Shiicada Muslimiin miyaa? Maxayse aaminsan yihiin Sheekh Dirir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @canabfarah7042
    @canabfarah7042 5 หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw scw kusaliya nabigeena duban❤❤❤❤❤❤❤

    • @canabfarah7042
      @canabfarah7042 5 หลายเดือนก่อน

      Iga ral noqda reer comets

  • @Really2025
    @Really2025 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ascwrwb JazaakaLaahu khayr.
    Allah Wayne hanoo xifdiyo Shuyuukhdayada.
    Allahuma Aammiin
    JAZAAKALAAHU KHAYR SHEEKHUNA.

    • @canabfarah7042
      @canabfarah7042 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 5 หลายเดือนก่อน +6

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidaSalah-q7g
    @saidaSalah-q7g 5 หลายเดือนก่อน +1

    انا لله و انا آليه راجعون

    • @canabfarah7042
      @canabfarah7042 5 หลายเดือนก่อน

      Waku saxantahay walahi

  • @canabfarah7042
    @canabfarah7042 5 หลายเดือนก่อน

    Wan aminsanahay inay muslim.iyo gaalba.❤😊😊😂😅😮

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน

    Sheekhan waxaan dhagaystay muxaadaro uu ku sheegayo in shiicadu ay muslim tahay hadana shiico waa gaalo ayuu na leeyahay waa beenaale

    • @jamahuseen9113
      @jamahuseen9113 26 วันที่ผ่านมา

      Qofka culimada la dagaalaa waa qof Aan ILLAAHAY ka baqaneyn Culimada ka xishoo
      .

  • @saidaSalah-q7g
    @saidaSalah-q7g 5 หลายเดือนก่อน

    SubxaanaAllah

  • @Cabdirahman-i8f
    @Cabdirahman-i8f 5 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar ma kala taga muslimka a kula wanagsan shiico wa muslim cudkaa yeeli israel iyo sucudi majirto

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 5 หลายเดือนก่อน

    NINKA HADLAYA ISAGU MUSLIM MAYAHAY? MUU KA HADLO ABAARSO???

    • @jamahuseen9113
      @jamahuseen9113 26 วันที่ผ่านมา

      Qofka culimada la dagaalaa waa qof Aan ILLAAHAY ka baqaneyn Culimada ka xishoo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 5 หลายเดือนก่อน

    Kaa muslinsan
    Boqolkibaboqol

  • @mohameda.abdullahi5482
    @mohameda.abdullahi5482 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh, shiicadu sida aad tilmaantay ma wada aha. Tusaale nimankan Yaman degan ee la yidhaahdo Saydiyiin waxay aad ugu dhawyihiin mahdabada Shaaficiga. Fekerka Wahaabiga ayaa iska neceb Shiicada. Kuwo fogaaday way jiraan laakiin maha Shiicada dhamaantood.

    • @letsgetsometruth4516
      @letsgetsometruth4516 3 หลายเดือนก่อน

      Shiicada inta ugu badan ma'ahan Zaydi. Waxey yihiin Jacfari. Jacfari waa gaalo oo loo yaqaano Rafidah. Waxey aaminsanyihiin in saxaabada in ay murtadiin yihiin. Shiicada inta ugu badan iyo xarakatka loo yaqaano Houthi waa rafidah iyo ah mushrikiin.

    • @CMR_1_1
      @CMR_1_1 4 วันที่ผ่านมา

      Shekha rafidada ayuu ka hadlayaa ee shiico dhan mahan

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 5 หลายเดือนก่อน +1

    Beenale …
    كذاب .. والكذب يهدي الي النار ..

  • @AbdislalaaSh.ismaaciil
    @AbdislalaaSh.ismaaciil 4 หลายเดือนก่อน

    Shiicadu waa muslin ebeen hakasheegin alshabaab ka ugadig dadka kitaab sheetay waan eegay kumataalo waxaad sheegtay ta cali abiidaalib sidii mucaawiye ayaad cadaw kutahay iyo aalubayka

    • @letsgetsometruth4516
      @letsgetsometruth4516 3 หลายเดือนก่อน

      Shiicada inta ugu badan ma'ahan Zaydi. Waxey yihiin Jacfari. Jacfari waa gaalo oo loo yaqaano Rafidah. Waxey aaminsanyihiin in saxaabada in ay murtadiin yihiin. Shiicada inta ugu badan iyo xarakatka loo yaqaano Houthi waa rafidah iyo ah mushrikiin.

    • @jamahuseen9113
      @jamahuseen9113 26 วันที่ผ่านมา

      Qofka culimada la dagaalaa waa qof Aan ILLAAHAY ka baqaneyn Culimada ka xishoo

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 หลายเดือนก่อน

    Beenaale