Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @mubaariktiger4929
    @mubaariktiger4929 3 ปีที่แล้ว +16

    Yaa ila dawanaYa 2021 Alle caqliga iYo Cimrigaba haku Barakee¥0 Professor Ahmed Ismacil SamaTaR

  • @batimaisto3569
    @batimaisto3569 9 ปีที่แล้ว +29

    You the best prof SAMATER
    ALLOW GUUL IYO CAFIMAD
    KUU NOOLOW 👍

  • @yusufabdirahman7474
    @yusufabdirahman7474 4 ปีที่แล้ว +11

    Wariyahan aqon uma laha wariyenimo.
    Wll miyad la dodaysa mise sualad waydinaysa profka.

    • @milo9667
      @milo9667 3 ปีที่แล้ว

      Wataan la yaabay

  • @daarulshareecah.7143
    @daarulshareecah.7143 4 ปีที่แล้ว +57

    Hadaad daawanayso 2020 fadlan walaal inuu ALLE kuu danbi dhaafo soo booqo youtubkeyga #DalmarTube subscribe na iisar

    • @cadnanmoha7684
      @cadnanmoha7684 4 ปีที่แล้ว +1

      Muxuu qabtaa youtubkaaga?

    • @daarulshareecah.7143
      @daarulshareecah.7143 4 ปีที่แล้ว

      @@cadnanmoha7684 walaale waa TH-cam channel aan Ku soo baahino taariikhda caalmka inta aanan labaahin iyo waxyaabaha dadka soomaaliyeed qaarkood kafaahsoon.

  • @geeljireewithattitudeaka1280
    @geeljireewithattitudeaka1280 9 ปีที่แล้ว +14

    “Saying of the Prophet scw
    The Tongue
    A man slips with his tongue more than with his feet.”

  • @geeljireewithattitudeaka1280
    @geeljireewithattitudeaka1280 9 ปีที่แล้ว +15

    He who obeys the Messenger has indeed obeyed Allaah

  • @maxamedali4284
    @maxamedali4284 4 ปีที่แล้ว +13

    قال رسول الله صلي الله عليه وسلم ( لا يؤمن أحدكم حتى يحب لأخيه ما يحب لنفسه ) ninkan wariyaha ahi bal ha ufiirsado xadiiskan

  • @axmedqd3768
    @axmedqd3768 8 ปีที่แล้ว +8

    ManshaAllah Axmed Smacil samatar waa aqonyahan codkar ah codkar ah hadal kar ah balse waxan la yaabanahay wariyahan daciifnimada uu muujinyo iyo Degdega ku jira

    • @barkhadawil6210
      @barkhadawil6210 8 ปีที่แล้ว +1

      +Kooshing Abdi sxb kani wariye maahee waxan uùalaynaaya ainuu somaliya u hadlo lkn waa dameer bakhtiyaay maxa alaga hadli

    • @ahmedyasin2182
      @ahmedyasin2182 8 ปีที่แล้ว

      +barkhad awil si daciifnimo ah inaad uhadashid walaga roonyahy wariye su'al walba wuu ku waydinaya adise maxaa tahay daciifyhow

    • @abdixamiidxasan2942
      @abdixamiidxasan2942 8 ปีที่แล้ว

      war mesha yaan xaqiiqda ukuyaale laga xiran cidna loo exan ninkan cilmi wu leyahy lkn kibir iyo isla wayni a ku jirta

  • @yussynas
    @yussynas 9 ปีที่แล้ว +56

    I am a puntlander but i really respect the professor. And everyone is entitled to have their own opinion and we must respect that. :)

    • @yasinaware9939
      @yasinaware9939 4 ปีที่แล้ว +2

      puntlander wax layiraahdo majirto sxb . adaa qaldan, qaladna waad kuraacdey professorka,

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 ปีที่แล้ว +2

      Laan laantuba waa meesha gumeysiga ka soo galo soomaalida iyo meesha qabyaalada lagu bar baariyo.

    • @adiljakatooreahmed3396
      @adiljakatooreahmed3396 4 ปีที่แล้ว +3

      You are Somali, not puntlander, there is no such a thing

    • @indheergaradwaxweydii8656
      @indheergaradwaxweydii8656 4 ปีที่แล้ว +2

      Fuck you what is puntlander

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +1

      Punt👎👎👎👎👎SOMALI is somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @naemaj4616
    @naemaj4616 8 ปีที่แล้ว +18

    professor ka wuu ka yaabay kan wareysi xumadiisa biyana ma siin kari waayey ileen dhuuntuu qalajiyee. yaab. Wale professor ka waa qof caqli badan mashallah prof Samatar illahay ha ku dhowro.

    • @fadumohassan6018
      @fadumohassan6018 7 ปีที่แล้ว

      Miski Jama

    • @abdinurhassan3729
      @abdinurhassan3729 7 ปีที่แล้ว +2

      walaal dhageyso kow markii uu laha prof waa ramadan dabayaqadeedii .marka waa ramadan markaas oo biyo lama cabeeyn.

    • @naemaj4616
      @naemaj4616 7 ปีที่แล้ว

      Abdinur Hassan mahadsanid walal

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว

      biyo ma istahilo

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@rock_diamond9475 gunimadu maaha ceebtiin ee waa caadadiin, oomane oomane dhalay

  • @Qadarkaahee1
    @Qadarkaahee1 3 ปีที่แล้ว +3

    This interview is perfect as I needed. Thank you Abdihafid

  • @jigarxx9364
    @jigarxx9364 9 ปีที่แล้ว +18

    walahi wariyuhu beertuu galay. prof samatar afkaaga caano lagu qabay guuuuul iyo gobanimo masha allah calayk

  • @AssaDjama
    @AssaDjama 4 ปีที่แล้ว +5

    Professor Samatar waa shaqsiga keliya ee aan taageero siyaasadiisa iyo afkaartiisa xorta ah.

  • @sakariyefiqi5954
    @sakariyefiqi5954 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah waa wariye soomalinimaadu ku weyn tahay oo caqli iyo aqoon illah siiyey geeleyso wariye cabdi xaafid

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four 9 ปีที่แล้ว +8

    Good interview and prof Samatar did well as always, we can't dismisd history!

  • @arsenallove750
    @arsenallove750 9 ปีที่แล้ว +2

    Prof wa geesi usoo kor dhay somalinad wuuna iska celiyay suaalihii loo soo qoray wariyahan. prof waxan u tajenaya guul

  • @fatimaa6045
    @fatimaa6045 9 ปีที่แล้ว +6

    Nollow Prf,Ahmed Wale Hadal Yaqan Somaliland Kun Adugo Kale Ah Bay Uu Bahan Tahay Allow Ku Da Amin

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 9 ปีที่แล้ว +8

    The professor is way too smart and he did hurdle well on the traps.

  • @eidhassan1427
    @eidhassan1427 7 ปีที่แล้ว +7

    dulqaadku waa calaamadda dadka wanwanaagsan. runtii profiserku waa aftahan, aqoonyahay, sycologist, dun iyo xariir. runtii talent badan baa isugu ururay allaah ha u barakeeyo intii ka dhimanna ha u siyaadiyo. kan wariyaha ah yaa i horkeena, wallee inaan cashar bilaa cinwaan ah u dhigi lahaa. waa bilaa ixtiraam dhoorre ah

    • @ogaanshahadunida
      @ogaanshahadunida 4 ปีที่แล้ว

      Nin kasto waxaa oo ka hadlooyaa qadiyada oo aaminsanyahay, hadii aad diidaysiin suaalaha kulkulul sidee loo helayaa xal.
      Mida kale professorka marka la balaminaayay waraysiga asiga ayaa ikhtiyaar u lahaa in waxa oo aaminsanyahay suaal kasto laga waydiiyo, Mise in oo diido.
      Mida kale waraysi ma waxaad u taqaanaa kaliya intee ku dhalatay, intee wax kusoo baratay. Waxaas waraysi lama yiraahdo
      ❤👉❤

  • @yahyayoussouf2263
    @yahyayoussouf2263 หลายเดือนก่อน

    Journalite et partisant😢
    Un Professeur reste un Professeur.
    Bravo Ahmed Ismail Samatar

  • @oa732
    @oa732 7 ปีที่แล้ว +10

    Unqualified journalist......we need to see his credential this Mooryaan. The journalist should do his/her best to obtain information from all possible and be objective and fair. ...Mooryaan has quickly conveyed his feelings. Waa mooryaan microfone qaatey..lol

  • @guledmohamed9350
    @guledmohamed9350 6 หลายเดือนก่อน +1

    Our next president insha Allah

  • @zaakiryare4818
    @zaakiryare4818 7 ปีที่แล้ว +10

    what a professional journalism iyo sualo micno wayn kufadhiyo

  • @aminkaram4526
    @aminkaram4526 3 ปีที่แล้ว +2

    Samater did it strong. Abdihafid did everything he can to make him say his word, but Samater's resistance was absolutely incredible

  • @nimcoibrahim7424
    @nimcoibrahim7424 4 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed is well educated walhi and I learned alot from him after finishing his debate. We need people like him to be the leaders in Somaliland. insha'Allah I will be like him soon so Somaliland book will be establish by me in speaking of the truth 🙏🙏🙏🙏

  • @mohadeck5820
    @mohadeck5820 8 ปีที่แล้ว +24

    Dadka qaar doqonsana wariya ha ahaado ama qof walbo interview kula yelanayo inu ku naxariisanayo mad mooda wlhi big respect c.xafiid wariye dhamestiran go'aan iyo karti leh ilaah haku dhowro cadawgaaga banaanada ha ka qeyliyaaan sida eeyihi cml 🐩🐩🐩🐩🐩

    • @faoso2892
      @faoso2892 5 ปีที่แล้ว +1

      Dee horta Waxa Istupida Kan Wariyaha ahi. maaha Waxlagu sheego Wariye Maaha we Isaga ayaana dhex ahayn. Isagaaba la doodaya oo dhinacii kale ba Ka fadhiya

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 8 ปีที่แล้ว +6

    Prof Ahmed future Somaliland President in'sha'Allah kan Weriye ah barro sida loo waraaysto dadka weliba aqoonta leh.

