Dhimataye Maxaad ku dhimatay || khudbah || Sh Mohamed Abdi Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2023
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • เพลง

ความคิดเห็น • 101

  • @XuseenAadan-yp6eu
    @XuseenAadan-yp6eu 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 7 หลายเดือนก่อน +11

    Cimri Dheer Caafimaad Taam Ah Allaha Siiyo Sidoo Kale Aduun & Aakhiraba Allaha Kuu Gargaaro Sheekhayaga Sh Maxamed Cabdi Umal Calinuur 🤲🤲🤲

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 7 หลายเดือนก่อน +10

    اللهم يا موقلب القروب ثبت قلوبنا على دينك امين امين يارب العالمين

  • @saarahasan9097
    @saarahasan9097 7 หลายเดือนก่อน +12

    Illaahay dartiis igu so duceya culees baan daremaya illaahow na oofso adoo raali naga Ah ya Rabi

    • @abuuibrahim1689
      @abuuibrahim1689 7 หลายเดือนก่อน +3

      Ilaahey culeyska hakaa qaado insha allah wll

    • @muslimlivinglife9341
      @muslimlivinglife9341 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin yaa Rabi Ilaahay culayska haqaado amuurahagana ha fududeeyo

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 2 หลายเดือนก่อน

      Rabi haka qado xusniga io murugada wll. Amn dhamanten 🤲🏽

  • @farsamoyqn3295
    @farsamoyqn3295 7 หลายเดือนก่อน +9

    اللهم انا نسألك حسن الخاتم
    اللهم ارسقنا توبت نسوحا قبل الموت
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك

  • @mahadaakhiroz9159
    @mahadaakhiroz9159 7 หลายเดือนก่อน +9

    Sheekhii Allah ku xifdo adiga iyo Ehelkaga Anagana allah khaatumada ha’inoo wanaajiyo Aamin

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 7 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin

  • @bashirhassan6009
    @bashirhassan6009 7 หลายเดือนก่อน

    Masha'Allah our sheikh Mohammed abdi umal

  • @XuseenAadan-yp6eu
    @XuseenAadan-yp6eu 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah shiikh maxamed cabdi umal alle hakubarakeeyo 🤲🤲

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 7 หลายเดือนก่อน +1

    MashaaAllaha MashaaAllaha jazaakalaahu khyer Allaha ku xifdiyo

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 7 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم انا نسألك بحسن الخاتمه
    اللهم صل على محمد وعلي آل محمد

  • @arbacoraas
    @arbacoraas 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah sheikh maxamed Allaha ku barakeeeyo

  • @mohaahassan9156
    @mohaahassan9156 7 หลายเดือนก่อน +3

    جزاك الله خيرا واحسن عاقبتك وعاقبتنا نحب هذا الشيخ لله وموعظته ذو بالغة ويخطب دائما حادثة الاسبوع وهذا يدل على فهمه وفقهه حفظه الله في الدارين

  • @yasminey8690
    @yasminey8690 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha xafido sheekha iyo awladiisa aamiin alle haka ajarsiiyo anagana hanaga yeelo kuwii qaata oo ku camal fala aamiin

  • @user-tz7eo1uy8o
    @user-tz7eo1uy8o 7 หลายเดือนก่อน +1

    شيخنا الّلهم احفظه❤

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 7 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Sheikh Maxamed رعاك الله شيخنا الوالد

  • @bashirhassan6009
    @bashirhassan6009 7 หลายเดือนก่อน

    JAZAKA ALLAHU KHEIRAN

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sibuxaan Allaah ilaahowo tubuta toosan nagu hagaaji yaa rabii🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay qaatuma kheyr ha iyanog dhigo yaa Allah🤲🤲😭

  • @hassanissack602
    @hassanissack602 7 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا فضيلة الشيخ الفاضل

  • @AbuxamidalxambaliAlxambali
    @AbuxamidalxambaliAlxambali 7 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله تبارك الرحمن الله يحفظه من كل سوء وشر ومكروه

