Xasan Sheekh iyo carruurtiisi oo ay ka dhextafatay iyo waxa lagu diriray.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 241

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +11

    waa ruuntada bro thanks 👍✅ Allaha xaqa haka sobixiyo Hassen gurgurte aduuna iyo aqiiro Insha Allah 🙏Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 หลายเดือนก่อน +28

    Xassan sheikh weli waxba u dhiman xaq somali iyo dhiiga somali wa soo dahiri 🙏🇸🇴

    • @ruqiyaali6596
      @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน +2

      Sax sax

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 3 หลายเดือนก่อน +2

      Taasaan been aheyn

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 หลายเดือนก่อน

      In shaa Allaah xaqii Umadda Allaha Subxaanahu Watacaalaa hasoo celiyo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน +11

    Abdirisaaq waa nin yar hadana waa oday xikamad leh habo ❤maashallah

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 หลายเดือนก่อน +20

    Xassan sheikh awladiisa iyo gurigisa meeshe ku danbeeyaan aya arkeynaa ilahayow kaso saar 🙏🙏🙏🙏

    • @mariammohamed6389
      @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน +1

      Awlaadaada iyo ehelkaaga la hel qumey
      Ilaahaay kugu celi

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 3 หลายเดือนก่อน

      I AM SPEECHLESS.

  • @bby6
    @bby6 3 หลายเดือนก่อน +8

    Abwan wa ku salamay xaqdaradi bay ku dagaalamen Hassan dhiqo iyo caruurtiisa

  • @jamac-l2e
    @jamac-l2e 3 หลายเดือนก่อน +3

    WALEE REERKAN XASAN MA DHERGE IYO AWLADIISA MEEL XUN BAAY KU DANBEEYN DONAAN INSHA ALAAH UMMADII MASAKIINTA AH XAGOODA LA BOOBAYA HADII LAGU SOO NOLAAN DONO AAN ARAGNO IYO CIMRI DHERER LAGA QAADO MAAKIINTA XOLAHOODA LA DHACAYO WAXAA LAGA QADAA XANUUNYO FARA BADAN

  • @dahirjamaahmed
    @dahirjamaahmed 3 หลายเดือนก่อน +16

    Alle ha naga qabto hassan sheikh

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 หลายเดือนก่อน +12

    Hassan iyo caruurtis xaaran ayeey ka dhargeen suunka qaada imaanka allaha idiinka qaado.
    mooryan madaxwayne laga dhiigay dameeraley.

  • @nuuriyahirsiducaale3694
    @nuuriyahirsiducaale3694 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc bismilaah mashaallaah jazkaallaah kheyran Allah ku xifidiyo aamiin

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 หลายเดือนก่อน +1

    Reer xasan shiikh xaaraanta hantidii ummada ayaa if iyo aakhiraba ku gubaysa.
    Weli laysma gaadhin !

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 3 หลายเดือนก่อน +4

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay xasan waa ruug

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 หลายเดือนก่อน +6

    asc waa sugeyney dulmigey asaga iyo dhashiisa sheydaan ee munaafiqiinta dulmigey ku hayeen umada somaliyed illaahay ayaaka shifay

  • @saidma1683
    @saidma1683 3 หลายเดือนก่อน +4

    Abwan...Abti...Sarta..Dabka..Waxaa..Iska..Leh..WARSAN..GALI..DAROOD....Cali..xaraare..Kaftanka..Siyaaysada..Soo.saaro..Kala..xiriir..Reerka..Wuu..yaqane..usheeg..Cali..xaraare.❤❤❤

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkii xoolo xaaraan ah dhacaa,dhibkeeda waa ku soo Noqonaysaa,Godkii yaraa ee madoobaa iyo xisaabtii waa sugaysaa,Qiyaaha Qofku wuxuu imanayaa wixii uu dhacay isagoo Tuurta ku sita Yaa Allah

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi risaq abwaan ALLE ha ku xafido ina abti

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan kabyare waad iga qoslisay laakiin walaalo ma waxaan ku jirayna dagaal sokeye iyo dhac sarta xasan sheikh dhisanayo waan arkay siday u dheertahay marka ma ciidan dadka toogta maa la saaray Allah madaxda dalka iyo shicibka Allah xaq ha tuso amiin yaarabi

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน +1

    Islaamaha kula dhashay oo qadaadka xiiran ka sheekee

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sartii dabka waxaan la yaabay hadii meel kasta la gato yaa allah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +2

    waa sax somaliyed haka kacado hurdada cadawga gudaha iyo bananka Allahu Akbar Subhanallaha Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah ilaahayow nasatur

  • @gablax
    @gablax 3 หลายเดือนก่อน

    Absolutely you’re right xoolaha umada somaliyed wax Shaqsi leeyahay ma ahan qabilku doono ha Anigaba iga bilaw ano khaatumo ah waana wax laga daba tegi doono oo Maxkamad lasoo Saari doono marka waad ku Mahad santahay sxb Inaad umada somaliyed wacdi geliso oo xaqooda u dhiciso allaha ku xafido Adigana insha Allah whe come together ducada hala badsado Ayan idiin leeyahay Guulesta inta dadka iyo dalkooda Jecel Aamin love and peace all of you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faisalkisma1792
    @faisalkisma1792 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa xaranta ee dhacane a Ilahey kasoo sare

  • @hawaabshir6594
    @hawaabshir6594 3 หลายเดือนก่อน +6

    Dabka warsan gali daarood baa leh

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haysku diro, xasan iyo reerkiisa wada munafiq iyo musuq ku suntant! Xoolaha ummada soomaaliyeed wallee inan lagu cunin si fiican, dhuunta ayuuna u istaagin, iyagana Allah haysku fax siiyo oo haysku diro. Takale abe tuug ah gabdhiisuna waa tuugo.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan wararka xaqiiqada ah waanu kuhaysanaa ee aad nala wadaagto 🙏
    Cadka rag isku dira ama walaaleeya waa hunguriga. Hadda xasan ilmihiisii iyo islaamihiisiiba waxaa isku diray hungurigaas oo ay isugu dagaaleen wixii umadda Soomaaliyeed kadhexeeyey.

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheekh dawladnimo waxba kamayaqaano ilaahay waxaan kabaryeynaa inuu ilaahay umada Soomaaliyeed kaqabto

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 3 หลายเดือนก่อน +1

    WALAALOOW WALAAHI BILAAHI TALAAHI WAXA TAHAY WALAAL TALO U BAAHAN WALAALOOW QUFKA HADUU KULA JOOGIN AAD AMAANTO AMA AAD CAAYSO WAA XAN XANTANA WAA DANUUBTA ALLAAH SW .UUSAN CAFIN NAARTANA AAY TAHAY ABAAL MARINTA XANTA WALAAL SHAQADAN KAFOGAAW OO SHAQO KARAADSO

    • @Abwaankabayare
      @Abwaankabayare  3 หลายเดือนก่อน

      Waad mahadsantahay sxb lkn qofka laga hadlayo xaqiisa waad kahadashaye kawarran shacabka xuquuqdoodi la dhacayo, musuqa iyo nin tooxsiga mase ogtahay annagoo waxaas og haddii aan la aamusno iney dambi weyn tahay oo Allaah cadaab ugu goodiyay kuwa xaqa qariya?

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xassan duufle gurgurte bal carurtan xaranta Ka dhergaya akhiro xage adayan umada xaqeeda cunaan dubxanallah

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Xurmadle xshm qumayo iyo qumay wanaagaaga ka naxaya.ilaah kuma tuso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Many thanks
    Abwaan Kabayare
    😂😂😂😂😂😂

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa so dhawaadha .war far xalahee sidhaa. Xasan maxamuud calasow. Iyo caruurtiisa. Isku heysta hashi maandeeq ... hilibka yaa qaadaayo kurus .iyo maqaarka. Yaa abgaalow gormaad maqaar fiiqow barateen. .. ina maqaar yare haye. Siidi goormaa laso celaa

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 3 หลายเดือนก่อน +1

    WALEE XASAN MADHERGE DAL XARAASHE IYO FAMILKIISA WAA ABOOR ILLAAHOW DALKA IYO DADKA KA QABO.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sarta dabka warsangeli oo daarood ah baa iska lahaa odaygii lahaa wiil uu dhalay ban ku ogaa dalka Canada magaalada Edmonton wuxuu ahaa nin aqoon yahan ah oo akhlaaq badnaa lkn mar aanu sheekaysanay wuxuu ii sheegay in aanay weligood iibin doonin oo xusuustii aabahood ay tahay markaa culusow iyo naagihiisa alle soomali haka qabto

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxda Soomaaliyeed iimaanka illaahey ha geliyo
    Xoolo xaaraan waxaan hur aheyn oo laga qaadaayo ma jirto ilmihii lagu koriyana beri adi unbey kugu soo jeesanaayaan.

