ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

yaa taageersantahay Farmaajo iyo Xasan shiikh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2024
  • Soomaali weyn

ความคิดเห็น • 53

  • @Hajialdiin8077
    @Hajialdiin8077 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤Farmajo wa Gesi qaran 1=waxn wa wadani dal jacel wa abo wa nabad don

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac หลายเดือนก่อน +1

    Ani labadaba matageersani wayo kalamkii Allah inaynagu xukumaan baykalexdan

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 หลายเดือนก่อน +2

    Farmajo sxb

  • @ahmedabdirahman193
    @ahmedabdirahman193 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan tageersanahay farmaajo waxanakutageeray waxqabad moqda dhisid ciidanka❤❤❤❤❤

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo waa wadni alle hasharfo dowlada yaqaan ah farmajo taheersanahey

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo

  • @user-it9lu6il5v
    @user-it9lu6il5v หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan taageersanahay madax wayne farmaajo farmaajo waxaana kutaageersanahay waa wadani ilaaliya dalka iyo shacabkiisa waana wax iska cad anigu qabiil kuma taageerin waxaan ahay sheekhaal ❤ruux walba oo soomaali wadani ah farmaajo wuu taageeraa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +1

    asc farmajo ayaan taageray waxan ku tageray wllo runtii farmajo iyo xasan hasimin markan alle kabaqno

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 หลายเดือนก่อน

    Beenlow aniga isku qabiil manahin waana taageeraa guulayso waligaa mudane farmajo ❤❤❤

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 หลายเดือนก่อน

    Mudane farmajo guulayso waligaa insha alaah guul ❤❤❤❤❤

  • @user-pr1si8xi7n
    @user-pr1si8xi7n หลายเดือนก่อน

    Farmaaaajo ❤❤❤❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +1

    Isku qabiil manihin ciidanku dhisay shisheyuhu nagaceyrshey baduu sooceshey

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 หลายเดือนก่อน

    Wa Habayn Maalin Caadifad Igama Ahan Isku Xafad Manihin Farmajo Tageyrsanahay Farmajo Dowladdnimo Dhismaysa Socotay Cidan Dhismayo Iyo Golohisa Wasirada Rw Kheyre Shaqo Cad Qabtayn Hada Dowladan Xasan Wan kala Garan La'nahay Qaabka Ushaqayso Gole Wasir Shaqeya Mahayno Arimaha Dibada Wa Eber Gudaha Wa Eber

  • @osmansharif3115
    @osmansharif3115 หลายเดือนก่อน +3

    Madaxweyne farmajo isku qabil manihin lakin wa tagera

  • @abdirashidxaji4
    @abdirashidxaji4 หลายเดือนก่อน +4

    Farmajo: waxa qabad ba kutaageeray qabiilkisa ma ahi

  • @cabdimahad1142
    @cabdimahad1142 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan taageraa farmaajo ku qabiil maahi lkn waan ku taageeray waxoow maqli jirey shacabka tuugna maaheyn

  • @Xaawahappy----cabdulahi
    @Xaawahappy----cabdulahi หลายเดือนก่อน +2

    Waxn taageeraa mahamed abdulahi farmaajoooo

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 หลายเดือนก่อน +2

    Farmajo isn't easy 😊

  • @shugrixuseen9361
    @shugrixuseen9361 หลายเดือนก่อน

    Farmajo ❤❤❤

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 หลายเดือนก่อน +1

    Wadani nimo iyo dowladnimo iyo malka dadweynaha onabadgeliye

  • @Daqare10
    @Daqare10 หลายเดือนก่อน +2

    Dr dalxoreye ayaan taagersanahay
    1: dagaalka shabaab
    2: doowlad dhiska
    3: deynta oow cafiyay
    4: cuna qabateyna hubka oow qaday
    5: bariga afica oow nagu daray
    6: qaramada midpbay oow na farisiyay
    7: sida oow itobiya nooga celiyay
    8: sida oow midnimada u ilaaliyay
    9: sida oow siyaasada arimaha debeda u hagaajiyay
    10: caasimada umada oow amni ka dhigay
    Iyo kuwa kale

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 หลายเดือนก่อน

      Dey cafin ta iyo hub cafinta iyo qaramada qurmey farmaajo keeney
      Xasan sheikh sax al shabab wa ladirey lkin dalka qabiil iskugudirey ithopiya musaarin wali wanaheystaan siyaad xumo weye fowsiya kursiga wuu udiidey kenya iyo jabuuti ayuu raacay

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n หลายเดือนก่อน

    Asc farmaajo ayaan taageray isku qabiil making waxaan kutaageeray waxa qabadkiisa

  • @NUURGEEDI-ur6yt
    @NUURGEEDI-ur6yt หลายเดือนก่อน

    Xasan shiiq dal xoreeye

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 หลายเดือนก่อน +2

    Xabiibul malayiin Allaw so celi

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 หลายเดือนก่อน

    Labadaba ma taageersani.

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 หลายเดือนก่อน

    MADAXWEYNE XASAN DALKA IYO DIBADA XAGU JOGA AYNU TAGAYRNO MAXUMO

  • @aminamohamedhassansiman6562
    @aminamohamedhassansiman6562 หลายเดือนก่อน +2

    Madaxwene farmaajo

  • @MouhiyadinahmedOsman
    @MouhiyadinahmedOsman หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo ayan tagera❤❤❤❤

  • @Dayaxgraphicdesign
    @Dayaxgraphicdesign หลายเดือนก่อน +2

    𝐅𝐚𝐫𝐦𝐚𝐚𝐣𝐨 𝐢𝐭 𝐢𝐬 𝐧𝐨𝐭 𝐞𝐚𝐬𝐲

  • @user-lj1ut6fz6z
    @user-lj1ut6fz6z หลายเดือนก่อน +2

    FARMAJO SONOQO

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo ❤❤❤❤

  • @user-tv3vg7mu1r
    @user-tv3vg7mu1r หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheekh Maxamuud ayan tagera waxaana ku tagersanahay waxyabo badan

  • @Bagagac
    @Bagagac หลายเดือนก่อน +2

    Waxaa tiri farmajo waxa tagera 100kii 60 waa rerkisa pro taas benba kushektay aniga xasan ba ila dhashay ilkn waxaan tagersanhy farmajo qodobada aan kutgry lamaso kobikaro ) adiga su Al ma aragty 5 qof o shacaka Somaliya ah isla socota o kaso horjeda farmajo???

    • @CabdiCartan
      @CabdiCartan หลายเดือนก่อน

      Haa arinkaasi waasax diid ama yeel

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 หลายเดือนก่อน

    Okey abwaan camaari ana suaal ku waydiin waxaa dhahday farmaajo 60% reerkiisa taageersan ok
    Bal waxaad ii sheegtaa hal wax oo maanta farmaajo la odhan karo si gaar ah ayuu reeerkiisa ugu qabtay intuu xilka hayey ?
    Ani ma xasuusto taasna waxay ku tusinee in soomali oodhan taageerto

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i หลายเดือนก่อน

    Xitaa isumadhawo farmaajo kawanaagsan

  • @user-pr1si8xi7n
    @user-pr1si8xi7n หลายเดือนก่อน

    Farmaajo wuxuuu qabty weymuuuqataaaa

  • @aliabdeen5975
    @aliabdeen5975 หลายเดือนก่อน

    Midna matageersani

  • @Dayaxgraphicdesign
    @Dayaxgraphicdesign หลายเดือนก่อน

    2𝐖𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐨 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚

  • @SamiyaSiman-cm5jv
    @SamiyaSiman-cm5jv หลายเดือนก่อน

    Mudane xasan shiehk❤❤

  • @Axmedmaxmedmaxamuud7
    @Axmedmaxmedmaxamuud7 หลายเดือนก่อน

    Dr dalxoreye
    1,dagalanka .shabaab
    2.dowlad dhiska
    Dayn cafinta ❤

  • @abdirashidcatalonia8708
    @abdirashidcatalonia8708 หลายเดือนก่อน +1

    xasan baan taageersanahay sababtana
    1:boobka hantida qaranka
    2: musuqmasuq ka xargaha goostay
    3: marxuumiintii uu qabrigoodi ugu tagay

  • @KowtherOsman-gc7zv
    @KowtherOsman-gc7zv หลายเดือนก่อน +1

    Hasan shiikh maxamuud taagaaraa

  • @user-bn2rn3mx8z
    @user-bn2rn3mx8z หลายเดือนก่อน

    I do not support on of them

  • @CabdiCartan
    @CabdiCartan หลายเดือนก่อน

    Midna mataageersani

  • @user-rs7sn7zx1m
    @user-rs7sn7zx1m หลายเดือนก่อน

    Farmaajo