  • @guleidali9038
    @guleidali9038 8 ปีที่แล้ว +13

    caqliga wax bartay ee aqoon yahanka ahi sifiican buu dadka u qancinkarra xattaa haddii aanay isku aragti ahayn. khayr insha allah

    • @waleedyassin1682
      @waleedyassin1682 5 ปีที่แล้ว

      MO

    • @abdisamadahmed5881
      @abdisamadahmed5881 4 ปีที่แล้ว

      That is really

    • @mgurey10
      @mgurey10 4 ปีที่แล้ว

      Calanka bleu ga ah Koonfur ayaa iska laheed ee waqooyi kama soo jeeda

    • @mgurey10
      @mgurey10 4 ปีที่แล้ว

      cabdifatah Harago bro calanka taariikh ayuu leeyahay 1954 ayaa leysku raacay in uu noqdo calanka somaliya oo dhan yeelan doonta mudisho ayaana aheed meeshii lagu go aamiyay ee ma aheen calan ay waqooyi iyagu lahaayeen oo xamar keeneen sidaa ulasoci

  • @ceebkasaliim4322
    @ceebkasaliim4322 4 ปีที่แล้ว +14

    somalia iyo samaliland akhiro lays weydiin myo dhalinyro diintina u tura oo doodaha nacaybka kena iska dhafa

  • @AliYusuf
    @AliYusuf 9 ปีที่แล้ว +2

    Very nice interview, wax badan baa lagu hadley, in the issue of Khaatumo, marka Pro Ahmed leeyahay reer Somaliland oo dhan ha la waydiiyo, majority of Somaliland people, waxay ahayd in u waydiiyo Pro Ahmed , ka waran goitaanka SOMALILAND hadu lagu xiro referendun, afti of all the people in SOMALI republic...goal ba halka uga bananaa, waana sida aytahay

  • @jacaylanlagulawadin5865
    @jacaylanlagulawadin5865 4 ปีที่แล้ว +6

    Axya Axmed Ismail Samatar Waa Aftahan Walhy God Kan Warya Isku Sheegaya Casharbu u dhigay

  • @sheekhubaladka8744
    @sheekhubaladka8744 2 ปีที่แล้ว

    Waa wariye jaahila oo waraysanaaya Pro aqoosare leh

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 4 ปีที่แล้ว +6

    Profssorku indhuhuu ka riday jiirkan haanta ku waynaaday wariye ayaa la noqdaa ayay maqashee hoo Bariiska

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad lakin bk wa miskin wuula gadhey.......wan ka xumey

    • @abdishakuurahmed1923
      @abdishakuurahmed1923 4 ปีที่แล้ว

      @@achmedlander3123 soo ilamad arag inder ciil ba iga qabtay wllhida waayo bk hadal ma garanayo

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 9 ปีที่แล้ว

    MR. ABDIHAFID WAAN LADHACAY WAREEYSIGAAGA OO AAD SU`AALAHAAGA KU ADKEEYSANEEYSID CADOW ALLA HAKAA QABTO

  • @bashafitness
    @bashafitness 9 ปีที่แล้ว +10

    haters gonna hate regardless
    much love from
    #borama #Somaliland

  • @Drmaahir
    @Drmaahir 4 ปีที่แล้ว

    Ereyga ah laba dowladood ayay ahaayeen o isku tagay waa been caawo ayaan fahmay MashaAllah
    Waa labo gobol oo soomaali ah midna ingiriska haystay midna talyaaniga dhowr maalin o isku dhaw ayay cadowgi katagay kadibna dowlad dhisteen samatarna waa nin quustay in u madax noqdo o xanaaqsan

  • @yaasiincalisuudiyaasiincal1686
    @yaasiincalisuudiyaasiincal1686 8 ปีที่แล้ว +7

    wariyuuu waaaa kuwa reeer xamar ugu qadhmuunsan waaaaa badaw profsorku may ahayn inay inuuu kanooo kalle waraysi siiiyo

  • @SummerSissle
    @SummerSissle 9 ปีที่แล้ว +1

    I have so much respect for Professor Samatar, I hope he really gets the opportunity to be a leader in Somaliland, I think we can benefit a lot. Somaliland needs educated progressive and proactive leaders. We need policy makers that could assist us in navigating our way around these difficult changing world. Africa is changing and its middle class is growing and we need to position ourselves in a strong place so as to benefit from any these changes.

    • @misspamba1
      @misspamba1 2 ปีที่แล้ว +1

      It’s happening today 👏🏾

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 9 ปีที่แล้ว +24

    At the beginning of the interview, the journalist avoided not to give time for the professor to answer the questions and that's not the way journalism is.He just wanted to dictate what the professor would reply.It became obvious to me if not all the viewers that his questions were not transparent, but biased and one-sided. Though he asked many important questions about the Great Somalia, his defeat about the presidency and his changes of heart before and in the future. Overall, the Abdihafids' questions were mostly personal attack and full of favorism of the South.
    Somaliland is definitely much better than Somalia in many ways including security, democracy, freedom of expression,schooling and good governance. Nobody can deny that and you've got much to do in Somalia. The professor underlined the blue flag with white five sided-star which represent the Greater Somalia which is now dead in the water.The question is:Can Somalia fight against Ethiopa ,Kenya and Djibouti to take back the land ? No. Then why Somaliland? I think it is a waste of time for Hassan Shekh to focus this. He had better talk to Kenya about the sea and border issue at the ICC, the International Criminal Court in Hague. Or is Kenya your brother like Ethiopia? As somali politicians usually say. I am not definitely againt Somalia or Somaliland, but i am talking about the reality on the ground. Somalia is not only Hawiye, Darood and Dir, there are other communities. Give them chance and we will see then

    • @madhaafaanmedia6213
      @madhaafaanmedia6213 4 ปีที่แล้ว

      very crucial analysis

    • @Samatarpodcast101
      @Samatarpodcast101 4 ปีที่แล้ว

      Go back to hargeysa now 14 April 2020 how it looks like??

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      @@Samatarpodcast101 maxaa ku koordhay wll from sanaag somali

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      Decmocrasi 😊😊😊😊adeer ajnabi baad jeceeshay 1🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴ayaa thy

  • @apdirahmanismail4519
    @apdirahmanismail4519 3 ปีที่แล้ว +1

    Professorka umada neefkan wad udulqatay ❤💯

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
    @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 9 ปีที่แล้ว +4

    Barafisoor Axmed wuxuu wareysi ku raaxeystaba maanta weriye qandhadh ah ayaa helay. Wuu kulullaadey. Ta kale iney odeyga xiijiyaan way u gu talogaleen oo sufur biyo ah xitaa ma ay soo hor dhigin. Q.I.DH [qosolkaa iga dhammaadey]
    Runtii, sidan si ka heersareysa in loo wareysto ayaan ka jeclaa Barafisoorka intii la xiijin lahaa, oo su'aal kun jeer oo hore la waydiiyey, dib loo waydiinayo. Barafiisoorku waa haldoorka soomaalida marka loo eego sida uu soo bandhigo fikradaha waxtarka u leh bulshada, kana qayb qaata wacyi aqooneed, siyaasadeed ee dadwaynaha.

  • @waraabecadde7726
    @waraabecadde7726 7 ปีที่แล้ว +1

    Wariyihii ugu liitay ee aan abid arko weyan ninka CV giisa ha iska hubiyan qolada uu u shaqeeyaa

  • @mohamedahmedmouse572
    @mohamedahmedmouse572 4 ปีที่แล้ว +8

    Scholar prof Ahmed ismaaciil samatar
    Halyey qaran
    Wariye caadifaysan

    • @Drmaahir
      @Drmaahir 4 ปีที่แล้ว +1

      Weriye caadifaysan maaha lkn sidi aad rabtay madhihin

    • @Drmaahir
      @Drmaahir 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed samatar aqoon qasaarty iga dheh

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      @@Drmaahir dhulbahantee iyo warsangali buu xeero kuxiiray. 😭

  • @romokowhandule3591
    @romokowhandule3591 4 ปีที่แล้ว +1

    Si kastuu cunsuri neceb dadka somaliland waraysi ka qaaday una maleeyay qof aan cilmi lahayn ugu dambayn wuxuu ogaaday inaanay jirin meel uu ka maraa prof.ahmed ISMAIL samatar allah ha sharfo somaliland iyo cadawgeedana waligood calooshu ha taagnato💚⚪❤

  • @sacadabdi5276
    @sacadabdi5276 8 ปีที่แล้ว +11

    Geesi Prof Axmed Somaliland iska soo sharax wali waan ku tageersanahye

  • @Nazariabdi186
    @Nazariabdi186 2 ปีที่แล้ว

    Forever waraysi lamid ah ma daawanin Profoserku sida oogu wanahsan ayuu ugu jawaabayay wariyahuna su,aale cajiib ah oo loo baahna ayuu waydiiyay mahadsanidiin😎🙏

  • @abdinasirdiiriye1631
    @abdinasirdiiriye1631 4 ปีที่แล้ว +31

    Wareeysigaan maanta 2020 in weydiiyo ayey aheed

    • @cabdallenuur4129
      @cabdallenuur4129 4 ปีที่แล้ว +6

      sidan iyo si ka sii badan buu ugu jawaabi lahaa cunsurigan majeerten

    • @boldbaatarbatiredui6003
      @boldbaatarbatiredui6003 4 ปีที่แล้ว +1

      Cabdalle Nuur Hargeysawi yaa majerten ah

    • @boldbaatarbatiredui6003
      @boldbaatarbatiredui6003 4 ปีที่แล้ว +1

      Cabdalle Nuur Hargeysawi waa rer waqoyi gaar ahaan rer borama

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdallenuur4129 prof waa faqaash Somalia dhulbahantee ah😁