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا جزاء الشيخ فضيلة محمد عبد امل
    آلهم انا نسالك حسن الخاتمه
    و نعود بك من الشر الشيطان و شركه

  • @user-xl1st9lb6d
    @user-xl1st9lb6d 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah allah haku barakeeyo sh mohamed abdi umal

  • @nasirbaker-ji1rc
    @nasirbaker-ji1rc 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah sheikh maxamad allah ku xafidho insha allah

  • @siyaadaadan7034
    @siyaadaadan7034 7 หลายเดือนก่อน +2

    بارك الله فيك وفي عمرك وعملك وجعلنا وإياك من عباده الصالحين

  • @XuseenAadan-yp6eu
    @XuseenAadan-yp6eu 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahy khaatumada hanoo hagaajiyo 🤲🤲

  • @abdirizakahmed5465
    @abdirizakahmed5465 7 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خير شيخنا الفاضل، الله يحفظك ، احبك في الله.

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalha omar marba marba ka mabeysa bro waad ka sii fiicananassa runti waa qaiso cajib Wayn iku cusubtahey waa Arin cajib ah bro بارك الله فيك على علميك و جهد كبير

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا كثيرا شيخنا الفاضل

  • @BasfarOmar
    @BasfarOmar 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا شيخنا الحبيب

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah Sheikh

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 7 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم إني أسألك حسن الخاتمة

  • @Muqdisho77
    @Muqdisho77 7 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 7 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 7 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa Allaah Ilaahay Sheekh haku xifdiyo khatumo wanaagsan heynagu oofsado

  • @RAMADANMT
    @RAMADANMT 2 หลายเดือนก่อน

    Mâcha Allah ❤

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 7 หลายเดือนก่อน +2

    آللهم صلي وسلم على نبينا محمد 💚

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow qaatimada noo hagaaji aamiin

  • @user-xt8ov7ds2y
    @user-xt8ov7ds2y 7 หลายเดือนก่อน

    رب يرعاك عالنا العلامة نفتخربه كصوماليين

  • @bakeyleali3389
    @bakeyleali3389 7 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx 7 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaah kher

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 7 หลายเดือนก่อน +1

    aamiin aamiin yaa rabbi

  • @saidabdulahiabshir6769
    @saidabdulahiabshir6769 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa rabi Khaatumada Khayr 😢

  • @user-hq7wb4ms5f
    @user-hq7wb4ms5f 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allaah

  • @baruudsiidowcagmadhige8701
    @baruudsiidowcagmadhige8701 7 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA ALLH

  • @baruudsiidowcagmadhige8701
    @baruudsiidowcagmadhige8701 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sh.M maxamed cabdi umal

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ameen Yaa Rabb

  • @omarnuh
    @omarnuh 7 หลายเดือนก่อน

    Alaihi Afdhalu Salatu Wasallam
    Sallallahu Alaihi Wasallam

  • @ramloaadan
    @ramloaadan 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a shiikh 🥺💙 illahey khaatumada hanoo wadawanaajiyo

  • @Mukanairo_
    @Mukanairo_ 7 หลายเดือนก่อน +1

    Barakallah

  • @baruudsiidowcagmadhige8701
    @baruudsiidowcagmadhige8701 7 หลายเดือนก่อน

    Allh ku xafido

  • @abduqadirabdikarem5756
    @abduqadirabdikarem5756 7 หลายเดือนก่อน

    Allaha idin nabad yeelo aduunyo iyo akhiro.

  • @Cawaale131
    @Cawaale131 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay awoodiisa halaga fakaro

  • @mamedshafi3394
    @mamedshafi3394 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh

  • @yacquubaadan443
    @yacquubaadan443 7 หลายเดือนก่อน

    الله اكبر ولله الحمد

  • @user-ow6st7hs2t
    @user-ow6st7hs2t 7 หลายเดือนก่อน

    Aaamiin

  • @NuurMaxamed-bg1uo
    @NuurMaxamed-bg1uo หลายเดือนก่อน

    M.a m.a m.am.a❤

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 7 หลายเดือนก่อน +2

    sheikh umal ilahay aduun iyo aqiiraba Allaha hagu gargaaro

  • @Ci___se
    @Ci___se 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku barakeeyo shaikh .
    Waad barakaysan tahaybe allah haku siyaadiyo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIN

  • @khadijaibrahim1281
    @khadijaibrahim1281 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @mamedshafi3394
    @mamedshafi3394 7 หลายเดือนก่อน

    Ninka sheekh umal munaafaq ku sheegaya iyo fircoon war rabi u noqo

  • @buunkahasancade-fe3yr
    @buunkahasancade-fe3yr 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allah qalbiga rogrogow qalbigena diinta kutosi diintada nagu dil 😢

  • @abdirahmandiini1
    @abdirahmandiini1 7 หลายเดือนก่อน

    SHIR SANADEEDKA 14'AAD EE JAALIYADA SOOMALIYEED EE KOONFUR AFRICA WUXUU BILABANAYAA 28/12/2023 ILAA 8/1/2024 WAXAA KA QEYB GALAYA .. CULIMADA KALA AH, SH, MOHAMED ABDI UMAL, SH MOHAMED IBRAHIM KENYAWI, SH, MUSTAFA XAAJI ISMACIL HARUUN, SH, DR YUSUF AHMED, SH, MOHAMED SH ABDIWALI, SH, ABDALA ABDI IBRAHIM, SH, JAMAAL ABDINASIR, KALA SOCO MUXADARAADKA CHANNEL KA ABDIRAHMAN DIINI MEDIA

  • @mamedshafi3394
    @mamedshafi3394 7 หลายเดือนก่อน

    Wallee dadkan culimada afka ku taagaya iyo dadka indhahooda sheekha iyo intakalaba khaatumo xumaan uuka yaabi hadeyna towbad keenin

  • @suubanebaneega3395
    @suubanebaneega3395 7 หลายเดือนก่อน

    𝐼𝑙𝑎ℎ𝑎𝑦𝑜𝑤 𝑛𝑜𝑜 𝑑𝑎𝑚𝑏𝑖 𝑑ℎ𝑎𝑎𝑓 𝑦𝑎𝑎 𝑟𝑎𝑏𝑖

  • @mohamedabdi7033
    @mohamedabdi7033 7 หลายเดือนก่อน

    ilahow khatumada nosubi. Gerida qaflada aya ad ubadanaysa malmahan

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k 7 หลายเดือนก่อน

    free dhaga hadal sheekhu waxuuu heystaa miyaa khadiija diiriye

    • @abdirahimhussein6229
      @abdirahimhussein6229 7 หลายเดือนก่อน

      Maye wll

    • @MaxamedAhmed-wc7hz
      @MaxamedAhmed-wc7hz 7 หลายเดือนก่อน

      Magac lama sheegin Walal khudbo cajiib ah waaye ilaahay hanagu anfaco

    • @muslimlivinglife9341
      @muslimlivinglife9341 7 หลายเดือนก่อน

      Maya walaal waa wax ina wada quseeya Ilaahay waxaan weydiisaney qaatumo wanaagsan

  • @nucmanabdiraxman7893
    @nucmanabdiraxman7893 7 หลายเดือนก่อน

    dad caamo ah ayaa iyaga oo aan dhagaysan mawduuca laga hadlaayo ka fal celinaaya oo culimada afka ku taagaaya

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 7 หลายเดือนก่อน

    Scwscw ❤❤❤scwscw

  • @adan10000
    @adan10000 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa jecel in la amaano oo neceb shaqsi Somali kale ah oo magac iyo maamuus leh una ogoleyn. Wadaadkan Umul lagu sheego is a Narcissist

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 7 หลายเดือนก่อน

    Khud cilmi walaa takhud camali waa iga maahmaah weli se idin dhegaysta maxaa yeelay diin baa akhiriyeysaan diina diidmo maleh hadaynu doono anigu aynu is diidnabee waayo badidiin iyo qawlkiina badidii waa xaq culumow badhkiin laakiin not badidiin!.

