CK IYO LI CATO YAA DHULKA LAGU JIIDAY JAFOW AAN CAADI AHAYN..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 620

  • @cabaaslakipoi8704
    @cabaaslakipoi8704 4 ปีที่แล้ว +316

    Inta videogan kaso argtay prink ck kusoo argtay like haku muujiso funska adna one love dhamantiina❤

  • @hibomohamed8952
    @hibomohamed8952 4 ปีที่แล้ว +66

    Ala kuwaan qosolkii iga dhameeyen sadexdan oo meel layskugu keeno qosol laga mawaayo wllshy Adna keep going sister 🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣🤣

  • @ishwaaqabdullahi2299
    @ishwaaqabdullahi2299 4 ปีที่แล้ว +34

    Funy wlhi waa dad aan inaba caadi eheen
    Saxaaf 🖤
    Ck❤
    Lii caato❤
    Waaa 💙
    Dad aan jecelahay💙
    Keep going 💚
    My brothers 💚

  • @theabdi2168
    @theabdi2168 4 ปีที่แล้ว +57

    14:00 from Norway 🇳🇴 ciyaal skool ahay walhi hada ka imaaday ee horay u socta reer malesia

  • @c.shakuurofficial5980
    @c.shakuurofficial5980 4 ปีที่แล้ว +7

    Inta jecel nabiga scw like dhac haku siisu♥️♥️

  • @cadarmaxamuud889
    @cadarmaxamuud889 4 ปีที่แล้ว +168

    ani waayabe ree Malesia Lee dawanoyaa ma nasixradeeen hhhhhhhhh Xafada dhan wax kla lama xisenoyo war yaa nala mid ah iscadee hhhhhhhh

    • @sahroadan4222
      @sahroadan4222 4 ปีที่แล้ว

      sido kale abyo family oo dhan reer Malaysia le waye wax kle lama fiir sado

    • @nastehaneyrusofficial1078
      @nastehaneyrusofficial1078 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh wa dad isku xiran oo funny ah

    • @fadumomaxmed5015
      @fadumomaxmed5015 4 ปีที่แล้ว

      Sido kale

    • @umuss7874
      @umuss7874 4 ปีที่แล้ว

      Munir iyo licato markey tageen maleysia wa shiden wlhi melkale maba firsado hadane nabadonki TH-cam leyda ajogo ck sen lodawaneyn marka

    • @qadroupdyrahman3528
      @qadroupdyrahman3528 4 ปีที่แล้ว

      Me kula mida nhy rer malesia le ladawada xafada

  • @Anshaxofficial
    @Anshaxofficial 4 ปีที่แล้ว +60

    Inta liicaato ku heesato like saara

  • @maryanitappe5384
    @maryanitappe5384 4 ปีที่แล้ว +36

    Inta ila qosashy Like dhac igu sii Team Adna team zaxaaf team ck team liito❤❤

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 4 ปีที่แล้ว +12

    Asc my family beautiful nice funny masha allah keep going on always 🤩🤩🤩👍🤣🤣👀🙄🤔👍👌☝️

  • @salmaahmedibrahim2004
    @salmaahmedibrahim2004 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkk Ar wee kuu tashteen my bro Lii caato zidan caq Maha Eddo weyne haku deyn ka Aarso xita saxaaf waw la ogyahay waa Laka daremaa mr king ck marti ma jirto team
    ..........Lii caato hada dhahay waa ka arsanena waa balan mesha gasho balan waye inaa kaso sarno mrtinimada intaa kugu xushmeneno aragtay runtioi bro keep going one guy'S all Salan cudon hawada Idin so marinaa 👉❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @ifrahnuor2574
    @ifrahnuor2574 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah farxad kunolada asxaabta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍❤❤

  • @asliali2126
    @asliali2126 4 ปีที่แล้ว +2

    Liiiiiicaaaato maskiin way ku gaadeen kaso arso Saxaaf iyo King Ck keep going walaaalo

  • @Muno2021
    @Muno2021 4 ปีที่แล้ว +13

    Qosol Iguma HaRiN😂😂 keep GoiNg Brothers😍😍😍

  • @zaki_arag
    @zaki_arag 4 ปีที่แล้ว +203

    Qafkii ck kasoo fiirsaday likes saaR🙋‍♂️😅

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +1

      Zaki wll isoboqo fadlan🙏👍

    • @kimamliishamintea6417
      @kimamliishamintea6417 4 ปีที่แล้ว

      Hadaa likes lasiinin maxaa llasiin lahaa

    • @zaki_arag
      @zaki_arag 4 ปีที่แล้ว

      @@itzzarashow1996 hye wllo

  • @saalaxtech6222
    @saalaxtech6222 4 ปีที่แล้ว +2

    Teams of youtubers
    Adna/Saxaaf
    King CK
    Muniir
    Lii caato
    Riwdaan iyo ilyaas
    Amir sayid
    ArimaHeena
    Asad hagio
    Atriisho badiyo
    Tiina farey
    Geenyada madow
    Xuse pepe
    +++more
    I love TH-cam's Malaysia

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 ปีที่แล้ว +19

    CK iyo lii cato😂😂😂 mas allah haiga digo 🤣🤣🤣

  • @hanadserial3258
    @hanadserial3258 4 ปีที่แล้ว +11

    Adna wan nigu fana adi family gaga🙏💥💝

  • @iskapappyxaliimocdy283
    @iskapappyxaliimocdy283 4 ปีที่แล้ว +12

    wlhi wan jeclhy wilazhena somaliyed keep going👌👌

  • @sumayasiman1458
    @sumayasiman1458 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh liiban aadan cali liicaato ck saxaaf wanidinsalamey iyo adna

  • @najmanashaad7642
    @najmanashaad7642 4 ปีที่แล้ว +30

    Ck waa qosol socda wlh 😁😁😁😁 ar yaa guriga isoo dajiyo 😅😅😅😅

  • @qamaribrahimaki7863
    @qamaribrahimaki7863 4 ปีที่แล้ว +20

    ck qarar aakahayo wiilkan yar malin walba waka arsahaa uu kujiraa🤣 maseerow

  • @hodanbadel9950
    @hodanbadel9950 4 ปีที่แล้ว +14

    Wllhey aan jeclahay horay usocoda gaar ahaan ❤🥰❤❤liicato waan kugu fanaa Aboowe ❤

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว

      MashaAllah. ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 4 ปีที่แล้ว

    Liicato mafilaneyn wlhi wanaxyay kiila buraa kaadiyaa iheyso kulaha CK been badanaa shirqoolkan waxa kadambeyo adna iyo saxaaf liicaato soo arso sxb waliba adna Chanel inaan kadawano waa wajib CK oonan maleshia xasuus loga rebin yuu bixin qarabo hadan nahay idin jeclahay dhamantiin iinolada horayna usocda😘😘😘

  • @azumatan1868
    @azumatan1868 4 ปีที่แล้ว +2

    Qosol kiiba iga dhamadEY wlhi 😂😂😂😂lii caato sorry way ku bureeyen saxav io ck dhip badana 😂 horeY usocda ❤💕

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh wlhey liicte iyo ck saxaf alha idin xfido geep going

  • @idirismaxamedshiikh4046
    @idirismaxamedshiikh4046 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah Allaah Idin Xafido Adna Iyo Saxaf Law a Isku Kalsnoaa Tihiin Guul Ayaan Idin Rajenaa isoo Booqo Adna Chnalkayga .Tiiticade Chanal

  • @arwaaxaragsanevcplus4246
    @arwaaxaragsanevcplus4246 4 ปีที่แล้ว +2

    waa

  • @kingomarkey4001
    @kingomarkey4001 4 ปีที่แล้ว +2

    Hormar wacan walalhy qosolkena wa farxadayda🙏😘

  • @najkaofficial9783
    @najkaofficial9783 4 ปีที่แล้ว +2

    Wixii jecel adna like iisar

  • @samiyamohamed2227
    @samiyamohamed2227 4 ปีที่แล้ว +7

    Team Licato Hada Nahy waa Arsanenaa Abaa😏👊🤣🙏

  • @hamdohussein3601
    @hamdohussein3601 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah wiilashena horay usocoda ⚘❤

  • @maxamedfarxan7130
    @maxamedfarxan7130 4 ปีที่แล้ว +47

    ck team liketa ha ila dhaafina 🤣🤣🤣

    • @nimcomaxamed3610
      @nimcomaxamed3610 4 ปีที่แล้ว

      😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😁

  • @hamaadicabdalla7107
    @hamaadicabdalla7107 4 ปีที่แล้ว +2

    Bashaalkiina wan ka helay alle ha idiin siyaadiyo farxadiina masha allah

  • @kingiskaflimsvlogs7681
    @kingiskaflimsvlogs7681 4 ปีที่แล้ว +76

    Ma heli karaa 10 qof oo Somalinimo iyo walaaltimo subscribe Igu saara??❤️❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @queennajma5663
    @queennajma5663 4 ปีที่แล้ว +3

    Liicaato legend waye 😍❤️❤️

  • @istarlinabdinur8737
    @istarlinabdinur8737 4 ปีที่แล้ว +10

    Liicaato make sure ck Will pay for Adna cadey keep going sister big love

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +1

      Istarlin abayo isoboqo fadlan🙏👍

    • @ibrahimibre3737
      @ibrahimibre3737 4 ปีที่แล้ว

      Wn kujecelahsy walalkeyga

  • @Lionsvillage
    @Lionsvillage 4 ปีที่แล้ว

    Horey usocso wllshey adna saxaaf keep going bro sister

  • @fathiabdullahi5497
    @fathiabdullahi5497 4 ปีที่แล้ว +2

    1:52. Waa iska sidas "when you have no futo" 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ma nooli 🤣🤣🤣😂

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck, Liicaato, Saxaaf iyi Adna all legend keep going

  • @khalifsh-ali6203
    @khalifsh-ali6203 4 ปีที่แล้ว +9

    Liicaato waa wiil funny cadaw gaaga unoo loow my bro👏👏

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว

      MashaAllah. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍

  • @sagalahmedosman9501
    @sagalahmedosman9501 4 ปีที่แล้ว +7

    M.a jcliyaa farxadiina mama mcnto keep going dhamaantiin ❤❤❤👌👌

    • @garabwallaaloffical4327
      @garabwallaaloffical4327 4 ปีที่แล้ว

      Asc wll qali agal wll illag tartiis iigu caawi sbsiscarabka wll qali

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Sagal abyo isoboqo fdln🙏👍

    • @nimcocali306
      @nimcocali306 4 ปีที่แล้ว

      Dirac iyo bati aa alla berka liicato

  • @xamzeofficial6656
    @xamzeofficial6656 4 ปีที่แล้ว +5

    liicato waan ka arsan rabna isha allah

  • @ozamayishak8080
    @ozamayishak8080 4 ปีที่แล้ว +2

    Azxpata inta jcl adna io liicato ,ck io saxaaf like dhac kusii ❤🥰🥰😘

  • @nuuriyoali2323
    @nuuriyoali2323 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk wlh ck nagamadan xishooon iska xijiya🙏👌🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣hg

  • @mahadhonest7272
    @mahadhonest7272 4 ปีที่แล้ว +7

    Adna qof ki8 8 ahay like ta dhac igu siiy

  • @hindamaxamed3733
    @hindamaxamed3733 4 ปีที่แล้ว +2

    Lii caato gaarsoo

  • @aaminasahra3900
    @aaminasahra3900 4 ปีที่แล้ว +31

    Adnoy meeshaaas yaa kula hagaajin doona ani intaas an ka fakarooyaaa ayaga hagajiya dheh

    • @AdnaChannel
      @AdnaChannel  4 ปีที่แล้ว +8

      Hhhhhhh 🤣🤣🤣🤣

    • @cashacasha8026
      @cashacasha8026 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkk aniga xita wan kafagiray amiran wa xamilo

    • @fadumomaxmed5015
      @fadumomaxmed5015 4 ปีที่แล้ว +4

      @@cashacasha8026 amiiro xaamilo mahan adna wey iska dhaheysy allha siiyo wax qeer qaba

  • @aslicabdi7258
    @aslicabdi7258 4 ปีที่แล้ว

    Ala ku jecliya adna wlashy qali horumar wcn

  • @cabasabdikarim9832
    @cabasabdikarim9832 4 ปีที่แล้ว +3

    Ck io lii caato ck aa caad 😊😊♥️♥️💯

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 4 ปีที่แล้ว +15

    Dirac iyo baati xirana kulha 😂😂😂😂😂

  • @sundusmohamed6467
    @sundusmohamed6467 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah walalshy adna hormar wacan abaayo mcn

  • @boqoradainmahamedaadanmeys6323
    @boqoradainmahamedaadanmeys6323 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlh sedexdan mel kesku kenay kiliyadha wey i furin wlh allah ha idin xifdiyo keep going adnaheen

  • @fariihafan7591
    @fariihafan7591 4 ปีที่แล้ว

    I can't stop watching this video.wllhi qosolka aduunka I love you guys kal iyo laab.

  • @faadumodhoorsan2940
    @faadumodhoorsan2940 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah good job

  • @daalomediagroup3496
    @daalomediagroup3496 4 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkk qosol ka igadhamaaday 😃 xadta ilin 😭😭 ❤❤

  • @qaaliquruxcali3960
    @qaaliquruxcali3960 4 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii ugu horeeyay ban ahay

  • @fatushfilsan3824
    @fatushfilsan3824 4 ปีที่แล้ว

    King ck lii caato adna saxaaf nolada weligiina horey u socda

  • @عائشةابوبكر-و6ض
    @عائشةابوبكر-و6ض 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah abayo mcn adna hormar wacn

    • @sahroadan4222
      @sahroadan4222 4 ปีที่แล้ว

      Abyo atfal wamawaheb ma tagerta

  • @itzzarashow1996
    @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +33

    Aboowe Ama Abaayo Illahay Hamigaaga haku siiyo inshAllah Fadlan SUBSCRIBE iisaar🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @HamseSADRI
      @HamseSADRI 4 ปีที่แล้ว +1

      Zhp AdnaH MarkaaGa

    • @ibracadeofficial6363
      @ibracadeofficial6363 4 ปีที่แล้ว +1

      Waku saray adna iisar mhdsanid

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 4 ปีที่แล้ว

      SOMALI QUEEN iisaar aan kuu sare

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Wan idinsaray sadex diinaba wllyal

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a abayo adna see noqotay abayo Ilaah waxa ku weydina inaad caafimado cafimad danbi dhaafleh inoo allah ku siyo

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว +2

    Lii caato hanbalyo ♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️♥️♥️❤️❤️👍

  • @maryamh9780
    @maryamh9780 4 ปีที่แล้ว

    Adana ilhaay haku caafiyo xabiibti

  • @izasworld7523
    @izasworld7523 4 ปีที่แล้ว

    I want your support as a Somalia as a Muslim

  • @xamdiahmed3460
    @xamdiahmed3460 4 ปีที่แล้ว +4

    inta markey arken in asxaaf oo barkin hoosta dhigtey oo ku qosashey like ila dhac hee ha ii dhaafinin

  • @shadiyomaxamed2090
    @shadiyomaxamed2090 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhh liiicato wey kutashteeeen ck saxaaf adnaa wax walbo wey ogthy 😜😜😜😜😜😜😜 camera 📷 qarsooon iska fiiiiri

  • @shukriabdulkhader4607
    @shukriabdulkhader4607 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla adna inan la kulmo malin uun jecliyaa insha allah one love my sis adna

  • @nasriinabbe7240
    @nasriinabbe7240 4 ปีที่แล้ว +3

    Abyo Adna away arbacda qifkii lakeeni jiray Maxa dhacay Ani Waxa codsana muniir inaa keento🙏🙏🙏 midkle aad xoog ujafto Adna dhal poqortoyo 👑👑👑❤️❤️❤️❤️

    • @AdnaChannel
      @AdnaChannel  4 ปีที่แล้ว +2

      Caawo soo galaa waa muniir

    • @nasriinabbe7240
      @nasriinabbe7240 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid awalba waa kugu gaarinimada Adna wlhi ilhy dartiis kuu jeclhy
      👑👑👑👑💝💝

    • @sacdiyohassan6090
      @sacdiyohassan6090 4 ปีที่แล้ว

      Adna thanks wlhi wAa sugi la.anHy muniir

  • @xilwaomar3745
    @xilwaomar3745 4 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhh 2wdaan oo isla jogo walipa is jafaaya ina arko waa rby❤❤

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi wan qosley aqyarta hore usocda dhamantina

  • @abdiladhiifahmedraage2996
    @abdiladhiifahmedraage2996 4 ปีที่แล้ว +7

    10:50 Alle beer ka lii caato 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bahjobilanqadar752
    @bahjobilanqadar752 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta videogan prank kusoo aragtay Like ha ila dhaafi
    Iii caato
    Saxaaf
    Ck
    Adna
    Inta taageero u ah one love kuligiina

  • @marwaanyare4675
    @marwaanyare4675 4 ปีที่แล้ว +1

    King ck keep going

  • @aayataxmedaii295
    @aayataxmedaii295 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going horamar wacan walalaha samaha jaceyl 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoaxmed4792
    @nimcoaxmed4792 4 ปีที่แล้ว

    Ck wxn fila hoyadiisa ine dhashay ayado qosleyso meshe dadka ka cabadan keep going walalaheyga

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 ปีที่แล้ว +2

    Wiilasheena saxaf liicato iyo ck jecliyaa qosol iguma harin wlhi lkn iga fuqa cida maqarka hhhhhhhhh

  • @asmanasapo1207
    @asmanasapo1207 4 ปีที่แล้ว +13

    Ck iyo liicato laba kala daraN is helay😂😂😂😂😂😂

  • @basrasait9227
    @basrasait9227 3 ปีที่แล้ว

    واو مشاءالله

  • @deeqojamacfarah4916
    @deeqojamacfarah4916 4 ปีที่แล้ว

    Adnaa wall qlli wn idn samaaya Kal iyo laaap adiga iyo qoyskaga sharaf ta badan CK wada xaarabo iyo liicato na wan slmya adnay walhi manta wxn ku riyooday anigo idin ku imi Malaysia saa wxad hatsatan adhi badan adhiga saxaaf baa lajooga😂😂😂 walhi qosol marna farxad iyo Jawii kaleeto ban galabta ku so kacay inshallah wxn rajaynaya inan mar un imaado Malaysia hadaan Malaysia imadana adnaa igeeya weye💝💓❤💞❤💝

  • @ifraahaliibraahim4377
    @ifraahaliibraahim4377 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck gud iyo lii caato saxafa wn idin salamy dhaman 😂😂😂

  • @zerinmohamed3320
    @zerinmohamed3320 4 ปีที่แล้ว +29

    1:24 Waa kursige edna diyaarsatay 😏😅😅

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว

      Nasra abayo qali isoboqo fadlan🙏👍

  • @maxamedxaashi5562
    @maxamedxaashi5562 4 ปีที่แล้ว +11

    Dhinacan waxa ugu ektahay, murusade dhinacana habargidir 😁

  • @farhiagardawe8172
    @farhiagardawe8172 4 ปีที่แล้ว +1

    Msh alh aduunka wllo lgu yhy horay uscda dhmntiiin angana madax no srnthn

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 ปีที่แล้ว

    Adne iyo Liil caato iyo Saxaaf waan idin salaamay waa fra Noorwey 🇳🇴

  • @sacdiyoabdi7572
    @sacdiyoabdi7572 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah farxad Ku nolada asxbta

  • @zakisharifzakisharif3507
    @zakisharifzakisharif3507 4 ปีที่แล้ว +4

    😁😁😁 manta wa gacan galey Liicaato hhhhh

  • @raxmabiixi1733
    @raxmabiixi1733 4 ปีที่แล้ว +2

    Team kala wareg way iga walen wlhi team adna like
    Team ck like
    Team liicato
    Team zaxaf
    😁😁😁
    👍👍

  • @naanoohacker7585
    @naanoohacker7585 4 ปีที่แล้ว +9

    Qofkii ugu hireeya like iisara

  • @wllantonio7185
    @wllantonio7185 4 ปีที่แล้ว

    King ck qozol igu ma Arin keep going prother

  • @najiibsonaldo3136
    @najiibsonaldo3136 4 ปีที่แล้ว +3

    The father of jafoow ck😂😂😂😂😂

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 4 ปีที่แล้ว

    Asxaabta wllhi qosol igu maharin ck sixuna ugashay lii caato

  • @zakariyehussein1506
    @zakariyehussein1506 4 ปีที่แล้ว +6

    Team lii caato like

  • @izasworld7523
    @izasworld7523 4 ปีที่แล้ว +3

    I need your support your sister you're my favourite girl

  • @fartunomar5783
    @fartunomar5783 4 ปีที่แล้ว

    Gubtaa wlhi meshan kuso bar baray mi blood ck sharaf igu nolow wllky mcn 💟💟💟💟

  • @asadabdi2628
    @asadabdi2628 4 ปีที่แล้ว +2

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo Lii cato

  • @foziyohajimohud9047
    @foziyohajimohud9047 4 ปีที่แล้ว +8

    Viva maqaar family ❤

    • @isrolove7552
      @isrolove7552 4 ปีที่แล้ว +1

      Viva Hg famaily❤

  • @aaminadegen4008
    @aaminadegen4008 4 ปีที่แล้ว +6

    Bimaasha waa nasab waa Xalaal cuniyaal ❤️❤️❤️❤️

  • @axlaamaliomer1739
    @axlaamaliomer1739 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma cayilnaa wiilkena lii caato🤣🤣🤣

  • @shukrisheekochannel2210
    @shukrisheekochannel2210 4 ปีที่แล้ว

    waaabaaa waan kaxumahay liicato

  • @rasmiruuxi8827
    @rasmiruuxi8827 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck waana jafay caawa hadaan hg awoowe nagama xishoon 😂😂😂😂😂😂hormar wacan farxad kunoolaada dhamaantiina

  • @safiyoahmedofficial5118
    @safiyoahmedofficial5118 4 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhh ck &lii caato & saxaaf My sister adna waa salam tihin dad an jeclahay