DR MAXMUD DAHIR: MW XSM 'WAAD FASHILANTAYE DEG DEG ISKU CASIL'

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 147

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx 18 วันที่ผ่านมา +8

    Soomaaliyeey. Madaxwayne ma ka dhiganaa Dr. Mohmoud Dahir

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 18 วันที่ผ่านมา +2

      Walahi ninkan o kale allah no badiyo waxan la yaabay somali hadiiba ay ku jiran dad san o kale ah maxa loo dooran waayay bari hore😮

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 18 วันที่ผ่านมา +6

    Masha Allah Mahadsanid Dr Maxamud Dahir Aweys Barteeda Ayaa Dhigtay Aqoon Yahanada Wey Yaqaanaan Qaabka Dalka Lagu Badbaadiyo Hadalka Hadal kale Kama Dambeen Doono Insha Allah❤❤❤

    • @qafijohirsi7662
      @qafijohirsi7662 18 วันที่ผ่านมา

      Aqoon kaliya maahane waa waxgaranimo with cilmi

    • @qafijohirsi7662
      @qafijohirsi7662 18 วันที่ผ่านมา

      Hadii cilmi kaliya waxtaro xassanba waa profasor

  • @fahima6186
    @fahima6186 18 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah Maxmed Daahir nin cilmi iyo caqli usaaxib ah Allaha ku dhowro aamiin ❤

  • @bezani
    @bezani 18 วันที่ผ่านมา +4

    The professor is absolutely right💯 Xassan iyo dawladiisa damuljadid way ku fashilmeen hogaaminta #Somalia🇸🇴 shacabka Soomaaliyeed waa inay ka tashtaan ooyna kala noqdaan codkooda intay goori goor tahay!

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 18 วันที่ผ่านมา +4

    Xasan Sh. Maxamuud da'adu waxba uma soo kordhinin!

  • @hagal5522
    @hagal5522 18 วันที่ผ่านมา +11

    Ilaahow somalia badbaadi 😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 18 วันที่ผ่านมา +3

    Waraysi qiimabadan ❤❤❤.

  • @BeelaHassan
    @BeelaHassan 17 วันที่ผ่านมา +1

    Eedow wax guul laa yirahdo ma jiran ee
    Waa xasuuq iyo xaraash rabbi hanaga khabto xayawaniinta

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 18 วันที่ผ่านมา +6

    Xasan sheekh illaahow naga qabo wadanka wuu burburiyey dil iyo dhac iyo boob ayuu wadanka geliey illaahayow bedel khayr qaba ayaan kaa bariney yaa Rabil caalamiin!

  • @marianmohamed2290
    @marianmohamed2290 18 วันที่ผ่านมา +2

    İlaahow qayr ku sii meel fiican baad dhigtay alla haku duwo taladaada

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 18 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah waa mahad Eebbe wali inay jiraan ragg Soomaaliyeed oo nool oo Qab iyo jacayl dal iyo dadba leh oo damiirku ka dhiman sida halyey Maxamud Dahir Allaha dhowro hana nooga hogaanka dalka 🇸🇴💪🎉

  • @saidnoor9609
    @saidnoor9609 18 วันที่ผ่านมา +2

    MAASHAA ALAAH AQOONYAHAN SOMALIYEED OO QALBI WANAAGSAN ILAAH HA KARAAMEEYO

  • @Caliya7
    @Caliya7 18 วันที่ผ่านมา +3

    Somali iyo dalkoodaba waa xaraash iyo xoolo jaban😢😢😢

  • @GeshGaban
    @GeshGaban 18 วันที่ผ่านมา

    Mashallh aqonyahan somaliyed Dr iyo wariye cabdi mahdsanidin

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 18 วันที่ผ่านมา +1

    From Burco 😭😭😭😭 waa somaaliyaah

  • @SagalM-y3e
    @SagalM-y3e 18 วันที่ผ่านมา

    Amen to that Absolutely!!!