    • @hawashireafrah5862
      @hawashireafrah5862 7 หลายเดือนก่อน +3

      Adeerow af soomaali la fahmayo soo qor. Anigu warkaaga waxba Kama fahmin.

    • @AbwanMusseAli-gi6kq
      @AbwanMusseAli-gi6kq 7 หลายเดือนก่อน

      Afkaygu waa sax waa se af soomaaligii hore waanad fahmi kartaa barana kartaa aragtiday adeer.

    • @ahmedmohamedosman903
      @ahmedmohamedosman903 7 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliagaaga sax marka hore

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 7 หลายเดือนก่อน +1

    Umal sheydaanoow qudbadaan MA KHADIIJA DIIRIYE ula jeedaa? ADIGA FIRCOONOOW maxaa kuu danbeeyo?Umada Somaliyeed Abii Jahalkooda ayaa tahay waxad sheegoosid adiga ku camal fal JANO MA GELEYSID ABII JAHAL BAA TAHAYE

    • @aishaabubakar3807
      @aishaabubakar3807 7 หลายเดือนก่อน +4

      kafiirso waxaad qoreeso
      shekh kuma jedo balse allah kuujedo kuna xisaabaayo
      ee warkaaga ufiirso malin aan manta eheen wad ka shalay doontaa waa iga talo

    • @yasminey8690
      @yasminey8690 7 หลายเดือนก่อน +2

      Subxanallaah sheekha ka xishow oo alle ka baq culimada ha aflagateen waa wacdi qiiro leh oo xaqa lagugu bayaninayo maanta waa aduun barina waa aakhiro taas ogow alle hanoo xafido culimada meel walbow jogaan aamiin

    • @samiraibrahim8281
      @samiraibrahim8281 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaaheey ka cabso walaal Sheekha qofna muusan magacaabin diinta iyo qaatumada wanaagsan ayuu ka hadlay hadaadan dhageysanaynin laa baaz balse waa iga waano Ilaaheey ka cabso waxaad qoreysid ka fiirso

    • @user-gp1sm8ht8e
      @user-gp1sm8ht8e 7 หลายเดือนก่อน

      Haduu allaah hanuun kuuqoray hakusoo hanuuniyo hadii kale calaamo dagdaga allaah kaamuji oo beerka wadnaha iyo kalyaha lagaa gal munàfiqnimaa kaamuuqatee ruux culimada iyo dadka waawayn caayi hadad aragto walee dunub horaa oga.horaysay oo wawayn

    • @ibrahimadan6790
      @ibrahimadan6790 7 หลายเดือนก่อน

      Subxannallah

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 7 หลายเดือนก่อน

    Umal adiga isma maqashid miyaa😂Munaafuq adigaba ah oo is mooday inaad saxan tahay oo is mahdisay markaa is dhageyso YAA MUNAAFUQ

    • @alkhayratmedia5956
      @alkhayratmedia5956 7 หลายเดือนก่อน +4

      Culimada in la aflagaadeeyo ayaaba khaatumo xumo ah, ilaahay ka cabso Sheekhu waa ku wacdiyey ama qaado ama katag laakiin Aflagaado Maya!!

    • @gambool-
      @gambool- 7 หลายเดือนก่อน +1

      Allah ku hanuuniyo ninkaadan culimada caynayo, hadii kalena Allah naka daafiyo

    • @alkhayratmedia5956
      @alkhayratmedia5956 7 หลายเดือนก่อน

      @@gambool- Sida wax loogu jawaabo miyaadan garanayn Anigu Culimadanba difaacayaaye kor Eeg gabadha u jawaab 😇

    • @gambool-
      @gambool- 7 หลายเดือนก่อน

      @@alkhayratmedia5956 abti adiga kuuma so jawaabin , gabadhan walasheen ee dhunsan ayan ujawaabay

    • @fartunhaji2577
      @fartunhaji2577 7 หลายเดือนก่อน

      Sheekh iima ahan Umal, waxan aaminsan nahay inuu yahay Ganacsade diimeed ka ganacsado Diinta

  • @Abdullahialim1
    @Abdullahialim1 7 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك