YUSUF BIRJEEX DHANTO CUSUB 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 81

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 ปีที่แล้ว +19

    Team birjeex ismujiya oo farta taga ☝️

  • @Boqoradda
    @Boqoradda ปีที่แล้ว +3

    Wan jecahy wiikaas ee igu dara ogadeenow abtiyal🥰🥰🥰🇬🇲

  • @sacdiyosaciid2801
    @sacdiyosaciid2801 3 ปีที่แล้ว +4

    Cajiib Yusuf birjeex waa inaan dhaanto aamana oo igu sabsan kuu dhiibta 👏👏👏👏👏👏👏👏🌳

    • @galoose
      @galoose 3 ปีที่แล้ว +1

      Makuu sameeyaa abyo aniga amaantas🥰

    • @sacdiyosaciid2801
      @sacdiyosaciid2801 3 ปีที่แล้ว

      @@galoose erayada haa waa haddii aad abwaan buuxa tahay lkn codka waa Yusuf birjeex🥰👏

    • @galoose
      @galoose 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyosaciid2801 hal abuur baan ahay abyo waana kuu sameen karaa, erayo aad adiga kuu taabta marka ila soo xariir dee .

  • @rahmomoalinabdirashid5967
    @rahmomoalinabdirashid5967 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin nolosha wax ka yaqaaaan xaaaska oo la ammaano waaa wax fiican mshlllh

  • @AhmedHassan-tc9gu
    @AhmedHassan-tc9gu 7 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf birjeex abwaan +fanaan illlahay cod ku Malaysian

  • @leomessi6064
    @leomessi6064 3 ปีที่แล้ว +9

    Wllkey ama wllshey ❤️

  • @mohamedtahliil8711
    @mohamedtahliil8711 3 ปีที่แล้ว +10

    Inta Birjeex 2 bil taqaano like saara.

  • @alimohamedali7956
    @alimohamedali7956 3 ปีที่แล้ว +2

    Aakhiro xuuurulcayn ayaa joogta cdina lama barbardhigikaro lagamana saraynsiinkaro hadalkaas abwaanku dib ha ugu noqdo bal!!!

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 3 ปีที่แล้ว +5

    Axadii walbaba yaa Aroos u dhiggo 👌💐😍

  • @lamanizeydehonestbwoy5539
    @lamanizeydehonestbwoy5539 3 ปีที่แล้ว +1

    legendnimo weydafty hesstaan Birjeex saalan sare keep going

  • @garadarab1789
    @garadarab1789 3 ปีที่แล้ว +4

    War waxan wa legend wlhi

  • @abdisalanalinor
    @abdisalanalinor 3 ปีที่แล้ว +3

    Inama caadi ma ahan codkaa yusuf birjex

  • @Abwaanruush2023
    @Abwaanruush2023 3 ปีที่แล้ว +4

    First Viewer😃😃😃

  • @maxamudcade110
    @maxamudcade110 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah
    Yusuf berjeex caadi mahan
    Keep going bro

  • @sahracabdulaahi5161
    @sahracabdulaahi5161 3 ปีที่แล้ว

    Inab cadi maahan waakuwataa yuusuf birjeex 🤜🤛🤛🤜🤜👏👏👏🌹🌹🌹💝💝💗💗💗

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 3 ปีที่แล้ว +1

    Birjeex keep going my heart cod iyo quxux fadhido:)

  • @kaafiyanorjimale3023
    @kaafiyanorjimale3023 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah cod ayu leyhy

  • @abdiraxmanshiqey5249
    @abdiraxmanshiqey5249 ปีที่แล้ว +1

    Horey u soco

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 3 ปีที่แล้ว +2

    Aakhiryo aduun uumiyaa ku sugan afmadoobey adoo kale laguma arag Waar abwaanku waa dembaabey Aakhiro xural xayta quraanka lagu sheegay ayaaba joogtee sidad bani'aadam ula sintaa

    • @hal-abuurhayle8659
      @hal-abuurhayle8659 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxa uu kala jeedaa adduun qof kulamid ah majoogo oo wax uunbaad kaga gedisantahay xuural ceynta aakhirana ma gaartid .

    • @bishaaromahdi4104
      @bishaaromahdi4104 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hal-abuurhayle8659 adunka Nabi yashi ayab laguarke secamal

    • @hal-abuurhayle8659
      @hal-abuurhayle8659 3 ปีที่แล้ว

      @@bishaaromahdi4104
      Nabiyaasha waa lagu arkay ee ma adiga ayey kula mid ahaayeen marka ujeedadu maaha wad ka fiicantahay ee wad ka duwantahay weeyaan.

  • @cawaalemaxamuud4882
    @cawaalemaxamuud4882 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah nice song

  • @danaxhappy9962
    @danaxhappy9962 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin Ifka nabad ku waar

  • @qureshoyussuf4194
    @qureshoyussuf4194 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah beautiful voice

  • @maryamahashi1232
    @maryamahashi1232 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah caadi ma ahan keep going wll

  • @abdirahmanahmednorre9200
    @abdirahmanahmednorre9200 3 ปีที่แล้ว

    Codkisa ayaa cajiib ah dhaanto guuxa ah waan uga danbeyaaa ninkaan

  • @MACAWISLE-ni8lj
    @MACAWISLE-ni8lj 4 หลายเดือนก่อน

    Bir jex nin culus

  • @sargioramos287
    @sargioramos287 3 ปีที่แล้ว +1

    Farst one

  • @canomadadshe6988
    @canomadadshe6988 3 ปีที่แล้ว +1

    Birjex my brother

  • @AB91996
    @AB91996 3 ปีที่แล้ว +2

    Bismillah.. yarka maba xuma in uu xaaskiisa amaano lkn in uu herkaa gadho specially in uu dhaho wax ilahay abuuray ama ha dhinto ama ha noladee wax kula mid ah laba abuuri waa dambi aad u weyn..i

  • @cabdicali0074
    @cabdicali0074 2 ปีที่แล้ว

    YUUSUF XAGEE kaa helaa aboowe

    • @mascuudseeraar-dv1rt
      @mascuudseeraar-dv1rt ปีที่แล้ว

      💘💘💘💘💖💖💖💔💔👄👄👄Macha Allah yuusuf birjeex

  • @maanbuumuqtar3562
    @maanbuumuqtar3562 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan codkisa cadimaha masha alh

  • @sacdiyaqueen9582
    @sacdiyaqueen9582 3 ปีที่แล้ว

    Yuusuf birjeex huna bilanba nabarty wlhi😃

  • @wiilkahooyo3653
    @wiilkahooyo3653 2 ปีที่แล้ว

    Amaanta xadkeedii Baad dhaafisay abwaanka heesta sameeyow waad danbaabti

  • @XaawoNabadoon
    @XaawoNabadoon 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahracabdulaahi5161
    @sahracabdulaahi5161 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @zahrobintuhusni5241
    @zahrobintuhusni5241 3 ปีที่แล้ว +2

    Aakhirana maxad inagala doonten ifkaynuba joognaye😁

  • @hamdiyasonkor68
    @hamdiyasonkor68 2 ปีที่แล้ว

    Wawww wllo

  • @fadumoabdi6204
    @fadumoabdi6204 3 ปีที่แล้ว +1

    Codka yusuf birjex hadan uur lahanlahaa darti ban udhicisilahaa sidan udhagesanyay erayadisa wan xifdiyay dhantoyinkisa kulibo cidee iguracsan

    • @ibrahimcalami6615
      @ibrahimcalami6615 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh bal ha nagu dhicin yaan dhiig nalo qabsane

  • @fadumomuse2589
    @fadumomuse2589 2 ปีที่แล้ว

    Daahato masha Allah yusuf

  • @kingkhazar1565
    @kingkhazar1565 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka laigaberrow sooomaalaay waan idin salamay

  • @hmm1699
    @hmm1699 2 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan igudarsada kkkk codkiisa dhaadhax

  • @haldhaahaldhaa5238
    @haldhaahaldhaa5238 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxan fanaan

  • @shucaybyare5575
    @shucaybyare5575 3 ปีที่แล้ว +3

    Meesha Kampala ma ahay nio ka bax meesha

  • @haldhaahaldhaa5238
    @haldhaahaldhaa5238 3 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax waa jcyl dareenkiisu xadka dhaafey

  • @mohammedabdulahiahmedgeelq3449
    @mohammedabdulahiahmedgeelq3449 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤wan ku salamy

  • @mascuudseeraar-dv1rt
    @mascuudseeraar-dv1rt ปีที่แล้ว

    Macha Allah

  • @sahracabdulaahi5161
    @sahracabdulaahi5161 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw masha alha hormarwcn

  • @farhiyadahir3992
    @farhiyadahir3992 3 ปีที่แล้ว +1

    Qafna igama horeyo

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan karbash ku socdaye raga iska fujidhe ooridada maaqaane

  • @MaxamedMacalin-rx4kh
    @MaxamedMacalin-rx4kh หลายเดือนก่อน

    Wuxu been badnaa😂😂😂

  • @dr.gaboobedahir5166
    @dr.gaboobedahir5166 3 ปีที่แล้ว

    Afmadoobeey adoo kale horay looma arag.

  • @abdidicis5363
    @abdidicis5363 3 ปีที่แล้ว

    Arr ninkan gawadi muno ehet intee ugu damesee

  • @aniisahussein8854
    @aniisahussein8854 3 ปีที่แล้ว

    Waaw,Mashallah

  • @XamdiXassan-dl8in
    @XamdiXassan-dl8in ปีที่แล้ว

    Nantoyinka.silsilada.iayrusu

  • @VipVip-ve5ef
    @VipVip-ve5ef 5 หลายเดือนก่อน

    5:28

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @hawobashir9231
    @hawobashir9231 3 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allaaaah

  • @ayaanmaxamuudayaanmaxamuud5334
    @ayaanmaxamuudayaanmaxamuud5334 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ramiishcabdulahiraxmo9803
    @ramiishcabdulahiraxmo9803 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤👆👆

  • @mahatahmedmuhamed4392
    @mahatahmedmuhamed4392 2 ปีที่แล้ว

    Amaantan nooc xadgudub ah ayaakujuro, sababto ah gabadha waxaa laga saramariyay Nabiyada CSW waa sida erayada kujirtee, saas Awgeed halis weye, in ay haysta music wadata tahay kasakow

  • @daahirxasan1606
    @daahirxasan1606 3 ปีที่แล้ว

    Boqorka codka

  • @MaxamedSaxane-pk5vr
    @MaxamedSaxane-pk5vr 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @emailcabdiraxiinwadani7912
    @emailcabdiraxiinwadani7912 2 ปีที่แล้ว

    cabdi raxiin wadani

  • @mahadmohamudsaid2490
    @mahadmohamudsaid2490 3 ปีที่แล้ว

    War been weynaa, kulahaa, "udugaaga naflaha oxygen loga dhigay"

    • @xamdiayaan1307
      @xamdiayaan1307 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk isgay midhaa utahy

  • @XamzaCali09
    @XamzaCali09 2 หลายเดือนก่อน

    Scm Sxb

  • @ibraahimabdi5929
    @ibraahimabdi5929 2 ปีที่แล้ว

    No