MASEER PART 85

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • PLEASE SUBSCRIBE 300K NAGAARSIYA THNAKS

ความคิดเห็น • 375

  • @Farxiya-g9f
    @Farxiya-g9f 6 หลายเดือนก่อน +27

    Alla asad yaa ila nacay ilaa intii uu sacdiyo xumeeyay😢😢

    • @umuabdullahi4380
      @umuabdullahi4380 6 หลายเดือนก่อน

      🤚

    • @QadroXasan-y8c
      @QadroXasan-y8c 6 หลายเดือนก่อน

      KKK ANI XATAA WAA NACAY LKN FILIMKA LEE WAAYE

    • @Farxiya-g9f
      @Farxiya-g9f 6 หลายเดือนก่อน

      @@QadroXasan-y8c haa WN ogahy lkñ wxn ka nxy digashadiisa uuku diganayo sacdiyo

    • @XaawoSuudi-f2l
      @XaawoSuudi-f2l 6 หลายเดือนก่อน

      Ani xita waa nacay

  • @ShukriKhalif-gh6ql
    @ShukriKhalif-gh6ql 6 หลายเดือนก่อน +132

    Away dadki jeclaa Nabigeena muxamed scw scw scw Ramadan mubarak all muslim ❤❤❤❤

    • @nimcoosman5410
      @nimcoosman5410 6 หลายเดือนก่อน +5

      SALALLAAHU CALEYHI WASALIM SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤SALALLAAHU ❤❤❤CALEYHI ❤❤❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤

    • @HalimaIbrahim-u6m
      @HalimaIbrahim-u6m 6 หลายเดือนก่อน +1

      S.c.w❤❤❤

    • @JacfarClraxmaan
      @JacfarClraxmaan 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @NimcoCumar-v3r
      @NimcoCumar-v3r 6 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @raniitalifestyle2392
      @raniitalifestyle2392 6 หลายเดือนก่อน

      scw

  • @milyandhaan-u7q
    @milyandhaan-u7q 6 หลายเดือนก่อน +40

    Ak is not easy😂😂😂😂😂 waxba lagama qaban karo jilinkaaga jah❤😂😂

    • @fathiaosman2294
      @fathiaosman2294 6 หลายเดือนก่อน

      Ak🎉🎉🎉

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ak❤❤🎉🎉🎉😂😂

  • @IqrCabdikarim
    @IqrCabdikarim 6 หลายเดือนก่อน +88

    Qosolka asd yaa ilancyyyy horta😢😂

  • @Suldaaanka
    @Suldaaanka 6 หลายเดือนก่อน +19

    Muraadkeeyga allow isahal aamiinta raaciya

  • @Hoyga-culimada-1
    @Hoyga-culimada-1 6 หลายเดือนก่อน +81

    Aaway Dadkii jeclaa NABIGA SCW SCW SCW SCW

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 6 หลายเดือนก่อน +20

    Sacdiya mrna balaaayo ayey iska dhigtaa mrna dooliga way ka yaraataa😅😅😅😅

  • @yahyeupdilahimohameth1789
    @yahyeupdilahimohameth1789 6 หลายเดือนก่อน +18

    sidani si mahan ee gabadha ilmaheda siya

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 6 หลายเดือนก่อน +11

    Sacadiyo waa maskiin caatoeh naagata shaqaalaha ee lagumeysanaayo mid xoogleh sucdi ama sagal cml ukeena😮

  • @FaatiAbdirahman-c8y
    @FaatiAbdirahman-c8y 6 หลายเดือนก่อน +30

    Filinka Asad iyo sucdiba unacey

    • @ayaangacal3720
      @ayaangacal3720 6 หลายเดือนก่อน +2

      Ala dintey🤣🤣🤣🤣 wlh dacada uqosley

    • @nasramohammed8031
      @nasramohammed8031 6 หลายเดือนก่อน +2

      Haa walhi wan kulaqaba tass

    • @farhiyahassan8614
      @farhiyahassan8614 6 หลายเดือนก่อน +1

      Anigana wan kula qawa team Ak love isara ❤

  • @Marwaaxmed-bw2jh
    @Marwaaxmed-bw2jh 6 หลายเดือนก่อน +13

    Asad qosolkisa adunka ugu nacay😂waar naga amus dhagaha hana xanuunjine😂

    • @nasramohammed8031
      @nasramohammed8031 6 หลายเดือนก่อน

      Ana kdrn walhi san unacy lee

  • @SurprisedHandbag-ep5qn
    @SurprisedHandbag-ep5qn 6 หลายเดือนก่อน +30

    Sacdiyo way walatay hhhhh walaca walay

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 6 หลายเดือนก่อน

      Ma walan ee mici libax bay yeelatay oo Xaaska guriga waaye camal. Markii hore boyeeso shaqadeeda ilaal sanaysa ayey ahayd

  • @HiboMacalinZubeer
    @HiboMacalinZubeer 6 หลายเดือนก่อน +5

    Halkaad ka baahantahoo ogyahay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IbrahimHussein-q9e
    @IbrahimHussein-q9e 6 หลายเดือนก่อน +15

    Saacdiyo iyo hodhan mid lee ii dooro lawathawa waan jeclahay😂😂😂

    • @HaawoIbraahim-hc2vk
      @HaawoIbraahim-hc2vk 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sacdiyo kuu dooray hodan waa la qabaa😂

    • @IbrahimHussein-q9e
      @IbrahimHussein-q9e 6 หลายเดือนก่อน

      @@HaawoIbraahim-hc2vk sacdiyo hadaan doorto amaan Ak iyo Asad dagalka dexdoodha kajiro soogala hee oos dawac iga soogaraa🤣🤣🤣

  • @Umalkhayrbadri-ss4vd
    @Umalkhayrbadri-ss4vd 6 หลายเดือนก่อน +12

    Anaa UGu hor arKey Sagalley asadoow ❤❤😊😊

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 6 หลายเดือนก่อน +11

    😂😂😂😂sacdiyo naag nool bay iska dhigtee sidaasan kaba naagaha meel iska saar😂

  • @AsmaYuusuf-lq8yp
    @AsmaYuusuf-lq8yp 6 หลายเดือนก่อน +6

    Sacdiyo sidey Powerka uyelatay day😂😂😂😂😂 Hada laba dhari dhaxdood bay ku jirtaaa

  • @HAMDAFILFILO58
    @HAMDAFILFILO58 6 หลายเดือนก่อน +7

    Halkaad ka baahantahu ogyahay yaa usheegay inaad billa amaan tahay😂 mida kale ma cadaa qabta alla ekey waa xaraabo😂

  • @fatuummohamed1814
    @fatuummohamed1814 6 หลายเดือนก่อน +8

    Halkaa ka baahantahy uu ogyahay kulahaa 😂😂😂😂

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 6 หลายเดือนก่อน +8

    Azad fulaysana bastolad ayuu ku waashay😂😂😂

  • @NuuroMaxamuud-b1j
    @NuuroMaxamuud-b1j 6 หลายเดือนก่อน +4

    Wlh AK hhhhhh cadi maha maha caado maa qabtaa ku yeh😂😂😂😂😊

  • @asmamuxyadin1978
    @asmamuxyadin1978 6 หลายเดือนก่อน +10

    Azad codkan.foosha.xun haiska.daayo😂😂😂

  • @xamdicalimaxamed-mi8ml
    @xamdicalimaxamed-mi8ml 6 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂ala eekeyaa kulaah ma cadaa qabtaa😂😂😂

    • @Nusaymamoha
      @Nusaymamoha 6 หลายเดือนก่อน

      Wixii ladono maa lagu hadlaa ceeb ceeb 😢😅😅

  • @LaylaIbland
    @LaylaIbland 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ak waa lagu wada kacay ma lysande doon

  • @deeqosalaadhassan
    @deeqosalaadhassan 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waaaaaw sacdiyo 😊😅

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inaad bilaa amaantay buu ogyey Ak umadeena maaha🙆‍♂️😅😅😅😅

  • @Kiin67
    @Kiin67 5 หลายเดือนก่อน +1

    Yaah Sacdia isnot easy 😂😂😂

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa gangastar dilaa iyo tuug isku jira uf waa nacay asad mar uu wax xoogo iyo mar uu wax dilo

  • @rahammaxamed
    @rahammaxamed 6 หลายเดือนก่อน +5

    Dhamaantood Ekey kasoo horjeedeene

  • @SahraJaamac-u1i
    @SahraJaamac-u1i 6 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 woow sacdiya kusoco markaaad nabsi bixi doontid sucdi qiyaamada jarka tuuridoonto

  • @ZeinabHaji-t9e
    @ZeinabHaji-t9e 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ak ❤❤😊

  • @YusraAbdirisak
    @YusraAbdirisak 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ala sacdiyo dhiigbay isku yeeshay😅😅

  • @HiboMacalinZubeer
    @HiboMacalinZubeer 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaaaaaaaaaaa AK i love you wllhi😂😂😂😂😂

  • @fadumomahmoud804
    @fadumomahmoud804 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asad iyo sagal filimka ayaga isku wada mayraban in laga guulaysto

  • @FardowsaMohamed-j1c
    @FardowsaMohamed-j1c 6 หลายเดือนก่อน +2

    AK waxba lama joogtide mesha kakac nagaha intad kudhexjirta. Laga shaqystay jacyl mahysid gabadhadii mahysid gurigi Asad baa soogala sucdi iyo sagal iyo hodon way kuuhesheen Wilki waardiga ahana laga werer sida isudhan nio

  • @Intisarcreates
    @Intisarcreates 6 หลายเดือนก่อน +5

    Asad too much booto 😂😂😂😂

  • @ambiyo1519
    @ambiyo1519 2 หลายเดือนก่อน

    Warya. Ilmaha. Sidaas. Ha. Yeelin

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 6 หลายเดือนก่อน +1

    iimaan yug yug sagal 😂😂😂😂😂

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waan dhaafiyey cunugta iyo hooydeed o bistolo lagu hayo waa arsi fool xun

  • @AmaalApdiqaani
    @AmaalApdiqaani 6 หลายเดือนก่อน +2

    𝐍𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐞𝐞😂😂😂

  • @QadanYasin
    @QadanYasin 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wuu ogaa inaad bilaa amaan tahay😂😂😂😂

  • @AasiyabintuAli121-ik2fh
    @AasiyabintuAli121-ik2fh 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hh walahi filimka waa naceyy uf

    • @Qalbinuura541
      @Qalbinuura541 6 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ahay madhax noqday hhhh

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 6 หลายเดือนก่อน

    Halkaad ka baahantuhu ogyahy 😂😂😂miyu yidhi😂😂😂

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 6 หลายเดือนก่อน

    Fikrad aan caadi aheen ayaad keenteen qeybtaan 85 mashallah in gabdha asad laguwareejiyo😮

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 6 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 ekay wa iga qoslisay cawa

  • @khadaramkhaj
    @khadaramkhaj 6 หลายเดือนก่อน +1

    waar tii sadiyo waa la kala baxday😂😂😂😂😂

  • @DahirYare-u7g
    @DahirYare-u7g 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mushtackyaasin7942
    @mushtackyaasin7942 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 ek wlhy wa qosol

  • @NastiGuedi
    @NastiGuedi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Eke wlhi wan jeclahay

  • @luulhassan942
    @luulhassan942 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ek please dahabka sacdiyo sii😮😢🎉😂

  • @Anfi-o4d
    @Anfi-o4d 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dahabka keen waan isku egayaa😂😂😂

  • @aminodiyad262
    @aminodiyad262 6 หลายเดือนก่อน +1

    Miskiiin gabadheda siiya pls run run ila noqotey😢😢😂😂

  • @KaltunAbdilahiNur
    @KaltunAbdilahiNur 6 หลายเดือนก่อน +1

    Akhaseey Asad Daba Balbalo Maxaa Nacay Waa Cariish Caadiya

  • @hassannoorbuule3196
    @hassannoorbuule3196 6 หลายเดือนก่อน

    Waa filim wijiya badan umaqalba in loobixiya hal magac, waxad ka heleysaa maseyr, duugnimo,xasidnimo, iskudir intaba

  • @FartuunReermagaal-xe4xl
    @FartuunReermagaal-xe4xl 6 หลายเดือนก่อน

    Labda qof ee meesha shida AK io Sucdi waaw❤😂

  • @RahmoAbdi-s5x
    @RahmoAbdi-s5x 6 หลายเดือนก่อน +5

    Qosol xumada zkada asdow nefyahow

    • @IsroUpdirisaqcali
      @IsroUpdirisaqcali 6 หลายเดือนก่อน

      Ani wa is dhafsha marka inta lamarayo qixi qixi uff😂😂😂😊

    • @IqrCabdikarim
      @IqrCabdikarim 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂

  • @AniisoCnuur
    @AniisoCnuur 6 หลายเดือนก่อน

    Waa nacy asad ani uf

  • @NuuraCabd-d2d
    @NuuraCabd-d2d 6 หลายเดือนก่อน +2

    Akey 😂😂midka asad ladhaho filimka ayaka saara😂

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ak wlhi waad naga qosoL ajarsatey

  • @nadasulayman4020
    @nadasulayman4020 6 หลายเดือนก่อน

    Wa filim an atoore iyo ladar kal lahayin jilin xumaa wuxu gabadha ina. Lal baxo oo asad iyo sagala iyo ek kul aya wayaan oo walikii washa manka ahaa ka xaysto nagdaay wanu. Idi nacanee

  • @DahirYare-u7g
    @DahirYare-u7g 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤😂😂😂

  • @AsmaYuusuf-lq8yp
    @AsmaYuusuf-lq8yp 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ak bad weyn ayuu ku jiraaa sagaley😂

  • @kafiyakaba4298
    @kafiyakaba4298 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wr dahabka sacdiyo sii 😂😂😂😂

  • @Naciimo-i6m
    @Naciimo-i6m 6 หลายเดือนก่อน +2

    Iiman yug yug ba qabta😂

  • @hibaaqyasiin5988
    @hibaaqyasiin5988 6 หลายเดือนก่อน +2

    Labo qof baan unacay filimkii dhamaa asad iyosucdi

  • @fadhijamaa8282
    @fadhijamaa8282 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ana uhoreeyo cawa sagal😂😂

    • @nafisamohamed8110
      @nafisamohamed8110 6 หลายเดือนก่อน

      Comontigaagga kaa soo horeeya sug😂

  • @AminaMohamoud-q3r
    @AminaMohamoud-q3r 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ish kan nacaska ah ban u nacay filmka uff

  • @ApdilaahiYare-x9i
    @ApdilaahiYare-x9i 6 หลายเดือนก่อน

    Maaxa❤❤❤❤❤

  • @NawaalAli-dd7zg
    @NawaalAli-dd7zg 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo SAS kaarabaa geysi aanoqotay runti❤❤

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji629 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo sagal isastur dhar fican qhado

  • @MuslimaMahad
    @MuslimaMahad 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ek reer badiye reer badiye dhalay

  • @maxuudaxmed998
    @maxuudaxmed998 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sagal iyi Ak ban u nacay

  • @Birta.cad12
    @Birta.cad12 หลายเดือนก่อน

    😅😅Marwada guri sacdiyo waay isqaaday

    • @Birta.cad12
      @Birta.cad12 หลายเดือนก่อน

      Waa run

  • @GudonUnique
    @GudonUnique 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asad waa doqon xun oo fulay ah

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhh ma cadaad qabtaa kulahaa ek

  • @daganahmedbolisoficial
    @daganahmedbolisoficial 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mida asad ladhalatey samata coocoorkii hal maraa la arkaa

  • @Fatimomohamed-q5i
    @Fatimomohamed-q5i 6 หลายเดือนก่อน

    Ma cadadqabta kulaha😂😂

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q 6 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo cashar bila ciwasna😂

  • @farxiyaalidahir4701
    @farxiyaalidahir4701 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkk hLakaad kabaahantaya buu ogayhay kulahaa 😂😂😂

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ak macaadad qabta ku lahaa caadi mahn

  • @QalbiDhaya-u3n
    @QalbiDhaya-u3n 6 หลายเดือนก่อน +2

    ish Asad qosolka iskada

  • @sanuush
    @sanuush 6 หลายเดือนก่อน

    Filimkaan mxa ka siya soo gabagabeeya kan guuleysata aan arke😂😂

  • @AymanMahad-po1xi
    @AymanMahad-po1xi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ak sagal naga guurso guur bay ku walaty😂

    • @khadramaxamud1632
      @khadramaxamud1632 6 หลายเดือนก่อน +1

      Nabsigii asad baa haya😂😂

  • @nimcomustafe-rl1ji
    @nimcomustafe-rl1ji 6 หลายเดือนก่อน

    Aasad hoorta yaah ila naacay uuuf

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 6 หลายเดือนก่อน

    Jiliinkaaga caadi maaha family qurux badan

  • @rahmakodar2072
    @rahmakodar2072 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂 wlhi wn qoslay
    Iman yugyug bad qabtaa kulahaa

  • @marymanmohamed3297
    @marymanmohamed3297 6 หลายเดือนก่อน +1

    filanka malinba maa guuri ba lagu jila horta😂

  • @amriitanuux9928
    @amriitanuux9928 6 หลายเดือนก่อน

    Ala anuu asad ayaa u nacy filimka

  • @abdifitahahmed9662
    @abdifitahahmed9662 6 หลายเดือนก่อน +1

    Actorka asad halaga bedalo sunny deal haloo bixiyo 😂

  • @AyaanHassan-yx1zj
    @AyaanHassan-yx1zj 6 หลายเดือนก่อน

    Asad fuleey uf

  • @AbdirizaakMahamed
    @AbdirizaakMahamed 6 หลายเดือนก่อน

    Ar asadow waxayde hadiyadan googaradii waa ina ceebaysay no😂😅

  • @ambassadormansour6314
    @ambassadormansour6314 6 หลายเดือนก่อน

    war niyaw niinkan eekey ahi waaba halis😂

  • @RuweydoAbdullaahimohammett
    @RuweydoAbdullaahimohammett 6 หลายเดือนก่อน +1

    Casaanku waa maxay ma caadaa qabtaa kulahaaa😂😂

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 6 หลายเดือนก่อน

    Sagal waxay baratay qiyaamadiii laakiin Eekeeyow waa lagu sitaaa waxaan sugayaaa Meesha Sucdi ku dambeyso

  • @ShukriAbkow-qi3gx
    @ShukriAbkow-qi3gx 6 หลายเดือนก่อน

    Ma caadaa qabtaa waaxay waxa casaankaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NastiAbdullahi
    @NastiAbdullahi 6 หลายเดือนก่อน

    Sagal guurba ka lumay😂😂

  • @MaxamedBashir-e6p
    @MaxamedBashir-e6p 6 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @XamdialiMacalin
    @XamdialiMacalin 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂waaw sacdiyo waykugu jestaysay

  • @HimcoHAssan
    @HimcoHAssan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh wan qoslay

  • @XaawoSuudi-f2l
    @XaawoSuudi-f2l 6 หลายเดือนก่อน

    Asad waxa jiro mahan