King Ck Oo Kayaabsaday M.Saxaaf Kadhaliyay 8 goals

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    TH-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

ความคิดเห็น • 2K

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  4 ปีที่แล้ว +1788

    Video gaan Maxamed khadar haloo share gareeyo Dhoola tus kusocdo maxamed Khadar 🤣🤣🤣 Waa inoo muqdisho bisha sdexaad insha allah

    • @keynanofficial3157
      @keynanofficial3157 4 ปีที่แล้ว +45

      Maxamed khadr lacib wye ma jgtid saxaf ma modaa ck 😂😂 araganee

    • @zahiliyano22
      @zahiliyano22 4 ปีที่แล้ว +42

      Ck pro muqdisho wan kugu sugynaa wax katsa ha noqoto weligay show kama qyb kalin lkn ck adi hddba muqdisho imanyso showgaga $100 hadi la dhoho xitaa wan galo wa jib iigu thy wanku sugnaa pro aadn ku jecelnhy hdan nhy ck family one ❤❤❤❤❤ keep going

    • @horyaalexbers3724
      @horyaalexbers3724 4 ปีที่แล้ว +4

      HHHHHHHHHHHHHHHHHHHH DIYAAR WEEYE

    • @maryanruun5184
      @maryanruun5184 4 ปีที่แล้ว +4

      @@keynanofficial3157 haaa u sheg bal

    • @mazinabdi4455
      @mazinabdi4455 4 ปีที่แล้ว +6

      sxp ck cagwareejis inaba aan caadi aheen oo la imaady hhhhh

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว +423

    Ck family ❤💯💯
    Wixii sportska dawada👀 sideyda ismujiya de 😊

    • @abdallailkacase9334
      @abdallailkacase9334 4 ปีที่แล้ว

      Meel walba saa utagnow Bbe ncnc🤣😂

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว +1

      @AEyE sha
      Wll hory ayan kugu sary subscribe ka 🙏

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว +1

      @king Otinho official wan kusry wll

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 4 ปีที่แล้ว

      @@nawaalnalka168 😂😂😂😂😂
      Eryga Aqwante markan arko anba an maqlo wan iska Qosla wlhida

    • @khalidcarab2223
      @khalidcarab2223 4 ปีที่แล้ว

      Bbe nac nac TH-cam meelkasta mataagantahy hadan kugu arkyay TH-cam ka liihaybe

  • @sankaaxmed5913
    @sankaaxmed5913 4 ปีที่แล้ว +284

    ilahay dar tii ugu sali nabigeena muxamad scw scw like sanri

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 4 ปีที่แล้ว +143

    Ciyaarta Elcalissada Aan sugeyno waaa King Ck Team VS m.qadar Team guyys Comment yaa badin dono ayey kula tahay🤔⚽⚽⚽🏅

  • @szrka5x144
    @szrka5x144 4 ปีที่แล้ว +2

    Lacib Soo jabe hada maqashoo Ck Bilh 💪💪💪💓👈

  • @frenis8772
    @frenis8772 4 ปีที่แล้ว +373

    Weligay 1k like ma gaaarin walal illahay dartiii dhac ku siii

    • @abdirahmaandekow5874
      @abdirahmaandekow5874 4 ปีที่แล้ว +1

      Kuu sarnay apaayo

    • @nasramaxamuud7832
      @nasramaxamuud7832 4 ปีที่แล้ว

      Ck kkkkkkkk 😍😍😍❤❤

    • @Farxiyoabdichannel
      @Farxiyoabdichannel 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/5kR6700XuBU/w-d-xo.html
      subscribe iisaar plz adigne waan kuu saar

    • @Farxiyoabdichannel
      @Farxiyoabdichannel 4 ปีที่แล้ว +1

      @king Otinho official king subscribe iisaar plz adigne waan kuu saaray

    • @Farxiyoabdichannel
      @Farxiyoabdichannel 4 ปีที่แล้ว +2

      @@korwaayeel9799 Haboon iisaar adigne wan kuu saaray

  • @zunduofficial9382
    @zunduofficial9382 4 ปีที่แล้ว +55

    Ck family 🔥🤩
    Hdaanahy Gul dro maanan cadeysan❤

  • @mushtaqhajimohamed5555
    @mushtaqhajimohamed5555 4 ปีที่แล้ว +121

    Inta saxaaf tageero like isaaara

  • @ikrandek5606
    @ikrandek5606 4 ปีที่แล้ว +17

    Melwalbo best baakutahay illhy nagamakaaqaado waaaxathy wiiil sooomaaliyeed oomeelwalbo noobuuxiya 🔥🌹❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @melaninqueen6891
    @melaninqueen6891 4 ปีที่แล้ว +2

    Hahahahaha kubd ma kasayi lkn ck I like ciyrtada wlhi saxaf nabr xaqdaro alllh kaga digo 😂

  • @waligaawanaagsanow1875
    @waligaawanaagsanow1875 4 ปีที่แล้ว +12

    Saxaaf
    Wariyanimada ku ekoow
    C.k waku wataa yaakh mar walpa
    From muqdsh😍😍😍😍😍

  • @cabdifitaahmuqtaar8267
    @cabdifitaahmuqtaar8267 4 ปีที่แล้ว +43

    king ck maxamed qadar miska celinkartid maajoogtid sintaa balooni lagu dhalina waa inoo muqdish

  • @aminahusseinabdi4270
    @aminahusseinabdi4270 4 ปีที่แล้ว +33

    waaaaaaaaaw mnsh allah hormar wacan wilasheena meel kasto oo ad dunida kajogtaaan

  • @kamiiliyamaxamed5416
    @kamiiliyamaxamed5416 4 ปีที่แล้ว +25

    Maxamed qadar cr7 waaye 5 ballandior ayaa riyo lagu qaadey maad la tartamikartaa adoo goals ka laguu daayey CK FAMILY kabtan lambar 90 waye idin magasho 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @siraadcismaan4582
      @siraadcismaan4582 4 ปีที่แล้ว

      Been maaha wlhi mxamed qadar kabtiisa waa weyn tahay🙏🙏

  • @geellaayekayto6864
    @geellaayekayto6864 4 ปีที่แล้ว +25

    sxbow kubad diving, hees, majaajilooyin wacan, wax kasta meel baa saartey, maxaa harey?
    Legend baa noqotey.

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 4 ปีที่แล้ว +31

    Actions-ka King ck uu sameynaa waxaa sameyn kara xidig xidig dhaafay lee wlh wn ku wataa ciyaaryahan buuxa💯

    • @josephmunasaralimk7927
      @josephmunasaralimk7927 4 ปีที่แล้ว +1

      Ck Hadoo wax isku haayo maxamed qadar ibraahi habalansado meesha booto lagama raweee

  • @mohamedabdi3112
    @mohamedabdi3112 4 ปีที่แล้ว +15

    Ck wlhi lacib aya tahay wa no qaraned bro keep going my bro king ck ❤❤

  • @zakajapoi5432
    @zakajapoi5432 4 ปีที่แล้ว +38

    Team ck goels inta ku faraxzan like sar❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 4 ปีที่แล้ว +2

    Goolka hore walhy caadi mahn

  • @ruwaidayusuf4841
    @ruwaidayusuf4841 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck ciyartoy qarzon ayuu ahaa zhaw hhhhhh liketa yan layzla dhafin big respect pro ck

  • @mariacabdi9059
    @mariacabdi9059 4 ปีที่แล้ว +11

    Ck awalaa TH-cam maara kuugu waynay hadana 😜sports zxp cimaamadaada Lama haysan karo👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😜

  • @farhiyaabdilahi2071
    @farhiyaabdilahi2071 4 ปีที่แล้ว +38

    CK waku cusbahy hada I am Ur family😍😃

    • @kingaskaritube
      @kingaskaritube 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🙆‍♂️

    • @korwaayeel9799
      @korwaayeel9799 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/SphBL3YEGI0/w-d-xo.html subscribe igu cawiya xppti

    • @boqoradainaabukar5828
      @boqoradainaabukar5828 4 ปีที่แล้ว +1

      farhiya abdilahi soo dhawow ck family

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 4 ปีที่แล้ว +17

    Maasha allaha maasha allaha ck iyo liicaato 💖💟💖💖⚘👍👍👍👍👍👍💖💖🇸🇴✅✅✅🏆🏆🏆🏆🏆🏆waan ini salaamay🖐🖐🖐🖐🖐

  • @shadiyomaxamed2090
    @shadiyomaxamed2090 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck ck ck saxaaaaf waaad ukushub tahy wllllhi saxaaaaf indho kaso haraaay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdulahi7851
    @mohamedabdulahi7851 4 ปีที่แล้ว +20

    Saxaaf goal 🥅 walba marqaati buu kayahy be war ck ciyaalka waa gaadan ma adinkaba rag is arkay war Saxaaf kobtan kuuma gasho ee saxafdaada iska burso 😂😂😂😂😂😂😭😭

