Aniga wan sixranahy 6 sano xanuun iyo cilaaj kama dhamaan suratul baqra wan akhriya Allah icafiyo wll iso duce please salatu laylka waa igu adag yahay muna
Xaaaas malihid miya walalkey hada dan ba xaaasleheyn ama adan rabin inaadba xaas yelato mesha waxaa ka caad iney naaag jin ah kuyelatay ee walal quranka iskuladadal iscilaaji gursana
Wllhey wlley hada aniga alx dadka wan la yaaba aan quraaanka illheey ku xidhneyn waxaan is waydiyaa side bey u noolyihiin hortey aniga quraanka ma dhamayn lakiin dhaqtarkeygu waa quraanka illheey hadaan xanuunsado caruurteydu xanunsadaan casharka cagadeyda kama dhamato suratu baqrana gurigayga wan ka shidaa
We have same story me and you. Thank you Allah send you to me. Last night I watch you video. Then I cried bcz I stop praying salatul layl bcz I’m learning quran after I finish suratul bakara. I just moved the next sura i just read only week one time. So allah send you to me 😢
Ac walal jazakalahu qeyr wa run suratul baqara wa dawo o xata hadad murugsantahay od aqriso ama dhageysato wad ku qabobeysa waxan kalon ku faideyn raba wad aqrin karta markad macdurka tahay telfonkaga ka aqriso because in an kitabka tabano kaliya naga xaram ah ama iska dhageyso o kadaba aqrisheqa sas ayan anigu sameya markan gariga ka darto ama guriga tv gisa
@ maya marka aqriyo riyoyin arka lkin dhibka jira ma siwadikaro wan kala gooya markasto dikriga walamid qalbiga waxa lega dhaha weydhertahay teda kale marka kitabka ka aqrinayo xata wan dag daga gorme fhamene cml yaa rabi
Asc mack n myna ii Soo duceeya suuraratul baqara waan akheistaa wax baxbadan ayaan ku heley laakiin 2 arimood ayaan weli so gayaa iigu Soo duceeya a nta Ii dhiman mucalima aawey chanelkaagi baro Arabiga
Aniga mar aanyan marey suuratulpaqar ma hifdiyin hada si aan u hifdiyo lix baloot ayn subax kasto Akhriyaa si aan uwada hifdiyo insha Allah waana Akhrin doonaa muraad badan ayn leeyaxy
Aameen aameen Aniga suratu baqra Maan gaarin lakiin saan u dhageysanayey 1bog baan akhrinkaraa lakiin habernkii gurigeyga iyo awaldeyda wan u shidaaaa
سبحان الله العظيم وبحمده اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
جزاك الله خير الجزاء
aamiin aamiin aamiin yarbi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
❤❤ Amin Wll
Aamiin aamin ilaahaw noo aqbal❤
Jazakallah kheyr xabibti. Waan aqrista Surah Baqarah Alhamdulillah 🙏🙏
M.a💕
Jizaakalaahi qeyran allahu kubarakeeyo
Aamiin walaal allaha noo aqbalo mahadsanid walaal mona jazaakallaah
🙏🙏jaskallahqeyr xbti wan aqristaa subax kasta Allxmdullahi
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
مشاءالله تبارك الرحمن جزاك.الله.خيرا ❤❤
Ilahey muraadkeena hanoo wada sahlo❤🤲
Scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Amin amin amin yarabi ❤
Baraka allah shukran
Jazaklaah khayr xabiibti ❤
اللهم آمين ياربالعالمين جزاك الله خير الجزاء حبيبتي
Aamiin aamiin yaa rapi
Aamiin aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin. Aamiin 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
Sister thanks 🤚❤
Jazakillahu khayr ❤
Amiin amiin yaarabi mashllh
Masha alah jasakalaah khyr wll wn aqrista alxamdulilaah
MMasha ❤allah
maalinta ugu horeese caajis iyo kor jajab ayan dareeme kaslaan ayaa noqday aniga dhan subxaanallah
