Xog cusub oo ku saabsan hubkii shalay dalka lasoo geliyayay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 200

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc หลายเดือนก่อน +21

    Allah inosoo celiiyo madaxweyne farmaajo ❤❤

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo waa abaal laawe. Puntland shacabkeeda ayaa aad usoo dhaweeyay markaas ayaa lagu wada dayday, wuxuuna ku abaal guday in uu isku dayo in uu Puntland burburiyo.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo waa abaal laawe. Puntland shacabkeeda ayaa aad usoo dhaweeyay markaas ayaa lagu wada dayday, wuxuuna ku abaal guday in uu isku dayo in uu Puntland burburiyo.

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 หลายเดือนก่อน +32

    Dawladii shacabka m/farmaajo allaha noo soo celi ayadoo ka sii wanaagsan sidii hore.

    • @halimahassan1981
      @halimahassan1981 หลายเดือนก่อน +2

      Ilaahey sooma celiyo 😏🤓😎

    • @halimohassan3109
      @halimohassan3109 หลายเดือนก่อน

      @@halimahassan1981 ma kuwa qabuuraha la qodayey qandaraaska ka helay baad tahay ileen hassan umadaan wax uma qabaninee

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 หลายเดือนก่อน +3

      Muxuu kuu dhimay? Xoolo ma kaa
      Dhacay? Aabahaa ma diley ?Adeer
      Kaa Ma dilay? Why you Against!
      Stop ✋ Discrimination in the -
      Somali people!!!?

    • @halimohassan3109
      @halimohassan3109 หลายเดือนก่อน

      @@bulohus8548 adiga miyaan kula hadlay maxaad iigu soo jawaabtay

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@halimahassan1981adeerkaa xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude wuu fashilmay Mw Farmaajo wuu soo noqon ma hawiye turkaano ma leh Soomaaliya xitaa hal gobol oo kaligiin aad degtaan ma jirto xasan bad gate maxkamada icj ayaa sugeysa habargidir dugaag na waa jabeen viva mareexaan hub qaniimo Guuuuuuuuul MaashaAlaah xaqaa shaqeeeya xaq daro ma dhaqaaqdo

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o หลายเดือนก่อน +10

    Xaqsoore Waa Ilaah
    Dulmigii Daahuu ka feydey.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน +10

    Illaahay xasan shartiisa haku celiyo

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน +23

    Mansha Allah MD Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo guul insha Allah ❤

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน +1

      Farmaajo waa abaal laawe. Puntland shacabkeeda ayaa aad usoo dhaweeyay markaas ayaa lagu wada dayday, wuxuuna ku abaal guday in uu isku dayo in uu Puntland burburiyo.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 หลายเดือนก่อน +27

    Allahu Akbar
    Illaheyow noo soo celi MD Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo Jir joog cadow ha jabo somaliya ha Noolaato

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 หลายเดือนก่อน +1

      Mashaa. Allaah

  • @sahromahamud
    @sahromahamud หลายเดือนก่อน +11

    Ilaaheey Soomaliya Ha Badbaadiyo Sirbaa Jirta Ummadda Lagu baa in Rabo 🙏🇸🇴Aabow Namooti😭

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 หลายเดือนก่อน +9

    Dawladu soo tii laahad etobiya waan isku dhaacsaanahay yaab

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g หลายเดือนก่อน +5

    Abwaan kabayare
    Thank you so much for remiding the best memory of farmajo trip in galmudug!!
    It has never.been there anything like that.what a womderful period it was.people will always remember the old good days of farmajo time!!!

    • @Aviationpinzz
      @Aviationpinzz หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely 💯 agree

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน +1

      Farmaajo waa abaal laawe. Puntland shacabkeeda ayaa aad usoo dhaweeyay markaas ayaa lagu wada dayday, wuxuuna ku abaal guday in uu isku dayo in uu Puntland burburiyo.

    • @zahrahassan5808
      @zahrahassan5808 หลายเดือนก่อน

      @@cabdirshidosman9649
      Indhow garad ayaad tahay ama doqon ee feker oo horey usoco👎👎👎

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 หลายเดือนก่อน +8

    Illahow xassan nadhaafi.