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂Manshalaah ilaaheye ha ku barkeyo runti wa xikamd hadlkagu 😂😂😂saratn maanta wa saxan barin wa sahan

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 3 หลายเดือนก่อน

    Waa wax laga yaqyaqsado waxa uu xasan sheekh kudhaqmaayao

  • @osmansheikh6190
    @osmansheikh6190 3 หลายเดือนก่อน

    Asc, abwaan waan ku salaamay maanta waxaan kaa codsanaa inaad mudaaharaadka aan iclaaminaayo aad ka qeyb gasho oo ah inaan wiigan loo dabaaldegin oo la joojiyo wax dabaaldeg xoriyad la dhaho sida qofkasta oo soomali ah maanta ogyahay wadankii gumeysi xoogan yuu ku jiraa markaa waxaan kaa codsanaa inaad gaarsiiso dadaka soomali meel kastooy ku nool yihiin in wiigii xoriyada lagu bedelo wiiga murugada iyo u ducey ta wadanka iyo sidii loo xorey lahaa wadanka asc

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dabka Warsangeli (Harti) ayaa iska leh. Xaa ka rabtaan, beec mahe!!!😅😅😅

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahaw isku dir aamin

  • @user-uj1qw8ev
    @user-uj1qw8ev 3 หลายเดือนก่อน

    😁😁😁 ilmaha doqoma mahan avahod haduba xaquuqda umada lunsanayo ayagana dhina coda hanaga cunan xaqa ayey tegiye inshaa alah Somalia 🇸🇴 muslim 👍

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nin xigmad leh baan ku mooday waxah xigmad leh nooma aadan sheegin

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 หลายเดือนก่อน

      Qofka laga hadlaayo ayaa ah musqul ku yimi igaarkey moqdisho unuka iska leh... igaarkey USC iyo badbaado doofaar kusoo biir ....qofka laga hadlaayo ayaa saas u qarmuun hogaamiyaha ibnul sharmuudiinta somaliya....ayaa laga hadlayaa....

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 หลายเดือนก่อน

      Hogaamiyaha ibnul sharmuudiinta somaliya Hassan culusow ayaa laga hadlayaa lagama hadlaayo qof biniaadam ah...

    • @haweyamohammed4124
      @haweyamohammed4124 3 หลายเดือนก่อน

      Tuugo laamayeeriga fiikhda ma xixmad buu takhaan yuslis

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 3 หลายเดือนก่อน

    Waa joogan adeer xamar bay xadir ku yihin

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 3 หลายเดือนก่อน

    Talefishin sac magaalo daawasha wacan

  • @abidell4173
    @abidell4173 3 หลายเดือนก่อน

    Xisbi la oran jiray dabka ayaa loogu magacdaray wadada waxaa lahaa xisbiga Abdirisaq Xaaji Xuseen....

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Murusadoo meeyd u raran yahay maleele a da jiyay kuneefsi
    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgaal baa leh .. Maal iyo maamul abgal baaleh Mugdisho mudulood baa leh

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo Gabadhiisa Jiihan Nin Kenyan ah ayey la saaxiib tahey oo lacagta badan ayey siisey

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shiikh wuu idinka sheegtaye kahara oo dhibka kadaaya

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle 3 หลายเดือนก่อน +2

    Lacagee aaadatay kulaha 😂markey qadaneyse ma arkeyse adi 😅

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 3 หลายเดือนก่อน

      Arreey, see wax kaa yihiin?
      Mise MAAKAAL iyo MOXOG ayaa ku dibirtay?
      Nabadeey.
      Kabad iyo Liijaan
      Jac, naq.

  • @faisahersi5370
    @faisahersi5370 3 หลายเดือนก่อน

    Bismillah abwaan Belaad kawaramaysaa ???

