MASEER PART 112 || xaaladeeda cafimaad qatar aye ku jirtaa ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 291

  • @Dhameystirn
    @Dhameystirn 5 หลายเดือนก่อน +8

    😢😢 sacdiyo iyada darteed u daawada uma qalanto intaaso dhib iyo dulmi reer marko cadey is muujiya hee❤🎉

  • @ZuhuurSaleebaan
    @ZuhuurSaleebaan 5 หลายเดือนก่อน +51

    Sacdiyo waa dulmantahay wllhi sidani xaq maaha xiligan in khaayimiinta laga gacan sareeyo bay ahayd sacdiyo na la abaal mariyo ilahada sacdiyo waysilcaysa so sad sacdiyo 😢😢😢

  • @SalmaAxmad-xk7gy
    @SalmaAxmad-xk7gy 5 หลายเดือนก่อน +27

    Ilaaahayoow anigoo xanuunsaneen lee yaa saan ujiifan
    Jiliin lee waaye lkn😢

  • @mahamudjibriilabdi9613
    @mahamudjibriilabdi9613 5 หลายเดือนก่อน +21

    Sacdiyo walasheed waa shidan they jah wooow❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @UgbaadCabdirisaaq-t8v
    @UgbaadCabdirisaaq-t8v 5 หลายเดือนก่อน +9

    Sacdiyo soory❤😢 jiliinkeeda waa udub dhexaadka filimka masha allaha❤❤❤

  • @muktarofficial1325
    @muktarofficial1325 5 หลายเดือนก่อน +19

    Director ka filmka waxaan ka codsan lahaa inuu sucdi naga hor leexiyo, waxaan jiliin ma ahan ee waa dhaandhaanimo.

    • @mohaawyz7589
      @mohaawyz7589 5 หลายเดือนก่อน +3

      Film maleh director qafba mar ayuu rayi keenaa waa iskaa shato 😂 qiso qoran haduu ahaan lahaa filmka sidaan maba ahaadeyn

    • @nadiifoxasanali4746
      @nadiifoxasanali4746 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa isku neceb hay suci

    • @samsamnoor1425
      @samsamnoor1425 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohaawyz7589 sagal ka ah 😂😅 wixiina wey ku ciyartay

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga waxaan jeclaan laha ini Assad iyo Sagal naga hor Leexiyaan.

  • @munomanak
    @munomanak 5 หลายเดือนก่อน +13

    Walahi wan ilameyay sacadiyo wamasakin lakin inejilin tahayab wan hilamamay😢😢😢😢😢

  • @JamacFadumo
    @JamacFadumo 5 หลายเดือนก่อน +22

    Sacdiyo waxaan jiliin kabadanbeeh seee cml

  • @abdirizak2000dhago
    @abdirizak2000dhago 5 หลายเดือนก่อน +17

    fadlan dhanka hadalka soo kooba hal qof ayaa wakhtiga wada qaadanaya

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 5 หลายเดือนก่อน +8

    Sacdiyo wali wa silic santahay xiligan waxa larabay inee guleysato dadkana ka sareyo wali wa dul mantahay filinka saan ka daya sacdiyo madama hantida asad uso celisay guusha ayada in la siiya aheyd sagal iyo sucdi iyo hodan in la bahdilo e sacdiyo bahdishay larabay lkn sacdiyo wali guul sax ma heysato

  • @Maria-t5v7s
    @Maria-t5v7s 5 หลายเดือนก่อน +20

    Walal adigoo mahadsan ciwaankaan falow iisoo dheh @maria mavio ❤❤❤kuqoran😢😢😢

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 5 หลายเดือนก่อน +27

    Sacadiyo maxaa kudhacay saan xaq maahan sacadiyo waa gabadha ugu daacadsan markastana waa laxumeeyaa anaka qalbiyadeena ilaaliya sacadiyo marna dhibaato uma rabno

    • @maryanxayti1293
      @maryanxayti1293 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waan kula qabaaa waan jclhy sacdiyo wlhi ❤

    • @caishasheikh-qs6xm
      @caishasheikh-qs6xm 5 หลายเดือนก่อน +1

      Daacad nimada na nacsiin rabtaan kuwaan

    • @zuhuurmuuse9434
      @zuhuurmuuse9434 5 หลายเดือนก่อน +1

      22 daqiiqo waad yareyseen

  • @aminamuhumed3531
    @aminamuhumed3531 5 หลายเดือนก่อน +12

    Alla Sucdi evil sanaa Subxanallah

  • @Hodan-oz7jw
    @Hodan-oz7jw 5 หลายเดือนก่อน +14

    Sacdiyo lkn xiligaan inay aarsato ayay ahayd maxaa weye dhibaatadan😢😢

  • @nimconuux9197
    @nimconuux9197 5 หลายเดือนก่อน +16

    Sacdiyo xaqeeda siiya ama nagadaaya ciyaarta😪😡😡

  • @maryanruun5180
    @maryanruun5180 5 หลายเดือนก่อน +9

    Yaiga soo horeeyy

  • @miskiahmedsirad9
    @miskiahmedsirad9 5 หลายเดือนก่อน +7

    Sagal abyo wxad tahy naag marwo ah saan Kuma fiicno inad nimanka qaqabsatid adigana ku qabsadaan😢

  • @zamzamabshir1227
    @zamzamabshir1227 5 หลายเดือนก่อน +19

    Ar ma idin ka runba mase waa jilin wadnaha hana jarinine

    • @hamdicabdullahi5650
      @hamdicabdullahi5650 5 หลายเดือนก่อน +1

      MaxAa kaa kaaqaldan ma'ilowdey iney jiliin yihiin

    • @DeeqoAhmed-c7i
      @DeeqoAhmed-c7i 5 หลายเดือนก่อน

      Abyo wxn jilin wy dhafeen😢​@@hamdicabdullahi5650

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 5 หลายเดือนก่อน +7

    Socdi Moryaan sanaaa
    waa katiibo Segal waa miskiin lin sudi hodan Ak kuli waa mooryaan yar yar

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sucdi filimka waxay uqaabil san tahay qaybta xaasid nimada subxaanalaah marwalbana sacdiya ayaa dulman filimka xagee lagu arkay film hal qof lagu dhibaataynayo wax waxa naga saxa jiliin xumaa dadku 😂😂😢😢😢

  • @xanaanabdalla1228
    @xanaanabdalla1228 5 หลายเดือนก่อน +10

    Aniga u horeeya manta😊

  • @fardowsaabdirahmanabdi3774
    @fardowsaabdirahmanabdi3774 5 หลายเดือนก่อน +6

    Filinkan wxan ku nacy dadka qiyamoloyinka Sir today MBA la oganayo uff
    The cunugan ku qafiiftay

  • @FaizaQowdhan-zt3hy
    @FaizaQowdhan-zt3hy 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sudiyeey xasan madaii iskdaa amina uudlmynyaa sacdiya

  • @FFa-di4py
    @FFa-di4py 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sori abayo

  • @HanihaashiHaanihaashi
    @HanihaashiHaanihaashi 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sadiyo sorry waka xumahay waxa kuso gadhay😢😢😢😢😢

  • @kaltunyaasin7860
    @kaltunyaasin7860 5 หลายเดือนก่อน +1

    waa beenteed iyada salida ugushuntay khayimad

  • @MunirXiraaye
    @MunirXiraaye 5 หลายเดือนก่อน +5

    Iam fast

  • @jawahirCarab545
    @jawahirCarab545 5 หลายเดือนก่อน +4

    Goorma la ogaana sucdi qiyaanadeeda tii hore oo ay sameysay lama ogaan weli qiyaanadii ay ku jirta goorma la soo af jaraya sucdi iyo qiyaanadeeda

  • @hibaaqahmedduale9677
    @hibaaqahmedduale9677 5 หลายเดือนก่อน +8

    Kuwani sidan may wax ka badalaan ish

  • @farhiyoisse9132
    @farhiyoisse9132 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hadda leen ogaaday in Atirishada filmka ay Sacdiya tahay❤

    • @DeeqoAhmed-c7i
      @DeeqoAhmed-c7i 5 หลายเดือนก่อน

      Mxaa darenty😂

  • @NimcoYaasin-v7w
    @NimcoYaasin-v7w 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo inaad caafimaado rajaynaa😢😢😢😢

  • @MaariyoKamaal
    @MaariyoKamaal 5 หลายเดือนก่อน +6

    Dad waalan aatihiin

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 5 หลายเดือนก่อน +6

    😢😢😢😢 sacdiyo maxa silic uun baday horta

  • @AmalCali-f4i
    @AmalCali-f4i 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo wllhi run rum moday

  • @amiirahaji2225
    @amiirahaji2225 5 หลายเดือนก่อน +7

    Horta filimkaan sacdiyo Lee maa loo qoray dhibka

  • @siciidahmed2885
    @siciidahmed2885 5 หลายเดือนก่อน +2

    Intee ilmood bay sacdiya sidaa 😢😢

  • @lulhassan5890
    @lulhassan5890 5 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah wlhi sucdi sida wax ujilayso waa nooc Mina shaydaan ah intay dismay hadana kulahaa dhibkedu wunadhibayaa

  • @Yana-r1n
    @Yana-r1n 5 หลายเดือนก่อน +4

    Aniga u horeya 😊😊😊

  • @Yana-r1n
    @Yana-r1n 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ma wax run ah miyaa mise been😮

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

    Sagal my sister kulahaa kkkkkkkkkkkk❤❤❤❤

  • @ayaankhadar273
    @ayaankhadar273 5 หลายเดือนก่อน +5

    sucdi iyo sagal waa laba rufiyano maxaay isla daba socdaan

  • @SuhuurAbdi-x7l
    @SuhuurAbdi-x7l 5 หลายเดือนก่อน +1

    🤌Rer comment habarka sucdi kadaya wuxu wa jiline agaah💃😂😂👌

  • @justzainab01
    @justzainab01 5 หลายเดือนก่อน

    That funny doctor 😂😂
    Get out and leave me alone

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naagtaan war badanaa iyada saliid dhulka ugu shubtay lagula tag

  • @AniisoCnuur
    @AniisoCnuur 5 หลายเดือนก่อน

    Anagu yeeli mayno sacdiyo xaqeeda halasiiyo wah cadaalad aaway

  • @xawomaxamed4476
    @xawomaxamed4476 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdi xasid waa dofaaar😂😂

  • @GanetFar-ig3wk
    @GanetFar-ig3wk 5 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢😢😢😢

  • @Rafifahmed023
    @Rafifahmed023 5 หลายเดือนก่อน +2

    0:06

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 5 หลายเดือนก่อน

    Asad waa abaalaawe gabadha intuu xoogey hadana xolihiisa gacanta usoo gelisey bila nikaax na uurka ugu fiirsanayo ayaan nacay nagahaan kuligood na cadowga ku ah

  • @AbdikadirYusuf-c4z
    @AbdikadirYusuf-c4z 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walee sacdiya jiliinkedu caadi ma aha waa atariisho buuxda Allaha ha caafiyo tii sucdi ahayd ilmaha ayey uga dhagtey

  • @Rw5sh
    @Rw5sh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Amsori❤❤😂🎉😢

  • @sahraqaali7741
    @sahraqaali7741 5 หลายเดือนก่อน

    Horta aniga film kan Naagta Sucdi la yiraahdo ee Qiyaanooleyda ah ayaan u nacay oo ilmo ay disho iyo nin Asad la yiraahdo ku waalatay.
    Aacuudi bilaah waa Qumayo!!!
    Teeda kale film ka magiciisa waa qaladeen Maseeyr in la yiraahdo ma'ahanyn ee waxay ahayd in Qiyaano loogu yeero film ka magiciisa. Anyway maskiinta Sacdiya wey dulman tahay ee sidaa u dhaama ummad Allahow.

  • @sacdiyoali2575
    @sacdiyoali2575 5 หลายเดือนก่อน

    Waa ku fahantay habarta warka badan

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 5 หลายเดือนก่อน +8

    Why always sacdiya something happened to her and nobody do anything about why sucdi don’t get cut and sagal soo annoying

  • @Ayaanindho-p8v
    @Ayaanindho-p8v 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤

  • @XaawoIsmaciil-hx1sd
    @XaawoIsmaciil-hx1sd 5 หลายเดือนก่อน

    Sagal ninkah gaalkaah oo ajaanibkaah gacantah yuu kuwabsan ilaahy ayaa iga og inuuyahy muslim lkn waakhalad inuu gacantah kugu tssbtoh hakaa xigto maro hadyrabtoh lkn pils iskailaali walashy mcn😢

  • @queennuria6695
    @queennuria6695 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo xaqeda rabna nagahana gbda nogaceliya

  • @FartuunAhmedSh_Omar
    @FartuunAhmedSh_Omar 5 หลายเดือนก่อน

    Ak waa daacad runtii

  • @mohaawyz7589
    @mohaawyz7589 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qayaano laogaaneyn iska socoto taas film marax kadhigeysaa

  • @nafisamohamed8110
    @nafisamohamed8110 5 หลายเดือนก่อน +4

    Yes caawa anaa u horeeyo😂

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 5 หลายเดือนก่อน

    Sidaan arin mahan

  • @AzmaEid
    @AzmaEid 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo ale hakuu caafiyo abaayo qqli😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ubaxali1993
    @ubaxali1993 5 หลายเดือนก่อน

    Ax Wan ka xunaya sacdiyo

  • @fardowsamohamud6100
    @fardowsamohamud6100 5 หลายเดือนก่อน

    Filin Kan qof la kashifaayo majiro miyaa socdo meeqa khalad samaysay qof ogna maleh

  • @AhlaamAdan-w6t
    @AhlaamAdan-w6t 4 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo sorry😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Abdisaranvlogs
    @Abdisaranvlogs 5 หลายเดือนก่อน +1

    Isoduceya inu ilahey ilmo bari ah isiyo asxabey 😢

    • @IsroUpdirisaqcali
      @IsroUpdirisaqcali 5 หลายเดือนก่อน

      Ilahay haku siiyo awlad bariya oo ad ku afacda❤🎉

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte8703 5 หลายเดือนก่อน

    Asadow meela ku nasatid macnaheeda waa kuu dhamayna maaye ee sucdi iska illaali

  • @KhadiijoShiekhHusseinNuur
    @KhadiijoShiekhHusseinNuur 5 หลายเดือนก่อน

    Ilbaabka yaa ila arakay waa kii ak😂

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo😭😭

  • @HoodoFaarax-u4p
    @HoodoFaarax-u4p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sucdi jawan wnba nacay anu☹️

  • @KawsarAhmed-u2g
    @KawsarAhmed-u2g 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry sacdiyo😢

  • @ubahhassan1509
    @ubahhassan1509 5 หลายเดือนก่อน +1

    Noo turjuma dee

    • @nasrocabdi4072
      @nasrocabdi4072 5 หลายเดือนก่อน

      Wax baro laguma karo😂

    • @abdifatahabdilahi6423
      @abdifatahabdilahi6423 5 หลายเดือนก่อน

      @nasrocabdi4072
      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 seewaxyeeshay qacbaa kayeedhay

  • @caaliyacabdijaamac8461
    @caaliyacabdijaamac8461 5 หลายเดือนก่อน +3

    Yacdiya hadey power yelan waydo oo sucdi iyo nagaha kale dhulka la jari waydo asadna uhilin waayo wixiinu film maahan waa bahdile iska daaya 😂guushu ilaa hadda dhanka ladarantey jirtaa saana xaq maahan😢

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 5 หลายเดือนก่อน

    Mee musalsalkii sagaley😂

  • @muwahibnasir5733
    @muwahibnasir5733 5 หลายเดือนก่อน

    asadkan maxaa kaqaldan ilmo weceluu meesha kuheysta gabadha inuu bari hore arooso aheeyd

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry sacdiyo naagahas wan ka Aarsan doona I.a

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 5 หลายเดือนก่อน

    Sudi qiyaamoley saaxiib teed qiyaantay daneysto ah intaaso hadl ah 😂😂😂😂😂

  • @IqroHassan-ld9ox
    @IqroHassan-ld9ox 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nio sucdidu war badnaaa 😢😂😂

  • @sophiaali4271
    @sophiaali4271 5 หลายเดือนก่อน

    Sagal iyo sucdhi kwani hamjui English even Asad 😅😅😅

  • @HalimoDiriye-kn9ud
    @HalimoDiriye-kn9ud 5 หลายเดือนก่อน

    Akh wuxu film maah wa babaya mar hadii sacadiya sa noqotay

  • @darajomohamed5280
    @darajomohamed5280 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wajiga iimuuqda asad haduu jcyl uqadaya sacdiya

  • @GaladoQali
    @GaladoQali 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkk sucdi cadi maha 😂

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxay fafinayaan xumaan kufsii xasiidnimo diil bas

    • @abshirohussein8406
      @abshirohussein8406 5 หลายเดือนก่อน

      Ciilbaba iga haya nagahaan waxay samaynayaan

  • @AniisoCnuur
    @AniisoCnuur 5 หลายเดือนก่อน

    Sheeko hindi ayeey noo wadaan xasuustaa kadhuntay kulahaa

  • @HindaBiixiAadanHanadi
    @HindaBiixiAadanHanadi 5 หลายเดือนก่อน

    Filim malaayacni noqday aa ila arkay waaba ka daalay😅

  • @Nacimooyy
    @Nacimooyy 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga😂❤

  • @ikraanNadiif
    @ikraanNadiif 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo markasta madhibantahay

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 5 หลายเดือนก่อน

    Akh waa sababta aan go aan uga gaadhay filimadiina danbe inaan ku taxnaado milaa milix

  • @HooyoMcn-hg6ub
    @HooyoMcn-hg6ub 5 หลายเดือนก่อน

    Dadka sucdi haysta dad badano sas ruun ruun ugu dhaqma jira maxay la xiiqayan daya inanta wa jiline😂😂😂

  • @Zamiya884
    @Zamiya884 5 หลายเดือนก่อน

    Inu jilin yahay xita wailowi😂sitha unaxahay lee😢😢😢😢

  • @siman4216
    @siman4216 5 หลายเดือนก่อน

    Hada waa in sucdi la cinqabaaa oo qiyaanadeeda iyo xumaanteeda banaanka la kenaa Ilaa markii ee sagal qiyaani jirte ,sacdiyo waa in la abaal mariyaa oo nolool fiican oo siyaa asad

  • @NuuraCabd-d2d
    @NuuraCabd-d2d 5 หลายเดือนก่อน

    Horta sacado silica miyay ladhalatay😢😢

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 5 หลายเดือนก่อน

    Imisa qof oo runa ayay sacdiyo dishay in real life????

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 5 หลายเดือนก่อน

      mxaa kawadaa miae waa sucdi

  • @FoosiyaMaax
    @FoosiyaMaax 5 หลายเดือนก่อน

    Ggro

  • @kamaalabdalahi
    @kamaalabdalahi 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo inkaatii wlkeed bey sababsatay iyo ak oo jimlaa hhh

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 5 หลายเดือนก่อน

    Kolka qof bay hospital geynan ish wxn filam maaha

  • @sahragurey8527
    @sahragurey8527 5 หลายเดือนก่อน

    Asad.gabadhaxidh.sucdi.laleyahy

  • @SamiraAbdiwahabahmed
    @SamiraAbdiwahabahmed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sucdi oo kale lama arag waa jini nool oo bini,aadam aheyn❤❤❤🎉🎉🎉

  • @UmulAhlam
    @UmulAhlam 5 หลายเดือนก่อน

    Sudi funny