Wareysi madaxweyne Cabdiweli Gaas By Cabdixaafid Maxamuud Jaamac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Wareysi madaxweyne Cabdiweli Gaas By Cabdixaafid Maxamuud Jaamac
    Filimqaadidii & Farsamdi Maxamed Cumar Sh Aadan
    www.somalimedia...

ความคิดเห็น • 48

  • @Bashi869
    @Bashi869 9 ปีที่แล้ว +2

    mudadii yarayd ee uu Puntland xukumayay wax badan ayuu qabtay. InshaAllah wakhtiga u hadhayna horumar tayo leh ayuu gaarsiinayaa reer Puntland.

  • @abdowali463
    @abdowali463 9 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso madaxwayne waxaa garbahaada taagan 3.9 M oo reer Puntland shaqada qaran ee aad qaranka Puntland u hayso wa mid aan ku diirsanay. Guuulayso prezo

  • @bandargori1045
    @bandargori1045 10 ปีที่แล้ว +1

    He was de facto representing both the federal government and Puntland after all no delegates from Mogadishu nor Somaliland attended this huge global summit on investment in Africa
    Puntland controls a huge land full of potential riches. You might not admit it but that's the leverage it wields over global investors.
    Dr. Abdiweli got a huge reception in Addis Ababa as well. It seems he singlehandedly outmaneuvered the corrupt gangs occupying Villa Somalia.

  • @Standforjustice1000
    @Standforjustice1000 10 ปีที่แล้ว +1

    Puntland or SSDF waa cadowga umada somaliyeed..

  • @abdulahiahmed6150
    @abdulahiahmed6150 10 ปีที่แล้ว

    walee ninki halyeey uyaqaan iyo kii habartii ugamadare uyaqaanba hhadii gaas iyo galeeyr xataa samatar brofasooro yihiin soomaaliya aloow adigaa umaqan ee dhalinyaro wadaniyiina noosahal

  • @smokecityable
    @smokecityable 10 ปีที่แล้ว

    Af soomaaligi waa la bahdilay...tusaalo ahaan "two thousand and sixteen election baa la rajeenaaya, constutitionki ma dhameestirna, xisbiyo codeeyo..."

  • @bartashacabka7659
    @bartashacabka7659 9 ปีที่แล้ว

    Waxay ila tahay in uu ka hadlay sida uu rabo uu na jecelyahay maxuma in qofka uu shego waxa uu rabo.basle waxa uu iloowbay in ay somaliya ledahay somaliya dhinac waliba somaliya waxa leh somalida

  • @hayaanmedia1
    @hayaanmedia1  10 ปีที่แล้ว

    A letter to the motherland (Somalia) by Huda

  • @ahmedlaki3649
    @ahmedlaki3649 8 ปีที่แล้ว +1

    waxa laygu dhaariyey ayu ku leyahay in sool sanaag iyo cayn ay kamid tahay puntland hadana xoog baa laygaga haysta miyey isqabanaysa wllle wey naagaysay somaliland puntland aar meesha iskaga kac dheh xaaryow

  • @zund4
    @zund4 10 ปีที่แล้ว

    All those who are part of the somali division are losers in the long run. They are satisfied for each one of them Puntlander or Somalilander or Jubalander to be subservient to the Christian Kenyan or Ethopian Governments , but to make peace and work in unity with their fellow Somali countryman it is not an option for them.
    Somalia needs a just leader to chase all of those MiniLanders out of power and bring unity to stronger United Somalia that can stand up to Ethopia and Kenyan agreesions.

    • @Standforjustice1000
      @Standforjustice1000 10 ปีที่แล้ว

      Puntland is nothing a poppet that want to rob every Somali clans including harti, Darood, Hawiye, and others......we the Harti Clan condemn SSDF and their selfish ideology.....