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhani uu Xasan Muufo Dameer culusow uu dhaley oo la yiraahdo Jiihan oo Nin Kenyan ay la saaxiib tahey nin Kenyan ayey lacagta siisey

  • @AmnaUn-t8q
    @AmnaUn-t8q 3 หลายเดือนก่อน

    Ana maxweyne usharaxan naagteyduna waa murusade ee iisujuud ra iisolwazaare ayaan idika dhigidoonaa

    • @haweyamohammed4124
      @haweyamohammed4124 3 หลายเดือนก่อน

      Diladi moxiga cuneysay ha kuu sajuudo alle mooyee aadane loo sajuudo ma jiro jaahil ya how xaarka weyn

    • @fiileeymedia6032
      @fiileeymedia6032 3 หลายเดือนก่อน

      Subxaanalaah gaal maa tahay ii sajuuda waa maxay war alle unoqo kan hadlaaya iyo adiba wwxba isma dhaantaan

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 3 หลายเดือนก่อน

    Anigaa aqaan reerka leh guriga dalka

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 3 หลายเดือนก่อน

    Ala caqa ha garansiiyo Xasan Dhiiqo

  • @SubanGuled
    @SubanGuled 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka isaq waxa la oran jiray Jirde Hussein

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 หลายเดือนก่อน

    Sarta Dabka Waxa Leh XAAJI DIIRIYE Waana nin Awrtable ah Yuusuf Daarood Ninka ugu lacagta badnaa Xamar 1950

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 หลายเดือนก่อน

    Hanatidii ay kabooben umada soomaaliyed baya isku laayen madhowa walee saraha laga dhisayo hantida umada soomaaliyed waya ku dumayan😟

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 3 หลายเดือนก่อน

    Aakhiro ayey. Xisaabi jirtaa

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 หลายเดือนก่อน

    Waa. Qows. Duleysan. Oo. Wada. Tuuga. Ah

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 3 หลายเดือนก่อน

    Kanu waa xoolo oo aan caqlilaheeyn wuxuu iska dhigaayaa mucaarad asago been nooshegaya. Allah ha ku cafimaadiyo. Wariye miyaatahay masse shaqo ayaa weeyday. Nabadeey.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 หลายเดือนก่อน

    SARTA DABKA WAXA LEH AUN XAAJI DIIRIYE AWRTABLE YUSUF DAAROOD AYAA LEH HABIDIISA BADANA WAXA LAGU HEYSTAA XAMAR

  • @Heliimomohamed
    @Heliimomohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Asc weli ma dhowa xaqii qabuurahana ku dar xisaabta xasan u taala

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 3 หลายเดือนก่อน

    Alah isku diro ayga moryanka ah somali ya Allah ka qabto

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xaaryare maantana mawarkaanaad keentay sidaad darbiyada madaxa ugu tumeysay Viva dalxoreeye

    • @haweyamohammed4124
      @haweyamohammed4124 3 หลายเดือนก่อน

      Xabaalo khote

    • @bby6
      @bby6 3 หลายเดือนก่อน

      You mean viva dal xarashe and qabuure faagte

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 3 หลายเดือนก่อน

      @@bby6 Cay iyo ciil dalxoreeye waxloogaqaadiwaa marka iska oya 10sano soosocota isagaa kuutalin

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 3 หลายเดือนก่อน

      @@haweyamohammed4124 Ciilanayaasha waxba maqaadikaraan oo tabartiina waxey noqotay oyin 10sano oo soosocota isagaa kuutalin ee mataga nagadaa

    • @bby6
      @bby6 3 หลายเดือนก่อน

      @@sahruja5777 waxan umalen in ad ka wado qabuure faagte kas ba dal xoreeya ku ah qabuuraha ma dhul laga siiyey wad hoogten adun iyo akhiroba ina dal xaraashe

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib waa war bixin fiican.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wlle Allaha isku diro xaaraamiyiinta tuugo family xaqa umada somaliyed allaha kasoo saaro Lama Duudsin Karayoo Xaqu Wuu Dilaacaa Alxlilah Xaqii Baa Dilaacay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    ❤habo scw

  • @user-uj1qw8ev
    @user-uj1qw8ev 3 หลายเดือนก่อน

    abwan Somalia way istaqanta cidna kuma jogee afkaa buuxso ayeey kuwada heshisay xukumada hadaa tagan

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLA Abwaan Kabayare dhib badanaa 😂😂😂

  • @sahramohammed7668
    @sahramohammed7668 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anagaa qarabo ah cida leh waa dad carurtoodii wax bartay waa dad dhaqalo fican haysta mana raban lacagta xaranf ah ee laga dhacay umada somaliyed

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhaqaalaha inteey ka keeneen gaas iyo nafto ayay gadi jireen....

    • @Rhali-x5q
      @Rhali-x5q 3 หลายเดือนก่อน

      Good question 😳😳

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahay soo ma arko xoolaha umada Soomaaliyeef laga dhacaayo soomaahan

  • @mohamedalinor2179
    @mohamedalinor2179 3 หลายเดือนก่อน

    Qolada sarta dabka iska leh waa reer xamar camuudi kala xiriir amiin caamir

  • @ahmednurmohammed
    @ahmednurmohammed 3 หลายเดือนก่อน

    Jihaan wa gabaar qurux badaan iguuriya kkk lakin darood ayan ahaay

  • @aminmunye857
    @aminmunye857 3 หลายเดือนก่อน

    Guriga dabka dadka leh way jogaan waxay deganyihiin via roma reer xaji muqadam bala yirahda macruf waye

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 3 หลายเดือนก่อน

    NOO WARAN QURUXOW. ADIGA IYO QAWARK ISLIWGA SHEEGTA XURUX IYO RUNBA WAA AGTIINA

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ka baq oo jooji beenta iyo isku dirka aad faafineyso shilimaad yar ood been iyo isku dir aad ku uruursato waad ku halaagsameysaaye walaaloow isku daa

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 3 หลายเดือนก่อน

    Daarna dabka waxaa lahaa oo xisbi Gigi magacu ugu baxay ee dabka ee rw hore cabdirisaaq xaaji xuseen walow aan xisbigii cidi ka noolaayn

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 3 หลายเดือนก่อน

    Nacalaa ar maajo mariixaan iyo inta taageer ta oo aad ka mid tahay ku yaal afar qooble maqaar xasan dal xoreeye guul far maajo duli

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 3 หลายเดือนก่อน

    haa sax waa hantidii qaranka. oo reer qeebsadeen..

  • @MadaxeeyAhmedmohamed
    @MadaxeeyAhmedmohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Nabsibiiray.maraago.kansar.hakudhecee.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 หลายเดือนก่อน

    Warbixin naxdin leh hantida umada gaajada iyo faqrigu dhameeyey ninkii xoolahooda sidaa u dhunsanaya waa danbiile.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 หลายเดือนก่อน

    Nin Kenyan ah ayey saaxiib la tahey oo lacagtii ka dhacey

  • @mohamedalinor2179
    @mohamedalinor2179 3 หลายเดือนก่อน

    Sarta dabka waxaa iska leh xaaji muqadam kala xiriir caruurtiisa via roma joogaan

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน

    Aqrud yaahuudaa
    Ilmaha islaamka ha cunin

  • @pipipkan2880
    @pipipkan2880 3 หลายเดือนก่อน

    Warkaagu waa fiican yahay maanta!

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Waa lagugu dira akhirkana waa la isku dilaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Habo mahadsanid

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 3 หลายเดือนก่อน

    Jirde hussien

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 3 หลายเดือนก่อน

    OO MAAXOOGAAB REER XASAN CULUSOOW MEESHII AY JECLAADAAN ?

  • @abidell4173
    @abidell4173 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa leh dubks reer abdirisaq haaji husen fomer p.m.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 3 หลายเดือนก่อน

    Ninians wax ku weydiyey isku dirks iyo warranty beenta hunguri hiya galaxy yahuu

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdiirisaq kabayare dad waa riifah

  • @saqawagacal9175
    @saqawagacal9175 3 หลายเดือนก่อน

    Marwada madaxweynaha marki ay walac noqoto na inoo soo gudbi😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน

    Ma shaqeyste lacag buu ku waashay

  • @DaudOmar-g4x
    @DaudOmar-g4x 3 หลายเดือนก่อน

    Waa la ogyahay madax afrikaan iyo madax carbeedba hantidaa waa ku cayaaraan

  • @MohamedGuled-e7d
    @MohamedGuled-e7d 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamacad ha dhihin ee Machado dheh. Tan NGO ayaa sax ah.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 หลายเดือนก่อน

    Adiga sidee ku ogaatay, waxaa madax dheri leedahay qurbahee

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan maqley sarta dabka dhulbahante aa leh

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 3 หลายเดือนก่อน

    Nin abarghidir. Ah Ee la yirahdo Abdullahi Major Canada an ku maqlay

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 3 หลายเดือนก่อน

    C/lahi/maajoor ayaa lahaa sarta dabka ee bidixda xikta ee ma ayadaa meesha maka mukarama iyo dabku iska gooyaan .