Alle haku xifdiyo aboyo ducda markad bilawdey wan jareyey wan oyey jinul cashaq ban iskaga shakusna quran iyo duco walai didey lkn wan dadali doona insha allah
Wll MCN waxaan ka maqlay culimadeena waawayn sida sh umal lacagta laga helo TH-cam ka waa xaaraam adinka xataa waad ka baadhi kartaa You tubka culimada xataa waxay sheegeen sababta ay xaaraam unoqotay wll qofkii xaqa qariya waa shaydaan afka lagoostay wll khayrka waa inaan isku sheegnaa xumaantana iska reebnaa allah si aan uraaligali no
Waraa sheikha been ha ka sheegin Waxa uu dhahay waxaa xar ah kuwa xayeysiinta xaranta ah in lacagi kaa soo gasho ama waxyowga rabbi raali keheen in aad so galiso
Abayo markaan dhagaystay madaxa modaya in waran laiga galiyay sibuu iixanuunaya waliba dhinaca dhafoorka mida kale haahaamsi ayaan kuwaashay aan kala istageyn
Waakan sheekha linkigiisa kudhufo sodhageyso wixii aad dareento nalawadaag aannkaafaaiidnee👍💯 th-cam.com/video/ugxXMS_Xb_4/w-d-xo.htmlsi=IVFtPA0h58rbpESD
سبحان الله العظيم وبحمده اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين
سبحان الله العظيم وبحمده اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين جزاك الله خير الجزاء أللهم امين يارب العالمين
Mahadsanid walaal mona jazaakallaahu kheeyr suuratul baqara waa daawo lahubo
Abaayo ilaahey haku xafido waad mahad san tahay
Masha allah abaayo fidiygaaga kuceshadaa marwalbo allaha kubarakeeyo
Masha allah
Xafiduhul allh
Alle haku xifdiyo aboyo ducda markad bilawdey wan jareyey wan oyey jinul cashaq ban iskaga shakusna quran iyo duco walai didey lkn wan dadali doona insha allah
Ilaahy hakaaqado isku dadaal markasta dhageyso
جزاك الله خيرا
Maasha allah qaali
abayo shugran ilahey kheyr haku siiyo wan dhageste muqalkan❤❤❤
Masha Allah ❤
Muno abayo ani qiso cibro,qaadasho mudan ayaa isoo marte 🎉🎉intee kaaga soo sheergaa
Lamabar ayaan kusooqorayaa iga warsug
Waad mahadsanatay wallshay
Adigaa mudan wll qali
Alle dartii ayaaan kuuujecelahy wllshy❤❤
Ilahy hakuje laado wll qali ah🥰🤲
Mashallah wllo alle hakubarakeyo ❤
Abyo ilaahay Hakuxifdiyo aad baan kujeclahy
Sidokle ilhy hakuxifdiyo qaali💕💕💕aamiin
Asc mashaa allaah jazaaku malllaah
Ani waan kaafaiday kheyr alle hakusiiyo suuratul baqara laasimay
M.a m.a m.a alahuma baarik kuwad wallo walhi waad iga farxisy markaad tiraahdy waan lasimey suratul baqarah✨️🤲💕
Haye abaayo imaad waday maxaase ka caafimaaday
Ani suratul baqra wan aqrin jiray ayantan waka cajisay lkn manta aqriyay lkn madaxa aa saaid ii xanuunayo
Mshllh wll
Tallo ayaan kuugu darsan
Iskuday in muqalkaaga uusan kabadan 10 12 daqiiqo
Mashaallah abaayo
Asc walaal qaali dadka mawada yaqaanaan lkn suuratul baqara katagitaankeeduu waakhasaaro qaaditaankeeduuna waaliiban hadaad akhrisato labada aayadood udanbayso kafaahu allaysallahu bikaafin cabdahu waakugu filanyahay ilaahay swt guulayso abaayo inabadan
Aad qaali aamiin ilaahy hanaguwada anfaco🤲✨️
mahdasinid abayo 😊
Mudanid alpii💕
Abaayo ani wax ihaya ma ogi xitaa wxan aan qirayaa in uu sax yahay iyo inkle ma ogi lkn 3dan maalmood ee udanbeeya marmarka qaar waxaa dareemaa 2second ilaa meelaha dareen inba caadi ahayn oo farxad ah wka helaa salaada qiimayeeda aqoonta baryada rabi quraan aniga nafteyda qiimaheda ee waxs iso sheeg
MAANSHALLAA ♥️
Abyo codsi waye suuratu baqara soogali qisooyinkeeda malmahaan❤❤
Walaalo cabsi ma ehee akhriso waxbadan ayaaad ka faaaideyso
Inshalah igu halee qali waabalan
Abayo i want ruqyadas tacdil mcny
Abaayo aniga markaan bilaabey al baqra calool xanuun ayaan kabixi waaye maanta 8 bog ayaan ka aqriye laakiin dhaley maan aqrinin
Hakalla goyn abayo waadawo
Asc abayo qiso igu dhacdey in kulawadaago rabaye xagen kalaso xariira mhdsnd ❤
Hye wllo lambarkeygan kusoqorayaa inshlh
Abyo aniga wn matgy Marka an aqriyay
Aniga malinban inaa aqriyay bismillaah fii awalihi wa aakhiri neefta isku dhajinayay 60 markaa marayo istaaga ka dhacay
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh😂
San mxy waaye
Asc mona waxaan hooyo wlh hal mar ayaan aqriyey wanna mantagey waan sii wadi waayey surah baqarah magaarin hadana sacado badan ayey igu qaadatey bari hadii ale idmo waan bilaabayaa isoo duceeya in ilaahey ifududeeyo
Ilaahy hakuufududeeyo isdhib siaad ulaqabsato ilahy hakugu guuleeyo🤲💕
@@MonaQisso aaamin yarabi xabiibti qeyr alaha kusiiyo waan bilaabey alaha iifududeeyo
Walahi been ma sheegaayo dhuunta iyo beer ka mantag baa iga soo qabte😢
❤❤❤
❤❤❤❤Asww
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Wll MCN waxaan ka maqlay culimadeena waawayn sida sh umal lacagta laga helo TH-cam ka waa xaaraam adinka xataa waad ka baadhi kartaa
You tubka culimada xataa waxay sheegeen sababta ay xaaraam unoqotay wll qofkii xaqa qariya waa shaydaan afka lagoostay wll khayrka waa inaan isku sheegnaa xumaantana iska reebnaa allah si aan uraaligali no
TH-cam lacag kama sameeyo wll
Waraa sheikha been ha ka sheegin
Waxa uu dhahay waxaa xar ah kuwa xayeysiinta xaranta ah in lacagi kaa soo gasho ama waxyowga rabbi raali keheen in aad so galiso
Oo maxaa xaaran ka dhigay quraanka bisinka
@@MarwaAhmed-ni3tw sababta culimada ayaa sheegay wll
Xada ofhan wey istagty balse madhamesan
Dhameyso wll iskudhib cafimadkaga kujiro
Abayo markaan dhagaystay madaxa modaya in waran laiga galiyay sibuu iixanuunaya waliba dhinaca dhafoorka mida kale haahaamsi ayaan kuwaashay aan kala istageyn
Abaayo qaali maalintii iskuday in aad labo jeer dhageysato habeenkii inta aadan sexan iyo subixii markaad soo toosto hadaa maalinkii fursad uhesho kucelcesho waxbadan dhageyso waad ka arkidoontaa caafimaad iyi firfircooni ilaahow kucaafi abaayo🤲💕🫂
Abaayo carabi maa kuwartey mekasaaye
Sideevqali
انا امس سمعت رقية تعطل شعرت بتعب شديد
استمر لا تتوقف الله يشفيك🤲
اذكر لنا ختاه
Ducada maxa nogu fisiri weysay abayo si an u fahano micnaheda
السلام عليكم ورحمه الله
اختي واين الدروس اللغة العربية
القناة الثانية اخي
Wll anoo daaher aheyn suratul baqara ma akhrinkara iso jawab❤ wll
Maya dhageyso wll
Inta ducada aan arkayo ayaa jaracyo iga kacde ano xaydka i hayo ma dhageysan karaa😢
Yaa allaaah ilhow kucaafi haa waa dhageysan kartaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ducadas af Somali inoguso qor abaayo
Asc abayo adiga iyo gabdha luuqada carabiga soogaliso you Tube isku mid maatihiin cayni waxan kawada adiga miyaa gabadhas
Haa qaali
ASC walaal riqiyah tacdiil bal soo geli
Sh magaciisa
Wcs waan soogaliyybwalaal qeebta comentiga linkiga yaali kudhufo wuukugeynayaa
Xagee jogta walashy
Somaliya wl
Asc abayo wan kuduceya waxaan kafaiday appka al muqri ilaah haka abaal mariyo
Wcs qaali aamiin ilaahy haii aqbalo ducadaada💕🤲adigana kusiyo ajarkeda
Ducada nosheg
Waan shegy wey kujirts
abyo mcnto wlhi suradaas aqrinteyda adbey igu culustahey majogteynkaro
Sidaa maad kudeyneysaa marka cafimaad iyo barako rizqi marabtid miyaa qaali iskudhib isbuuc bes joogtey wey kufududaan doontaa inshalah
Mona abayo afsomali kusoqor ducada,abayo I also wanted your number if possible mcny
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