  • @fadhilalio8120
    @fadhilalio8120 4 ปีที่แล้ว +13

    Ck...you cn qualify for the national team of motherland country SOMALIA...keep going man thump up👍👍
    Saxaaf...culamaaul xubi skaganoqo..ciyartoy matihiide😂😂👊👊

  • @shakracadeofficial8882
    @shakracadeofficial8882 4 ปีที่แล้ว +19

    King ck wiil reaction le ma tihid wiil kubada cagta eh neh waa thy
    Best player of youtubers nolow wllkey apid wan ku sugna hadanu nhy heer Mogadishu

  • @hanaddeeq4825
    @hanaddeeq4825 4 ปีที่แล้ว +49

    Inta ila argtay goolka king CK inu yahy kii salah iyo messi oo kle like

  • @zamzamc.kariim4353
    @zamzamc.kariim4353 4 ปีที่แล้ว +2

    Liiicaato foorjo ck sida uu gade ya ila arke liicato😅😅 ck cro7 somlia atahy wlh cimamadada maheesto mppe somlia wa liicato😅😅inta ilaqabto like ha iladhaafin plz

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 4 ปีที่แล้ว +1

    War Ck ileen kubaduna libax ayu ku yahay kan Aar Ck qadar ciyarytis Aanaa Arke sxb iska ilali hee hhh yu mel cildo ah kaga tagin m.qadar💪😎 kep going guyss

  • @ashaabdisalaan6395
    @ashaabdisalaan6395 4 ปีที่แล้ว +32

    Ck wallahay goal lashiisa way iga gadsn yihiin kkkkkk

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 4 ปีที่แล้ว +12

    Woow lii Caato cadi maha masha allah hooyoy warsaney 💘💘💘💘💘❤❤❤❤💘💘

  • @HabiqleysoGroup
    @HabiqleysoGroup 4 ปีที่แล้ว +59

    King ck faan waa laga joogi la’yahay wallahi

    • @najibabdalla7967
      @najibabdalla7967 4 ปีที่แล้ว

      Sxp maxamed khadar baan u balamineyna noooh 😉😂😂 markas ka dib banu arkeynaaaa

    • @najibabdalla7967
      @najibabdalla7967 4 ปีที่แล้ว

      Ck waan tagera lkn markey ku bad timaado m.khadar baan u cimaamade

    • @shuebabdikadir6532
      @shuebabdikadir6532 4 ปีที่แล้ว

      Niyow ani xitaa waan taageeraa ck lkn sheekada hadee gaarto m Khadar waxaan jiraa Dhanka mk

  • @souadsaban3855
    @souadsaban3855 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wan tagera ck horay u soco

  • @ibrahimyusuf760
    @ibrahimyusuf760 4 ปีที่แล้ว

    King ck waa laacib laacib dhaafay wllhi sidaan mabakumaleyn waad xamalaneysaa bilaahi. Maxamed ascaaf waxbaa kudhacay asaga iyo kooxdisa 8 gool asagaa afkiisa kushegtay. Ck 💪💪💪💪👍👍👍👍Salaan s sare brother 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @miishtii
    @miishtii 4 ปีที่แล้ว +4

    Am first today qofna igama horeeyo team ck like igu cimaamada🙏

  • @reysahmedreys9245
    @reysahmedreys9245 4 ปีที่แล้ว +25

    𝐊𝐢𝐧𝐠 𝐜𝐤 𝐥𝐚𝐜𝐢𝐛 𝐬𝐨 𝐣𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐥𝐞𝐞𝐧 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐧𝐛𝐚𝐧𝐚

    • @amiinmohamedali2318
      @amiinmohamedali2318 4 ปีที่แล้ว

      Anaa yabay

    • @fowziyamohamed4527
      @fowziyamohamed4527 4 ปีที่แล้ว

      People have urine in my friend and florida state and the people 5AM me to do this yours is

    • @fowziyamohamed4527
      @fowziyamohamed4527 4 ปีที่แล้ว

      Day after day was opened in pain and the pain and

  • @sharmakelaki811
    @sharmakelaki811 4 ปีที่แล้ว +7

    CK SKILLS WAALI WLHI KEEP GOING BROTHER BEST CONTROLS ♥️🤝

  • @sashashamsa9431
    @sashashamsa9431 4 ปีที่แล้ว +5

    Well don our hero u're much better..without forgetting our master saxaf love u guys stay happy always.