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 4 ปีที่แล้ว +1

      @@superfun1819 Kan Sanka weyn ee weriyaha ah Ayaa faqash ah balse Prof A I Samatar waa Reer boorama

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 6 ปีที่แล้ว

    Su'aalaha LA waydiiyey guud ahaan waxay ka yimaadeen waraysiyaddii horay uu u baxshay marka kuwa qabyaaladda indhaha LA ku taageeraya samatar dib ha u dhagaysteen horay waraysigii looga qaaday kadib ha u soo laabteen waraysigaan. Waxaa wanaagsan in aanad qabyaalad ku shaqayn ee caqliga alle ku siiyey ku shaqee.

  • @abdiqadiraliahmed7235
    @abdiqadiraliahmed7235 8 ปีที่แล้ว +17

    ina ismacil samater waraysiyada lala yesho waxa aan ka faa.idaa aqoon koror si walahi ninkan waan la dhac sanahay

  • @mofathi4162
    @mofathi4162 8 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah prof axmed ismaaciil samatar vs wariye c/xaafid waraysi aan inaba caadi ahayn prof sida uu suaalaha udeeqsiiyo una qanciyo dadka ayaan aad uga helaa

  • @abdallayusef5385
    @abdallayusef5385 8 ปีที่แล้ว +12

    walee libaax ayaa ku qabtay waxaan filayaa inaad dibdanbe usoo horfadhiisan doonin

  • @geeljiregeele4053
    @geeljiregeele4053 4 ปีที่แล้ว +1

    Waligay ma arkin wariyahan oo kale.
    Waa wariye waa aad iyo aad u fiican oo wadani ah oo xirfad sare leh.

  • @problemproblem9514
    @problemproblem9514 9 ปีที่แล้ว +9

    Kan wariye maaha, dadkaba war kama sugaayo miya. Sida uu wareysiga uu uqaday akhlaaq xumo ayaa ma kuuqata.

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @abdiqanibulbulofficial8576
    @abdiqanibulbulofficial8576 3 ปีที่แล้ว

    Absolutely prof Samatar is win
    Balse kanyare caadifadu ku jirto
    Wu qasaaray wlhie
    Prof Samatar wa aqoonyahan ka keliye e mudan in aqoonta loo dabo fadhiisto

  • @cabdirahman1450
    @cabdirahman1450 8 ปีที่แล้ว +7

    wariye abdi hafid somaliland Allah ayaaa aqoonsan marka gaalada aduunka waxba ugama bahnin

  • @cawilibraahim6962
    @cawilibraahim6962 4 ปีที่แล้ว +1

    Very excellent resistance by pro Ahmed Ismael Samatar

  • @shariifahmed2129
    @shariifahmed2129 8 ปีที่แล้ว +11

    libaax c/xafiid sxb markasta runta haka leexan

  • @hassanadde8169
    @hassanadde8169 6 ปีที่แล้ว +1

    Pro Axmed Ismaciil adeer iska go'a oo tiina allaha idin barakeeyo anagana koofurtena illah ha noo barakeeyo oo nabad aan ku wada noo laano 😞😞😞

  • @muwahebeidle6307
    @muwahebeidle6307 4 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha dhinaca buu ka rananayay

  • @abdullbin3384
    @abdullbin3384 9 ปีที่แล้ว +1

    I think the profesor was much realistic on the issue between somalia and somaland. It is very critical to adress this issue, and i think the goverment that is inplace in mugadishu can not adress them on current situation, they have more problems to solve and security comes at first. The comision that the Samatar said is vital but i cant see that happening now ,but in the near feature people ill embrace the union together, i would love to see that in my time In sha Allah.

  • @lalamariamibrown
    @lalamariamibrown 9 ปีที่แล้ว +7

    prof samatar qof ilahay abuuray oo somali ah oo la maskax ah ma jiro, qudhunka baantuuga ahna wuu ka soo quustay qabyaaladoodii iyo qudhunkoodii

    • @SummerSissle
      @SummerSissle 9 ปีที่แล้ว +3

      hala polo Qofkasta isaaq ayaad moodaa malaa, qofkta aad u jawaabayso waa samaroon, se isaaq baad ku waalatay

    • @amiinadan1080
      @amiinadan1080 7 ปีที่แล้ว

      Eeygan cuqdada qaba odayga see ula hadlaya nacalaa hooyadaa kuyaaal

    • @sml3858
      @sml3858 4 ปีที่แล้ว

      Yoo nii gadan😂

  • @ahmedjamabadmax5740
    @ahmedjamabadmax5740 9 ปีที่แล้ว +2

    we love u too bro samatar keep that fire up and let the ignorance blind people see it big thanks and big love as a togdheer region you got our vote and support