  • @dereya99ify
    @dereya99ify หลายเดือนก่อน +12

    Abwaan Kabayare waxaan kuugu hambalyaynayaa sida xirfada iyo aqoontu ku dhisantahay ee aad barnaamijka u daadihinayso wax badan ayaad ka saraysaa BBC iyo VOA , waxaan hubaa guusha aad gaartay inay sabab u tahay aqoon iyo xirfad badan iyo adigoo waqti badan geliyay shaqada iyo adigoo aqoon badan u leh dadka ku daawanaya, Hambalyo Guulayso. Si gaar ah Waxaa II soo jiitay heesta aad barnaamijka saartay ee ALLOW ❤

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo waa abaal dhace Puntland shacabkeeda ayaa aad usoo dhaweeyay markaas ayaa lagu wada dayday, wuxuuna ku abaal guday in uu isku dayo in uu Puntland burburiyo.

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 หลายเดือนก่อน +6

    ❤❤❤❤ cajiiiiiib abwaane salaan sare,,, isiiiiiiii sisinta iimey

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +7

    Xassan sheikh asagaa isku diro Dadka
    Dalka inuu Madaxweyne u yahay ma moodid

  • @semlaosman9593
    @semlaosman9593 หลายเดือนก่อน +8

    waa malintii dagaalkiisa bilaamay markii la ogaadey inay shacabka somaliya taageersan yihiin

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +4

    asc habo illaahay munaafiqiinta duumo sheydan hanaga qabto yaarabi munafiqiintas sharkooda & sharkalaba hanaga qabto yaarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o หลายเดือนก่อน +5

    Kabayare:
    Aad baad ugu mahadsan tahay xogaha qarsoon ee aad soo gudbiso.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu หลายเดือนก่อน +6

    Waa lacagtii khaadka ay ka sameeyaan ayaa hub Lagu soo gatay....

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 หลายเดือนก่อน +2

      Qorqor. Waninwangsan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 หลายเดือนก่อน +10

    Wlaahi ilin aa iga timid umada soomaaliyeed siduu madaxweyne farmaajo u imeeyey waagaas aad baan u qiiroodey iyo maanta xaalka sida uu yahay qabiil qabiil kale arki kara ma lahan illaahey dal iyo dad mideeye noo soo celi.

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน +6

    Mmadaxweyne ma she waye

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +5

    Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen wax dhib ahi jiraan balse waxay muujinaysaa sida dawladnimadii iyo Rajadii umadda Soomaaliyeed Xasan Sheikh u bur buriyey

  • @momindekk1
    @momindekk1 หลายเดือนก่อน +5

    Afkaaga caano lagu qabay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน +3

    Waan ilmeeyey wallaahi😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s หลายเดือนก่อน +1

    Macalinka Wayn Kabo yare.🌍🇸🇴👏 Mahadsanid Dankjewel keep on teaching Maestro 🏊🏋️✍️🇱🇺

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 หลายเดือนก่อน +1

    This Man in the name of president HSM seems to be anarchist cookbook of entire Somali fraternity

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 หลายเดือนก่อน +4

    Waan ku faraxsanahay in shacabka shaqo ka qabteen hubkii sharci darada ahaa wey ku mac dahay illaahayaa fashiley

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 หลายเดือนก่อน

    Thanks for showing us glimpses of good old days Somali isjecel , may Allah return Somalia to it’s golden age again 🤲🏽

  • @osmanfarah2939
    @osmanfarah2939 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you brother.

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 หลายเดือนก่อน

    Rabiyow noso Celi Dawladeeni Barakeysneyd Madaxweyne Faramaajo!
    Ilaahey haku Daayo Abwaan Kabayere❤️😘❤️ wan Kugu Faanaa Habaryer Macaane! Adigo kale oo Badan Rabbi hana Siiyo!
    ✌🏽🙏😘❤️🥰

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน +6

    Yaa allaah maxamed farmaajo noosoo celi nabadoon buu ahaa

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo waa abaal laawe. Puntland shacabkeeda ayaa aad usoo dhaweeyay markaas ayaa lagu wada dayday, wuxuuna ku abaal guday in uu isku dayo in uu Puntland burburiyo.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      Farmaajo hadii uu wax heshiisiin karo 5 sanno ayuu madaxweyne ahaa xitaa wuxuu heshiin kari waayay reer Gedo dhexdooda iyo reer Caabudwaaq.

    • @zahrahassan5808
      @zahrahassan5808 หลายเดือนก่อน

      @@cabdirshidosman9649
      Been baad sheegtey waxna ma ogid ee inaad iska aamusto Allaha ku waafajiyo👎👎👎

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      @@zahrahassan5808 Maxaa been ka sheegay?

