WARARKA SOOMAALIDA: DOOLOW + KULBIYOW + HARGEYSA + QAAHIRA +MUQDISHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ciidan ahaan waxaan ka’baryayaaa inuu Ilaahay walaalaha Somali kala’qaboojiyo oo xaqqa ilaahay fahamsiiyo oo xabaddaba ku wada jeediyaan kuna ridaan Cadowgeena #1 ee Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 ayna hubkooda ka’furtaan yarab bakhtigoodana badda lagu qubaa inshaAllah wayna soo dhowdahay bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allaw sahal waxaan kaxumahay danaha siyaasiga ah dadka somaliyeed kalajabinaya rabiyoow ugargar dadka somaliyeed

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👈Su aal? Ma itobiyanka mudna in ay imadan dalkena ilen ayaga danaysane mise anaga oo nalaguso duulay dalkenana lahaysto aya u tagna😭

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah idinki baa CADOW isku ah oo is laaaynayo cadowkina niku qoslayo walba dalkina xook inu ku qaato rabo allow inoo keen kuwani kuwa ka qeyr wngsn Aamiin Aamin

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🥺 🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jihaad Soomaalay Diiyar Nooqda Ethiopia Cadowgi Dagaal Ban kaga Adkan karna Insha Allah.

  • @dunibille
    @dunibille 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I support it. HBN Online Tv👍🏻

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaw dalka soomaliya kaa qaboo xasan dhiiqo iyo kooxdiisa 😅😅😅😅😅

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dolo waxed ubahantahay dhismo

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laba warkeen rumaysanaa kan iyo ka xasan gurguurte

  • @maryanabdisalam5050
    @maryanabdisalam5050 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan uun baa ku jirtaane aawey soomaalinimada.iyo ciidamada magaca qaranka wato.

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hogaaminta xasan sh imika way soo dabacday turkiga ayaa arintaa wax ka og oo abiy raacsan ilaahow somali u gargaar

  • @dunibille
    @dunibille 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia news is real.

  • @DrmuhyadinAbdilahi89
    @DrmuhyadinAbdilahi89 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle ha kala qaboojiyo

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ciidan ahaan waxaan ka’baryayaaa inuu Ilaahay walaalaha Somali kala’qaboojiyo oo xaqqa ilaahay fahamsiiyo oo xabaddaba ku wada jeediyaan kuna ridaan Cadowgeena #1 ee Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 & Kenya 🇰🇪 ayna hubkooda ka’furtaan yarab bakhtigoodana badda lagu qubaa inshaAllah wayna soo dhowdahay bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasiib daaro waaye maanta in Somaalia dhaxdooda is heesada iney maanta xaabashi lakala safatay nasiibdaro ka ween maanta majirto caadaw ayaa lakala saafan isku diraayo wiilishii somaalia baa ku dhimanaayo wllhi somalia madhaawo

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmad madobe guuleyso wadanku wa fédéral iska qabtoo moriyanta xassan sheekh

  • @dunibille
    @dunibille 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    He listens to world news every hour.

  • @kiinali409
    @kiinali409 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygaan tuuga ah oo ethopianka ushaqeeya iyo shabaabka waain shaqo laga qabtaa wasaqda ciidanka dawlada soomaaliya guulaysta

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ixtiram hal dhan ah waa doqonimo iyo ilduuf

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Itoobiya bad hasiiyo xasan dhiiqo
    Jubalaana hawiyo.ha uqabto

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidankii garanka bu xassan moriyane u isticmaalia dhanihisa

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cali balcadd waa khain Tuug ah basasna u ah Xabashida oo ah Cadowga soo jireyn ah,HSM ayaa noqday mid Somaliya maanta halka eey taalo in Abiy Ahmed oo Jabhado dalka Ethiopiya eey kawada qabsadeyn.

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir9121 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia Somalia ay Bad ka rabta marka yaa mudan in loo soo martiyo.waa layab hogaaminta xassan sheeq

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dabadhilif dhuuni Gate khaayim wadan mar unba lagu gaban adiyo itobiaya adisku wariyanayso

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya maya Xabashida waa soo dhaweeyee oo waa joogaanDooloow lkn Ciidan kii Xooga Dalkana waaxa ay yiraahdee waa cadaw kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Dalka Soomaali baa leh!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heshiiskii lugu dhacay bada dheh

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin somali ku sheega oo axmar nijasa ufatalaya xunbayey doobigu tuurey weeye fataal weyn weeye ciidamada somsliyed waxan leeyey soo afjara axmarka jyo ka ufatalayaba

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Keebaa cadaw inaga dhicinkara

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliya yaa udana AH kuwan iyo alshabaab iyo AMXAARO

  • @kiinali409
    @kiinali409 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya maxaa si ka ah ethopia ayeyba madaax udirsanayaan doolowna ciidankii soomaaliya ayey ku weerarayaan war ethopia inay soomaaliya qabsato ayey rabaan war kale malah

  • @abdulkadirmohamed-px3rh
    @abdulkadirmohamed-px3rh 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali ciyaarta ka daayo

  • @ahmedmahamedfarah6195
    @ahmedmahamedfarah6195 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku dhakhsada hade

  • @maxamuudhusseinabdi
    @maxamuudhusseinabdi 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamulka jubbaland waa kuwo bilaa naxariis ah wyo waxaay ka fikiraan waa uun dantooda ee mida bulshada kama fakiraan waaba haddiiba ay xoriyad haystaane wyo waxaan ogahay inu adeer axmed madoobe uu xoog ku hysto

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan iyo madaxdiisa
    Lama orankaro xataa waa Muslim
    Itoobiya maxaykadooneen
    Warninku madaxwayne maaha miyaa muxuu yahay neef