  • @yarkaheerkhatumo2116
    @yarkaheerkhatumo2116 10 ปีที่แล้ว

    waa sax hadii nala dhaho mid raaca putland ama idoor anagu waxaan eacaynaa putland

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 9 ปีที่แล้ว +1

      yarka heer khatumo Wasakh yahow dadkeena Somaliyeed ha kala qaybin. Adiga oo kalay baa sabab uu aah dhilkii dadkeena Somaliyeed la kulmeen. Somali wa hal qabiil oo waa dad is wada dhalay.

    • @Bashi869
      @Bashi869 9 ปีที่แล้ว

      yarka heer khatumo yes you right, dhulkuna waa dhulkaagii dadkuna waa dadkaagii Iidoor maxaa idinka dhexeeya ? nothing.

    • @hanansharaf9064
      @hanansharaf9064 8 ปีที่แล้ว

      thnks adinka reer puntlan waawa tahiin ee kama midnoqonesiin cz dhulbanto iyo mj waa walalo isaaq afur orad oo biimaal iyo dir doono dheh kuwaasa walalo tihiinee

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 8 ปีที่แล้ว

      Hanan Sharaf
      *Waryaa Somaliland isku dirka jooji*

    • @nolimit5549
      @nolimit5549 8 ปีที่แล้ว

      taas adiga cidna kaama wareysaneyso khaatumo waa maamul lamid ah kan puntland iyo isaaqland.

  • @7skyplusleadership743
    @7skyplusleadership743 6 ปีที่แล้ว

    baal eega nin kaan isku tilmaamay hogaamiyo waxuu tusaale qaadan shaati nin kuqabsaday dhibaato kasta xal ayay ledayhay Qofka shaatigaaga kuga qabsado xal waa loo heli hadda tahay qof caqli badan ama waxbartay ee ma aha in dhib la abuura adigoo eegayo dantaada Su'aal ayaa rabaa in kuweydiiyo haddii nin iyo naag isqabay iskudhacaan ninka naagta siiyo kili tiisa ah naagtana kusocoto kilidaas ninka dhaha hadda ayaan kili hore aan kusii yay ayaan rabaa naagtaasna haddii kilada laqaado way dhiman bal xalkaas keeen hogaamiya ?

  • @7skyplusleadership743
    @7skyplusleadership743 6 ปีที่แล้ว

    Waan kaxumahay nin siyaasi isku sheegay hadda fahmin micnaha federalka bal weydina gaas yaa leh arrimaha kusaabsan dibadda madowlad gabaleedka ayaa leh ama federalka balninkaas haa labara chain of comman

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 10 ปีที่แล้ว

    ninkani qori dab ah buu cirka u tuuray oo aan siyaasad ahaan u haboonayn inuu fara geliyo maadaama uu odhan karayay waxaanu diyaar u nahay inaanu wada hadalo ama hadal siyaasadeed oo ka hufan uu odhan karayay runtii maadaama uu nin mjteena yahay hadalka sida loo geed waabo ma yaqaan badhtankuuna u galay inuu dhulbhnte iyo mjeerteen colaysiiyo sidaa awgeed waxaan odhan lahaa ....bal hadaba dhegaystoow xagee bay putland mamushaa oo sool iyo sanaag iyo cayna taasi sow noqon mayso . sheekadii midgaha ee ahayd ka kale hadalka hanaqa ku gooo ha dhinteee

  • @abshirmaxamed3224
    @abshirmaxamed3224 8 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaan inta badan ma ka hadlo dan wynah aSoomaali wayn ka dhaxeeya, mar walba hadaladiisa waxa uu ku lifaaqaa 'anoo matala Puntland' ma dhihi karo waa mas'uul Soomaali.

  • @Standforjustice1000
    @Standforjustice1000 10 ปีที่แล้ว

    Gas kaninki walida ayuu ilawey...Someone please provide his Psychiatric medications... medications running out. Dr. John in Buffalo NY please send the medications to P.O BOX SSDF territory better known as pirate headquarters.

