Wajigaga cadantisa iyo dhalalkisa wax badan a lagu weydin dona Whitening cream and face wash

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 141

  • @walaalahaisjecel5628
    @walaalahaisjecel5628 2 ปีที่แล้ว +3

    wcs walaashey masha Allah Ramadan mubarak inba caadi ma ahan waan samey sanayaa insha Allah gacantaada ilaahey haku barakeyo xabiibti horumar wacan ayaan kuu rajeynayaa ❤❤

  • @Maah936
    @Maah936 2 ปีที่แล้ว +2

    Mudo 2 sano iyo bar ah ayaan kugu xiranahy wax badan ayaan kafaaiday ilahay gacanta haku barakeeyo abayo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin xbbti shukran 😍

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 2 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty Shugran abayo mcn maka dhaafi kara biyaha ubaxa iyo saliida loska?

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 2 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty elergi ban ku qaba

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 2 ปีที่แล้ว +1

    Faisa habo ilaahay khair haku siiyo wajiga wax xidida ka biiya isheg

  • @istaraqcumar2834
    @istaraqcumar2834 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah faiza cadey ano umul kaso baxaa isticmaalay face washkii hore uso galisay wlhi 3bari waa ley weydiiyey maxa marsatay masha allah waye xata kareem ma marsanin kaligiisa icaawiyey thnks waba iso xasuusisay🌹🌹❤

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +2

      MashaAllah abyo mahadsanid jazakallah kheer feedback ga a ka so bixisay 💖💖

    • @istaraqcumar2834
      @istaraqcumar2834 2 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty wa.iyaki🌹

    • @queen_s5197
      @queen_s5197 2 ปีที่แล้ว

      @@istaraqcumar2834 apyo ke waye linkiga replyga kuso dir vediowga

    • @istaraqcumar2834
      @istaraqcumar2834 2 ปีที่แล้ว

      @@queen_s5197 abaayo waa kan hada ay sameysay face washka hore uso sameysay sanad ka hor markasa isticmalay

    • @kowthardaleel150
      @kowthardaleel150 2 ปีที่แล้ว

      abyo face wash ka Kan Lee miyuu ahaa

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah abyo thank you so much ♥️♥️🌹

  • @ifraah
    @ifraah 2 ปีที่แล้ว

    Maashaallah xabibty dadka wajiga saliida leh ma isticmaali karaan mida kale vitamin E oil asagoo adag wan waayey mid saliid ahaa arkay ma isticmaali karaa shukran Iso jawaab inshaallah

  • @dajiya5984
    @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah maxaa wax badan ka faiday ilaahey ajar haka siiyo

    • @malikatulcishqi5796
      @malikatulcishqi5796 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo iisheeg wxyaabahaa

    • @dajiya5984
      @dajiya5984 2 ปีที่แล้ว +1

      @@malikatulcishqi5796 abyoy TH-cam dhax gal wax badan ka faide ani 2sano kuxiranhy TH-cam wax badan wa kabarte vedio so fiirso weku anfici donaan

  • @fadumomohamed4460
    @fadumomohamed4460 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashala ❤️ anigu sabun Dove ayan wajiga ku dhaqta Mashala wyn abyo

  • @amiiramaxamud1952
    @amiiramaxamud1952 2 ปีที่แล้ว +1

    Wajiga saliida leh face washka Saabuun noocee u isticmaali karaa abaayo

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 2 ปีที่แล้ว

    Laakiin hadii aan banaanka dhigo inta uu dhalada ka dhamanayso sow ma uraaayo Sababtooo ah Bariis biyihiis ayaa ku jireee

  • @kowthardaleel150
    @kowthardaleel150 2 ปีที่แล้ว

    Ramadaanka alle nabad iyo caafimaad hanoogu dhameeyo kiisa kalana hanagu gaarsiiyo yaa raxmaan

