Aaad u weyn majirto xitaa hal dowlad oo diiinta iyo wadadi ALLE SWT amrey RASUULKAYNA SCW marey inay maraan 57dowladood islamnimada afka uun bay ka sheegtan dhaqankoda wa sidi gaalasha waxaso xaflad dhigoyin qaza dadkeda saqir iyo kabiir duqena kusocoda gargar cfmd ma helin waxay cunaan ma hestaan wax qalbi leh qamiir ku danbeeyo damqanayan o muslim dhab ah waa shacabka uuun ALLOW na badbaadi o wadada saxda nagu haay🤲
Soomali iyo sacuudi shacab ma leh hadii layiraa diinta ka baxa waa iska diyaar xoolahaa ka roon illahow madaxda aan diinta ogolayn Caalamka ka baabi i aamiin
Waa dad doonaya carada Alle swt, Alle idinkiis wey ka heli donaan mar dhaw Allow ha cafinin kuwaan daalimiinta Ah ee ku jees jeesaya Diinteena Allow u soo dadaji ciqaab si naf walba ey ugu cibra qaato, waxaani wax loo adkeysan karo mahan wllh 😡
Waan fahmi karaa sababta uu Mo Farax telefonka xaaskiisa u daba cararay madama aay yihiin dad caanah wax yaabo badan oo aanay rabin in laga ogaado ayaa ugu jira kolay markaa wuu kusax sanaa inuu soo dhac sado telefon kiisa waxay saamayn kuyeelan lahayd famliga oo dhan xataa caruurta aad baan ugu farax sanahay inuu ku guulaystay👍
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Aamin yarabi walalkay ❤❤
Aaaaaaamiin yaa allah hno
Amiin insha Allah ya Rabi
Laaailahailalahu maahammadan rasululahi💔💔💔😭😭😭 ALLAH ALLAH ALLAH protect Muslims
Qurux kudhiiglow Ceyda iyo Amiira Wey soowada baxeen ma aragtey❤❤❤❤Wow
Oo see
Hadii aan madax weyna hanaan lahaay xariirka waan ujari lahay maxamed bin salmaan
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dad islama aya jira 2024 lkn dawlad islama ma jirto😢
Aaad u weyn majirto xitaa hal dowlad oo diiinta iyo wadadi ALLE SWT amrey RASUULKAYNA SCW marey inay maraan 57dowladood islamnimada afka uun bay ka sheegtan dhaqankoda wa sidi gaalasha waxaso xaflad dhigoyin qaza dadkeda saqir iyo kabiir duqena kusocoda gargar cfmd ma helin waxay cunaan ma hestaan wax qalbi leh qamiir ku danbeeyo damqanayan o muslim dhab ah waa shacabka uuun ALLOW na badbaadi o wadada saxda nagu haay🤲
Waxa diinta islaamka ku dhaqanta wadanka Afghanistan 🇦🇫 oo kaliya
@@ayaansiciid3901Wadan kudhaqmo malahan walaalo Dawlad islaami oo aduunka ka aramiso majirto
@@Somarmy1 walhi Thaaliban waa ku dhaqantaa oo dad kood wa ku xukuman
Afgaanistan ❤@@Somarmy1
Carro rabi haku dhacdo meshe falastiin uhiilinlahayen aye gaalo soo dhawenayan miyaa😢😢😢😢😢😢😢
Quruxwo one like 👍
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Waalahi waa ruunta kuwan weey ka Darren ee ilaahay Haa so hanuuniyo amiin amiin amiin amiin
Kuwan inta an la halagin waa in an ka carara isla Riyadh gudaheda ayan joga ibixiyow ibixi saana sacuudi saana salamad minkuli anfad😢😢
Umada nabi mahamed scw waxa ay ku noqonayaan xigii jahiliyada waana xaqiiq taasi waana la isway daaranayaa gaalkii waa islaamaa muslimkiina bal eeg tiktok bal eeg dhiiga muslimka oo ay dhiigooda xalaashadeen riyaha la xadaayo casimada masiibada ugu way waa masiixal tijaal illahay inuu naga nabad galiyo illahay swt inooga barya walaalayaaloow quraanka akhriya illahay swt ha ina xafido
Amiin wll ILLAHAY hanaga badbaadiyo sharka adunka iyo ka akhiro
Inaa lilaah wa inaa illahey rajacun, malafaley saudiga ? Hasbiyu Allah Allow ka qabo beydkaaga si sahlan
Shacabka sacuudiga waa muslimiin Lakin madaxda ayaa yahuuda ciqaab ta alle ayee sugayaan in sha allaah
😢😢ilahow Nika sida kabcadi barakeysneed sida ugalaya ilahow qaabo sumcadi muslimka wey dhimatey 😢😢
Aamiin lkn wll wali dad iimanka iyo islamnimada heystaa wey jogan lkn wey yaraden Allow nasug
Qurux kudhiigle 100000 hambaliyo❤
Gabdhaha Africa jooga ayaa walaahi dhaqan celis u baahan. Wuxoodu waa ka dardarey. Allah ha soo hadeeyo.
