“Somaliya waxay muujisay cadaawaday inoo haysay waa inaynu u midawno “ Xildhibaan Laabsaalax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 16 วันที่ผ่านมา

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @aishaosman1641
    @aishaosman1641 18 วันที่ผ่านมา

    Somaalilnd guuuuuuul inshallah 🙏 ❤

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xawaaladeheenu ha iska diiwaangeliyaan Itoobiya, kadibna lacagta dadkeenu ha mariyaan Itoobiya oo Itoobiya ha laga soo xawilo. Xalku waa kaas. Xawaaladeheena markaynu lacagta dirayno aynu Itoobiya ku qorno, Itoobiyana xafiisyo ka furtaan.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 18 วันที่ผ่านมา

    Hargeysa Waa tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah.

  • @libanalifarah7246
    @libanalifarah7246 18 วันที่ผ่านมา +1

    waaa la qabnaaa in wadanka la isku hayo xitaaa hadii dhiig ku daaadanayo somalia waa mid meelna kuma kala tagayno

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 18 วันที่ผ่านมา +1

    Beesha caalamka ha hafrin
    Beenta maalinta cad joogta
    Khiyaaliga laysugu shekeyo
    Waa qaran baan ahay
    Waxaan ka tegey qabiil
    Waxaan sheeganaya dhul dad
    Waxaan ku dulayaa dhul dad
    Waxaanka gubanayaa colaad
    Waxaan u hamuun qabaa colaad
    Joojiya calaacalka oohinta wata
    Joojiya halay tudho 33 sano
    Dhulbaan iibinaya Somaliyeed
    Badbaan xaraashayaa reer kale

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 18 วันที่ผ่านมา

      Ma Siyaad Barre ayaa ilaa hadlaya, sidiisii uun baad u hadlaysaa , Sanadku waa 2024

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 18 วันที่ผ่านมา

    Cabaadka halajoojiyo Amxaar ayaan kajeclahay Somaliya,soomaali waad katagteene noodaaya afka soomaaliga walaalayaal.

    • @khadarhassan882
      @khadarhassan882 18 วันที่ผ่านมา

      Adoo gudhuuya ayaad leedahay afka no daaya. Afkaad leedahay waakeee

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 18 วันที่ผ่านมา

    Walahi somaliya hadi layskubiro dhimashan kaxigaa Alow hanagudarin

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh wa oday geeribaay😂😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 18 วันที่ผ่านมา

    Cabashiidu. Sawaaku. Waa. Kuuma. Jooga. Oo. Aad. Sidedness. 4. Baadooda. Maxaada. Sheegay. Maale. Moorayaan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 18 วันที่ผ่านมา

    Tuulo. Haaday. Tahaay. Maxada. Ka. Taabata. Oo. Ku. Daabo. Dhiigay. Misakiin. Haasata. Kuwii a. Oo. Imaan saada. Caadoow. Gaamuuray. Ilahoow. Naqaabo. Ish. Allh

  • @Hamse_10
    @Hamse_10 18 วันที่ผ่านมา

    Dhul somaliyeed baad xabashi kaalaya oo qaata aad leedd8hiin kolkaas baad hadana calaacalaysiin marka somalidu ay tiraah maya xabashi iyo oromo midna ma imankaro dhul somaliyeed..somaliya somali baa leh..xafadiinana falaagada ahna mar hore ayay ahayd in sidaa somalidu iniila dhaqanto waayo cawaan aan wax kasayn baa tihiin..oo cuqdad ka buuxdo

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 18 วันที่ผ่านมา

    dowladihii tirtiray magaca ay la baxeen afka kuma taagi karaan cajiib

  • @osmanali2281
    @osmanali2281 18 วันที่ผ่านมา

    Togdheer iyo Waqooyi-galbeed walaalahood soomaaliyeed dhinac haka raaceen beenta la isku maaweeliyona Malaysia daayo. ma jirto cid cadaawad idiin qabta. Siyaasiga calooshiisa la meerka ahi yuu 40 sano oo kale idinka lumin walaalayaal

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 18 วันที่ผ่านมา

    Kadhiigay. Baada. U. Ciil. Qabata. Yaa. Kaaga. Fuuto. Xuun. Misakiin. Moorayaan. Isaka. Dhiiga. Dad. Kaale. Maafiiyo.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 18 วันที่ผ่านมา