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน

      @@zahrahassan5808 Maxaa been ka sheegay bal adaa wax og ee ii sheeg.

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน +4

    Markaan shalay lahayn cunaqabataynta. Hubka yaaan la qaaaadin
    Waxaaaa lahaydeeeen
    Hawiye
    Og
    Puntlanad cadaw hora Marka Somalia ma ogala
    Hadaba maaanta waxaaaa ka heshaaaan waxna Ha iga siiinina
    1. Cunaqabatayn u diyaaar garoooba
    2. Dagaaaal beeeloood daba dheeerada
    3. Ciiidanka ETHOPIA Somalia Kama baxayaaan
    4. Amison ma baxayaaaan
    Nin talin jiray markuu tago Mid aaan talin jirin baa yimaada

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน

      Puntland maskaxda ka fikirtaa halka soomalida kle ay caloosha ka fikiraan😂

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 หลายเดือนก่อน +1

    xasan sheikh galmudug in ay is laayasn oo ay is dhameeyaan ayuu rabay ilaahey ayaa fashiliyey shacabka reer galmudug ee fashiliyey hubkaas marexan sade viva❤❤❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน +3

    Dowlad mooryaameedka qabyaaladaysan oo uu hogaaminaayo xasan dhiiqo waanu iska celinaynaa.

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah alow ku barakey abwanow 🎉🎉🎉🎉🎉
    Nabada ayad u hiiLisaaaaa walahi ❤

  • @amosnaftali2495
    @amosnaftali2495 หลายเดือนก่อน +3

    Hawiye ha isku tashadaan Xamar tuugo joogta

  • @user-nx3tp3zk4s
    @user-nx3tp3zk4s หลายเดือนก่อน

    Run baad sheegtay from HAWIYE

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 หลายเดือนก่อน +1

    Waasax hadalkaagu abwaan ale hakeeno shaqo khayr qabta

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน +3

    Waa runta

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 หลายเดือนก่อน

    WAANKU SALAAMAYAA ABWAAN KABAYARE WAXAAD TAHAY WADDANI AAN HECLAHAY. FROM LAASCAANOOD SOMALIA

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    Abwaan kabayare run ugu imow

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 หลายเดือนก่อน +3

    Allow ceeb astur dowlad ka been badan ma arkin, been ha sheegtee beenteedu waa mid ilmaha yarna fahmi karo.

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 หลายเดือนก่อน

    Ilahay xasan ha dhaafiyo
    Ummadda iyo kuwa la shaqaysta,qof qabuurihii
    Ka badbaadi Waayeen
    Miyaa Rajo leh

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u หลายเดือนก่อน

    Ninkan qabiiliste irir uabaalulaan uqabi jirey laakiin wuxuu uegyhy labada dhanba inuusan xaqdaro larabin mansha allah maxaasta first❤❤❤

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน +2

    Habaraha aamin malahan

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan kabayare waxan ku jeclahay warka suu u soo gudbiyo waliba cadaymana wu keenaa

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ku salaamay habo❤❤❤❤❤❤

  • @teatime6853
    @teatime6853 หลายเดือนก่อน

    Xassan sheikh Villa qabyaala wa umalaynaye marku hubeynaye qabiilkiisa 🙏🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 หลายเดือนก่อน

    Abwaane mansha allah

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 หลายเดือนก่อน +2

    Kala Wanaagsan Oo Kala Soomaliyeeysan Labaaan Shaqsi ?? Mohamed Abdullahi Farmaajo & Xasan Dhiiqo?? Midna Ummada Soomaliyeed In Uu Mideeyo Midna Waxa Uu Ka Shaqeeynayaa Sidii Uu Ummada Iskugu Leeynlahaa Oo Musuqmaasuq & Dhac & Boob & In Uu Somalia 🇸🇴 Gadaal Ugu Cesho Ma Ahanee Wax Kale Kama Shaqeeyo?? Qoor qoor Waxaan Dhihi Lahaa Ka Ilaasho Galmudug Xasan Dhiiqo In Uu Yimaado??

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 หลายเดือนก่อน

    Somali manta beesha tumleed aya ugu badan mansha ala

  • @user-vt9wh9jm7d
    @user-vt9wh9jm7d หลายเดือนก่อน +1

    Makrafoon fiican soo qaado

  • @hamdiahmed5216
    @hamdiahmed5216 หลายเดือนก่อน

    Walaahi runta ayaan kugu jeclahay alaha ku barakeeyo in kabayatoow

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l หลายเดือนก่อน

    Haye.hubhadayaah.noosiday.mashalah

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Maashallah

  • @semlaosman9593
    @semlaosman9593 หลายเดือนก่อน +2

    rag adag ayaa hi aysta galmudug

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sh. (من فشل إلى فشل!!!)