    • @salamaalaikum3007
      @salamaalaikum3007 10 ปีที่แล้ว

      Mohamed J kiniiniga ad shegin ma midka ad qadato markad buqdisho isku qarxinaysa al shabab waxid waxa cadeyn u ah in ad kiniini qadato dumarkii mooryanta reer futo madoobe xaraan ku nax sanka dhuudhi ebola qaba fayl ka gala ilan mooryan maskaxiyan u buka waxba ma wasi karee ina in an ku wasa wax iga xaran habar usc oo siil madow oo qarmuun cudurna ugu darsoomay la wareegin ninka sheegey ma dhaafto waxad kininiga walida ugu walan waa mid ad ku seexato kuna soo toosto ilan mooryan xaran cunay ma fiyoobe damer daba madoobe ,,,,,,,,,

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 9 ปีที่แล้ว

      Mohamed J,
      First of all, there is nothing wrong for someone to seek psychiatric help. Psychiatrist attend to varieties of health concerns that have a wide spectrum. "Hebel wu waalan yahay" are statements that exist as result of not having the knowledge it takes to attend to one's health. I am neither Putlander nor from Somalia. However, I'm Somali and it is unfortunate that you could not express your disagreements and succumb to a distractor that you know very little about. President of Putland has elaborated on his region's policy and his views. If you have an ounce of "sanity" you will learn how to stick to the subject and express your views without undermining yourself.

  • @culatiasmaraniya4446
    @culatiasmaraniya4446 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @madheedhle
    @madheedhle 8 ปีที่แล้ว +1

    Riyo been ah.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 8 ปีที่แล้ว

    waxan modayay cabdi xaafid inu yahay qof xaq soora lakin qof xaq sora ma aha wayo marku leeyaha bahalkas beenta badan oo daarood ee foosha xuni sool iyo sanag iyo caayn waa buudlaan maxu ruunta uu sheegi wayay uu odhan wayay dhulna somaliland bay ka tirsantahay dadna isaq iyo daarood aya wada daga siday gobolka iitobiya isaq iyo daarood uu wada dagan yahay markas waxn uu sheegaya bahalkan duusha mado oo doofarka uu eeg riyad ka bax bililiqadi waxay dhamata marki afwaayne afka loga kaadiyay markas isken somaliland hadanu kaga xarin wayno hh

    • @somalihanahilaa6891
      @somalihanahilaa6891 7 ปีที่แล้ว

      xishood an gabobay qurux an gadomay qabiil aaan reeebno lkn yaaleh Sol iyo sanag iyo cnyn soodhul rekad shegayso oopund

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 ปีที่แล้ว

      somali hana hilaa
      _inay iniga tahay jaahil nimo iyo doqon nimo ma kala garanayo wayo majeerteniya meeshay tahay wa la yaqana ee adkaysta yan garoowa iyo bosaso niligu imane oo niliga qadine intad wax kororsi rabtan horaa lo yidhi wax kororso wax beel iyay dhasha intaad somalilan uu so dhun tagaysan mida labadna horta meel la yidhado caayn ma jirto ee magalo caynaba la yidhado iya jirta tasna hadad qabil radinaysid boqolkiba sideetan isaaq iya daga ee ku quuso gobalka sanagna galbeed isaq iya daga barina daarood waxa so raca las caanod iyo buhadla hhh labadasina somalilan iyay ka tirsan yahan ee iska ilow oo afka dabesha ka qarso

    • @HurreJunior
      @HurreJunior 7 ปีที่แล้ว

      Please mind your language. Abdihafid is world class Journalist. He knows what he is doing. I have faith in him that he never thinks about Somali disunity. He is a patriot. So avoid making claims of which you don't have sufficient information.

    • @dblockforlife2044
      @dblockforlife2044 7 ปีที่แล้ว

      xishood an gabobay qurux an gadomay isaaq don't live in sool sanaag and cayn people living there are dulbahante darood tribe put that through your thick head and ddsi is ogaden land isaaq madagow ddsi they only live in gashamo waxaa kalee waa ogaden