I'm Done | Ragow Barasho Geelow Rarasho !! Barasho Wanaagsan | 126/22

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8K

  • @wllziyaj9434
    @wllziyaj9434 ปีที่แล้ว +863

    Aaway dadkii jeclaa nabiga scw ❤❤

  • @dj.rockets
    @dj.rockets ปีที่แล้ว +2724

    Never give up Two Legends💪

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 ปีที่แล้ว +319

    Haddii aad ujeedo magaca Allah love saar ❤ 💟💟🙏

  • @canabciiseafrax8128
    @canabciiseafrax8128 ปีที่แล้ว +52

    cameroyinkan ma safran waa loo soo safra the best emotionl damage in 2022 😂😂😂

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 ปีที่แล้ว +275

    Asxaabta Aan Ku Salino Suubanaheena Muxamed Scw ❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤

  • @sainabosman1036
    @sainabosman1036 ปีที่แล้ว +77

    Arimaheena waxaa tahay first TH-camr somali aan ka helo muuqaladad soo duubto from somaliland 🎉🎉 keep going brother

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 ปีที่แล้ว +39

    Masha Allah walalkayga horey u soco waana Runta Dadka Qaar amusnanta Ayaa Jawab U ah guleyso 🎉

  • @hunisua2832
    @hunisua2832 ปีที่แล้ว +50

    Addunka waxa ugu xun waxadan ehen markii laga sheego abowe nabigena calayhi salatu wasalam ayeeyba ku sheegen sixroole xagee adinka joogtiin sabarka ayaa mar kaste guul kuu keeno إصبر يا أخي 🥰😍anigana barasho wngsn from mareexaan qabiilka in lagu faano ama qof lagu liido ayaa ceeb iyo dambi ah 😍🥰😍🤍

  • @maxamuudmaxamed2493
    @maxamuudmaxamed2493 ปีที่แล้ว +234

    Dad oo dhani haday iskugu tagaan inay ku dhibaan kugu dhibi maayaan waxaan ilaahay qorin ❤keep going team27🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @GulledMarso
    @GulledMarso ปีที่แล้ว +133

    Never give up Two brothers
    Qofwalba waxa uu qiimo ku leeyahay marka uu ku hadlo, hadalo qiimo badan adigana waad hadashay, waxaana fahmi kara qof wanaaga u saaxiib ah,
    Guulayso bro
    Asad alle Caafimaad Taam ah hasiiyo

  • @faadumocabdullaahi9745
    @faadumocabdullaahi9745 ปีที่แล้ว +130

    Waligeybo waan kutaageeri jiray waxne igama galin dadka kale marka keep going wllkey ✊🏻

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 ปีที่แล้ว +1

      Asc Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ✨⚡️⚡️

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 ปีที่แล้ว

      Asc reer Hajiyoow ma qaladanidiin qofka haddii ay doneyani in lasoo bokade malaso boqan karo lakin mahin in Asad la edeyo maxaa yeelay waa qof bahid garka qabo mahin wax uu ku dhashay ee waxaa u gesatay waa somali ee Somaliyeed hadan wax ban kala labaneyan wax waa qalad warunta

  • @elmanqueen563
    @elmanqueen563 ปีที่แล้ว +27

    Big tageere ahay 7 years ma Yaro wana la qabaa somali weyn adinka dadka aad qareynada ama mar qatiga ka noqoneysiin iska dhafaa
    Wax walbo walaga qurxonyhy Arimaheyna guul ku rajeynaa xitaa hadii one person ku tageero wa aniga mugooi ❤️💯❤️💯💯❤️💯💯❤️

  • @fardowsahaji589
    @fardowsahaji589 ปีที่แล้ว +167

    😂😂😂💯👌Wallahi somali hadaan layska celin way kugu tumanayaan!! Si fiican oo raganimo leh baad isku difaacday. Noo calaacal noo oohin 😎legend💯❤️

    • @Abdivlog
      @Abdivlog ปีที่แล้ว +3

      Ma ila aragtay waa landhere qab leh

    • @salmakeyse
      @salmakeyse ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waxylha iga ybiyey waxa ay ahyn ha u tgno lugaha ha qbsdn oo ha rli geliyn gbdh waar ma qsb waxa la iska rbaa mise wllnimo wale wa yaab