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 4 ปีที่แล้ว +11

    Weriye cunsuri ah ma noqon karo weriye dhex u ah bulshada

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

    Markaa madaxwayne noqowaysay, ayaad somali waqooyi ha godo dhahday. Sool iyo sanaag gobolo somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚❤❤💚❤

  • @mohamudali9665
    @mohamudali9665 7 ปีที่แล้ว +5

    dadka wanaagsani fikradooda waxeeey ku adkeeyaan qowlka eebe iyo midka nabiga lkn ninkaan pro kane ayaa daliil u ah fikirkiisa bal wax ka dhehaa

  • @jamalson87
    @jamalson87 9 ปีที่แล้ว +2

    what he saying is absolutely true

  • @abdihakinsuldan5230
    @abdihakinsuldan5230 7 ปีที่แล้ว +6

    c/xaafid waa waariye khatara laakiin ixtiraam pro.samatar

  • @أستاذالعباقرةأستاذالعباقرة

    Best journalist keep going abdulxafid

  • @AhmedBashirMohamed
    @AhmedBashirMohamed 9 ปีที่แล้ว +13

    Profeysar waa samir badantahay runtiii aniga shan jeer ayaan kursiga ka kici lahaa su'aalaha qaarkood waxaan dareemayaa markaad hadleyso wali in ay qibrad ii dhimantahay

    • @geeljire395
      @geeljire395 6 ปีที่แล้ว +1

      War kani waa nin waalan pro ma aha.
      Waa cilmaani jaahil ah

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      4.5 wuu dhamaday

  • @zakariaabdiqani5550
    @zakariaabdiqani5550 4 ปีที่แล้ว +4

    Classic reporter nd Samartar tried his best.

  • @lalamariamibrown
    @lalamariamibrown 9 ปีที่แล้ว +36

    kan bilaa akhlaaqda ah ee jaahilka ah profisoorka wuu ku kacsanyahay oo xataa hadalka kama sugayo ,ma baantuubaa wuxu, mise waa faqashtii bugtay

    • @cabdimg3657
      @cabdimg3657 9 ปีที่แล้ว +3

      Hodon ibby wll hadaan london wlhi joogi lahaa habayn ayaan meel u gali lahayn hooyadi waa JAREER,abihii waa EELEY marka markay iska kaa dhalaan eeley iyo jareer waa soo baxaya wax nooc kale ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maba daawado wlhi TV universal waayo waxaan amin sanahay inuu somaliya yahay HADAAD rabto tv maad leh daawo HCTV iyo nimco samriye iyo STARVTV, kalsan tv ROYAL TV
      KKKKKKKKKKKKKK

    • @najiibhalyey9097
      @najiibhalyey9097 9 ปีที่แล้ว +1

      cabdi mg ninkii Jannada laga waayo ayaa jareer iyo eelay iyo midgaan ah. Hadaynu reer Somaliland nahay waa inaynu erayada wanaagsan dooranaa. Cabdi yare waad salaamantahay.

    • @AnimefreakHQ
      @AnimefreakHQ 9 ปีที่แล้ว +3

      Hodon ibby Nayaa ma xishoodid. Cunsurinimoda aad baantuga ku wadid joogi.

    • @sassk6283
      @sassk6283 9 ปีที่แล้ว

      +AnimefreakHQ Adigo ninkii lahaa AMISON is "only" raping the Bantus ma tihid? Adigaa yaa kaa cunsurisan LOOOL.

    • @AnimefreakHQ
      @AnimefreakHQ 9 ปีที่แล้ว

      Sass K waad isku khaldeysaa dadki waxaas yiri iyo aniga

  • @cabdixidig77
    @cabdixidig77 9 ปีที่แล้ว

    Waa wareysi aad u xiiso badan waan ka heley su aalaha iyo jawaaab celinta wax badana waa ka bartey Shaqo wacan Abdihafid Mahamud waxaan isleeyahay waryayaasha kale ee somali in ey wax ka bartan sida wareysiyada loo qaado pro Ahmed Ismail waxaa uu iftiimiyey siyaasadiisa cad ee ku wajahan somaliland waxaan u rajeynayaa in ey u rumowdo

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 ปีที่แล้ว +5

    Prof samatar waa nin tolkay ah
    Hadana wxaan aaminsanahay in siyaasadiisii marka laga tego soomaalida in ay hoos u dhacday
    Kadib markii ay qaaday xamaasdu
    Mxaa yeelay gadabuursiga waxaa wax laga weydiin jiray siyaasadaha is diidan ee aduunka
    Isagna intuu kasoo degay tii soomaalida ayuu sii kala qay qaybiyay xaqiiqatan
    Intaa ka dibna halkii uu taagnaa hoos ayuu uga dhacay
    Wxaanse odhan lahaa ku dayo prof abdi ismaaciil samatar

  • @SiciidQaran
    @SiciidQaran 4 ปีที่แล้ว

    Xog badane Prof Ahmed Ismail. Waxan rajaynaya inaad dib ugusoo noqon doontid midnimadii qadiyada umada soomaaliyeed

