Baaayo luubanta cadban ayaan so gatay biyaan ku dhigay ma jilcayso sideedii ayay tahy maxa dhacay wllo plz iska sheeg saan u is ticmaalo luubaanta ma shiidi kara waayo way ii milmi wayday 2cisho ayay biyo la taaly plz iso jawaab abaayo
Abyo aad iyo aada umahad san tahay wax badana kafaidey abyo hal malin qado cazumad sosamey marti ya isosoco malin tas cuta da qacanta ku samesey ina kumartiqadaraba abyo sificana daka wax ufahansisa
Mya apyo kan meelaha dalaga dalka lagu iibiyo lagu gado waye o wagi hore dadka caloosha xanunto la siin jiray waye e mahan keeni caadiga aha e basmatiga meelaha raashinka galeyda lagu gado ka raadi
Manto finan laha jiray madow igaga tageen deeto fooxa cad oo radiyay 24hour ayaa miiray deto vitamin e kudaray deeto ku buufin jiray wllhi imika saafi weeye
MashaAllah xbbti luban dakarka cajib waye
Vitamin kee ku dartay wll
Habo jizakallah lubanta ayado buda ah mais ticmali kara mahadsanid
Asc abyo dhagdhag so ma aha
Waxa tahaye gof an waxbadane qabartye tahye thks for every thing Sister
MashaAllah abayo mahadsanid waxbadan ka faiday gabdho like ta an u sarno walashen
MarshAllaah
Jazaak Allahu kheiran jazaa xabiibty
Abayo bariska iyo ludanta bas ma isticmali karaa tan kle kareen ma mariyo wajiga muhiim miyaa ina kareen la marsado
Abayo waxan kuwey diina lubanta lashito lee mohoo jawab an kasugaa abaa
Wankujeclahay in inbadhan ❤️
Sido kale xbbti illahay haku jeclado ❤❤
Talajada hadii aan galin maa halabayaaa😢 isheek mel cadii ma dhigan karaaaa❤
masha allah xabiibti shukran ❤❤❤ ❤❤❤❤
ManshaAllah thenks Abaayo
MashaAllah tabarakallah kher ilahe hakusiyo yarabi saa nodadhashid❤❤
Ma shaa Allah macantiyey shukran jazillan .....wankahele wlhi
Mahadsanid qli finan baa idhipee mayga piinayaa tlow iso jwb qli
I'm from jabuuti walal waxan ku weydisanaya inad kaso hadasho xididada cas ee wajika waxa lagu babiyo plz
Miyay kaa ba een wll😮
M.a abyo foxa cadiga miyaa
Abayo talajo hadaan haysan meel madhiga karaa iiso jwb abyo
abaayo talaajo la aan ma dhugan karaa
Habeenki ma sii qasi karaa
Mashallah 👏 👏 👏 👏
Abayo dak skin iyo madmadowka Maha ka dawo AA please isheek
Qpf wajigiiza qaleel ah waliypa haaro leh ma.sameesan karaa xppty
Luwaanta caaadiga miyaaa Mise midkale ayaa jiro
Masha allaah xabibtii 💯👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
Lubaan dakar mxa ladhaha abyo
Waa fooxeena cad wll sidaan uaqaano
شكرا حبيبتي ❤❤
MashaAllah ad uga helay abayo mahadsanid ❤❤❤
Mashaa Allah alxamdulilaah
MashaAllah tabarakallah ❤❤❤❤❤❤
Talaagad hadan la galin ma xumanay wllo
wallo ceamka muradibka hadaana haysana
Abyo tinta jilcisada la ma riyo baris mala marin kara
Manshallah ❤❤ thanks
Abayo faizo video luwaan dagar oo saliida kasamenesay waan k ka waaye janalkada meel igu sheeg plz😢
Malmalka miyaa abayo
Baaayo luubanta cadban ayaan so gatay biyaan ku dhigay ma jilcayso sideedii ayay tahy maxa dhacay wllo plz iska sheeg saan u is ticmaalo luubaanta ma shiidi kara waayo way ii milmi wayday 2cisho ayay biyo la taaly plz iso jawaab abaayo
Asc wr abayo lubanta cadiga ma ahan tan. Waxa la dhaga luban daker
Abaayo faaiso waxaa kasoo Hadashaa wajiga qalan
Masha Allah shugran
Masha allh abaayo 🥰
Bakwriga qiyastisa no sheg yacni imisa gramme
Maasha Allaha 🥰🥰🥰
Luban cadi ma ku bada karaa
Asc abyo waan ku salaamay tan kale creamkan waan ku waydin raby wlh aad baa umahadsantahy khayr badan allaha ku siiyo ♥️♥️♥️
Abayo luubanta somalia mlaha helaa nocaan
Bariska cadigaba baayo
Masha alaah wll isoo boqo ana❤❤
Abyo aad iyo aada umahad san tahay wax badana kafaidey abyo hal malin qado cazumad sosamey marti ya isosoco malin tas cuta da qacanta ku samesey ina kumartiqadaraba abyo sificana daka wax ufahansisa
Bariska cad makan burburkaabaa mse basmati xxbti ifaideeya gbdho hdaad fahanteen msadsanid in dance wlshy wxbdanban kafaiday
Mya apyo kan meelaha dalaga dalka lagu iibiyo lagu gado waye o wagi hore dadka caloosha xanunto la siin jiray waye e mahan keeni caadiga aha e basmatiga meelaha raashinka galeyda lagu gado ka raadi
@@zmrahz7767 mhadsanid wlshy qaali
Foox miyaaa bariska ma ahee ka kale
Haaa
Haa kan cad
Abyo shunburo miya waxkale
Wll waxad ka so hadsha wajiga madowga lleh ❤
Marwo soya seed banka sugyna iyo siday wax u cayiliso
Abayo tan cabitanka ma ku shiidi kara
Haa abyo wa ku shidan karta