Mujaahid Ismaaciil Ibraahin Warsame ayaa ka Waramay Taariikhdiisii Halganka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 29

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay swt haku xafido hana ku karaameeyo Mujaahid Halgamaa ah noolaw adeer

  • @salmanuura3798
    @salmanuura3798 ปีที่แล้ว +1

    Xiniya cade wa aabahay ale igama qado❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +5

    Mujaahid waad ku saxsantahey in aad isaaq xasuusiso iney iloobeen in meehsan dad isaaq lagu xasuuqey

  • @sakariyeahmedahmedsakariye3409
    @sakariyeahmedahmedsakariye3409 2 ปีที่แล้ว +3

    Saabtv hoyga taariikhda waa waxaan ku jeclaanay

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 10 หลายเดือนก่อน

    Abti waan qiirooday oh my dignity

  • @dhudimaxamed3274
    @dhudimaxamed3274 2 ปีที่แล้ว

    Mujaahidkani si aqoon ku duugan tahay bu uga waramaya ila conclusion bu u yeelaya excellent

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 2 ปีที่แล้ว +1

    Soobadiya waraysida tariikhiga ah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    1977 waxaa dagaalaka galey dadka waaqooyi marka laga reebo sariikshaa iyo askarkata reer waaoyiga
    Koonfur oo dhan hal maaglo kamey qaayb qaada Dagaalkii 1977 shacabiga cidiimada taage jirey dhiiga shubey jirey dhaawac ku hayayey cudbitaalak Hargeisa koley kuwa burco boorma berbera wa la mid

  • @abdiqadirwarsame8185
    @abdiqadirwarsame8185 2 ปีที่แล้ว

    Waa inaadeerkay run ah wuxuu ahaa mujaahid kornayl ismaciil .dagaalkii 1977na wuxuu ku dhaawacmay diridhaba isagoo waagaa xiddigle

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 ปีที่แล้ว

    Ethiopia miyaa burburka somalia kufaaidey mise somalia?

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +1

    halgankii xalaasha ahaa

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Sheeko waalan 🤣🤣🤣🤣

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa xasuus igu reebtay nagadaayoo mal mid keliya noo dhamee waa wad badh go

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 ปีที่แล้ว +1

    shaxmaan ilduufine sidaan macsanaayo sida doodiyeelaa kala durugsatay
    dayrta curshadeeyo doogii kasoobaxay diir iyo waxbaa cunay
    xeedhadii daboolayd ee malabka doocaancugu shubay dad waynaha doqon baa haraatiyey

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 11 หลายเดือนก่อน

    Maantana waa adinka isku xirxiraya silsuladaha gumeysi cusub kajooga

  • @ahmedhassan3401
    @ahmedhassan3401 2 ปีที่แล้ว

    Si aad iyo aada ayuu uga hadlay ismaciil barnaamijka waayo joog.wax badan buu Hugo tusaaleeyey oo runtii aad iyo aad u xiiso badan oo maanta u baahan in lagu tusaalo qaato.Xaqiiqdana wuu ka hadlay iyo dhibaatooyinka maanta ummadeenii dul hogan's iyayoo qaar badan oo inaga mid ihi aanay ogayn nabadgelyada iyo nimcada aan haysano.

  • @saiddubed
    @saiddubed 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa dardaaran nin wayn

  • @kingtayga
    @kingtayga 2 ปีที่แล้ว +2

    Dalkan waxbaa loosomaray🤕 dadoow🥰

  • @ahmedmahamudahmed331
    @ahmedmahamudahmed331 2 ปีที่แล้ว

    Mujaahid

  • @ibadoartan303
    @ibadoartan303 ปีที่แล้ว

    Waaryaa ninkii sheekh kadagaalami jiraye Ee cali yusuf. Cilimi. Oo kumagaca
    Dheeraa cali bulux

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 2 ปีที่แล้ว

    Umad dhanbay qaxiyeen ethopiyaan baa drugs soo siiyay fuleyo

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

      Horta marka taarikhada la sheekeynyo maxa dad adoo kale ah kuba ma tariikhda
      yaa ummada kaciyey ma Gaalkii Siyaad barre iyo askariisii oo shacbaka madax kagaa taagneyd iyada oon Afweyen cid dooran lakiin qori ku yami iyo xoog xoogna waa lagaa saarey isagaa dalbeydey afweyen in xabad loola yimaado oo diidey in u uxukunka shacabaka ku caliyo

    • @jamaalabdi
      @jamaalabdi 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaaraami baad tahay aan xalaal lagu dhalin oo keleb ah hooyadaa iyo aabahaa baa Drugs ika sticmaali jiray markaasaad moodaysaa in dadkuba Drugs ka wada qaato

    • @abdilaahijaamac6644
      @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว

      nacdli kugu dhacday waxaad ahayd noocii agoonta laga dhigay ee mujahidiintii SNM Dileeen

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    kuwa diric u xidhey koley fulnimo ugu xidheen wax ku tashanyan ciidnaka faqash waay so naqan fulnimo u gaysey

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 2 ปีที่แล้ว

    Kan beenale ayy u egyhy, waa ku wii qaxo iska qayili jiry.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      hada ma in lagu qoslo rabtaa siduu nin eyn beenale uga sheegtaa