  • @ismailmo6420
    @ismailmo6420 ปีที่แล้ว +67

    Team arimaheena iyo team 27 marnaba noo hoos , cadowgiina ayaa banaanka usoo baxay ee cadawgiina dadka ka barta 😃🤩

    • @hodanmohamed1818
      @hodanmohamed1818 ปีที่แล้ว

      Keep going brother arimahena iyo asad ilaahay horti baan u jeclay qabil wax naga galay majirto

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia ปีที่แล้ว +42

    RAGANIMO 💪 Guulaysta SaxibayaaL Waan Idiin Taaganahay ❤️🙌

  • @ziyoasdi8878
    @ziyoasdi8878 ปีที่แล้ว +16

    Imo hajio waa wiilal akhlaaq iyo wanaag badan ka muuqato oowaalid fiican baa soo barbaariyay dad badana way gacan qabteen oo abaal bay kuleeyihiin anagana wanaagooda makhraati baan kanahay qayrkiin usareeya huuno salaam from jigjig 🙏🥰

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 ปีที่แล้ว +158

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdifitahshushuule9606
      @abdifitahshushuule9606 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 10 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم☝️🤲💚❤️💖💝

  • @ahmedbotaan9387
    @ahmedbotaan9387 ปีที่แล้ว +198

    2015 ilaa hada kula socdaa marnaba kaama shakin inaa tahay qof talent leh walaalkey waxaan ku lee yahay horey usoco

  • @Ayla435
    @Ayla435 ปีที่แล้ว +73

    Gun baa idin heshay waliba jaanis gaad ah lkn inta idin neceb inta idin jecel baa ka badan team 27 hore u socda✊👌

    • @daauudsibriye3187
      @daauudsibriye3187 ปีที่แล้ว +2

      Sax waye

    • @maxamedcabdiwahaab476
      @maxamedcabdiwahaab476 ปีที่แล้ว +1

      Cayayanki somaliya nabada u diidey Aya soo werareen Lakin isku dire asaga jabbi doona

    • @Ayla435
      @Ayla435 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedcabdiwahaab476 saas waaye

  • @mowliidshirwac
    @mowliidshirwac ปีที่แล้ว +64

    Legender Arimaheena Si dhiiran oo Kalsooni leh ayaad U hadashay Waxaana Sidaan Oo kale Hadal usharixi kara Qof Naftiisa Kalsooni weeyn ku qaba Waan ku faraxsanahay Adigoo Meel cidlo ah Lagaa Eedeeyay misana inaad Afkaaga Si Kalsooni Ku dheehan tahay Ugu Hagar baxday Hore usocod iyo Nolol waarta ayaan Idiin Rajeeyn adiga Iyo Asaid Keep Going

  • @naimoibrahim7454
    @naimoibrahim7454 ปีที่แล้ว +52

    Way idinka muuqata barbaarin wacan iyo family qurux badan iyo kalsooni ka muuqato Allah haydin siiyo samir iyo dulqaad aad ku xamishaan dadkiina soomaliyeed
    Fidma wadayashana Allah haydin ka qabto, asadna Allah ha caafiyo inshallah ❤❤

  • @axmedkaafi7941
    @axmedkaafi7941 ปีที่แล้ว +28

    Hadal xigmadeysan canaan ah waxtar leh waano leh cafis leh digniin leh hadal cad go,aan leh legends always taken a minute never backwards go forward

  • @Zaack-Traveler
    @Zaack-Traveler ปีที่แล้ว +15

    Anga waxan isleyahy arinkaan in ay dhacdo way ficneed sawabtoo ah marki hore maadan kala sari karin cadowgaga iyo zxbkaga balse hda waxan jeclahy inad ogaaten cadowgiina
    Arimaheena my role model keep going zxb
    Salaaam

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 ปีที่แล้ว +40

    Waawareey Arimaheena From Hiraab Habargidir Anigu Waxaan Ahay Nin Saleebaan Ah Garab Kaaga Ayaanna nahay 💪🙏👈 wixii kaasoo horjeeday shaly baan kamid ahaa maantay washamsigii oo dhan baad haysataa laandheere 🫡

  • @drcholeratube
    @drcholeratube ปีที่แล้ว +58

    Arimheena si fiican ayaad u hadashey runtii, waana sax amusnaanta waa hubka kaliya ka careysiiya cadowga, Walalkeyga Asad Cafimaad taam ah Alle ugu baryaa 🙏

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 ปีที่แล้ว +51

    Ujeejeen ciise mudulood abgaal hadi an nahay adeerkena tihin waligey na waan oga inad reerkas tihin dadka lahajdina dartet aye shaanshi idin ka dhigaayan madama aad rer marko tihin degaankana lahajada waku saameyna guulaysta abowe asadna allaha caafiyo❤💯

    • @saidaali412
      @saidaali412 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @ayanmuhumed3488
      @ayanmuhumed3488 ปีที่แล้ว +1

      🥰😍😍😘❤❤💓💓❤❤❤

    • @leylamohamed4624
      @leylamohamed4624 ปีที่แล้ว +1

      maxa ka wadah shanshiyo wa hal qabiil oo xamarweyne dagan ayagana marka ayey dagan yihin markana dhul herxamar ama banadiri la soc😂😂😂

  • @Aana_artz
    @Aana_artz ปีที่แล้ว +69

    Don’t give up… there is always an answer to everything… Trust you Lord and He will see you through.

  • @sumayocali9089
    @sumayocali9089 ปีที่แล้ว +17

    Lajan si caqli ah baad uhadashy sxb keep going inta kugu naxsan cagta hostisa Lajan tageero buuxo ku,ahy 🥰🥰

  • @abdihakemhussein3570
    @abdihakemhussein3570 ปีที่แล้ว +90

    Haday dadka oo dhami idinka tagaan waxaaan ahay qof kaligiin idin firsanaya
    Haw joojin nacabka mrkasta aad darajo gaadhid ma waayey cid ku xag xagata waa sunnaHa nolasha
    Never give up
    LegendS❣️

    • @boqran2974
      @boqran2974 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi Asad waanla murugooday mana awoodo inaan cadow u raaco😭

    • @abdihakemhussein3570
      @abdihakemhussein3570 ปีที่แล้ว +1

      @@boqran2974 sido kle 💯

  • @QalbiNuuraChannel
    @QalbiNuuraChannel ปีที่แล้ว +138

    Team 27 forever ❤❤❤ Never give up noolaada wiilasheena Mudullod hiraab waa dad balaaran❤dhiiga biyo maahan🩸Dadkiina idinka badan

    • @jaamacupdy1434
      @jaamacupdy1434 ปีที่แล้ว +2

      ApowE ilmo haggio marnaba no hoz mida kle shalaY qabiiil idinkuma taageerin mana ula laabanaYo subscribe qabil iyo qalad la idinka faafiYeY sido kle waxan idinku tageri jiray talentigiina iyo bini adam nimadiina wana idinku tagera for ever team 27marnaba no hoz guulesta madixiiiina kor wiilal somali inaa tihiin nigu bartaY hda shalaY mantana waa itihiin 🇸🇴♥️asadna sigoonoYa utagera guleso bowE🇸🇴♥️🥰

    • @sabiriinbbe7
      @sabiriinbbe7 ปีที่แล้ว +2

      Team 27 Xabiibti Qabiil Mahan waa Dad Wana good Iyo talantigooda Social midiyaha Ku Jogaan Qabiil Ha Ka Dhigin Waan Wada Jacalnhy

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว +1

      @@sabiriinbbe7 walal subscribe isaar

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Please subscribe isar Walalo

    • @maxamedamiinyaxye9270
      @maxamedamiinyaxye9270 ปีที่แล้ว +1

      Mudullood hiraab ma ahan wiilashaan ee waa dir

  • @aishaabdullahi6876
    @aishaabdullahi6876 ปีที่แล้ว +45

    Reer Hagio Never give up abid jira oo jooga anga ahaan talent aan idin ka arkay baa idin ku tageraa mana is bedelyo qof hdlkisa idin kagama nqnyo tagernimadeda abid idin tageraa i.a

  • @ahmedileey3573
    @ahmedileey3573 ปีที่แล้ว +17

    Wow very powerful words 💯💯💯 qalbiga wanagsan Mar kasta waa kaan dhacada ah 🙏🥰 Never give up 👆 💯

  • @rahma11115
    @rahma11115 ปีที่แล้ว +45

    Team 27 never give up ✊🏾 respect guys aada indiin jeclnhy garabkina Allha buuxsho❤

  • @melkabdi5087
    @melkabdi5087 ปีที่แล้ว +18

    Wiilkeena azad illahay hainoo caafiyo 🤲ani ahaan shalay qabiil iyo qof dartii midna idiinmaan soo raacin balse waxaan idiin ahay taageerihiina lagamana yaabo qofdartii inaan idiinka tago🥰taageero number one idiinahay ilmahajiyoow❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว +1

      Please subscribe isar fadlan

  • @hassanboss7511
    @hassanboss7511 ปีที่แล้ว +31

    Aamusnaanta Wa Hubka ugu culus ee lo adeegsado Cadowgaga Ilhy hani Xafido Reer Hagio❤

  • @rolaothman7700
    @rolaothman7700 ปีที่แล้ว +11

    Never give up legends asad ilahey ha cafiyo come back asad we alweys suport you and love you keep going 😎

  • @hamdihassan9064
    @hamdihassan9064 ปีที่แล้ว +17

    Miss you wlhi come back 😢 😪 yaqay waqtigaana waxaan ku baranay cadow in uu badnyhy never give up hajio family 🔋 💪

  • @salmaanyariisow
    @salmaanyariisow ปีที่แล้ว +282

    We are always strong Proh never give up we are with you 💪🙏

    • @MOHAKIIN103
      @MOHAKIIN103 ปีที่แล้ว +1

      Salmaanow

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      @@MOHAKIIN103 walal subscribe isaar

    • @deeqomaxamed
      @deeqomaxamed ปีที่แล้ว +1

      Asad waa qofka kaliyen aan la socdo onka xiso dhicin ee soomaliyey Yan sida la rabo ledinka yelan dadku waa wada wll
      Asadna alle ha cafiyo rurti wan uxisey barnamijyadisa

    • @hipomaxamuud6966
      @hipomaxamuud6966 ปีที่แล้ว +1

      Masha allha wallka 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @abdimuseabdi9486
      @abdimuseabdi9486 ปีที่แล้ว +1

      Really 👍

  • @omarabdiwali7807
    @omarabdiwali7807 ปีที่แล้ว +28

    Anigoo qabiilkaaga ogayn ayaan ku tageri jiray hadana anigoo ogaaday baan ku taageray sabbto ah talentigii aan shalay kugu tageray wali wad leedahy from OGADEN BROTHER👍👍

  • @mssinvisible6326
    @mssinvisible6326 ปีที่แล้ว +6

    Reer Hagio❤
    Alxamdulillaah khasaarin inaa taageero idiin ahay❤
    Nice speech walhi libaax leyrta jiifa👏👏👏👏

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 ปีที่แล้ว +163

    Azad cafimaad taama allaha siiyo wllkeeyn inaa cadow leedihiin
    Waaa ogaaday waxaa tihiin
    Reer xaajiyow walalo isjecel
    Karti bdn isku kalsoon masha allaaa guleysta ❤
    Inta xun inta fcn ka badan
    Qofkii idin jecel ee asaga go aankisa idinku so raacay waa idinla jogayaa
    Lkn dadka hogaanka lohaayo habaxaan asad asagoo nabada allaha nosoo celsho wa u xiisnee

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว +1

      Please subscribe isar fadlan

  • @amniabdisalam5167
    @amniabdisalam5167 ปีที่แล้ว +55

    Wllken Asad allha noo cafiyo 🤲🏻🥲 My Team 27 Never give up 🦁✊🏻❤️💪🏻

  • @Hafsanor22
    @Hafsanor22 ปีที่แล้ว +25

    Allow caafi cadow giisa badan kuwa ku maseer san asad ayga qalbiga ka liito viva asadkeena 🤴❤️

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 ปีที่แล้ว +18

    There is no need to tell people how great you are, when you are truly great they will tell you.

  • @gulletzimpa
    @gulletzimpa ปีที่แล้ว +118

    Team 27 no hoos ..❤️💯asad hagio the best and number 1 somali youtubers 💪💪💪

  • @sadiiqalpha7571
    @sadiiqalpha7571 ปีที่แล้ว +64

    Never give up team 27 anoo kala reebeen shaqsi dartiis idinkuma saarin ani siibo adi iyo asad dad cidaa tihiin intaa arkay iga badan iyo talent igiina inta dhimatay allaha unaxariisto qof walba asaa choice leh waxaana ku shaqeeyaa maskaxdeyda waliba anoo nii aqoon idina arag aa xitaa qiraa shaqsiyaad ugu wanaagsan bulshada somalida bro keep going asadne we miss u team 27 caafimaad taam insha allah qoraalkaan xitaa waxaa soo qoray anoo videoga bilaaban wlhi oo waxaa dhaheesid xitaa aan ogeen 🙏🥉👑

  • @nasriinhashi1747
    @nasriinhashi1747 ปีที่แล้ว +44

    Arimaheena waxaan marqaati ka ahay in aa tahay wiil afgaaban walalkay waxaan kaaga digaa qof walbo hasoo dhaweysan allha idin xifdiyo 🙌🏾

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan ปีที่แล้ว +8

    I love how you stood up for yourself and your beloved ones, make sure you stay the strong man you are, don’t ever confirm with your haters and naysayers.

  • @yacinali8380
    @yacinali8380 ปีที่แล้ว +95

    Proud of you m'y brother 😍😍inshallah and sending all my prayers and duas to Asad 🤲🤲ameen and keep going all my team 27 inshallah guul❤💚❤

  • @najahfani3036
    @najahfani3036 ปีที่แล้ว +71

    The legged Arimahena still support you
    Dadka Maangabka ah hadaladooda haw joojinina Wakhtigas cadow badan baan ku baranay Hadan Team 27 Nahay✅💪♥️

  • @ikraancabdulahi7357
    @ikraancabdulahi7357 ปีที่แล้ว +11

    Never give up 💪reer haajiyow barasho wacan🤝🤝 asad hajiyow iyo team 27 wlhi inan qof hadalkiisa ula dagalenin dhiiga hawiyenimo 🩸🩸🩸🩸

  • @xarago31
    @xarago31 ปีที่แล้ว +7

    Waxaa tihiin dad wanagsan caqli iyo kartileh ilaahay cadawga haydinka qabto asadna wa lagu khaldamay
    Keep going 👏👏👏👏👏

  • @haretacademy
    @haretacademy ปีที่แล้ว +140

    Take heart bro, it's all about worldly affairs and Its going to be ease in shaa Allah. ..fa inna ma'al usri yusra, inna ma'al usri yusra (Verily after every hardship there is relief, after every hardship there is relief).
    Stay strong.
    Love you guys 👦

  • @wllpari4640
    @wllpari4640 ปีที่แล้ว +36

    Marka cadey qof ku bar baaray naxriista lagu yaqaana team27 hadaanahay birtaan cunnaa stay strong guyz keep up 2017 ilaahda niila socdaa 2badiina bes talentigiina niigu raacey

    • @rayanhappy2471
      @rayanhappy2471 ปีที่แล้ว +4

      Masha allaah horaye u soc waqtiga idma ciilo walalgey koley somali oo dhan ayaa ah walalo sikastoba Haa hade kher allow keen asd naa alloow cafi ameen aska iyo inta umada nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw allaahuma ameen

  • @samiraahmed3577
    @samiraahmed3577 ปีที่แล้ว +53

    Proud of you brothers and never give up Somali will be always Somali.

  • @QUEENMAGOOL
    @QUEENMAGOOL ปีที่แล้ว +5

    Sxp nin qabiil weyn ka dhasha tahay hawiye power baad ka dhalaty ciil ma qabtid
    Anga ku garsb taagan social media hawiye ugu power ween iyo somlia idil so keep going from habargidir cayr mohmed 🥰 💪💪💪

  • @haredosman3045
    @haredosman3045 ปีที่แล้ว +41

    Congratulations 👏👏👏 horey uu soo team 27 never give up legends ❤️🇩🇯❤️🇸🇴❤️

  • @niciimaabdirahman8501
    @niciimaabdirahman8501 ปีที่แล้ว +23

    Ilaaa imika garabkiina ayn taaganay wiiilasheeena ❤team 27🫶🏻🙏we respect you guys 🎉

  • @hamidahassan9467
    @hamidahassan9467 ปีที่แล้ว +227

    I’m so proud of you guys hadal heyntu waaa sharaf marka tahay qof hor maray Asad Allah cafimad taaam ah ha siiyo 💕

  • @fardowsacadey5289
    @fardowsacadey5289 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah ilaahay haidin xifdiyo waxaa tihiin dad rabi sharaf ixtiraam aqlaaq iyo aqliba siiyey walaalayaal horey usocda cadawgiina cagta hoostee🫡🫡🫡🫡🫡👍👍👍👍👍👍👍

  • @armyman5751
    @armyman5751 ปีที่แล้ว +83

    Arrimaheena and asad hagio brothers it doesn't matter what the people think about you. Both of you learned to me how to be calm and mysterious and how to focus your path. Arrimaheena, asad, abeera, ceyda, cumeer, faadil great men with great vision just go forward👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Please wllo subscribe isar

    • @cabdixakiinyasinhanad9431
      @cabdixakiinyasinhanad9431 ปีที่แล้ว

      Omg army man 😮😊

    • @cimraanmaxamed8617
      @cimraanmaxamed8617 ปีที่แล้ว +1

      Walikeen waxad noo eheedeen tusaale wangsn hada waa nootihee waxbo nakama kalin dad wexee leeyihiin🥰🥰

  • @umuabdullahi3646
    @umuabdullahi3646 ปีที่แล้ว +17

    Arimaheena legend wlhi respect buuxa idin haynaa dhamaan reer hagio🥰

  • @muscabramosofficial9421
    @muscabramosofficial9421 ปีที่แล้ว +18

    Dad walidkood wanaag ay ku so koriyeen inad tihiin wan ujedna anagana hadal qof uu yirina marnaba kuma soconayno hore wan idin garab taagneen mantana wali garabkina ayaan nahay never give up👏

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 ปีที่แล้ว +6

    Hawiyaha waa gob oo qabiilka way ka xishoodan wlhi lakin reer tuulo ayaa qabiil jeceel ufff😂
    Arimaheena❤❤❤❤❤

  • @bisharoabukar5954
    @bisharoabukar5954 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah ina ader dhigad tahay hadadba tahay ciise mudulod anagana idin jogno mudulod wa qomiyad balaran ayagana idinka badan e horay usocda ha ujojina dadka dacifka ❤ ❤❤❤❤❤❤

    • @new.acount25
      @new.acount25 ปีที่แล้ว +1

      Muduloodnimo wiilasheena aa difaaacano

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว

      Hawiye miyaaa mudulod ka tirsanyihiin

    • @zankacali9994
      @zankacali9994 ปีที่แล้ว

      HAA WAA HAWIYE CIISE MUDULOOD ABGAAL BEEY ADEER UYIHIIIN

  • @asmaaismaaciilluunge1064
    @asmaaismaaciilluunge1064 ปีที่แล้ว +19

    Still legends tihin goaanka shalay idinku taagerayi wali leyahay cid walbana ma iska taageri lkn team27 marna qalbigay kama dhamenso taagernimadina 💝💯✊

  • @Theglampack
    @Theglampack ปีที่แล้ว +17

    Kalsoonida uu ku hadlaayo iyo kalsoonida waxeey cadeyneysaa in uu yahay qof wx meel qof wax dhigtay keep going brother ❤️💪🏾

  • @hanimohamed7565
    @hanimohamed7565 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Tabarakalaah
    Wll mcn samir Muji waa wax aad qudutaan reer Hajiyow guuleysta dhamaanteen.kabadan inta jogta🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Wll__zack
    @Wll__zack ปีที่แล้ว +33

    Never give up team 27 Anoo idin kala reben shaqsi dartiis idinkuma sarin mantana idin kama labanayo my team marnaba no hoos horay nu wada✊😊

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 ปีที่แล้ว +53

    No one can shut down you down brother,,, keep going,this too shall pass InshaAllal,,stay positive 🥂

  • @abdirahmanomar7358
    @abdirahmanomar7358 ปีที่แล้ว +8

    Butuulo key waa xaasidad xun oo qof walba kasoo hor jeeda horumarkiisa ilma xaajiyow keep going we are with you ismuujiya teamkeena❤❤❤

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว +1

    Ciise Mudulood Waa Adeer Keen Masha-allah Madaxdeena Aa Tihiin Arimaheena

  • @musaddad1196
    @musaddad1196 ปีที่แล้ว +23

    Dad bilaq mixnad ah oo bilaa cuqdad ah ayaa tihiin ilma hagio wlhi family akhlaq leh ayaa tihiin ... ee yanay idin niyad jabin dadkan nolosha xun ku nool amuusnantu waa dahab ❤

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 ปีที่แล้ว +2

      @sharmaake cabdale adiga xanun ka kuhayo maxawaye cafimad radso

  • @guledabdicasis8282
    @guledabdicasis8282 ปีที่แล้ว +34

    Never give up Brother’s. Si quruxzn ayaad u hadashay waqti adag iyo waqti wnsganba wa laso mara wad ka gudbaysan ha niyad jabin. 💪

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 ปีที่แล้ว +32

    Mashaa allh rer xajiyow mahan dada is qabqabsiga jecel oo hadal badan mashaallh allh xafido wllkenah asad an u duceynoh illahey cafimad tam ha siiyo ee somali haleska dayo qawilka qofka halagu wanajiyo dintis ii dad nimadis ii wax tarkisah marka hales cafiyo amiiin 🤲🇸🇴

  • @onlftv8630
    @onlftv8630 ปีที่แล้ว +6

    This kid is speaking from the heart. Masha Allah

    • @Beergooye
      @Beergooye 4 หลายเดือนก่อน

      you say kid lol

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 ปีที่แล้ว +9

    Libaax baa tahy huno waligayba wanu idin tageeri jirnay From Duriyadii Hargeisa ayan kaa tageera ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xayaati71qalbi90
    @xayaati71qalbi90 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah wiil akhlaaq iyo xigmad isku darsaday Arimaheena Alle haku xifdiyo wll

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 ปีที่แล้ว +53

    Aqoon idinma dhino wllkey keep going ayan idin leyahay asad ilahey ha ino cafiyo wan uxiisnay wlhi kalsonida shalay idinsiyay ayaa weli idinku qabaa wana idinku qabi doona insha allah team 27 no hoos wllkey ilahey ha ukaso inow lugihiisa ku socdo insha allah ❤🤴

  • @azmaupdirahman5196
    @azmaupdirahman5196 ปีที่แล้ว +6

    Never give up Team 27 🤴❤👏👏👏
    Asad Alle ha ku caafiyo wllloH incho AlllH cafimaad Taaama prother🤲🤲

  • @Maman_7777
    @Maman_7777 ปีที่แล้ว +11

    Hadan awodi lahay cawa 1m inta kadhiman inaan kaligey kusri karo isla cawa wad dabal dagi lahed cayayanka ciil ee igu dilen keep going Sxb 🙏

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 ปีที่แล้ว +18

    Dibmalahan aboowe waxan adunyo waaye marka we are proud of you guyz we love you so much Asad igusalam aboowe unasheg in an urajeynaya cafimat ah urajeynaya 🥰🥰🥰🥰

  • @ifraahhajji6317
    @ifraahhajji6317 ปีที่แล้ว +29

    Walalkey Always Waxaa taheen walalo wanagsan inta Caqli yar Ee Dadka Hadaladula so qaata Ha u joojin Always Boqortoyo ayaa tahen Laandheeranimo Hadey jerto waa idinka Asad Allaha ino caafiyo Caqligada Allaha ku barakeeyo Wllkey ❤

    • @queenqurux2888
      @queenqurux2888 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq midas ah wll mcn guulyso sxp alha haku caafiyo adeer Asad hagio

  • @maxamed5453
    @maxamed5453 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah allah ina adeer barasho wanagsan mudulood nimo guuleeso waxaan kuu heestay biyamaal

  • @faruzaalpilfw6051
    @faruzaalpilfw6051 ปีที่แล้ว +16

    TEAM DUMI DIID ✋🛑27 FOR EVER
    ASad brother ilahay haku caafiyo aboowe
    Jir oo jooga TEAM 27🎉

  • @haweeyoxaashi7173
    @haweeyoxaashi7173 ปีที่แล้ว +29

    Never give up wilazhena team 27 marnaba no hooz cayayanka qaylinaayo hauqaban😊😁❤❤❤❤always legend arimaheena

  • @soumysmiofficiel6313
    @soumysmiofficiel6313 ปีที่แล้ว +36

    Ilaahay asad ha caafiyo
    Waan ka maqnaa
    Walaal ilaahay
    Dartii ayaan asad ujecelhay ❤
    Walaahi isku qabiil manihin
    Hadana ree xaajiyoo
    Aad ayaan inii taageeraa 🙏
    Ilaahay dartiina aad ayaan
    Walaahi inii jecelay soomaali nimo inagufilan
    Arimahena ha ujawaabin waligaa maad
    Jawaabin nacabku darbiyada hajiidho
    From Djibouti 🇸🇴🇸🇴

  • @aishaharpi8915
    @aishaharpi8915 ปีที่แล้ว +1

    war soshiyal midiya waxa u badan caruur io dad wawen oo bila aqli ah marka wll ha u jojinin horey u soco😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @ayaanmohamed8664
    @ayaanmohamed8664 ปีที่แล้ว +8

    Si kastoo laydiinku dhago aniga lagama yaabo marna inan idinka soo hor jeesto hormarkiina laga xunyahay never give up team27♥️♥️

  • @ahmedsaredo6632
    @ahmedsaredo6632 ปีที่แล้ว +39

    Arimahena iyo team 27 Hal talo walalnimo iga qata 🙏 qof danbe OO maleysia imado ilahaw mu ahado ka dunida ugu wanagsan OO ad jeceshihin danbo qof haso dhawaynina yacni diyarada ✈️ kaso dago haso dhawaynina xafada ha idinkugu imado 🙏🙏🙏🙏

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 ปีที่แล้ว

      Si kastoo lagu xumeeyay wanaag u sameey saas wanagsan cadawgiisa inu Airport ka ku so dhaweyso wa u niyad jab ku dhaca cadawga

  • @zainababdirahman3725
    @zainababdirahman3725 ปีที่แล้ว +138

    One Advice never ever look back for your hates and never ever give up coz of your enemies 💯

    • @naimasamatar6457
      @naimasamatar6457 ปีที่แล้ว

      Right

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      @@naimasamatar6457 walal subscribe isaar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      Zainab walal subscribe isaar

    • @abdiraxmaanyare9032
      @abdiraxmaanyare9032 ปีที่แล้ว

      Keep going wllky Arimaheeena waxaan kuleeyahy mrwlba dadaalkaada meesha kasiiwad 🥰🥰🥰🥰🥰💞

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Please wllo subscribe isar

  • @Isseseko
    @Isseseko ปีที่แล้ว +1

    Pro legend ba tahay ha u joojin dadka liita horey u soco .

  • @zamzamyusuf3356
    @zamzamyusuf3356 ปีที่แล้ว +25

    Dad ku dayasho mudan waa la idin ku og yahay wanaaga Aad gashaan mudul ninkii dhisayaa ka weyn Reer hagio hor mar wcn markasta insha Allah 💙💙💙💖💖💖💖💖

  • @mumti5186
    @mumti5186 ปีที่แล้ว +12

    Arimaaheena waa legend wan ku wataa waligaa adigoo qof u jawaabaya ma arkin ama cid ku dhagan Asad wllky number one youtuber❤❤❤🎉

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 ปีที่แล้ว +9

    maasha Allaah Arimeheena Allaah garashadaada iyo aqligaaga saliimkaa Eebe Wayne hakuu daayo,
    Asad xaajiyoowna Allaah caafimaad taama ha siiyo Aamiin yaa rabi.

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 ปีที่แล้ว +1

    Wa run wlhi wax garan karo qofka u xanunka hayo allah ha cafiyo in taxanunsan inta cafimad ka qabto allah ha u siyadiyo intii dhimatay allah ha u naxaristo amin yaa allah 🤲🤲

  • @nuurkacaasimadavlogs7236
    @nuurkacaasimadavlogs7236 ปีที่แล้ว +8

    2013 ilaa hada taageerahaaga 1aad ayaan ahay waligeyna waan ahaan doonaa TEAM27 ANOTHER LEVEL ONE❤

  • @faadumo2712
    @faadumo2712 ปีที่แล้ว +7

    masha allah ayyy reer abityashe udjeen mudulood waa idin wata hore u socoda 😍😍

  • @khadijayonis6137
    @khadijayonis6137 ปีที่แล้ว +24

    Hadal nin ween xikmad aakaa buuxdo Brother no body can stop you War adaa soo koobtey hadal yar ii howl badan Cid qasab idiinku leh majirto my people keep going ❤️🥰🌹💯

  • @HonCaynanshe
    @HonCaynanshe ปีที่แล้ว +3

    Tani waa sababta aad u thy best youtuber arimahena keep going pro team hagio guri walpo ka shidan 24 7❤