  • @shamsocabdullaahi1682
    @shamsocabdullaahi1682 2 ปีที่แล้ว

    Inshaa ALLAH wan sameysan doonaa mcnto kacantaada ALLAH ku barakeeyo

  • @istarosmanisse247
    @istarosmanisse247 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo faiza wax xididaha lugaha iyo gacmaha kasoo baxa baa bi ya ii sheeg🥺

  • @munaqali6134
    @munaqali6134 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaalo aadbaan kuu salaamay. Gacantaaada Allaha kuu barakeeyo wax badan baankaa faaiiday

  • @fatmamohamad6994
    @fatmamohamad6994 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah that's Abayo ♥️♥️♥️

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Alaah shugran Abaayo qaali

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 2 ปีที่แล้ว

    Adigu hadaad isticmaashay oo waxaad sheegayso ay jirto uun dadka lawadaag.
    Bariis garanay oo indhayartaa isticmaasha lkn hawshan kale ma fahmin walal

  • @nuramumin766
    @nuramumin766 2 ปีที่แล้ว

    Firinjeer miyuu ubaahanyahay

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah tabaraka allah gacanta allah haku barakeeyo ano dawan bn 👍 iyo comment si hor mariya waxan huba wax faaiido leh un inad mar walbo nala wadagto ❤❣

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 2 ปีที่แล้ว

    Waaw maasha allah xbbti salida gylosalinka ma iska dayn karaa

  • @duaalecawo6463
    @duaalecawo6463 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha aallh wllshy mcn thnkz wllo lkn waxad iga caawisA gaduudka iyo xidido wajiga ah qli

  • @kowthardaleel150
    @kowthardaleel150 2 ปีที่แล้ว

    abyo faranjiyeel ama qaboojiye ma haysto hadaan meel caadi ah iska dhigto ma iga halaabayaan labaduba

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wllo mahadsanid

  • @fatumaabdirahman3676
    @fatumaabdirahman3676 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo

  • @FardowsaindhaQalbi
    @FardowsaindhaQalbi 2 ปีที่แล้ว

    Mashalh alah yaxfadag

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abyo

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo shabada wajiga lagu dhaqayo dhor mar ayaan samestay hada kahor wey isbedeleysaa meeqa ayey ooli kartaa

  • @ubaxmaxmed785
    @ubaxmaxmed785 ปีที่แล้ว

    Daray qof ah ma samaysan kara qaliyeey

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah manta i am first 👍🏼😍♥️♥️

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 ปีที่แล้ว

    Maashallaah abayo shukran

  • @mohamedabdallah4420
    @mohamedabdallah4420 2 ปีที่แล้ว

    Walal bariska maa la karinaya

  • @hoodoeprahim2683
    @hoodoeprahim2683 2 ปีที่แล้ว +1

    Faiza world mar walba waxaan kaaga mahadcelinayaa sidaa wax noogu faaidaysid manta waxaan ku waydiin lahaa inaad isheegto abaayo “cilaan ayaan allergic ku noqdey muddo 7 bilood ahna wali cilaankii ba igu yaal maxaan iskaga tiraa”

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +1

      Xbbti isticmal maskatka dabiciga malin kasto asaga si tartiib tartib kaga baxayo

    • @hoodoeprahim2683
      @hoodoeprahim2683 2 ปีที่แล้ว

      Shukrn xbbti

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว

    Wcs abayo faiza masha allha tabarikllha shukran xabti hor usoco ❤❤❤❤

  • @deqaabdullahijama8984
    @deqaabdullahijama8984 2 ปีที่แล้ว

    Qof qalalan ma isticmalikara

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله جزاك الله خيرا اختي الكريمة بارك الله فيك اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      عليه الصلاة والسلام، امين يا رب واياك اختي💕💕