  • @yaasiingabood2539
    @yaasiingabood2539 8 ปีที่แล้ว +8

    adeeeer wariyahan yar waxaan leeyahay ugu badnaan 35 jir ayaad tahay ninkan aad ku khasab isleedahay somlaiana 35 kaaba pro ayuu ahaa adeeer markaas aqoonta soo kordhiso markaasaad la doodi kartaa axmede
    viva somliland
    viva axmed ismaaciil samatar

    • @sml3858
      @sml3858 4 ปีที่แล้ว

      Yoo nii kadan😂😂

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +1

    No more somalind. Somali waqooyi dheeh somali konfuur
    From sanaag somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚❤❤❤❤😊❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴😊😊🇸🇴😊😊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @kaalochanaal244
      @kaalochanaal244 4 ปีที่แล้ว

      U r just making ur self look stupid.

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 5 ปีที่แล้ว +8

    Gabooye❤🔥

    • @somalian4663
      @somalian4663 4 ปีที่แล้ว

      Gobta soomaliyeed👊

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 ปีที่แล้ว

    Walaa cabdixiid axmed Samater
    Oo uu laba jeer dhalikaro meel ayuu saarey 😂😂😂😂
    Abdihafiid keep Going brother

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 5 ปีที่แล้ว +6

    Walee kani waa wariye wiil hooga

  • @ibrahimidrisalabari2464
    @ibrahimidrisalabari2464 3 ปีที่แล้ว +1

    So hadi garan meysid ba prof samatar kasoharte

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 ปีที่แล้ว +17

    wariyahu waa reexamarkii uqdadaysnaa wlhi lkn prof waa khaldan yahay inuu waxanoo kale u yimaa may ahyn cuz isku aqoonba maaha waanu marmaya sidi ciyaalka aqoon saxafadeedna malaha

    • @igudulqaadowaxaanahay3601
      @igudulqaadowaxaanahay3601 4 ปีที่แล้ว

      Reer xamar ma ahan sheekadu suaalaha toos ha uga jawaabo meereeysigu ha joojiyo adeer. Suaal iyo jawaab. Jooji dhul dheereeysiga jooji

    • @umuxanan5717
      @umuxanan5717 4 ปีที่แล้ว

      Wariyha jahil adoo kale mahan waa nin reer puntland ah

    • @hoodocu5674
      @hoodocu5674 4 ปีที่แล้ว

      waar kani uqta badha misaye qaadad weeyta Somaliland 🇮🇹💪😂😂😂

    • @Soomaaliweyn1
      @Soomaaliweyn1 3 ปีที่แล้ว

      @@hoodocu5674 😂😂😂😂😂

  • @previoushistory6124
    @previoushistory6124 9 ปีที่แล้ว +1

    abdihafid waxa uu ahaa wariyaha aan soomali ugu jecelahay lkn waan ka xumahay in ay caadifadi qaaday oo uu reer koonfureednimada qirtay waxan se jeclan lahaa in uu dhex ahaado but am very confidence prof Ahmed ismael samatar mohamed

  • @abdirisaqboqore3368
    @abdirisaqboqore3368 6 ปีที่แล้ว +7

    Walahi profiser ku wuu kar baashay kan yar ee aan wax aqoon ah u lahayn saxafada

  • @nimcoibrahim7424
    @nimcoibrahim7424 4 ปีที่แล้ว +2

    I really admire his opinion and this what Somaliya need to listen. Wllo somailand will never ever gonna go back to hell again. Let move on people just like how other Somali countries move and develop their country. We don't want Somaliya and it's corruption

  • @seidhabashi129
    @seidhabashi129 8 ปีที่แล้ว +15

    prof ayuu moodayaa in aanu af haynin wariye is mood jawaab baa loo hayaa ninkan waa somaalilander ha ku daalina

    • @hoodocu5674
      @hoodocu5674 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa run sax😂😂👍

  • @mustafeisaaq7298
    @mustafeisaaq7298 10 หลายเดือนก่อน

    Video waxa ka bartay
    Samiirka masha allha axmad samatar

  • @cheikh-nourali6036
    @cheikh-nourali6036 8 ปีที่แล้ว +16

    wallahi wuu u jawaabay kulahaa sumcadaada hoos u dhac muu ku imid.
    wll ninkan somaliland oo dhan aya wada jecel ee jeceyl ugu ma baahna xamar.

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 7 ปีที่แล้ว +2

    weriye caruur ah.

    • @ogaanshahadunida
      @ogaanshahadunida 4 ปีที่แล้ว

      Micnaga waxaan u arkaa qadiyada aan aaminsanahay wax suaal yaanan la iga waydiin. Only ictiraaf baan rabaa
      Wax suura gal maaha

  • @abdijabaromar1979
    @abdijabaromar1979 8 ปีที่แล้ว +21

    ninkan journalist caadi mahaan walahi

  • @mahmedahmed8089
    @mahmedahmed8089 4 ปีที่แล้ว

    guul iyo gobonimo prof axmed samater

  • @faysalabdi608
    @faysalabdi608 8 ปีที่แล้ว +5

    prof waa rageedii

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL 2 ปีที่แล้ว +1

    Good Professor.

