MASEER PART 113 || xaaladeeda cafimaad qatar aye ku jirtaa ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 422

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 5 หลายเดือนก่อน +24

    ALLAHA KA BAAHAGAA HATAGILLAH SAGAL IYO SUDDII SOUBHANALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW ALLAH BLESS SADIYO 🙌 🙏 😊 💖

  • @Farxiya-g9f
    @Farxiya-g9f 5 หลายเดือนก่อน +149

    Alla sacdiyo inta kanaxday Runa mooday onelike😢😢

  • @Maxamedmuuse6696
    @Maxamedmuuse6696 5 หลายเดือนก่อน +15

    Filnku wuu xigmad Belay run ahaanti isbedel sameeya baan dhihi lahaa yaa igu raacsan like me

  • @AniisoCnuur
    @AniisoCnuur 4 หลายเดือนก่อน +3

    ilaahow caruur isii yaarabi wll aamin iidhaha🤲🤲🤲🤲

    • @SabnaaSaxardiid
      @SabnaaSaxardiid 3 หลายเดือนก่อน

      Aaamin qalbi ❤🤲

  • @MohamedIbraahim-q9t
    @MohamedIbraahim-q9t 5 หลายเดือนก่อน +25

    Naago xun xun oo feero weyn hadaad ujabto noocan waye wlh wax leydin daawado ma istaahishan marka runta leydin sheego bulshada waxaas lama tuso ceeb waye filim caadi ah wax ku raadiya kuwana feeraha weyn oo guul dareystay ilahow na tus

    • @SaabiriinmukhtaarXasan
      @SaabiriinmukhtaarXasan 5 หลายเดือนก่อน +2

      Waxano dhanba filim maahan xagee lagu arkay qof ilaa xalqadii 1aad ilaa xalqadii 113 aad dulman😎

    • @aminasaeed2998
      @aminasaeed2998 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sidaan bay ku shaqeysanayaan ka sheekee ? Weligood xataa school ma tegin kuwaan 😂😂😂😂

    • @SaabiriinmukhtaarXasan
      @SaabiriinmukhtaarXasan 5 หลายเดือนก่อน

      @@aminasaeed2998 haa wllhi nabsi bax maba lahan

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 5 หลายเดือนก่อน

      😂 walahi waan qoslay. Maya filim ku waa wax la qoro oo fikrad iyo script ka dambeeyo. Sheekadani waa wax qof walba siduu rabo iyo wuxuu rabo uu ku hadlo. Amar ka ilahay na because characters iyo scrips kuma socoda, qof walba dabeecadisa asal ka ah is shaqsiyada wuxu yahay ayaa laga dareemayaa.

  • @drmunasaleban4286
    @drmunasaleban4286 5 หลายเดือนก่อน +108

    Filimka hore u socod maba laha sacdiyo BAs shaqo ka dhigteen mana. Dhamanayo 500 inan nagu gaadhaan BAs bay raban inta ka. Nijad jabtay like I saar 😢

    • @AyaanabdiAbdi-gz2ds
      @AyaanabdiAbdi-gz2ds 5 หลายเดือนก่อน +4

      Waad fahanty abyo wllh kuwan hore usocod ma ahan magac filimko la qalday wixiyo dhamad lahyn

    • @nuriaabdilahi8600
      @nuriaabdilahi8600 5 หลายเดือนก่อน +1

      Kani maaha film

    • @husseinmahamed5762
      @husseinmahamed5762 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 You understand very well, filimkan wax script iyo produce gareyn malahan ujeedka looga baahan yahay kaliya si more subscribers loogu helo weeyan

    • @XaawoAbdi-t5b
      @XaawoAbdi-t5b 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@AyaanabdiAbdi-gz2dswlhi ani waan yaabay filimka dhan iyo nin iyo naagba sacdiyo ayay shaqo kadhigteen mid mid dhaama maleh waa nacay hada waxay iga haysaa inan iska daayo daawashadiisaba uf dheh

    • @amina9670
      @amina9670 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ani waxaaba yaab Ila noqotey “ tobiga sacdiyo leeba meeqa parts socdaa!!! Ma ila aragteen???

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน +8

    Dhamaan tiim.Famly.sagal.waan idiin salaamay Xushmad iyo kalgacal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anfacwiiloabdulahisalad2127
    @anfacwiiloabdulahisalad2127 5 หลายเดือนก่อน +37

    Filimkn maseer ma ahee😮 waa iska dabawareeg😂

    • @Ifrush-l8o
      @Ifrush-l8o 5 หลายเดือนก่อน +1

      Beentaa maaahan wllhi waxan baa wareegaya😂

    • @xamdicalimaxamed-mi8ml
      @xamdicalimaxamed-mi8ml 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂waa qosley walhi

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 5 หลายเดือนก่อน +10

    Team somalilnad yaa ila jooga wixii reer somalilnad is muujiya

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 5 หลายเดือนก่อน +13

    Of course is true sister ASAD haaaa waa baahissinne Sagal souddi hodan wa gaissadtannent ALLAH WEYNBAGOWE RAGINNINENT GOOD RES0ONSE to Sagal. BRAVOOOO YOUNG ASAD SISTER KEEP GOING

  • @hamseahmed5539
    @hamseahmed5539 5 หลายเดือนก่อน +28

    Flim kan qofkii qoray wuu iska qoray macno saasi kuma dhexjiran markay halkaas marayday waxay ahayd in dadka khiyanolayda ahi ay sobaxan oo la xisabiyo lkn dadkii miskinimada ku natalalayay aya wali dulmigii ku socda film maaha kaniye kuwa kale Hagajiya

    • @NuuraCabd-d2d
      @NuuraCabd-d2d 5 หลายเดือนก่อน +1

      Filim maxa waxani😂😂😂

  • @ubaxladan6379
    @ubaxladan6379 5 หลายเดือนก่อน +16

    Subxanalah sagashii maskinta ahyd sucdi bay ku dayatay waxan.naga dhaafa waa qaracan gabdha saa u dilesaan gun loo jabay ha noqonina 😢

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @saabiriinali2698
      @saabiriinali2698 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wuxu wa flim 😂😂adaa lagugu mada daalinaya 😂

  • @FaadumoAyaan-e1u
    @FaadumoAyaan-e1u 5 หลายเดือนก่อน +16

    Team Galamudug like💙💚🤍💪

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 5 หลายเดือนก่อน +18

    ASAD ALLAH KOU GARGARROH

    • @ikraanNadiif
      @ikraanNadiif 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin talaa kucadaatey miskiin

  • @ShamisDiamond
    @ShamisDiamond 5 หลายเดือนก่อน +8

    SacDio baaba cadow lagu wada yaheyy nio wxaan filim kuma soconayee wx kabaDaLa marax buuba so noqonayaaaa😊

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 5 หลายเดือนก่อน +3

    Filmkan hal qof oo cadaalad raadinayaa kuma jiro kuli sacdiyay eryanayaan ugu yaraan asad iyo walashii xaqiiqada ha raadiyaan oo sacdiya qofkii dhaawacay ha daba galaan ama sacdiya halala tacaalo si ay u caafimado oo yadu xaqiiqada ha sheegto filmka qaybta cadaalad darada cadaalada kasoo horjeediya wuxu dhinac buu ka raranyahay mahadsanidin dhaman teamka

  • @HananAbdirisack
    @HananAbdirisack 5 หลายเดือนก่อน +65

    Team ciyal xamar like😊❤❤

    • @XaliimoDahir-z9g
      @XaliimoDahir-z9g 5 หลายเดือนก่อน +3

      Asc

    • @sakariyecllaahiyare6519
      @sakariyecllaahiyare6519 5 หลายเดือนก่อน +2

      ❤​

    • @NuuroEk-pe7yy
      @NuuroEk-pe7yy 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤🎉🎉🎉😮😮😮😊😊 wan jeclahay ciyal xamar😮😮😮

  • @NuuraCabd-d2d
    @NuuraCabd-d2d 5 หลายเดือนก่อน +18

    Waxaan filim maha dadkan waxay raadinayaan meel ay fiyuus iyo lacag mel ayka sameeyaan😢sacdiyo kuwada dhaganaada uf naga dhameeya wax ama dib ayaan lodaawan wax dhaqana meleh😢

  • @FazuuPpe-d5m
    @FazuuPpe-d5m 5 หลายเดือนก่อน +6

    Film ka marax buu noqdy maxaa sacdiyo kaligeed looga jesty

  • @NasrocaliXirsi
    @NasrocaliXirsi 5 หลายเดือนก่อน +6

    Astaaq furulaa alla sucdi xaasisanaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaan waa jiliin yaa Somali filim u jili jiray😅

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน +8

    Sagal ma.lugahay wax ka.gaadheen kulahaa Hada way.ogtahay kkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AymanMahad-po1xi
      @AymanMahad-po1xi 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ilamha meesha kaqado hadad dhashy uma fiicine wll

  • @AbyanCali-sv3yv
    @AbyanCali-sv3yv 5 หลายเดือนก่อน +12

    Qafkii uku horeeye😂🎉❤

  • @siman4216
    @siman4216 5 หลายเดือนก่อน +6

    Naagtaan sucdi walaahi waa nace uuf sagal iyo sucdi iyo zaylac aa filimka unace waxaa filim Maha aqas

    • @Dusujo1102
      @Dusujo1102 5 หลายเดือนก่อน +1

      Me too

  • @AmaalCabdilaahi-qq1hn
    @AmaalCabdilaahi-qq1hn 5 หลายเดือนก่อน +8

    Akhas waxan filim mhaa nagalataaga😂

  • @SharifHaji-i4d
    @SharifHaji-i4d 5 หลายเดือนก่อน +2

    Amal thank you so much ( haanta qashenka) sefiican ayad kulahadashay laakiin The showga ayidaleh seyrabto ayey kadhigata help me so much Sadiya & asad calooley. Amal you are a nice girl and you are Serious face

  • @Cafaf40
    @Cafaf40 5 หลายเดือนก่อน +6

    Ani waa yaabe filimka ma sacdiyo kaliyaa loo sameeyay in iyada kaliya xooga la saaro cajaaib ....war wuxu naga qurxiyo oo dhinacyo badan ka keena

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 5 หลายเดือนก่อน +8

    Sacdiyo filmkan iska daa😢

  • @FarhiaAbdulahi
    @FarhiaAbdulahi 5 หลายเดือนก่อน +5

    Alla waka naxay sacdiyo😢

  • @MohamudAbdi-x9k
    @MohamudAbdi-x9k 5 หลายเดือนก่อน +17

    Iso raca taem sacdiyo like saara😢

    • @CashaCabdicasis
      @CashaCabdicasis 5 หลายเดือนก่อน +1

      V

    • @CashaCabdicasis
      @CashaCabdicasis 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga film kan sucdi baan unacay 😏😏😏

  • @queenayan-r7v
    @queenayan-r7v 5 หลายเดือนก่อน +5

    Seylac kulaha naa isi daah😂😂 😱 seylac fuleynimadii oo qof ah😂😂😂

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 5 หลายเดือนก่อน +2

    Film kaan waxaa qoral qof iska marqasan oo Sacdiyo cadow ku ah umalenayaa bilow inaa iyo hada wax mac ah kuso muqda maleh oo an bahdilka ka gawadhaa ka ahen subxana llaah film dher waxaa ka wcn wax yar oo nuxur iyo macno bulshada u aleh oo lawada xiseyo waxan wax kabada bilaa caleg👋

  • @Yana-r1n
    @Yana-r1n 5 หลายเดือนก่อน +5

    Sacdiyo ilhy ha ku caafiyo 😢

  • @fardosahussein3534
    @fardosahussein3534 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ak sacdiya wali wuu jecelyahay

  • @RukiaKeyley
    @RukiaKeyley 5 หลายเดือนก่อน +2

    Love you so much my good team

  • @shiimasaeed8463
    @shiimasaeed8463 5 หลายเดือนก่อน +5

    😭😭😭sorry for you Sacdiyo

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 5 หลายเดือนก่อน +4

    Filimkii malayacnibu noqdey

  • @IstahilAli-i1c
    @IstahilAli-i1c 5 หลายเดือนก่อน +5

    saylaci ma isaga isla raba asad naag kasta mucaaridbu ku yhy😂

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 5 หลายเดือนก่อน +4

    Flimka sacdiya ka bilowda ku dhamada melakale iyo xarako kale male

  • @MaryamCali-hb6bq
    @MaryamCali-hb6bq 5 หลายเดือนก่อน +4

    Sacadiya nabsigii ek ba ku dhacay 😂😂😂

  • @queenayan-r7v
    @queenayan-r7v 5 หลายเดือนก่อน +5

    War caawa sagal qac ka yeertey 😂😢

    • @NajaxMuhumed
      @NajaxMuhumed 3 หลายเดือนก่อน

      Somaah 😂

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 5 หลายเดือนก่อน +5

    ASAD VERY MUCH KKKKKKK

  • @cabdiraxmaanaxmed6833
    @cabdiraxmaanaxmed6833 5 หลายเดือนก่อน +8

    One❤

  • @FardowzahHussein
    @FardowzahHussein 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan filim maaaha xitaaa wax u eeg maaha. Waxaan idin weydiiyey qofka filinka qoray malaha waxbaa ka khaldan xagee lagu arkay naago marba 2 nin oo is haya guryahooda ukala guuraya iyo naagahan waaweyn e gabadha uun garaacaya iyo film wada sheeko please walaalayaal wan idin daawanaa naga hagaajiya waxan😮

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahayow sacdiyo xaqeeda soosar

  • @RuqiyoKilaas
    @RuqiyoKilaas 5 หลายเดือนก่อน +1

    Akhas waxaas filin mahan dee dhadhankii baad ka qaadeen meel uu u socdo iyo meel kale garan maysid😂

  • @munaSheik
    @munaSheik 5 หลายเดือนก่อน +6

    Saylac gabadha mxaad ucaysi meel lagu wada arooraya cay ka wayn Maa jirta

  • @muniiramuniira7220
    @muniiramuniira7220 5 หลายเดือนก่อน

    Ak mareer mudugbaa riwayada xoog buu ujilaaa

  • @Drs-amiisha0076
    @Drs-amiisha0076 4 หลายเดือนก่อน

    Shp filmka wn isaga haray hortiina hor alle maadaama sacdiyo xanuusatty😢

  • @faizaabdirahman8279
    @faizaabdirahman8279 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk walaahi waan qoslay sucdi umadeena ma aha

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 5 หลายเดือนก่อน +4

    Kuwana waxan cml kadhigten

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 5 หลายเดือนก่อน

    Ak caadi mahan albabkad igu soo garaacda kulahaa

  • @Waraabxoojiye
    @Waraabxoojiye 5 หลายเดือนก่อน +2

    Yes horay uwada

  • @QamarMaxamed-g6p
    @QamarMaxamed-g6p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Team ciyal xamar 😮

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alla xaasaadnaa gurigiin baa 😂

  • @KhadarCabdi-s7j
    @KhadarCabdi-s7j 5 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @nafisamohamed8110
    @nafisamohamed8110 5 หลายเดือนก่อน +7

    Ar sucdi xaaasisanaaa

  • @SubeerDeerow
    @SubeerDeerow 5 หลายเดือนก่อน

    Al sacdiya wadanah ii goi😢😢

  • @CaaliyaiftinBashiir
    @CaaliyaiftinBashiir 5 หลายเดือนก่อน +7

    1

    • @daudosman-k3j
      @daudosman-k3j 5 หลายเดือนก่อน +3

      Saylici saxiib sax ah Maaha wa bilaa damiir naagaha laficiltama

  • @SukhraKiin
    @SukhraKiin 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wr dee sidaan wxy xiligan khiyanolayshii inay Japan Bay ahyd lkn wali qofki miskinka ahaa dulmigu ku socdayee

  • @abdulhayiibrahim2769
    @abdulhayiibrahim2769 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc. Sucudi waa. Qofa xunu weeya 00. Daqona sagal ma dhaato

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 5 หลายเดือนก่อน

    Gurigan camera ku xiran la leyahay hadana la arkeynin maxey tahay

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 5 หลายเดือนก่อน +2

    Filim qiyaano naga dhameeya waana nacday sacdiyo lee la wada weeraraa sorry,sucdi Io sagal cadownimo badanaa 🫢

  • @HoodoFaarax-u4p
    @HoodoFaarax-u4p 5 หลายเดือนก่อน

    wxn film maaha nio ha isku daalinine naga dhaaafa akh🙄wxay dulmigan aan dhmaanen🙄team ilmada qarsoooon wa idin salamay ❤kaasa film ahe😂🙌

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waan baxy anga sagal bay 😢😢😢😢

  • @Jennychinza
    @Jennychinza 5 หลายเดือนก่อน

    Nayaa waxa maxaad hameyn walba ugoysaan uff waan idiin dàyey ish balaa noogadhigteen akhas

  • @haliimozaadia195
    @haliimozaadia195 5 หลายเดือนก่อน +2

    Allah gurigiin ba asad iyo ssgal sucdi iyo amaal iyohodan😂😢😅

  • @NimcodheerAbdi
    @NimcodheerAbdi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry sacdiyo😢😢😢😢

  • @ayaankhadar273
    @ayaankhadar273 5 หลายเดือนก่อน +4

    sucdi waa nacas may walatay asad Bay ku walatay

  • @RaxmocaliMaxamed
    @RaxmocaliMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Alla AK dhiikarow qabaa so bara😂😂

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan naagtaan xasisanaa cunugan Dilma kulahaa adna asad codkuu kuu jiraa masiibo😢

  • @FaadumoAyaan-e1u
    @FaadumoAyaan-e1u 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢Allah sagaley xasinimobadanaa sudiya kadaranpo😢😢😢😢😢

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 5 หลายเดือนก่อน +1

    Filimka sucaadi baan u nacay iyo inta qayanada la wada uf

  • @muktarofficial1325
    @muktarofficial1325 5 หลายเดือนก่อน

    Waa Film kii ugu xumaa ee aan ebid daawado ayuu noqdey filmkaan waxaad moodaa iney caruur jileyso.

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 5 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢ala sacdiyo miskiin😢

  • @aishaabdikarin7926
    @aishaabdikarin7926 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sacdiyo sorry sucdi doqon seyeshay gabadha😂😂

  • @ifkaanaahmed1645
    @ifkaanaahmed1645 5 หลายเดือนก่อน

    Lalabo filimki markee sacdiyo anusiyen goodbye waqti inti iga baxde Allaha iga cafiyo

  • @SamiiraAadan-ye8kn
    @SamiiraAadan-ye8kn 5 หลายเดือนก่อน

    Ek fankiisa yar waa jeclahay😂😂

  • @layloMohamed-x3o
    @layloMohamed-x3o 5 หลายเดือนก่อน

    Alla ba ayeey ak waa xile gubaha la sheego😅

  • @CabdixakiimMaxamed-ww1ds
    @CabdixakiimMaxamed-ww1ds 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ar sagal qac baa ka yeertay

  • @SahraAhmed-f1u
    @SahraAhmed-f1u 5 หลายเดือนก่อน

    Filimkan baas maanigaa laigasameeyey😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢sagaley wllo

  • @Ayanitaa
    @Ayanitaa 5 หลายเดือนก่อน +8

    Ayy cawa Ana uhoreyo

    • @RaxmaMaxamed-vk4si
      @RaxmaMaxamed-vk4si 5 หลายเดือนก่อน

      Sagal iyo sucdi qosolkiibay igadhameeyen cawa😅😅😅😅

    • @RaxmaMaxamed-vk4si
      @RaxmaMaxamed-vk4si 5 หลายเดือนก่อน

      3:46

  • @maariyaadem3893
    @maariyaadem3893 5 หลายเดือนก่อน

    Filan kaan waxaan ku bxay naago hawlo aysan lahayn kuwada jira iyo Nijman aan go aan lahayn 😂😂😂😂😂

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 5 หลายเดือนก่อน +2

    AK yuuu ku niicin Safiyo wuu u dhameeyey

  • @NaimaAbdullahi-f4b
    @NaimaAbdullahi-f4b 5 หลายเดือนก่อน +2

    Yahuu sucdi xasisana😢sagalna weytawabartay sacdiya sorry 😞

    • @miski.abdiaziz114
      @miski.abdiaziz114 5 หลายเดือนก่อน

      Wlh kuwaan cabsi cabsi igu rideen ilaahow cadow hanoo dhiibin 😢😢😢

  • @hoodo4330
    @hoodo4330 5 หลายเดือนก่อน

    Filinkii macaanki wuu ka dhmaday

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 5 หลายเดือนก่อน

    Seylac waba rufiyan isma badalayo

  • @kawsarcabdilaahi1989
    @kawsarcabdilaahi1989 5 หลายเดือนก่อน

    War waxa naga hagajiya waaba ku caajisey marax bu siinoqnyaa😮

  • @maidaxusen3633
    @maidaxusen3633 5 หลายเดือนก่อน

    Sacadiyo wexey iska dhigee iney wax ogeen lkn wey ogtahy nagahaaney rabtaa iney baxareyso yaaa igu raacsan tas

  • @RoodaCllaahi-c4i
    @RoodaCllaahi-c4i 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 sacdiyo inay cafimaado rajeyan

  • @NawaalAli-dd7zg
    @NawaalAli-dd7zg 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo waan kanaxay ilaahay kuumakaso

  • @suleqolaki801
    @suleqolaki801 5 หลายเดือนก่อน

    Seycal wlhai waacashishy kwran😮😢😊

  • @SakimohamedHassan
    @SakimohamedHassan 5 หลายเดือนก่อน

    saxiibka asad maaha mid fiicann team sacdiyo dhibaka gaaray hala ogaado

  • @hassanleyliaqiyar6832
    @hassanleyliaqiyar6832 5 หลายเดือนก่อน

    Waxa film ma ahan 😂😂😂1000 ban sugana

  • @SafiyaAbdrjhmnn
    @SafiyaAbdrjhmnn 5 หลายเดือนก่อน

    Naagta safiya la leeyhy mxaa waalay ilaahoow adaan kaa magan galay nin zaasa😮

  • @Yurubgeenyo7
    @Yurubgeenyo7 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ar ek gabadha kada

  • @sacdiyoali2575
    @sacdiyoali2575 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk sagal calosha xanuji sucdi jini

  • @AymanMahad-po1xi
    @AymanMahad-po1xi 5 หลายเดือนก่อน

    Seylac dumarka gora rahooda uda pilis😂

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 5 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅 illahayow sucdi ha igu so adejinin wllhi toos ayey u dhufatay seylac baq diisa ayaa maqlay 😅😅😅😅😅😅😅

  • @SakariyemaxanedMuxumad
    @SakariyemaxanedMuxumad 5 หลายเดือนก่อน

    Filmkaste.atarishada larafadiya😂😂😂

  • @Mahaddayaxdiirye-i4s
    @Mahaddayaxdiirye-i4s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Team cabudwaq like