  • @hodanxashiibra4362
    @hodanxashiibra4362 2 ปีที่แล้ว

    abaayo thanka inbadan waxa kuwaydina dadka oilfaceka ah ma isticmaali karaan

  • @faadumocabdirasaaq5247
    @faadumocabdirasaaq5247 2 ปีที่แล้ว

    Saliida baby ga mala isticmali Kara

  • @sahrayussuf180
    @sahrayussuf180 2 ปีที่แล้ว +1

    Indhaha hoostooda oo god iyo madow ah maxaa u fcn wllshay nala wadaag

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว

    Shukran waka faidy 🥰🥰🥰❤

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 2 ปีที่แล้ว

    maasha Allah walasheey

  • @wbaxaxmed7974
    @wbaxaxmed7974 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabarakallah 💕💕

  • @fatimaabdulle7152
    @fatimaabdulle7152 2 ปีที่แล้ว

    Abayo wajiga daldaloolka leh wax bi iya majiraan bal nalasowadaag

  • @ifraaxmaxamed1554
    @ifraaxmaxamed1554 2 ปีที่แล้ว

    Faiza cabdi wll calol adkida wll Ilahay darti igu jawab

  • @malikatulcishqi5796
    @malikatulcishqi5796 2 ปีที่แล้ว

    Cream hdaanan is ticmaalin
    Alabtn mrkn is dicmaalo
    Mxn marsadaa mrkaa abaayo isoo sheeg

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 2 ปีที่แล้ว

    Faiza malin qeyr badan baa alle ika tusay alx. Aad ban kaga faiday qeyr badan allaha kusiyo qali.
    Tankale abayo flaxseed iyo baris gelka aan kala baxay baa habenki intaa marsado ban cream keyga cadiga ah si dulmariyo ayan ku sexdaa wax dhib ah miye ledahy plz iga so jwb ???. Haadey OK tahayna maxa ku sidara?

  • @zahrodhemanxasan2881
    @zahrodhemanxasan2881 2 ปีที่แล้ว

    masha allah mcn bdn

  • @muuminosheekh1869
    @muuminosheekh1869 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran xabibty lkn marwalbo saliid ayaad u isticmasha creamka anigane oil face ayan ahay maxa xal eh abayo

  • @queen_s5197
    @queen_s5197 2 ปีที่แล้ว +1

    Apyo faisa wxan ku weydina saliida hda ku dareesid vitaminE da ah mida disaaar ku qoran io tan sunshine ku qoran thy 2doda ya fcn yaase jirka kobciya 2doda plz iso jwb xpt

    • @shugrimoalim2694
      @shugrimoalim2694 2 ปีที่แล้ว

      Waa su,aal fcn ani sunshine baa koley heystaa jwba sugeena

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Sundown waye kan asliga xbbti

  • @aadnodaahiraadno3825
    @aadnodaahiraadno3825 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaha 😍🔥🔥👍

  • @fatouadan6232
    @fatouadan6232 2 ปีที่แล้ว

    Wcs m.a Ramadan Kareem ❤❤❤

  • @هنأأحمد-د8ص
    @هنأأحمد-د8ص 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh xabbti saabunta jerjarizka maku badalan karaa inta kale Wan heystaa jwb

  • @iqroqaasimcismaan5663
    @iqroqaasimcismaan5663 2 ปีที่แล้ว

    Biyo caadi nalagu qasi karo

  • @fardousaosman1758
    @fardousaosman1758 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @zeinabaden7149
    @zeinabaden7149 2 ปีที่แล้ว

    Asc faizo wajiga xasasiyada qawo malamarini Kara mitakale glyxrineka mitke waye kan cadiga miyaa bcoz mitka lamarasado lugaha iyo gacmaha waukulul yahay

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Kan cadiga wye marki san wax logu qaso wax ma ku dhibayo wajiga xasasiyada inta marsan maskada marka hore dhagta hoosteda ku barobe marka aragtid in o waxba ku dhibeynin ka dib marso hadi xasasiyo weyn a qabtid ha marsan abyo

  • @ifraaxmaxamed1554
    @ifraaxmaxamed1554 2 ปีที่แล้ว

    Faiza wllo ii jawab plz calol adkida

  • @shugrimoalim2694
    @shugrimoalim2694 2 ปีที่แล้ว +1

    Habo please wxa ka raba face oil baan qaaba shivanya leee marsada wajigeyga manuuraayo wana caato wax kle oo la marsado oo ii qurxinaya isii talo aa kugu soo xasuusto please ii soo jwb