  • @ZAHRASAEED-k2m
    @ZAHRASAEED-k2m 18 วันที่ผ่านมา

    By the way you are a very intelligent person.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 18 วันที่ผ่านมา +5

    Ayaandaro ayuu soo kordhiyey xasan sheekh iyo kooxdiisu wuxuuna ku qanacsan yahay in ethoipia u qabanayso J.LAND IYO puntland wuxuuna baryayaa Aby Ahmed mar kasta isagoo ergo reerkiisa ah u dirsanaya mar kasta una hibeynaya bad iyo dhul xor ah

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 18 วันที่ผ่านมา

    Maashallaah sifiicanbuu wax usheegey ninkaanoo kale muxuu madax noogu noqonlayahay

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 17 วันที่ผ่านมา

    Allow diinteena ,dadkeena iyo dalkeenaba noo badbaadi yaa RABBI Madaxweyne daacad ah noogu badal umadaan kheyrka daran .

  • @bashiirsugulle
    @bashiirsugulle 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allah nogasogaro ayaxan dalka kuhabasady waridiku bal hadalka hakdalinina masobada xasan dalka kuwado toshkuifiya fadlan

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 18 วันที่ผ่านมา

    Somaaliya ilaahayoow badbaadi oo Xasan iyo shayaadhiintiisa naga qabo

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 18 วันที่ผ่านมา +1

    Guul lama gaarin.
    Dalki iyo fall iina nabad maahe.

  • @basramohamed9220
    @basramohamed9220 18 วันที่ผ่านมา

    This guy is telling th truthful that the government is going through a lot

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 18 วันที่ผ่านมา

    Wcs ilaahey hanoo badbaadiyo arinta xasan shiikh sameeyey waa qiyaano qaran inuu badeenna u sa xiixo ma,aha cadowgeena soo jirenka ahaa ayuu u sa xiixay wax Sahara maaha mana dooneyno dalkeena la bixiyo ilaahow noo badbaadi aamiin

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 18 วันที่ผ่านมา

    Sifiican ayuu uga hadlay oo xaqoiqo ah

  • @Samira-x9i
    @Samira-x9i 18 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdi xafid somali way u dhamaday

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 18 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia 🇸🇴 Balaman Kama jiro MAFIA MUSUQ ku shaqeeya

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 18 วันที่ผ่านมา

    Maanshaillaah maanshaillaah Ellaayn wale dad wax fahmayaa nool wallaahay sedee iy ahaayd buu usharaxay waana qof se feecan ula socda waxa socda soomaale waxba ma hubsadaan aa qabyaalad baa deshay bal aan iragno xaarada salkaada

  • @hawahassan6361
    @hawahassan6361 18 วันที่ผ่านมา

    Arin sax ah ayuu sheegay haduu qaadanayo Madaxwaynuhu

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan oo la dhaafiyo wadanka

  • @CaliKacan
    @CaliKacan 17 วันที่ผ่านมา

    Waa beentaa ma fashilmin barf Mw.Xasan sheekh Maxamuud waana abaaray howl kasta iyo waajib gudashadiisa guulayso mudane barf Mw.Xasan sheekh Maxamuud haay waligaa haay waligaa haay haay By.G.Sare Cali Kacaan

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 18 วันที่ผ่านมา

    Godbuu kuriday wadankii xasan guurgurgurte

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 18 วันที่ผ่านมา

    WAA SAX.LAKIIN MW HASSAN SHEIKH AYA KA DALBADAY ERDOGAAN INYY WADA HADAL SIYO.LAMANA SOO QAADIIN ARIMIHI LAGA WADA HADLI LAHAY.WALIBA BAHDILAAD INOO GEYSTAY ERDOGAAN ITOBIYANA KOOR U UQADAY.TAASI AYA KUGU FILAAN.MW HASSAN SHEIKH AMAAN KULA DULDHACAY ITOBIYA.DIPLOMATIYAD MW HASSAN SHEIKH MALAHA.

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 18 วันที่ผ่านมา

    Dr-ka waa muwaadin Somaaliyeed oo wax fahansan una damaqanaya wadankiisa

  • @maxamedabdullahaadan6366
    @maxamedabdullahaadan6366 18 วันที่ผ่านมา +1

    SOOMAALAAY HADII AY SAX NOQOTO IN BADII XASSAN USAXIIXAY ETHOPIA WAA MASIIBO NAGU DHACDAY, LKN MADAXWENE ORDOGAAN SIDEE KU AQBALAY IN LAQAATO BADEENA ASAGOO OG IN SOOMALIYA AY TAHAY AGOON, ASNA YAHAY WALAALKEEN WAX DHICI KARA II SHEEGA

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o 18 วันที่ผ่านมา

      Walalka xage ku noqday? Adigo Walalka Qabiil ku dilaya ba ledahay nin CADAAN AH ba walalkay ah 😂😂😂

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 18 วันที่ผ่านมา

    Somalia itopia way uu gacan gashey cidnaa mantaa kama kharsonaa waar halkee waxlaga khabankaraa

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 18 วันที่ผ่านมา +1

    70 sano laba cid siyaasiyiintooda wa ku fashilmen hoganka Somalia
    USA

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 18 วันที่ผ่านมา

    Ixtirafka itoobiya ugama bahna

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 18 วันที่ผ่านมา

    USGAG USGAG DHALAY
    ISMA DHAAMAAN DHAMAANTOOD
    ILAAHAY NAGUMASOO CELIYO DULIGAN DULIGU DHALAY UF UF UF

  • @SaidAbadid
    @SaidAbadid 18 วันที่ผ่านมา

    Waarkaa saax daa aa waakaan ruunti profeserko ruun buu sheegaay❤

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh qof ceebi wax ka tarto maaha hala iska qabto

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 18 วันที่ผ่านมา

    Dr Maxamuud Daahir Aways si qiimabadan buu u sharxay dhibka jira.

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 18 วันที่ผ่านมา

    Midnimada ..Ahmed madobe iyo sicid dani luugaha haayan Laguma eedayn karo mw xasan dhamaantood ha is casilan al xaqiiq

  • @Aadane1
    @Aadane1 18 วันที่ผ่านมา +6

    Xassan Sheikh Maxamuud waa u harsan inuu inta qol isku sooxiro istoogo wado kale oo ufuran malaha

    • @shukriahmed352
      @shukriahmed352 18 วันที่ผ่านมา

      Koobi waaye hadalkaan

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ahafid Dalkii Rajadi uu lahaa HSM ayaa Dib u dhac weyn iyo DFS oo noqotay Mid Villada oo kaliya kajirta,In kabadan 500 oo.heshis oo is u birinayo ayaa HSM koox yar oo.iyaga kala socda eey soo galeyn,Masar Fiqi ayaa kusugan Balacadd Sanboloshe Adis Abaaba ayaa eey joogan Waxa kasii horeyay Mulkilayasha Xukumaddan Xarash qaran Dahir Gelle iyo kuwa HSM uu adegsado.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 18 วันที่ผ่านมา

    Itopia weligaa haka Sugin inay ku wanaajiso,iyadoo aan ognahay inay cadawgeena tahay,hadana waxaa nasiib daro in madaxwayne Hassan sheekh inuu somaliya ku hor bahdilo abii ahmed isagoo leef leefayo,laguna qasbay inuu yiraahdo itopia inuu u mahad celiyo ,badeeniina siiyo ,Hassan munaafuq ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah

  • @halimamohamed9615
    @halimamohamed9615 18 วันที่ผ่านมา

    Waxba uma muuqdaan Daahir! He just want the big seat! Layout your plan for Somalia!

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa tagaya oo dalka dhibka ku haya waa kuwa fikirka qaloocan aaminsan iyo kuwa calmaaniyiinta ah ogaada soomaali oo hishiis ah waxaa la gaarayaa marka kuwaan dalka laga sifeeyo ,

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 18 วันที่ผ่านมา +1

    Haduu ka dego xasan
    0.5 maa loo dhiibaaa xukunka
    Mise dhaqankii qori isku dhiibka ayaa la wadaayaaa
    USA

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 18 วันที่ผ่านมา

      Kuwii Dawladnimada Ka Socon wayday ee Ku soo yaaci jiray yaa Ka celin

  • @halimamohamed9615
    @halimamohamed9615 18 วันที่ผ่านมา

    Addigu maxaad qabaneysaa?

  • @da8660
    @da8660 18 วันที่ผ่านมา

    Xassan waa nacebeeyay ...doqon bilaa dhiig ah

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 18 วันที่ผ่านมา

    Ethopia dalka iney asksr soo Tubto soohdimahe Somaliya
    MW hassan shiekh unaftiisu ku duulo Xaq maahe.
    Dalka haduu leeyahey rag hala badbaadiyo

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 18 วันที่ผ่านมา +1

    Rule of jungle ayaa ka socda adunka

  • @rashiidayuub6408
    @rashiidayuub6408 18 วันที่ผ่านมา +1

    Aarsi ayuu kujirey ilaa uu ku habsaamey ,hadane asaga Hassan Dhiiqo ayaa iska aarsandoona

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 18 วันที่ผ่านมา

      Waaqica sidaas ayuu tilmaamaya

  • @halimamohamed9615
    @halimamohamed9615 18 วันที่ผ่านมา

    I'm not sure Daahir is righton. Democracy!

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 18 วันที่ผ่านมา

    Axmed isagoo ku xumaynayo ayuu ula hesheesiyay

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 18 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne xasan shiiq waa guuleystay balse qabileste yaasha Iyo warbahin qabileysan Aaya qasaray

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 16 วันที่ผ่านมา

      Muxuu ku guulaystay ina gurguure waa halaagay wadanki

  • @aallowtv207
    @aallowtv207 18 วันที่ผ่านมา

    11:00 intaa waa ka weyn tahay arinta. Xasan waa madaxaweynhii kalida ahaa ee ilaa hada jigjiga dhul itoobiyaan ku sheegay!

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 18 วันที่ผ่านมา

    Caqliga Allah haku daayo meeshii somali lagu waday way taagan tahay

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 18 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭

  • @AbdoulkaderMoud
    @AbdoulkaderMoud 18 วันที่ผ่านมา

    Sah wa rounta mel foursad la isku daba qhaban karo mahad Ku talin lahey

  • @AbdoulkaderMoud
    @AbdoulkaderMoud 18 วันที่ผ่านมา

    Somalie o dad qhimahan le a jiran halken Ka bahdilanaxey

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 18 วันที่ผ่านมา

    Caqli xumme ma Sland bu Governor Ku Sheegaya yaa magacabay Mdxweynaha Sland Xayawan yahaw Somalia Ka sheeke Dhaqan xumadiina Sland Haso Hadal qaadin

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 18 วันที่ผ่านมา

    IS CASIL DEGDEG
    MA ISTAHISHID MID WADANKA LAGU AAMINI KARO.

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 18 วันที่ผ่านมา

    Walee ninkaan waa geesi run badan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 18 วันที่ผ่านมา +1

    AQOONSIGA AAN ETHIOPIA KA RAADINAYNO HADA MAXAY TAHAY, UN-KA WAAN WADA FADHINAA OO ANAGAA KA SAREYNA ERGAGOODA, 1960-KII AYAA SOOMAALIYA XOROWDAY MAXAA KOOXDAN XAMAR KA KHALDAN MISE WAXAY RABAAN INAY CIIDANKA ETHIOPIA U ADEEGSADAAN MAAMULADA SOOMAALIDA AH EE KA FIKIR DUWAN XASAN SHEEKH

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 18 วันที่ผ่านมา

    Adiga weriye Somaliya ma Dowladd baa ku ogtahy Ethiopiana meeshay rabto ka gelaysaa waayo dadka doqmaha ah waa lala cunaa waxooda Kuwa Somaliya madaxda usheegtana Utoobiya udhaanta baa dhihi karnaaa

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 18 วันที่ผ่านมา

    Wax la taanto oo dawlada xasan sheekh soo kordhiyay ma jirto aan ahayn dhul& bad iinsi ahayn ,waa in dhalinyarado kacdo oo dhulkeena dhacsano “xusuus” 13kiiSYL 🇸🇴dhiig cusub bay u baahantahay,walaahay gelin bay I ceyrsanaynaa miyii abiye ilaaway 2006.madaxdeena ayaa inoo jebisay

  • @ZAHRASAEED-k2m
    @ZAHRASAEED-k2m 18 วันที่ผ่านมา

    The person you call a Governor is the only one who's democratically elected. The people of Somaliland freely joined their brothers and sisters in the South and I don't have to remind you how their generosity and good will was rewarded. No one wants to get on a sinking ship

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo dalka waa llagu daawanya dalka wuu gadataya iskada wuxuu soo saaro iska daaye👁️

  • @halimamohamed9615
    @halimamohamed9615 18 วันที่ผ่านมา

    Somalia is struggling to fit its style of democracy and Islam religion! Do we need democracy or Shari'a law in Somalia 🇸🇴? The two are not mutually inclusive!!!

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 18 วันที่ผ่านมา

    Dalkani waa kala tagaye mamul goboled kastaa meeshii ilahay dhigo hayska barakeystan

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 18 วันที่ผ่านมา +1

    اذا دخلوا قريتا أفسدوها

  • @waddani100
    @waddani100 18 วันที่ผ่านมา

    Xasanoow deg please

  • @AbanuurShariif
    @AbanuurShariif 17 วันที่ผ่านมา

    Dowaladnimad caqonted male xasan shaqo shaqadan ahen xadat dhexe gasho natijadeena waa guul daro dalka dadka u soo xooyata

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 18 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne walba waa la mucaaradayaa wax shaqeynaayo ma aha

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 18 วันที่ผ่านมา

    Ayaan daro isagaa dalbaday in itoobiya uu lakulmo

  • @husainarbi845
    @husainarbi845 18 วันที่ผ่านมา

    01

  • @umumohammed6310
    @umumohammed6310 18 วันที่ผ่านมา

    Markaad tuuksato saas aa laguu bahdilaa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya jarbay ka lulada
    Ninkii lexjeclo ka hayso in fadhi looga hadlo lama joogo
    Kal dhaqaaq ayey taagantahay

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 18 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ma matalaan xassan iyo wiilashiisa inay dhaxal wareejiyaan ee waa in layska qabto, way kala badanyiin Somalia iyo xassan iyo wiilashiisa, kac kaca kaca

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 18 วันที่ผ่านมา

    Somali fogaatey alloow isu soo uruuri

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 18 วันที่ผ่านมา

    Dhulkii agon bunoqday shacab dayusun bakunol dal waxa illashto dad kisa kuwan dad bahan dayusin oqabyaladcabudey noqdeen

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 18 วันที่ผ่านมา

    walalka la waraysanayaa Runta ayuu ka hadlay waa hadal aad u qiimo badan soomaaliduna waa inay warka si fiican u fahmay
    waa warbixin biyo kama dhibcaana

  • @saynabahamed7148
    @saynabahamed7148 18 วันที่ผ่านมา

    Dadka aqoonyahka iyo dadka wadankoda jecal ha kacaan please

  • @saidmohamoud549
    @saidmohamoud549 18 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia iyo Turkigu waxay ka wada shaqeeyeen oo heshiis ku ahaayeen sida Somalia looga danaysan lahaa. Ruxruxii Aby ruxruxay XSM ayuu ku helay Turkigu loo saxiixo saddex mashruuc oo kala ah khayraadka, amniga badda iyo baseka gantaalaha hawada laga dirayo.

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 18 วันที่ผ่านมา

    Mashariicdaan gobolka banaadir dadka degaanka ayaa dhisanaya waana lacagtooda ninkii ka xun waa yeelkadii

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 18 วันที่ผ่านมา

      Hhh wa lacag jeebkoda kaliya ah somaaha ..sheeko khiyaali ah baad mesha kuheysaan ..mashaariucda caalamka e somaalia ugu tala gashaa xamar lugu cunaa hadi laiska indho tireynin

  • @abdirahmandhago7674
    @abdirahmandhago7674 18 วันที่ผ่านมา

    Madaxda somalia hala quran saro waxi kudharten iyo waxi sameyhayan maba kala ogo dalka allha nabadbadiyo

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 18 วันที่ผ่านมา

    Horaba loma.arag ithobiya citirafta Qolo aykuistaag tay
    Ithobiya ma.ayada nabaryeysey o waxnaga rabtey
    Mise DFS bakubaryaysa kalaya badayada Qaata 😱😱
    Ciilow wayey dhulkaygow 😢😢

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 18 วันที่ผ่านมา

    Adeer kuwan dhawaaqaya maxaay u hadli waayeen xasan sheekh markuu teeramkii hore booqday jigjiga ee xabashida la dhaanteeyay taasaa wax walba ka xumeyd,midakale ha sugin in soomaaliya ay dawlad sharaf leh noqoto inta majeerteen ay leeyihiin wax puntland loogu yeero.

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 18 วันที่ผ่านมา

    Raga Somaliyeed fadhiga kakaca oo dalka bafbaadsha

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan hala soo baaro in uu xanuunsan yahay baan u malan

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey seexdoo
    Seexdoo iska suuxsanaada oo
    Hadba kiinii sarakacana
    Irbad sunna ku sii dura oo.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 18 วันที่ผ่านมา

    Walaahi aad ban uga xumahay in nala daciifsado soomali haisraacda diidee ha israamsate daa inteynan nagu imaan aan midowno hagaajino qilaafka dhexdeena isma hurnee nakaka furfur intaa kadin cadba meel in nalagu cuna ma rabno cadowga Allow naga qabo

  • @MHaashi
    @MHaashi 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaali iyo dowladnimo kala dheer, laba reer (H/D) ayaa u diiday dowladnimadii. Cidii madaxweyne noqoto mucaarad af iyo adin ah ayaa hortaagan. Maxaa u talo ah kuwa kale ee daawadaayasha ah?

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaalia ayaga ayaa wataha amxaarada waayna bireen dhamaantood waa izrail ma faha maan soomalia uf ax iska foogeeyaa waay amaxaaro loo daba socodaa yaab iska fogeeya kuli dagaalbaa balan haduu amxaro keeno kolay dadkii horaa joogaa hadane saas uuna rabay xasan 😢

  • @kulmiye1777
    @kulmiye1777 18 วันที่ผ่านมา

    Qabyalada waa cudur aad u xun ninkan Abdixafiid ah waxa uu iska dhigi jiray wariye qabyalada ka fog oo dhax dhaxad ah lakin marnaba isma qarin karo qofka qabyaladiistaha ah mar uun bananka ayuu iskenaya koley sumcadadii uunbaad dileysa maahe cidna waxba uma dhimeysid kusoco qabyaladada

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y 18 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka kuwa abiya axmmad la jira oo ethoobiya gacan kahelaya iyo kuwa somaalinimada u himalayas doorashada waxaay u dhaxeeysaa abiya axmad kuwa la jira iyo kuwa xasan sheikh la jira

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 18 วันที่ผ่านมา +2

      Xassan asaga Abey baryaayo
      Dalkiina colaado Ka oogey oo Dadkii isku diray
      Meel uu u socdo lama garanaayo

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 18 วันที่ผ่านมา

      Nacas baad thy qalbiga xidhan yahay. Oo qabylad indha LA. A dishay. Dalka alle ha ka badbaadiyo. Kuwa aan u naxay ee lacag doonka ah

  • @cagajabeymedia6229
    @cagajabeymedia6229 18 วันที่ผ่านมา

    Ethopia idinka ayaa raba oo la idinka reebi waayay marka waxa aad walaaqeysaan ayaa la idinla walaaqayaa meesha aad ka gashaan ayna laga gelayaa hadii aad tihiin reer bahal

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 18 วันที่ผ่านมา

      Xassan
      Waa Ninkii Gabre Xafiiska u fadhiyey
      Jigjiga loo diray si uu dhaantada u soo tumo
      Itoobiya ka Saxiixatay
      Inay Soomaaliya joogto
      Soomaaliya waxaa baabi,iyey waa Xassan