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo hadii uu wax heshiisiin karo 5 sanno ayuu madaxweyne ahaa xitaa wuxuu heshiin kari waayay reer Gedo dhexdooda iyo reer Caabudwaaq.

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy หลายเดือนก่อน

    Alla ha ku barakeyo abwaan kaba yare wlhi waxad tahay suxufi nadiifa ah

  • @user-vt9wh9jm7d
    @user-vt9wh9jm7d หลายเดือนก่อน

    Codkaada waa hooseeyaa

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Hassan sheekhna reer reer bu isgu diray kaaf iyo kala dheeri

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Habo abi wuxuu yiri xuduuduuda ha la xiro yiri

  • @maxamuudgzboose8759
    @maxamuudgzboose8759 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin ilaahey
    Cadowga hanag qabto

  • @yes619
    @yes619 หลายเดือนก่อน

    Viva Xassan Cali Kheyre 2026!🎉

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Illaahow naga qabo hasan awood adiga leh

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Waa la isdilaa

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n หลายเดือนก่อน +1

    Yaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Labadah dofar e aad Arkaysan bah so galiyay hubkah waxan kah xumahay in hogamiyah Argagixisadah xasan moryan u yahahay madaxweyneh nacladih idin ku dhacday

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo หลายเดือนก่อน

    Hassan sharkiisa allaha ummadda ka xafido dhib jecelaa acuudubilaahi

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu หลายเดือนก่อน +2

    Habarkintiray waligeed nabad kama shaqeen ee colada ay magaca hawiye ku hoos dhuumato ayay ka shaqaysaa marka warkii gabadhii dhulbahante ee tiri waxaan maqli jiray nabad baa naas la nuugo leh in habarkintiray naaska colaada loo furo.....naaska colaada in loo furo ayay habarkintiray u Baahan tahay...

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Xasan dal xaraashe umadda alle ha kaa qabto

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf หลายเดือนก่อน +2

    Hawiyoow not cringing
    Chhhhhh you are hawiye
    Leave alone formajo
    Guul all darood

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n หลายเดือนก่อน

    Dawladii shacabka m/farmaajo allaah noo soo celi aydoo kasii wanaagsan sidii hore

  • @ubax3018
    @ubax3018 หลายเดือนก่อน

    Caabud waaq maadaama ee lashaqeyaan sirdoonka itoobiya
    Waa xaq in la gaqaadaa hadeey diidana laga jaraa dariiq waliba

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน

    Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo Hamsa marxuum corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo kuxafido Somaliya GUUL IYO Gobaniimo I support them they have to defend them home VIVA Mareexan Walal Darood keep going GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Walalo khaliin kaga xaqa ku sheeg keep going

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 หลายเดือนก่อน

    Djabuuti iyo Saadiq Joon armey hubka keeneen kawaran itoobiya kaliya soogudbinta kawaran

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    WCS ABTI 🦁

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน

    Thanks Habo ❤❤❤ Nooloow -
    intiiNololi jirto ❤❤❤❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Sax sax

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq หลายเดือนก่อน

    God Qiyaano haqodin hadaad Qodana hadheerayn kudhici doontaana lama ogee😂Xasan dhiiqo, wuu astaahilaa inuu fashilmo, Allaha nadhaafiyo, Xasan Madherge amiiin yaarabi🤲

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Amar madaxweyne kow liibaan shuluq sabriye .gebel adoon iyo qaar kale

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน +2

    Xasan markuu yimaado dagaalo qabiil baa bilaabma iyo dhiig daata

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤sax fariid

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d หลายเดือนก่อน

    Because hoo ya daa baa qayisha
    Mar qaan beey kugu dhashay
    Habaya majeerteen

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo waa abaal laawee Puntland shacabkeeda ayaa aad usoo dhaweeyay markaas ayaa lagu wada dayday, wuxuuna ku abaal guday in uu isku dayo in uu Puntland burburiyo.