    • @IsmailAleela
      @IsmailAleela 4 ปีที่แล้ว

      Ck lcp weyn
      Wlh ciribta wn ka helay
      C R
      Somalia qaranka wd anface youtuberley iskadey
      Wax kale bro
      Keep going

  • @sumaiamohamed9510
    @sumaiamohamed9510 4 ปีที่แล้ว +8

    Ck ma lguu gali karo 😂 ileen 😂💪❤❤
    CK FAMILY NOLAADA ❤

  • @toffo999
    @toffo999 4 ปีที่แล้ว +5

    Ck family caawa waan xanuunsanayaaye ii soo duceeya wlllayaalow

  • @user-vf3ux6xk1x
    @user-vf3ux6xk1x 4 ปีที่แล้ว +66

    Ck inuu lacib yahay intii ila araktay like 🤣

    • @sacdiamohamud4386
      @sacdiamohamud4386 4 ปีที่แล้ว +1

      💖💖💖💖💖🤣🤣🤣🤣 wan ka xomahay sida oo ck idin basaday

  • @iamalasow7454
    @iamalasow7454 4 ปีที่แล้ว +14

    yaa maqaar cimaamadada mahaysto ck from moqdisho😂

  • @ruunahmed3806
    @ruunahmed3806 4 ปีที่แล้ว +12

    Ileen ck kaliya reaction qatar kuma tihid laacibne was ehed
    Keep going my boy

  • @ayaanali9257
    @ayaanali9257 4 ปีที่แล้ว +4

    Captain ck youtupe sport singer waaw everting respect ankuhya wllhi

  • @kabiirmedia5691
    @kabiirmedia5691 4 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh ck lipaaax tahy wxn mooday reaction kaliya ileen laacip waa tahy keep going bro

  • @yooniskaraani3903
    @yooniskaraani3903 4 ปีที่แล้ว +18

    8 oo shegaye Ayaa laga dhaliyay Saxaf ck War Lacib aba thy waa iqarsaned beh Arimaheena Mxaa Loga sotagay

  • @ayaanlepro3220
    @ayaanlepro3220 4 ปีที่แล้ว +22

    Inta team ka gadaal ku dheelaye ila daawaneysay oo ciyaartan an lasocon like ku so baashaala blhi

  • @mkofficial779
    @mkofficial779 4 ปีที่แล้ว +1

    Ck mucjisa athy wlh waaba ronaldinho cafiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahadx11muhammad51
    @mahadx11muhammad51 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck is really good player wow nice skills bro I liked really

  • @shamuurey9338
    @shamuurey9338 4 ปีที่แล้ว +10

    Ck laacibka lugta iyo afka ❤❤🙏🇸🇴

  • @kylo-4051
    @kylo-4051 4 ปีที่แล้ว +12

    5:27 respect kulaha😭😂😂

  • @keynanofficial3157
    @keynanofficial3157 4 ปีที่แล้ว +20

    Ronaldinho mia ck Lacibkan xulka somali ha logu Waco xulka u bahan ck ninkan striker wye wlhi

    • @djibra7724
      @djibra7724 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✋

    • @zakaashhs4445
      @zakaashhs4445 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh kadaa wll

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck iyo lii caato laacibiin iga dheh🌹 Tim baa,basanaad meesha keensateen👈🏻markaasad dhagaha katunteen ❤️mnunaited♥️arsenal heshayaad moodaa kkkkkkkkk

  • @samaxaqueen2186
    @samaxaqueen2186 4 ปีที่แล้ว +2

    King ck xulka qaranka haloogo waco inta ila qabto ra yigas team ck like dhac kusii 🇸🇴❣🏆👍

  • @liilzimba5452
    @liilzimba5452 4 ปีที่แล้ว +28

    Waxas team falaq falaq unahy rer Malaysia home kina niku tumenaa hhh

  • @knginjoyao5478
    @knginjoyao5478 4 ปีที่แล้ว +8

    Ck family hadaa nahy Jafoowna waa naqaana. Kubad laciyaro waa naqanaa. ❤ Hadad Ck family thy nabee like igu shumi 😍😘👍👍

  • @Mahadinho
    @Mahadinho 4 ปีที่แล้ว +14

    Video🎞 ga Reaction Cml Aad u soo Edit🛠 Gareysay hhh🌚🥳

  • @gayowsharaf4667
    @gayowsharaf4667 4 ปีที่แล้ว +2

    Kowkow,,,ur also great footballer..keep going

  • @sharmakemohamednur8725
    @sharmakemohamednur8725 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ila arkay waxa muniir ku dhahay daqiiqada 14 marka ay mareyso😂😂😂😂