Ha joojin xabiibiti wa sheeydaanka
Amim Amin ya Rabii ❤❤
AMIIN YA ALLAH YA RABBI❤❤❤❤🤲🏿🤲🏿🤲🏿☝🏿☝🏿☝🏿☝🏿
Iso duceey Apyoh
Ilahy umuraha hakuyasironqali
اللهم اءمين وإياكِ
Noo soo badi abayo qisaska baqra
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
سورة البقرة كاملةبراكت
JazakaAllah
Ilaahow noo fidudee yarabi
Aamiin
Jasa,akallahu khayran
Abyo mcn ilaahy hakuxifdiyo waakujeclahy❤
Alah naguhago🤲🏽🤲🏽🤲🏽😭
Wan kusalamay ❤ wll waan ku taageera hore usoco wl
Wcs wll qaali mahadsanid❤
Aamin ya rabbi
Manshalaah xbbti Allah ha ku xafido
Asc allah hakubarakeyo
Waa Admin,🌟🌜
Abaayo iisoo ducee in ilaahay ii fudu deeyo quranka
Wll mcn I Nolow ❤❤❤ MashAllah
Maantaan bliaabayaa insha Allaah, ii soo ducee walaal inuu Alle igu taageero
Inshalh guul iyo cafimaad rabi hakuguwado
Asc markasto soogaliso video walaalaha iigu sheeg in allaah i caafiyo allaah dartiis@@MonaQisso
Mash allaah abyo
Maasgallah jazaakallah kheyr
Aniga wan sixranahy 6 sano xanuun iyo cilaaj kama dhamaan suratul baqra wan akhriya Allah icafiyo wll iso duce please salatu laylka waa igu adag yahay muna
Subxabalah wl ilaahy culeysja hakaaqado cafimaad degdeg ah hakusiiyo ilaahow kucafi 🤲❤️🥺
@@MonaQisso amiin amiin yaa rabi shigran wll
Allha ku cafiyo
Ilaahey ha ku caafiyo wllo salaada badso suradooyinka sixirkana dhegax gasho mar kasto sey u gubtaan
Ale Haku cafiyo wll ❤❤❤
Wcs apayo mcn waan aqrista ❤
Allahuma aamin yaa rabbi 🤲🏼🥺
Jasakalah abayo aduun iyo akhiro ilahey hakubarakeyo janoyinkisana hakugu casumo
Aamiin dhamanten💕🤲
Iso jabab abyo
Habenkii marka seexdo naag riyadha iigu imaanayso macdantaytii iga damaysay waliba waqti dheer bay ihaysa,qofkii talo hayo hailaso wadago Inshallah
Macdan maxaad kawadaa wllo?
@@MonaQisso calashan waan biyo baxaya wll habenkii wll
Xaaaas malihid miya walalkey hada dan ba xaaasleheyn ama adan rabin inaadba xaas yelato mesha waxaa ka caad iney naaag jin ah kuyelatay ee walal quranka iskuladadal iscilaaji gursana
@@FartunabdirahmanAbdirahman Al baqra saaid uaqriya maalinkii dowr jeer dameeya wll
Suratu nur ku dar walal xiga hurdada wax yar ka hor aqriso
Noo soo badi xbbti qisooyinkeeda
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Aamiin aamiin yaarabi
Masha alaah
Allahu akbar 🤲🤲🤲🤲🤲
Mahadsanid abyo monah❤
💕💕✨️
Wllhey wlley hada aniga alx dadka wan la yaaba aan quraaanka illheey ku xidhneyn waxaan is waydiyaa side bey u noolyihiin hortey aniga quraanka ma dhamayn lakiin dhaqtarkeygu waa quraanka illheey hadaan xanuunsado caruurteydu xanunsadaan casharka cagadeyda kama dhamato suratu baqrana gurigayga wan ka shidaa
Alx aniga mudo 7 malina wada surtil baqrq dagnan badana wan kadremy aqrista saxiby❤
Amin
Jisakallahu qeer abayo ❤
Markaan seexanayo ayaan telfonka ka shidaa inshallah waa aqrinaa hadda kadib ❤
Aamiin❤❤❤
Aamin ❤🎉
Ameeen
Amiin🤲🤲🤲🤲🤲
Amiiin Amiiin yaaa rabiye🤲🤲🤲
Maasha Allaah
Aamiin aamiin ❤❤❤
Illahow ammin
❤❤❤❤❤mashalaah mashalaah mashalaah
Aamin aamin aamin
Ii soo duceey xabiibti insha Allah ❤️
Aamiin qaali❤
Mashallah malin igama tagto 2 sano Ayaan wadaa suratul baqrah xataa haduu iga jabanyahay waan aqristaa mobilka ama tabletka ka aqristaa adiga xataa waad aqrisan kartaa from mobilka ama tabletka.