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 หลายเดือนก่อน

    HABARGIDIR XASAN DHIIQO WEY JABEEN HUBKA MAREEXAAN AYAA LEH WAA HADIYAD GUUUUUULEYSTA MAREEXAAN ALE IDINKIIS AAMIIN GUUUUUULEYSTA LEELKASE ALE IDINKIIS AAMIIN MAJEERTEEN OOW BARAXLEEY KA SAFEEYA HABARGIDIR WAA ZINSIBAR HAWIYE TURKAANO DHUL MA LEH FILIMAANTA HINDIGA AYEY BADSADEEN GUUUUUULEYSTA DAAROOD IDIN ALE AAMIIN WAA IDIN TAAGEERAA GUUUUUULEYSTA IDIN ALE AAMIIN CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢somali

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abshircabdi1364
    @abshircabdi1364 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    Waxaan marqaati kaaga ahay in dawladii Farmaajo iyo Kheyre ay shaqo nabadeed oo wanaagsan ka qabteen gobolada dhexe oo dadku walaaloobay lkn masiibadii ayaa dib ugu soo noqotay xafiiska.waxaan ku talin lahaa inaan shacabku raacin rabitaanka XSM ee colaada ku astaysan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanadii Inoo Keenay Hassan Gurgurte Waa Inad Uyeertan Hassan Guurgurte ka wareesatan Dhibaatada Mamulka Galmudug Sababta Qabyaalada Dagaalada Kasocoto Waxa uu Wax Uga Qaban Waayey Digniin Adagna Aad Siisan udigtaan Guurgurte una sheegtan inuu xilkiisa ku Waayo qulqulatada kasocoto

  • @FaahinYare-l6n
    @FaahinYare-l6n หลายเดือนก่อน

    Saxwaaye

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Sax ❤❤❤habo runtaa

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow.minkasta.oo.somali.iskudilas.nagaqabo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Xasan saqajaan sowkii lahaa Ethiopië 🇪🇹 lama hadlo u f beenaale

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z หลายเดือนก่อน +1

    Xassan gurgurte markii U dalka yimado dhibato qabiilo la isku diro dhiigna umada laga macaasho ex mw.farmajo Xafidullah

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน +1

    Dawlada puntland markey diidanayd cunaqabateynta hubka in la qaado iyo dayntii in la joojiyo dad baa caytamayey 😂 hala soo celiyo cunaqabataynta hubka 😂😂😂 qac ha yeedho

  • @asheekh15
    @asheekh15 หลายเดือนก่อน

    Walaahay waan ooyey markan arkay sidii reergalmudug iyo puntland loogusodhoweyey Xabiibul malayiin Soomaalidu waadad xabiib ah
    Xasan waa agence gaalo keensatay inuu Soomaaliyahay iyo wuxuu biliifsanyahayna shakiba iigajira inuu agence yahay waxaa cadayn u ah labasano wuxuuku mashqulsanaa xasuuqa ciidamadeenii quruxda badnaa
    Miyaad aragteen isagooka tacsiyaynaya xasuqii ciidamada iyo wixii qaraxdhacayey weligiis kama tacsiyeyn cagsigeeda safarbuba galaa markii dhibaato dhacdo

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v หลายเดือนก่อน

    Ethiopia 🇪🇹 hubka ma sameeyaane way soo iibsadaan hubka ay Ethiopia soo iibsadaan cidkale kama,iibiyaan OKI sidaas darteed hubkan meel kale ayaa laga soo iibiyay We We midakale Ethiopia sharcigeegu aadbuu u adag yahay oo shaqsiyaad kumadhiiran karaan inay hubka dawlada qarsoodi ku iibiyaan manajiro qof ku dhiiran karaya musuq maasuqa noocan ah OKI

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 หลายเดือนก่อน

    Abwan kabayare
    Hubkas waxu noqday qanimo ay Helen rerka marexan
    Hubka waxa larabay in lagu xasuqo shacabka somaliyed gar ahan rer puntland
    Qor qor arintan waxay u aheyd guul rer damal jadiid waxay ku aheyd guul daro
    Xasan culusaw intu jogo dagal qabiil isku diyariya
    Ebaw kuwan naga qabo damal jadiid wa diirato
    Mahadsanidiin

  • @user-wy1nm3om4m
    @user-wy1nm3om4m หลายเดือนก่อน

    Xasan maxamuud calasow

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    RW KHEYRE 5BILOOD KA BADAN AYUU M.GALMUDUG DHISITAANKEEDA WAANA KU BOGAADINAYAA IYO WELIBA INUU HOGAAN WANAAGSAN U MAGACAABEEN(QOOR-QOOR). OO AH NABADOON SOOMAALIYEED