Wallhi Waruntaaa. Naimaay Walal Jarer Weyne Bas ah Lama dulmiyaaa. Dad Badan Aya ladulmiya Aniga Dir Ban ahay Muqdisho waleygu Dulmiyay Wayo Ilma Adertay Aya Masajid Lagu Layay Walalkey iladhashayna Lagu dhawacay wa Nafao Ado Dir ah Muqdisho wax kamatihid la idhahayy wallhi Dariska idhhay😢wallhi hada Jarmalkan Jogaa Markan Xasuustaba WAN Cishoda Marka Hawiye halaga Sodhax Baxo😢
Wcs shaley marakaan maqaley aad ayaan ugu xumaadey Allah ha u naxariisto hooyadiisa qalabiga Allah ha u khaboojiyo, umada dulmiga Allah ha ka dul khaado wey dulman yihiin ayagana awoodooda Allah ha tuso Aamiin mahadsanid !
Jareerwayne waa dad qiimo badan tuntii in xun iyo infiicanba binu adam waa leeyhiin lkn waa dad la dulmay Wxaa jiray wiilal jareerwayne aanu wax isla baranjirnay dadka ugu ikhyaarsan bay ahaayeen abaalkoodana ma ilaawayo allaah ha dhawro
WCS WRB ABAAYO ILLAAHEY HA GARADSIIYO MAALIN WALBO OOHIN UMA TAAGNAN KARNO WAAN KA XUMAHAY ANIGA MJ AAN U DHASHAY LAAKIIN BEESHAAN AAN U DHAXAA OO EHEL II AH ALLE HA GUULEEYO. 😭😭😭
Allah ya raxma raximin Samir iyo iman Allaha idinka siiyo Adun iyo Akhiraba wu ku helaya cadalad kalabka dileyna Adunka welwel xanun an dawo lahen Akhirana saciira iyo Zamhariir an xisab lahen
Qof kasto wàa xor suu rabo ha u hadlo lkn Somali oo dhan cano isma siso cidkasto ciday ka xog badan tahay ayey ku tumata tan kale hada waad aragta galmudug way holcaysa hawiye iyo mareexan Aya is laynayo
Nacam waxaa la yiri Nin aan warankaagu gelin warkaagu magalo Somalida inta wada degen oo is xushmaysa xoog iyo muruq bay isku xushmeeyaan baryo kuma wada noola markaa qofkastaaba xaqqiisa ha dhacsado
Ilahay ha u naxaristo wiilkas xaqa iyo badilka alah waa arka mana sidas ilahow u gargar subxanalla nin Islam somali ah adigo kale side u dhihi karta garer ayaa tahay alahu akbar arxan daradan waxan dawlad mahan cadalad haday jorto malin kasto dil iyo dab la gubo dadka dumar ka yaa alahu raxman raxiim
INAA LILAAHI WA INAA ELEYHI RAAJICUN WALAHI WA MUSIIBO 😢 TAN HADAN WAX LAGAQABAN SOOMALI OO DHAN WAY ROGMANI WALAHI AAD BAN UGA XUMAHAY WANA IDINLA DAREMAA XANUN KA!! BALSE WAXAN LEYAHAY ALMUMINU QAWEYU KHAYRU MINA MUMINU DACIIF KOR ISKU QAADA WALAALAYAL. SUBXAANA LAAH. SO SAD WALAHI!!😢
Xasbunaali wa nimcal wakiil Allah awood leh lkn cuqabaa iyo dulmiga ma shaafo Rabi wal8ba adoonkiisa mumin ka ah dhibka muxuu u yaran la yahay??? Yaa Rabi u naxriiso wiilkaa yar iyo waalidkii xaqdarada dulmiga cad lagu dilay xaqooda Allah ha soo bixiyo 😔
Taas waan kula qabaa anba hawiye ahay isla gurigeena marko dagaalki sokeeyo abahee dhisanayo dhacay markii dagaalka laga soo noqday isla hawiye nagu qabsaday oo dhahay hadoo ogadan danbo ku aragnaa agagaarkiisa naftaa dhigeena isla somali oo dhan iyadaa is dhibaateysan wxaasna waa mooryaan ee lama dhihi karo qabiil qabiilka ayaa laba kala ah mid mooryan ah iyo mid Alle ka cabsanayo oo xoolaha islameed iska alaalinayo Dhulal kale oo kadeen abahey iyo islan eedo noogu aadaneed xataa waa ee naga qaadeen lkn dhulka oo dhisaayay xanun ku qabtay abahey Allaha inoo ma kaso inaa dulmino umado Alle awuurtay
Kheerto walaal Allaha u naxariisto walaalkaa iyo dhamaan dadka geeriyooday ee islaamka ah, lkn waxaad xasuusataa Beelaha Jareer in maskaxda laga gumaaday.
