay yahay 🤩ilkahaa laysku qaraacanayaa kulahaa🤣

  • @reereproduction4692
    @reereproduction4692 3 ปีที่แล้ว +21

    Dahabsan abdinazir😁😁 yaaila maqley

  • @sharmakedigeed6564
    @sharmakedigeed6564 3 ปีที่แล้ว +13

    Nacala ibliiis ku yaale
    Maqaaxida shiinana isbuuc half million like ah gadhsiya 😂😂😂😂

  • @MohamedAli-jp8ns
    @MohamedAli-jp8ns 3 ปีที่แล้ว +16

    Nacalaa shaydaan Kuyaale #👍#Liketa Ii Taabta

  • @jamamarraje
    @jamamarraje 3 ปีที่แล้ว +18

    Jinkii caduuro inta ilasugeesay reaction kiisa like iisaar 😂 😂

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 3 ปีที่แล้ว

      Ninyahow jinka caduura hanagu soo celin

  • @wanaagchannel2527
    @wanaagchannel2527 3 ปีที่แล้ว +78

    83K OO SHARMA LEGEND LIKE TA SAARTAY 2K KALIYA I GAARSIIYA

    • @possiblethings5
      @possiblethings5 3 ปีที่แล้ว

      Zxp waalaga horeeyay gulled simba kaga horeeyay 84K likes helay heesti mar la arag 🥰

    • @wanaagchannel2527
      @wanaagchannel2527 3 ปีที่แล้ว

      @@possiblethings5 Bro kan kabtiisa laba gashan karee Soo Tuur Cimaamadda hada soo fiiri 5 beri iyo 93k wax kale,say mnshllh

    • @possiblethings5
      @possiblethings5 3 ปีที่แล้ว

      @@wanaagchannel2527 waan tuuray waana taaagera lkn siduu dhahay wuu khaldan yhy

    • @wanaagchannel2527
      @wanaagchannel2527 3 ปีที่แล้ว +1

      SXB NINKAAN WAXBA KAMA QABAN KARNO TH-cam 3 BILOOD JIRA AYAA 400K MARAYA GULIED SIMBA WAA TAAGEERAA LKN RAGA LIMINTOODA WAA LOO QIRAAYE RAGGU KALA TAG.

  • @wllmaandawey3808
    @wllmaandawey3808 3 ปีที่แล้ว +14

    Keep going nin aan tageero shiine culay 🇸🇴🙏

  • @ladyboss6124
    @ladyboss6124 3 ปีที่แล้ว +3

    His Next Tupac Shakur for Somalia people in history Rap music waxa ku leyahay horey usoco #Sharmaboy❤️❤️🙏🏽💯🇸🇴🎊👑

  • @faati3019
    @faati3019 3 ปีที่แล้ว +23

    ANiGu HeeSTaN KaMa HeLiN LkN ShaRMaPa HaDaaN aRKo LiKe LaMa DhaaFo Waa ShaRMa PoY Eee😋❤

  • @rashkapoi9982
    @rashkapoi9982 3 ปีที่แล้ว +2

    AnoTHer leVeL.sharma pOi🔥❤

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 3 ปีที่แล้ว +7

    Sharma Boy, masha Allah

  • @hibayusuf9617
    @hibayusuf9617 3 ปีที่แล้ว

    Sharma boy fananiin badan ayoo guryaha fadhiisiyay maqaaxidana kaxiiray 👋🏾 waa sax ❤️💅🏾

  • @aamin4789
    @aamin4789 3 ปีที่แล้ว +12

    Shiine legend lapo ma ahan keep going

  • @sharmakealisiidow5907
    @sharmakealisiidow5907 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sami Sharma boy

  • @calitiktok7314
    @calitiktok7314 3 ปีที่แล้ว +9

    Shiine waanku wataa legend keep going

  • @hassaneinahmed6886
    @hassaneinahmed6886 3 ปีที่แล้ว

    Sharma ka hadha abwaan o dhane gari Meysaan horee u soco

  • @ahmedinacalimatan
    @ahmedinacalimatan 3 ปีที่แล้ว +1

    Caawa Waa jamco igula saliYa nabiga Scw

  • @khadrasaid3954
    @khadrasaid3954 3 ปีที่แล้ว

    Waan jecelnahay sharma boy from gobolka raga hore u soco

  • @vegito5751
    @vegito5751 3 ปีที่แล้ว

    Ar fan badaa haye sharma hal qabiil ma like usaaray man wadaa

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 ปีที่แล้ว +23

    *walal hal mar isoo booqo waa codsi blz 10k igarsii wax yar ayaa iga dhiman blz🙏🙏🙏❤*