M.a ilaahy hakuugu wado sidaas🤲💕
@@MonaQisso
Amiin walaal
Allahumma bariik❤️
@@MonaQisso abayo nimcooyinka ad ka faa iidey noo sheeg❤
Waan akhrinjiray lkn hada way igu adkaatay ilaahayow noo fududee ❤
Aaaaaamiin
We have same story me and you. Thank you Allah send you to me. Last night I watch you video. Then I cried bcz I stop praying salatul layl bcz I’m learning quran after I finish suratul bakara. I just moved the next sura i just read only week one time. So allah send you to me 😢
@@faisaldeqow6360 m.a keep reading may bless u
Aniga xita wn bilaby
Ac walal jazakalahu qeyr wa run suratul baqara wa dawo o xata hadad murugsantahay od aqriso ama dhageysato wad ku qabobeysa waxan kalon ku faideyn raba wad aqrin karta markad macdurka tahay telfonkaga ka aqriso because in an kitabka tabano kaliya naga xaram ah ama iska dhageyso o kadaba aqrisheqa sas ayan anigu sameya markan gariga ka darto ama guriga tv gisa
M.a m.a m.a qaali haa waaruntaa telefonka laga aqriyaa markaad daahir ehen waan kailaaby lkn aniga kitaabkannjeclahay inaan ka aqristo sidaas udhahay m.a ilaahy hakuguwado aqrinteda 💕💯
Aniga waxa igu dhib ah inan joogteyo iso duceya ana wan ducesanaa❤
Allah hanagu sugo ma aqrisaa hada
@ maya marka aqriyo riyoyin arka lkin dhibka jira ma siwadikaro wan kala gooya markasto dikriga walamid qalbiga waxa lega dhaha weydhertahay teda kale marka kitabka ka aqrinayo xata wan dag daga gorme fhamene cml yaa rabi
Amiin Amiin Amiin
Moonaa allah haku xafido❤
Alx ❤❤
Wll noogu ducee In allah noo fududeeyo ❤
Wlhi waa xaqiiqo suratol baqra waa dawada kaliyah waxkasdo ku hos dhiigeysa😢😢😢😢😢
Waad mahadsantahay wll❤
Xabibtii munaa wad mahadsan tahy suratul baqara waan aqriyaa waa cajiib qofkii aqriyo leena faaiidadeda ogaan karo allha ngu sii wado intaan aqrina allha waafajiyo una fududeyo abaayo lambarkaaga baan raway xagee lga helayaa jwb bn kaa sugi
Aamiin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qli hadaan dhagaysto kawrn
Aaamiin
Asc walaal, markaan bilaa salad aan ahay sideen u aqriya baqara
Ascwrwb habo markaan aqriyo hadana waan joojiya ma garanayo cilada waxay tahay bal ii soo sheeg xabiibti qaali insha Allah xifdullah ❤️❤️❤️👍
Ameen
Asc mack n myna ii Soo duceeya suuraratul baqara waan akheistaa wax baxbadan ayaan ku heley laakiin 2 arimood ayaan weli so gayaa iigu Soo duceeya a nta Ii dhiman mucalima aawey chanelkaagi baro Arabiga
Amiin amiin amiin yarabiii
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
Waan wadaa wllo sooducee inuu rabi noogu wado
Waadkuguuleysani inshalh❤
Aniga mar aanyan marey suuratulpaqar ma hifdiyin hada si aan u hifdiyo lix baloot ayn subax kasto Akhriyaa si aan uwada hifdiyo insha Allah waana Akhrin doonaa muraad badan ayn leeyaxy
Markey ka jabantahay ma akhrisaaa