Asc walaashey intii dhimatay Allaha unaxariisto ,lakiin walaaley dad badan Ayaa la ladulmay hawiyana asagaa dhexdiisa is dulmay soomaaliyoodhana wey dulmeen ee fadlan Allaha umadan abuurtay halooga baqo.
Rahma dhibka dadka haya isku miisaan ma'ahan, fadlan miisaan ha isla saarin waa qalad in lisla bar bardhigo dad si run ah u dhiban loo xaqiro iyo dad dharag dhacsi isku dagaalaya!
İnal ilahi wa ine İlah rajicun dadki dhaley khalbada Allaha u qabojiye Somalia nabad kama dhaceyso naciima xaqa u ledahay in dadkada kiciso malin hore arkeyne catosh oo iska kaftamey ayaa lagaracay aa yabanen qof nool oo nolasha lagu gubey aderkiis ayaa laga amusey arintan jarer kali ma aha jarer iyo jilec intii wax garaneyso oo xaqa fahmayo mudaharada waxan waa dadka lagu hayo waa gunimo
😭😭😭😭yan la duugin ilaa cadaalad laga helo ama wilkan booskiisa 5 wiil kale ha lo dilo naf naf ka fcn ma jirto war dhiig isku yeela heer abtiyoow fadhiga ka kaca garabkiina nahaye hiil iyo hooba
Waxaad ka hadasha dantada oo qudha wallo Khaatumo wax xoriyad dara ah ma haynin dawlada somali ayaa kicintoda ka dambaysay hadana meel na majiaan Markaa somaliya ka haday somaliland iyo hawsheda adiga waxba kama galin lascanood waa somaliland wana laga heshinayaa Inshallh
استغفرالله العظيم Walaaleey cadhadaada kantarool dadku waa walaalo Intaa somaliyi way is dilaysaa Lkn cadalada ilaahay bay xagiisa jirtaa ilaahay walidkaa xaqooga haw bidhbidhiyu Teeda kale waad ku hanjabtaa Yurub baan joognaa cidna waxba ima yeeli karto inaad ku bootayso waa arin aan wacneen walaaleey somalida dantu ugu jirtaa in qurbaha dhamaan laga soo celiya waayo dhul qaniya oo ku filan oo khayraad leh oo ay karaamo kuleeyihiin buu ilaahay siiyey Tan cunsuriyada eed sheegtay walaaley calamul islaam oo dhan bay ka jirtaa alaah hayna cafiyo wadamada khaliija carbeeb waxa caadiya nin qabaliya uusan guursan karin qabiilada layaso Waxaad ka maqlaysaa anaa ibnu fulaan falaan ama qabiil ibnu fulaan ma guursano ilaa qabiil hebe anaa qabili buu ku odhanayaa hada ninka saas u hadlayaa muslim shanta salaadoodba masaajidka tagaaya
Warun walhi nin shanta karebin sharci kama rebo jarer wayno iyo dadka cadcad iska celiya daliminta hadi kale gabdhihina niligu hor kufsan! Dulmina ilahy ba naftisa kaxarimay se dulmi uqadane qof ado kale 9gal ku dhashy
th-cam.com/video/nFv44txcbr8/w-d-xo.html
ASXAABEEY CHANNELKA QOYSKA SUBSCRIBE NOO SAARA SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMI MAHADSANID!
Asc wrm wbr. Xabiibti mowduucaan aadoo iitaabtay ee number kaada waan ka soo daalay ee iga rudi risaaladeeda anaa kuugu fikir ah ax korkiyaa ihuraayo
Waa sax abaayo 😢
Walaal dulmi waa ku batay soomaaliya ilaahay ha tuso xaqa umadda soomaaliyeed from khaatumo ❤️❤️❤️
Ilaahay ha u naxariisto wiilkaa adiguna fariid baa tahay maasha allaah dulmiga halayska qabto 👍👍👍👍👍👍from khaatumo
Wallaahi waa runtaa walaasheyda Naciimo. Hore usoco. 😢😢😢😢😢haddii qof naga dilaan anagana qof aan kudilno waanaga cabsin lahaayeen. sida hutuuga kusameeyen Tutsiga.
Inaalilahi wa inaa Ileyhi raajicuun umadan wAa halaagsan tey dal iyo dibad meelna amaan kuma aha Ilaahey xaqa ha fahansiiyo waa dulmi cad Ilaahey haw naxariiso ehelka samir iyo Emaan cadaalad degdeg ah ha siiyo inshallah
Allaha u naxariisto walan la qarracmay Ilayahaw cawaantaan naga qabo Ilaah cadaalad noo keen yaa Rabbi xaqa waa guuleysana daalimkana Alla naga qabanaayo
Illaahoow waalidiinta xaqa walkooda usuu fitiimi aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
Soomaaliyee🇸🇴🇸🇴🇸🇴 tani waa dulmi‼️💔💔💔
Inaali llaahi wa inaa illeyhi raajuun
Ilaahow aniga bariibaa ka ahay ilaahay haunaxariisto wiilka yarkaa
Masha Allah Abaayo mcn ilahe haku xafido kuwan ilahe hanga Qabto ilahe ha u naxariisto 😢😢
Wallhi Waruntaaa. Naimaay Walal Jarer Weyne Bas ah Lama dulmiyaaa. Dad Badan Aya ladulmiya Aniga Dir Ban ahay Muqdisho waleygu Dulmiyay Wayo Ilma Adertay Aya Masajid Lagu Layay Walalkey iladhashayna Lagu dhawacay wa Nafao Ado Dir ah Muqdisho wax kamatihid la idhahayy wallhi Dariska idhhay😢wallhi hada Jarmalkan Jogaa Markan Xasuustaba WAN Cishoda Marka Hawiye halaga Sodhax Baxo😢
Hawiye oo dhan maaha waxa xamar dadka kudulma waa Hiraab nimanka layiraa xaqa Allaha tuso
@@Maria-wb7lj
Hiraab iyo Hawiye dad badan isku mid ayay u heestaan, manoo kala waadixin kartaa si aan liskuugu qaldin!?
Illaahow kuwa wax dulmiya ee dalkeena jooga guryahooda Musiibo aan dhamaad laheeyn ku rid yaa Rabbi
Aamiin yaa Rabi!
Allaha u naxariisto, wiilkaas yarka ah,ilaaheey jannada ha geeyo
Inshaaalaah cadaalad wuu helaa
Joojiya cadaalad darada joogiya heysooca joogiya qabyaalada joojiya ilmahaan dhalno ayaa noqon doonan kuwa badali doona dalka oo wada simi doona dhaman muslimii ta inshallah
Alla ha u Naxaristo
Wcs shaley marakaan maqaley aad ayaan ugu xumaadey Allah ha u naxariisto hooyadiisa qalabiga Allah ha u khaboojiyo, umada dulmiga Allah ha ka dul khaado wey dulman yihiin ayagana awoodooda Allah ha tuso Aamiin mahadsanid !
Jareerwayne waa dad qiimo badan tuntii in xun iyo infiicanba binu adam waa leeyhiin lkn waa dad la dulmay
Wxaa jiray wiilal jareerwayne aanu wax isla baranjirnay dadka ugu ikhyaarsan bay ahaayeen abaalkoodana ma ilaawayo allaah ha dhawro
Ilaahay haunaxariisto wiilkaa dadkiisa samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo waa xanuun maalin kasta taagan
Wlhi hadaad dagaalantaan waad guulaysan lahsydeen waayo dulmiga hadii lala dagaalo wuu dumaa, hadaan laiska dulqaadina waad ku duloobi, bahalo inaad la noolaataan iyo inaad badbaado laiskuma helaayo.
WCS WRB ABAAYO ILLAAHEY HA GARADSIIYO MAALIN WALBO OOHIN UMA TAAGNAN KARNO WAAN KA XUMAHAY ANIGA MJ AAN U DHASHAY LAAKIIN BEESHAAN AAN U DHAXAA OO EHEL II AH ALLE HA GUULEEYO. 😭😭😭
Free beesha jareerwayne
Allah ya raxma raximin Samir iyo iman Allaha idinka siiyo Adun iyo Akhiraba wu ku helaya cadalad kalabka dileyna Adunka welwel xanun an dawo lahen Akhirana saciira iyo Zamhariir an xisab lahen
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Sax waaye walahi naagta ugu caqlibadaan samalia abayo mashallah 🥰
Sax Jarer waa ladulmiyey wana loo awood sheegtay, Ilaahey cadaalad hasiiyo Somali
Inaalilahi wa inaa ileyhi rajicun ilahey ha u naxaristo somali dulmi ween aya kujira masakinta ilahey ha u hadlo
Somali dhan is dhibaateesay haba loo kala darnaado
Qabiilo badan somalia lagu dhibaateyay haba ugu horeesee jareerta Allaha umada kala qabto
Aniga qabiileesto ma ahi jareerta siba shiidlaha isku deegan iyo qaran baanu nahay.
Waxaa qabaa inee iyaga is difacan qofba difaaci meyso hadoona qofka naftiisa difaacan xaqa dadkana iska alaaliyan.
Allaha qalbiyada Somaliyeed isku soo dhaweeyo
Somali waa dad xun oo dulmi badan😢😢😢😢😢😢😢😢
Subxanallah ilahay ha unaxariisto abayo xaqba uledahay inadulmiga kahadasho midkhasa iyo midcaama labadaba somali xaqa allah hatuso dumi iyo cadalad daro lagumajirikaro
Qof kasto wàa xor suu rabo ha u hadlo lkn Somali oo dhan cano isma siso cidkasto ciday ka xog badan tahay ayey ku tumata tan kale hada waad aragta galmudug way holcaysa hawiye iyo mareexan Aya is laynayo
Labada qabiil mawada gardarno, hal ayaa gardaran oo xoolaha islaameed iyo dhulka islaameed raba inuu maquunsado, qabiilka kalane wuu iska dhicinayaa, qabiilka gardaran ciqaabta Allaha ku rido!
@@dhaqaaqaaddhaxashidee sax
@@dhaqaaqaaddhaxashidee labadakii gardaran ee laga hoyawaayo allaah naga qabto meelwalbo ey joogaan
Amiin Amiin Amiin
Abaayo Naima waad ohsisaye ilahow daadkayga somaliyeeye xaqa fahansiye Yada rabbii
Beelo badan baa dulman, beesha jareerwayne istaaga oo duliga la dagaalama itoobiya hub udoonta meesha magicii dowladaa laisku dulminaayaa.
Subxanllah wallahi abaayo runta allah baa kugu jecel wixii dulmi ah oay Somali isku heyso dhexdoda inaa kahadadho xaq baad uledahay waxaa cajiib ah dadka dhexdoda dulmiga isku eganayo oo usacabo dutumaayo oo iska qabanayn illahay umada Hakaqabto soomaliya inuu illahay dhulka lagoyo ayey qarka usarantahay hadii ay sidan kusocoto aad baan uga xumahay waa wax aad loga naaxo aad u argagax badan runtii xasbiyallah wanicmal wakiil inaa lillahi waina illahi rajiciun 😢😢
Nacam waxaa la yiri Nin aan warankaagu gelin warkaagu magalo Somalida inta wada degen oo is xushmaysa xoog iyo muruq bay isku xushmeeyaan baryo kuma wada noola markaa qofkastaaba xaqqiisa ha dhacsado
Ilahay ha u naxaristo wiilkas xaqa iyo badilka alah waa arka mana sidas ilahow u gargar subxanalla nin Islam somali ah adigo kale side u dhihi karta garer ayaa tahay alahu akbar arxan daradan waxan dawlad mahan cadalad haday jorto malin kasto dil iyo dab la gubo dadka dumar ka yaa alahu raxman raxiim
INAA LILAAHI WA INAA ELEYHI RAAJICUN WALAHI WA MUSIIBO 😢 TAN HADAN WAX LAGAQABAN SOOMALI OO DHAN WAY ROGMANI WALAHI AAD BAN UGA XUMAHAY WANA IDINLA DAREMAA XANUN KA!!
BALSE WAXAN LEYAHAY ALMUMINU QAWEYU KHAYRU MINA MUMINU DACIIF KOR ISKU QAADA WALAALAYAL. SUBXAANA LAAH. SO SAD WALAHI!!😢
Waan kaxumahay Naciima dad lulkodii ku amaanla😢
Allah u naxariisto samir iyo imaan allaha kasiiyo
Xasbunaali wa nimcal wakiil
Allah awood leh lkn cuqabaa iyo dulmiga ma shaafo Rabi wal8ba adoonkiisa mumin ka ah dhibka muxuu u yaran la yahay??? Yaa Rabi u naxriiso wiilkaa yar iyo waalidkii xaqdarada dulmiga cad lagu dilay xaqooda Allah ha soo bixiyo 😔
sorry walashay naciimo dalka oodhan dhibleka jira dulmiile Alle ha qabto
Mashacala mamo.naimo jarerow.dhimisho.ogolada.hada rabtan inad.sharaf kunolatan hadikale kahajira somaliya
Waa Somali qof ay lafahooda uga baqaan maahee cid kale ma daayaan
Allah akbar inshalah wadhawdahay cadalad cuqba Allah' kurida kuwa xiliilka nohaayo
Allaha naxaristo Wiilka dhamaan ehelkana ha u aar gudaan haddii kale Ciil ku waar ayaad noqoneysaan.
SUBXAANLAA SOOMALIYA CADALAD XUMO. REER SSC 15 SANO BA LAGADILIJIRE 1O20 SHANTAAD FAROD ISKAGAREEBA WIXIKUDULMIYA
Asc inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaabkiisa midigta allaah kasiiyo amiin yaa rabi naciima dadka dhan aa dulman abaayo abaayo hawiyo aan ahay wallaalkeey allaah u naxariistee ayagaa dilay hooyo macaan indoor aaro wey diiday waxey dhahday tol iyo cidkalle aan wax gallab San leyguugu aarimaayo aaqiro aan sugar guryo iyo baabuur waa nagala dhacay dulmi rabi waa xarimay ee rabiyoow noo gargaar abaayo dadbadan aa dolman abaayo rabi hanoo gargaaro maciino rabiyaan qabnaa
Naciimooy anaa ku soo noqday abaayo qofka iimaanka kabaxay cid uu dhaafaayo majirto
Taas waan kula qabaa anba hawiye ahay isla gurigeena marko dagaalki sokeeyo abahee dhisanayo dhacay markii dagaalka laga soo noqday isla hawiye nagu qabsaday oo dhahay hadoo ogadan danbo ku aragnaa agagaarkiisa naftaa dhigeena isla somali oo dhan iyadaa is dhibaateysan wxaasna waa mooryaan ee lama dhihi karo qabiil qabiilka ayaa laba kala ah mid mooryan ah iyo mid Alle ka cabsanayo oo xoolaha islameed iska alaalinayo
Dhulal kale oo kadeen abahey iyo islan eedo noogu aadaneed xataa waa ee naga qaadeen lkn dhulka oo dhisaayay xanun ku qabtay abahey Allaha inoo ma kaso inaa dulmino umado Alle awuurtay
Kheerto walaal Allaha u naxariisto walaalkaa iyo dhamaan dadka geeriyooday ee islaamka ah, lkn waxaad xasuusataa Beelaha Jareer in maskaxda laga gumaaday.
abaayooy allaah nooga aaraayo intii madlluum eh wallaahi qofkii ladulmiyo iyo kii wax dulmiyo waxaa xun oo laga duceestaa in aan umadd dhibaateyno marka wallaaley aan sabarno cadaallada Allaahu wey dhawdahay sabar
@@Ummu-ayash abaayo waasi daas ninkii jano gallo aa qabiil fiican eh culleys aan dareemaa markaan maqllo qabiil lagu faano lakiin hadaad sanadka maanta dhiig islaam iyo xoolo isllaam kaa fakadaan kaas aas aaguuleystay saas u ogoow
ilaahey haw naxariisto wiilkas walalken ah ehelki iyo qaraabadi uka geeriyodayna samir iyo iimaan inukasiiyo wlhy aniga kama dhalay lkn waku ag dhashay belshas sharafta le umana qalman sida lola dhaqmo wan ka damqada markasta on arko xadgudubyada lo geysto waa dad ad ubadan lkn magaranayo sababta eyna isaga dicineynin ugna tagaynin mesha lagu bahdilayo niciimo wadku saxan tahy mrki Alle lga cabsado ki qalbiga qabyalad uga jirtana ha ujoojinin fikradada iyo janalkaaga xor ayaad utahay cidna logama heybeysanaayo ki aan dhageysan karin wuu iska bixikaracidku qasbeyso malahan horay usoco xaqa sheeg garabkagan taganahy❤
Faduma walaal qaali aad ayaad u mahadsan-tahay Allaha ku sharfo!
adiga mudan abayo wlhy ma arkin sidad xaqa uga hadleyso qof uga hadlo waa adunyo aaqirusaman dadki fiicnay aysii yaranayan ilahey xasadka hana qabto
Naciima Allah waa u jeedaa dadka la dulminaayo Aqiraa waryaala
allaahu akbar xaqii axmed dowla sobixi rabo wallaahi dowalad somali kamajirto
Ilahey ha u naxariisto wiilka yar lkn xuriyadu hadal ma ahan malagugu taageeraayo
Asc walaashey intii dhimatay Allaha unaxariisto ,lakiin walaaley dad badan Ayaa la ladulmay hawiyana asagaa dhexdiisa is dulmay soomaaliyoodhana wey dulmeen ee fadlan Allaha umadan abuurtay halooga baqo.
Rahma dhibka dadka haya isku miisaan ma'ahan, fadlan miisaan ha isla saarin waa qalad in lisla bar bardhigo dad si run ah u dhiban loo xaqiro iyo dad dharag dhacsi isku dagaalaya!
Justice will come sister also back and white we are some inshallah amen ❤❤❤❤❤❤❤
Asc Naciima Allah u naxariisto wiilka xaqdarada lagu dilay
Asc waryaa balwaan beenta jooj beenta anaa hawiye eh oo waliba abgaal eh waliba reer wardhiigleey aslal eh ahay wardhiigleey wasaarad waaye inta kalle wakaallad waaye aa qabiil ii ga fiicnaay marka wallaaloow danbig iska daay
wallaalkeey macaan abgaal kallaa dilay marka walligeey qabiil masheegan waayo wax ey dadka dheer yahiin ma arag aan dulmi eheen waaba kafaanaa laakiin hada danta i tiri sheeg
Inaali llaahi wa inaa illeyhi raajuun
asc run akuhadashey
Illaahow unaxriiso intii dhimatey😢😢😢
Subxaanalaah meel aan lagu kala adkeen baa danbeeso
SuInaalilaah💔 inaalilaahi wa inaa ileehi raajcuun walaahi wilkaan xaqdaro ayaa lagu diley family kaan sexun ayaa loogale somalinimo haday jirto haloo kaco will kaan xaqiisa sedaan xaq ma aha hawiyo ilaahay dadka haka qabto gaar ahaan hiraabka isma cashataan ilaahay kama baqaan xaqmaya qaanaan aad iyo aad baan uga xumahay family kaa dhibka soo gaaray wiilka yar ilaahay ha u nahariisto ALLAAHUMA AMIIN 😢
Cadalad allah agtiisa ayey tala lkn ibna aadam iska dhicis ayey wax kuleyihiin hadad gacmaha laga laabto cawaan dadka ayey ku tumanayan
Illhy ha unaxariisto wiilkaas xaq darada lagu diley
Ilhy haso qabto askriga dilhy aarabii
jarer kaliya Lama dilo jilacba haben kasto wala dila alaha unaxresto wilkas
Inshallah gulesta ayaan leyahay
Sax halagu jihaado hawiye waxooda kibir wey dhaaftay muqdisho hawiye ma leh taariikh da sheegeyso nuurad cad ayaa cagaha loo galin jiray markeey soo galeen nawaaxiga Muqdisho duurka ayey soo galeen iyagoo qaaqaawan nuurad cad ayaa cagaha loo galin jiray Maghreb meeshii lagu gaaro waa laga saari jiray muqdisho jareerweyne ayaa loogu yimid reer xamar Majeerteen eelaay taariikh daa sheegeyso halagu jihaado cawaantaan ilaaheey aan ka cabsaneynin hadaan laiska celin naaraa lagu muteysanaa hawiye waa dad yar jareerweyne ayaa badan beerihii hadeey qaateen wali wey soo taagan yihiin hala iska celiyo koleey qof walba wuu dhimanaa lkn xaq ku dhimo adoo jihaadeysid inshaAlaa dulmigooda Alaha ku celiyo Aamiin xoolo dhacow dad diloow hawiye fulay waaye
İnal ilahi wa ine İlah rajicun dadki dhaley khalbada Allaha u qabojiye Somalia nabad kama dhaceyso naciima xaqa u ledahay in dadkada kiciso malin hore arkeyne catosh oo iska kaftamey ayaa lagaracay aa yabanen qof nool oo nolasha lagu gubey aderkiis ayaa laga amusey arintan jarer kali ma aha jarer iyo jilec intii wax garaneyso oo xaqa fahmayo mudaharada waxan waa dadka lagu hayo waa gunimo
Walahii wa ruun ilahy dulmiga haga dhulqado masakintaa
😭😭😭😭yan la duugin ilaa cadaalad laga helo ama wilkan booskiisa 5 wiil kale ha lo dilo naf naf ka fcn ma jirto war dhiig isku yeela heer abtiyoow fadhiga ka kaca garabkiina nahaye hiil iyo hooba
Waxaad ka hadasha dantada oo qudha wallo
Khaatumo wax xoriyad dara ah ma haynin dawlada somali ayaa kicintoda ka dambaysay hadana meel na majiaan
Markaa somaliya ka haday somaliland iyo hawsheda adiga waxba kama galin lascanood waa somaliland wana laga heshinayaa Inshallh
Allah haunaxristo Somalia cadalad magirto Mel ficn maxan an somali
استغفرالله العظيم
Walaaleey cadhadaada kantarool dadku waa walaalo
Intaa somaliyi way is dilaysaa
Lkn cadalada ilaahay bay xagiisa jirtaa ilaahay walidkaa xaqooga haw bidhbidhiyu
Teeda kale waad ku hanjabtaa
Yurub baan joognaa cidna waxba ima yeeli karto inaad ku bootayso waa arin aan wacneen walaaleey somalida dantu ugu jirtaa in qurbaha dhamaan laga soo celiya waayo dhul qaniya oo ku filan oo khayraad leh oo ay karaamo kuleeyihiin buu ilaahay siiyey
Tan cunsuriyada eed sheegtay walaaley calamul islaam oo dhan bay ka jirtaa alaah hayna cafiyo wadamada khaliija carbeeb waxa caadiya nin qabaliya uusan guursan karin qabiilada layaso
Waxaad ka maqlaysaa anaa ibnu fulaan falaan ama qabiil ibnu fulaan ma guursano ilaa qabiil hebe anaa qabili buu ku odhanayaa hada ninka saas u hadlayaa muslim shanta salaadoodba masaajidka tagaaya
Qofaa jeclahaa eheed lkn waxaa noqotay qof rabo in somaali isku dhamaato Murusade ayaan ahay mana jecli qof somali ah inuu dhib arko waana wax laga xumaado hadalkaa ka dhawaajisay
Somali oo dhan isdisho illahey waa xarimay in bila sabab lo dadiyo dhiiga qof muslim ah wexey kala culus tahay in kab cada la dumiyo
إنا لله وإنا إليه راجعون allah subxana watacala ha unaxariisto wa xauun
Niney shantaada kaa reebin sharci kaama reebo Cid inka xoogbadan ma lihin ee duliga aan xishooneyn iska dhiciya
Sister you are right ❤
Naciima ilaahay garbkiina ha halo inshaa alaah
Wlhi sidaan waa xanuun
Dowalad iyo cadaa ladal kaan way ka dheertahay
Xaq ba u ledihin in is difacadan iska dhacyia dhalminta kibray.
27:58 sorry mom may Allah reward him higher heaven ameen ya rab
War ilahay cido idinka badiyaye sidaa isku dhama billacalek 😢
Dulmiga allaha kadulqaad inta dulmanba
Warun walhi nin shanta karebin sharci kama rebo jarer wayno iyo dadka cadcad iska celiya daliminta hadi kale gabdhihina niligu hor kufsan! Dulmina ilahy ba naftisa kaxarimay se dulmi uqadane qof ado kale 9gal ku dhashy
Waruntaa abaayo waa innaan dimarkeena kicinaa ragga
Ilhy dadka xaqa hatuso ilhy kama baqayan ilhy hakaqbto
Qof walba waa ladila jarer kalaya lama dilo nacimay
dulumaad akhiro
Subhaanallah
Waa kudhimaneysaa ciilka qof na wax kamaqaadikarti kawaran hee😂😂😂
Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤ yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh Amin amiin amiin amiin amiin yaa raabi ❤ allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh
Shantaadu Nin aanay kaa reebin Sharci kaama reebo Xaq bay uleeyihiin inay isdifaacaan Soomaali waxba isuma aha yey idin hoosaasin
Jarer ioyo dadka kalba waladila ilhy ayaa ujeda
Xasbunallaah wa nicmawakiilfiihum
dulmiga wuxukamidyahay
So sad 💯😭😭😭😭😭😭🤦
Asc
Warun dulmi aladiiday somali ilahayxaqa hatuso sayisudulminayan ayasacada qiyamuhu kudhacayso gacantiin goday ilahaykusoqabay gacankudhiigle wakaxunahay
Alaha unaxa risto
Soomaali dulmi madaanayaan😢
Asc walashey
Abayo waa runta dulmiga ma ficino xamar nee waa dhul mooryaane.