asc zxb qurux ku dhiigle waan kuwataa sida aad udhahdi aaayle
qurux ku dhiigle wllkey waan sugi la, ahay 1m inaa gaarto maalin walo waa fiiriyaa wixi kugu darsamay❤
Soomali iyo sacuudi shacab ma leh hadii layiraa diinta ka baxa waa iska diyaar xoolahaa ka roon illahow madaxda aan diinta ogolayn
Caalamka ka baabi i aamiin
Aamiin yaarabi oo kuwo diint jecel inoogu badal
😂😂
Team orod is muujiya 😂❤😂❤😂
حسبي الله ونعم الواحد التوكل على الله من كل ذنب عظيم
SUBXANLALLAH ALLOW NABADBAADI. ADOOMADAADA NAHEE🤲🤲🤲🤲
From saudi riyadh yaabka noo daran😂 hee eyaa leh ma dhihine yaa leh bey tiri gabadha 😂❤🎉
Quluubtina tiinta alaah ku weyniyo aqira samana soo dhawaa u malenaa😢
Quruxow wankujecelahay😂
Kusli nabikaaka scw ❤
Markaan cml lee jack dawadan karaa canbuulo io subag shaax dartibka ucun jack Na hore kadawo😆❤️
aabayaashood iyo wallaalahoodiyo hooyooyinkood meeye,wadaaadadiin diintii waa ka aamuseen
Sacuudi soo iyaga hada kahor xiray sheikh ka sheegeyn jiray siirada rasuulka😢
La yaabi maayo
1.m kamin soon😅🎉
❤s❤c❤w❤❤allaahu❤❤akbar❤❤illhey heyna badbadiyo wlyabey wllken
Allahu akbar yaa kariim 😭😭😭
xassan sheekh Hala tusiyo shiidka
Waa dad doonaya carada Alle swt,
Alle idinkiis wey ka heli donaan mar dhaw Allow ha cafinin kuwaan daalimiinta Ah ee ku jees jeesaya Diinteena Allow u soo dadaji ciqaab si naf walba ey ugu cibra qaato, waxaani wax loo adkeysan karo mahan wllh 😡
XAMAR EYLA MAAHA EE IYADAA EYLA AH❤❤❤❤❤
Ascwb inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun sucuudiga ma sidaas Ayey u Dambaysay Alahayoow inoo dambidhaaf yaab iyo amankaag waa aakhiro saman Alahayoow na badbaadi Subxaanaka yaa Rabbi
Subaxnallah allow hanagu. Rogin
Qurax kudhigle wakutagera sxb😇
Xasbunallaahu wanicmal wakiil shaashada toos ayey kacbada ugu shabeheen allaha kaqabto sharwadayaasha dhulkii xaramaynka
😂😂😂😂😂Qurux iyo qaymo uu daa gabdhaha Somalieed warr kadaa❤❤❤
Awalaa waxaa layidhi lacg nagaha wee qaawisaa raganh wee waashaa
Guuuul Allah haku siyo walaalkeyo
Qurux kudhiigle h😊😊
Habraha dh wll gabdu maahan 😂😂
The family empire bum bum in the house ma ilowday maanta😂
Ilaahayow sucuudiga dartii hanoo halaagin 😭😭😭
Quruxow one ❤❤❤like
Waa faarax Soomaali mow faarax😅😅😅
Xamar cida leh waa cida ka taliso martida edab ha yeeshaan inta aan la tarxiilin
😢😢😢😢
بدأالاسلام غريب و سيعود غريبا
Alle swt aya talada udhiibaney
Waa sucoudi lagu leeyahay
Ilaahay hasoo hadeeyo sucuudi carabi
Subxanallah
Akhiru zamaan ya lajooga😔😥
First comentiga
لا اله إلا الله وحده لا شريك له. 😳
Subxanallh subxanallh subxanallh 😭😭😭😭
Mo Farah is not easy 😂🤴🏻🔥
Mo Farah So Geesi Habar Awal maha. Dhiiga ayaa dhagaagay!!!!