    Cayda nagadaaye wax maca qabankartaan

  • @aishaosman1641
    @aishaosman1641 18 วันที่ผ่านมา

    Somali waa medk lukta kaxidhan Somaalilnd

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa ka gacansaydhay dhamaan safaaradihii xalane fadhiyay iyo Kenya ,waraaqihii ay malmaluuqeen kooxda hasan sheekh ,iyaga uu ku tilmaamay qoraal aan laga fiirsan ,
    Anagoo aad xuxun waxa aanu u sheegaynaa cida waraaqdan soo qortay in aanaan halkan u joogin in aanu somalida badhna cuno qabatayno badhana u cuna qabatayno, somalida oo ah somaliland iyo somalia waxaanu u nahay dhex ,marka ay gudahooda tahay waa howl u taal ,
    Laakiin anaga cid gaara naguma Amri karto in ay noo adeegsato waxa ka dhexeeya labada qaybood waxaanu so jeedinaynaa in laga fogaado waxii sii kordhinayaa khataraha ku xeeran mandaqada lagana mashquulin la dagaalanka argagixisada oo mudnaanta kowaad le ,dhulka nabdoona laga aan qalalaase loola tagin,

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi 18 วันที่ผ่านมา

    sidii itobiyanka ayaey u hadlayaan

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 18 วันที่ผ่านมา

    Saw adinka soomaalinimada diidan, dhaqan iyo dhalashana naga door biday Ethiopian injirley, Ka xaaxaabiya,
    Awood Kasta oo dawladnimada iyo Qaranimada soo celinaysa ayaa la idiin adeegsanayaan, xataa dagaal ayaa mutaysan kartaan hadaydaan ka waantoobin garab iyo gaashaan buuraysiga gumeystiga madow ee soo jireenka ah
    Calaacalka dhaafa oo caqliga saliimka usoo laabta, hadii kale Ethiopian uraaye hoos jiifa, oo dulimimo lasoo daaman xumaada

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 18 วันที่ผ่านมา

    Labsalax na waa latuhmayeey inti daanbe ee maa iswaa cadeyeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂groûp wadani

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 18 วันที่ผ่านมา

    Aloow cadawgayaga jabi

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 18 วันที่ผ่านมา

    Arinkaan way kaqaliyeen maxay tahay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa. Caabadaya. Waa. Adiiga. Oo. Doonaaya. Dadk. Xoolahooda. Iyo. Shaaraf. Tooda. Imaan so. Waxii. Hoore. Ayaan. Waxa. Kugu. Gaadhiin. Moorayaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂🎉😂🎉

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 17 วันที่ผ่านมา

    ragow idinkay talo idiin taala dhashiina ayahooda qayrkiin dharaar cad ka badheedheen !!!!!!!!!!!! ciisow rig dhe oo hada hadana rax dheh geedba laga hayaa gdinay imaad goyseene badhkayba kugu jira ! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣from saylac city baladka xadarada somaliland iyo qadiriyada ruuxiga ah

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 18 วันที่ผ่านมา

    Yaa xukuma oo dirsaday argagixisada waa mid aaad horeyba u sheegteen in iidoor sameystey
    Waxaaba ku xigi doonta maraakiibta iyo dhamaan trademarks ka

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv 18 วันที่ผ่านมา

    Koleey adiga lagaa adag haduu xassan hal kilomitir kataliyo baroor miyaa wax kuu qaban jamhuuriyadda s laan in afka laga yiraah dawlad malagu noqdaa kkkkk

  • @AziizAhmed-xt1fx
    @AziizAhmed-xt1fx 18 วันที่ผ่านมา

    yow Ehlu murqaan

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 17 วันที่ผ่านมา

    Oohinta iyo uqddada waad ku shaqaysataan oo dadka masaakiinta ah ayaa been u shedgtaan.
    Adeer in badan ayaa laydiin sector dheereeyay kkkkk
    Maxaa la yidhaa Somaliland?
    Maaha inaad Somaliland sheegataan kkk
    Adeer dhulkiina sheegta hadii kale wallee aad eedi dokntaan.
    Lacagta la siiyo Somaliya ayaad qaadataan hadana beenbaad sheegtaan iyo cadow..

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j 18 วันที่ผ่านมา

    Ka hadaal maxabista layinka haysto inaad xamar qaraxyada ka sheekayanayso alla maxaa been isku maawelisen

  • @hajii2033
    @hajii2033 18 วันที่ผ่านมา

    lab salax tuig beenale ma xashuda beenta jooji

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa. Caabadaya. Waa. Adiiga. Oo. Doonaaya. Dadk. Xoolahooda. Iyo. Shaaraf. Tooda. Imaan so. Waxii. Hoore. Ayaan. Waxa. Kugu. Gaadhiin. Moorayaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂🎉😂🎉