  • @khaalidmoxmed4360
    @khaalidmoxmed4360 4 ปีที่แล้ว +57

    Wil likeey 50 like maha lin like saar

  • @nuurtomohamed5187
    @nuurtomohamed5187 4 ปีที่แล้ว +4

    Ck pro aniga dar Alle ayaan kuu jeclahay hmr wcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaaciilyaasir4279
    @ismaaciilyaasir4279 4 ปีที่แล้ว +10

    Ck aniga aad i bad zatay zxp
    Hhhhhhhhhhhh

  • @mohamedabdirahmanhassan9594
    @mohamedabdirahmanhassan9594 4 ปีที่แล้ว

    Ck anaga kalasikadenu waamuqdisha insha allh ck vs mohamed qader ibrahim ⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️🏆🏆🏆🏆🎖🎖🎖🎖🎖

  • @mahadhassan219
    @mahadhassan219 4 ปีที่แล้ว +1

    Ck man of skills

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 4 ปีที่แล้ว +35

    #CK iYo #Lii #caato Hadaad #TaaGerese
    #LIKE bac bac kusiiYa❤❤😘

  • @ardonofficial6666
    @ardonofficial6666 4 ปีที่แล้ว +12

    Maxamed qadarow ck ku orod orad mahan wad ujeda😂

  • @abdirisakabdimahadahmed1536
    @abdirisakabdimahadahmed1536 4 ปีที่แล้ว +4

    War maxamed qadar neel uu kusaaraa maa meel joogtid ronaldo vs ronaldo tihiin 💪💪💪💪 TEAM maxamed qadar ismuujiya hee❤❤

  • @taleex-show6456
    @taleex-show6456 4 ปีที่แล้ว

    waa wareey war azxaapay king ck waa in xulka soomalia laga wacaa waaa dhaliye aan caaadi aheeen aawey dadkii soxulayey xulka qaranka somalia king ck films & vlogs xulka halagu soodaro intii qabto like dhaha

  • @MRJOKER-is8sq
    @MRJOKER-is8sq 4 ปีที่แล้ว +2

    Waw king ck balaayo thy waa ku taageersanahy

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 4 ปีที่แล้ว +4

    *Ar maanta first ahay like ha liku camaamdo team ck*

  • @elcapo1937
    @elcapo1937 4 ปีที่แล้ว +4

    8:55 second fantastic CK👌👌

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 4 ปีที่แล้ว +6

    Yes Ck😍🤩

  • @mohamuudnormallaafter__poy9045
    @mohamuudnormallaafter__poy9045 4 ปีที่แล้ว

    Ck zxpow sidaan kuu taageraaye magcaada ii bxay ee nio waxan kaa codsanaa markaa Muqdishu imaado qofkii ugu horeeye ee kula kulmo rbaa inaa noqdo bro go ahead ❤❤❤🤙🤙🤙

  • @shidanecade8
    @shidanecade8 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck laacib makaroofanka iyo lacibka lugta ayaa tahay adi keep going pro

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah farhat waye ♥♥♥

  • @masudabdirahmaanmohamoud2156
    @masudabdirahmaanmohamoud2156 4 ปีที่แล้ว +25

    Ilaahay dartiis like iisaar

  • @blinder9654
    @blinder9654 4 ปีที่แล้ว +7

    6:38 actionka loosoconaayo😂🤣 yaaiilaarkay.

  • @ahmedhussein6958
    @ahmedhussein6958 4 ปีที่แล้ว +2

    Suárez adigaba ka daran wow 9 buxo ayaad tahay wlhi 🔥🔥🤙🤙

  • @lovelyoneofficial6659
    @lovelyoneofficial6659 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a ck
    goal madaxa ah
    Wllow xulka qaranka ayaa uqalantaa keep going
    Dhaman reer malasia

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 4 ปีที่แล้ว +13

    😂😂😂 saxaaf ka qalee odayga inuu xalay 8 gool dhaliyaa laga yaabaahe adna aad hurdeysee😂😂

  • @Taayofficial
    @Taayofficial 4 ปีที่แล้ว +8

    Ck no.2 wad ka dharagtay
    #Xaqiiqda
    wllhi maxamed qadar lcip wye kuma aadid nio hdd saan udheesho lkn iney wx ku qarsoon yihin ma sheegin lkn Saan mayooy. Anaga dhip ku qabno ninkaas

  • @zweetzaima9129
    @zweetzaima9129 4 ปีที่แล้ว +8

    Team saxaaf hadaan nahy mar un wn arsaneyna i.a 😍✅❤

  • @OptiLife_motivation
    @OptiLife_motivation 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck inuu gool badan ka dhaliyey halkaan cidii ila aragta like dhac igu si kaabe

  • @abdizamed34official41
    @abdizamed34official41 4 ปีที่แล้ว +1

    Ck kaliya maaha youtuber ee waa lacib kubada cagta ah

  • @yaasirawil1182
    @yaasirawil1182 4 ปีที่แล้ว +38

    Ck calool kenay misa anaa u moodo hada umooday like saar

    • @mariacabdi9059
      @mariacabdi9059 4 ปีที่แล้ว

      Saa id wiliba😂😂😂

    • @layaanahmed5321
      @layaanahmed5321 4 ปีที่แล้ว

      Basaborkii iyo lacagtii ayuu ku wataa ninku waa bilaa Aminaad🤣🤣

  • @raxmaadam6283
    @raxmaadam6283 4 ปีที่แล้ว +6

    Ck oo laacib ah iyo liicaato o cayilay say masha allah 🤣🤣🤣🤣

  • @lillil2293
    @lillil2293 4 ปีที่แล้ว +6

    Cr7 king ck legend keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmetyuu8802
    @ahmetyuu8802 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck See Cml Hee Brother Kubada Afka Ayaba Isku Ogay Tii Lugta Miyaa Ku Darsaty Hee Amazing🙏 wax Kala Thy Really Keep Going👏👏 Waxba Ma Laga Qaban Karro Wlh🙏👏💸🙋‍♂️

  • @karaama1320
    @karaama1320 4 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏markan arkay ciyartada wllhi subscribe ku siiyay ck👏👏👏👏

  • @mohamedabdi1441
    @mohamedabdi1441 4 ปีที่แล้ว +68

    Inti cag warejiska ck ila aragtay like isaara😂🙏

    • @haamidmohamed3205
      @haamidmohamed3205 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh waxa xaga warejis mooho

    • @sadaammk971
      @sadaammk971 4 ปีที่แล้ว

      Serie B waye odeyga🤣🤣 kubado Katilabsade

    • @sacdiamohamud4386
      @sacdiamohamud4386 4 ปีที่แล้ว

      ck goosha ku ururud bay kuu noqotay waad basatay dadka nin 8 gool dhaliyay maxaa meesha dad dhin tay maa jooga

    • @cabdicadil2496
      @cabdicadil2496 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh ana ka yaabay

  • @abdifataah2556
    @abdifataah2556 4 ปีที่แล้ว +5

    Saxaaf Wad Gaaday 🤔🤔
    DAD Ebar U Marisay Wlhi😜😂😂😂😂😂😂

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 ปีที่แล้ว +3

    Like player, like youtuber, this is only doing king ck 💯✔🙏✌📍

  • @farxan.mofficial2214
    @farxan.mofficial2214 4 ปีที่แล้ว

    Ck gacan ayan kuu tagay Sida ad goalka madaxa u dhalisay Masha Allah Qatr

  • @jamalosman6394
    @jamalosman6394 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc masha allaah ck tuureer ayaad kasartaay

  • @abuubakarhasan8638
    @abuubakarhasan8638 4 ปีที่แล้ว +11

    ______________Waxaa kle pppppppp 😂 King CK""""""""""""""""""""""""🔥🔥🔥❣❣😋 like isaar inta ka dnbiso

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 4 ปีที่แล้ว +7

    🤜🤛🥳🥳🥳🥳Ileen Messi baad Aheed

  • @nasirrashforx4228
    @nasirrashforx4228 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxan suknaba waa Maxamed Qadar VS King Ck Home Moqdisho ck Hampalyo 💪👑👏👌

  • @mjbeloved5104
    @mjbeloved5104 4 ปีที่แล้ว

    warniyow m.a ilaahey haku wll ck
    runtii ilaa fool ku taalo maanta wax baan arkan m.a wow😍🤩😘

  • @dhucdhucofficiall9158
    @dhucdhucofficiall9158 4 ปีที่แล้ว

    Ar saxaafa walalooow waaaba iskataag taagantahaye bahasha sifiican uraaaco teamkiina hajiraaan💕💕fiifaa wiilasheena somaliyeed