Acmaasha ugu muhiimsan ee laqabto Bishan Dulxijj || Sh Maxamed Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

ความคิดเห็น • 74

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahoow culimada noo xafid oo cimri dheer sii. JazakaAllah khayr sheekh muxamad

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 4 หลายเดือนก่อน

      Aaaamiin

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya raabi

    • @NuurxaajiCismaan
      @NuurxaajiCismaan 3 หลายเดือนก่อน

      غلعبل٧لعبلعب٧غ٩٧ب٨ل😊لع٨لعبللععع٩ل٨ب٨ل٩علب😊لععل😊ل٨لع٩٧غ٨ل٨ل٨ل٧لللعللغ٨ل٧٧٧٧ل7لغعللعع٧ل٨77😊ل٩٨ل7😊لعلع٨لعلغع٧عع٨ل٨ل77ب٨ل7ل7٨ل7لعلل😊7ب٧😊ع7ب7ل7ا٩٨£٩​@@raxmataali8598

    • @NuurxaajiCismaan
      @NuurxaajiCismaan 3 หลายเดือนก่อน

      ععععىىععىععىعىعىعى😊٨ععععاعىعىعاعااىىععععععىلىىعع​

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 3 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahaw culimada noo barakee🤲

  • @buuxmaxamuud1019
    @buuxmaxamuud1019 4 หลายเดือนก่อน +4

    ١. أستغفر الله العظيم وأتوب إليه
    ٢. سبحان الله
    ٣. والحمد لله
    ٤. ولا اله الا الله
    ٥. والله أكبر
    ٦. ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    ٧. اللهم صلى على محمد وعلى آله محمد
    ٨. حسبي الله ونعم الوكيل
    ٩. سبحان الله والحمده سبحان الله العظيم
    ١٠. لا اله الا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
    ١١. سبحان الله وبحمده
    ١٢. لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
    Adkaartaan Qiimaha Badan Joogtay Maalmahan

  • @husseinibrahim5438
    @husseinibrahim5438 3 หลายเดือนก่อน +1

    JAZAKA ALLAH KHAIR
    SHEIKH MUHAMMAD ABDI UMAL.
    MAY ALLAH AZZA WAJAL REWARD YOU ABUNDANTLY
    ALLAHUMMA AMEEN
    ❤❤❤❤

  • @mohamedkaniabdirahman8831
    @mohamedkaniabdirahman8831 3 หลายเดือนก่อน

    Illhy subxaanahuu watacaalaa haku xafido sheikh maxamed cabdi umal cilmiga iyo hoobanta kaa qumabayana illhy aniga iyo umadaydan somaaliyeed iyo dadka islaamka dhamaantood kuwii ka faa'iidaysta ee ku dhaqma alle hanaga yeelo amiin amiin

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 3 หลายเดือนก่อน +1

    La ilaha ila allah muxamad rasululaah

  • @burfullgellow8996
    @burfullgellow8996 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'allah barakallahu-feek

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Masha allah jasaa aka allahu khayr

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ ALLAHU AKBAR ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤

  • @KaafiyoAli-i9o
    @KaafiyoAli-i9o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salalahu caley wasalam

  • @AmiiraAli-w2t
    @AmiiraAli-w2t 3 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041 4 หลายเดือนก่อน +3

    Alle haidin barakeyo sheqa iyo salaf media
    Lahawla walaquwata ila billah ❤

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 4 หลายเดือนก่อน +1

    المثبت مقدمٌ على النافي
    لأن من حفظ حجةٌ على من لم يحفظ .

  • @rahmaomar2892
    @rahmaomar2892 4 หลายเดือนก่อน

    wcs jzk llah geyr sheekh umul Allah ku xifdiyo scw scw scw scw

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 3 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaahu khayraa

  • @osmanabud9423
    @osmanabud9423 3 หลายเดือนก่อน +1

    Always Wixi jomco qudbada jimca ha 😊

  • @SalwaNasirOsman
    @SalwaNasirOsman 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 3 หลายเดือนก่อน

    SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @idriszuberali5398
    @idriszuberali5398 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤

  • @hanaqueen90
    @hanaqueen90 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @Amina-cr7bd
    @Amina-cr7bd 4 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله. بارك الله فيك يا شيخنا

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 3 หลายเดือนก่อน

    ما من ايامن عمل الصالح .الصدقة ٩ اليوم يجو ان تصوم لاكن اليوم العرف لها اجرء كثير ا .

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alaha ❤❤❤

  • @Fadumo-qq3yw
    @Fadumo-qq3yw 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤scw scw 💖 scw scw scw scw ♥️ ♥️ scw scw 💖 scw

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 4 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw❤❤

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041 4 หลายเดือนก่อน

    Lailaha ila Allah ♥️♥️♥️

  • @umu_yusuf
    @umu_yusuf 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakalahu kher shekh

  • @BibishanMohamed
    @BibishanMohamed 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Illahey haka awal Naruto
    Illaheyna haku hafido adiga iyo familkag
    🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

    • @QadraMuuse-tj2xt
      @QadraMuuse-tj2xt 3 หลายเดือนก่อน

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @HiboNoura-kw7pi
    @HiboNoura-kw7pi 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 4 หลายเดือนก่อน

    Sh jasaaka allaah sh su'aal tinta shanlada kugo'do maju jirtaa ama waa goyn aan ugu talagalay

  • @maryanabdi5930
    @maryanabdi5930 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilaahey haku barakeeyo ustaadii

  • @amalfarah2226
    @amalfarah2226 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @SakiJay-h4f
    @SakiJay-h4f 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @ubaxcabdi1193
    @ubaxcabdi1193 4 หลายเดือนก่อน

    صلي الله عليه وسلم

  • @HindaMahammed
    @HindaMahammed 4 หลายเดือนก่อน

    Allow na waa faji xaqa

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc welcom back shek jazaakalahu khayr baarakalahu fiih

  • @DeqaFarax-f6t
    @DeqaFarax-f6t 4 หลายเดือนก่อน

    Alllaha ku xiddiyo

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 3 หลายเดือนก่อน

  • @mohamedawalhassanawalhassan
    @mohamedawalhassanawalhassan 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw

  • @bintuomar3114
    @bintuomar3114 4 หลายเดือนก่อน

    sheekhow donhome muslimiinta weey kusobadaneysaa phase eight masajid 1 waaye anaga aadaan xitaa mamaqalno balxitaa makarafano hanola sodhaweeyo xitaa siaan umaqalno adaanka

  • @AmiinShamsadiin
    @AmiinShamsadiin 4 หลายเดือนก่อน +1

    War waa shaydaan umal kolna nabiga scw. Ayuu wax ka sheegi kolna nabiga scw. Sidan ayuu yidhi ayuu ku odhan xaarami shaydaan ah . Shaydaan umal.

    • @FaaraxYuusuf-se5kk
      @FaaraxYuusuf-se5kk 3 หลายเดือนก่อน

      Adiga shaydaan ah wax soo baro sheekha xadiis ayuu aqriyee nabi macaayin adigaa siqaldan ufahmay

    • @AmiinShamsadiin
      @AmiinShamsadiin 3 หลายเดือนก่อน

      Cilmi igu filan waan leeyahay isaga aad ka hadlina aniga ayaa ka aqaan. adiga anigu kuma aqan faaraxaw waxaan ka sheegana waa igu Danbi

    • @mohamedkaniabdirahman8831
      @mohamedkaniabdirahman8831 3 หลายเดือนก่อน

      Sheikha laftiisa in aad wax ka sheegtana waa kugu danbi adigu intaad hor istaagtay miyaad sifiican u waydiisay wxd sheegayso mise la yidhi ama vedio aad daawatay baad ku qancaysaa dag dagaas baad leedahay cilmi baan aqaanaa

    • @mohamedkaniabdirahman8831
      @mohamedkaniabdirahman8831 3 หลายเดือนก่อน

      Qof cilmi diini ah dar alle u bartay sinaba aadanaha uguma dag dago ee wllow adigoon ruuxna ku dambaabin cilmiga dib ugu laabo sheekhana bal in aad su aasha aad qabto waydiiso isku day meel walbood usoo marto

  • @HiboNoura-kw7pi
    @HiboNoura-kw7pi 3 หลายเดือนก่อน

    Swc Swc

  • @SakiJay-h4f
    @SakiJay-h4f 4 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅

  • @AbdislalaaSh.ismaaciil
    @AbdislalaaSh.ismaaciil 4 หลายเดือนก่อน

    Xadiis jakusoo dhuuman beenaaĺayahaw waalagu ogaahay inaad yuhuud u shaqaysid

    • @AmiinShamsadiin
      @AmiinShamsadiin 4 หลายเดือนก่อน

      Xaq Baad ku hadashay waa beenaale shaydaan umal kol nabigeeni muxamed scw ayuu wax ka sheegaya. Kolna dadka islaamka ah ayuu kala qaybiya oo u diintiiba laba ka dhiiga lakala yidhaahdo sunni iyo shiico diintuna waa mid oo waa Islaam. Kol mawliidka nabigeeni muxamed scw ayuu odhan waa bacda nabigeeni muxamed scw oo waa bidco kolna shiico iyo sunni aan wakhtigii nabigeeni muxamed scw jirin oo bacda nabigeeni muxamed scw ah ayuu ka sheekeyn.marka shaydaan umal diintii islaamka marku ka hadlaayo ma rabitaankiisa unbuu ku saleeya . diintiiba kolba dhanku doono unbu rabitaankiisa ugu fasirta . Waxaa kale nin qori wadan jiray oo dhiiga islaamka smdaadinaayay inuu diin ka hadlaaba miyayna xaraan aheyn oo shaydaan umale meel baas illaahay haka tuuro insha Allah.

    • @AmiinShamsadiin
      @AmiinShamsadiin 4 หลายเดือนก่อน

      Xaq Baad ku hadashay waa beenaale shaydaan umal marku diinta ka hadlaayo rabitaankiisa unbuu ku saleeya. Siddii isagoo dadka xisaabiya ayuu ehlu tawxiid ah odhan waa gaalo. Nin shaydaan umal gaalnimo uga dhaw ma jiro. Kol nabigeeni muxamed scw ayuu wax ka sheegi .kolna nabigeeni muxamed scw ayuu ku soo gaban. Kol diintii islaamka wax shiico iyo sunni la yidhaahdo oo laba diimood ah ayuu ka dhigii. Kol mawliidka nabigeeni muxamed scw ayuu odhan waa bacda nabigeeni muxamed scw oo waa bidco.kolna waakan shiico iyo sunni bacda nabigeeni muxamed scw ka sheekeyn

    • @AmiinShamsadiin
      @AmiinShamsadiin 4 หลายเดือนก่อน

      Xaq Baad ku hadashay walaal shaydaan umal weeye

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@AmiinShamsadiin Walal sheiqa maxa lo aflagadenaya 😢

    • @AmiinShamsadiin
      @AmiinShamsadiin 3 หลายเดือนก่อน

      Saprina walaashay dad dhan oo Muslim ah ayuu gaalnimo ku sheega oo u wadagaleeya. Tusaale Iran way jirin karaan dad gaalo ah ama kuwa xunxun oo asxaabti nabigeeni scw wax ka sheega.laakiin hadana waxaa ku Jira asxaabigii qaaliga ahaa ee Salmaan alfaaris rc oo reer Iran ah .marka inuu yidhaahdo waa shiico oo waa gaalo miyay tahay Sido kale waxaasi waa bidco oo waa bacda nabigeeni scw. Ayuu yidhaahdaa tusaale mawliidka nabigeeni muxamed scw. waa xaraan ayuu yidhaahdaa oo waa bacda nabigeeni muxamed scw. Hadaba shiico iyo sunni wakhtigii nabigeeni muxamed scw miyay jireen ? Waa Maya . Shiico iyo horta diin ma'aha waa wax ay gaaladu islaamka dheex dhigtay sii ay ugu kala qaybiyaan islaamka. Waana bacda nabigeeni muxamed scw. Diin shiico iyo sunni layidhaahdana ma maqal diintu waa mid waana Islaam. Waktigaan xaadirkan ahna dagaalkii falastiin lagu gumaadayo ayaa socda kuwa waxay dooniba ha ahaate xamas oo sunni ah tageeraya xuuti oo yeman ah, kuwa iraq, xisbullaah waa shiicada u gaalnimada ku sheegayo marka walaashay saddex habeen oo isku xigta unbuu ka hadlaayay inay shiico tahay marka kuwan ayaaba xamas islaamnimo ayaan ku taageerayna lehe isagu sidii gaalada muxuu islaamka wakhtigan oo aan munaasib ahayn oo dagaalkii falastiin socdo maxaa Ian, xuuti, xisbullaah shiicanimadooda daba dhigay haddu gaalo wax ka sheegi bal intuu kuwaa ka sheegayo badhkeed ileen gaalo way buuxdaaye dagaalkii falastiin ayaa socda yuhuuda,maraykanka, ingiriiska, Germany iwm ee yuhuuda tageeraya inay daalimmin yihiin ha sheegi oo vaalnimadooda haku caayo yuhuuda maraykanka, ingiriiska , Germany iwm . haddu diin ka hadlaayo dagaalkaasi waa xaq ha yidhaahdo waana jihaad ha yidhaahdo cid walbana waa ku waajib ha yidhaahdo oo waliba intu shiicada caayay badhkeed ha yidhaahdo . Hadii kale anigu kutubahana Kuma arag diin sunni iyo shiico la yidhaahdo ee diintu waa mid waana Islaam ee anigu kolay shiicada ma aqaane balse Iran asxaabigii qaaliga ahaa salmaan alfaaris rc inuu ku jiro ayaan ku sheegi meel kastana dad xun wey joogaan oo inagaba dad islaamka dhiigoodu xalaashaday oo alshabaab oo maalin kaliya 500 boqol oo ruux xamar ku dishay ayaynu leenahay marka Iran kuwa gaalo ah way ku jirin karaan kuwa qaali ah way ku jiraan ee dadka isagu xisaabiye kana ahee kii gaal illaahayayaa cadaabi ee diintua kolba rabitaankiisa ayuuna ku saleyn waxaasi waa bidco ayuu odhan kolna isagii ayaa shiico iyo sunni oo bacda nabigeeni muxamed scw ahaa ka sheekeyn oo adka diin UGA dhigi islaamkii oo mid ah ayaa dagaalkii falastiin waxba katari wayay kolkaasu wakhti aan munaasib ahayn oo dagaalkii falastiin socdo inuu islaamka kala qaybiyo doonaya waa munaafaq sidaas awgeed Ayaan ku leeyahay waa shaydaan umal diinta makaligii unbay yaqan shiico iyo sunni macal halkay ka bilaabmatay iyo sidday ay ku timid iyo waxaa lagu keenay oo dhan ayaan akhrinay hadalalka waan dheereeyay inta wax labada. Oo kale ayaan ku arkay ee walaashay saprina waa sidaas salmaan nabadgalyo iyo naxariis alle korkaaga ha ahaato sapriney

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @mohamedawalhassanawalhassan
    @mohamedawalhassanawalhassan 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