ความคิดเห็น •

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Asc baraw show khayr sheeg

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa arin Farhad leh. In la helo awood ka hortagta mareykanka. Israil iyo reer galbeed Alle ha jabsho

  • @KiinDeeq
    @KiinDeeq 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc ❤

  • @YussufDahirFarah
    @YussufDahirFarah 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdiaziz barow ASC siwacan Ayan ulusoctha baramiska

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAA MAREYKAN OO SEDEX JIHO LAGA WEERAREY

  • @KiinDeeq
    @KiinDeeq 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka siiba B/dhexe ❤😂😂🎉😢😮😅😅

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rusia hadday aamusto ayadaa Caafimaadkeeda og ma kadanbbayn 😂❤🎉😢😮😅😊❤❤

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WALAAHI MAREYKAN IYOREER YURUB WAA LOO HESHIIYEY

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbulaah hada hishiis diyaar uma ahan waxay rabaan ciidamada israa iil inaynaafeeyaan kasoo aarsadaan

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc barrow sxb

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gul islm

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Viva russia

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    halalayo suni iyo turgiyinta o mareykanka tageero iyo suni wa in lalaya suni waxan kunacey sacuudi iyo imaarad iyo masar joordan wa in garab istaga shecada wa islaam dhab ah guuuuul

  • @ahmedcabdille349
    @ahmedcabdille349 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waayahay barrow maxaad u odhan wayday si aan lacag u helo ii taabta calamari lacagta waanu taabanay.

  • @AbwaanDhoore
    @AbwaanDhoore 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yureyn ayuu ka adkaan layahay sedex sano muxuu utarikaraa iiraan

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taas saxiib America ayaa sunta buufisay UN aya cadaysay in aysan ridin sunta.

  • @mahameddheegmahameddheeg9313
    @mahameddheegmahameddheeg9313 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ruushku hajiro

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mareykaku sidii horeyte iyuu isqu hesta sidii sharkii libaxa ee u jireyne réer galbeedku xamaas ba qa sartey

  • @AbdirahmanMuumin-q2h
    @AbdirahmanMuumin-q2h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdiaziz Barrow sxb mhdsanid

  • @dolfiindolfijnsomali2993
    @dolfiindolfijnsomali2993 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍👍 habeen wanaagsan

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maxa u kashifeysa hanoolado ruushka) hadhacan o ilahey masiibo haku rido gargagixisada mareykan iyo yahuuda dad qalatada ilahow masiibo deg deg ah kurid mareykan yahuuda iyo ingiris

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii iran wreraro calamka wuu gubana waxa so galaa ruushka iyo jatna iyo kiimjonuun iyo shinaha wuu holcaa aduunka

    • @Cumareymxrage
      @Cumareymxrage 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @SakariyecabdiXasan-j2j
    @SakariyecabdiXasan-j2j 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WiFi cusb il wadag

  • @aliomarwehliye
    @aliomarwehliye 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduunku laba ayuu isku qeybiyay dagaalka haduu sidaan kuqarxo reer galbeedka ayaa kujabi doona China 🇨🇳 iyo North Korea 🇰🇵 iyo Russia 🇷🇺 iyo Iran 🇮🇷 Hayey

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaalu waa kululaaday israa iil waxay ku qasbanaanaysaa inay dib unoqoto waararka cirka kaliya xaaladoodu noqoto ruushku kuma dag dagayaan saan isleeyahay

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اسرائيل انتھا

  • @DrabdinasirHilowle
    @DrabdinasirHilowle 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabay baa ahaa "Duulkii hawiyo xoog is bida amaba ku haasaasa oo ay heybkastaba latahay iney ka hooseyso.cashuunbuu naftiisa halligan hadafka jiitaaye,Hitler bowbadnaa wiil arlada geliya hawl weyne isagubase meel haad ku cunay hubanti loo waaye.

  • @FeysalA.Mahamud
    @FeysalA.Mahamud 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer gaalo ayadaa kaa naf jecel, waa dad jecel iney nooladaan oo adduunyada ay ku raaxeysataan. Ma u maleynayo inuu dagaal seddaxaad adduunyada ka dhacayo. Waa laga yaabaa inuu dhaco 2029- 2030 ka.

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    PUTIN wa madaxweynaha qu ratey ee réer galbeedka munaafaqadodi iyo cadaalad dharadii fashilicey wa nine jira

  • @KiinDeeq
    @KiinDeeq 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc