Wlh bilahi aniga ku cafimaday suratal fatixaa waxan aqristay o biyo ku tuftay 41 kow mar alxm alxm xanuun an dhaqtar u tagay dawdii wax itari wesay wlh marka aqristay o tahliil ka dhigatay wan ku cafimad alxm video wali man dhamesan surada marka magacaeda malqay igu so dhacaday ina ana idin shego alxm alxm
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Wali waad iga farxisay ilaahay haku xifdiyo mahadsanid mahadsanid❤❤❤❤Mona ilaahay hakuu naxariisto wll noo Soo Badi khayrka si aad uga faaidid anaguna uga faaidno❤❤❤jazaakallah wll
ukhti kariima alle hku barakeyo wxan ahy gawar dhalinyaro ah o wx baratay gar ahan diiniga nin walbo markuu is dhaho aa so donatid aa is maagnaa gur dhan sas oga quuste isheg wx le i sahlaya gur xalaal ah io wil wngsn
Abyo suratul baqara aqrista mudo afar bil marka hore cade. Ila ahed lkn waxan isku arka in boga la iga hayo in walalehey e idhahan haben ke wan qaroda cabsi fara badan ina manto dhan ka fikirayo dhimasho cajis korka dhan i xanunayo maxa sameya abyo talo isi
Erega ah allaah wa la kolkolina ilama toosna kolkolin badana waxa lo isticmala qofka o la siyo aman usan laheyn bala la tasho ahlu vilmiga in ey banantahay

Ilaahayow cimri dheer oo cafimaad qaba sii gabadhaan
Amiin❤️
Muno cadey waan arkey mucjizadaan janada allh nowada kulmiyo Aaàamiiiiin Aaàamiiiiin yaarabi
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Subhanallah walashey iska hubi waxyaabaha qaar aad sheegeeso.
إِنَّمَا يَتَقَبَّلُ اللَّهُ مِنَ الْمُتَّقِينَ
Allah dadka kacabsada oo mutaqiinta ah unbuu ka aqbalaa gaal mushrik ah Allah agtiisa wax uma yaalaan.
Allah kabaq oo masaa'isha qaar haku dagdagin.
Shukran.
Mansha Allah 🥰 🥰 🥰 🥰 Mansha Allah jazakalahu khayr xabibiti ❤❤❤❤❤
Masha allah qisooyin fiican
Mar baan aqrisay jiray iyada iyo suratul barqa alxamdu lilaah wan ku fucnayday❤
Wali waad iga farxisay ilaahay haku xifdiyo mahadsanid mahadsanid❤❤❤❤Mona ilaahay hakuu naxariisto wll noo Soo Badi khayrka si aad uga faaidid anaguna uga faaidno❤❤❤jazaakallah wll
BAAYOH DAR ALLE KU JECLHY ❤❤❤🎉
Wajigaa nabro igayaaleen baa alaah igacafiyaay fataxada Alx ❤❤❤❤❤
M.a m.a alhuma lakal xamd🤲❤️
Mshlh abyo ajar iyo xasanaad ale hkaa siiyo❤❤
❤❤❤❤maasha allah ❤
Masha Allah abyo halkas kasiwad qisoyinka Io khyr jasakallah ❤❤
Rabi amerkeda dumar iyo Rag, Familyyyyyy Yawaye, islaaaaaaaaaam soomaali Run ah saxan ban ahey, Familyyyyyy systems Emashalah tabaarakalah
E mashaaaaalah tabaarakalah, murwodumaroo Qiimobadan YariisEey dagan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad dumareey Familyyyyyy
Congratulations 🎉 xppti 20k ❤
ماشاء الله جزاك الله خيرا ❤🎉😢
Ya xasbunalah wanicmalwakiil Ya xasbunalah wanicmalwakiil Nicmaturabi
Maasha allah ❤❤ mahadsanid abayo muna جزاك الله خير الجزاء
Masha alaah abayo noo Soo Badi qisoyinka
Maasha allaah
Waad mahdsantahy wll ilaahay haka abal mariyo xoga lkn faataxada iska yar sax aqriskeeda insha allah
Mashallah wll ilhy hankadhigo kuwi rabigooda rali galiya aamiinn ❤
Allahuma aamiin❤🤲
Familyy E mashaaaaalah tabaarakalah Nicmaturabi Sabiriineey Y JEmaadeeey Yanogasho Familyyyyyy
Jzk’Allah Khair wllo xasuusinta iyo qisoonyinka cibro qaadashada mudan❤
Mahadsanid abyo❤❤😢
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير الجزاء حبيبتي ألله يحفظك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
وإياك❤❤❤
ماشاءالله ❤❤
Jazaka allahu qeyrn😊
Waa iga qoslisaa mashaalaah ❤
جزاك الله خير الجزاء ❤
Allahu haku xafido...
Adoontii Allay
جزاك الله خيرا اختي الكريمة
Abayo muna wakusalamay talo isii siden ku xifdiinkaraa suusartul baqAra❤
Aniga sidaan u aqrinaayy maalinwalba wey iifududaaty akhri malinkasta joogty wey kuufududaneysaa adoo kor ka akhrinaayo arkidoontaa qaali❤❤
Wcsww abaayo waan dhow ahay waan kugu cusubahay kheir allaah ku siiyo qaalii❤❤
jazakAllah khayr #abayo ❤❤
Amiin yaa rabi ❤
Subxanallah muno abayo mcn shugran❤❤ ilaahya haku xafido mcnto ❤
Mahadsanid xppti qlpi❤
Shukran xayati waxbdn kafaiday❤
شكرا اختي احبك في الله حبيبتي
Jasakallha kheer abyo 💞♥️
Masha allah
MASHA ALLAH, MANDHEI II SOO DUCEI WAAN ISKA XANUNAHAI
Ilhy caafimaad deg deg ah hakusiiyo yaarabi🤲
Xppi mcnto markan iigu kaa horay wxad maraysay waxad maraysay 7k melahas lkin hada waxad maraysaa 19k iyo jajab ...xppti mcnto waad noo dadaashay aniguna waan kugu taagernay .....dadka qaar 19k inay gaaran waxay ku qadataa sanado ..lkin markad si hesho dad kula socda xalqad xalqad waa sidan oo kle waxaas oo dhan waxaa ku MAHADSAN ALLAHU SUBXANAHU WATACAALAA
ALXAMDULILAAH RABIL CAALAMII❤❤❤❤❤❤❤
Aad iyo aad in ilhy kulawadaajiyo dad kheerka jecel waa hadiyad ilaahy qofwalba kamid ah ama kamid noqondoono janatul firdows haka abaal mariyo hana nagukulmiyo yaarab🤲❤️
wlhi muno abayo ilahey dartis ayan kujeclahay❤
Alxamdulilaah ilaahay janada haynagu kulmiyo wlllo
Alaha ku xifdiyo shan jer ma aqrino e waxan aqrina 17 jeer shanta saladood lakiin malaha waxad ka wada shanta saladood ayan ku aqrina
Suratul fatixa magace labd aya ah shaafiyah quraanka odhan wa dawo
Waragtay abyo ❤
Aad iyo aad khadkaa iciily 😪
Allaha kubarakeyo abyo
Jzakalahu kheyran abaayo
❤❤❤
Abaayo shayadhiin aya aad idhibeyso qalbiga ayaana igu daran ani dhan caaag cml ayaan iska ahay suratul baqarana waan aqristaa ee abayo salaad walbo dabaded hadan biyo ku aqristo kwrn
Astaqfaarta Iyo saliga nabiga badi farxad badan aad helaysaa
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Adaa mudan kun iyo kow jeer abyo ❤❤
Jisakalaha qeyral jasa wad mahad santahay abayo
Ayy saan ufiirinaaye waadalay lasoo dhaqsoh videoyada apaa❤
Makusoogaary hada ❤️❤️🥰
@MonaQisso awwhh haa apaaa hada reply Maa isoo gashay saan kujeclhy Alaha kujeclaadoh ♥️👸🫶
Thanks
Mashalha wllo❤❤❤❤
ukhti kariima alle hku barakeyo wxan ahy gawar dhalinyaro ah o wx baratay gar ahan diiniga nin walbo markuu is dhaho aa so donatid aa is maagnaa gur dhan sas oga quuste isheg wx le i sahlaya gur xalaal ah io wil wngsn
M.a❤❤❤
Masha allaha waa kumahadsabtahay
First person ka wrma hee 😢😅
masha allh
Asc wll xage lagaalaso xiirra
Mhdsanid ❤❤
Cajiip ❤
ManshAllah qheyr illahay ha ku siyo walal single miya tahay adiga raali ah
Buranbur or bur Ya, Familyyyyyy
Aad mudan wllo.
❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
Familyyyyyy
Ya actions, Front front 5shanyarooney , minyaroooy bahyareey bahbahyareey iyo sayged YariisEey
Ma.
qiso fataxada ku saabsan oon haayo aan ku sheegaa ee intee kaala soo xariiraa dadka kugu xiray ayaan kamid ahay .
Asc
Abyo suratul baqara aqrista mudo afar bil marka hore cade. Ila ahed lkn waxan isku arka in boga la iga hayo in walalehey e idhahan haben ke wan qaroda cabsi fara badan ina manto dhan ka fikirayo dhimasho cajis korka dhan i xanunayo maxa sameya abyo talo isi
Waxbadan baa kaafaidey lakin abyo suaal baan rabaa inaan kuweydiiyo intee kaala soo xiriiraa
Abaayo adeen aqoon ka waran
Asww❤
Asx axbabi wllhi surada albaqa waa dawo lawada arkey ❤❤
Great
Erega ah allaah wa la kolkolina ilama toosna kolkolin badana waxa lo isticmala qofka o la siyo aman usan laheyn bala la tasho ahlu vilmiga in ey banantahay
جزاك الله خير الجزاء ❤
Masha Allah ❤
qiso fataxada ku saabsan oon haayo aan ku sheegaa ee intee kaala soo xariiraa dadka kugu xiray ayaan kamid ahay .
Masha Allah❤❤❤❤
Masha Allah ❤️