سبحان الله العظيم ☝️
🙆♂️🙆♂️🙆♂️🙆♂️🙆♂️🙆♂️🙆♂️
Xasbunallah wanicmal wakiil 😢😢
Inkaar qabe ayaa madax ka noqday allow naga qabo shartiisa iyo midkalaba aadban oga xumahay iney sas sameyan😢😢
Kabcadi iyo diinta islamka ayey u gafeen
Waa aqiro zamaan 😢😢😢😢😢😢
Subxaanalaah ilaahow noo naxariiso fasahaadka kaga qabo
quruxkudhiigle iso qabo bro wax adiga ku anfacayo ayan ku hayaa🙏 💀🦁🇸🇴🤝👈
Reer sacuudi in la fasahaadiyaa la rabaa illaahow islaamka xafid oo xakamee yaa qayuum
Ilaahayow dartoon hanoo ciqaabin
Subuxaan Allaah waa qiyaamihi😭
Road to 1M team boom boom the house 🏠 ♥
Eylee eelaay ba le😂😂😂
Xamareey yaku xaal marinayo ❤
Jtm m'y med com 1mil hblyo🎉🎉🎉
Wa iga qoslisay walaahi shiid wa dhaftay tan ari xadow aniga qarka u saran 😂😂😂😂😂
Quruxow afkeena nodaaa 😮😮😮
Saudi 🇸🇦 waxa lagu aburaay ilmo yahuded 50 sano kahor subxanalah
Xamar dadki a🎉mxarasa ladagLY Leh iyo amedicanka
Walaahi waad iga qoslisay
Boqortooyada sucuudigu haduu hagaago 👉hablaha soomaaliyeedna way hagaagayaan 🕋meeshii diinta islaamka laga maamulaayey ayaaba burburtay
Waan fahmi karaa sababta uu Mo Farax telefonka xaaskiisa u daba cararay madama aay yihiin dad caanah wax yaabo badan oo aanay rabin in laga ogaado ayaa ugu jira kolay markaa wuu kusax sanaa inuu soo dhac sado telefon kiisa waxay saamayn kuyeelan lahayd famliga oo dhan xataa caruurta aad baan ugu farax sanahay inuu ku guulaystay👍
Subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah
😮😮😮alaaa waa sidee 😮😮😮😮
Ka’udambeeya Igaqosliyey 🐐
Xamar Ani xataa qaybaan rabaa inan lakaco soomali odhan baaleh kaalaya xaqiina doonta somaliyeey
Ilaahyow dadka nijaasta ah ee islaamka sgeeganaya
Ka soi qabo caalamka
Abgaal dhinicisa kuma samaynkaraan
Bahlagaleenka waa dhinaca HABARGIDIR Ta Hadaan sidii Hargeysa loo tarxiilin Abaar iyo xaraxyo kama baxayno
Ya arigii aya la dafa wa warey subxanalah
Falastiin wala garacaya Sacudi na wey dabaldegayan
Falstiin jano ayay u socodaan kuwana cadaabta ayay u socodaan
Maskiin waxarta yar hoyadeed laga watay😢
😂😂😂😂😂
Sucuudiga galnimo baxsad uyihin
Canada keena iyagaa dan uxidhan dhar waawaynee
Inaali laahi wa inaa ilayhi raajicuun
mako iyo madiino ayeya ku baxsadeen meeshan madax joogo diin ma heestan subxanlla
Arinkas wax Lagu qoslo ma aha runti ilahay ha so hanuuniyo gabdhaheena qaawanidi shy qaarkood ilbax nimo uhaystaane
Kkkkkk qarkadambe waaiskaga egtihii😂😂😂😂
Waa Munaafiqiiin
Sheekaad haysaa bro
Soo bandhigida aad intaas oo kun usoo bandhigyso ayaaba danbi adiga kuugu filan ii ilaahay kabaq oo jooji xumantaad faafinayso naagta qaawan adoo soo bandhigin ayaad kahadli kartaa 😢😢ilaahay kabaq
Subaxalaaaah 😢
😢😢😢😢 Subxaanalaaah
Walhi dacad an uqoslay😂😂😂 ar mo faraha
Sucuudiga shartooda muslimiinta Allha ka haayo Ciqabta Alle wayba Arki donaane
Allaha Rido Xukumada Meesha Ka Jirta