"Waalidiintayadii waxa lagu yidhi waxa ay faafinayaan diinta kiristanka" Turjumaaga Buugga Qummane

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @abdirahmanosman8482
    @abdirahmanosman8482 2 ปีที่แล้ว +4

    Aqoona kuu noqon maayo buug uu qoray qof aanad garanayn wuxuu aaminsan yahay ee maxaa kuu diidayay inaad axaadiista nabiga NNKH aad turjunto si ay ufahmaan dadkeena aan carabiga aqoonin ee aad dadka diintooda uga fidnaynaysaa buuga waanu akhtiyi hadii aanu ka helno hal eray oo diinta ka hor imanaya adaa qaadi masuuliyadiisa if iyo aakhiraba alle haku fahan siiyo diinta

  • @suhaybxasan7725
    @suhaybxasan7725 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wll hore u soco
    Hala dhawro aqoon yahanka
    Qarnigan hubka ugu khatarta badan waa qalinka

  • @yusufahmed6970
    @yusufahmed6970 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan Cabdi xakiin waa sheekh, aqqoontaan u leeyay awgeed nin Diintiisa iyo caqiidadiisa saliimka ah looga baqo maaha. Buugganna turjumidiisa kollay wanaag buu u arkay, ha la hubsado wax qolyaha cadaw ga ah baa wax isku dhagrayee.

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah wallalo aad baad u sharwxday. Waan in ay dowladu wax u hubsataa

  • @fadumaomar3215
    @fadumaomar3215 ปีที่แล้ว

    Jaldiga waa muhiim hadii jaldiga oo isha ugu horeeyso aadan ku baraarugsaneey inta hoosana kama war heeysis dadkanoo kale hala dabagalo yaan la yareeysan aqoontooda lacag baa uga daran wixii diin ku saabsan culumada ha isla fii riyaan haduu qaldan yahayna halaga gubo xarigna haloogu daro waxeeydiinta kaqabtana ha la mariyo cidii usoo dhiibtayna dib haloo raaco cadawga alaha naga qabto

  • @asmacismaan5280
    @asmacismaan5280 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi xakiin mahamed adaan macalinkaygii caqaliga alle ha ku barakeyo

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 2 ปีที่แล้ว +5

    Imikadan uu hadlaayo ayuuba dadka qaldayaa diinta kaliya ee ugu faafinta. Badan waa kiristaan ayuu yidhi shaking wayin ayaa ku jira ninkan

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 2 ปีที่แล้ว +4

    Talaw yaa la cayayaa caqligooda waar wax gaalobaya ma joogan Somaliland ee dadka hawaalina dawlad yahay dawakhsani. Maad qaadka wax ka qabataan

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah waar buugan halaynaga hubiyo waayo buuga sawiro diimo kale ayaa ka muuqda sida sumada Yuhuuda (David Star iyo korooska).

    • @abdisalanyasin
      @abdisalanyasin 2 ปีที่แล้ว

      Hhh wll
      Buugu wuxu ka hadlayah diintena islaamku waxay kaga duwan tahay islaamka iyo ka hortagah filradaha khaldan
      Waxay mudnaayeen lo mahadcesho,waayo dhalinteena maanta aad ayey ugu baahan yahiin si ay kaga hortagan fekradha khaldan

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha allah walalo allah haku xafiido🤲❤

  • @umamalaagkhalidxmuse2805
    @umamalaagkhalidxmuse2805 2 ปีที่แล้ว +2

    Tan dawlada ah miskiinba garab la fuulo leh may Telesom wax. Ka qabato app ay dhalinyarada usoo kordhisay ee khamaarkaaa ah wasiirka isgaadhsiinta waa in daba galaaa dadkaa telesom

  • @c.majiidmahamed2766
    @c.majiidmahamed2766 2 ปีที่แล้ว +2

    Buuga laga soo turjumey waan arkey kumaan arag wax diinta Lidi ku ah.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 ปีที่แล้ว

    Yes 👍 hala hubiyo anigu waan turjumay hadal maaha maanta dagaal fikri ah ayaa deenteena ku socda imisaa hebel fiicnaa oo belo latagtay
    Waxaa mida culimo badan oo shubho dadka galinaysa waar dawladeena cawaro maantuun bay uroonayd haday wax hakisay

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 2 ปีที่แล้ว +2

    Imikadaa uu hadlayo ayuu buunbuuninayaa Cristannimada markuu leeyahay diinta kiristaankaa ugu fidin badan, waxa kaloon layaabay Jaldiga ma ogayn markii calaamadaha lagusawirayay , hadalka qoraaga sidiisaan usooqaatay oo waxba kamabadali karo marhaduu yidhi Jildiga muxuu u badalay, Ilaahay kacabso

    • @abdiazizmursalahmed152
      @abdiazizmursalahmed152 2 ปีที่แล้ว

      walaal qoraagu ma odhan kiritstaanka ayaa ugu faafid badan, wuxuuse yidhi kiristaanka ayaa ah diinta ugu badan ee la haysto aduunka. taasina been maaha sida ay sheegayaan tiro koobyada diimaha ka warama. fadlan si qumman u dhegayso.

  • @idirisegeh3635
    @idirisegeh3635 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc, laba arimood baa wali turjumadiisa ka qaldan. Diinta ugu faafida badan caalamku waa Islaamka ee maaha kiristaanka. Lakiin dadka kiristaanka waa kuwa ugu badan caalamku. Hadii mu alifkaa hore pudism ku sheegay, adna waad ka daba qaldantay. Marlabaad iska sax diinta ugu faafida badan waa Islaamka. Dhalin yarta markaad wax turjumaysaan iska baadha oo barta calaamadaha xasaasiga ah. (Read between the lines.)

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuga inla hubiyaa ma khaladbaa waa jib ayaa dawlada iyo shacbiba ina saaran in aynu ka ilaalino dadkeena iyo diinteena wixi meelaha laga soo waarido waa in ayuu hubinaa

  • @inadhako1663
    @inadhako1663 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxaad ugu sawirtey calaamada Isra.ila noo sheeg

  • @qurayshybashiir5733
    @qurayshybashiir5733 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku xifidiyo walal

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaaah waan nin caqlilow ah alle haku ilaazhado

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 ปีที่แล้ว +1

    Bugaaas jaldiga un baaa qalada waxa kale waa fiican yahay madaaba dad loo saaray akhriyeen

  • @abdikarimali6867
    @abdikarimali6867 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxaa khaldan
    Horta yaa qoray
    Ninkanii wuxuu leeyahay
    Waan tarjumay
    Somalidu waxay tidhaa sixun u sheeg sixir ka daran
    Ha la hubiyo ninka qoray buugan
    Kitaabkii illahay baynu haysaanaa iyo sharaxiisii
    Waar ninkan indha taag taagaya ha laga qabo
    Ee leh anigu buuga maan qorin waxba ka badeli maayo
    Hadaa ma dadka u jilci ayaad mashruuc ku soo qaadatey
    Halgu hubiyo
    Hubsiimo hal baa la siistaa

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 2 ปีที่แล้ว

      Yes 👍 hala hubiyo anigu waan turjumay hadal maaha maanta dagaal fikri ah ayaa deenteena ku socda imisaa hebel fiicnaa oo belo latagtay
      Waxaa mida culimo badan oo shubho dadka galinaysa waar dawladeena cawaro maantuun bay uroonayd haday wax hakisay

  • @saynabmohamed5181
    @saynabmohamed5181 ปีที่แล้ว

    Aakhiro iyo.aduun guulayso wll

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 2 ปีที่แล้ว +2

    Way saxsantahay dawladu waxay ka shakisantahay waa in sidaa loo hakiyaa.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alllha waa nin hooyo Abboo fican korsadey dibjir haduu yahey qabiil baa la igu ixdhey buu odhan lahaa kkk maaansha alllaha hadad xabsiga waxuu yahey soo aragtey

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaw buuk lasameyey ayu kuleyahay wakuqaldamay diinta faafida badan wa kiristan ayu dhahay hada war heedhe ninkam maxa kaqaldan

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein4856 2 ปีที่แล้ว +3

    Buugaagta wadanka la soo galinayo ee laga ganacsanyo yaa ka masuula in ay hubiyaan ? ma wasaarad diinta ? ma wasaarada warfaafinta ?

    • @muhyidiinmuhammed4974
      @muhyidiinmuhammed4974 ปีที่แล้ว

      Iyo wasaarada waxbarashada , sadexduba saami bay ku leeyihiin

  • @abualialis-haqi1318
    @abualialis-haqi1318 2 ปีที่แล้ว +1

    Kadaab, maxaa kugu kalifay inaad buuga diimaha midaynaya turjunto. Maxaad ka faa'iisay, maxaa kugu dhiirigeliyey? Dulli mashruuc aad qaadatay buu ahaa? Waayo yaa kaa iibsanaya? Daallimiin.

  • @بشراااويهرجيساوي
    @بشراااويهرجيساوي 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso Walaal

  • @abualialis-haqi1318
    @abualialis-haqi1318 2 ปีที่แล้ว +1

    Naclad baa beenaale ku taal, yaa kuu keenay buugga?

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว +2

    nio horta bagaa la idiin edbiyey waxeydan iska hubsanbaad sooturjumeysaa

  • @somalimusic4591
    @somalimusic4591 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan waxa ubaahan mm tv 📺
    Hadaladisa wanka yabay wlhi

    • @Hallas51
      @Hallas51 2 ปีที่แล้ว +2

      wuu shaqaynayaaa wasiirka diintu

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdicasiis ka uu sheegayaa ma guudcadaa? Haduu kaa yahay wax wayn baa kujira buuugan waayo guudcade waxyaalahaa xagxagashada diinta ayuu ku foogan yahay

    • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
      @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 2 ปีที่แล้ว +2

      Maya wlle, waa C/casiis Max'ed Iimaan, waa nin ka mid ah mulkiileyaasha Iqra Books, qaybtooda madbacadda oo Qalin-maal la yidhaahdo ayaanu masuul ka yahay.

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว +1

    Warya culumadu buug kagamabahna acuudubilaah

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 ปีที่แล้ว +1

    Acuudu bilaah wuxuu noosheegayo bal eega! Qof diimo kala duwan maskaxdiisu ku jirto hadana sidii hinduuga iyo kirishtanka markay ducaysanayaan gacmaha isugu haya miyaanay ka tarjumayn diinta braahiimiyada ?

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว

    Waa aqoon la’aan sida dadka la iskaga xidhxidhaayo. Kulmiyow dhac

  • @thelionblack3088
    @thelionblack3088 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalinkaygii buu ahaa

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว +1

      Muxuu dhigi jiray?

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 ปีที่แล้ว +1

    HADII AAN NAHAY DADKA SOOMAALIYEED WAA U BAAHAN NAHAY IN AFKA SOOMAALIGA LUGU QORO QURAANKA KHARIIMKA SI GUUD AHAAN DADKU SI QOTO DHEER U FAHMAAN

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว +2

    laakin legand baatahy cabdiyow

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah Somaliland maxaa ka dhigay meel dhasheedii balaayo u horseedaysa? Meel diinta iyo dhaqanka lagu baabii'yoo? Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 ปีที่แล้ว

    Asc anigu turjumaan ayaan ahay hadal maaha ee wixii xun lama ogola in bulshada loo turjumo tifo tire ayaad ubaahnayd

  • @muraadkadir6449
    @muraadkadir6449 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye Luqmaan walaalkii

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuga ma akhriyin lakin Sawir ka jeldiga buuga waa laga naxaya!

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 2 ปีที่แล้ว +1

    Buugaas ka shakinay shakinay niyaw

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h 2 ปีที่แล้ว +4

    Waar dadkani uma baahna buug bilaa macna ah oo la akhristo iyo buugag dadka wax hoos loogu sheegayo. Keena buugaag science ah iyo manufacturing horumarka warshadaha. Dadka ha kula soo ordina buugag dadka maskaxdooda buuq ku ridaya dadka Dan yarta. Buugag farzamo iwm loo bahnyahay. Ha la idin xidho maxa naga galay trump iyo yahud iyo christian

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa laleeyahay buugbaa la qorayaa wax anfacleh ku arki maysid.
      Xitaa haddii ay wax turjumayaan ma turjimikaraan buugaagta aqoonta.

    • @abdisalanyasin
      @abdisalanyasin 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhh seef la bood ha naqon sxb,waxa ugu weyn ee qof maanta u baahan yahay maaha warshad, ee wa dhisida maankiise iyo kobcinta qiyamkiisa diineed.
      Manta fekradaha reer galbeedku aad ayey ino so galeen hadday noqoto mulxidiin ama fekarado kale oo shaqsiga muslimka ah wareer ku ridi karah,waxaso dhan waxa looga hortagi karah adiga oo diintatah fahmah, qiyamkaga diineedna kor u qaatah.
      buuganina waxa uu ka mid yahay buugta ka dhisaysa maanka.
      MahadsaniD,

    • @Abclll-i3h
      @Abclll-i3h 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisalanyasin diin islaam ayaa taa ino dhistay ee uma baahnin nin buug uu qoray. Wax wax tarle loo bahanyahay. Seef la bood maahee. Wax caqliga gala loo bahanyahay. Wax walba maynu soo qaadanaa. Sida bariska iyo khudaarta aynu dibada kaso guranayno. Buugaagtan fikradaha dadka kale ay qoreen uma baahnin. Diinteena weynu haysana imika horumar baa loobahanyay

    • @haboon123
      @haboon123 2 ปีที่แล้ว

      @@abdisalanyasin ASC habaryar ilaahay haku barakeeyo hakuu siyaadiyo diintaada iyo caqligaaga ma arag buuga oo wuu iga fogyahay meesha uu yaalo dalkale ayaan joogaa laakiin waa loobaahanyahay wax dhalinyarada u fasiraya diintooda ama fikrad kasiinaya waayo diintu akhlaaqdii iyo qiyamkii qofka iyo fekerkiisii oo noqonaya islaam ayuu okordhinayaa ama uxoo jinayaa markaa aadbaan kuugu hambalyaynayaa sidaad uhadashay maasha Allah.
      Dhalinyarada kalena bar fikradaada wanaagsan oo isbara diinta cilmaaniyiinta iyo mulxidiinta iska Jira dadkeenay kamid yihiin diinbaa laga hadlayaa saynis keena ayuu leeyahay meelkale ayuu dadka uduwayaa
      Ilaahay haku xafidi adiga iyo kuwa Kula midka ah.
      Aamii

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisalanyasin Qayimkiisa diimeed?.Oo diinta kaa maqani maxay tahay? Tan habeen iyo maalin ilaa maalintaad dhalatay laguu sheegayo miyeyna ahayn? Ma buug calaamadihii shaydaan korka kaga sawiranyihiin oo dulucda ku jirta ALLE uun ogyahaybaa ayaad qiyim ku sheegaysaa?culuuntii islaamku sawtan meelwalba biyo dhigtay masaajidadii, iskuuladii youtubekii oo tafsiirkii quraanka kariimka iyo axaadistii Nebiga Scw oo afkasta ku baxaysa waaxay waxa kaa maqan ee buugaagtan cidkale qortay ee diimaha ka hadlaya wuxuu kala maqanyahay?

  • @ahmedderiawarsamejiir
    @ahmedderiawarsamejiir ปีที่แล้ว

    Yaa u turjunteen oo maxay ahayd ujeedada aad u Keen teen arinkan

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 ปีที่แล้ว +1

    Waddanka waxaa ka jira dulmi meel dulmi ka jiro na diini kama jiro.

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka dhaxalka raga maxa lagubadiyey aa war mad walantahay warde ragu wa 100 le dumarku wa feedh ragu wa rijaalka gabadha kamsuula dumarka ha haleynina adeer ninkan waym hadan fahmay hadalkaasa kuhaysana raga dumarka maxa iskuhorkeeni culimada hakuwalan talabad dadka camada ha halayn

  • @farxaanmaxamed6690
    @farxaanmaxamed6690 2 ปีที่แล้ว

    Lkn aqoonyahan wariye waxaanad weydiin waa ayo cidini qaladka fahamsiisey laamaha amaanka

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxan Allah why can't they read the book first before creating such drama

  • @awilahmed328
    @awilahmed328 2 ปีที่แล้ว

    Dadku jaahilsanaa buugga may akhriyaan oo qiimeeyaan maxay qoraaga u xirayaan isagoo aan wax dambi ah lagu heli hadda ninkaan diinta inuu difaaco buug u qoray dambi baa laga galay oo isagii baa sharaftiisii ladhaawacay xabsina lagaliyay ummad jahligu biya dhigay baan kadhalnay walaahi

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofkan hadalkiisa ayaba qaldan

  • @mohamedcalibulay208
    @mohamedcalibulay208 2 ปีที่แล้ว +1

    Diinta ma ku taal sln ku

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh oo wiilkan maxa laguhaysta ilel coldoon oo abaarso balayada kajirta sheegay way iska xidheen xaqdaro aye6 kuhayan kaas bay mahadlikartiti kuxidheen warkale war coldoon inagaqabta galada ayablaguxidhay wiilka maxa laguhaysta

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว +1

    War heedhe waxay waxabkusawiran kiristan aya kusawiran balayo kale kamuqate bal wiilow alaah kacabso

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar waa run maxaayeelay waynu arragnaa in wejiyo ku sawiranyihin Quraanku umma baahan in aad book kale keento ee dadka Quraan ka bar

  • @iOnSL
    @iOnSL 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani guntiisa ma dhowa

  • @abdirahmanosman8482
    @abdirahmanosman8482 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar ina adeer dalkani kitaabka qur'aanka ah mooyaane kitaabkale uma baahna ee u celi ninkii lahaa

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว +2

    Jaldiga buugga ma garan waxa looga jeedo macatabka (saliibka) ku dhex musawiran. Gacmaha la isa saaray oo mararka qaarkood dadyow kale oon muslim aheyn astaan u ah. Waxaan qabaa muuqaallo badan oo farriinta buugga la xiriira oo jaldiga buugga loo xusho in la heli karay.

    • @mustaphaahmed8816
      @mustaphaahmed8816 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha Ku qiimayn qofna muqaalka guud

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mustaphaahmed8816 Waa arrin is weydiin mudan wll. Calaamadda saliibka dadka Soomaalida ahi markaba waa ka boodayaan, waana ku saxan yihiin saan qabo. Markaad ummadaada la jeclaatid soo turjumidda buug aad u aragtay waxtar inuu yahay, ugu yaraan ka dheeraw wax dadkaaga shaki gelin kara ama qof dan kale lihi si fudud uga heli karo wax shaki abuura.

    • @mustaphaahmed8816
      @mustaphaahmed8816 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa fikir haboon balse caamo maaha kuwa xidhay buugu waa dadkii aqoon lagu tuhmayey.

  • @sahraabdi1152
    @sahraabdi1152 2 ปีที่แล้ว +1

    Sawirka buuga ku sawiran waa sawir qaldan buuga waa buug saxsan lkn sawirka ku sawiran ma fcna

    • @GULED88
      @GULED88 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa adi fikirkaaga