  • @abdul-rasaakmoge1663
    @abdul-rasaakmoge1663 8 ปีที่แล้ว +9

    Wariyuhu ma waraysibuu ka qaadayaa mise doodbuu kula jiraaa...yaaap square

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว

      waraysiga wa dood
      hadu indha cadays lala yimaado ayu noqon waraysiga ma quraan aya la iska dhagaysanaya
      pro wa galgalanaya

  • @dilaakhnam7143
    @dilaakhnam7143 6 ปีที่แล้ว

    Wallahayga Somaliyeed Allah ,wanaaga ha tuso sababta oo ah danahooga ayaa ka qarsoon.

  • @saiddalmar
    @saiddalmar 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxan in uu prof ku u ogolaado inuu waraysi siiyo may ahayn waa cunsuri xun oo aan aragti iyo taariikh toona hayn oo muran iyo fadhi ku dirir ku haya meesha

  • @GOREYTV7
    @GOREYTV7 4 ปีที่แล้ว +1

    wr kan xata wariye laguma tilmani karo wa Cunsuri bila aqoon ah

  • @somaliland247
    @somaliland247 9 ปีที่แล้ว +47

    Abdihafid Mahamud very unprofessional journalist. Personal attack is not journalism.

    • @najiibhalyey9097
      @najiibhalyey9097 9 ปีที่แล้ว +6

      ***** Aad buu isugu dayey wariyihu inuu go'doomiyo prof Samater, su'aalo badan buu soo diyaariyey. Weererka weriyaha waxaa ka mid ahaa; shacbiyadaadi hoos bay u dhacday, fartaa ku gaadha, waad is bedel badan tahay, leadership ma lihid iyo maxaad noo soo noolay wayday hadaanu koonfur nahay sidii uu ul sixira Samater sito, iyo inuu si cad ugu doodo Khaatumo. He tried very hard to get on his nurves, and ask many loaded questions but you can't defeat fact with no fact. boqol ceebood bay leeyahiin walaalheen koonfureed.
      Prof Samater runtii aad bay ugu hanweynaaday. Faraq weyn baa u dhexeeya aqoon yahanno ku dhuunta qabiilo ama selfishnimo(jeebka) iyo proffka, kuwaa oo ku eedeeyey inaanay dadka matalin. Hadalkiisa waxa ka mid ahaa, munaafaqadda inaga yareeya, ninkay run ka tahay wadananimo ha ka soo waramo waxay ku sugan yihiin hooyooyinka qaxootiga keenya ku silcaaya.
      Waxaan siinayaaprof Samater shan xidigood. ☆☆☆☆☆Waxaan ku leeyahay mucaaridka reer Somaliland; our country (Somaliland ) reflect the aspirations of Somalians in the long run. Kuma eka hammiga Somaliland inay is xoroobaan oo kaliya, this is only phase 1, waxay aaminsayihiin in shacbiga Somaliyeed oo dhan la xareeyo, there will be phase 11 god willing.

    • @najiibhalyey9097
      @najiibhalyey9097 9 ปีที่แล้ว

      Correction, phase 2

    • @SummerSissle
      @SummerSissle 9 ปีที่แล้ว +5

      ***** This idiotic journalist thinks HE IS A JEREMY PAXMAN. But, he is a third rate, fool used to arguing over a Paltalk rooms. The man is vacuous, unprofessional and illogical idiot.

    • @najiibhalyey9097
      @najiibhalyey9097 9 ปีที่แล้ว

      Hala, inuu fashiliyo ayuu ugu tala galay hadii aanu iska celin. Waan kugu raacsanahay inuu si adag wax u wareysto.

    • @Abdi-libaax
      @Abdi-libaax 8 ปีที่แล้ว +2

      True, but some good questions at the same time. he said the somali flag has a 5 star because of the five regions of somalia so what does five star mean in the somaliland flag?

  • @cabdulqadirwisil
    @cabdulqadirwisil 4 ปีที่แล้ว +2

    Wariye qaali ah walaahi cabdixaafid

  • @khalidabdijama4134
    @khalidabdijama4134 4 ปีที่แล้ว +7

    Kani maaha wariye lkn waa saqsi somaliland aad u neceb

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 7 ปีที่แล้ว +1

    Professor Samatar xaal qaado. Kan yar ee Mooryaanka ah ee microphone'ka bililiqaystay isagoon soo baran etiquette journalismka.
    Professor Samatar wuuu dhameeyay hadal kuwa Somali doondoonaya waa "Dhalaan habaabis" sheeko caruur iyo hadal qof iska yidhi. Soomaali bari hore ayay kala tagtay, waxaana Soomaali kala dilay waa reer Koonfur dhaqan iyo diin toona aqoon.