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/YlFXt2DQ05M/w-d-xo.html Alabtan isticmal hbo linkiga videoga tabo waxa ku aragtid feedback noga so bixi alab cajib waye o salonada laga sameyo

    • @shugrimoalim2694
      @shugrimoalim2694 2 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty habo wxan ku weydiiye waxa waye cream iyo serum iyo waxyaabo wajiga ii qurxinayo oo routine aa ka dhigto aa rabe talo wngsan wxan laqasayo fariij ii xafidayo ma heesto mar walbo saase igu suurto galeen

  • @deeqomaxamed3243
    @deeqomaxamed3243 2 ปีที่แล้ว

    Faiso abayo mcnto ani wijigaa iga gaboobay waxana jiraa 22 sano waxn u e gahay 28 meelahas wax talaa gad lagalin oo na wijiga egka u ficn shee biss

    • @kowthardaleel150
      @kowthardaleel150 2 ปีที่แล้ว

      abyo hadaadan talaagad haysan maalinta aad isticmaalayso wax yar Lee samayso isbuucii 3 jeer cml isticmaal vitamin E na wejiga ku masaajeey habeenkii teeda kale older face youtube ku qor wax yaabaha u fiican dad samaynaya ayaa kuuso baxaya

  • @faraxzanfariido9558
    @faraxzanfariido9558 2 ปีที่แล้ว

    Nashiidada ayan ubaahanay wllo

  • @shukriali7723
    @shukriali7723 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid qali quruxey 💖💞💝💯💋❤faaiza kugu faana waan u baahna

  • @indhahauronsidihoyaded2543
    @indhahauronsidihoyaded2543 2 ปีที่แล้ว

    Wcs walshey mcney ❤️❤️❤️

  • @wow9317
    @wow9317 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo jaanis ma u haayo in aan sameysto ee ma ii soo diri kartaa, ?

  • @seidmohammadabdalla2353
    @seidmohammadabdalla2353 2 ปีที่แล้ว

    abyo bariika mika cadka oo butacbutaca miya

  • @ruqiyamohamed6208
    @ruqiyamohamed6208 2 ปีที่แล้ว +1

    أختي بغت الوتس اوتيلي قرام بغيت اتواصل معاك خلطاتك مره حلوه ماشاءالله

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      شكراً عزيزتي ، تواصلي معي على الانستاقرام Faiza.cabdi ان شاءالله برد عليك قريب

    • @asmaahmed7052
      @asmaahmed7052 2 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty 2dooda talaajada inaa geliyo mey iiga baahan yihiin

  • @caishacabdalla891
    @caishacabdalla891 2 ปีที่แล้ว

    Apyo wajiga oilka ah waxa uroon ayan ka sugaa

  • @dagmo6166
    @dagmo6166 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllshay faiysa
    Meel aan kala soo xidhiidho
    Xppti aado mahdsn

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 2 ปีที่แล้ว

    Marka la sameeyo finijeer la.aan mala dhigi kara

  • @ilhaancabdulaahi7329
    @ilhaancabdulaahi7329 2 ปีที่แล้ว

    Qofka wajiga saliida leh maistismaali karaa raali 😘😘😘😘

    • @ilhaancabdulaahi7329
      @ilhaancabdulaahi7329 2 ปีที่แล้ว

      Qaaliyee bariiska cat marka madaxa lamarsanaayo malakarinaa plse🙏🙏

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      @@ilhaancabdulaahi7329 haa wa la karina videoga channelka u ku jira laba video a ka so sameyay abyo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Salida a iska reebi karta

  • @deeqomaxamed3243
    @deeqomaxamed3243 2 ปีที่แล้ว

    Abayo qufkan hassan talagad kawarn

  • @umuabdirahmanabdi3553
    @umuabdirahmanabdi3553 2 ปีที่แล้ว

    Abyo haraha wax biya plz
    Kaso hadal

  • @samiirahassan4156
    @samiirahassan4156 2 ปีที่แล้ว

    Abyo tonar maxa waye

  • @asma.crahman.mahmuud1129
    @asma.crahman.mahmuud1129 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allh 🥰🥰🥰🥰w

  • @ramlaramla885
    @ramlaramla885 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo dadka wjiga sliida leh ma marsankraana

  • @quengalmudug1203
    @quengalmudug1203 2 ปีที่แล้ว

    Talaajad muu ubaahanyahay

  • @ifrahabdi5025
    @ifrahabdi5025 2 ปีที่แล้ว

    Talaagad hadaanan haysanin biyo maan dhax dhigi karaa isoo jawaab

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Waxyar a sameysan karta o malintas a isticmaleysid

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Waxyar o malintas a isticmaleysid a sameysan karta xbbti

  • @shukrimohamed6031
    @shukrimohamed6031 2 ปีที่แล้ว

    Shukran qli ❤️🔥

  • @maandeeqcooking4842
    @maandeeqcooking4842 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid abaayo mcn

  • @munasead8535
    @munasead8535 2 ปีที่แล้ว

    Qofka wajiga salida leh oil lawska ma dhafikar

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Haa salida lowska wa iska dhafi karta

    • @umuothman6911
      @umuothman6911 2 ปีที่แล้ว

      @@Faizasworldbeauty oil face ahay saaid wajugeega saliid waye ma iska dhaafi karaa saliidaha saliida loska iyo slaida galasalinka iso jwb mcnto

  • @quennehaaquennehaa2483
    @quennehaaquennehaa2483 2 ปีที่แล้ว

    Wsc quen tnx ❤🙏💉

  • @ubaxsiyat7238
    @ubaxsiyat7238 2 ปีที่แล้ว

    Oil face malamarsan karaa abyo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      Saliida bes iska reeb inta kale wa isticmali karta

  • @malikatulcishqi5796
    @malikatulcishqi5796 2 ปีที่แล้ว

    Hadaanan talaajo haysan mxn samaynayaa abaayo

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว +1

      Wax yar a sameysan karta o malintas a isticmaleysid

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 ปีที่แล้ว

    Ina ader wajiga waxan kukobciyan raba

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/dl70MjyfAqI/w-d-xo.html videogan a hore uga so sameyay linkiga tabo xbbti

  • @ranishajji6816
    @ranishajji6816 2 ปีที่แล้ว

    Alo vera gel hasasiyad ayan ku qaba. Maxan ku bedelaa

  • @zahriyaabdulaziz....8722
    @zahriyaabdulaziz....8722 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo how can I get you contracts please I need a for face en body thanks

  • @حياتيمعاللهاجمل-خ7س
    @حياتيمعاللهاجمل-خ7س 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @shugrimoalim2694
    @shugrimoalim2694 2 ปีที่แล้ว

    Saliid baan lee nahay mxaa xala heeeeeee

  • @quennehaaquennehaa2483
    @quennehaaquennehaa2483 2 ปีที่แล้ว

    Apa talajo ma italo

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 2 ปีที่แล้ว

    Adigu hadaad isticmaashay oo waxaad sheegayso ay jirto uun dadka lawadaag.
    Bariis garanay oo indhayartaa isticmaasha lkn hawshan kale ma fahmin walal

    • @kowthardaleel150
      @kowthardaleel150 2 ปีที่แล้ว +1

      wll iyadu haday ku faaido waxa laga yaaba inuu adiga ku dhibo waayo dadku isku skin maaha skinku waa 5 nooc marka nooca aad tahay ayaa mar walba kugu xiraya waxa aad isticmaalayso ((dry,oily,sensitive, combination, normal, )) intaas ayuu u qaybsamaa qasab maaha inaad adiga iyo iyaduna isku skin noqotaan

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah