❤❤❤somaliland guul iyo gobonimo hore u socda oo qof kasta indhaha ha ku hayo munaafiqinta idinku dhex jirta iyo kuwa jecel baa ba eena waar qof walow af iyo adin ugu adeeg dalkaaga hoy oo cidamada garab istaaga love you for ever dadkaygii ❤❤❤❤
iyaga wanaga diiday wa ina xumanta lala qaata kuwa feedhaa waweyn leh ee hargaysa ka qaylinayana war jiida taga isku xishoodo liban iyo waxi la mida wa la xidhayaaye waliba garmani bakeyle iyo teeraba dila
Bal daawo maanta Ceerigaabo ISAAQNa sedex ciidan oo iska so hor jeeda ayaa Ceerigaabo Huwan Kula dagaalamaya bal May mideeyaan sedexdan ciidan 1-waa Kan GARXAJIS 2-waa kan Habarjeclo 3-waa Ciidamada Somaaliland Maxaa u diiday inay mideeyaan sedexdan ciidan?
Waa run. Reer Somaliland Qaranimo, Qaranimo iyo midnimo.
Mashallah somaliland guuullll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waligood lagama guulaysan Qarxajis iyo Habarjeclo oo wada socda waa xiniinyaha Reer Sheekh Isaxaaq
Kada alle ayaa ina arkaya in layna dulmiyayo ishlh alle ciidanka somaliland alle ha ilaaliyo
Ilamderyaal Ssb iyo iyo g36 iyo cidanki jumuriyada somaliland waxaan la garaab taganahay hiil iyo hoo iyo waddnka oo an dhiiga u shubno . Hadaan ARAB SHEEKH ISAAQ NAHAY , DHULKU WE DHULKAYAGYGI WAKAAN U DHALANAY AWAWAGAY IS DHAXALANAY ,, GUUL IYO GIBONIMO WARATA REER SOMALILAND GUULAYSTA MARKATA 💪💪💪💪💪💪
Horaa loo yiri Ceerigaabo waa one way ticket Subxanallah
Waad mahadsantahay ilkacase
Masha allaah guul guul yaa rabi
Ciidanka somaliland guul guul baan leyahay
Ha magac dhabin Saraakiisha Ciidanka Qaranka, guusha ay gaadheena Ciidanka Qaranka oo dhan ayaa leh
Good job mujaahid ilkacase
Ilka Case Duliyo jooji Qabyaalada oo Ciidanka Qaranka ha reerayn. Wasakhyow. Waa maxay reeraynta Ciidanka Qaranku. Haw noqon Duliyow.,
Qabyaalada ka daa Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
❤❤❤somaliland guul iyo gobonimo hore u socda oo qof kasta indhaha ha ku hayo munaafiqinta idinku dhex jirta iyo kuwa jecel baa ba eena waar qof walow af iyo adin ugu adeeg dalkaaga hoy oo cidamada garab istaaga love you for ever dadkaygii ❤❤❤❤
Isaqa guul❤❤❤ guul
Mansha Allah waa runtaa guul qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤
JSL guulllllllll❤❤❤❤❤❤
GUUL GUUL soomaaliland ❤❤ssb GUUL soomaaliland ciidanka qaranka GUUL ❤❤
Good.guul.somaaliland
Guull❤❤❤guull❤❤❤ciidanka qaranka jamuuriyada somaliland❤❤❤G36 ❤❤❤SSB
iyaga wanaga diiday wa ina xumanta lala qaata kuwa feedhaa waweyn leh ee hargaysa ka qaylinayana war jiida taga isku xishoodo liban iyo waxi la mida wa la xidhayaaye waliba garmani bakeyle iyo teeraba dila
Maanta maali mudaharaad maha Hooy reer Somalandnow
Guul somaliland
Waxaad leedahay qabyaalada joojiya adigiibaa ciidamadii u abtirinaaya, saaxiib ciidanka hakala saarin, qoir lugudbaad ku ceebowded
Iyagiiba Alla istuse Ilahow heshiisi cadawgooda hakasubkadene
G36❤. POWERS❤. HADHACO. CIRO. ❤VIVA. LIIBAAN ALCADAALA ❤❤CAAQILAKA. RUUXIGA. G36❤
Iska Aamus waxba ku hadli mayside
Somaliland guuuuul guul
Hambalyow hambalyow hambalyow guuuuul
Guuuuul guul guuuuul ceerigaabo
200 baxbuus Masha allaa soo wada huwanta 100baa I gadhay total isoo buuxiya