  • @zakariyaabdiaziz7210
    @zakariyaabdiaziz7210 3 ปีที่แล้ว +3

    Shiine culay sharma boy legend 👑💪👑

  • @luladen8201
    @luladen8201 3 ปีที่แล้ว +4

    Shiino sidas ku soco adiba like badan waa heli faramjo hadaa noo dhaafto

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 3 ปีที่แล้ว

    Wan kufahaney shiinow sharma boy horumarkisad kaxuntahay😃😃😃

  • @malyuunfaarax5869
    @malyuunfaarax5869 3 ปีที่แล้ว

    Sharma boy horay u soco ina adeer

  • @khadraqueen4189
    @khadraqueen4189 3 ปีที่แล้ว +9

    Sharma Is A Another Level🥰 100k isbuucan ayee Gaare Wow😍

  • @saalimsaciid109
    @saalimsaciid109 3 ปีที่แล้ว +4

    somali mohamed intaan weli LIKE saarin ka gaarsiiya 100K aan xirnee african-ka kle la tartannee

  • @hanza69
    @hanza69 3 ปีที่แล้ว +11

    Sharma boy is so talented, can’t be ignored

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharma Boy Fanaanimo Isagaa Qaatay 🤸‍♂️🙉✌

  • @muparikmp334
    @muparikmp334 3 ปีที่แล้ว +10

    Shiine another level 🔥

  • @mohafishaal4190
    @mohafishaal4190 3 ปีที่แล้ว

    Sharma fanaan lamid ah majiro legend

  • @mohameddige8715
    @mohameddige8715 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy inta taageerta LIKE iisaar

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharmaboy fanaani ka shacab baden yihiin from Mogadishu

  • @hodassid7355
    @hodassid7355 3 ปีที่แล้ว +2

    The legend sharma boy war wilka ha cayumina ishina dhaha maansha allah tabarakalah

  • @wartanabada9305
    @wartanabada9305 3 ปีที่แล้ว +1

    libaaaax wa kuwataaaaa anig horay u soco legend

  • @mansamusa5923
    @mansamusa5923 3 ปีที่แล้ว +24

    Shiine legend nio barnaamijkii batuulo k u xiisney wllow maxaad u joojisey 😂😂

    • @salmaabdi4786
      @salmaabdi4786 3 ปีที่แล้ว +1

      Walalo shine culey besha darood ba tiri jooji mayd garaaca qofka hadad ka adkato lama mayd garaco wa dhaqankena hadanahay groupka fardaha

    • @sagalnad2882
      @sagalnad2882 3 ปีที่แล้ว

      @@salmaabdi4786 😂😂😂😂

    • @farhiyamohamed7875
      @farhiyamohamed7875 3 ปีที่แล้ว

      @@salmaabdi4786 🤣🤣🤣

    • @salmaabdi4786
      @salmaabdi4786 3 ปีที่แล้ว

      @@sagalnad2882 been bad modeysan walahi groupka fardaha wey jiran wa page cusub oo uu kaptan ayuub noo sameyey qof alale kii isku arka faras page ka fbook kaptan ayuub ee page ka fardaha like iyo follow dhaha hadad isu aragto dameer na adigu kuma jirtid

  • @yahyehassan8605
    @yahyehassan8605 3 ปีที่แล้ว

    Team sharma marnaba noo hoos🤩🥰✌

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 3 ปีที่แล้ว

    Viva CK cajuuska dameer culey kamaseyraya wiilasha yar yaree ck iyo keeyoo

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy we love you 😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma another level

  • @setwansetwan6203
    @setwansetwan6203 3 ปีที่แล้ว +11

    😂 AFKA AYEY JUG ISI SIYAN KULHA
    😂😂

  • @engineercalidhuux1926
    @engineercalidhuux1926 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc legend shiine culay ugaas soomaaliyeed yaa iga soo horeeyey caawa

  • @SAKISALAL39
    @SAKISALAL39 3 ปีที่แล้ว +42

    Nacalaa shaydaan kuyaale LIKE IGU TUFA FRIST AHYE

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 ปีที่แล้ว

    Team sharma boy noo hoos

  • @Xayat-lf7ez421
    @Xayat-lf7ez421 3 ปีที่แล้ว

    Shiinow Heesta waadiyaarsaneyd waxaa marhore kusameeyey jabuuuti GAroowe baaalaguduu bey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰🥰 saaala socda asxpta

  • @ubahqurux9110
    @ubahqurux9110 3 ปีที่แล้ว +2

    Say mashallah he is legend keep going sharm boy 🙏🥰🇨🇦🙏

  • @sacadmawliid7459
    @sacadmawliid7459 3 ปีที่แล้ว

    Ninka sharma boy horta ma masooniyada ayuu la shaqeeyaa hal hees ayaah kun k tagaysa subxaanallah

  • @mohamedshariifmohamed9892
    @mohamedshariifmohamed9892 3 ปีที่แล้ว +4

    Record breaker sharma boy❣️🔥

  • @khadijaibrahim140
    @khadijaibrahim140 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharma boy always fire🔥🔥🔥

  • @zarafarah5799
    @zarafarah5799 3 ปีที่แล้ว +11

    58 minutes 17k views an other level😅🙏🏿🙏🏿

  • @ayoupadenmoha5138
    @ayoupadenmoha5138 3 ปีที่แล้ว +43

    xxxtentacion ka somaliya dartii like🖒👏👏😆

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 3 ปีที่แล้ว +1

    Team sharma boy dhalin yaro la dhaho oo mawjado ah oo la oran karo waa xoogii iyo cududii soomalida baa taageerta waxayna u tageeraan kal iyo lab
    Waayo wiilkasta waxuu ogyahay sharma boy inuu yahay qof qalbi xaaran
    Masraxa markuu saaran yahay dhalin yaradu qof ka mid ah weeye mar walba ee maaha fanaaniinta qaar waxay sameyaan

  • @sahalnorqorone2885
    @sahalnorqorone2885 3 ปีที่แล้ว

    Sharmaa boy de one and only from garissa shine culey..

  • @halimaisse868
    @halimaisse868 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh Sharma boy illaahy ha xafido guuuuuuul iyo gobanimo hore u soco keep going sharma boy

  • @fatushmohaydiin
    @fatushmohaydiin 3 ปีที่แล้ว +9

    Ninyahow aaway lacagtii aasharma boy uaruurinaysa😁🤣🤣

    • @nuzeybaali5704
      @nuzeybaali5704 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣

    • @abdiqani214
      @abdiqani214 3 ปีที่แล้ว

      Naga dhaaf waxaas mar hore lugu qayilee😂😂

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 3 ปีที่แล้ว +3

    Mid kle uu soo qaday shrma boy oo wliba dhiiri galin shacabka ah👏

  • @cnuurcabdulaahi9985
    @cnuurcabdulaahi9985 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy guulayso waligaa szb😍😍😍😍

  • @Abdallaasad8
    @Abdallaasad8 3 ปีที่แล้ว +5

    sharma boy anather level Fanaanka kaliya sidii gor gor hawada socda 🙏🇸🇴❤️

  • @thetears9631
    @thetears9631 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiine OLLEY LEGENS OF THE LEGENDS💯💯💯💯💯

  • @maandeeq7657
    @maandeeq7657 3 ปีที่แล้ว +3

    Team sharma marnaba noo hoos🔥🌞💚

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 3 ปีที่แล้ว

    Sax 👍💯 Sharma boy 💯🙏♥️💋💋💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️♥️♥️👑👑👑👑👑🌹🌹🌹❤️❤️❤️👍👍👍👍👍

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharma Boy Waa onother level waxBa Lagama Qaban karo🥰❤💥🇸🇴

  • @ayaaniidle7918
    @ayaaniidle7918 3 ปีที่แล้ว

    wuuu.istahilaa sh.boy.inkaas.iyo.inkabadanba

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 3 ปีที่แล้ว

    Team sharma marnaba noo hoos

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiine Culay waan u xisnay reaction kaaagi guulayso libaah🥰

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 ปีที่แล้ว +6

    *Shine culay* Manta musaslkii away Waa cajisne waxan rabna *jafow* cusup oo bila aan qabiil ku jirin only *jafow* 😂

  • @kadarfaisal6752
    @kadarfaisal6752 3 ปีที่แล้ว

    Shiine culay horay u soco

  • @maxamedjamac7786
    @maxamedjamac7786 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @heyfa3628
    @heyfa3628 3 ปีที่แล้ว

    Sharma boy ❤️❤️😍😍😍

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 3 ปีที่แล้ว +2

    Today I'm the first one keep going bro❤❤❤😘😘😘

  • @bossliilyrics5366
    @bossliilyrics5366 3 ปีที่แล้ว +1

    83k dheh Vaarku yuu kusooqaban hooy videoga mr 2aad daawo😀

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 ปีที่แล้ว

    Dameer Calasow ha is ceejiyo. Cagta hoosteeda gal. Qumey Mooryaan ah.

  • @mohamedbaarte4312
    @mohamedbaarte4312 3 ปีที่แล้ว

    Shiine culay horay buu usoconayaa sharma

  • @iqlassalad8874
    @iqlassalad8874 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi I’m his loyal fan sharmo my man 🥰

  • @profseen5204
    @profseen5204 3 ปีที่แล้ว +13

    Shiiine dhahabshiil 😂😂😂😂😂⬆️🇸🇴