MARKAAD JEBISAAN HUWANTA WAXAAD GELISAAN RAAC LABAAD OO ISASII KABARAACIYA HA KA HADHINA ILAA AAD KA SUBKATAAN KABAHA
Guul ciidama qaranka somaliland
Kadaa. Coidagale. Manaqaane. GERXAJIS g36. Waa mid. ❤ilacasow ❤walaahay ciro. Waxa nooga qaalisan. Liibaan. Alcadaala. Anaa. Ciro hadhaco. Viva ❤laaibaan alcadaala ❤❤❤
Waar heedhe saraakiisha ha magcaabin waa kuweenee inoo qari madacyada madaxda guul iyo gobanimo
Sxb hoganka iyo farsamoyinka hawgalka ciidan ee hoose siida lomasikala furfuro ee waa laguudmara
Fadlan Mr General i case miyaanay khalad ahayn inaad saraakiisha sawiradooda aad muujisaa maaha sawirdaaye inaad magacooda muujisaa. talabaad kastamarkaaga siady unanyihiin cabatinkooda ufiirso.oo.akhri waxay kuusoo qorayaan
Dheeri kale doon indhaha halagu dhufta😂😂😂😂😂
Guul iyo gobonimo😊
Guuuuul guul guuuuul somaliland
Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤
Wssr ciidanka qabyaalada ka daa neef baad tahahaye.
Hadii isaaq shuushku ka baxo cidina u adkaysan mayso
Lk hadii lagu dhex jiro oo la isku diro markaa ayaa calankoodu dhacayaa
Ilka casopw weligaa ha magacaabina oo ha faahfaahinina siraha ciidanka waayo hadaad is fashiliso waa lagu jabaa adiga iyo qaar kaloo kula mid ah amaba kaa liita siday cadowga wax ugu sharaxayso waakhalad weyn waa inaynu sakuurad wada noqonaa insha alaah.
Duli waalan . u dhimo caayda H/Awal
AWAL KA REEB IYAGU XAZZIIDDII AYEY KU MASHQUULSAN YIHIIN
Guul Guul S/Land ilka case nin rageed .
Mansha allaah guuuuuuuuuuuuuuul somalilaan 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼 ilkacsow inadro guusha ilaahay ha niiyo 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
HUBKII GOOJA CADE AYEY DIB U SOO CELINAYAAN...
SAXALKII IYO SHUUSHKI KORNELADII CALAN CASTA AHAA EE CUQDADA SOKEEYAHA QABEY AYEY RAACEEN...
Allaahu akabar ❤❤❤
Ilkacase sida ciidamadu isu caawinayaan iyo farsamada ka bdhac
Ilkacase thanks
Guul guul somaland ilkacase
Ilkà case waa nin adag laakiin aqoon jaamacadeed ayuu u yàr baahanyahay
Waar dhulbahantow
Intee Nabad lagugu baryayay ?😮 ka XAAB XAAB HEE ACUUDUBILAAH 😮
Saaxiib ha magacasbin saraakiisha reer miyibaad tahaye
Waarun inaadeer wallaahi hadalkaagaasi cadawgeena aynu meel qudha uga soowada jeedno mid qudha marka layahay cidi iska kaacelin mayso qarankeena aynu udhimano si aynu guushiisa uga midha dhalino isaaq waa mid qudha from sacadmuuse xuseen abor ismaaciil jibriil
Dadka guryaha dadkii qaxay galaya ee soo duubaya halaga wacdiyo bari waa la noolaandoonaa
Fariid illacase. Garxajiska hargaysa gala dagaalka dhee
Waar saràakiisha amaansii magacooda iyo sawir kooda waar maxaa khaldan miyaad lashaqaysaa waar ilkacase shaqo halaga qabto walahii mudaan ku daawanayay waxbaa kaa qaldan
Magacyada saraakiisha iska ilaali sxb
Guul
Stop 36 and ssb say ciidanka qaranka
ciidgale ciro dadkay ku diri jireen waana u shaqyn wayday mantana waxay raban isaga iyoshacabkiisa iskahorkeenan uutagu inagay ina copy gareyaan guuliyo gabimo isaaqaa leh weligood lahaaiyaguna weligoodaba ganbo garays bay xidhan jireen
Waar heedhe saw kuwale anagaa qabanay tulada dib qarax
Beenaale ceergaabo dagaalka ka dhacay maanta hal gaadhi oo gurmad SSB ahi ma iman, waan sugaynaa.
Huwanay aamus
Xar dareersha
Saraakiisha magacyadooda ka fogow Ilkacasoow
Saraakiisha maxaad u sheegaysa magacyadooda
❤❤❤❤😮
Codawga meel ha looga soo wada jeesto ciidankana ha la is garab istago
Guulguul❤
hadii loomidoobo
hurinbaynu wadnahay
MUJAAHID ILKACASE REALLY WAXAAD TAHAY ASAL MUWAADIN
Ciidanka qarankahaoranlabanin baakeeney guusha
Waa ku tukadan ragii dagaalka ku suntana
garac jooji adiu Qabyaalad duli
❤😂
Guuuuuul❤❤❤❤❤❤l
Halkaakawad
horta inagu maxabisitooda waxumagaysnaoiyagu wa dilayan maxad tas idinkayaal
Soma
Huwant hala xasuuqa
Hoyada garxajis iyo hj was
IIDOOROW. Waa ITUS OO ITAABSII .HADE NA TUS AAN ARAGNEE
Adiga aaway magaladii iyo eribodkii aad lahayd waan hayaa waaxay tuulooyinkan aad sheegaysaa 😂😂😂
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa Qahhaar allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
Reer sheekhisaaqa guuuuuuuul insha Allah 💚🤍♥️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Raaga haa maagacabin duufkubaxa
Cide hale waa fulay hhhhh
Mayagaa ceerigaabo ka dagaalami
Kara
Waa kuu nacasnimo inaad magacawdo raga
war saraakiisha ha magacaabin 😅
Waar buqdharkayn ma dagaalba ka dhacay
Ciidanka qabyaalada ka daa adoomahadsan
Bal daawo maanta Ceerigaabo ISAAQNa sedex ciidan oo iska so hor jeeda ayaa Ceerigaabo Huwan Kula dagaalamaya bal May mideeyaan sedexdan ciidan
1-waa Kan GARXAJIS
2-waa kan Habarjeclo
3-waa Ciidamada Somaaliland
Maxaa u diiday inay mideeyaan sedexdan ciidan?
August 25th, 2023 sidaan baad u faanaysay...All somalis are laughing at your lies..
❤❤❤❤❤❤❤❤
Maanta 13 ayaa ladinka qabtay
Bal maxaabiis. natusa huwantii itus oo itsabsii Bey layimaadeen 15 maxaabiisa hebel iyo hebel ayey natusednd meesha wax Kuma haysaan af qalalan lanacye adeer meesha itu ooitaabsii beenlow. Sidii ugaar laxareynayo laguhareeyey
Kaa daa ciidanka kalaa qibintah
Reer Hargeisa waxba kama gelin Ceerigaabo xitaa Cirahii aanu dooranay!!!! Liibaan cadaala ayaa loo diiday inuu dhulkiisi yimaado kkk bal dadkaas eeg ! ISAAQ isagaa isku muuqda oo is eegaya ilmo dhilo .
Guuuul guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hada iyaan kaahooyaa
Dhulbahante cidi lama dagaalamin hore . Maanta ayay muuse hii u Tudhayey Xusuusan doonan Waar muuuse waa idiin naxariisan jiray 😮🤨